Xildhibaan Maxamed Abiib ma guri ayuu xoog kaga jiraa Muwaadin Reer Somaliland ah?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 211

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +9

    Aan ku salino xabibkena scw Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love

  • @huzeinbile
    @huzeinbile Рік тому +9

    Mr oyaaye runtii suaashi hab siyaasadeysan buuu uga jawabay balse melo baden baa is waydiin muden 1- guriga isaga yaa ka kireeyey iibku ha inoo danbeeye ?
    2- warqadihii maxkamda meda ee soo gadhayna lamuu wadagin warbahinta ?
    3- guri uu dahabshil ka iibiyey macmiil qofka ku jira sifeehee ayuu ugu kordhin karaa mudadda kirestaha?
    masjidka ka daa ciyartan leenahay ina abiib

  • @teoabaaz9894
    @teoabaaz9894 Рік тому +16

    Ninka jaar baan nahay oo inaan ka xaraabaysano waan jeclehee lkn ninka midhan waa laga gardarnaa.
    Cidkastoo ka agdhowna way ku markhaati furaysaa Ninka guriga le

    • @isirshekhsamaroon8646
      @isirshekhsamaroon8646 Рік тому

      Waxaad bal hargaysa ku tidha waar ma caytamo yaan lawada caayine waa nin meelkale ks soo jeeda waa nin xarabo u jeeda e bal nin kaliya u sameya oo ka daba hadla waayo hargeysoo dhan baa caayeysa sidee laynigu dhex noolan ninkaliyaa hargaysoo afkiisa eegaysaa af xumana nabad wey fogaysaa colaadna waxba kama tarto

    • @teoabaaz9894
      @teoabaaz9894 Рік тому +1

      @@isirshekhsamaroon8646 ninkan waa xaraabo miidhan dadka ka xun dhag uma dhigo hawshiisa ayuu iska wataa legend weeye.
      Qofna af wax kagama qaadayo ee ninka dhinac hakawada marinan leehay
      waa foolxumo weyn sidii loo doortay ilaa hada ayaa lagudabajiraa

    • @hamzonicazhraf5433
      @hamzonicazhraf5433 Рік тому

      Xoolo 🤣🤣🤣 Ada laga toocsadaa wll inaga hubi

    • @hamzonicazhraf5433
      @hamzonicazhraf5433 Рік тому

      Xoolo 🤣🤣🤣 Ada laga toocsadaa wll inaga hubi

    • @teoabaaz9894
      @teoabaaz9894 Рік тому

      @@hamzonicazhraf5433 aad iyo aad
      Kolay wuu naga qosliya markuu shaashada soo istaagaba. Waan ogolahay abti 😁

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Рік тому +11

    Ayaan dhow baad maqlaysaa islaan baa kastuumadiisa ku qabsatay oo tiri waa iga amaahday lacagtii buusan isiin. Heego wax ka dagaal foolxun ma leh, waar isaga carar intay goorigoor tahay hargaysa.

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Рік тому

      Xaar wayne cuqdadi buuxisay kuma dhigto wxksta ma qarin kartid ninkan wa tuug sharciga dalka ku khiyamaya muwadinka

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic Рік тому

      Ma hoyada bay ahayd tasi ilayn dhaqan xumada gudabur bad u tihin langabkan gorta maxada laga jarayo ma fogo ninka uu gurigisa ka dhex oyayan waa nin qalbi nadifa hadanse anigu boska ku jiri laha xubin xubin ban u jiri laha isaga iyo hoyada sharmuta idin dhashaye

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 Рік тому +19

    Sifiican buu u hadlay xildhibaanku

    • @abdilahiabdiyusuf7658
      @abdilahiabdiyusuf7658 Рік тому +1

      sida fiican ayaadan garaneyn sdeer jeebkiisa ayuu u shaqaynayaa iyo xasadka madaxweyne ku xigeenka

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 Рік тому +10

    GEESI ❤❤❤❤❤❤❤HADAL YAAQAN

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa Рік тому +8

    anigu waan garanaayey in laga been abuuraya oo ay Heego soo dirtay.

    • @abdiqabdiq1238
      @abdiqabdiq1238 Рік тому

      Wxd so diray G36 kulaaday e kala garan la qaranka iyo muse bixi

    • @MohmetAmad
      @MohmetAmad Рік тому

      ​@@abdiqabdiq1238🤣🤣🥺

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Рік тому +2

    Nabadii Hargeisa waxay ku jirtaa cadhiidhi maadaama Xildhibaanadii u dhalan lagu dhex eryanayo Hargeisa kkk
    Dhulbahante ayaa la lahaa maxaad ugu cararaysaan Hargeisa iyo Boorame? KKK
    Garxajis suldaankiisii ayaa jeelka la dhigay
    Dumarkii Garxajis iyo Kuwii Habarawal ayaa jeelka inta lageeyyo lagu kufsadaa?
    Maasha Allah Abtiyaashay Dhulbahante waa Daraawiish ma yeelaan Gardarada VIVA SOMAALILAND VIVA SOMALIWAYN

  • @zuldanahmed3482
    @zuldanahmed3482 Рік тому +6

    Nolow maxamed abiib 👈

  • @hamzahassan1098
    @hamzahassan1098 Рік тому +4

    Mohamed abiib miyu nan muwadin somalilander ahayn

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 Рік тому +3

    Wuu dhammeeyey mazamed arinkaasi sifiicana wuu inoogu sharaxay masha Alllah Allah haku xafido xildhban

  • @abdisulub1921
    @abdisulub1921 Рік тому +1

    Ninkan sida kamuqata waa dacaad ayan laga been sheegin waa qofka ee sida wax ujiran oga hadala runtana majecla somalidu

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 Рік тому +6

    Maashaa allaah geesi wadani dhab ah noolow mudane abiib

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Рік тому

      Somalidu caqli xuma ninka dhankay donayan marku u kaco ayay wadanibiyo geesi uyaqanan

    • @njhhjj
      @njhhjj Рік тому

      @@karimhasan8967 wlhi.zhb waan ka.yaabay maxaan laascaanood kula.yaabaa kasoo maydhanbaa waalaya dadka oo xil loodhiibtee

    • @faizam523
      @faizam523 Рік тому

      Nin aqoon yahan ah oo dharci yaqaana lama wanjeli karo wuu is baraxey xildhibaanku isagoo waraaqihii cadeynta ahayd hor dhigey kuwii beenta ku eedeynayey bry wali ku qan cin, teeda labaad kuwa leh reer laascaanood siduu uga damqadaa dulmiga iyo weerarka loo geyste oo reer laascaanood sow shicib dalkan ka tirsan maaha ma in ina biixi loo nacamleeyaa ka weynaatey islaanimadii iyo aakhirada qofka? Yaab qabiil yaanuu idin qaadin

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Рік тому +1

    car saxaqfadu ku dhacaa ha yeelato oo Muuse dhawr suaal ha weydiiyeen mise talaw wey ka baqayaan

  • @abdulazizyousuf7161
    @abdulazizyousuf7161 Рік тому +11

    Masha allah kal iyo laab xildhibanada h.gidirtu wa dad qiimo leh

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 Рік тому +4

    War iiskaa ilalii inaay ku qaalan
    Isaaqu

    • @mindfulbrother
      @mindfulbrother Рік тому

      😅 War isaaq inad ku dhax dhimato lagama yabo

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Рік тому +1

    Wallaahi wuu nasiib badan yahay waayo nin miskiin ah baa helay ee hangool baan suuqa kula dhici lahaa eygan yaree koorta leh. Guri nin leeyahay bay sebenkaa iskaga jirtaa. Wallee maalin dhow baad nacas aan kaa tegayn sharcina kula aadayn aad is helaysaan

  • @faisaosman5647
    @faisaosman5647 Рік тому

    Haamrkusoluhdlmiylfdexynya..war..afkiinedbuyela.dadkanmaaldadmdhcaan..wadadxaarntiyoxalashkalyqan.ilahbaaceebkslmkadhig..ordmeelhkudh

  • @fuaadcolhaye4508
    @fuaadcolhaye4508 Рік тому +1

    Ooyaaye maxakenay ohinta waxakenay habenki borame lagalay ayuu calool galay waayo kufsi ayu ku dhashay

  • @qadromaxamuud3285
    @qadromaxamuud3285 Рік тому

    San.hadiii.aad.mudwn.ku.tahay waa.lajabay.ninkiii.saan..hadlaayo.umadam.marka.ay.us.hestaan.afkaaga.ayaa.lags.hestaaa.laakin.waa.isku.diraaa.saan.tabaaa.u.hadlaaa.meesha.aad.kunoo.shahay.waxba.lagama.sheego

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 Рік тому

    Kkkkkk eeg eeg jinacduuliiyoo dhan baa daba guuraya CBB miyaa soo aakhiro toosteen.hhhhh

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Рік тому

    Eng. Osmanito huu haa
    1.0. Sharciga waxa gacanta ku qaata oo afka uraya ku qaata waa tuuggan laga dhigay xildhibaanka beenta.
    2.0. Waa tuuggii ooyaaye.

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Рік тому

    Hada isasheg shegtid see soomali ooga soolug baxeysa najusa aan maqli jirnay dorka dowladaha maxaa layiraahaa lacag calan dhul cidan ganacsi basabor bidaqo bilaa bidaqo dorka lacagta bidaqo dalkujog doowlad kale jabuti kudar shirkadaha jogaa yeewerarkuyihin ujogan halkas eey udhofiyen yurub elararee udhofiyen somali itobiyana usooergeyen abii sacudi soomali wakiil abuu maryan

  • @fosiyaahmed1018
    @fosiyaahmed1018 Рік тому

    Maxa. Kageli. adiga. Adeban. Lahen. Walhei. Qarenka. Jaamuuriyada. Soomlilnd. ayu. Ninkeni. Kudulaaya.

  • @mohamedfarax7400
    @mohamedfarax7400 Рік тому

    Xildhiban,sharciga,aysa,kaa,wryn maxaad,ku,diiday,inaad,timaado,maxkamada,,ileyn ,awood,ka weyn,ayaad,haysataa,

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean Рік тому +1

    Waxaa la doonayay in media-ha horteeda lagu ceebeeyo lakiin Ilahay ayaa uga gargaaray maadaama uu xaq u diriryahay xildhibaanku.

  • @mmimmi9391
    @mmimmi9391 Рік тому

    Hdii uu guriga iibiyey yaasiin bl mxuu kasoo doonilaha wa suale ileyn xuman horena idinkamadhexeyno wa ninkii kaa kireyey gurige gurigana qofbu yasiin ka iibiyey ee dahabshiil wxkamuu iibine lacagta lgu kala iibsaday uunba soodhexmartay dahabshiile wxkale la kaalay xildhibe

  • @abdullahimohamedmohamud4322
    @abdullahimohamedmohamud4322 Рік тому +3

    Gobanimo Xildhiban

  • @shayga5656
    @shayga5656 Рік тому +2

    War isaaqu dad lala noolaan karo maha

  • @faizam523
    @faizam523 Рік тому

    Durba mudane abiib ceeb ayaa loo raadinayaa, xataa haduu idiin sharaxeyna ma dhageysaneysaan ciyaalkan yaa mikrafoonka u dhiibey.

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Рік тому +2

    Maxed abiib waa xore ha xagxaganina

  • @puttinputi
    @puttinputi Рік тому

    kkkkkkkk runtii reer soomaaliland hadalkinaa dagaal u heesanaa. laakiin ma is dishaan annaka guri aw kujiryo iska dhaafe qoortaa loodheereen lahaay xildhibaan xaaraan annakee na baabiisee iska dhaaf xaaranta dadka waa kujecelyihiin. aryaa casharaa noo tihiin

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 Рік тому +1

    MaanShaa,ALLaah Xildhibaan Maxamed Abiib Sifiican ayaad nooqancisay MMT waadku mahadsantihiin in,aad waydiisaan Su,aashaa waayo waxan kayaabana Xildhibaanka ama aan islahaa Siday waxkanoqdeen markaan dhagaystay Ninkii Gurisheeganayay hadase waan fahmay

  • @ikk8851
    @ikk8851 Рік тому

    Waar gun yahay reer hargaysi inanka bilaa calaykum daaya oo ceebta inaga ilaaliya yaan layna odhan maxaa inanka xildhibaan ka ah daba dhigay reer hargaysa ileen si xun baa loo tRjamayaa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Рік тому +1

    Ninkani kiro dagan yahay maxa inaga siya hadii rabo Mid kale kiraysan kara

  • @omarhussein649
    @omarhussein649 Рік тому

    Ninkan wali rag ismay arag. Nin maskiina ayuu helay ee walee habeen kumuu jireen eygan afka uraaya

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Рік тому +10

    Maasha Allah Maxamed Abiib Noolow

    • @hindaabdulrahman9502
      @hindaabdulrahman9502 Рік тому +1

      Sharcibaa lagu kala baxaa aduunka ee indhalaan lama socdo qaar baa leh waar garaac kkkkkkkk qof walba gacmuu leeyahy. Markaad wax garacyso miyaa laguu seexanayaa

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 Рік тому +1

    HaL ka ba Lag so racy reer sooL ninkan maxa ku watay rer sooL

  • @zahra-rp8tq
    @zahra-rp8tq Рік тому

    Nata bede qanisa horta ya waxa ka dhigayo adiga Somali uu lito gadabura

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 Рік тому

    Balayo kula xiiq waynatay nocasa golayashi dalka lagu khalday

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Рік тому

    Tuugyahaw ciyaala suuqa ahi wixii ku soo doortay baa ka shallaayi

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 Рік тому

    Hhhhhh maxa nagaga gurigaga keenaya
    Walibana hubaysan

  • @mahamudjamamahamud
    @mahamudjamamahamud Рік тому

    Geesi geesi dhalay M abiib ha dhagaysan beenta heego naasa dheer

  • @daudabdi2042
    @daudabdi2042 Рік тому

    Alllah geesisana wariyaha eegg jaxjajima

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Рік тому

    Mudahraadyadii dib ha u bilaabaan mucaaridku hadii ay siyaasad wax ka garanayaan maanta ayay ciidamadii lagu cabudhinayay ay culeys saaran yahaye siyaasad ahaana muuse wiiqmay WAA IN DIB LOO BILAABO MUDAHRAADYADII SHARCIGA LAGU SOO CELINAAYAY MUUSE

  • @kingakofficial384
    @kingakofficial384 Рік тому +1

    The one only Xil. Abiib💪

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Рік тому

    wasakh cirro adeegsado ayaad tahay

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 Рік тому

    Garacan walhi hadan arko wan jarjaraya

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Рік тому +1

    Somaliland wiilkan yar ee ina Abibi
    Oo keliya ayad ku gobayen ciroleh
    Mahamed Abibi ayad ku goobaten malin walba 35 sano jir weyan

    • @dunidahorizons5082
      @dunidahorizons5082 Рік тому

      Shacabka reer somaliland oodhanba ina abiib isagay wataan walaal, cidina kuma gooban 😂

    • @malyunabdile9960
      @malyunabdile9960 Рік тому +1

      @@dunidahorizons5082 Aniga xata xagayga geesi dayar ayu ila egyahay
      Lkn odayo waweyn oo afka ufuranayan arka wan layaaba walal

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 Рік тому

    BEENAALE BEENAALE DHALAY BAAD TAHAY

  • @sadam1318
    @sadam1318 Рік тому

    wiilka ka hara midgayahow iidoor

  • @adansamale5613
    @adansamale5613 Рік тому

    Ninkan wa tuug Dowladu talabo halaga qado gurigu dahabshiil kamu iibin ee islan Somaliland ah bu ka iibijay

    • @isirshekhsamaroon8646
      @isirshekhsamaroon8646 Рік тому

      Maxaa lagu sameyn karaa adeer dad baa soo doortay adiga ay ahe ma guri hargeysa ku yaala ayuu haysan karaa hadalkii baad ku haysataane cunsirland ninkaa kali ayaa inila noolaa kari la markaasoo inaga xarabeystaa

  • @Reallander1991
    @Reallander1991 Рік тому

    okay. muxuu weli guriga ugu jiraa? beenaa le number 1

  • @mahamedomer6067
    @mahamedomer6067 Рік тому +5

    Walahi xildhibaanku wuu qaldan yahay

  • @cabdaleherer8546
    @cabdaleherer8546 Рік тому +1

    LEGEND wariye

  • @muxumedmohamed5168
    @muxumedmohamed5168 Рік тому

    Hhh nin kii waa lagilgile

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 Рік тому +5

    Guriga kabax mahamedoow taada markaad hagaajiso ayaad tukale qaban doontaa

  • @faisaosman5647
    @faisaosman5647 Рік тому

    Wiilkhangceebynin

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Рік тому

    Mudane Maxamed Abiib haw jixinjixin kuwa fadqalalada iyo ceebaynta dadka ugu muuqa dheer Somaliland

  • @fadumomohamed7078
    @fadumomohamed7078 Рік тому

    nin kan doqonsanaa

  • @cawilyeey2468
    @cawilyeey2468 Рік тому

    Qabta muafaqa ..

  • @mrali3601
    @mrali3601 Рік тому

    Muxu yahay weriye ku sheega la so ordaya Mowduuc aan khusayn arinka xildhiban ku ka hadlay muran guri wa wax labo shaqsi oo maxkamad madani ah lagu xaliyo

  • @maxamedabdirisaaq2882
    @maxamedabdirisaaq2882 Рік тому

    Ninkiiaanisaaq

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Рік тому

    Xildhibaanow Xaal Qaado. Aniga Qof Ima Dhimo. Qof Iyo Qaran.

  • @abdillahihaji6067
    @abdillahihaji6067 Рік тому

    Benale bensle

  • @muxumedmohamed5168
    @muxumedmohamed5168 Рік тому

    Hhhhhh xoog

  • @xasanmaxamuud6250
    @xasanmaxamuud6250 Рік тому

    Beenaale

  • @KhadarAmiin-k3u
    @KhadarAmiin-k3u Рік тому

    Walaal

  • @ibadoartan303
    @ibadoartan303 Рік тому +1

    Kkkkkkkkkk

  • @zuldanahmed3482
    @zuldanahmed3482 Рік тому +5

    Nolow maxamed abiib 🙏👈

  • @SamsamCabdiraxmaan-x6x
    @SamsamCabdiraxmaan-x6x Рік тому

    Oyaaye😂😂😂

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Рік тому

    Ciyaalka Muuse Shaanigan wareeray soo diro ayaa been abuurka ka danbeeya.

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Рік тому +2

    (SUB HAN ALLAH)!!! Hargeysa Warqadaha GURYAHA😂Shandadaha😂ayaa lagu sitaa😂CADAYN😂!!! kawaran😂hadaanu😂sideyn😂laheyn😂!!!?? MISKIIN!! CEEB!! Baa ku dhici laheyd!!!! NOLOSHA 😂halkaa kajirta😂waa STRESFULL😂😂😂😂😂!!

  • @maxamedabdirisaaq2882
    @maxamedabdirisaaq2882 Рік тому

    Mahadlikaro

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Рік тому +2

    Wuxuu iska dhigayay in suaasha si lama filaan ah loo waydiiyey, faylkii dacwadda oo dhan wuu sitaa, waa suaal uu wariye ku sheegga kala sii ballamay. Riwaayad dheh!

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 Рік тому

      My wllo xafiiskiisii ayuu joogaa wax fahan🥰Oo waxwalba halkaas ayay u yaaliin

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r Рік тому

      @@Ahmed_Rainfall.10 bannaanka (dibadda) ayaa lagu waydiiyey suaasha, xafiis kuma jiro.

  • @LightSpark3421
    @LightSpark3421 Рік тому

    MashAllah mohamed Abib is a freedom fighter!!!!!

  • @badriofficial3979
    @badriofficial3979 Рік тому

    Aar qarac bd tahe ilaahy ka baq kaas mla miskinima ka darente sodigan naxsanba hhh 😂

  • @aminaali9824
    @aminaali9824 Рік тому

    Ilaahay kabaq ninka guriga leh xoog ayuu kaga haystaa beenaale walee xisaab ayaa kaadan baysa

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Рік тому

    Guri nabar leh lacag nabar leh oo loojeedin hawada

  • @fahadkhadar91
    @fahadkhadar91 Рік тому

    Xildhibanku wuxu arkayo inta ila aragta ha iso raacdo

  • @libaanchannel7
    @libaanchannel7 Рік тому

    Ooyaayow guriga kiradisa iska bixi

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 Рік тому

    Tuuug ooya ilahay ha qabato dalaka

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 Рік тому

    Waa tuuug Beenale ah

    • @isirshekhsamaroon8646
      @isirshekhsamaroon8646 Рік тому

      Waa runtii mardanbe ha caayin guri ma haysan karo hargeysa ku yaala hadalkii baad ku haysataan hargaysoo dhani isna wuu inaga xarabeystaa cunsiriland nin kali ayaa inugu dhexnool la

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 Рік тому

    M.abiib hargaysa wallaahi waa lagugu taaban

  • @Garaadsame573
    @Garaadsame573 Рік тому +1

    😁

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 Рік тому

    Oo nolasha u fahamay si qaladan

  • @noolowchannel6827
    @noolowchannel6827 Рік тому

    Libaax weeye med abib nolow ..

  • @hodomoh1225
    @hodomoh1225 Рік тому

    Al niiceey 🤣ka garbax

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 Рік тому

    Nin rageed

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 Рік тому

    Geesi

  • @abdikadirabdijama6352
    @abdikadirabdijama6352 Рік тому

    hhhhhhh

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 Рік тому +2

    😂😂😂😂dhiiqada ka bax hadaba niicey 😂😂😂

    • @apdikarimsantooz9437
      @apdikarimsantooz9437 Рік тому

      Yuu ku wasin dhila tahee

    • @seidharun89
      @seidharun89 Рік тому

      Sharmuuto af dheeraa ma casar waskay baratay
      Edeb darada kala babaydh xil naag baa teheee xadkaaga hasoo dhaafin hadii kale offinle baa laa laygu kusaday baad odhan adna

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic Рік тому

      @@seidharun89 maxad inanta waydinaysa nacdalyey nacdashu dhashay adiga iyo langabka oyinta kuso can baxayba afka qodha idinka galin inanta dirac uga fuq inan gumedyow langabki

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic Рік тому

      @@apdikarimsantooz9437 qodha jaqista sidad isku tihin quruxey

    • @apdikarimsantooz9437
      @apdikarimsantooz9437 Рік тому

      @@Qasaayecableoffic yaan adiga iyo iyadaba afka laydinka wasin maangabyahay 😅 hayska so dagdagin moqdisho iyo wax bas ba kugu qorane salka dhulka dhig quruxey

  • @ayanlesaed3987
    @ayanlesaed3987 Рік тому

    😂

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 Рік тому

    Masha allah

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 Рік тому +3

    Waar guriga ka bax naag yahay naagaha la soo ooyayasa, kii mee guriga lahaa waar waxan garaac

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 Рік тому +1

    Dee iiga bax ayaa lagu yidheye maad ka baxdid hadaanad Bala down ahayn maad ka baxdid ama dahabshiil ha lahaado ama cid kale ha lahaadee ,reermiye magalo la keeney oo la doorto ayaad tahay

  • @ahmedfarah2138
    @ahmedfarah2138 Рік тому +1

    Xil dhiban ka idhi beel san marag oo ka been badan ma arag

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Рік тому +1

    Keligaa ayaad tahay. Cuqdad shakhsi ah iyo cudur ayaad qabtaa.
    Shacabka Boorame ee xadaarada iyo aqoonta iyo nabada u ehel ah kulama wadaago cuqdada, cudurka iyo sunta aad fidinayso

  • @ahmedi_zakid
    @ahmedi_zakid Рік тому +1

    Qararac hadaad u baahatid, waa maxamed abiib.

  • @liibaanmuuse528
    @liibaanmuuse528 Рік тому +4

    Ohintu wa skill 😂