Kan yar ee wax waraysanya Tol ayey kagaga dhagtay. Waxaad moodaa inuu geelii la joogo. Meesha dal iyo qaranimo ayaa laga hadalayaa, not qabiil iyo qudhun.
Ibraahin allah ha ku sharfo❤❤❤, ha u ogolaan cid waliba inay ku waraysato waayo kan ku hor fadhiyaa kuuma qalmo si wax loo waraystona ma yaqaan, odayga weyn ee caytamayaa wadani buu ceeb ku yahay sidaasay in loo codeeyo ku rabaan, shame on you reer wadani.
Ibraahim caydiidow qofka ku wareysanaaya marka hore tijaabi aqoontiisa dugsi iyo waayo aragnimadiisa intaa haddaad ka waydo waqti hayskaga lumin inleed waa lagu maskaxguuraaye
MUJAHID IBRAHIM RAALI KA AHOW QAAR KAMIDA YARYARKA SAXAAFADA U SHAQEEYA OO AQOONTODU AAD U HOOSAYSO MUWAADINIMADUNA KA MADHANTAY OO CUDUR REEREED HAYO.
Wariye dhaandhan ah waxba fahmayn weeyi kani wax kaste waa la taasiiyeye Ibraahim Caydiiid waa geeesi nin Somalilander ah halkaa kaga hay Ibrahim good man
Ibrahim wuxu isu xilqaamay difaaca S/L. Nin uu maan gaabku fahmi karo maaha. Waa geesi qaran taageera-badan haysta. Weriye loo soo dhiibay sua'alo is kama celin karo. Ha ku daaliina. S/L oo dhan buu taageero ka haustaa! Tolkii waa reer S/L oo dhan.
Warye waa sidii islaan suuqa fadhiista oo war qabiil sidata ma istaahilo in uu ku waraysto yaa is dilaaya hadii kulmiye joogo iyo hafuu wadani yimaado kani waa reer miyi u baahan in la baro sida dadka loola hadlo
@@Wanaagsane MAXAD RARI 20 QOF KAMA DHOFE BER BERANU SHACBKA RAKABKA U DAD GURAYNAYNAA ADU KU MUDAHARAD AIR PORTKA HARGEISA DHAGAX LA DHAC WIXI KUGU YIMADA
❤ Mansha Allah Mujaahid Ibraahim Caydiid Caqliga Somaliland oo Qof ah Noolow Inadero ❤
Cadowgagu hajabo noolow in badan waa lugugu diirsada somalilaan inta Adoo kale joogo waxaba lagama qaadi karo guul somalilaan Allow dhawr iyo inta jecel ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
KKK cadawgu waa oromada Hargeisa jooga cadaw kale maba Jiro 😅😅
Waxaaba ugu daran Ictisaamka ayaan iska ilaaliyaa.....Ictisaamku waa wadaada waddanka jooge ummada Culimada ah....Markaa Culimada diinta ayaan iska ilaaya....سبحان الله
Yaa Allah diinta, dalka iyo dadkaba noo xafid.....aamiin
War kani waa macalinka been abuurka waana bilaa caqiido iyo bilaa idiin. Waxa diin iyo caqiido u ah qabiilka iyo hungurigiisa kaliya waa sababta wadaada u iskaga ilaalinayo ilayn shaydaan baa ku adeegsade eh.
Ibrahim waa geesi hadal yaqana wana nin waxa badan og waxan leyahay noolow in badan guuleyso ✊👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤
Geesinimo ka dheer waa hor gal hungurigiisa u nool
Ibaraahin caydiid libaaxo meelkasat oo u joogo waa lipaax keep going Adeero 👑❤️🦁🦁🦁
Ibrahim Ceydiid❤ Geesi Qaraan❤
Geesi aah walaahi waa doqon kani😅
Waa Geesi Ibrahim❤ Boqol Nin udhigmaa❤
Waa xirsiyaysan yahay.
@@noraadan8963 waa dul dhuuni qaate ah
Asa Dhamaan inta taageertay fikradaa AQOONYAHAN IBRAAHIN CAYDIID..maashaa Allah Ilaahay ha ku xafido haddanu helayno 1000 Ibraahin oo kalaaa maanta guushay soomaalilan gaadhay iyo in kasii badan baynu gaadhi lahayn aad baan kuu taageraa Ibraahin caydiid xukuumadda iyo kulmiyana iyo madaxwaynahayaga waan tageeratnaa unable duaynaynaa SOMALILAND HA JIRTO HA JOOGTO.Wixii ka xun iyo intii doonaysa inay rarto somalilan oo geyso somaliya waan ka soo horjeednaa GUUL SOMAALILANF❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nobody can fool mujahid Ibrahim Caydiid. We admire your courage brother.
Wadayga dibjirka ah ee hooyooyinka caaya madaxweynaha hooyadii waa kii caayaayey xadhig baad sheegtee cirka ha loo diro ❤❤❤❤❤
28:31
Qofakani hadii sharci jiro tiirka la gain lahaa
Mujaahid caydiid cimriga iyo caafimaadka ilaahay hakuu daayo
KKK Heego xaarka ayay mujahid Ku sheegan kkkk😅😅
Maxaad tidhi yusraay yusra
GARxajis haday damiir leeyihiin ninkii H yoonis ee sida xun.dhul baante udilay iyo caruurtii yaryarayd ee sacad yoonis maxaad uga damqan muuse biixi iyo muj maxamed kaahin Ayaa ku xukumaya Bal maanta dhagxaan tii soo qaata yusraay waxaa kaa gaadha kkkkkk
Mujahid ibrahim waa hayley qaran❤❤❤❤❤❤❤😂❤THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH
Masha Allah geesi geesi dhalay Ibrahim caydiid guulayso muwaadin dhaba ilaahay ha ku xafido
Ninkani waa ciidagalihii asalka ahaa
10 nin oo Ciidagale ah oo sida Ibrshim Caydid baan u baahannahay oo Garxajis toosiya.
Cismaan afgaab 3018 haku waso dobolayo
@@abdiazizhussein696 kkkk kala garo nin iyo geed
Geesi Ibrahim caydiid ❤ guul Gobanimo ❤
Mansha Allah Ibrahim geesi cimriga iyo caqligaba Allah haku barakeyo
Masha Allah Ibrahim Caydiid geesi qaran
Wariyuhu daacad maaha dhexdhexaadna maaha
Not professional
Ibraahim hore usoco qarankaynu difaacaynaa dadka aragtigaabka ah iyo cadowgu haciyaane hote usoco
Ibrahim caydiid Hill qaran
🎉🎉🎉mashaa alaah geesi guuleyso ibraahin caydiid cadaw jabiye sunta huwanta ka ilmeysiisa
Siyaasi baa magacii ba'ay ma siyaasi sida ciyaalka wax u caaya la arkay?
Ibrahim caydiid. Waa geesi qaran.. kani wariye maaha. Muran badanaa
Masha Allah that's true
Kan yar ee wax waraysanya Tol ayey kagaga dhagtay. Waxaad moodaa inuu geelii la joogo. Meesha dal iyo qaranimo ayaa laga hadalayaa, not qabiil iyo qudhun.
Habartayda ayuu caayey iyadu ma qaranimaa?
Well said Ibrahim geesi qaran
Ibrahimoow wariyahani waa mucaaride haku daalin wu ku xabeebinaya suxufu saxana maaha
❤Geesi qaran
WERIYUHU TABA BAR MALAHA
Maaha wariye ee waa jaafaajitiq waxa uu wadaa maashaa Allah Mujaahid Ibrahim Caydiid
Sax sax hal xidho waa tuuuug xaarmajo
IBRAHIM SAXIBUL CAQLI
Mujahid Ibrahim Caydiid hanti qaran Allah ha ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maansha Allah tabarakalaah Alle haku xafido ibraahin caydiid
Xaaji ibraahim inaadeer cadowgan waqti haku lumine dalka inoo difaaca cadowgana buufiya
Ibrahim walee waa geesi Qaran May Allah bless you and protect you ❤
I love ucid from Wsr Cimran
Ina Cumar dool, waa in la xidho oo Xabasiga Mandheera la geeyo. Cadaalada waa in aynu eegno oo dhawrno.
Waa Wada danbiilayaal waxa wadanka jooga inta badan macaal biixi
Well done. Ibrahim waa nin dadkiisa iyo dalkiisa jecel. Uma eega nin qabiilku kala wayn yahay wadaniyadda sida qaar badan oo xusbiga wadani ku jira.
Ibraahim caydiid waa geesi qaran
Wariyuhu khibrad ma laha waana huwan kalkaal
Ibraahin allah ha ku sharfo❤❤❤, ha u ogolaan cid waliba inay ku waraysato waayo kan ku hor fadhiyaa kuuma qalmo si wax loo waraystona ma yaqaan, odayga weyn ee caytamayaa wadani buu ceeb ku yahay sidaasay in loo codeeyo ku rabaan, shame on you reer wadani.
Absolutely Ibrahim why Ibrahim runta ayuu sheega muwadin wa Ibrahim oo kale ❤👋👋
Ibraahim caydiid geesi weeyi❤
Ibraahim caydiidow qofka ku wareysanaaya marka hore tijaabi aqoontiisa dugsi iyo waayo aragnimadiisa intaa haddaad ka waydo waqti hayskaga lumin inleed waa lagu maskaxguuraaye
Ibrahim caydiid geesie illahy ha ku xafido geesi qaran nolow muwadin dhaba ayad tahay ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤Mashallah ibaraahim geesi ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Geesi geesi dhalay Ibrahim caydiid guulayso guulayso ninrageed
Geeeeeeeeesi❤❤❤❤❤❤
Noolow noolow ax yaa muwaadin dhab ah
Ibrahim ❤❤❤❤❤❤❤❤
سدد الله رأيك بارك الله فيك
Weriyuhu dacad maha dood ayu meesha ku haya libaax 🐯 mujahi Ibrahim caydiid ❤️❤️❤️❤️👍👋👋
WAA Duufle qudhun ayuu waraysanaya subxanak Waar maad cid dhaanta waraysatid Duufle Waa Dameer ciyaya weeye caqligiisa dameerka Dhaama 😅😅😅
Ibraahim Caydiid waa Geesi Qaran ALLAH ha daayo
Suti gadhamo, you protecting your country, God bless you ❤️
Kani wariye maaha
Maxaad rabtaa in cidwalba noqoto guul Wade habarawal? Habarawal fulayaal qaran qaawiye kasoo orday hubkii iyo ciidankii qarankaba
Xisbiga wadani mucaaradnimada iyo QARANIMADA makala garanayaan
Horyaal TV. Dhinac ayuu u janjeedha. Subxamallah
Gulayso inader Ibrahimow ❤❤❤
wariye you should listen
Ninkani tiisa haduu ka hadlo oo uu taageero cidduu doono. Dimuqraadiyadda ayaa faraysa ee yaan lagu mashquulin ninkan.
Diinta dimoqoradiyada ayaa ku faraysa!!!!!
Guuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤ geeeeesi geeeeeesi qaranka ibraahi
XABBO waa geesi WALAAHI
War ninkani run badanaa Alle caqliga iyo caafimaadka hakuu.barakeeyo
Geesi Ibrahim👑🐯
Muwaadin prof ibraahin caydiid guulayso
Legend Ibrahim gulleed caydiid nolow
MUJAHID IBRAHIM RAALI KA AHOW QAAR KAMIDA YARYARKA SAXAAFADA U SHAQEEYA OO AQOONTODU AAD U HOOSAYSO MUWAADINIMADUNA KA MADHANTAY OO CUDUR REEREED HAYO.
Waligiinba bood booda...Guusha Allah baa haya Subxaanahuu Watacaalaa....Soomalidu way toosaysaa Inshaa Allaah
Horyaal tv mabilaa khibradbaa wariryayaashoodu?
Tolkii may ahayne xisbiga wadani ayay ahaayeen
Ibrahim Caydiid ninkaan jeclay waa kuwa runtu dhibto ee huwanta lasaaxiiba
DOQON KANI MA WARIYE BAA🤣🤣🤣
Ibraahin caydiid waa af-ku-xoogle,kulmiyana waan ku hanbalyeenayaa in uu ku guulaystay inuu af-hayeen ka dhigto. Asc
Isulenta waa lagu gubtadantiina wada ilalasada nabad caano lamaale leh❤
Ibraahim Cayaad waa guulwade doqon ah laakiin waa hadal yaqaan aftahan ah
Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤geesi geesi dhalaay Ibrahin caydiid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mudane mujahid Ibraahim Caydiid gadh hayaa dalkoow guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ha ciyaane waligod ha ciyaane awrka cayinka ugiji guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul
Kkk siyaasi ina cumar dool alla kareem
Kani Fataal biidhi qaata ah oo heego ku shaqaysato
Wariye dhaandhan ah waxba fahmayn weeyi kani wax kaste waa la taasiiyeye Ibraahim Caydiiid waa geeesi nin Somalilander ah halkaa kaga hay Ibrahim good man
in qaranimada la difaaco waan ku raacsanahay
XUSBI CADAWA SHACABKU YAANAY DOORANN
Ilaahay ha ku dhawro ibrahimow
Guulayiso geesi geesi dhalayi gull somaliland guul somaliland guul ❤
Milan wariyaha sheganaya maha professioneel
Illaahayoow ku barakee Xaji Ibraahimow, walee waad edbisay dibjirka afka xunle waa cayayaankii oon biyo ismarin
Ibrahim wuxu isu xilqaamay difaaca S/L. Nin uu maan gaabku fahmi karo maaha. Waa geesi qaran taageera-badan haysta. Weriye loo soo dhiibay sua'alo is kama celin karo. Ha ku daaliina. S/L oo dhan buu taageero ka haustaa! Tolkii waa reer S/L oo dhan.
Wariyaha laftirkiisa ayaa lagu soo shubay waana muuqataa ibraahim si fiican baad uga dhigtay.
Ibarahin please walal ucud so so saraa aniganaa ugu daraa please
Ibrahim Caydiid muu ahayn inuu waraysi sii kano kale!!!.
Warye waa sidii islaan suuqa fadhiista oo war qabiil sidata ma istaahilo in uu ku waraysto yaa is dilaaya hadii kulmiye joogo iyo hafuu wadani yimaado kani waa reer miyi u baahan in la baro sida dadka loola hadlo
ninkani maaha wariye. wuxuu eegayaa warqadiisa isagoo raadinaya su'aasha loo sheegay inuu weydiiyo.
Ibraahim caydiid Geesi
Codkar ah oo hadal yaqaana
Waa bulshada ha hafrin waxaad ibraahin waydiinaysid badankeedu waa wax aan bulshadu raali ka ahayn
Mujaahid Ibrahim caydiid illahay ha ku xafiido amiin amiin amiin guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 guusha adiga leh iyo illahay iyi somaliland erka xaga ah kulmeye guul wadani gon iyo hooog illahay ha ina gabto amiin amiin amiin
Ina cumar dool waa Qof liita ma mudna in loo doodo
Manshalla wadani dhaba
INAMOOGA CARUUURTI MADARKA HORTISA KEENAY DHAGAXA U DHIIBAY. MADARKA RAKABKU WAA HALISS
Hayeeee madaaarka arabsiyaaan usooo rarnaa sooo maaaha markaaa , iiimaanka hawada laydinka geeeeyay waa wxaaad ina jabuutaaawi qaaadka laaascoonod ugu haysateee. Hhhhh
@@Wanaagsane MAXAD RARI 20 QOF KAMA DHOFE BER BERANU SHACBKA RAKABKA U DAD GURAYNAYNAA ADU KU MUDAHARAD AIR PORTKA HARGEISA DHAGAX LA DHAC WIXI KUGU YIMADA
@@Halgame334 airportka berbera waaa beeerahii muuuse cabdaleeee wll arabsiyo iska gayso halkaaasad leeeedaheee
Siilkaaga keenay caruurta airportka si ay u wasaan
@@abdulwahidmohamud9408 Silkagu wax ma keni kare inamoga yidhi ANA carurta dhagaxa u dhibay o dhiga idhi
Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishwasher geedka ha bo,o
Dadkan weryiyaal lama odhan karee magac kale aynu u bixino
Allow afku kuma go'o. Waar duulka waan ka yaabay