MD Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay MOU gii Dawadaha Somaliland Iyo Ethiopia Oo Dhawaan La Dhamystirayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • MD Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay MOU gii Dawadaha Somaliland Iyo Ethiopia Oo Dhawaan La Dhamystirayo

КОМЕНТАРІ • 55

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 3 місяці тому +10

    Bada aad ka hadlaysoo ma hooyada ayaa leh

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 3 місяці тому +1

      Riyamaalmeedka ayuu xoolahaa agfadhiya iskaga qancinaya sababtoo ah wuxuu yaqaan in xoolihiisu riyada ku soo jeedaan.

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 3 місяці тому +5

    Turkey markaad u yeedhatay yaad kala tashatay sow dantaada kamad dhax arag anagu dantayada anaga kaa naqanee ha is daalin talada aad ku taliseen ee somaliland ayaa usa la saxeextay defence ayaa dagalkii laasnod u rideen anagu dhulkayagii ayaanu joogna ilaahay nagu beeray 1889 ayaanu anago reer ah dhulkayaga heshiis kula galnay uk oo protectrate ayaad wax somalia la yidhaahdo aan is aqoon wax lugooyo ahayn iyo dulinimo kamanu faadin jamahuriyadii somaliyed waxba kamanu dheefin wixii haatan ka danbeeya waa iska riyoo maalmeed

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 3 місяці тому +6

    Hadaad aragto garguurte oo cabaadaya waxbuu ogyahay ,,, nabadeey somaliya italiyana plantationkiina iska cuna

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 місяці тому +4

    Itopiya iyo somaliland wa walaalo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliOSMAN-mx3ol
    @AliOSMAN-mx3ol 3 місяці тому +5

    Cherry picking. Countries recognize countries . Thats the privilage of every country. He seems to have forgotten that or he has no clue that countries have their own geopolitical interests.

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 3 місяці тому +4

    Xasanow markaad somaaliya gacanta kuwada soo dhigto, ee xukunkaagu gaaro ayaad somaliland ku banaantahey hadalkeeda.(xalane,lafta gareen, kismaayo, garoowe).

  • @samirr546
    @samirr546 3 місяці тому +4

    Shicibkii somaliya halkee buu jiraa
    Way isdilayaan waa laysku dirayaa
    Fiqi wuxu yidh dagaalka laascaano qayb baan ka ahayn hadana dhinaca gudabiirsi baanu kicinaynaa si ay u dagaalamaan macnahuna ma aha in bad la qaadanayo ee macnahu waa in idoorka la laayo sidii siyaad u galay!!!!

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 місяці тому +2

    XASAN DHADIG XASAN DAMEER XASAN GARGUURTE XASAN QOSLAYE XASAN DHIIQO XASAN DOOFAAR SOMALIA DHIMATEY HORUMARKEEDA KA SHEQE INA DHILO

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 місяці тому +4

    Somalia baroor diiq kama daalaan miyaa?
    Somaliland socotey ee reer Somaliyoow ka quustoow oo intiina iimaansada.

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 місяці тому +2

    Yoyada wass XASAN DHADIG XASAN DHIIQO BADA SOMALILAND GUUL MA SOMALIA DA DHIMATEY BAA LEH VIVA SOMALILAND GUUL VIVA ETHIOPIA

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 3 місяці тому +2

    Madaxweyne xasan sheekh
    Wu cadaystay colada iyo nacaybka
    U u qabo somaliland
    Wuxuuna yidhi Ethiopia wax kasta wan u ogolahay ee waxan ad iyo ad u necebahay somaliland dadka ku nool waa cadawadi ugu xumayd ee
    Masuul somali ahi u yidhi waxan ugu necebahay somaliland oo ah
    Umad somaliyed waa cajayib

  • @Myway3801
    @Myway3801 3 місяці тому +1

    Wuxu ka hadlayo maba fahmin gurguurte

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 місяці тому +1

    Muusaaa walaeee Wuu Qaawiyey! This guy is dreaming! Hoyadaa iyo Somali ba was !

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 3 місяці тому +1

    Miskiin Xasanow intee ka talisaa your are failure estate, xishood oo dadka ka dhuumo, Ilaahay na ka Cabso

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 3 місяці тому +1

    Mrs ptesifent if you can prove that somsliland was a somali italiano at icc internationaly everything will be yours but if you cant .

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 місяці тому +1

    This guy is very confused to an extent that he seems to forget what he said one day ago. He is a hippocrite of the highest order who is trying to force a river to flow upstream. Sooner than later he will face the reality of things. In Sha Allah!!!

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 місяці тому

    Goorma somaliya bad yakuwaidiistay somaliland aya waidisatay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismailnoor6729
    @ismailnoor6729 3 місяці тому

    Waaarkaa Warmaaaxe. Somaliland wa English chanel not Italian chanel

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 3 місяці тому

    Wax anadlahayn hawbaroran dadkilahaba bixiyay hiimale xaasid

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 3 місяці тому

    Subhanaallah, everyday you are becoming more munafiqi because you are keep changing your mind. Ethiopia is inside you home 🏡 so it doesn’t make any sense what you are saying.😢😢😢😢😢

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 3 місяці тому

    Subhanaallah, everyday you are becoming more munafiqi because you are keep changing your mind. Ethiopia is inside you home 🏡 so it doesn’t make any sense what you are saying.😢😢😢😢😢

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 3 місяці тому

    Bla Bla..stop annexation , Who give you the ownership of Somaliland territory!? Show us your contract!?the international law is our side body, you don't have a case,

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 3 місяці тому

    Madax weyne xasan sh qutbadisu waa midqimoleh mansha allaah odaytinimo

  • @ahmedabdiisse7512
    @ahmedabdiisse7512 3 місяці тому

    Somalia way ayaad darantahay marku Hassan Sheikj marku madaxweyne u noqday Somalia.Ethiopia walaale manihin waa cadowga ummada shacbiga Somaaliyeed.

  • @DeeqaAhmed-q9p
    @DeeqaAhmed-q9p 3 місяці тому

    itoobiya ma diidana wayaab lkkk

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 місяці тому +1

    GURGUURTE KUSOO XAAR SOMALILAND HDD WAX KA QAADAYSO

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 місяці тому

    Somaliland wey jiraa ee maxaad udafirsantahay munaafaqyoow. Somaliland baa kamasuulka h badeeda kadhaadhicic madaxa aha adag madaxweyne Somaliyaya Tina kahaw gala ta Somalilandna iyadey khuseysaa Somaliya iyo Jabuutiba idinma khuseyso xaasidiin yahay N.A. Illawarra?

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому

    Wuu fashilmay kani meel walba markay iska so xiday ayu nac nacda haya 😂😂😂

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 місяці тому

    Somaliland adiga ku waydiisan mayso in Ethiopia ay xudhiidh la samaystaan. Indian Ocean-ka ayaad ka talisaa ee ha ku wareerin. Wax aad qaban karto malaha.

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 3 місяці тому

    XASAN GARGUURTE SHAQADIISU MAY AHAYN INUU HOGGAAMIYO VILLA SOMALO HAYEESHE WAXAY AHAYD SHAQDIISU INUU HOGGAAMIYO GAADHI-DAMEER OO KAGA XAMAALO SUUQYADA BAKAARAHA IYO CEELGAAB

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 місяці тому

    Hassan Calaacal.😂😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

    HASSAN XABAALE QOTE WALAAHI REER SOMALILAND KUMA DOORAN KOLKAA ILLAHEY BEEN HA U SHEGUN UMMAD DHARAN SOMALILAND MA MATSHID

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 3 місяці тому

    Somaliland iyo Ethiopia waa walaalo yadidaya somaliland anoladu 💚🤍❤️🎉❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    waxan lah yabah doqonkan shacabkah u yahay madaxweyneh e welih u sacbinayah kk somalih Qadhmun dowlad waxay u yaqanin qabil xasan qabureh qoteh hadad sharaf leyahay mah u hadlen

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

    XABAALE QOTE ADDUNKU WAXUU IDIIN YAQAANAA DAWLADA MUSIQ MAASUQA OO EEX KU NOOL

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 місяці тому

    Al maxaa ku dhacay muuse io heego sida ugadha ha utimado itopiya kkk

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 місяці тому

    badda waaba nalagu haystaa dagaal halala galo dadkan waa cadow ciiL badan qaba

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 місяці тому

    Waayahay CASAN DHIIQOOY XAGAAD HAYSATAA ADIGII BAA LAGU IKAALIYAA SAWDIGAN XABAALHII QUFAYA EE IIMAANKII CIRKA KAGAAGA LAALAY HANTI URURSI BAAD GASHAY MUUSE BIIXI DIPLAMASIYADII WUU KAA BADIYAY SOMAKIKAND WAY KU DAYSAY OOYDEE

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 3 місяці тому

    Xassanow waxaan waxbaad ka ogtahey raalina waad ka tahey ee umadaada beenta iyo raad gadashada iyo sasabaalaha ka daa.
    Waad is ogtihiin adiga iyo somaliland.

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 3 місяці тому

    Dabaalkii hadal xidhiidhsan buu ku hadlayaa, laakiin kuwii cid ugu xigay ayuu dulmarayaa oo leeyahay anaa idin haysta. Xabagtan oo kale lama arag, waddamo badan oo isutegay ayaa jiray oo kala baxay. Waxani waa gumaysi taag yar.
    Waana doqoniimada ay u dhismi la'yihiin.

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 3 місяці тому

    BADA ATLANTIC UU SHEEGAYO WAA BADEE? XASAN DAMEER BAD ATLANTIC MEESHA MA TAAL EE ISKA SAX BADA MAGACEEDA.

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 місяці тому

    Waa aniga I soo mara ninkii laha ba haysta adeer badda nooc walaahi waali baad ku jirta bal aduunkan eega 30 sano ayaad waddan dhan cashuurtiisa iyo aayihiisa guranaysy ee weli ma soo iiman la dahay waa thy somali yi ku babi lahyd horaybad xaqdarrdii aad ku rogmateene weli ma socota?? Wataad kurugman lahayd tanina .

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 3 місяці тому

    maxaa ku dhacay Ethiopia Dagaal aan la galaynaa badeena ma heli karto, waa calaacal aan ciirsi loo hayn, wadanka adaa baabiyey Aaway Puntland

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 місяці тому

    Xassan now dadkaga runta u sheeg Oo Aduunku wuu ogyahay cida Aad is haysaan innaaney ahayn Ethiopia e naftaada iyo ta dadkaagaba runta u sheeg mushkilada Soomalia haysataa waa mid Aan sida ifka cad ceeda cidina u qarin karayn Oo Aydaan adiga iyo qayrkaa toona u qarin karayn hadaba cida Aad is haysaan waad Ogtahay waxaad Ogtahay in aydaan is haynin Ethiopia sida Aad Afkaagaba ka qirayso Ama Aad ka sheegeyso balse Aanad qiraynin Oo Aad ka war wareegeyso cida Aad is haysaan cida ay tahay cida Aad is haysaan waa Jamhuuriyadda Somaliland Aduunka Aad ku muusa naabay saana wuu ogyahay ha ku gefin Ethiopia iyo wadamada deriska ah mid koodna badda Ethiopia laga kireeyey na Soomalia malahan Ee waxaa iska leh Somaliland jooji gardarada Aabiga Adyadda iyo indho iska iska ridista hana ka dhaxlin fashil siyaa sadeed Oo Adiga si gaar ah kuu saameeya hadhow sidee dabana Siyaasadu maaha xintan Ee waa xeelad iyo xarago siyaasdu waa shay la yimaada is bedelo waaweyn iyo kuwo yar yar labadaba siyaa siguna waa Nanka garan kara hadba god ka ay degto iyo sida ay isu rogto isla markaana Aan ku sharaf dhicin hadiiba ay is ka rogto
    ama iska bedesho halkii Uu hore Ugu ogaa

  • @Ali-xk1wr
    @Ali-xk1wr 3 місяці тому

    Beenlow!

  • @idirisjamac1074
    @idirisjamac1074 3 місяці тому

    Xaasid xaasid dhalay markii uu awood u waayey iyo meel uu umaro si aan heshiis udhicin ayuu sidaa uhadlayaa

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 3 місяці тому

    itoopiya anaka bad uma diidanin lakin somaliland ayaa diidanahay mana aqbalayno somaliland oo dawlad ah oo hormarta anakaa leh oo madax uga taagan ha ogolaadaan inay xamar mar layso marka xukunto marna hantidooda qaadato waayo anakaa iska leh ma doodi karaa waxna maqabsankaraa ha ogolaadaan xukunka qadaadwaynta
    waakaas caqliga ku jira waxan meesha taagan

  • @Hanadking
    @Hanadking 3 місяці тому

    Somalia guul

  • @Hanadking
    @Hanadking 3 місяці тому

    Hamse keep going

  • @HodanMihile
    @HodanMihile 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 місяці тому

    Isaaq Oromo lafta nagaa

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 3 місяці тому

      way ka adkaadeen xasan sheekh wayna qawiyeen biyaha badda bisha danbe waa lasoo degayaa isla bishana heshiiskaa dhacaya meeshan iidoorbaa degan noo yimaada bal somali somalibaa lehe naagayow naaguhu dhalay ee amisoomtu wasto

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 3 місяці тому +1

    Guull Somalia 🇸🇴