NINKA AAN KUJECLEEN WAXAAN OOKALE BUU SAMEEYA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Follow me on Instagram: / fadna_1
    Snapchat: Add me / fadna11
    Contact: aj.fadna@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 519

  • @youadiga8773
    @youadiga8773 5 років тому +127

    1. nin ku qariya markaad *mudo* sheekaysanayseen ama wada hadlayseen
    2. ninka diida inaad ka hadashaan mustaqbalkiina
    3. ninka ku isticmaala , lacag kaa Raba OO balwad leh.
    4. Ninka aan farxadaada *daneyn, waligiis aan kaa farxin waxay dooni ha ahaato
    5. Ninka aan daneyn xaaladaa ama xaalada aad ku jirto, siiba marka aad murugeysan tahay.
    6. Uurku baalo markaad noqotid ama ,marka aad ninka ka shikidid
    7. Ninka Xasuus la'aanta ah siiba wax yaabaha muhiim ka ee idin dhax marey
    8. Ninka Xidhiidh la'aanta ah .. ninka baahidiisa kali wata ,, (daneyste)
    9. Ninka Cudur-daarka badan .. been badane👍 daneyste
    10. Ninka raqiiska ah ,,. Mararka qaar loo yaqaan **niinii** OO ka timid nuunuu ,,,
    11. Sonkorlow ninka afka macaan ama hadalada macaan badiya iyagoon macne ama kal iyo laab ahayn
    12. Ninka la yaqaan in uu ciyaaryahan yahay,, xaafada dhan soo wada marey 😉 ciyaalsuuq ama jaanis raadiye ....

    • @faizaabdikadir8706
      @faizaabdikadir8706 5 років тому +3

      Abaayo fadna kuwa isqaba kasoo hadal waliba gabadha ninkeda daneyneyso iyo wilka gabadhiisa daneynaayo AJ hakuladaadihiyo mhdsanid

    • @doctorcarab7294
      @doctorcarab7294 5 років тому +1

      Wali naga maad xishoon wlhy fadn wllo wiilasha meel baa ku xidhay fadlan raalli galin ka soo bixi hadii kale waan ku Maxakamadeen yacni 100 report baan kaa bixin UA-cam-kana waa laga xidhidh hadii aad raali galin bixin waydo

    • @musaafirah999
      @musaafirah999 5 років тому +4

      Qof shaqsi ah kamaay hadlin gabadha mawaxaa kutaabtay waxay ka hadleeso kk

    • @zuhuuradem3392
      @zuhuuradem3392 5 років тому +4

      @@doctorcarab7294
      Shaw aduun bay ku sifaysay wllo waadigan kacaye

    • @doctorcarab7294
      @doctorcarab7294 5 років тому

      @@zuhuuradem3392 maya nin noocaas ma ihi lkn video-ga baan dhibsaday

  • @daadaxsme1164
    @daadaxsme1164 5 років тому +116

    inta durhur utahay sidaydoo kale like

  • @munaabdurahman73
    @munaabdurahman73 5 років тому +174

    hablaha anigoo kale ah aay sheekatan Ku socodo like isara

  • @user-tp1mq5zh7p
    @user-tp1mq5zh7p 5 років тому +66

    Wlhi intaa sheegtay oo dhan ku an lasocda ku arky faadumo waxaba mooda ina aniga iga sheegeyneso lkn aniga waxa ahay qof go aan adag calaamadahas marka ku arkay go aan aya kaqaaday Waa mahadsanthy adigana walashey

    • @shukribashir6640g
      @shukribashir6640g 5 років тому +1

      wllfaduma.wiiban
      isbarny.dhicaca.fysbuga
      sawirntydan.udiry
      wuigaAmusy.malhigamuhelin
      wayobilamykab.baanAhaa.waaniskagadiry.Anowaxbaisqurxin.wuigaAmusy.waan.niyadjby
      maxansameya.ilatali.wllmacn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😔😔😔😢😢

    • @queansahradagan8519
      @queansahradagan8519 4 роки тому +2

      @@shukribashir6640g abayo halahadlin adina mxa sawir hda udir maiska niyad jabesa hadu ku amuso

    • @niyatiichannel
      @niyatiichannel 3 роки тому +3

      @@shukribashir6640g maxa kagaley haduu amusey Dee shib kadheh maa feerbaa kujabesaa inuu kher ku eehen ayaba laga yaba u shar kuyahy illahey kaqabtey abayo

  • @gabdhasanadka5198
    @gabdhasanadka5198 5 років тому +61

    Wiil i jecel Oo intaas calamad leheyn ba la socdaa Waxa rajeena Insha Allah 2020 ina is guursano no so duceeya hadii aan kheyr isku nahay in guurkeygna alle no fududeyo Insha Allah 🙏❤️

    • @qaalisalald6610
      @qaalisalald6610 5 років тому

      Abayo qeyr alaha kaga dhigo
      Midkaa ku riyotey alaha ku sahlo
      Nolol raaxo leh idin rjynaa

    • @ayanmustafa9540
      @ayanmustafa9540 5 років тому +2

      2020 maa dhahdey mise ana okiyale ubaahan🤣😂

    • @hannahahmed6920
      @hannahahmed6920 5 років тому

      Abyo allah kufududeyo allahana idin garsiiyo

    • @nasrayusuf5523
      @nasrayusuf5523 5 років тому +1

      Gabdha Sanadka abaayo ilahay ha ku sahlo ilahay na hadad calaf isku leedihiin haysu kiin khayro insha aallah

    • @dekaahmed6738
      @dekaahmed6738 5 років тому

      Gabdha Sanadka me too ❤️

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 років тому +115

    Loorkeyga like haaf yar iiga dhiman wllhi like isiiya 😰😰😒😒

  • @layloqueen3043
    @layloqueen3043 5 років тому +9

    Thnks abayo fatma adiga iyo seygada iyo ubadkada ilaah ha idin xif diyo wan idinku il dog sadaa markan arko sad nolosha iskula wadan iskugu farax santihin masha allaah❤❤❤❤❤

  • @nacnacizii3904
    @nacnacizii3904 5 років тому +28

    254 🤞🤞🤞❣
    Kenya hda kasocoto
    like ta

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 років тому +7

    Masha Allah great advice abaayo May Allah reward you ❤️❤️

  • @aishamohamed3425
    @aishamohamed3425 5 років тому +15

    Fadna abayo wiilkaa xiriirka la leyahay sanad iyo bar aa wada soconaa marki koowaad oo xiriirkeena bilaawday oo idhahay waalidka ibar alx aaad iyo aad oo ii jecel yahay xiliga murugey sanahay waa qof kaliya iga farxiya waqti ila qaata isagoo bananka jooga hadaa waco oo asxaabtiisa la joogo waa isoo ordaa gurigoo imaana siduu waqti fiican oo igula hadlo ila qaata lkn laba wadan aa kala joogna insha’allah waxaa rajeyneyna 2020 inoo arooskeena dhaco insha’allah

    • @AJFADNA
      @AJFADNA  5 років тому +2

      Masha’Allah abayo waa wiil ku daryeelaya markaa dhowrso wiilka insha’Allah. ilahay Khayir hakaaga dhigo.

    • @aishamohamed3425
      @aishamohamed3425 5 років тому +2

      AJ & Fadna aamiin xbti jazaakallahu kheyr

    • @aishamohamed3425
      @aishamohamed3425 4 роки тому

      Khadira Roppleh xbti insha’allah mar dhaw waye waana mahadsan tahay

  • @najahchannel4281
    @najahchannel4281 5 років тому +26

    Wlhi fadna i love uuuuuuuuu runta iyo kartida dadnimada kugu jeclhy i respect u please noso badi vedioyadn oo kle cos khiyanada badatey samnkan la jogo inti qlbi ficn ba loso galy thnks ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @shukribashir6640g
      @shukribashir6640g 5 років тому

      hhhhhhkkkkwarnta
      wllqli🤣🤣🤣🤣🤣😘😘😘

  • @nasreenaliwaji8525
    @nasreenaliwaji8525 5 років тому +2

    Xbbti mid ayaan ka bartey inaan qofka laysku dhajin qalbigaagana lawada siin hadu kugu xumado aayar noloshisa uga bax qalbigaaga haku waynayn nin aad arkayso anfac inuu sanlahayn illaahow qalbiga binuadumku waa daciife Allow noo xifdi

  • @ahmedshhassan2597
    @ahmedshhassan2597 5 років тому +45

    1k ayaa dawatay 147 like umada xaasidsana balhadaad like saartid maxay kaa dhibi walaalaheen waqtigooda qaliga ah ino huray way u qalmaan like fadna&Aj dad aa jeclahay ayaa tihiin markaan London imadana inaan idinla kulmo ayaan aad u jeclahay

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 5 років тому +1

      Maxaad like ka Faaidee walaal ii sheeg

    • @youadiga8773
      @youadiga8773 5 років тому

      Dadka Soomaalida ma yaqaanaan waa in la baro sida loo sameysto Gmail akoon ..ama ma yaqaanaan sida wax loo akhriyo.... sxb caawi ama ha caayin ..

    • @ahmedshhassan2597
      @ahmedshhassan2597 5 років тому

      you adiga haye brother

    • @ahmedshhassan2597
      @ahmedshhassan2597 5 років тому +1

      Abdullahi Ahmed aniga uma baahni like ta ee video like saar

    • @naimaahmed5260
      @naimaahmed5260 5 років тому

      Somali lee laga helaa views padan like yar
      Umadakale wee iswada raacsan yihin
      Somali channel yaal padan aan ciladaan kuarkay

  • @asmasabanofficial4141
    @asmasabanofficial4141 5 років тому +21

    Qofki ugu horeyey ee dawada ahy like isiiya wanan jeclhy fadna😍😍😍

  • @qaalilakiofficial5107
    @qaalilakiofficial5107 5 років тому +10

    Aj fadna wlhi waxtihin ddka lgu daaysan karo Allow isku kiin daaaa Allow sidiina o kale iga dhiig mustaqablka

  • @shimbirtayar48
    @shimbirtayar48 5 років тому +13

    Mahad sanid abayo si fcn bad I cawisay aniga aad iyo aad u mhd snthy💖💖💖💖💖💖💖

  • @udug3417
    @udug3417 5 років тому +5

    Thank you sister fadna you give us many experiences which is true❤❤❤

  • @naciimaabdilaahi3177
    @naciimaabdilaahi3177 5 років тому +4

    Alhamdulilaah wn haystaa qof naftiisa iga jacel Alle ha iidaaye ❤️💯👏💋

  • @dumarbila3017
    @dumarbila3017 5 років тому +2

    Waxaad ka hadashay arin jirta o bulshada somalidana aad ugu badan markaa wll ha iska jiraan hablaha an ka midka ahay shekadaa fadna inoo sheegtay

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 років тому +15

    War Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaan Sooo Daahayeeeeeeeeeeeeeey😭😭

  • @sagalmohamoud1137
    @sagalmohamoud1137 5 років тому +5

    Waan kaa filaynay fadna
    Inaad noo soo duubto vedio noo gaara
    Waanan ka faa idaysan doona
    Inshaa allaah
    Alleh ha kuu barakeyo
    Noloshaada qurxoon

  • @hibaqso9075
    @hibaqso9075 5 років тому +17

    Aj & fadna farxda ku dhamysta nolosha

  • @amatallahbintosman2472
    @amatallahbintosman2472 5 років тому +2

    Maasha Allah faduma waxyaabo xaqiiqa baa noo shegtay waa mahadsantahay ee abayoy hiisaha waa xaaraame iska dhaf plz ilaahayna hakuu barakeeyo caqligaga

  • @meddjibouti4500
    @meddjibouti4500 5 років тому +5

    Alx intaba waan iska wayay qoftayda dacad ayaaan u ahay😂😂

  • @haniweye469
    @haniweye469 5 років тому +9

    Waaban ku wareeray generation kaan mid run sheegaya iyo mid been shegayaba lama kala garanyo

    • @somalimanintheworld1849
      @somalimanintheworld1849 5 років тому +1

      Sax lkn qofka been ta sheegaya isma qarin karo ilaa mudo dheer, waayo illahay ayaa kashifaya

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 5 років тому +2

    Asc masha allah fadumo inta banamisha kentau kan ayaa igu ficna qaali waxa sheegtay waa wax oo bahna ee sobadi aniga iyo adiga isku fikir ayan nahay walhi waxan lahay arinka aniga wax kahadlo wan rabay ee hada heyo masedkan iso sheek magaca waa fatima

  • @munahaaji3863
    @munahaaji3863 5 років тому +9

    😍😘😍😍Fadna you are beautiful masha allh😍😍😘😍

  • @nadifaaden9892
    @nadifaaden9892 5 років тому +5

    Aj Iyo Fadna Cimrigiina Allaha dhereeyo

  • @lovellyabdulahi625
    @lovellyabdulahi625 5 років тому +1

    Fadna abyo qofba dabecadoo leyahay wlhi ani ma jecli xoolaha raga siiyan dumarka markuu wax iikeeno waxee ilatahy inuu wax iga sirsiranaayo wuxuu qarinaya ban isleyahy jileecaas maba aqaan mise jecelkaa aqonin inta ila qabto liketa igu booba

  • @doctorcarab7294
    @doctorcarab7294 5 років тому +19

    First view faadumo ha nagu Darin hablaha somaliyeed plz dadku isku mid maaha

    • @ayan5790
      @ayan5790 5 років тому +1

      Nin intan o dhaqan ah leh wa in gabadhu ka tagta, haddad raggas ka mid tahay walaga tagaya hadi kalena booskaga cesho maxa ku waalaya in leysla taliyo miyad dhib ah

    • @doctorcarab7294
      @doctorcarab7294 5 років тому

      @@ayan5790 hhhhhhh that not your businesses

    • @ayan5790
      @ayan5790 5 років тому +1

      @@doctorcarab7294 Kkkkkk Wa sidey kula tahay e buuqa gabadha ka qaad awal aydan faa'iida laheyne

  • @qurixiwaafarakuhayn7107
    @qurixiwaafarakuhayn7107 5 років тому +1

    Waan kugu raacay kuli calamahadahaas ad sheg tay fadna gabar kastooy hoosta ka xariiq insha allaah hadan guursan wali

  • @caaishacabdicaziiz9947
    @caaishacabdicaziiz9947 5 років тому +6

    jazakallah qery abayo inaad nala wadagto video gaan calamadahan oo dhan kuma arag qofkaa xirirka lenahay alxdullellah

  • @hafuuuuzahmed1623
    @hafuuuuzahmed1623 5 років тому +5

    Mansha allah fadna qof qlbi wansgan ba tahy wa waano fcn

  • @queenabdirahmaan3203
    @queenabdirahmaan3203 5 років тому +3

    Waan ku faraxsanahay inaan noqdo qofkii ugu horreeyay ee faawada videogan fatna sharafi waa kor kaaga tnx rayigaagana waan ku qancay qli 💕💔💓💘👄

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 роки тому +1

    Walee waan kaa faa’iidnay laakiin shaqo kale ayaa kuu soo baxday ee bal xagee lagaala soo xiriiraaa.

  • @fartunmohamed5583
    @fartunmohamed5583 5 років тому +4

    Mahadsanid walshe fadna, Allah haku barakeeyo adiga qoskgba😍😍😍😍😍

  • @FatimaAli-gj3mm
    @FatimaAli-gj3mm 5 років тому +5

    masha alah fadna samiday cisi iyo sharaf ku nolow abaayo

  • @fatimas.mlifestyle2208
    @fatimas.mlifestyle2208 5 років тому +2

    Masha Allah abaayo macaan nosoo badi sheekonyinka aad baan kuucelahay ilahay hanookaa dayo amin dhaha asxabta

  • @hoodoali7272
    @hoodoali7272 5 років тому +2

    FADNA Qof Naftydu Tagertu 😘😘 Alle HaydiN daayo Adiyo Aj xajigaga iyo carurtina SalaaN sareh👐👐

  • @samiyasuleiman4867
    @samiyasuleiman4867 5 років тому +3

    Fadumo mnsh alh mhdsanid habibti taloyin kaga ficn go forward sister

  • @liiboy0
    @liiboy0 5 років тому +2

    Waad naga xanaajineysaan wlhi Calaaamadaha naagt Ku jcl lagu garto bal inoo sheeg kuwa nimanka bar walbo waa la sheegaaye mida kale number qaar waa qalad tusale xiliyada aad u sheegtay in uu kula soo hadlo asaga hadii uu busy yahay kwrn

  • @nimcoabdirahman4318
    @nimcoabdirahman4318 5 років тому +1

    waa runtaa umana malaynayo waxaasi qof aan dareemayn in ujiro thanks fadna qaali

  • @videobts8499
    @videobts8499 5 років тому +4

    asc wlshey fadna wxn raba barnaamij aya iheysto nin aya guursaday wx lcg ah ama qarash ahna maheysto uurna wn o leyahy cideydana ma ogaan wali abyo mrka isaga ku dhaho wx no qabo o xita cidiina usheeg wuxu idhaha wxkas wnku sameyna ayuu idhaha imana sameynayo xita mr mrka qaar wrkeygu ka xanaqaya mrka maxn sameya bal ila tali

    • @keligeedfariid6308
      @keligeedfariid6308 5 років тому +3

      Walshy qali waaka xumahy in adigoo uurle uukaa warwareego.lknse wixii.dhcy wayba dheceene wxn anigu kugula talinyaa inaad sasabato.oo adigu.xataa wxd ku caawinkaro aad ku caawido.si uu guri kuu gaysto sikasty tahy dedaal oo reerkinana dhakhso ugu sheeg hadii uu guri ku gaysanwaayo 😢

    • @waaniweyanfaci991
      @waaniweyanfaci991 5 років тому +1

      Fartun gabax abaayo waxiidhacay weeyba dheceene 2 saladood sunaaduko alle u sheego dhibkada kadibna wac ninka sidebacsan ugusheeg hana xanaaqin ileen anagaa isbadnee waalidkana usheek sida ugufudud inshallah allehakuufududeyo

    • @videobts8499
      @videobts8499 5 років тому

      Ajardoon Ajardoon thnk you wll qli ilahey kheyr fara bdn ha ku siiyo

    • @DunXarirachannel
      @DunXarirachannel 5 років тому

      Wlo guurka lama qariyo
      Raabi haku cawiyo

    • @user-yw6iv2wb5r
      @user-yw6iv2wb5r 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 24 дні тому +1

    Mahadsanid fedna😊

  • @akrammaha5005
    @akrammaha5005 5 років тому +1

    Masha Allah runta u shegtay wale gabdhaha an weli gursan jazaka llah khayr sis lkn in wanada wax laguqato allaha kuduwo

  • @ahmedarab2001
    @ahmedarab2001 5 років тому +2

    Manshaa Allah beautiful family alle haydin xafido 😍😍👏😍👏 oo dhiira galin badan xaga wanaaga keep going our family

  • @mohamednurmibrahim9417
    @mohamednurmibrahim9417 5 років тому +3

    MashaAllah , next video we r waiting da one 4 da good girls who loves dea boys , adwz I lyked it n Allah bless u

  • @ubahadey2888
    @ubahadey2888 5 років тому +3

    War aniga halkan nin iga so radiya mid an isku fac nahay oo 18 jiro 😂

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 5 років тому

    Mahadsnid fatima dad badan wad u faidaysay
    Lkn dadka aya kala duwan qof aya af gaban ooo wax walba cabbiri karin
    Waxa laga yaba inan shaqada 48 hours continuously ku jiro marka hadu yidha wan maqna ama mashqul ayaan aha may be macqul
    Iyo waxyabo badan oo ay raggu ku kala duwanyihin
    Waxad shegty waa macquul dhaman lkn exceptional aya jiraa mahadsnid

  • @SoumeyaWalid
    @SoumeyaWalid 5 місяців тому +1

    Thank you fadna❤

  • @Ceeblacaabi
    @Ceeblacaabi 5 років тому

    Masha allah wllhi Arin fiican Yaad kahadashay Fatima Wakhtigan lajoogo Dadkii way is badaleen Habluhuna Raga Iska hubsadaan Thank You So mach😍

  • @abdirizakyusuf3766
    @abdirizakyusuf3766 5 років тому

    AJ & Fadna waan idin salaamay marka hore tan 2aad waa adiga ( Fadna) Ragi sifooyinkooda kahadlee bal tan Gabdhahana ka kasoo hadal waxaan kaaga fadhiyaa 10, calaamadood oo lamida kuwaad imika kahadashay kuna saabsan gabdhaha, hadii kale cadaalad ma aha sheekadu. Koley fariinteydu waad akhrin doontaa haduu alla idmo. Ilaahey ha idiin xifdiyo.

  • @Honey_MB
    @Honey_MB 5 років тому +3

    Qofkii ani camal ah 😥😥😥😥 ee sheekadan ku socoto like!
    Fadna mahadsanid😘😘

  • @furqaanabadir5745
    @furqaanabadir5745 3 роки тому +1

    Cajalkan hada un arkay fadna wiil ka aan wada socono hada 5 bil weyan qof hore qalbiga loga dhawacy ban ahay wna u shegy isaga wna ku jecly buu leyay mrksta la hadlo heblayo ooo lacag leh ban raci lahaa hadan lacg rabo lkn adiga ku jecly intaa an is naqany 2 jeer oo kaliya kulanay marksta uu ila balamo markay sacad ama malin ka hadhsanty buu odhan wan xanusady ama familka cid ka bugta mar bu 2 days so hadlen oo sorry busy noqday lkn qalbiga kugu hayaa aniga dhan cabsi ka qady xidhidhkisa mar wuu ku jecel yay dhahaaa marna maya marku ila hadlayo inuu mustaqbal rabo bu i shegaaa lkn dhib kisa waa inta cid famila ama asxaba imuu barin marka plz asxbta dhamntin fikir kina waa ii muhiim inshllh

  • @Amalindhodeeq
    @Amalindhodeeq 5 років тому

    kolay ninka ku jecelna
    calamadahas uun kuwa kasoo horjeeda ayuu leeyahay
    waayo calamadahan kuwa kasoo horjeda waakuwa aan qofkayga ku arko anan hubo inuu ijecelyahay
    ilahay wxan ka baryaya wixi is jecel inuu isu barakeeyo kuwa sheekaysta calaf isugu daro kuwa is qaba sida iddinka inuu isu barkeyo 😍😍
    thank you faduma
    maalinkii iigu horeysey comment😱

  • @aishaaisha9511
    @aishaaisha9511 5 років тому

    wlh nin aa lasheekesan jiry ba saas ahaan jiray kadib waaba kaharay inta ufiirsaday xaaladiisa thank u sister

  • @juweeriyailkacas4178
    @juweeriyailkacas4178 5 років тому +3

    Mansha allah xaqiiq wan ku jclhy wlshy qali runtad ka hadalshay

  • @shukrimohamed2267
    @shukrimohamed2267 5 років тому +10

    Mowduucaan anuu hda ihaystaa isoo duceeya plz 😭😭

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 5 років тому +5

    Fadna merci de tes conseils tu m a fait bcp rire

  • @queen_handaa6969
    @queen_handaa6969 5 років тому

    Mahadsanid fadna video gan faaiido badan bu u leeyahay gabdhaha an kamidka ahy 😍

  • @qurixiwaafarakuhayn7107
    @qurixiwaafarakuhayn7107 5 років тому +2

    Anigu yaabaye somalida comantigoda maxa ka qaldan hada is dhahdo ariso ra jigooda waxayba ka hadlayaan like isaar subscribe ii saar iyo wax lamisa maba ka hadlaan wax quseeya maw duuca marka ay daawanayan marka anigu yaabaye maxa laga helaa like taan eleen ayaga malaha channelka ay dawanayaan subscribe ka garye bal iiga soo jawaba

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 5 років тому

    Exactly runtaad ka hadashay fadna jazakallah khayr sis farxad ku noolow ❤

  • @qabarxaaji3405
    @qabarxaaji3405 День тому

    Alah runbadaanayeey walaahi waa sax alaha ku daayo abaayo asha

  • @xamdamaxamuud4166
    @xamdamaxamuud4166 3 роки тому

    Mahadsanid abaayo waa waano fiican ee anigu wiil baan is jecelnahay calaa madahaana midna maleh naftiisa wuu iga jecel yahay

  • @diamondGirlMali
    @diamondGirlMali 5 років тому +6

    Abaayo where’s your hijab from? I loveeee it ❤️ Your beautiful

  • @fathiali1536
    @fathiali1536 5 років тому +1

    Barnaamijkani waa mid aad u wanaagsn inoo soo badiya videogaashni

  • @Nadahajji3371
    @Nadahajji3371 5 років тому +1

    Thank you abayo macan Allah ku xifdiyo adiga iyo rerkada o dhan

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed8291 5 років тому +4

    Fadna qurux allaha ku xifdiyo❤❤❤

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 5 років тому +5

    Vedeoga gabdhaha loogu talo galay raga commenti garayn ee anaa u soo horeeyada ku haya maxay damacsan yihiin

    • @qadanaadan7502
      @qadanaadan7502 5 років тому +1

      Hhhh dhegaha farta gashada dersigu waa gabdhaha kaliye

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 5 років тому +1

      @kor ii fiiri ani markaan muuqaalka furay ee faadumo dhahday gabdhahan ugu talo galay jamaala aan meesha ka waayay waan joojiyay (pause) ha rumaysan hadaad rabto 🤣🤣🤣

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 5 років тому +1

    Tanks like isaar badnaa waxa laga hadlay ma niiga dhaadhacay ka jwba kkkk iyo inaa ka hesheeeen

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 5 років тому +3

    M.a fadna rabi qeyr bdn haku siiyo

  • @maymuunmohammed7783
    @maymuunmohammed7783 5 років тому

    Masha allah waxan rajeyna inaad nosoo badin doon chashiro noocan oo kle thnxz alot apaayo😍😍

  • @shirhaamabdalla5263
    @shirhaamabdalla5263 5 років тому +27

    First comment like ta isiiyaa asxaabta

  • @mariadiaz7830
    @mariadiaz7830 5 років тому +1

    Videoga gabdhaha loogu tala galay raga ka dhex hadlayo wa maxay😂😂😂😂😂 sista fadna Waa igu ogthy inaa ka cararo dfrka 😂😂😂😂😂😂

  • @ibadoibadoyussfomar298
    @ibadoibadoyussfomar298 5 років тому

    Mashlh abaayo fadna aada ku xiiseya adiga iyo dumashgy allaha idin barakeeyo wlhi marka ku arko waxa igu so dhacdo walashey hibo waaba iila e egtahy ayadi a ku maleya mashlh xbbti xata isku age cmla tihin bisinka wa u egtahy xbbti welcm

  • @ZENAA-ql4qm
    @ZENAA-ql4qm 5 років тому +1

    100% agree with you dear sister 😊

  • @abdiwelijamma
    @abdiwelijamma 5 років тому +2

    AJ & Fadno Lamaane An Ku Dayanayo Keep Going❤

  • @zahraahmed9121
    @zahraahmed9121 5 років тому +9

    Abaayo mid ka ku qabo oo aan ku jecleeyna ka soo hadal
    Nin adigana kuu sheekeyneeynin
    Kula qosleeynin oo markuu dumar ka kle lajoogana aanba qosolka iyo kaftanka kala joojineeyn

    • @amaalsaid945
      @amaalsaid945 5 років тому

      Adiga ayuu kujeclyhay ee soo qabso yuu kafakan 😂

    • @zahraahmed9121
      @zahraahmed9121 5 років тому

      @@amaalsaid945 mxaad utiri abaayo?

    • @amaalsaid945
      @amaalsaid945 5 років тому

      Oh sorry ma nin kuqaba ayaa adi kulakaftamen farxad kusiinen dadka kalana siinaya taas macquul ma ahan abaayo ....waan moodayay nin aad taqaan oo aan wli jacaylka kushegin mafahansanen sorry

    • @sumayafaraxsumayafarax932
      @sumayafaraxsumayafarax932 4 роки тому +2

      @@zahraahmed9121 ninkaas naagahas ayuu waji ka samaysaa asiga kuma rabo abyo kataqalus dadkan yee been ku shegin qofaa kaa farcen o nagaha kle ka farxaa maxaa waye

  • @fatmaasad3998
    @fatmaasad3998 3 роки тому

    Wcs ilaahey haku barakeeyo qaali magadsanid xbbti ninba beesa iga qaadeen taas malaga yaabo ilaahey ka magan galanay

  • @amiraahmed8374
    @amiraahmed8374 5 років тому +2

    Asc Somalay manta su'al qaba inta badan waxan arka dad dhahayo Like isar anigu horta wan uu saraa dadka Lkn waxan fahami wayaay Like maxa fa"iido ah ayaa Ledahay !!

  • @ayaanhassan3369
    @ayaanhassan3369 5 років тому +7

    Teeda kale nin subax walba markuu koco subax wanagsen kusoo dhaheen oo waqti kasta lasocon meshaa maraysid Maxaa uwacaneee ooo iskugu daalinee

    • @naimaahmed5260
      @naimaahmed5260 5 років тому +3

      Ayaan Hassan
      Waleee calamaadas marka kawaYo wakasi socda
      Good morning and good night la'aaan hadaan arko niyadiisa markaas kuma jirtid

    • @ayaanhassan3369
      @ayaanhassan3369 5 років тому

      Naima Ahmed caqligaan dumar dheertay quruxay 🥰🥰🥰🥰

  • @sacdiyamaxamed9819
    @sacdiyamaxamed9819 5 років тому +1

    Macha Allaah Aj and Fadna family ku dayasho mudan

  • @dheemanqaali8986
    @dheemanqaali8986 5 років тому

    Masha alaah sax walaahi wax runa ayaad sheegtay wll isku fikir ayaynu nahay wll anigu weli maguursan Lakiin midkastaba waxaan kaga bodaa dhaqamadiisa waanan rajaynayaa inaan helo mid aan ku kalsonay shugran wll qaali ale haydin xafido adiga iyo xajigaaga iyo caruurtadaba guuul wll qaali

  • @inaabdioorabdi3229
    @inaabdioorabdi3229 5 років тому

    Realy wax badan aan ka faiday aan iswadinyay thx alot sister mida shakiga ayaa ii anfacday kkk thx shaaqo qaran aniga qabanyo thx alot for your idea realy it mean alot to me sister allah swt reerkaga allah ha ku barakiyo adiga xajigaga ciyalak alalh ha ina xafido thx alot

  • @hanaabashiir3205
    @hanaabashiir3205 5 років тому +1

    Thanks dear sister fadna

  • @MohamedAhmed-hx6ns
    @MohamedAhmed-hx6ns 5 років тому +1

    Waa Su'aale like ta maxaa ku jira comment kiiba wuu noqday like iisaar cajiib
    Fadima walaal waxad kahadashay waa muhuum. Dadkana xigmadba laga faaidaa. Jzk ukhti

  • @ubaxdajiya2525
    @ubaxdajiya2525 5 років тому +3

    alle ha ku xafiido waa xaqiiq weyaan

  • @sumayabintubadal9047
    @sumayabintubadal9047 5 років тому

    Walhi wax runay ka hadlaysaa wallshy hore u soco imika shalmad raacyadii ayaa so batay in layska qabto ayaa la rabaa waa wada lu goyo

  • @nemonoura5866
    @nemonoura5866 5 років тому +1

    Masha allaah fatima qurux wanaag 💞👸😍waad nadhiiri galisay👍

  • @ishwaqyazin716
    @ishwaqyazin716 5 років тому +6

    Tnx wllzhey😘 we lov u😢❤

  • @sadiyaadanibrahim8370
    @sadiyaadanibrahim8370 5 років тому +1

    Somalidan wax qof soo dhigay intey comment Ku baboon ka bixin lahaayen, mid walbo ike iisaar bu kuhayaa yaab

  • @qaalidfiyoke3114
    @qaalidfiyoke3114 5 років тому +2

    Keep going aj and fadna

  • @hanaabashiir3205
    @hanaabashiir3205 5 років тому

    Masha allah walaalo waxa ka dhawaajisay waa run 90% aad baad u mahad santahay huuno qaali

  • @aishabadheedhaismail5143
    @aishabadheedhaismail5143 5 років тому

    Masha allh walahi waruntaa fadumo wad noo faa iday ilahay haku wanajiye qof caqli lad tahay

  • @asmailkacaz358
    @asmailkacaz358 5 років тому

    Masha allah wax run ah ayaad sheegtay fadna adiga iyo xaaskaga allah idiin xafido

  • @juwayriyamohamud2267
    @juwayriyamohamud2267 5 років тому +1

    mahadsanid sharafeey dar allan kuu jeclahy

  • @miskiabdi9101
    @miskiabdi9101 5 років тому

    Abaayo mahadsanid wlh wax badan ayaad noo ifisay inta badana waan ku arkay aad soo sheegtay

  • @faizafarah7436
    @faizafarah7436 5 років тому +1

    abaayo ilahey kheyr haku siiyo anay igu dhacaday nin intaan calamad leh lkn waan isga tagay

  • @queenamuun7683
    @queenamuun7683 5 років тому +2

    Abyo fadna Thnks
    Lkn calamadahan dhaman wan arkay lkn alx already garty oo iska block gareeyay mid kale kheyr wato illah iso diray ooba iga ahaan karin illah ikaa dhafo ❤(M)❤

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 5 років тому +1

      Wllshey salatulaylta tuko xubiyey mid kafiicanbad heli

    • @queenamuun7683
      @queenamuun7683 5 років тому +1

      @@itz_Marwa456 xbbtii hader alxm wan heysta mid i fahma Thnks 😘

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 5 років тому +1

    Manshaa aallaah illaahay haa ku xafido huuno qaali waa Runtaa