Istanbul : Meherkii Badda ee Yuusuf Iyo Ruweyda / Sh Umal , Sh Abdirashiid Suufi oo ka Qayb galay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 жов 2020
  • Kalshaale Channel
    Xafladii Meherka Mudane Yuusuf Maxamed Mawmowle iyo Ruwayda Geenyo Jaamac Aadan oo ka Qabsoontay Badda magaalada Istanbul ee dalka Turkiga , Waxaa ka Qayb galay Culimo ay kamid yihiin Sheikh Maxamed Cabdi Umal , Sheikh Abdirashiid Sheikh Cali Suufi , Sh Xasan Waajidi , Culimo iyo Waxgarad kale .

КОМЕНТАРІ • 424

  • @hooyoqaalibaatahay9598
    @hooyoqaalibaatahay9598 3 роки тому +14

    maashaa allaah fanaan laguma casuumin guurkaan ee allaha barakeeyo

  • @umu.1234
    @umu.1234 3 роки тому +18

    ما شاء الله تبارك الله
    بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير 💞💞💞💞

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 3 роки тому +11

    Maashaa ALLAAH
    Ruuweyda iyo seygeeda wey nasiib wacan yihiin.
    Mar hadii Sheikh Umal iyo Sheikh Abdirashiid ka soo qeyb galaan.

    • @maryammoh1450
      @maryammoh1450 3 роки тому

      Masha allaah yumkin qos culumo ah ayaa isguursaday illaahow isu barakee

  • @aminaissa827
    @aminaissa827 3 роки тому +9

    Maasha Allah Tabaaraka Allah,Allah SWT guurkii isku raago Ubad Khayr qaba kala heli Ameen Yaa Rabb ha ka dhigo.

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 3 роки тому +11

    Jecliyaaa sheikh cabdirashiiiid wajigiiiso idil nuuurkii quranka u xambaarsaday aya kamuqqda iyo farxad gooni ah nolol qofkii rahoow quranka la saxiiiib wad guleysan waaa laguuuu hubaaa taaas

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 роки тому +26

    Doonidi nolosha ayey raceen ha ilashadaan insha allaah wax dhiba majiran waan u hambalyeynaya qoyska cusub

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 роки тому +2

      Subscribe igu caawi walal

    • @xafsoshiiq7278
      @xafsoshiiq7278 3 роки тому

      Mnsha allah ilahy hani bara keyo nasib baledi hin culimadi qaliga ni timid

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 3 роки тому +13

    Masha alah alaha xafido famillka sida quruxda badan oo dinta ilahey ku saleysan makruub culumadena alaha noo xafido kuligod inta jogto iyo inta maqan

  • @axlaamxasan1446
    @axlaamxasan1446 3 роки тому +11

    mashalah culumadena qurux goni ailaahey siyay wailahey dintisay ifiyen ilaahey nurkoda hanaga qadin

  • @naimaegeh7288
    @naimaegeh7288 3 роки тому +13

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 роки тому +1

      Subscribe igu caawi walal adoo raali ah mahadsanid

  • @sawdagaraad1462
    @sawdagaraad1462 3 роки тому +11

    Msha allah Tabaarakallaah. Allaaha Barakeeyo Reerkas Waa hab Aan horey Looga arag. 👏👏ilhow Sh Umal Imaheriyaa😅

  • @laylamohamed8303
    @laylamohamed8303 3 роки тому +16

    Mansha allaah allif mabrook reerka cusub alle haa barakeeyo reerka cusub 🥰🥰💑💞💯🤲🙏 sln sare indro Ahmed Darwiish guul

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 3 роки тому +10

    Ilaahay haynoo barakeeyo Culimadeena
    waa dad qiimo badan runtii.❤🙏❤

  • @nimcofaaraxyuusuf1496
    @nimcofaaraxyuusuf1496 3 роки тому +7

    ماشاء الله تبارك الله اللهم بارك
    بارك لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

    • @umumaxamad8725
      @umumaxamad8725 3 роки тому

      بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير .
      ألف ألف ألف مبروووووووك Allaha kala seyo owlaad bariyala uu anfaca umada muslimaka waa lubahan yahay in culimada lagu casuumo arosyada her saraa fekirka mesha lagu dhegay iyo casumada waxaa kinay qof caqli salima leh waa ihel fican masha allaah

  • @Ahlaamchanel
    @Ahlaamchanel 3 роки тому +20

    Mansha Allah tabaraka' Allah qoyska cusub ee Islam ka kusoobiiry

  • @farduuzadem7632
    @farduuzadem7632 3 роки тому +7

    ماشاء تبارك الرحمن بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير❤❤🎈🎈

  • @suleymanahmed2920
    @suleymanahmed2920 3 роки тому +1

    Masha Allah sheikh Abdirashid waa gabyeesaa oo yiri Allah ha xifdiyo asiga iyo sheikh Mohamed Abdi umal

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 3 роки тому +12

    Maasha allaah maasha allaah maasha allaah maasha allaah

  • @jamaalfirstaid
    @jamaalfirstaid 3 роки тому +8

    Waa kaarta cusub oo kusoo biirtay guurka
    Waxan ogahay in gabdho badan ay raga ku qasbi doonan in bada lagu mehriyo
    Iyagana sidaasi ku iskaa buloowaan

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 роки тому +14

    Manshallaah ilaahay reer khayr qaba ha dhigo

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 3 роки тому +8

    ماشاءالله
    بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما بالخير ❤️💝🎂💖

  • @farhiaabdikadir6485
    @farhiaabdikadir6485 3 роки тому +7

    Maashaallaah tabarakallaah

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 3 роки тому +2

    Waligay meher ka qurux badan ma arag Masha allah alla maxa dad badan mesha iskugu imaaday allow kher ka yeel rerkaas

  • @dhaqan25hassan83
    @dhaqan25hassan83 3 роки тому +11

    Iskaabuo irada ku ooy aa maqlijiray qoyka cusub alla barakeyo aamiin

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 роки тому +7

    Masha Allah aroos barakeysan iyo rer barakeysen barakalkah hafidhullah ❤️❤️💕🥰

  • @umushaficicabdlle5618
    @umushaficicabdlle5618 3 роки тому +8

    masha allaah reer nasiible baad tihiine allaaah haysukiin barakeeyo

  • @maryamashiikh317
    @maryamashiikh317 3 роки тому +6

    ماشاء لله تبارك الله الله يحفظكم شيوخنا

  • @yahyeazad8194
    @yahyeazad8194 3 роки тому +9

    Mansha allaah wll yusuf iyo rwaydo

  • @nastehafanah5805
    @nastehafanah5805 3 роки тому +1

    Masha alllah tabarakalllh qoys cusub misane nasiib badan in ay nasiib uhelan ahlul qeyrki allahayow qoyskiina mid qeyr qaba kayeel

  • @abdulaahiabdiessebaastow4808
    @abdulaahiabdiessebaastow4808 3 роки тому +1

    Masha allah waa qoys qurux badan allaha barakeeyo fanaan iyo mungar laguma casumin culuma lagu casuumay masha allah♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹

  • @maaankanuuur7389
    @maaankanuuur7389 3 роки тому +2

    Maasha Allah Tabaarakallah allaahuma baarik 🌷🌷❤ Guurkiina Guur Qeeyr qabo Allah idiinkaga dhigo Aamiin Yaarabiii🌹🌹👑👑❤🌷🌹🌹❤🌼🍀🍀

  • @muktraali4601
    @muktraali4601 3 роки тому +5

    بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير يارب العالمين

  • @user-bm5zf7bf3u
    @user-bm5zf7bf3u 3 роки тому +4

    ماشاء الله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمعا بينكما في خير

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 3 роки тому +4

    Maasha allah

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 3 роки тому +1

    Intii gabar ah ama wil ah o guur doon ah Allaha ufududeyo guur wanagsan o barakeysan o xalal ah o Allah raali kayeh Allaha nagu irzaaqo damanteen intiigurdoon ah mid aan xumaan iyo fisqi aan lahyn Allaha nogayeelo damaanten Ameeeeeen Ya Rabi.....walashen io walalken Allaha iskubarakeyo uwadh barri ah Allaha siiyo

  • @MohamedIbrahim-wq8iv
    @MohamedIbrahim-wq8iv 3 роки тому +2

    masha allah, wallahi waa xaflad runtii dareen gaar ah leh
    markab korkiis ayaa lugu dhigayaa xaflada, Allaha barakeeyo insha allah

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 3 роки тому +11

    Mashallah

  • @mohamedhussein2665
    @mohamedhussein2665 3 роки тому +1

    Masha Allah waa meher meel jawi ficn ku qabsomy oo ay culimo khyr badana ay joogan Barakalaahu lakum

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 3 роки тому +3

    ماشاء ألله تبارك الله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير مبرووووك ألف مبروك

  • @daganlovehoyofatima1203
    @daganlovehoyofatima1203 3 роки тому +2

    Masha Allah beautiful wedding ceremony ever 🙏🏼❤️❤️❤️ May allah bless them their marriage yaa allah Ameen They’re lucky 🍀 because sheikh Mohamed Abdi umul iyo sheikh Abdirashiid aya mahariyey😘❤️❤️🙏🏼🙏🏼💯

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 3 роки тому +5

    بارك الله فيك وبارك عليك وجمع بينكما فى خير

  • @abdinoorninweyn2076
    @abdinoorninweyn2076 3 роки тому +10

    Mansha alh

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 3 роки тому +8

    Masha Allah Allahuma baarik reerka

  • @drsasmahajjy1496
    @drsasmahajjy1496 3 роки тому +3

    🥰🥰🥰ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 💗💗💗

    • @halimaqarash8033
      @halimaqarash8033 3 роки тому +1

      ما شا الله بارك الله لكما وبا رك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 3 роки тому +6

    MashaAllah ♥️

  • @khadijajibriil8399
    @khadijajibriil8399 3 роки тому +4

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @cabdixakiin1765
    @cabdixakiin1765 3 роки тому +2

    Alle Ha Isku Barakeeyo
    Yuusuf&ruwayda
    Aamiin Aamiin

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 3 роки тому +6

    Maasha Allah allahuma barik

  • @dekiyahismail3532
    @dekiyahismail3532 3 роки тому +3

    Maaashaaa Allh baarakalaahu lakumaa

  • @AhmedIbrahim-mt8tu
    @AhmedIbrahim-mt8tu 3 роки тому +1

    Masha'Allah walaalkay Yusuf ilaahay adiga iyo marwada ha idin barakeeyo بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @mohamedmahamud5371
    @mohamedmahamud5371 3 роки тому +4

    ماشاء الله تبارك الله

  • @yoonissuberchannel8190
    @yoonissuberchannel8190 3 роки тому +6

    masha allaah illaah habarakeyo

  • @bile6736
    @bile6736 3 роки тому +1

    Msh allah guri kheer leh iyo owlaad baari ah idinka baryaaaa alle💖🙏

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 3 роки тому +1

    Maasha Allah tabaarakallah hambalyo بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @fartunfaatush1446
    @fartunfaatush1446 3 роки тому +41

    Reer Turkey time haysataan ka fa’deeysta wadaadada.

  • @sumayaali2417
    @sumayaali2417 3 роки тому +2

    Allah mashallah tabaraka allah ❤️macalinkaygi yusuf allahay guur kheyr leh kaa dhigo ❤️hormar ayan kugu rajeeyay insh

  • @umokhalifa2282
    @umokhalifa2282 3 роки тому

    Maasha Allaah wa mabruuk khayr badan oo barakeysan Ilaahay SWT dhedooda ha dhigo . MABRUUK MABRUUK .

  • @farahaliwabar3971
    @farahaliwabar3971 3 роки тому +4

    Masha Allah alf mabruk

  • @yusufhussein4610
    @yusufhussein4610 3 роки тому +8

    ماشاء الله

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 роки тому

      Subscribe igu caawi walal

    • @umokhalifa2282
      @umokhalifa2282 3 роки тому

      @@iqraacooking6079
      Wll adigu subscrib mooye ra'yigaaga ma soo kordho miyaa .
      Calal aqal meherkaa MABRUUK dheh .

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 3 роки тому +6

    Maansha Allah

  • @sacidfaruuq9922
    @sacidfaruuq9922 3 роки тому +9

    m.shaalah

  • @fatumoabdi8145
    @fatumoabdi8145 3 роки тому +9

    Masha allah

  • @yasminyusuf1702
    @yasminyusuf1702 3 роки тому +6

    MashaAllah tabarkallha

  • @nimcomohamed8510
    @nimcomohamed8510 3 роки тому +1

    Masha Allah Tabaraka Allah
    Barakooba oo Badhaadha🙏🙏🙏

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 2 роки тому +1

    بارك الله لكما عليكما وجمع بينكما فى خير 💞💞🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷 👏👏👏👏💑💑👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦

  • @maryamosahid6051
    @maryamosahid6051 3 роки тому +2

    بارك الله فيكم

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 3 роки тому

    Maashaa alaah بارك الله لكما وبارك عليكماوجمع بينكما في خير

  • @ikraanmoha1860
    @ikraanmoha1860 3 роки тому +7

    مانشالله

  • @wayahacusub3420
    @wayahacusub3420 3 роки тому +3

    Masha Allh

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon 3 роки тому +2

    mashaa allah tabaraka allah اللهم باااااااارك😍😍❤❤❤❤

  • @sucdimaxamed8435
    @sucdimaxamed8435 3 роки тому +3

    Hambalyo eedo mcn ilahay ducada sheikh idhin aqbalo inshallah🥰

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 3 роки тому +1

    Maasha allah mabruuk alfa mabruuk waxaad hesheen guur quruxbadan mar hadii culimadii ciziga iyo sharaf badneyd kasoo qayb galeen

  • @haniabdirashid706
    @haniabdirashid706 3 роки тому +3

    Mashallh mashallh llh hakayeelo kuwo qair kuwaaro

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 3 роки тому +3

    MashaAllah MashaAllahhhh

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому +1

    Mashaa Allah
    Ilaahay ha isu barakeeyo Yussuf
    Iyo marwadiisa Ruweyda, Aamiin Aamiin yaa Rabb

  • @rahmaabokor2045
    @rahmaabokor2045 3 роки тому +6

    Shiikh abdirashiid Ali Sufi is funny Masha Allah ❤️

  • @naimahasan5177
    @naimahasan5177 3 роки тому +1

    Masha Allh Tabarakalaah

  • @yaskacade4004
    @yaskacade4004 3 роки тому +2

    Masha Allah amin ya Allah

  • @yoonismowmowle171
    @yoonismowmowle171 3 роки тому +2

    Mansha allah wllkey alle haku barakeeyo

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 2 роки тому +1

    Salalahu calehi wasalam

  • @Iftiin501
    @Iftiin501 3 роки тому

    Masha Allah Alhamdullilaah allah ha din barakeeyo ducada shiikhyada allah ha idiin aqbalo🌹🌹

  • @deeqo.xasan.muxamedhasssan1854
    @deeqo.xasan.muxamedhasssan1854 3 роки тому +4

    Maashaa.allaah.habbalyo.habbalyo.walaalahaay.dhammantiin

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 роки тому +8

    Mashaallah hanbalyo leyhy rerka cusub

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 роки тому +1

      Subscribe igu caawi walal adoo raali ah mahadsanid

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 3 роки тому

    Maasha Allah, Allah haysu Barakayo

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon 3 роки тому +18

    gabadhii qiima isku yeeshaa waa la qiimeeyaaa

    • @abduljabar396
      @abduljabar396 3 роки тому

      Qiimaha waa qiimah uu ilaahey raali kayahay. Tii maherkeeda kadhigtay$ 7000, waxaa ka qiima baden tii $0.00 kadhigtay meherkeeda ilaahna raali kayahay.

    • @janjano6576
      @janjano6576 3 роки тому +1

      @@abduljabar396 meher 0.00 majiro walal meher waa xaqa gabadha uu Ilahay SWT uu siyeye marka waa wajib gabadha ina meher lasiyo waxey donto aaa ahato shardi ma.ahan iney 7000 kun aa hato wax kayar iyo kabadan wey aa hankata inkasto meherka fudud eey barakada ku jirto

  • @amalinaboss6046
    @amalinaboss6046 3 роки тому +1

    Ma Shaa Allah TabarakaAllah Hamblayo My Brother Yusuf Mohamed Mow Mowle iyo Dumashi Ruwayda Genyo Baraka Allah Guurkina guur kheeyr ❤🥀❣ Am proud of you Bro Yusuf Hanad ❤🥰💋

    • @mrs.areejabdala2748
      @mrs.areejabdala2748 3 роки тому

      So u know them masha Allah do u live in Turkey ? If u do tell us what is the best cities for families and where to fine quran center

  • @sofiayusuf7072
    @sofiayusuf7072 3 роки тому

    ماشاء الله تبارك الله اللهم بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @samiaahmed7841
    @samiaahmed7841 3 роки тому

    بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكم بالخير

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji7104 3 роки тому +1

    Mashalah ilahey ha isku barakeeyo isku waara ubad baari ahne ilahey ha idinku irsaaqo aaamiiin

  • @muuminasheikh3491
    @muuminasheikh3491 3 роки тому

    Mash Allah mash Allah illohow xafiid

  • @user-qg9ie4ot3z
    @user-qg9ie4ot3z 3 роки тому +3

    ما شاء الله الله يجمع بينهم موده ورحمه يا رب نحن كمان زوجنا كل المسلمين بنات

  • @naimam1772
    @naimam1772 3 роки тому +2

    Bismillaah Masha,Allaah

  • @hanimohamet711
    @hanimohamet711 3 роки тому +1

    masha allah hambalyo walaliyal allah ha idin barakeyo rer kiina cusub ❤️❤️❤️

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 3 роки тому +1

    Masha allah❤

  • @ahmedsidoyusuf2845
    @ahmedsidoyusuf2845 3 роки тому

    Maasha'Allaah Allaahuma Baarik bilkheyr iyo barakaat.

  • @ifrahhassan417
    @ifrahhassan417 3 роки тому +3

    Mnsh Allah

  • @jamalabdulahi5102
    @jamalabdulahi5102 3 роки тому

    ما شاء الله ! بارك. الله لك وجمع بينكما في خير

  • @nasteyxoxazanolal7385
    @nasteyxoxazanolal7385 3 роки тому +5

    ♥️♥️♥️

  • @sagalhasan1073
    @sagalhasan1073 3 роки тому +2

    Maanshaa allh tabarakallah alle haisku barakeyo rerka cusub

  • @kawsarsuleiman6169
    @kawsarsuleiman6169 2 роки тому

    Mnsha Allah

  • @salmahasan6452
    @salmahasan6452 3 роки тому

    Mansha allah tabaarakallah allah haysu barakeeyo heerka cusub