17-SIYAABOOD OO QOFKA AAD JACAYL UGU ABUURI KORTO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 555

  • @shakirahusein6386
    @shakirahusein6386 4 роки тому +372

    1- noqo qof soojiidasho leh
    2- noqo qof duruufaha qfka kle fahmaya
    3- noqo sheekaale 😁
    4- qiimahaaga garo
    5- ka warhay qofka kle
    6- noqo qof la akhrisan karin
    7- dhoola cadee
    8- noqo qof xanaaq badnayn
    9- noqo qof loo xiiso
    10- ha u faanin
    11- noqo qof ad adag
    12- u sheeg in ad dad bdn ka doraty
    13- dhiirigeli
    14- noqo qof kedis badan
    15- markasta jcylkaaga haka hadlin
    16-noqo qof hadaf leh

  • @hanadofficial422
    @hanadofficial422 4 роки тому +416

    ilahay khayr haku siiyo hadaad like ii saartid

  • @kingmjiizowdmt7279
    @kingmjiizowdmt7279 4 роки тому +158

    Allah Aad jclhy lika sar

  • @ihatelove3107
    @ihatelove3107 4 роки тому +102

    Ilahow jacayl la jilayo wanka daale isii guur xalaalon ku dago iyo wiil baari ah oo nolosha ila fahma

  • @lakimohamed4174
    @lakimohamed4174 3 роки тому +7

    Niyow jacayl ma jiree
    Nabigiina ku saliya

  • @haboonbile3520
    @haboonbile3520 4 роки тому +54

    Thnsk sister farhia wlhi abyo aniga waxn xirir la leeyahy wiil 24hrs hadeynan wada hadlin wlhi malintaas dhan mugdi ayey nalanoqataa wuxu jeclyahy tilabo kasto uu qadayo inan la socdo sida si lamidana uu ila socdo sidan isugu xiisana ma maleyn kartid alxm allaha ino hir galiyo jceylkena inta isjeclna allaha ku guuleyo

    • @hawokiinhirsi2322
      @hawokiinhirsi2322 4 роки тому +2

      Ameen ameen ❤

    • @aishahussein4229
      @aishahussein4229 4 роки тому +4

      Amin wad isku cusub tihin an moday nin Somalia hadu ogado inad jece shahay u is dhoxo gacantey kugu jirta wu ka cajisi dona xata asgo ku jecel

    • @inspireme8953
      @inspireme8953 3 роки тому +2

      @@aishahussein4229 niyada haka jabin gabdha

    • @hmedmohamed07
      @hmedmohamed07 2 роки тому

      2 sano ayaa laga jooga xagee wax idin marayan

    • @MaahirAbdalle
      @MaahirAbdalle 3 місяці тому

      ​​@@hmedmohamed07hal-sano ayaa laga joogaa weli jawaab Maheshay 😁

  • @loukmanainan5946
    @loukmanainan5946 2 роки тому +6

    Thanks very Much my dear sister farhia may Allah reward you 💯💯🙏🙏

  • @maxameddeeqaxmed6530
    @maxameddeeqaxmed6530 3 роки тому +10

    One of the best teacher of love in the entire world keep going teacher

  • @serventofallahabdullahi1788
    @serventofallahabdullahi1788 4 роки тому +8

    Alow dhowrsana gabado!!!
    Ax yaa Rabi qurux badana...
    Hadan abwaan ahay gabay ku tirin laha.
    Keep going whata talent girl!!!!!

  • @munamohamedsharif3512
    @munamohamedsharif3512 4 роки тому +5

    Masha Alllah waan ka helay farhia thanks my sister

  • @abdullahialiyounis5707
    @abdullahialiyounis5707 4 роки тому +8

    Thank You Very So much Farhia Abdalla🛍💎 Keep Going 🎁🎁🎁

  • @Dhiqle_Gaming
    @Dhiqle_Gaming 4 роки тому +11

    M.a Farxiyo Keep Going Goan Vcn ayad Qadatay wllhi oo ah arimaha jacelka Inad ka Hadasho Wapa Lagugu Talagalay wllhi Horay U zoco

  • @cilmiilaahey7094
    @cilmiilaahey7094 4 роки тому +26

    Video-kan wxn ka fahmay mrkaa thy qof isku filan,faraxsan,labis bdn, ad-adag micnaha aan sharafkisa & dadnimadisa an ka kaftamin misna dabeecad wngsn waa hubaal inaa thy ruux la xiiseeyo

    • @scandinavieabdi745
      @scandinavieabdi745 4 роки тому

      Asc

    • @mohtayoqr1375
      @mohtayoqr1375 4 роки тому +2

      Arday dhago nugul iga dheh
      War waa intaa uun
      Lkn qodabada qaarkood ilmaha Yar
      Ee 10 jirka ah baa saadaalinkara

  • @abudiali5727
    @abudiali5727 4 роки тому +15

    Amazing lesson

  • @fatmaadam2332
    @fatmaadam2332 4 роки тому +16

    Keep going walal qaali❤️

  • @AyaanMaxamed-g1t
    @AyaanMaxamed-g1t Рік тому +1

    Shugran my Sister ❤🎉 waadku Mahadsantahay Sida Quruxda badan eed. wanaaga nogu Soo Gudbiso

  • @cfitaaxsiyaatcumaryusaf4632
    @cfitaaxsiyaatcumaryusaf4632 4 роки тому +6

    Masha Allah Allah Haku xafido farxiyo Cadey hori usoco waa ka helay ereyada dhiri gilinta

  • @hunabuggy9712
    @hunabuggy9712 Рік тому +1

    Mashallah
    Great advice

  • @maweladadhalanka6925
    @maweladadhalanka6925 3 роки тому +5

    Qof sooo jiidasha badan wanoogu bilawday wana nogu xirtay yaabka
    yaabkiisa mandhaay hore usoco aniga mid adi camal aba i anfacee 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shguriceelmaxamed8611
    @shguriceelmaxamed8611 4 роки тому +5

    maasha allaah wllo tahnkiz keep goin

  • @maryanmohamed2231
    @maryanmohamed2231 4 роки тому +5

    Alle ayaba Mahad leeh Hadanbo Labo Malin Hal Qof lahad Labo jacel Walihi Waqti umahayabo shaqadayda ayan kajeclhy

    • @nuurmahdi1632
      @nuurmahdi1632 3 роки тому

      Sax waaye jawaabtaada ( Maka ahaan kartid kawaran hee

  • @salmaanaxmwd3542
    @salmaanaxmwd3542 4 роки тому +14

    Wlshey keep going big fan one love ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuseenyarexuseenyare9942
    @xuseenyarexuseenyare9942 4 роки тому +15

    Farxiya waa hoyga jacaylka
    Hhhhhhhh ✋❤

    • @deeqodagandeeqodagan7991
      @deeqodagandeeqodagan7991 4 роки тому +1

      Haaaaa ani cml waye😂😂😂

    • @abdiwaled8067
      @abdiwaled8067 4 роки тому

      @@deeqodagandeeqodagan7991 kkkkkkkkk kkkk

    • @deeqodagandeeqodagan7991
      @deeqodagandeeqodagan7991 4 роки тому +1

      @@abdiwaled8067 hhhhhhhh sax mohoo Adeer mcn

    • @abdiwaled8067
      @abdiwaled8067 4 роки тому

      @@deeqodagandeeqodagan7991 sidaa waaye hdy jirto hablo bdn aya iyago eber ah kudhahaya jcylka waxban kanaqan

    • @deeqodagandeeqodagan7991
      @deeqodagandeeqodagan7991 4 роки тому +1

      @@abdiwaled8067 brother ani sidaas mahi bani adamkana isku mid mhn 😂😂😂

  • @abdalleofficial3970
    @abdalleofficial3970 4 роки тому +5

    Soo badi wlhi kahelaY ♥️♥️♥️💯

  • @ISMOBeautyandCooking
    @ISMOBeautyandCooking 4 роки тому +8

    Wooow jacayl❤

  • @GeelleMedia1
    @GeelleMedia1 4 роки тому +8

    Some of your points is funy😂😂

  • @M.f3711
    @M.f3711 4 роки тому +9

    Masha aalaah that is good idea farhai cabdalle wax nool ayaad tahay gulayso mar walpa

  • @ckhalacstudies3428
    @ckhalacstudies3428 4 роки тому +7

    Anigu Adigaan Kaaba HelaY ❤🥰🥰

    • @nuurmahdi1632
      @nuurmahdi1632 3 роки тому

      Warnin yahoow Qofkasto oo dab eh sidaan ayaa looga helaa

  • @zowdiina344
    @zowdiina344 4 роки тому +32

    1:01🙋‍♀️ wlhi ana ka mid ah dadka is wediyo su'ashas 🙏🏻

  • @juneydyare8732
    @juneydyare8732 4 роки тому +7

    Aniga hda ayaa rabaa JCL inaa sameeyo, gabadha aan la samen rabane imataqano lkn aniga ayaa kor ahaan ka aqaano waa gabar aad u qurux bdn lkn ma aqaano sida an Ku bilaabo

    • @saidharedaden611
      @saidharedaden611 4 роки тому +2

      war janis melcidlo kuraadi kadibna si kalsooni leh wax ufahansii adoo isku kalsoon oona iyadara baryeenin

  • @burhaankolan7554
    @burhaankolan7554 4 роки тому +5

    Lkn taas maxa lugu cadayn karaa zxpy👏👏👏❤❤❤❤

  • @abdiwaasac9859
    @abdiwaasac9859 4 роки тому +2

    Asc wllkey.Ramadan Karilm wllo 😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @fatheroffootball1858
    @fatheroffootball1858 4 роки тому +3

    thanks farxya
    keep going

  • @bushradaahir1571
    @bushradaahir1571 4 роки тому +3

    maashaa allaah xayaati qaali allaah xaku xafido❤❤❤❤

  • @ayanyaan2226
    @ayanyaan2226 3 роки тому +1

    Alloow wn ka daley xiriir jeceyl e I sahal qof I jecel o guur xalaal ah diyar u ah amiin amiin amiin amiin yaa allh

  • @hoodocabdirixman6978
    @hoodocabdirixman6978 4 роки тому +7

    Masha allah quruxbadaney wan kahelay channel kaga .abayo ani qof ayan jeclahay mudo 9sano ah umana shegankaro macnaha xishood .naftayda ayan kuqarsanayay intaso sano hal qof xitaa uma shegin.dartisa ayan ugu sonoqday wadanka markii iigu danbaysay jacayl farobadan ayan ka aqrisanayay indhihisa .wana qof diin leh.lkn wax laiishegay inuu waxbadan ihadal hayn jiray. Aniga wan awodi wayay inan ushegto jacayl.pleas iga caawi qabkan ugu bandhigan laha thanks wana marki igu horeysay oo waxa qalbigayga kujira soobandhigay sorry

    • @abdiazizali1522
      @abdiazizali1522 4 роки тому +1

      Ciilbadana
      Maxad mar hore ugu shegan waysay

    • @abdiazizali1522
      @abdiazizali1522 4 роки тому

      Hadabay waxban ku shegaya intun ka niyad jabin u shego

    • @khaackhaac989
      @khaackhaac989 3 роки тому

      Wllley toos ugu sheego jaceylkaga hadiiba mar indhigiisa karemeyso ja eylka dhankaaga ah. Wxn idiiimrajeyna ja eyl qurux bdn

    • @Hani-bs3lp
      @Hani-bs3lp 2 роки тому

      Walahi aney igu dhacdey wiil aan shansano jecla mana usheegan ceeb ey ila aheed waan Yara waagas wuxuna ahaa qofki uhoreeyey ee aan shukansado dhibadanban kaso marey kaligey ba iska ooynjirey qofna Uma sheegan jirin xita gabdhaha sxbada ila ah Mey ogeyn sidii aana isku weyney lkn hada wanka shalaaya maxan ugu sheegan waayey alx hada wanba iska guursadey lkn wali ma ilaawin jaceyl waaliyana Uma qabo

  • @fatimaabdirashiid4237
    @fatimaabdirashiid4237 4 роки тому +1

    Thanks my sister farhia abdallah allah bless you for as

  • @abdishukriibrahimguhad4168
    @abdishukriibrahimguhad4168 4 роки тому +10

    FarHiyo m. N allah nureyza lkn 17 waaan Zameeye zeee cml farhiyo Maxaa mArka seee cml waYe Marka

  • @mohamedgelle8834
    @mohamedgelle8834 4 роки тому +3

    masha allah mclimadeyda wan ku salamay 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @nuuraaliraygal1885
    @nuuraaliraygal1885 4 роки тому +5

    Mashaa llh farxiyaaa wnkahelaaa Xptii qoslkgaaà

  • @warsame0083
    @warsame0083 4 роки тому +3

    Wllo qisa yar ayan rabaa inan kula wadaga qisada Aniga ayay igu dhacday wana sidan gabar ayan school wada baran jirnay school ayay kuso birtay yani high school baradho kadib Wan isfahanay JCL ayan ku heshinay kadib gabadi fudeyd ayay bilowday ayado dhayesa wilkan Wan isjclnay ayay kudhaysa qofkasto kadib waxan ushega inan wada socon karin kadib waxey bilawday inay gabdhaha ushek too inan jclahay Wan usamray oo shib ayan kairi kadib waxey bilawday iney ardada Islamic uxilsaran ushekto inan Aniga dhib kuhayo oo JCL ku warerinayo hadana Wan u samray oo xitaa waligu qab saday school ka oo dhan ayey gashay shekadas Hadana Wan usamray hadana macalin ayay ushegta iyado iga dacwoneyso oo dhahesa wilka JCL ayuu igu wareriyay anigana marbi ayey ledahay xageda wlhi Wan yabay way iwashay qof kasto Aniga ayuu eeeda isarayaa runta qona Imuu rumeysan wayan macalika iyo Islamic body labadaba ayada magaceda imysan shegin oo igu madahayan (X) ama heblayo ayaa kaso shegatay eee gabar baa kaso shegatay bey kudhahayan ADIGA MADAMA AD JCL KA HADASHAY ARIN TAN MAXEY KULA TAHAY SORRY AF SOMALIGA SI FICAN UMA QORI KARI IGA RALI NOQO WLL QLI

    • @khaackhaac989
      @khaackhaac989 3 роки тому

      Dhib mlhn bro calafkaag maeryneysid gbr kle raadso

  • @misripak3344
    @misripak3344 4 роки тому

    Maasha. Alaaah.. Gawar. Caaqilad. Baatahay.. Mahadsanid. Tislam. Caleeki. Qaaliyeey

  • @hassanabdullahi3341
    @hassanabdullahi3341 4 роки тому +1

    Wlhi farhiya kulmiye kuarky aboo aboo keep going wlshy hormr wacan

  • @rijaalyare4609
    @rijaalyare4609 4 роки тому +49

    Qofyehey Adaamba Ku Jeclaaday Kwrn 🤣🤣🤣

  • @nafisaqueen3817
    @nafisaqueen3817 3 роки тому +2

    Thanks 😊😊 abyo

  • @naalayejokar8653
    @naalayejokar8653 4 роки тому +3

    farxiya hamigaga ilahay ha barakeyo

    • @Mabzut
      @Mabzut Рік тому

      Thnks abayo

  • @AminaIsmacil-dm6bq
    @AminaIsmacil-dm6bq 11 місяців тому +2

    Wll qaali imisad qalbiga kajabisey baykodad ayad thy kk

  • @amarpoiapdyasiiz2215
    @amarpoiapdyasiiz2215 4 роки тому +3

    My sister keep going

  • @mohameddaahir4478
    @mohameddaahir4478 4 роки тому +2

    Thanks a lot abaayo

  • @khadariid1838
    @khadariid1838 4 роки тому +1

    Wllshay Qli alle haku dhawro

  • @zamzameyqurux7442
    @zamzameyqurux7442 4 роки тому +5

    Keep going abayo

  • @deeqdarajo4463
    @deeqdarajo4463 4 роки тому +4

    Sister keep going

    • @osmanharry3276
      @osmanharry3276 3 роки тому

      Mazha aalaah wllo farhiya😘😘😘😘😘💋💋💋

  • @ifrahmaxamud1619
    @ifrahmaxamud1619 4 роки тому +1

    My sister thnks

  • @fardowsa3554
    @fardowsa3554 4 роки тому +19

    Farxiya masha allah abyo horey usoco illhay dartisa ayan kuhecelahay wana kahelay qisoyinkada keep going

  • @jawaahir5977
    @jawaahir5977 4 роки тому +4

    Abayo waxaaan rawaa latalin plz icawi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭

  • @kaltuunhasan3567
    @kaltuunhasan3567 4 роки тому +2

    Farhiya wllshy thnks ⚘💞💘

  • @umsiyam930
    @umsiyam930 4 роки тому +3

    Kkkk wa shekeyne masha allh wa sax wall wat mahasantahey

  • @mohamedabdul6679
    @mohamedabdul6679 4 роки тому +1

    Thanks my sister

  • @AbdirahmanMuscab-ps6ie
    @AbdirahmanMuscab-ps6ie 4 місяці тому

    Thanks walashey quruxey ❤❤❤🎉🎉🎉guleyso waliga abyo❤

  • @nastehaabdikarin912
    @nastehaabdikarin912 4 роки тому +6

    Farxiya Abdala waku salme dar alla kujeclhy ayntana waku wene miss u abyo ♥️♥️🙏🙏

  • @ikraamnuur4079
    @ikraamnuur4079 4 роки тому +8

    Hhhhhhhh qof sheko iyo waxas malagu so jiito e jacaylku wa wax lama filan qofka ugu dhaca

  • @ismahaanibrahim9929
    @ismahaanibrahim9929 4 місяці тому

    Thnks walaasheey qof aqli badan meela badan iskaga egnahay

  • @bureeqoqueen3538
    @bureeqoqueen3538 4 роки тому +1

    M.a Thnks my sis

  • @MohamuudCapdi
    @MohamuudCapdi 2 місяці тому

    Masha allah

  • @ayaanibarahim2385
    @ayaanibarahim2385 2 місяці тому

    Sallamullahi Quruxay Allaha kuxifdiyo❤

  • @nashaadabdi8120
    @nashaadabdi8120 4 роки тому

    Qurux aqli io aqoon llahy ku siiyay abayo mansha allaha ku dhowro

  • @gaadhhayegaadhhaye3691
    @gaadhhayegaadhhaye3691 4 роки тому +4

    mahasanid waad quruxbadantahay

  • @Short_factz
    @Short_factz 4 роки тому +6

    17 kaba adiga hadan kusameyo
    ma ijeclaanee 😜

  • @maxamedxuseenturmab7522
    @maxamedxuseenturmab7522 3 роки тому

    Mahadsanid wlshey

  • @ayaanleshaqale1457
    @ayaanleshaqale1457 4 роки тому +1

    Wxbadan kaa faa iiday my sester👏👏👏👏

  • @ayaandhaladasaldhalad4212
    @ayaandhaladasaldhalad4212 3 роки тому +2

    abaayo wariyad miyaad ahayd gabar aan codkeeda kumaqli jiray idaacada simba muqdisho ayaa u cod ektahay markaan muqdisho joogay

  • @hassanmoalim3191
    @hassanmoalim3191 4 роки тому +3

    keep going farhia

  • @abdifatahahmed6405
    @abdifatahahmed6405 4 роки тому +3

    Thanks 🙏

  • @chamofuny4714
    @chamofuny4714 4 роки тому +5

    Hhhh inan jirta ayaad tahay wlhi wllo hore usoco

  • @deefchannel8057
    @deefchannel8057 3 роки тому +1

    Walaalyo warkaagu uu iqanciyay

  • @user-bc8sj9vi7g
    @user-bc8sj9vi7g 4 роки тому +5

    Lacag bis hadaa heesadid wee ku jeclaade xataa hadaa taha dameer😂

  • @xubintaciyaaraha4699
    @xubintaciyaaraha4699 4 роки тому +2

    M.a keep going my pro

  • @ABDIAZIIZAli-pv9vj
    @ABDIAZIIZAli-pv9vj 2 місяці тому

    Walahi wa nashiday

  • @abdirisackkhalifmirrow3191
    @abdirisackkhalifmirrow3191 4 роки тому

    Thanks Fathia Abdalla

  • @MayduMahat
    @MayduMahat 3 роки тому

    M.a mahadsanid wll ,wah badhan ban kafaide

  • @xariryare4044
    @xariryare4044 4 роки тому +1

    Farxiyo m.a abayo maskadada wa cajib laha ku dayow

  • @hibaaqmohammed3737
    @hibaaqmohammed3737 4 роки тому +1

    M.a Go forward

  • @noloshacusubchannel8544
    @noloshacusubchannel8544 4 роки тому +2

    *M.a wa hadal dhaxal gal ah abyo hore usoco*

  • @mahirtechnicalpro9168
    @mahirtechnicalpro9168 Рік тому

    m.a soo badi

  • @mrpritishman4400
    @mrpritishman4400 4 місяці тому

    Walaashey waad isoo jiidatay m.a👍💯

  • @maxamedabdirahman1028
    @maxamedabdirahman1028 4 роки тому

    Mahad mahadsanid walashay

  • @hassanbinuadenali1522
    @hassanbinuadenali1522 3 роки тому +1

    Wwwwwwxx hore u socoo

  • @manaalonline7564
    @manaalonline7564 4 роки тому

    Mashalah mahadsanid sis

  • @bowkaxalikolan972
    @bowkaxalikolan972 Рік тому +1

    That's madness walalo u really field 🏑

  • @joinlee5594
    @joinlee5594 3 роки тому +1

    Gaari maba qabo thanks keep going

  • @hamzehcadeh2233
    @hamzehcadeh2233 4 роки тому

    Tanks sister tanks 👍🌹🌹🌹🌸🌸🌸🌹🌹🌹🌸🌸🌸♥️♥️♥️💋💋

  • @shukriahmed3909
    @shukriahmed3909 4 роки тому +1

    Thanks sister

  • @khadarak6142
    @khadarak6142 4 роки тому +3

    keep going sis

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 Рік тому

    Farxiyo anu aadban ugu faa’iday qodobadan aad taladan wanagsan 👍👍👍👍👍

  • @abdirzaqmahameed4780
    @abdirzaqmahameed4780 3 роки тому +1

    runti in badan wan isku dayay inan gabadh jaceyl ku aburo lakin qoofkasta wuu iga durki jiray hoo waxa lay moodi jiray qof qiyan ah runti aad iyo aad aya uu mahadsanthy wllshy qli waxa badan ban faiday asxabta by by by iso duceya inan ku gulaysto gabadhan jecelahay

  • @obimedia1660
    @obimedia1660 3 роки тому

    Thanks farxiyo cadey

  • @NuuraSayid
    @NuuraSayid 2 місяці тому

    Tnkyou

  • @khadarak6142
    @khadarak6142 4 роки тому +3

    adan kugu hestaa queen

  • @HamseClaahi-pr7ti
    @HamseClaahi-pr7ti 13 днів тому

    Anuu cidd kle kumaba hayzto aan ka ahyn farxiya wayoH badana wada caruur ayad ila..wada eegtahin waar mello ayaa dumarka laga eega wanan akhristee inanta inayy reerledahy iyo in inkale isoo sheega anaa macnaha uridayE city somaliland

  • @nimodiamond7274
    @nimodiamond7274 4 роки тому

    M.a Shukrn abyo ilhy haku dhowro