BARNAAMIJKA WAAYO ARAG GENERAL GALAAL QEBTA 3AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • GOOBJOOGTV
    SOO SAARE : AWEYS XASAN MAXAMED

КОМЕНТАРІ • 60

  • @fahadabasali2000
    @fahadabasali2000 Рік тому +1

    General. Galaal Allaha kuu naxariisto

  • @deeegaaan45
    @deeegaaan45 3 роки тому +4

    alaha unaxaristo doqomaa dilay

    • @mrhanad8148
      @mrhanad8148 3 роки тому +1

      Isaga dhiman rabey OO da, ah maxey u dileen 🤔😭

  • @cabdisamadibrahimjallqsica3713
    @cabdisamadibrahimjallqsica3713 4 роки тому +5

    Ninkaan qaranka soomaliyed ayaa u bahan ee Dib u dhiska ciidanka wax halaga siiyo

  • @AliOmar-si6fm
    @AliOmar-si6fm Рік тому

    faataa buu ahaa raggii ragga ahaa markay dhinteen ayuu hadlayaa

  • @mohamedhashi1643
    @mohamedhashi1643 3 роки тому +3

    GENERAL GALAAL A SOMALI WORRIER

  • @abdixarago2798
    @abdixarago2798 3 роки тому +1

    NIN WARIYAHA AH SIDA JAAJUUS AYUU WARAYSAYAA LKN GALAAL WAA DAACAD HADLAYAAL, UMANA NIN DAACAD AH MA AHA.

  • @seylicisoomaali9272
    @seylicisoomaali9272 6 років тому +3

    Barnaamij aan aad uxiiseeyo.

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei Рік тому

    Cali samatar muyuuu garaaaa faataale

  • @abdixarago2798
    @abdixarago2798 3 роки тому

    MA AHAYN IN UU WARAYSI SIIYO SABABTU WAXAA WEEYE NINKA WERIYAHA AH HEER WAXBARASHO KAMA DHISNA DAACADNA MAAHA.

  • @ruqiabashir2226
    @ruqiabashir2226 3 роки тому

    Masha alaah keep going brother

  • @MohamedAhmed-sc3yq
    @MohamedAhmed-sc3yq 6 років тому +6

    Waa Generaal diyaarsan

  • @Runtahaygunicin
    @Runtahaygunicin 3 роки тому

    Secret 🤫

  • @AJYahye
    @AJYahye 3 роки тому +3

    Nin cudur iyo qaba ayuu ahaa, Qabiil na ka buuxay buu ahaa, caawuuse hayaa wixii kheyr iyo xumo u shaqaystay, allaha uga naxariisto

    • @mohamedmohamoudabdullahi4652
      @mohamedmohamoudabdullahi4652 3 роки тому +1

      Adiga dhilada ku dhashay kolay hooyada wuu ugalmooday inter uu xilka hayay

    • @AJYahye
      @AJYahye 3 роки тому +1

      @@mohamedmohamoudabdullahi4652 ..Subxaana Allah, Somali yey wakaa Caqliga dadkii taageerada u ahaa, marxuum ka. .MA haboona in loo jawaabo mooryaan bilaa edeb ah, oo guri xun ku Kory

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 3 роки тому +1

      @@AJYahye
      Haa wall waa dadki lagu dhakay guryaha iyo xoolaha xaaraanta ah
      Ee isaga la caqliga ahaa
      Anigu kuma dhaho galaal alow u naxariiso
      Waayo uma qalmo inaan u ducayno

    • @aliabdi181
      @aliabdi181 3 роки тому

      @@farduusmohmud975 dhilo

    • @ciiloow9451
      @ciiloow9451 3 роки тому

      😂😂 jaahil ba tahay iska amu

  • @hamseabdi9989
    @hamseabdi9989 3 роки тому +2

    Alle ha u naxariistee nin wacan ma uusan ahayn wuxuu ahaa dhiigyo cab

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 роки тому +1

    Taari8kh madaw buu ka tegay
    Qabyaaladiiste ah
    Xisaabtaadi maanta waad haysaa
    Waxba ku idhan mayno

  • @abditaallo2366
    @abditaallo2366 3 роки тому +3

    Subxaanallah ninkaan wayn oo dhalinyarada aan aqoon ku khaldameen miyuunan ogayn in ay wali nool yihiin dad xiligaa noolaa xaqiiqdana og.
    Ninka leh Cali Samatar anaa ka aqoon badnaa oo dagaalka dejiyay.
    Siyaad Bare ima aamini jirin iyo wax walba anuu igala tashan jiray meel waba anuu ii dirsan jiray Allaha kaa cafiyo tani been maaha ee waa xad dhaaftay.

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 3 роки тому

      Kkkkk

    • @duranabdi4105
      @duranabdi4105 3 роки тому +1

      Kk.samatar maxu bartay galaalna maxu bartay taas marka ka jawabto baa ninka labadoda u aqon badan shegi karta

    • @mahadow1
      @mahadow1 3 роки тому +1

      Lkn sow macquul maahan in Maxamed Siyaad uu garanayey khibrada General Galaal oo uu ka faa,iideysan jirey, isagoo hadana og inuusan daacad u aheyn?

    • @hassanosman4667
      @hassanosman4667 3 роки тому +2

      Dhoocil qabyaalad qaaday oo mareexaana uma xumid.

  • @abdixarago2798
    @abdixarago2798 3 роки тому +1

    SOOMAALIDA AKHLAAQDA AYAA KA LUNTAY WAXAY CAYNAYAAN IN AWOOWGOOD LA EG SIDA WADANKA U DHINTAY AYAA AKHLAAQDU DHINTAY.

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 7 років тому +2

    Been badanaa. Wuxuu ahaa dabadhilifka koowaad ee Siyaad Barre.

    • @omerabdirahmanhassan8317
      @omerabdirahmanhassan8317 6 років тому +1

      nabadraadshe ma Ahayn se wuxuu ayaa abaabulihii iyo dagaalgalihii dhabta Anaya ee Somali

  • @waayeelkajaqafsada4962
    @waayeelkajaqafsada4962 5 років тому +4

    General Galaal wuxuu u ahaa nin fulay ah oo aad Siyaad barre uga cabsada intuu nin gacantiisa ku dilay ilaah baa ogaa markuu Siyaad dhintay buu bilaabay inu dhoho khaain buu ahaa hade waa ninkuu u sujuudi jiray markii noolaa.

    • @Sayidaliabdulqadir
      @Sayidaliabdulqadir 12 днів тому +1

      Adna hadaa xamane markuu dhintay war ninkaan caqligiisa wali ma arkin nin somalia ku jiro geesinimana wa udheeren fuley lama tusin adoo kala 😂

  • @feisalhersi8360
    @feisalhersi8360 3 роки тому +1

    Every thing aniga faan badanaa Oday Gu

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 роки тому

    Xeerka qoysku sow kan imminkaba jira,
    Maamul weliba isticmaala?
    8 maarso loo wada dabbaal dego,
    Woqooyi ilaa koonfur?

    • @waxgaradmediachannel1298
      @waxgaradmediachannel1298 3 роки тому

      may walal ilahay ka baq annagu uma dabaal dagno 2 malood mooye 26 june and 18 may Labadaas uun ayaanu udabaal dagnaa taasinaa waa taariilh aamu leenahay. 70000 oo cuLimo ah dhalin iyo odey ahbaa waddanka nala eega beentu ma wacnaa aakhiro waa laga waydiinayaa.

    • @Runtahaygunicin
      @Runtahaygunicin 3 роки тому

      @@waxgaradmediachannel1298 8 marso ta hargaysa looga dabaal dago maha miyaa malita haweenka

  • @ahmedabdullah1704
    @ahmedabdullah1704 5 років тому

    Warkan ya yidhi fikrad ayu laha 😂

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 3 роки тому

    Gallaal Wuxuu ahaa mooryaan .

  • @feisalhersi8360
    @feisalhersi8360 3 роки тому

    Ninkan aqoontuu sheeganayo kama muuqato doqondoqon ayuu u hadlayaa iyo faanfaan haduu siyaad bare necbaa maxaa loo maqli waayey sidii caydiid daba dhilif buu ahaa

  • @ruqiabashir2226
    @ruqiabashir2226 3 роки тому

    Jananka Waxoo mudnaa taalo loo dhiso