Halkani waa halkee? Anu markaan yaraa, 30 sano kahor, garoonkii iskuulkii hore ee magaalada ayaa lagu tukan jiray, Halkani ma halkii baa mise waa halkii kaamamka dhexdooda kutaalay ee koobaad baa?
@@daarutafsiir6125 masaajidkii ku agyaalay iskuulkii hore magacii? Mida kale masaajidka Tawxiid loogu magac daray xaguu ku yaalaa? Anu Jaamicii iyo kan Suuqa afkiisa kuyaalaay unbaa ogaa. Imisa masaajid baase hada ka dhisan Wardheer?
تقبل الله مناومنكم صالح الاعمال يااخواني
ءامين يا اخي
Ilahay barkayo Muslim o Somali qabil ka sar
ماشاء الله شيخ محمد عبد ءمل حفظ الله
Maansha allaah ❤ wardheer hadaad soo gaadhey laascaanood iyo buuhoodle fadlan
Masha alaah ❤
Nabad baa naas la nuugo leh Nabada ilaaliya walalayaaal ❤ sidaan hadaf keena u gaadhno❓❤️ inshallahu Allaahu Akbar allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭 Aamiin 🤲🤲🤲🤲💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🕋❤🕋💙🌺💐🙏
allaha kubarakeyo sheekhuna wa waxlagufarxo hadad dhukena kusociiday allaha kuxiftiyo kudhowro❤❤❤❤❤
Amiin
Scw
Ciid Mubarak
Sidoo kale ciid mubarak
❤❤❤❤❤❤❤mashallah allow ku xafid shekh umal
Masha Allah
Scw ❤️❤️❤️ Scw ❤️❤️ Scw ❤️❤️❤️ scw 🕋❤️🕋❤️ Scw ❤️❤️❤️ Scw ❤️❤️❤️ Scw ❤️❤️❤️ Scw ❤️❤️❤️ Scw ❤️ Scw ❤️❤️❤️ scw 🕋❤️🕋❤️🕋 Scw ❤️❤️ swc 🕋❤️💎❤💞💯🕋❤️💎🌺💐💎❤💞❤️❣️🕋💗🌺💐💎❤💞💯❣️❤️🕋❤️🕋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Magaladaydii wardher ayuu joga shekh umal
suufiyada waa loodaatay mar hadii sheekh umal war dheer kakhud baynayo
Wardheer magaalo mareexaan bay aheyd laakiin cagadheerta baa majeerteen garab ku siiisayay inay qaadato necyb ay u qabaan beesha sade
Bismillah mareexam iyo ogedan majeerteen wa dad walalao ah ee cadi iska dhiga qabil waxa ma tarya dad cibado isku yamid qabil ha O la Iman
Halkani waa halkee? Anu markaan yaraa, 30 sano kahor, garoonkii iskuulkii hore ee magaalada ayaa lagu tukan jiray, Halkani ma halkii baa mise waa halkii kaamamka dhexdooda kutaalay ee koobaad baa?
Waa garoonka iskuulka
@@daarutafsiir6125 masaajidkii ku agyaalay iskuulkii hore magacii? Mida kale masaajidka Tawxiid loogu magac daray xaguu ku yaalaa? Anu Jaamicii iyo kan Suuqa afkiisa kuyaalaay unbaa ogaa. Imisa masaajid baase hada ka dhisan Wardheer?
Haa
Wll masjid cusub Baa la dhisy
Waliba sh umal baa dhisy waxaa la dhaahaa tawxid
Wuxu ku yala xaga ceelasha
@@daarutafsiir6125 masha Allah. Ilaahay Sheekha ha barakeeyo. Nimankii qaadiriyada markan si fiican baynu u figeynay soo maahan?
Wardher waa gobolke
Waaa gobalka soonalia usooxiga