Meherkii Khaalid Sheikh Cali Suufi & Muna Iyo Sh Abdirashiid oo ka hadlay Qiimaha Guurka
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- Kalshaale Channel
Turkiga Meherkii Khaalid Sheikh Cali Suufi iyo Muna Maxamed Amiin, Waxaana ka hadlay oo Khudbad Qiimo leh ka jeediyey Sh. Abdirashiid Sheikh Ali Sufi .
Maashaa'alaah ilaahaay ha barakeeyo guurkiina owlaad saalix ah alaha idinku irsaaqo baarakalaahu guurkiina sh Abdirashiidna alana cimrigiisa ha dheereeyo towxiidkana alaha kugu dilo.
Mansh allah daaainow barakey rerkaas Nasiib bdna gabdhaas Allow iga yeel Anah rer culumu dhaxlo😘
Anaa culuma ila soo xidhiidh
masha Allah Allaha barakeeyo❤️
maahmaahda u horeeso qofkey ku
cusubtahay oo wali ku qoslay ani cml farta taag😂
ninkii qof nool soo doontay damac badanaa ninkii bixiyana deeqsisanaa😂😂😂😂
Wallahi waan ku qoslay byo
Lll
@@pp-go6gp
.
Wallaahi waasax qosol maahin laakiin waa wax jiro
Masha Alaah nasib badana gabadha rerka u gashay
Haa walhi ilhaaay haa ubarkeyo ninkeda iyo qoyskeda wangasanbaa
Mashallah tabarakallah
Maansha Allah, Sh C.rashid ayaan ka baadhey Utube-ka, waxa ii soo baxdey xafladan quruxda badan.
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu raje
Masha Allah waxa ka heley sida fiican oo aad ukarisey cuntada macan wane ku sarey lek
Wankuu saaray habo💋
Mashaaaallh abayo wan ku saray isar adna walalo
Mansha allah cunto qurux badan bay karisaa gabadhan halaga faiidayso anigunasidaan ubartay weeye wanlasocondina insha allah
Wn kusaray hooyo
Mansha allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
mashaAllah, Allaha barakeeyo reerkaas dhismay ,Habalyo Khalid A/Qadir Sh.Ali Sufi,waxaa farxad kuu ah inuu adeerkaada daacigaa Sh.A/Rashid Sh.Ali Sufi uu kugu mehriyay qoftaa dumar oo dhan ka dooratay,
بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في خير
Filly sh abdirashiiid ina aderkiiis mahane adeer ayu u yahaay abdiqadiiir sh Ali Sufi badhalay Khaliid
Waxaad ii sheegtay inanka ma cabdi rashiid ayaa dhalay ii sheeg
MashaAllah
MashaAllaah mabrouk walaalahey. Rabi SWT guurkiina ha barajeeyo, Kuwi isu sabranna Allaaha idinka dhigo.
Allaha guur Xalaala ii fududeeyo anigana , iyagana Allaha isku barakeeyo
Masha,allah guurkiina guurkheir gurigiina gurinagi
Hamblyo hamblyo hamblyo mabruuuk mabruuuk alf alf mabruuuk mash allaah waa family aad aad u wangsan aan aad aad u jeclhy ahlu quraan waa culumo waye allow i kas family in ku bero allow manta waa jimco
Manhsa Allah barakallaahu lakuma wabaraka caleykuma wajamaca beynakuma bilkheyr
masha alah alaha habarakeeyo reerka😢😢😢😢😢
Masha Allah hambalyo guur lagu nasto ale ha idinka dhigo walal wiilka magaciisa Sax waayo sheikha wuxu dhhy khaalid abdiqadir sheikh cali suufi adna wiilka iyo sheikha iwxaa kdhigtay in walalo yhn cml shukrn walal
Maasha Allah. Allahayow reer cali suufi Nala xididsii siiba sheikh abdirishiid Ali suufi
Kkk Aamiin yarabbi ama iyagokale
Illahy waxbarakeysan hakugaliyo, wafowqa kuli diicilmin cadiim
Masha Allah tabaraka Allah illhay ha is ku barakeeyo masha Allah illhay ha xifadiyo sheeqena
MashAllah ilahey ha isku barakeeyo
Mansha allah barakalahu lakuma baraka calayika wajamaca bainaka bilkhayir o fi khayi
Masha allah alle haisku barakeeyo walaalayaal anigana iiku soo duceeya inuu alle isiiyo laba wiil oo mataano ah oo caafimad qaba
Ilhy waxad jeceshahay ha ku siiyo o khyr ku ah
@@nasrehofarah5215 shukran uqti
Abaayo Alle hakusiiyo laba wil oo mataqno ah oo saalixiin ah
Masha Allah hambalyo qoska cusub isku waara
My fav sheikh Abdirashiid Ali suufi Alle haku xafidoh
Masha Allah. Allah ha idiin. Barakeeyo guurkiina ubad kheyr qabana kala siiyo. Aamiin.
Scw Scw Scw
Scw Scw Scw
Scw Scw Scw❣️❣️❣️❣️
Scw scw scw ❤️
Masha Allaah nasiibadana naagta sheekhan duriyadiisa guursatay Allaah haysubarakeyo
M.a ii dheh walashey
Manshaa Allh barkalah wabarka caleykumaa wajamaca beynanaa filqeyr xafidulaaah Aduun iyo aqiro
Hambalyo gabadho walaashay qaalida ah Muna, guur kheyr. Gabar iyo caano, wiil iyo caano gurigeen guri dhisan ilaayhay ha ka dhigo
Mashallah Allah Allah barakeyo❤mahmahda u horeso qofkey ani cml farta taag 😂ninki 1of nool son doontay damac badanaa
Barakalaahu
Lakum
Alle ha isku Kiin Asturo
Aduun Iyo Aakhiro
Dhmmntnb Aaameeen Yaaarab 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️ ❤️❤️❤️❤️❤️
alla guurkan quruxbadanaa
sh cabdi rashiir sh cali suufi
M.a allaha isu barakeyo muna and kalid plz sheikh anigana iiso ducee guurku wa galad allah xagiisa ahaadaye inuu alle isiiyo qofan jeclahay guurna ku heshiinay haduu calaf io qayr ii yahay haduusa qayr io calafna ii ahayn in alle qalbigayga iiga madobeyo badiil qayr qabana ii galiyo wayo qofka inuu xumaan ka dhowrsado hooyna ku manayato leyahay oo magac leh wa quruxda dunidee allaha isiiyo ii duceya wll yaal
Inaad 100Kun gaarsiisaan waa rajeyneynaa insha allaah
Maasha Allah baraka llaahu guurkiina
Ayadoo ummad badan baaha iyo dhibaato haaysato ayaa culumadayni saan u dhaqmayaan waa arin yaab leh dambigiina ALLAHA HA DHAAFO SAAN INAAD ISKA DHAAFTAAN AYAAN IDINKULA TALAYAYAA
Wax israafa maysan sameyn midakale cullimada waa la casuumey uun walal wax shaqa iney kulaheyn baalagayaabaa hotel ka kiradiisa dadka is aroosayaa doorta goobta
Barakallahu lakuma wabaraka caleykuma wajamaca beynakuma bikheyr,,,,
صلى اللّه عليه وسلم صلى اللّه عليه وسلم صلى اللًه عليه وسلم صلى اللّه عليه وسلم صلى اللًه عليه وسلم صلى اللّه عليه وسلم صلى اللًه عليه وسلم صلى اللّه عليه وسلم
بارك اللّه لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير
Mashalah Mashalah this makes me cry
Ma sha Allah mabruug guur kiina guur khayr
ALLOW nagaadhsi maalinkaaso kaleh aaaminta igu deeqa wlalo🤝🙏
Masha allh habalyo habalyo habalyo habalyo ale ha isku Kiin dayo caruur khyr qabta Kala hela
Maasaa
ALLAAH WAXAAN KADAAWADAY USA
KHAYR INSHAA
ALLAAH
wllshey mcn my duma illah ha idun baragey
Maasha Allah. Ilaaheey habarakeeyo
Masha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎈🎈🎈🎈🎈🎈🤲
Mashalah tabarakalah hampalyo reerka Allaha isu barakeeyo
Masha’Allah illahay ha isku barakeeyo Amiin
بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكمافى خير .
ALLAHU Akbar SOUHANALLAH illahow isku barakeey Ada xakim ahay
Masha Allah tabarakallah illahay ha barakeeyo allahumaa Aamiin yaa rabi
Maasha allaha allaha barakedyo guurkooda
Reer kaasa balbalaare inder guur khayr qaba allaha kaga dhigo iyadaba nasiib leh oo sheekh cabdirashiid cali suufi sodog u noqday markii uu khadar jogay baan mar qof ay is yaqaanan iigu dhiibay oon la hadlay inkasto family gayga uu yaqanay baaraka laah
Masha allah hambalyo allah barakeeyo.
Masha allh ilhy isku barakeyo
Mash Allah mash Allah illohow barakey
Mnshalh tabarakalh alha is barakeeyo lamnaha hblyo hamblyo
Masha alaah hambalyo guurkii lagu nasto lagu nagado
adban u ku faraxsan hay wallshey meherkeda inanta abtigey mcn muna maxamad aamin farax ❤️❤️❤️❤️❤️
Abaayo Ane Adeerka gbdha bixinayo waa Adeerkey lkn lis ma yaqane Allha barekeyo qoska
آمين امين آمين يارب العالمين يالله
mansha allaha ayadaba nasib badan
Maasha Allah tabaarakalah
بارك الله لك وبارك عليك و جمع بينكما في خير 🌹🌹🌹🥀🌺🌺🌺🌺🥀🥀🌹🌹🌹🌱🌷🌻🌻🌷🌷🌼🌼🌿
Masha aallah ilahow iskubarakey
Masha’llh allaha isku barakeeyo 👏🏻
ILaahayoow Barakee Qoyskaa Arooska Ah ee Hadana Ehelkeyga Ah Aamiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan
Masha allh ilaahyow baragey
Hambalyo allah isku barakeeyo🤲🤲🤲🇸🇴🇺🇬
بارك الله لكما و بارك عليكما وجمع بينكما في خير
Mansha Allah ale haisku barakeyo ❤️❤️❤️
Masha allah baynu leenhy ilhyna hano drensiyo gbdhahena in ay meherka fududeyaan
Si aynu iskaabulo nmida uga baxno
U u u
Masha Allah 😘🥰👏💯👏💯
masha Allah Allah isku baraakeyo
Maash allaha mabruub Sheeq
Masha Allah
Mansha alaah tabarakalaah alaahu ma baarig
Rabbi ha isku barakeeyo qoyska cusub
Maasha'Allaah Calaa BarakatiLaaaah
Maansha Allaah Tabaarakallaah Alloow Barakee Qoyskaas Aamiiiiin Yaa Rbi
Masha Allah baaraka Allah wiil iyo gabar nabad iyo caano Allah hasiiyo ameen
ماشالله بارك الله لكما وجمع بينكما في خير
Amiiin Amin amiiin masha Allah hambalyo hambalyo hambalyo ayankuleyaha 🥰🥰🥰💞💞💞🌹🌹💋💋💞💕💕💕💟💟💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹💍💍💍💍💍💍
Amiin
Mashallah
Amin 🤲🤲🤲🤲👌💟💓💋💍💍👑👑💍
Masha allah aamiin hanbalyo baarakallah allaha isukiiinbatakeeyo
mnsha allah tabaaraka alle haka dhigo reerkii barakooba idamkalle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🏽
Masha allah allah ha barakeeyo qoyska kuwii isku waaraa noqda insha allah owlaad saalixa alle ha idinsiiyo aamin
ماشاءالله .ألف مبرووووك . بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير
ماشاالله تبارك الله ماشاالله تبارك الله ماشاالله تبارك الله
Masha Allah
Ilahey ha barakeyo
QUR,AAN ONLINE
ku baro qur,aanka kariimka ah qaab casri ah oo online ah
*_______________________*
_(ku baro quranka adoo jooga gurigaga ama goobtada shaqo)_
*________________________*
▪︎Muddo Kooban▪︎
*qaabkee ayay casharadu u baxayaan*?
___________________________
waxay ku baxayaan hab *_maqal iyo muuqal ah_*
adigoo si toos ah ula socon Doontid macalimkaaga
*•qaabkeen uga qayb qaadan karaa?*
___________________________
_waxaad uga qayb qaadan karta moobeelkaaga
Gacanta ah iyo inaad diyar u tahay barashada quranka_kariimka ah
*•imisa sanno ayan ku dhamayn karaa quranka?*
_________________________
kolay waxay ku xeran tahay dadaalkaaga
Iyo fahamkaaga
lkn anagu ugu yaraan waxaan ugu dhamaynaa
*2 sano
*sideen ugu qayb qaadanaya imtixaanada?*
waxaad ugu qayb qadanaysaa hab *online* ah
*imisa cisho ayaan dhigan karaa?*
waxad dhigan kartaa:-
*6cisho wiigii*
*_MAHAD_SANIDIIN
Fadllan Nagala soo xidhiidh
252615150986
||| Wattsapp:iimo Telegram Viber|||
Ma sha Allah barakalllah
Masha allah hambalyo hambalyo ilahay haisu barakeyo Ubad khayr qaba rabi ha idin siiyo Alabuma ameen
maashaa allaah hambalyo hambalyo hambalyo guurkiina lagu farax insha allaah allaha isku kiin barakeeyo awlaad khayr qaybta insha allaah
Mashallah tabarakallah
Mashaa Allh
Masha allah allah isu barakeyo khalid c.qaadir ali suufi iyo muna❤😊
Mashalah wllo iisar Subscribe👍👍👍💝
Masha Allah allaha idinbarakayo
MashaAllh Allh iskubarakeya
Mash Allah tabaarakalaah ilaahay haisku barkeeyo reerka cusub hamplyo ban leeyahy
Amini yaa allah allah
Mansh Allah tabarakaalah alle haa idiin barakeeyo
Amiin ya rabi ilahay ha isku barakeeyo
mash allah
ماشاءاللہ باراك الله لـکماوبارك علیکماوجمع بینکما فی خیر
Aamiin aamiin aamiin