Allah umada soomaaliyeed meel ay joogaan ha mideeyo qalbigooda iyo diintooda hana fahansiiyo midnimadooda iyo walaalnimadooda nabada wanaageeda ha fahansiiyo aamiin Allah ha noo celiyo quwadii ay lahaayeen iyo karaamadii ay lahaayeen aamiin soomaali alley leedahay
Wiil reer Burco ah oo rajo ka qaba inay Somali mar midoowdo ilaahay run haka dhigo waliba mar dhow inshaa Allah isku tanaasul iyo isku tiirsi ayaynu wax ku nahay walaalayaal.
Wakhtiyada aan dhagaysanayo ama akhrinayo tariikhdi somaliya waxan is idhahda nasib wax la dhaho ma lihid wayo wakhtigasadan jogin allow dib noo midee 🤲
San Antonio TX ayaan ku arkay kuubaan dhutinaya oo leh Somalida waan necebahay Ana waxaan ku idhi ma hooyadaa ayaa naas kugu siineysey maxaad ka doontay
Allah ha unaxariisto geesiyadii awoowayaasheen ee guulaystay diin Iyo dal Iyo dad bay u dhinteen walow cadawgu gadaal isku habar wacday, mustaqbslkana ilaahy Somalia ha guuleeyo hana mideeyo
Alle ha unaxariisto dhamaan walildkeeni ku dhintay iyo gesiyashii nova dhinta somaliya ha nolaato waligeed, yaa rabii somaliya so celi sharafdeedi,amiin ya rabii
Maalinta ay geesiyaashasi nafta noohurayeen waxay maankooda ku hayeen ama islahaayeen dagaalama si kuwa Bari idinka danbeeya nolol qurux badan ugu nooladan lkn may noqon ee alleh qalbigeena ha mideeyo
awoowgeey Allaha ugu naxariistee ayaa ka qeyb ahaa dagaalkaan , sidoo kale adeerkeey general daahir aadan cilmi indha qarshe oo goobaha dagaalka wacdaro ka ka dhigay qaasatan madaafiicda goobta oo ninkaan kuubaanka ah uu ka qeyliyay daqiiqada 35-36 , wadankeena wadan awood leh mar kale Alle haka dhigo.
Alla ciil badanaa maantana kuwa isku sheegayo intay madax yihiin ayaa badeenii iyo dhulkeeniiba itobia ka iibsanaayan Illahow u naxariisto intii ku dhimatay ya rabi ya rahmaan ya rahiim 🤲🤲🤲
waad mahadsantahay, ninkan nimankii qabtay mid kamida ayaan bishii 7aad ee sanadkan jigjiga kula kulmay, waxaa kale oo masar mar noogu yimid 2008 saxafi dagaalka ku jiray oo suuri ahaa Axmed abu sacda oo 2009 isna buug 480 pages oo carabi ah dagaalka ka ga sheekeyay sawirka ninkanina uu ku yaalo isagoo waraysanaaya 1977
Walal buuga magiciisa ninkan sida diiran noogu sharaxaya buuga oo channelkan iska leh u soo gudbi si aan xogo dheeraada uga helno asna mahadsenid mahamedcudhi7497 baan la hadlayaa🥰
Naclattallaah caleyhim, way nagu goobteen! Somalida dhulkeeda markayqabsadeen bay ahayd inay halkaas ku joojiyaan weerarka. Waxaan maqlay somalidu markay qabsadeen dhulkii nalakahaystey ayay dagaal siiwadeen, waa markaas marka loo soo hiliyey Amxaarada. 🫡🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sababta Kuuban ku dalka Somalia 🇸🇴 iyo dadka Soomaaliyeed ka Soo dooneeyn ciidda iyo carrada Somaliyeed Cuba 🇨🇺 khalad wayn bay samaysay in eithoipa dulmi u soo raacdo waa arin xun oo gaf ah
Walhi inta dawanayey indhahay ilma ku tagneed marna farxad ano daremaya halkay ciidankenu jogeen waqtiga marna ano xaalada manta anu ku suganahay u jeeda ❤😳
@@hamooganinjanada2458 Hadalkayga miyaa ku kululeeyey? Dhiig Muslim ma anaan xalaaleysan mana dilin 20 kun oo shacab aan waxna galabsan. Sideen khawaarij ku noqday bal innoo sheeg.
Mashalaah si wanaagsan ayad uso turjuntay lakin maanta waxa ayandaro ah xld aan ku suganahay ilaahey Somali ha mideeyo cadowgeenana alaha naga qabto mahadsanid aboowe
Siyaad bare waxa uu ogaa raga mucaaradka noqday ee ka soo horjeeday in ey ahaayeen in la soo diray oo aan marwalbaba danahooda eheen in ey wax dhisaan oo ey somali isku hayaan ee waxaa adeegsanaaye dunida maanta nasii kala fur furay ee mid kastaba madax weyne ugu yeerayaan
May Allah bring unity and love among the Somali people and grant our nation the gift of peace to heal the wounds inflicted by years of divisive wars. Now, let’s turn our attention to developing the country, putting aside clan divisions, as it’s these divisions that have caused our rifts. 🇸🇴⚔️
Ilahayow u naxariso dhaman in tii ku DHIMATAY Somali ayaa u dhamad dad is Jecel ayay ahayen oon dhawacoda marnaba ka tagin hoyaday waxay ka shaqaynaysay dhaqtarka hargaysa oo dhawaca ugu badan lakeni jiray ilahay somalida qalbiyadoda cafis ha galiyo way is Wada dulmiyene
Flow Isoo Dheh
facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL
0
0
😊
0
😊
Waagi soomali iis jacleed 😢 ilahay ha is jaclaysiiyo mar kale ya rabbi 🤲🏽🤲🏽
Ilaahayoow sharafteeni iyo karaamadeeni noosoo celi adigaa qaadir ah aamiin yaarrabi 🤲😭🤲
Ducadiina Allah Ha Aqbalo
اللهم امين
Amiiin amiiin amiin yaa rabi
1977 awoowgay Ku jiray from Hargeisa ❤
Awoowe somalia mida difaacaye hade waa see xaalka !!
Allaha u naxariisto Awoowe iyo dhamaan walaalihi somaliyed ee naga baxay.
From Koonfurta Dalka.
Waxay aheed waqti qurux badneed aan mideysaneen
Muwadin dalkisa jecel ayuu ahaa lkn hada dad mahayno
@@apdimalikharera5841konfur ba ku xaartay. Never again
Waxaan ahay nin dhalinyaro Somalia kuna dhashay hawda magaalada burco ee gobolka togdheer waxaan aaminsanahay in Somalia mar labaad soo noqondoonto
Waa easy waxay ku xidhantahay uun in dhalinta somaliyeed midoobaan mustaqbalkoodana ka fikiraan iskana xoreeyaan qabqablayaasha
Allah ayaynu ka baryayna soomali isracsan oo is jecel oo magacewdi iyo haybadeedi la sonoqota.
Calaacasho timo kaso baxaan kadhaw😭. Social Mediyaha inta uu jiro gaar ahaan ‘’Tiktok’’Soomali inay sii kala fogaato moye Midow hasugin😭😭.
@@Abdullahgiifrom hargeisa, waan kula qabaa sxb
sax wallahi warun hadalkaga aniga xitaa sidasan aminsanahay in ey somaliya malin nawad iyo nolol fiican allaha nasin dono mar dhaw iyo mar dherba hanoqote inshaAllah somaliya oo nawad ah mardhow allaha hanatuso inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲 allaaah.huma aamiin inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲 😢😢😢😢
Qarni joog shugran brother🙏🙏 wlhi😢waan ilmeeyay shacuurtayda waxaa modaa inaa dagalkas ku jiray cidanka Somali wagaas Manshallaha Yaa Allah dadkayga somalida qalbigooda miid ka dhiig Yaa Allah wadankayga Somali 🇸🇴 nabaad waarta sii Yaa Allah quwadii somalia no so ciili Yaa Allah qalbiyada qofkasta oo somali ah ka madoobe qalbika na daashaday Amiin Yaa Allah 🤲🤲🤲
Aamiin wll waxan kamid ahay dhalinta wadankooda inay u dhintaan diyaar u ah baan kamid ahay, lkn dadkaygii badi qabyalad ayey doorteen Dagaalkan Aabahey iyo Hooyadey oo ciidanka gubaabo u aheyd naa kamid ahaa😢😢😢
Aamin aamin wll
❤
Amiin amiin lkn ani waxa jeclahay in aan Noqdo dhalinta jacel wadankoda in ay u Noladan🫶🏻✅✈️
Allah umada soomaaliyeed meel ay joogaan ha mideeyo qalbigooda iyo diintooda hana fahansiiyo midnimadooda iyo walaalnimadooda nabada wanaageeda ha fahansiiyo aamiin Allah ha noo celiyo quwadii ay lahaayeen iyo karaamadii ay lahaayeen aamiin soomaali alley leedahay
Aamiin aamiin yaa allaha
Haa wlhi libaaxa afrika ayaan eheeyn masha Allah ilaheey Hanoo soo celiyo quwadii ciidanimo kartida iyo midnimo intaas kaliye ayaa doowladnimada naga hor taagan
Wiil reer Burco ah oo rajo ka qaba inay Somali mar midoowdo ilaahay run haka dhigo waliba mar dhow inshaa Allah isku tanaasul iyo isku tiirsi ayaynu wax ku nahay walaalayaal.
Ameen wll
Waa sidaas wll qaaqli saasaaan awood sharaf iyo cisi kuleeenahay
somali hooyadeed ha wasto teena aynu ilaashano
SOOMALIDA SAAN AYEY UDHIB BADAN YIHIIN MASHAA ALLAH WAA DAD NIYAD HAAYO WAA MUSLIMIIN ALXAMDULILLAH ❤❤❤❤
S0malia.guuul ❤❤❤❤❤❤❤
Muuqaalkaan waa i shaafiyey wllhi dhiigu biyo mahan haddaan u maleynayaa, Soomaalidii hore ilaahow janada gee
😊amin wllo😊
Allahayow dagaal labaad noosoo cili somali 🇸🇴🇸🇴iyo itoobiya🇪🇹
I'm.so proud ciidamadrena sharaf iyo karàmo ilahow u naxariiso intii ku geeriyootay dahaalkii 7< tariiq qoto dheer iyo haybad ayay nooga tageen iyo cayayaanka manta jooga alow ale
Somalia markasta iyo melkasta guul iyo gowanimo
Keep going lipax tarikhyadi hore e dalkena hooyo ad ayan u jeclahey 🤩😘😍💪🇸🇴❤️🦁
Masha allah quwaad io geesinimo ballaaran buuu ilahay nasiiyey.wlhi sheekadn taariiqda aad beey uguuu socotaa❤lkn ilohow somaliya kadhiig somaalidii horee ee libaXyada ahaa.kana saar qabyaalada🤲rag io magacba waan leenahy taariiqduna kaba daaraan❤oll ilahay ha unaxariiysto umaada somaliyeed intaa dhimatay io in taa noolba❤.qabyaaladana ilahay ha nagaaa saaro❤🎉❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
❤❤❤❤❤wallee Somali haday israacan way qabsanayaan aduunka ogow somaliyaw aamin
Waa sababta loo.qeeybiyay
Wakhtiyada aan dhagaysanayo ama akhrinayo tariikhdi somaliya waxan is idhahda nasib wax la dhaho ma lihid wayo wakhtigasadan jogin allow dib noo midee 🤲
San Antonio TX ayaan ku arkay kuubaan dhutinaya oo leh Somalida waan necebahay Ana waxaan ku idhi ma hooyadaa ayaa naas kugu siineysey maxaad ka doontay
Aaaboyaashen geesiyaal aan gaban bey ahaayen lkn gadashood 💔💔💔qabkeeeni dhimay
😢
Lkn gadaashood qabyaalad lugayn ayaa badashay
😢😢😢
@@ayannitta ❤
Raga Joogo maante most of left qaatey 😢
Si qurux badan ayaad noogu faahfaahisey. Kheyr allaha ku siiyo. You're great story teller.
Ciidanka soomaaliya ha noolaadaan ❤
Somalia cidan malahan
@@abdisahaladenadigoo ah ? Is cadee
Allah ha unaxariisto geesiyadii awoowayaasheen ee guulaystay diin Iyo dal Iyo dad bay u dhinteen walow cadawgu gadaal isku habar wacday, mustaqbslkana ilaahy Somalia ha guuleeyo hana mideeyo
Alle ha unaxariisto dhamaan walildkeeni ku dhintay iyo gesiyashii nova dhinta somaliya ha nolaato waligeed, yaa rabii somaliya so celi sharafdeedi,amiin ya rabii
Maalinta ay geesiyaashasi nafta noohurayeen waxay maankooda ku hayeen ama islahaayeen dagaalama si kuwa Bari idinka danbeeya nolol qurux badan ugu nooladan lkn may noqon ee alleh qalbigeena ha mideeyo
Thanks
Mashallaha somalida awood bay lahayeen markas Ilahay Somali so ceeli marlabad
awoowgeey Allaha ugu naxariistee ayaa ka qeyb ahaa dagaalkaan , sidoo kale adeerkeey general daahir aadan cilmi indha qarshe oo goobaha dagaalka wacdaro ka ka dhigay qaasatan madaafiicda goobta oo ninkaan kuubaanka ah uu ka qeyliyay daqiiqada 35-36 , wadankeena wadan awood leh mar kale Alle haka dhigo.
Alaha xafido aabe iyo awoowe
Abtiyaashay oo mid hooyaday matankeeda yahay ayaa ku jiray mid pilot ayuu ahaa
Awowgey ba iga shekeyay indha qarshe cadi mahyn
Allaahu akbar wlhi wan ku raaxaystay shekadaan ilahow somali sideedi ku soceli ❤ ninka sidaan quruxda badan nogu turjumay wuu mahadsanyahy %
Adaa Mudan
Somali inaan ka dhashay waa wax aan ku faano. In nala gumaysto marna ogolaan mayno.
Inshallah dhulka inta hartay waala xorayn doonaa
Nolow wall 👋
Alla ciil badanaa maantana kuwa isku sheegayo intay madax yihiin ayaa badeenii iyo dhulkeeniiba itobia ka iibsanaayan
Illahow u naxariisto intii ku dhimatay ya rabi ya rahmaan ya rahiim 🤲🤲🤲
Somaliya is not easy ❤
Heestaan adduunka ugu jecelahay waa
Godada dhulkeenuu habeenkay gilgilatee.Muxammad Saleebaan Tubeec & Hibonuura Muxammad.
ALLAAHU YARXAMA RAAXIMIIN. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
wow our peoples ❤so smart masha allah somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤
waad mahadsantahay, ninkan nimankii qabtay mid kamida ayaan bishii 7aad ee sanadkan jigjiga kula kulmay, waxaa kale oo masar mar noogu yimid 2008 saxafi dagaalka ku jiray oo suuri ahaa Axmed abu sacda oo 2009 isna buug 480 pages oo carabi ah dagaalka ka ga sheekeyay sawirka ninkanina uu ku yaalo isagoo waraysanaaya 1977
Masha Allah Adigaba Xog Na Haya
Buuga magacii wll?
Walal buuga magiciisa ninkan sida diiran noogu sharaxaya buuga oo channelkan iska leh u soo gudbi si aan xogo dheeraada uga helno asna mahadsenid mahamedcudhi7497 baan la hadlayaa🥰
Buugaas magiciisa ii sheeg wlk
waad mahadsantahay walal qaali haddan arkay jawaabtiina isha allah sawirkii iyo qoralkaba waan idiin soo gudbin@@Inasuldan1235
Allah hayow somalia nabad kadig InchaAllah
Ilahayow haybadii somalida sooceli yaarabi
aamin
❤
Amin frr
Amiin
Haday nu nahay dhalinta Maanta joogta waxay Nunahay Kuwa ugu nasiibka Daran sababto somali aan Mid ahyn dad aan Mid ahyn dal an mid ahayn ayaanu lakunalaY lkn waxaynu haysano kaliYa Thy Taarikh allaw itus somali oo mid ah ooo wax ah😢
Zxb maanta anakaa dhalintii dalka ah oo soomali qabyaalada ka saari karna oo awoowayaasheen halkay maraayeen kasii wanaajin karna ee Alle hana mideeyo
Zxb maanta anakaa dhalintii dalka ah oo soomali qabyaalada ka saari karna oo awoowayaasheen halkay maraayeen kasii wanaajin karna ee Alle hana mideeyo
ilaahow quwadii soomaliya soo celi🤲
Awoowgay abahay Adeerkii ayaa madaafiicda Ciidankii Somalia ku jiray. Wuu ku dhaga beelay. Allaha u naxariisto Amiin
Maney thanks wiilka inoo turjumay sharaf iyo karàmo
Guul wade Siyaad baa gacanta ku dhigay! walee Siyaad iyo Somalia iyo pro-somalia
cadowgooda aad u badnaa! cadowgii baa naga wada guuleystay, burburkii uu rabayna weynu aragnay!
Guul Wade Allaha unaxariisto
U earned my subscriber❤️✊gulleyso wlky somalinimo 🇸🇴❤️✌️
Walee.Soomaalidu.wa.geesiyaal.waxa.ladagaalamayey.5 DOWLO.OO.WAWEYN.SIDA.RASHIYA.KUUBA.ITOOBI.YAMAD.IYO.DOWLADA.KALE..OO.HUB.IYO.SAANADO DAGAAL.KU.CAWINAYEY.ILAAHOW.JADUDULFARDOWSO KA WARAABI.GEESIYADANII
.GUUL.CIIDANKA.XOOGGA.DALKA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MAXA JABIYEY HADAY GEESIYAL YIHIN
Anu waan soo gaadhay inkastoon aad u yaraa oon afar jir illaa shan jir midkood ahaa waxaan xasuustaa guulaaha iyo heesaha dhiiri galinta ee Somali galbeed laakiin maanta meel xun baan joognaa qabyaalad baa inna dhigtay halkaas inkaste oon ka tashan karno waxaase iswaydiin mudan iyaa inna midayn ma sooshiyaal miidhiyahaa haddaan intaan isu imanno urur dhalinyaro iyo rag tashadsy noqon aax aax waa xasuus qaali ah midnimadii iyo kala danbauntii ILLAHAY HASO CELIYO AMIIN thanks qarni joog you deserved my subscribtion keep up
Somalia waxa mideen Kara xukun adag Oo digtetar ah Tuugmo waxba Kuma lihin xaqiiqda wa taas In xoog nalagu maquuniyo Mooye wax faido aan leenahay majirto sxb
Dirayska siday ugu soo badasheen soomaalidu maashaa allh 👏👏👏
❤Soomaliya kuwo dib uhelo midnadooda Allaha kayeelo
🤲🤲🤲🤲
Aamiin
Aamiin
ALLAW DIB HA ISUGU KEENIN WA NACABE
Naclattallaah caleyhim, way nagu goobteen!
Somalida dhulkeeda markayqabsadeen bay ahayd inay halkaas ku joojiyaan weerarka.
Waxaan maqlay somalidu markay qabsadeen dhulkii nalakahaystey ayay dagaal siiwadeen, waa markaas marka loo soo hiliyey Amxaarada.
🫡🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Allah quwadeni iyo midnimadeeni hanaoso celiyo
Masha allah
Dagaalka 1977 waxaa ku jiray aabahay iyo labo adeeraday ah oo la dhashay waxay u dagaalameen dagaal ssoomaali gasho kii ugu sharaf badna
🎉🎉❤❤❤
Aqriska soomaliga
Si fiican u ilaali
Adoo mahadsan
Insha Allah
SOOMALIYA WAA GEESIYAAL TABA BAR LA AAN XATAA WAA GALA DAGAALKA NIMAN NAXAAYA MAAHA SOOMAALI 😊SOOMALIA GAALda wey kayaabsadeen kk
Waa geesi yaal soomalida walalhy intaa xaqiiqda uu qarinaya ka badan waa waxaa maanta naloo curyamiyey oo qabiil qabiil lays kugeena direy markan kasoo gudubney ururo diin beenayaal ah ay na curyamiyan lakiin maalin baan kaba xeynaa insha allah
😢
GuuuuuulXooga Dalka Soomaaliaguuleysta
❤❤❤❤❤❤❤❤
Barnaamij fiican weeyi .. noo so badi zxp ....... part 2 gana hanagala habsaamin .
Insha Allah
Maaashaa Allah soomaalieeyn❤❤❤❤❤
Walhi waa qiso Aad umcan Waan Dhamesty kaman xiiso dhiciN😂❤
Jigjiga wan ku dhimaney lkn ma jogno Jigjiga jano xanunku😢 waa badanyahay i love Jigjiga ❤
Masaska iyo dab qalooca waa ciidankii Allah ku arsaaqay ciidanka Somaliyeed.
Anagaba wa ina cunayeen😂😂😊
Koley ilahayba noga dhigay garab dhankena kasocda markey cunayen cadawgena@@abdilatifjamac2395
Mansha allah war ninkan 200 kun aan garsiino Waa nin. Dhamestiro story
Mahadsanid
Allah unaxaristo intii nagaga dhimatay dagalka 77 geesiya cidanki somalida
Jabb badan baa jiraa intani wa inuu gaalkan xabasihda usoo hiiliyay goob joog u ahaa kahore bay jabeen xabasihda lakiin Somali badan baa kushahiiday allahu yarmrxam
Sababta Kuuban ku dalka Somalia 🇸🇴 iyo dadka Soomaaliyeed ka Soo dooneeyn ciidda iyo carrada Somaliyeed Cuba 🇨🇺 khalad wayn bay samaysay in eithoipa dulmi u soo raacdo waa arin xun oo gaf ah
Walhi inta dawanayey indhahay ilma ku tagneed marna farxad ano daremaya halkay ciidankenu jogeen waqtiga marna ano xaalada manta anu ku suganahay u jeeda ❤😳
Geesiyaashii reer sheikh isaxaaq baa qabtay ❤
Somali baa laga sheekaynayaa markaasaad qabiil keenaysaa
@@mikemiki1020wa run de isaaqba qabtay Somali maxa naga galay anaga somali wa qoomiyade
@@mikemiki1020 waa sidaa ogow haddii aanad ogayn adeer geesi aan isaaq ahayn ma jiro haddu jirana waa dhif
@@mikemiki1020 ua-cam.com/video/9cWkM0RI3pI/v-deo.htmlsi=MfU7lJZuAnXrKdPN
Markhaatiga nool dhagayso
@@AbdiganiIdris ua-cam.com/video/9cWkM0RI3pI/v-deo.htmlsi=MfU7lJZuAnXrKdPN
Waa kaa markhaatigii
Alaha unaxariisto ciidinkii inooga dhintey dhamaantood
Horta 10 sano ka badan haddii noloshiisa uu xabsi Soomaaliyeed ku jiray waan u qabaa. Dulli xaasid ah oo Diin ugu soo gurmaday. insha'Allah haddana guul kale markii ciidankeena xoreeyaan khawaarijta cadowga Soomaalida ah.
Adiga qawaariij ah
@@hamooganinjanada2458 Hadalkayga miyaa ku kululeeyey? Dhiig Muslim ma anaan xalaaleysan mana dilin 20 kun oo shacab aan waxna galabsan. Sideen khawaarij ku noqday bal innoo sheeg.
we are somalia and we have strong army💪
Asc qeybtii shanaad meesey
We are Somalia and we are the most nonsensical society in the world
@@abdisahaladenI agree with brother we don't have any sense
Strong my country
Waa awoowyaden inaga ma ahan inaga hada qabiil hebel unbaan u xoog badanahay
Yaa dawady 2024 "xamaasad walaahi"
Abayashen walaahi cashar u dhigeen ornaldo hehehehehe.
Walee aabayashen waxa badalay nacasiin sharafteni ku xaaray
✅ 😢😢😢
Sax
Malintas daad jiro aheyn walahiii😢😢😢😢Awoowegey dagalkas kujiray adunkaa Ethiopia ugunecbahay anigaa
Somalia again to together inshallah ❤❤❤❤
You deserve it 🔔, I like the way you have interpreted and conveyed it, bravo expecting many more knowledgeable narratives .
❤❤❤❤
Wa tariikh xasuus mudan mideyni doonta somalida mustaqbalka dawantooda videogan insha allah.
Tolaay tolaay maantana maxaan nahay alla aduunyo waa tanoo kale aaheey ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Mashalaah si wanaagsan ayad uso turjuntay lakin maanta waxa ayandaro ah xld aan ku suganahay ilaahey Somali ha mideeyo cadowgeenana alaha naga qabto mahadsanid aboowe
Adiga Mudan
Kk wa run
@QarniJo❤❤❤og102
Alle haw naxariisto askarti nagaga shahiiday dagalkas😢
Ilahow Aabo siyaad unaxariiso
*ALLAHA U NAXARIISTO MADAX WAYNE MAXAMED SIYAD BARRE IYO DHAMAAN HALYEEYADII SAAXIIBADAY DAGAALKAAS NOOGA DHINTAY*
Cuba naas dheer raggii naasaha jiiday baan ka mid ahaa iyo yaanyuurihii amxaarada
Kama xumi dagaalkaas waxaan geesanay iyo waxii nasoo gaaray hadaan aheen raggi dagaalkaas guulaha ka keenay
Masha Allah Dadkan Waad Ka Nasib Badantahay
Waa cajiib inaan Taariikhdaan dhagaysanayo2024 anoo 21jira aanjoogana qurbaha anoo qaxootiya...waxaan dhihi karaa awoowayaasheen tariikhdaas gobanimadaa bay nogatageen balse aabayaasheen baa ciida hoos mariyeey Qabiil io waxaynaan garanayn...i.a marbaa imaanaysa Dalkayga Sidaas Gobanimada leh io SI kasii fcn inaan ugu adeego Cadaw uga ilaasho💪🇸🇴💪
3 sano kaweenahay waxana joga soonaali maanta marka muqaalkan dawanaaye wlhi waan ilmeeye sadax wadan ayaa dalkeena dulaan kuaha lkn waxa isweediya hadee markaas soomalida badnayeen maxaa hada yareeye oo itobiya badiye sidaas etahayna rageena guurka aad ubadiyaan mailmaha silaca kunol aan xaquuqdoda lasiin oo liskadha dhalayo usawab ah ma hooyoyinka imalaha lakudayaco usawab ah cuqubada wlhi waa cajiib maxaa rageena sidaan ukalay kuweeni hore wexe ahayeen geesiyaan aan gaban kuwa hada waa qabilestayaal nolol aan laheen wadankaan rag malahan ladhihikara hadana itobiyo wee nakusowajahan tahay 😢😢😢
@@XaawoMaxamed-sl8yiWixii Burbukii 1991Kasooharay Dagaal Sokeeyey Kudhinteen. Ahmaraduna Makajirin Dagaal noocas oo kalaa wadankooda Waayo Dowladoodu Maysan Burburin . Somalia Muwadiniin La xifaaltama Duniday Rabtaa . Dhalinyartaana ugumudan Waayo Dhalinyarteenu way kahurdaan Xifaaltanka aduunka 90% waxay Kumashquul sanyhiin Social media ayagoon Waxba Kafaidayn . Lkn I. a 40 sano Soosocda Waxaa lawayn doonaa Qabqablayashii kadan beeyey Burbukii soomaaliya Taladuna Gacantay noogalaysaa I. A waxaa midoobi doona 5 Soomaali wan guulaysanay naa I. A . Samir aan lahaano
Dhibto kasto ka dhacdo duniden waxa uugu wacane waa madaxda ee Alle wxan ka baryena inu nuugu dhibo madaxd kuubo alle iyo rasulkisa garnyo
Iskeerso noloshii horo ee somaliyeet❤❤❤❤❤
Masha Allah Mahadsanid waqtiga qaaliga aad kalisay
Waa Taarikh iyo guul weyn, Nasiib Xumo 14sano kadib Dowladaas iyo Ciidankaas Awooda badan Dano Shaqsiyaad iyo Madax adeegi Siyaad barre awgeed ayuu ubur~buray Qarankaas😢.
Dhulkas ina so Cesheno iska daaye Kuwii kale ayaaba halis ah Maanta, Haddi Soomali Sidaan sii ahaato 30 ama 50sano kadib, Waxaa macquula in Oromo dalka lawareegto. Mahadsanid Sxb. 17/09/23.
Siyaad bare waxa uu ogaa raga mucaaradka noqday ee ka soo horjeeday in ey ahaayeen in la soo diray oo aan marwalbaba danahooda eheen in ey wax dhisaan oo ey somali isku hayaan ee waxaa adeegsanaaye dunida maanta nasii kala fur furay ee mid kastaba madax weyne ugu yeerayaan
ilaahayow waxan keen somaliya noo toosi oona nasii nawad iyo nolol fiican oo qeyrka no ah inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲 allaaah.huma aamiin inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲 ❤😢❤😢❤ 🇸🇴 somaliya 🇸🇴 hatosto 🇸🇴 hanaisku 🇸🇴 tiirsanato 🇸🇴 ✊️✊️✊️ inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲 allaaah.huma aamiin inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲 ❤❤❤❤
QARNI JOOG SOO BADI ALLAH KUBARAKEEYEE❤
May Allah bring unity and love among the Somali people and grant our nation the gift of peace to heal the wounds inflicted by years of divisive wars. Now, let’s turn our attention to developing the country, putting aside clan divisions, as it’s these divisions that have caused our rifts.
🇸🇴⚔️
Allahumma ameeen ❤❤❤❤❤
Somaali cadow badan ayey leedahay Ayana waa isu cadow yaa rabbi na badbaadi❤❤❤❤❤❤
Ameen inshallah we will unity again.
Ilahu u hili soomalida
Good report, wonderful.
Keep up
Allahu akbar Illahoow intii muslim ah somali ah udanbi dhaaf una naxariiso ku dhimatay dagaalka Ethiopia 🇪🇹 waqti dhow iyo waqti horeba Illahoow somali sharafkeedii dadnimadeedii xogeedi midnimadeedii usoo celi rabiyoow Illahoow cadawga somali baabi i rabiyoow Illahoow qalbiyadeena isku fur iskuna keen wada cafi
Allaahuma aaamiin
RABOW SOMALI MIDWALBA MEESHISA KU EEKEE
Somali Army is not easy
Alla somalida xiligaas sidey dad daacada u ahayen fiicnaan badnede soma noqoneyso waqtigas hadana ayako walaala ayey is cunaayan allow isku wanaji qalbiyaden❤
Ciidankeena.xooga
Dalka.wa.libaaxyada.Afrika.guuleysta.goor.iyo.ayaanba❤
Ilaahow.noo so celi ciidankeenii xooga laha yaa Rabbi Ilaahow Soomalida.qalbiyadood isku so jssdi
Haa waa loogu talo galay in la isku dhameeyo
Idoorka loo isticmaaley inee somalia dumiyaan hada nah waa soo afjarney idoorki waxuu saleegsanaa
Ilahayow u naxariso dhaman in tii ku DHIMATAY
Somali ayaa u dhamad dad is Jecel ayay ahayen oon dhawacoda marnaba ka tagin hoyaday waxay ka shaqaynaysay dhaqtarka hargaysa oo dhawaca ugu badan lakeni jiray ilahay somalida qalbiyadoda cafis ha galiyo way is Wada dulmiyene
Qarni joog mahadsanid. Saaka buuggan iyo dab ii shidan baan dhaxantii kaga gabbaday.
🍸
Sultan aad u mahadsatahay noo soo badi
Masha Allah barnaamiydaan oo kale nalawadaag janalka waa Soo dhawayneynaa
Zxpow Barnaamijkaaga waan kahelnee nooso badi
Hawlweyn baad qabatay. GoodJob walaal🎉
Waqtii guul iyo hanuun badan xoriyad waqti yar
Taariikhda wixii wllkaa kawaramo adna lamasoo gudbiyo ee taariikhkale raadi nio
Ragii sidaa u dagaalamilahaa maanta waa innaga dhalin yaroow❤❤❤💪💪💪💪
Tik Tok Ayey Qabiil Kaga Shekeynyaan Wax Ma Bartaan Mana Xitaa Shaqeystaan Nasiibkeyna Ayaan Sa Leenahay Balse Mar Uun Runta Waa Lagu Baraarugaaa
Sheeko ka wanaagsanba waligay maan dhgaysanin👑
Allayaraxma Sarreeye Gaas General Mohamed siyaad barre