Waraysi Gaar Ah : Cabdilaahi Congo By Ilig HCTV Hargaysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 лип 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 372

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid6555 8 років тому +10

    TAARIIKH BADAN ayaa ku duugan cabdilaahi kongo Runtii. .
    WARIYE ILIG. ..Wuu dadaaley waanuu ku mahadsan Yahay wareysigan Taariikhiga ah ee u Noosoo GUDBIYAY

  • @hasanmohamed3157
    @hasanmohamed3157 5 років тому +5

    Scw cabdilaahi Kongo waa nin wacan run sheega alla haku daayo Sayid Axmed sheekh muuse uu masar ugu tagay ader Kay ruma

  • @baashehussein1405
    @baashehussein1405 4 роки тому +5

    Horn cable maalintay ilig shaqaalisaysay ayay u guntaytay inay noqoto holdoorka somalida maanta alle haku sharfo we love you bro❤❤❤

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 5 років тому +4

    Cabdilahi Kongo Alle ha ilaaliyo aduun iyo aakhiroba.
    Wuxu ka waramay taariikh xeel dheer Una baahan in laga faaidaysto.

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 8 років тому +7

    Maansha allah Khabiir Siyaasiya oo haddana caskariya, iyo weriye sare iyo barmaamujka oo dahab ahaa allaa yaxfidakum

  • @kaysekiyamo5916
    @kaysekiyamo5916 8 років тому +6

    waa tariikh dahaba ayuu ka sheekeeyay waxa uu is tahila warayso kale oo badan in lana yeesho

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 7 років тому +8

    congo waa nin rugcadaa ah
    lkin wariyaha ma fadhiyo

  • @pharmacystudent8704
    @pharmacystudent8704 7 років тому +6

    AAWAY DUCAALE...WARAYSIGAN WAXA KU FIICNAN LAHAA DUCAALE...XUSUUS REEB.

  • @ahmedibrahimhassanhajiali
    @ahmedibrahimhassanhajiali 6 років тому +14

    Ambassador Abdallah is a typical political gentleman rather an emotional mature Somali.

  • @bilalmucawiye2551
    @bilalmucawiye2551 8 років тому +5

    Cabdilahi Congo Iyo Wariyaha hawshan abaabulkeeda Lahaaba Waad Ku Mahadstihiin Inaad Na Soo Gadhsiisaan Barmaamijkan Dhaxal Galka Ah Inkastoon Kaa dareemyo Inaad Waxyaalo layaab Badan Kala Kulantay Weriye Waxaan jeclaan Lahaa Inaad Su,aalaha Meelaha Ubaahan Aad Noga Soo Tabiso Mahadsanid Mudane Cabdilahi Congo

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 8 років тому +8

    Waraysigan waa mid aad u qiimo badan oo aan laga xiiso goynayn,

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 5 років тому +4

    allha wayiii wa malintii angodkaa kudhacay waniskuu qomameyaa 1960 lakiin mantan gulaystay somalilan

  • @mguraytv6732
    @mguraytv6732 7 років тому +6

    Macha Allah waraysiga taariikh badan baa laga baranayaa mcha alllah koongo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 роки тому +4

    Masha allah God bless cabdulahi adan congo

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 3 місяці тому

    Tariikhda runta ah ragii yaraa ee haya weeye waana waraysi tariikhi ah

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 3 роки тому +2

    khiyanada majeerteen iyo sidey ay ula dhaqmeen cabdullaahi ciise farmaajo ha soo geba gabeeyo" with out tribalism and stand up somali building nation period"

  • @maganilmi582
    @maganilmi582 8 років тому +4

    eesh calaa waraysi ilahay haku daayo
    abdilahi Adam congo

    • @darqock6352
      @darqock6352 6 років тому +1

      cabdillahi congo waa nin sare taariikh dhab ahna kasheekeeyay lakin dadkiina naqdiyaya taariikhda ee leh hargeusa ma abadbaa kutaala leh wuu ku halmaamaya odaygu halmaanna hadal kuma jiro nacal abuukum wax aad ku aflaagadaysaan baad waydeen ceeb baad u waydeen.
      Lakin labada nin makal dhacaan

    • @kaaliyekaalie3124
      @kaaliyekaalie3124 6 років тому

      Waad dagdagteen wlhi waana nagu qaladeen israacas marraa waaxid

  • @MOHMOH-le1lv
    @MOHMOH-le1lv 5 років тому +8

    Raxmaanka awooda lihi wuu waydiin doonaa nimankaa go‘aanka dagdaga ah ka qaatay 4milyan oo qof in ay suuli ku ridaan. Cawaanbay ahaayeen walee

  • @hiilkadhalinta4069
    @hiilkadhalinta4069 4 роки тому +4

    Neo reer konfureedku waa dad liita show

  • @libaaxeryade1799
    @libaaxeryade1799 6 років тому +15

    Waraysigan Ducaale ayaa ay ahayd in uu qaado. Xataa erayada Carabiga ah in uu fahmo ayaa Ilig ku adag. Taariikhdana wax badani ugama baxsana!

    • @Hayaan10
      @Hayaan10 6 років тому

      Abdiqani Libaax boqolkiiba boqol wan kugu raacsanahay, ilig daaye data herari mu socdeen halkan.
      Taariikha ha mahayo
      Magacyada garan mayo
      Wakhtigan mahayo

    • @abdulkadirmohamedahmed6858
      @abdulkadirmohamedahmed6858 5 років тому

      Wiilkaan baa muhiimsan xaqiiqdii weriyahan ayaa ka wanaagsan. Ducaale kama sugo inta qofka khabiirka ah xogta dhameeystiro. Weriyahaan waa nin caaqil ah oo hibo u leh suxufinimada. Laakiin Ducaale hibo uma laha saxaafadda. Ducaale qofka uu wareysanayo ayuu warka ka boobayaa taasina waa ceeb. Ducaale waa nin fud-fudud caadifad xun oo qabyaaladeedna qabo.

    • @Mohamed_Bile
      @Mohamed_Bile 5 років тому

      Akkkkkk Abdi fanaxaw dadka ka xishood indro

    • @suadmohammed710
      @suadmohammed710 3 роки тому

      @@abdulkadirmohamedahmed6858 å

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO 6 місяців тому +1

    Sidee isagoo burco jooga Gen daauud oo muqdisho jooga oola hadlay 1960kii waqtigaa hargaysa unbaa xamar laga wici karayey"

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 років тому +3

    Cabdilahi koongo rug cada qarankan u so halgamay wanaga iyo raganimadad samaysen wa mid ay tariikhdu xusi donto anakuna wax ka baran dono

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 8 років тому +5

    Suaalo aad u muhiim ah ayaanu waydiin talabad dad badan ayuu arimahan ka waraystay hadan wax ba ma xasuusanayo. dadka waa wayn marka uu wax hore ka wara mayo maskaxdiisu waa sida cajalada oo kale markaa lagam dhex galo.
    ilig wuxuu u baahan yahay in uu aad u baadho taariikhda. laakin waan ugu mahadcelinayaa in uu barnaamijkan soo duubay.

    • @mukhtarabdillahi3496
      @mukhtarabdillahi3496 2 роки тому

      Absolutely ,he should listen not interrupted also he didn't do research about it.

  • @caydaruusibraahim4395
    @caydaruusibraahim4395 Рік тому +1

    Waa runtiisa waxaas oo dhani

  • @ahmedibrahimhassanhajiali
    @ahmedibrahimhassanhajiali 6 років тому +20

    Ambassador Abdallah Adam is a clean conscience man, I owe him respect.

  • @MrHalaasi
    @MrHalaasi 8 років тому +27

    Weriye Illig wuu dadaalay lkn waxaan ku talin lahaa inaanu qaadin waraysiyada noocan oo kale ah ee loo yaqaano afka qalaad ''High profile interviews'' waayo waxay u baahanyihiin qof ka dhisan Cilmiga Saxaafada, Luqada Ingiriisida, Carabida iyo taariikhda intaba oo ah Ruug cadaa sida Wariye Maxamuud Cabdi Cali Ducaale si wax badan looga faaiido.

    • @mohamudhassan8802
      @mohamudhassan8802 4 роки тому

      Hassan

    • @eartrail
      @eartrail 3 роки тому

      wa runta

    • @muxyadiinhayaan5231
      @muxyadiinhayaan5231 3 роки тому

      Waa runtaa
      Wax badan lama haysto

    • @abdishakuuresse3468
      @abdishakuuresse3468 Рік тому

      Waayo aragnmo badan ba ka dhiman. Intu yaqaanay bay dhaaftay. Information iyo research iyo well educated and experience baa weriyaha looga baahan yahay

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi 2 роки тому +1

    odeygani qabiiil iyo qabyaaladiii Somali halkaaa dhigtay uunbuuu hayaaa duli

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 2 роки тому +3

    Waayo arag masha allah cimri dheer iyo caafimad sariica adeer❤🤲

  • @xaabsade7582
    @xaabsade7582 4 роки тому +8

    ampassdor cawi,l cabdi laaho congo, xasan kayd dhamaantood waa rag garxajisa iyo kuwo kale oo badan waxay usoo hal gameen qadiyada soomaliland ragaasay maanta doonayaan inay ciyaal shalay dhashay yidhaahdaan garxajis baa somalia doonaaya waar taariikhda dib u dhagaysata oo dadka kala barta

    • @lamahuraan665
      @lamahuraan665 3 роки тому +1

      Super awal weeji cllaahi kongo

    • @safiyomahmedahmed4593
      @safiyomahmedahmed4593 2 роки тому

      somaliland dhaman waa isku mid ee qabyalada inaga daya bisinka

    • @ibraahimmohaned7176
      @ibraahimmohaned7176 2 роки тому

      @@lamahuraan665 çaadi iska dhig nacasyahy waa NIN GARXAAJISAA OO HABARYOONISEE
      HALKUU AWALAN DHADIGAA KA YAHY

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo 2 роки тому

      M. Ibrahim Cigaal ayuunbaa u wada madax ahaa. Ninmanka aad magacdooda sheegtay niman dhallinyar ah oon talo waddanka ku lahayn bay ahaayeen. Waraysiga si fiican u dhegayso.

    • @ibraahimmohaned7176
      @ibraahimmohaned7176 2 роки тому

      @@Gob_gobonimo waad iska hadasheee habaryoonis taariiikhdeedu kuuma dee dhaadhacsana____awal iyo h jeclaba waxy tihiin noo sheeg____garxaajiskaabaa sii kaa geesisane walhybany jirin cid havaryonis tiro,taarikh,aqoon,abaal,geesinimo,iyo garasho midna ku gaadhaysa

  • @ibraahimamin8117
    @ibraahimamin8117 8 років тому +9

    ich wünsche dir viel Glück Herr abdilahi kongo

  • @galoolmaraa5110
    @galoolmaraa5110 6 років тому +8

    Waa taariikhda cajiiba Haloo sheego Reer somalia in Midow aanay ogeyn waligoodna Dooneyn wax soomaliweynlayidhaana lagu sameeay Somaliland.

    • @ashrafbhai4453
      @ashrafbhai4453 6 років тому

      Galool Maraa adeero somalilandba meey doonayn somaliweyne dan hoose ayey lahayen oo ah inloso celiyo dhulkii xabashida laga siyey ee ingiris bixiyey hawdka 😅😅😆😂 taarikhdu iyada is qoraysa isaaq waliday wadeen tu ka weynba loo metalay xata qodoba qorta layidhi way diideen war inoo daayo 6bilood dawladina haysta way diiden xata calan may lahayn 1960 26 june waxay saaren hargysa calanki SYL oo mogdisho laga keenay marka dadka yan la canbarayn isku daraigiina waxay sameeyen wala ogyey inuu cigaal priministerka ah waxa dhacay musuqmasuq iyo in dooraahadi lagu shubtay 1markaasaya bilabanty xukuumadi cigaal
      Taasa keentay in siyad barre inqilaab sameeyo markii dadki nacay ee xata madaxweyni askari uu watay uu kudilay laaacanod
      Waqooyina hal gobol ayuu ahaa marku mogdisho tegay rer konfurna 6gobol ayey ahaayen
      Sidaa bay uga xilal bateen
      Halka burco loo magcabay gobol 1961 badhadhabna looga dhigay X madaxyne abdirahman tuur
      hele hele hele
      Taarikhda walahaya ee dhalinyaroy wax baàdha

    • @maanoche9742
      @maanoche9742 5 років тому

      Ashraf bhi ma tii aabo kaaga sheekeeyaa anagu taa ma haynee

    • @dekaahmed6567
      @dekaahmed6567 4 роки тому

      8

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 роки тому

      @@ashrafbhai4453 dhulka xabashida ee ogaadeen bal mxaa isaaq ka galay soomaalinimo isaga ka barta dhul daarood xoree buu gobonimadiisii u dhiibay markaa waydinkaga horeeyeen soomaalinimo

    • @warwadaagtv4007
      @warwadaagtv4007 6 місяців тому

      Engriis baa kukhasbay in Somaliland ey ku biirto koonfur! That was the condition they had no choice if they wanted freedom from British colonization

  • @mustafesaleeban3979
    @mustafesaleeban3979 2 роки тому

    Waraysigan waa taariikh dhaxal ah oo ma guurto ah.

  • @ismailyusuf1011
    @ismailyusuf1011 7 років тому +13

    Aadan Cadde wuxu ahaa nin caqli badan show

  • @bilalmucawiye2551
    @bilalmucawiye2551 8 років тому +4

    Hal Su,aal Baan Jeclaan Lahaa Inaad Weydiin Ama Garasho Nagu Soo Gaadhsiiso Ah Markuu yidhi Waxan Ahaa La Taliyaha Ama Gaadh haya Isagu Mid buu Haa Iyo Ina Cigaal Labda nin Ee kale Yey kala Yihin Ma Magac Ahaan hadaad Nagu Caawin Karto Fadlan Mhadsanid

  • @abdihassan6201
    @abdihassan6201 4 роки тому +2

    Congo waa ruug cadaa sare.

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 7 років тому +6

    Wariye Ilig wuxuu ku fiicanyahay dadka ma dhex galo, oo hadalka kama gooyo ama wax kuma eedeeyo, sida wariyeha kale ee programg ka.

    • @Sayidka603
      @Sayidka603 3 роки тому

      Waa aqoin darrada walaal

  • @abdirahmandirye5543
    @abdirahmandirye5543 8 років тому +5

    Ilig waxa fiican lahayd hadii sioo darsi lahaa waa ayo Hon. Ambassador Congo by the way thanks bro u did great job! Ambassador Iro is also can be good leader

  • @Ahmedyasin-Canada
    @Ahmedyasin-Canada Місяць тому

    Maanta 2024

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 місяці тому

    Cajiib

  • @mohamudidan4184
    @mohamudidan4184 2 роки тому

    Cabdilahi Kongo libaax somaliland taariikh culus ku leh cimriga alla ha u dheereeyo

  • @loopedali7792
    @loopedali7792 7 років тому +4

    halayaabina wariyaha waa inanyare wase geesiye

    • @Fahiye2011
      @Fahiye2011 5 років тому

      waa maanshoo baa la odhan jirey bahal ka faynuus ka u eeg

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 4 роки тому

      Haa waa maansho geerida ayaa lakeeni jiray

  • @Tafo775
    @Tafo775 8 років тому +6

    Ilig Zxp tiriig weeye wuxu weynu so gaadhney Hada Ali Apolo hortiisa ayaa igu danbeysey ayado lagu kireeyo qaybata Fooqa joome

    • @husseinhussein-jk2jx
      @husseinhussein-jk2jx 7 років тому

      Mustafa Mo wa runta halakasa lagu korayn jiray xasuus walahi

    • @DrIlYaasMArab
      @DrIlYaasMArab 5 років тому

      Ciyaalkii magaalada tahay show waa tii laga kirayn jiray kuwa jaadka taajarada ah miisa

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 4 роки тому

      Hadaba mar hadii shacabkii Somaliland at qaataan goaan bilaa shuruud ah iminka maxaa diidaya in Somaliland shacabkeedu at go,aan kale qaataan ?

  • @ReerHawd
    @ReerHawd 6 років тому +6

    Tiriig Ayaa ladhahaa 《Faynuuska》Ayuu kawayn yahay

  • @madheedhle
    @madheedhle 7 років тому +2

    Cabdillahi Congo waan maqli jirey in badan horese uma arag, waa dadkii horee wacnaa, siduu qisada u marinayo wax walba waxay ahaayeen buu ku sheegayaa.. Ilaahay cimriga haw siyaadiyo. aamin

    • @hibohassan8939
      @hibohassan8939 7 років тому

      amiin amiin ilaahayow cimriga udheere.

    • @umuaxlaam2230
      @umuaxlaam2230 7 років тому

      kkkkkkkkkk cabdilaahi Congo waamaqlijaray

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 7 місяців тому

    Great interview. It's very informative.

  • @qasimboobe1049
    @qasimboobe1049 2 роки тому

    Cabdulahi kongo warunlow nolow

  • @abdiomar22
    @abdiomar22 2 роки тому

    Abdullahi Esse 🙏🏼 Allah yarxamak

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 3 роки тому +1

    Masha Allah tarikh Heer saro ah

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 2 роки тому +1

    Sheekh Cali jimcaale wuxuu ahaa ninka qudha ee daarood u sheegay waxan aad samaynaysaan midnimo waartaa ku iman mayso, sidii uu sheegay ayaa dhacday ,dulmigu ma waaro.

  • @jamacnur2402
    @jamacnur2402 7 років тому +4

    cabdilaahi Aadam Congo diplomacy sare taariikh dhab ah leh

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 2 роки тому +3

    Aden cade was right , Somaliland delegation and there population are an emotional up to now. They didn't care Somaliland future or the next generation. What a sad.

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 8 місяців тому

    Kkkkk. I sometimes love IIDOOR. Mother merry son of Jesus. Queen Elizabeth the monarch of the blue flag. I am watching from Wajeer. Kkkk I am aching in stitches. Istaqfrullah.
    Dheri karaya ayuu yiri kkkkk
    Anigoo Burca haysta kuyeenahoo kkkkkk

  • @burcoduurray
    @burcoduurray 8 років тому +7

    bal Yaa reer Xamarka ka Dhaadhicnaya Imika taariikhdan Indhahay Ciid Kaaga Shubayaan Oo Ku Odhanayaan Waxaasi Wax Jiraba maaha

  • @somalicancerawarenessprogr4991
    @somalicancerawarenessprogr4991 8 років тому +3

    Amazing interview

  • @cabdixaafidaxmedhurre1172
    @cabdixaafidaxmedhurre1172 5 років тому +6

    Cabdilaahi koongo halyay taariikhdu qortay

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 3 роки тому +2

    War ilig ilayn waa ciyaal ma tiriig buu garan waayay ama maashoo

  • @fahdaahlam2112
    @fahdaahlam2112 8 років тому +4

    ilig iminka ma ka dhab baa in aannu Tirigaa soo gaadhin kkkkkkk

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 8 років тому +10

    Waxaan ku qoslay: Yunitigan iyo balaayadan inagaa dadka lasoo galnay , kkkkk

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 7 років тому +4

    Odaygan wiilka Yar ee waraysanaya. Koongo waxuu kala garan waayay 1960 iyo 1980

    • @qaarulxiram4077
      @qaarulxiram4077 6 років тому

      Abdi Hassan waxbuu isku khalday. Runtii. Waa da'

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 роки тому +2

    Taariikh Dhab ah Iyo Geedi Xambaarsan Mahadhooyin Siyaasadeed Astaana u ah Sida Labadii Dhinac ee Midoobay ugu Kala aragti duwanaayeen Midnimadii Somalia ee 1960kii Waxaanu tilmaan ka bixiyey Sababihii keenay in Somaliland dib ula soo noqoto Xornimadii ay ka qaadatay Ingiriiska.

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому +1

    Reer waqooyi an tiriig garanayni ma jiro ila beri dhawyd ba la adeegsanayay 2003 dii 2004 tii 2005tii 2006 dii 2007 di 2008 dii 2010 tirig wa la isticmaali jiray burco hargaysa berbera iyo tuulooyinka miyiga oo dhan reer somaliland tiriig bay u yaqanin wana wax qof kasta oo reer somaliland ahi garanayo

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 2 роки тому

    Masha allah

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 роки тому

    نظرًا لأنه يمكنني بسهولة تقييم هذا الرجل المحترم وكذلك الضابط المتعلم والسفير ، فهو يجمع بين الدوائر التعليمية الحديثة وكذلك الرجال الصوماليين القدامى الذين اعتادوا تكريم الحقيقة ووضوح صفقة الاتصال الرهيبة. من المفترض أن يقود النظام السياسي الصومالي الحالي.
    فيما يتعلق بذكر المرة الأولى المحترم الحاج عبد الله محمد أحمد المسمى قبلان ، أنا متأكد من أن قبلان كان شخصًا متعلمًا جدًا درس في عدن ويدير شركات نفطية. أصبح وزيرا للتنمية الاقتصادية حيث عين هو نفسه أحمد محمود محمد سيليانيو نائبا له في نفس الوزارة التي كان مسؤولا عنها. عبدالله قبلان هو مؤلف خواطر عن التأريخ الصومال من الاستغلال الي عام ١٩٩١م.
    الله يرحمه ويغفر له ويجعل مثواه الجنة.

  • @xuseenmaxamuud3740
    @xuseenmaxamuud3740 3 роки тому

    waa ciyaalkii qaxii, xataa ma fahmayo waxa xaajigu kasheekaynayo

  • @ilbaxnimadasomalida6015
    @ilbaxnimadasomalida6015 2 роки тому

    tariig shalay ayuu ahaa sidee usoo gariin

  • @madheedhle
    @madheedhle 7 років тому +24

    30:44 Afar baabuur oo "Bentley" ah! waa gaaadhi iminka aad u qaali ah ingiriiska oo waagaa Hargaisa ku socday ka waran.

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 3 роки тому

    Ninkaani waa kajiib

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 3 роки тому

    what a history.

  • @Tafo775
    @Tafo775 8 років тому +6

    Barnaamijkan waxa ku so baxayey inu wareysto Ambasadoorka Maxamuud Ducaale Iyo Barnaamijka Xasuus Reeb Waayo Ducaale wax badan ayuu goobjoog uso ahaa siyaasadi somaliya iyo Tani SimalIlanba🙂

  • @fahdaahlam2112
    @fahdaahlam2112 8 років тому +2

    Yuusuf Shaacir ayaa dadka taariikh kale u sheegay oo yidhi Calanka 26june waxa saaray Marxuum Saqadhi Dubad.

    • @guuledhassan9
      @guuledhassan9 3 роки тому

      Yusuf shacir MA odhan saqadi dubad baa saray ee taliyihii ciidanka amniga sugaya ayuu ahaa

  • @cabdijibaarhiis6272
    @cabdijibaarhiis6272 6 років тому +3

    Kkkkkkkkk maansoo gaadhin buu yidhi tiriiga

  • @baaskadaawafa7140
    @baaskadaawafa7140 8 років тому +3

    waxa aan ku talin lahaa in taarikhda la qoro oo dugsiyada sare lagu dhigto mahasanid danjire congo iyo ilig

    • @abdielmi4046
      @abdielmi4046 8 років тому

      abdilahi koongo runtii waa nin magac leh waxaana ka dhigilahaa wasaarada arima dibada noolow waana rugcadaa haldoora

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 8 років тому +10

    شكرًا على اللقاء التاريخي الرائع يا معالي السفير ، لكم كل الحب والتقدير

    • @mawlidcisman2253
      @mawlidcisman2253 2 роки тому +2

      hiioiihiioiohjiihoiiiiioojhiioi8iiuojvjoiiiihovhvoipioijibjoiuoiihiìhoihiiiboiiojihiobiovhiohuoiiovhjohvoiipvhoouooohiiigvouivioohiuoooiiohohhjjoivibjhihuujihivihvbivioioíhihhjohiiohohiobvpbovhhiohihoooiovihuhghhiviivvvvpiiiivoouhvbbhoihiihuoihbovohjovhijojoohhihvooijjhihhoijhobhipuhoiiovjioiuiovooihijivhiohhivhioijuiiiiiviiiojhoogvovokuovhvmvhovohjvvijgiipvvhhvovohoobbivoohhiohiovijhiuiiihijoohhihiiiogoooiiiuvioioohiigoioionhovioihpoiuuojuvoihovohvivviihpvoiviovbhvoiooiovvhhiohuiujh

    • @mawlidcisman2253
      @mawlidcisman2253 2 роки тому +2

      iohiiojbuhipihivoihcovovoboouiojvhhhohovhivvivovooihiiuoíojoooooivuivivgiihiiiiohgoovgvvovoiuikuujohoihiiuoioiioijoiviouohhiujvvovhovuhhiovi8vivoooiijiouvoihuouju8iihiiiivohohviiiuiiuibbhiuiouviivoìivoioihohoiviovoohiuuoooigiiiuvoiiijiojoiuhuioijivuiouovivviiiioghuiioiihbivuvoviioivioouigiovuhhhiivivihivihoovivhooooioouiiooihvovuuiiioiooijoooovoiivuhi

    • @mawlidcisman2253
      @mawlidcisman2253 2 роки тому

      iiihvihoiiivohvvviuiivvoohjovoiuhiiiiviiivovvvouioivohbohvogho

    • @mawlidcisman2253
      @mawlidcisman2253 2 роки тому +1

      uuiiviiubuihjuvoovghoiohuiuiuuivuuoioguoovovoivvoovihiogiiighivivujihouiuoviooijiuuiuioiiovoiuovivhhjiihoivigiioihoiuiiouoihoviovhhhiuhhoovvhiohghiiihiiihohiuhihpoiiivooiiivuiihihoujihuiiihiiuiiiihogiouhhiioiiivvioiviioujhuvohhivougiuvhvijooihiivuojvohiiihhvhhohoohovhhivuoivvihjoiigvhjouo

    • @mawlidcisman2253
      @mawlidcisman2253 2 роки тому

      jvhiiiihugiiuoivhbijoovihvhvhihuhughuvihovhiioiihviihoov

  • @jamalmohamed1910
    @jamalmohamed1910 4 роки тому +1

    G,S waa governo somalo

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 7 років тому +8

    hhhhhh war maanta waxbadanbaan dhab ahaan siday wax u dhaceen ogaadey in dadkeenu caqli badan lahayn oo aanay isku duubnayn ayaan ogaadey run ahaantii

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 6 років тому +1

      inagadaa wll waxa
      hada aynu gacmaha is qabsanno

    • @mukhtarabdillahi3496
      @mukhtarabdillahi3496 2 роки тому

      Guled markale ayeynay inagu dhicn maantaba xornimo dhiig ku timid ayeynu maanta haysanaa.

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 роки тому

      @@mukhtarabdillahi3496 kawrn somaliya haddey midowdo casumada soomaliyana laga dhigo hargeysa ma isleedhy somalia dib ayey umidowin markalle?

    • @mukhtarabdillahi3496
      @mukhtarabdillahi3496 2 роки тому

      @@heartlessG640 ha ka yaabin, taasi dib uma dhacayso , haday dhacdo waa anagoo xabaalaha na lagu wada guro.

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 роки тому

      @@mukhtarabdillahi3496 syl dhalin yaro gacanta is qabsatey bey ahaayen waddankan khalad badan waaka dhacey gaalo iyo ethopian baa inakala qeybiyey oo qoryo isugu keen dhiibey inagoo dhalin yara maxaa noo diidey inaan gacanta is qabsano oo mideyno soomalida mise shirkii berlin 1884 nalagu kala qeybsadey baan ku qanacnaa ilaa intey aakhiro ka dhaceyso😥

  • @baaskadaawafa7140
    @baaskadaawafa7140 8 років тому +6

    mnsha allah amb cllahi congo

  • @Am3n26
    @Am3n26 7 років тому +1

    Waxan aad uga xumay in waraysiga qiimaha leh u kasi wngsanan laha iyado u waraysiga qadayo wariye ruug cadaya wax badana la fahmaya A.lahi Kongo, Sida weriye Du'alleh, Ilig wax aqoon ah uma laha tarikhda u ka shekynayo kongo...Xata sualo qiimo leh ma weydinayo..nect time warysiyadan o kale halo dayo dadka aqoontoda leh...wabillahi towfiq

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому

    Laba qaawani isma qqado waa.maahmaah waqooyi marka mu.odhane wax u eeg buu yidhi dheh mahmah may aqoon hawiye mahmahda

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 роки тому

      Dusha saaro maahmaahda ee ceel biyo hakuu qodo

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому

    Majeerteen boqor may lahayn islaan bay lahayen

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 роки тому

      kkkkkk Laabo saldanad beey lahayeen weeliba oo dowlada ah oo tagan mid Boqor cisman kaa talinaye iyo mid Suldan kenadiid

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 Рік тому

      Muse Boqor wuu jirey

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab 7 років тому +2

    weriyahan xagee laga keenay

  • @ahmedibrahimhassanhajiali
    @ahmedibrahimhassanhajiali 6 років тому +24

    Ambassador Abdallah Adam was the man who recommended me to enroll at American University in Cairo. Although my father was paying my tuition fees yet Mr. Abdallah helped in the process of remitting the money from Somali currency to American Dollars.

  • @cheyyene
    @cheyyene Рік тому

    Calanka makruu saarayey wey muuqadaa inaan saraakiil kale aysan ingiriisku u tababarin waqooyiga halka koonfurtuna ilaa 10-15 sano la dhisayey ciidamooda iyo dowladaba, waa hadalkii odeyaashu dhaheyn koonfurta aad ayey uga hormarsaneyd waqooyiga.

  • @nintegayootalaabsaday4589
    @nintegayootalaabsaday4589 4 роки тому +2

    War ninkan buugaag ha laga qoro taariikh badan buu ogyahaye

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 7 років тому +4

    09:48 waxa uu ka hadlayaa waa tiriig.

  • @abdicisman1232
    @abdicisman1232 5 років тому

    Wariyahu ma tababarna

  • @abdigabare1856
    @abdigabare1856 8 років тому +4

    odayga taarikh dahaba ayuu leeyahay runti waa in la xafido

  • @siciidxasan2304
    @siciidxasan2304 4 роки тому +1

    Asc wariye xuquuq saxafada ilaali

  • @faysalismail5901
    @faysalismail5901 4 роки тому +1

    ninweyni ben ma sheego taariikh wuxu ogaa wuu kawaramay dad konfur ooli8ta ayaanu 7s nidhi lamidooba low calass

  • @jamamohamed9014
    @jamamohamed9014 7 років тому +3

    wariya qabiir ma aha wareesikiiisa somaali waakii hore ayee aheed dad ra'yi bes ka dhexeeyo ayeee isku raaci jireen

  • @abdiazizogahayr6251
    @abdiazizogahayr6251 5 років тому +1

    There are acoustic

  • @ahmed12ismacil56
    @ahmed12ismacil56 7 років тому +1

    halkaa waxa slland dhigey siyaasiin aan fiiro dhayreer

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 6 років тому

      wllhy waan ka oynayaa halkey ina dhigeen

  • @ilbaxnimadasomalida6015
    @ilbaxnimadasomalida6015 2 роки тому

    wariyuhu dadka makala yaqaan yasiin nuur bide u sax odeyga

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 років тому +2

    Niyow aniga aragtidayda waxaad moodaa in wariyuhu ay tahy Mark ii ugu horaysay ee uu taarikhdan maqlo sidaa maqlaynawariyaha waxaa laygu yidhi waa master degree kolkaa ma fahmi karo there Is something wrong

  • @faysalhahmed2095
    @faysalhahmed2095 8 років тому +3

    waxaa halkaa kamuuqata in dadaku qalobigoodu nadiif ahaa dadak ree Somaliland waxay aad udananayeen wad jirka somalida lkn way ku khasareen runtii
    ree koonfur wax fiican in aya kagarabna siday wanga oolaraby iyo dhibaatay ay gadhsiinayaa dadak Somaliland

  • @MohamedAhmed-yg5cj
    @MohamedAhmed-yg5cj 3 роки тому

    Ugu horeeyn aad iyo aad bad ugu mahadsantihiin bahda Horn cable TV barnaamijka qimaha badan le ee aad noso dubteyn inta kadib Siyaasi maxamed xaaji ibraahim cigaal oo ahaa gudoomiyihii barlamankii ugu horeeyey Somaliland in u sibilaa shuruud ah u warejiyo gobanimadii dalka Somaliland iyado dadkii aqoonyahanka ahaa gar ahaan gudoomiyihii barlamaanka Somaliland Aden cabdulle yusuf uu inta so jeyr lahadley oo uu ushegey shuruud soqoro, laba qawani isma qadi karto raysal waraare cabdilahi aw ciise na lahadley oo u shegey wasiirka ariimaha gudaaha ee lacasileyna u yidhi ha imanina meeshan cabdilahi jamac Maxamuud oo yidhi si joog oo ilasosocodsii xalada meesha dadku waxey doonayan marku yimid u yidhi mawaansana in an ku biirno somalia
    Waxey ahey in u hadalka fahmo oo uu ka joogo somalia oo uu ka fikiro mustaqbalka dalka iyo dadka Somaliland kamu fikirin u mana qalmin jagada gudoomiyaha barlamanka waa Siyaasi dalkii iyo dadkiisii xumeyey oo u horseedey dhibato badan oo ku dhacdeyn dalkii iyo dadkii Somaliland ilahbana ka jari Dhibatada u geystey markii layidhi Aden cabdulle yusuf uu noqdey madaxweyne ee isna layidhi noqo reysal wasaare ee uu didey in noqdo ee u cabdilahi ciise ku yidhi noqo adigu ee lagu yidhi labanin oo hawiye ma wada noqdan madaxweyne iyo reysal wasaare ee markii danbe la doortey cabdirashiid cali sharmaake nin an u qalmin ayaa hogaamiyey Somaliland xumeyey dhibna u geystey Allah Cadabta Saqara hakufogeeyo Daalin Maxamed Xaaji ibraahim cigaal Amiin

  • @mahadiye
    @mahadiye 8 років тому +9

    USP Waxa hogaaminayey Cali Garaad, SNL Ina Cigaal, NUF Mikel mariamo

    • @axmedgureytv3377
      @axmedgureytv3377 3 роки тому +1

      USP waxa hogaaminayey sida uu sheegay Cabdilahi Congo Xaaji Ibrahun Nuur.

  • @hhhkkkylz9349
    @hhhkkkylz9349 8 років тому +13

    bal ka warama raggii haldoorka u Ahaaa. ummadan reer Somaliland siday uga oomanaayeen garashada.
    ummad dhan ayey ku ciyaareen.
    70,000 kii kun ee qof ee siyaad Barre inaga dilay waxan odhan karaa Sababta badhkooda ayey lahaayeen.
    Michel Mariana wuxu Ahaaa gaal lakin garashadu isagay ku jirtay ayaantaas.

    • @abdiaziz.2326
      @abdiaziz.2326 7 років тому +1

      Nasser Issa Somaliland republic 70.000 kun kkkkkkkkkk astaqfuralaa alla been waynaa ma45kii qofba noqoday intaaa been sheeg lkn waxa u eeg sheeg

    • @Suusuumo
      @Suusuumo 7 років тому

      FUCK U

    • @mhajiahmed
      @mhajiahmed 6 років тому

      War maxaa been la istaraarsiinayaa, war miyaan ILLAAH laga baqeyn, oo aakhro iyo god madow idin ka dambeyn. War MA qolo, been iyo munaafaqad ayaa hadhow idin badbaadineysa.

    • @abdisalamrageh6665
      @abdisalamrageh6665 5 років тому

      Adeer Hargeisa markii la duqaynayey ee dambaska laga dhigayey ma bisadaa ku noolaa manay dad joogin iska aamusa adeer hooyadiin baa la wasaaye wlhi wax la shiido ayad istahishane ilahay manu ku arkayn markad dhiigyacab difaacaysaan

    • @subeercalanle9074
      @subeercalanle9074 5 років тому

      70,000 GOORMA AYUU DILAY ADEER

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому

    Laba qaawani isma qaado wax u dhigma ayuu yidhi ee mahmahda nin garanaya muu ahayn waqo laba qaawani isma qado wa mahmah waqooyi ee wax u eeg bu yidhi

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 роки тому

      Maahmaahda dusha saaro!

  • @somalinetflix3533
    @somalinetflix3533 5 місяців тому

    Ilig dalkan waxa uu gashaday Hanti iyo waqti ka badan 10 jibaar siyaasiyiin isku sheega dalkan Manta Jooga
    Abdilaahi Koongo Alle cimriga haw dheereeyo Haduun dhintayna ha u Naxariisto waa halyay ku suntan Baalasha dahabka ah Ee Geeska Afrika

  • @salehalimohamed2672
    @salehalimohamed2672 2 роки тому

    waa nacas habaar-qaba oo naanaab ah.