Taariikhdii Iyo Suugaantii Abwaan Xaaji Aadan Afqallooc..Qaybtii 1aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 3 роки тому +7

    X ADAN Af-qallooc ....may allah reward him peace & mercy for compliment...RIP Adeero!😭😭😭you finally proven a lot to me that I couldn't read NOR understand in books for quest about SOMALI RACE..his words always resonate in your brain and makes you shiver inside! As felt petrified ...I can't get rid of his yearning off from my head as his lamented words has drawn ME into jitter pain!...😱
    As HE *says*....
    #Abidkiinba AADANUHU wuxuu dhalaad ugu danbaysaane!! 😱
    #DACASKA(silica) iyo ceebtaad qabtaan idinka diimoone...🤔
    #WIXII aad ku dacafteen( DUCFI=LIIDNIMO= qabiil)qalbigu sow iskama daayo...?😭
    #DAWLIILKA(aragtida) waxaad shaabahdaan dad & iinsaane
    #Waxna KHULUQA(waxa nool OO idil) DAAWO U TIHIIN habar-dugaaggiiye(Xayawaan LA daawado)!!😱
    #Dib maxaa idiin celinayoo horay idiin diiday...? 🤔
    #Mar uun maad ku dayataan khalqiga libibta doonaya...!!😱...
    #NINKII idinla dawsaaba(danqada) waa diidayaa nolole!!😱
    #DANNI & XUMAAN waxaan ahayn kuma dadaashaane..😭
    #Hadba kii idiin dacadaad DABIN u qooshaane..!😭
    # MAR haddaanse waxaan doonayiyo DAWLADNIMO waayey..😭
    #DANTAY weeye inaan aamusaa Eegga dabadeede!!...😱
    #DULIGAAS kujira noloshu waydinku deel-qaafe!!.. 🤗🤗🤗....🤗🤗🤗...

  • @sharmaarkemohammed2949
    @sharmaarkemohammed2949 2 місяці тому

    Alle ha u naxariisto abwaan X Aadan Ahmed Hassan (af-qalooc ) wuxuu ahaa halyey reer ceerigaabo garanwaayeen.

  • @daamaabdoulkader3613
    @daamaabdoulkader3613 3 роки тому +6

    Waa taariikhda wadani xaaji Aden afqalooc

    • @mohamudaliabi5890
      @mohamudaliabi5890 3 роки тому

      Plz afdahab uguyera waayo dahab kafican buunogategey inkaston lagu waana qaadan

  • @maxamed-Saalax
    @maxamed-Saalax 3 роки тому +2

    Msha allah
    Rabi ha u naxariisto awow xaaji Af dahab

  • @omardhamac4137
    @omardhamac4137 3 роки тому +3

    Mash Allah Allah yarxamo

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 3 роки тому +2

    allah yaraxma abwaan xaaji aaden afqalox

  • @sahalhassan8121
    @sahalhassan8121 3 роки тому

    Mashaa Allh Waxad noga sheekaysan Nin wayn oo tarikh wayn leh tasna waxay ku timii Inu ahaa nin xaqa dhabata ah ugu yedha y dadka Ilahy haw naxriisdo Alxuseyni aad ayu umahadsanyahay

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 роки тому +4

    Illaahow u naxariiso Waddani xaaji Axmed, Shiikh Bashiir waxaa lagu diley dabo Buurdhaab oo Saraar ah, oo Togdheer iyo gobolkii W/bari ka tirsanaan jirtey.

    • @Waxkasta
      @Waxkasta 6 місяців тому

      Buurdhaab yaa ku dilay.

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi 6 місяців тому

      @@Waxkasta Ingiriis & askartii u kiraysnayd.

  • @abdigouled6801
    @abdigouled6801 6 місяців тому

    Ilhow uu naxariiso

  • @Abu_Yasser1413
    @Abu_Yasser1413 2 роки тому +1

    رحم الله الشاعر الأديب السلفي أحمد بن آدم العيرجابي

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 5 місяців тому +1

    hadalka uu yidhi alxusayni ee ah yurubtii is dishay baa la yidhi aduunkii baa isdilay waa hadal xigmad ah

  • @omardhamac4137
    @omardhamac4137 3 роки тому +1

    Wada tariikhda

  • @Suldanmastar61
    @Suldanmastar61 3 роки тому

    Alle haa uu naxariisto

  • @ubaxbashi1621
    @ubaxbashi1621 2 роки тому

    Allah unaxariisto abwaan

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 3 роки тому +1

    Maxaa buugii usobixi waayey taariikhda xaaji aadan afdahab

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 3 роки тому +1

    noosoo badiya

  • @liibanmahadmousa2997
    @liibanmahadmousa2997 8 місяців тому

    aadmi baan tariiga u sidaa waase un arkayne

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 роки тому +5

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin 🇸🇴

    • @cirguje40
      @cirguje40 3 роки тому

      Ma somali kenyati baad tahay ma Somali itoobiyaan baad tahay Reer jabuti baad tahay Ma Somali amisom baad tahay ma Somalilandar baad tahay midkee baad tahay Somali mid ma ahee
      Somali baan ahay qarnigan wax
      Lugu ma cuno

    • @fadimaahmed8302
      @fadimaahmed8302 3 роки тому

      @@cirguje40 adigu maxaad tahay. Ma kuwa Somalida burbur keeda ka shaqeeya baad tahay. Is cadee, cida aad ka soo jeedo koley Somali dhab ah ma tihid ee.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 роки тому +1

    Sxbkay intuu soo qayilo ayuu dadka waraysanaa

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому

    danaakilo waa Canfarta

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 роки тому

    Music fiican somali ah sarta si aad dadka usoo jiidataan

  • @m.bashiir6870
    @m.bashiir6870 3 роки тому

    hdduu geed engago

  • @khadarsaleebaanmaxamed1663
    @khadarsaleebaanmaxamed1663 3 роки тому

    Wllo isaara sebscrebe

  • @m.bashiir6870
    @m.bashiir6870 3 роки тому

    war kii dhillinyarad awaay