Xildhibaaaaanadiiii garxajis Xildhibaaanadiii h awl Xiildhibaaanadiiii Hj Waaaar is casila Ooo ama duuunyo waaa la helayaaaye Magaca ku dhibta ama xaaaafadihiiinii ku noqda
Qofku marka uu ogyahay masuuliyada uu hayo wuxuu leeyahay kalsooni buuxda sida mareeyaha oo kale waayo su aal walba oo uu waydiiyay xildhibaanku sideeda ayuu uga jawaabay isaga oo aqoonaynaya oo ku qancinaya ayuu qodob qodob isku dul taagay waanu ku mahadsan yahay mareeyuhu sida uu u xisaabtanka u ogal yahay ee uu masuuliyadiisa ugaranayo alle haku ilaaliyo ee
saacada biyuhu waxay ka samaysantahay maar maartuna waa qaali oo waxa laga sameeyaa waxyaalo badan oo ay ka midyihiih xadhkaha laydhka iyo qalabka electronics ka ah markaa waxaan filayaa inay itoobiya ka iibiyaan saacadaha marka ay dadka ka furtaan.
Wakaaladda biyahu waa barmuuda triangle. Waxa soo galaa waxba soo saarimayso. 50.0 million sidee biyo looga waayey. Goormaa la cabayaa, sheeg,sheeg,sheeg,sheeg, faanoole fari kama qodna.
Xidhibaan wax waYdisa markale insh Allah Lcagta wakalada biyaha Hlke Ku dhacda Mise Hlke aY Marta Tasa Ka ilowdY iyga iyO dhakhrka way wax loo BahnYahY in lala xisaabtamO xidhiban
sxb waxaan filayaa jeebkaa kuu buuxa oo ma garanaysid ama dareemaysid dhibka shacabka haysta. (maahmaahbaa tidhaah nin dharagsan nin gaajoonaya waxba kama oga.)
Xildhibaan maxamed Abiib Waa madax weynaha mustaqbalka insha allaH
WAAW XIL ABIIB WAR NINKAA YAR EE XILDHIBAANKA AHI WAA NIN GARANAYA SHAQADIISA!.!.!.
ILLAAHOOW DAA
Aniga oo ah reer hargeisa xildhibaanka i matalaa waa maxamed abiib allaha barakeeyo
Abtigay makala dheero ee siyaasad ayaa inakaldilay somalia oo dhan haday waa walalo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴from borama
Xidh abiib jasaakala kheyr hore usoco
Manshallah Hadayni 4 keliya oo adoo kale ah uu wadanku heysan lahaa, meel shishe ayeynu gaadhi laheyn. Guuleyso
82 xildhibaan Golaha wakiiladu hadey Tottal Sida xildhibaan Kan yar wada noqon lahaayeen iyo Isla xisaabtankaas Wax uunbaa is befeli lahaa. (Well donne )Xilldhibaan maxmed Abiib Guul
Xildhibaan Maxamed Abiib , garabkaaga Illahay ha galo, SOMALILAND oo dhan rag Iyo dumar waa laguu duceeya, waxaan rajeynayaa in xildhibaano kale kugu daydaan oo iyaguna shaqada loo doortay ay si daacad ah u qabsadaan. Guul SOMALILAND!!
Xildhibanada iyo mareeyuhuba waxaa inoo cadaadaty inay wajibadkodii si dastuuriya ugudanayaa
Wlhi xildhiban abiib waa nin deeqay umadii u matalayay ee somaliland
Ilaahay waxaan kaaga baryayaa inta nolosha kaaga hadhay caafimaad iyo nolol wacan aamin run sheege waxaad waydiisay waa dhab
Xil. Abiib libaax Qaran Shacabkaa u Baahan war hoow ninkaas ilaashadaa
YES WAA NIN YAR OO 100% OG SHAQADIISA
Waa samaron lakin
You are excellent man well done 👏
Hadii sidaa loo wada xisaabtami lahaa wadanku wuu socon lahaa su aalahana ka ma jawaabi karo maareeyaha wakaalada biyaha hargeysa wey adag yihiin
76,000 way naga qaadaan anagoon cabin ama isticmaalin wax ka badan 3 meter cube ama 15 foosto bishii.
Xildhibaan geesi noolow mr abiib
Xiliban abiib Waa loo bahna oo shaqadisa garanaya
We love ❤ you Xil Abbib he always goes to the point 👉
Adoo kale dhulka alla ha la badiyo
Wlhi suaalaha aan way diinalahaa ayuu waydiiyay waayo dhibtaso dhan way igu dhacday oo wn yabanaan jiray uun
Alaylehe mareyihii wakalada dibnahaa gargariiray,marbuu isyidhi ma sheegtaa cida iskale saacadaha.xil maxed abiib wadmahadsantay.
Waa fariid maxamed abiib
Hogaanka mustaqbalka dhow weeye❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰👏👏👏👏
Ka jawaaba dheh warka suuqa 🤣🤣
xildhibaan maxamed guulayso.
Mohamed Abiib wll Intu tuuga Muuse Biixi meesha joogo shaqaalihiisu waa qasaare ina wadasaaran. insha'Allah isbadal wayn iyaa soo socda.
MUUSE WAA OWNER SIPKA SOMALILAND HALKU USOCDO SHEEG
Aqoon xumadu waxay keenta hadanka aan loo meesha dayin
Bal eeg hadda waxaa lagu leeyahay oo lagu sheegaya qorshaha oo dhamaystiran oo ah itus oo itaabsii ee maxad qawadi haddii aad dhaliil u haysid halkaas maxaa sidaa u odhan waydeen ama maxay sidaasi u dhacday dheh balse feker aqoon xumo ah oo aan dhagaysan mowduuca sacadaha socday meesha ha la inan mala waxad tahay qof aan adduunba war u hayn oo gurigii hooyadii jooga ee shaqadu waxay tahay aqoon u yeelo
Adiga iyo inta reer hargaysaba waxan u sheegaya in aad haysataan muwaadin daacad ah oo idiin shaqaynaya oo garanaya shaqadu haya waxay tahay ee alx dheha
Ta kalena xildhibaanku wuu ku saxsan yahay su aalasha oo shaqadiisa ayuu gudan balse in uu aqoonayyo oo aanu wixii odhan uunba fiican oo uu ka hadlo waxa jira uun aniga oo uguna hambalyaynaya sida uu bulshadiisa ugu shaqaynayo ee uu masuuliyiinta ula xisaabtamo oo ah sidii looga bahna
@@cismaanjamhuuri6276 ADEERO XIL DHIBAANADU WAA BAJAAJ 1 AQOON MALAHA 2LAAB LAKAC UUN BAHAYA MAREYUHU WUU KA HOREYA SHAQADA HADHAY WAA FINISHING 3 HADALKI MAREYAHA SIDUU YAHAY UQAATEEN WAYO PARLAMANKII HORA SHARCIYADA OO DHAN SII DHAMEEYEY
Xidhiban umda HorE Uu sOco
Libaax xildhibaan maxmad abiib xafadaha hargeysa na biyaha uma Sina ee waydii sababta
Waar anagu 31sano darar wayne ayaa la nooga soo dhaamiyaa
Maxamed abiib is the boss , maalin dhaw mid buu caagad Ku jiidi doona dadkooda waxooga si xun u maamulay
Waa mustaqbalka madaxweynaha jumhutiyada… hadan hadhow la afganbin…….
Dadku waa dad xun waa Inay ilaashadan ninkan oo kale
Libaaxii Ruqi waa taageeraa gobolkii ragaan kaa soo salaamayaa
Dumar kuma nool
Wax lafahmi karoo soo qor
@@abdiyusuf9419 burco walal halokumo noolo miso waa rag oo qudha
@@apdirahmansuldaan8020 halokumo maxaad uga jeeda waar oromaad tahay afsomaaliga bartay
Haa hadaan ku famey, dumarka reer burco ragay laqiima yihiin
Goormay hargeysi biyaha cabbeysaa . Haahey,haddaan hooyaa, sheeg goorta biyaha la cabbay, waa goorma,sheeg waa goorma,shheg sheeg,sheeg,sheeg,goorma la cabbayaa.
Xildhibaaaaanadiiii garxajis
Xildhibaaanadiii h awl
Xiildhibaaanadiiii Hj
Waaaar is casila
Ooo ama duuunyo waaa la helayaaaye
Magaca ku dhibta ama xaaaafadihiiinii ku noqda
Qofku marka uu ogyahay masuuliyada uu hayo wuxuu leeyahay kalsooni buuxda sida mareeyaha oo kale waayo su aal walba oo uu waydiiyay xildhibaanku sideeda ayuu uga jawaabay isaga oo aqoonaynaya oo ku qancinaya ayuu qodob qodob isku dul taagay waanu ku mahadsan yahay mareeyuhu sida uu u xisaabtanka u ogal yahay ee uu masuuliyadiisa ugaranayo alle haku ilaaliyo ee
Ka shaqee ragan wadankii rogay?
Nin rageed sidaasaa loo baahanyahay
somaliland muusoo marin xildhibaan lamida maxamed oo wixii umadu u dooraray qabta waliba sidaacada oo aan lagabasho lahayn.
Xiliban abib wa itxan walalhi wa ragedii niman oo badan Wu ka naxiyaa
War ninkan wa legend wlh
saacada biyuhu waxay ka samaysantahay maar maartuna waa qaali oo waxa laga sameeyaa waxyaalo badan oo ay ka midyihiih xadhkaha laydhka iyo qalabka electronics ka ah markaa waxaan filayaa inay itoobiya ka iibiyaan saacadaha marka ay dadka ka furtaan.
Legend
Fashil weeyan ku wan wasarada biyihu Imisa sano ayay waden shaqada 10 years
somaliland biyeheda intixaaan aad why????????
wuu ku mahadsan yahay xil.Abiib
Dowlad ku sheegyada soomaaliyeed dhibkooda ma yara. Ilaahay soo hanuuni
Wakaaladda biyahu waa barmuuda triangle. Waxa soo galaa waxba soo saarimayso. 50.0 million sidee biyo looga waayey. Goormaa la cabayaa, sheeg,sheeg,sheeg,sheeg, faanoole fari kama qodna.
Warwaxani wakaalad maaha,ee waxay noqotay meel nin leeyahay imikana inadaarood iyo ina muuse biixi ayaa shirko ku ah inay saacada suuqa ka joogta 21£ ayay nagasiiyeen 39 dollar
Xidhibaan wax waYdisa markale insh Allah Lcagta wakalada biyaha Hlke Ku dhacda Mise Hlke aY Marta Tasa Ka ilowdY iyga iyO dhakhrka way wax loo BahnYahY in lala xisaabtamO xidhiban
Nin baa yiri ina abiib waa mustaqbalka madaxwaynaha aqoon baanad ulahayn waa afartabaqaad digaagad baanad ku aaminteen,hadaad fayoowdahay.
Abiid xildhibaanadi ladoortay adiga mooye cidba lagama hayo aadbaan kugu ducuynayaa sxb xilka aad umada uhayso ilahay haku fudaydiyo
Iyo maayark borama walhi waa loo bahanyahy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴from borama
Maxmad..ambib.laxibsabtan..mafiyada
Shacabka.ragadiyay
Xildhibaan abiib(libaaxa xildhibaanada...)😁
Legend man
Wlh ina abiib reer somaliland ayuu ushaqeeyaa iyo dadka masaakiinta ah
Maareyuhu kuma hafan su,alaha sidii kii haamaha shidaalka waa nin af miinshaar ah
Sunta ka ilamaysisa dawalad
KULMIYE XAQA IYO RUÑTA WUU NECEBYAY
no
M.a
Guuleyso dumaashi!
BIYO BALAADHINTA LACAGTEEDU MA CSSHUUR SHACBIBAA DEE LACAGTAASI MA KUBAXDAY MASHRUUCAA SAXAH
saacadahan laga daayo dadka anaga reer yurub ma nihin somaliland in Africa
Wlle wa geezi alle ha ku garab gallo xaq aaad ku taaganty hadad manta geryooto xaq ayd ku tagnyd xildhiban
Kkkk.
Waxbaa ka dhacy....
Libah raga haka hadhin
Godkiisay biyo ugu galeen kii maraanka ahaa
Warwaxani waa dhiig mirato .
lacacta fixing ah waa normal ma haduu tuunbada kuugu jirto waa basic charge waa inaad biyha iska jartaa si aan lagu dalclin basic charge
sxb waxaan filayaa jeebkaa kuu buuxa oo ma garanaysid ama dareemaysid dhibka shacabka haysta. (maahmaahbaa tidhaah nin dharagsan nin gaajoonaya waxba kama oga.)
dhamaystir wall waxna haka jarin
Beeen mahelo biyo
Aleyle he
Wale nin shacabka u dooda runtana sheega anagay igu dhacaday in nin guri igaga jiray aan ku idhi nankaas guriga igaga jira intaas oo lacaga ayaa lagu leeyahay walina guriga kamuu bixine kaalay lacagta ka qaatay waxa la iigu jawaabay angu gurigaaga uun baanu naqaanaa adigaano kaa jaraynaa biyha ogow ninku wuxuu ahaa nin ay ixtiraam uahayaan lakiin anaga oo muwaadinad ah waxaba kama ihi
Qabyaalada inta iska dayso codkaaga qofka wax kuu qabanaya ku dooro
Sxa
Oooyaaye dee sualhaaga ku koob mid iyo laba
Qolda dhiiga shacabka cataatahy
100 iidoora wuu dhaama walhi haraad musuqmasuq
Dhaqaalaha hayaduhu way khasaaraan. Dhaqaalaha dalkana wuu kasaaraa. Haddaba maxa arrin. Marwalba nin cusub baa yimaadda. Ilaa haddana biyo lama hayo. Maxaa tala ah amaba arrin.
Suaalo yaryaroo bilaa macniya
Maxad waydiin lahayd adigu?
.
Kkkk
Nacnacle waar tuugbaadtahaye ragga u jawaab,beenaalayohow
Su aashe ayuu kaga jawaabin🤔
@@cismaanjamhuuri6276 2003 ayaa Hargaysa iigu horaysay ilaa maanta hargaysa waa sidii Allow caawi Borama taankigu waa 4500 hargaysa foostadu waa 3000
HHHHHHH YAA WAXAAGU WAA SHACAB KICIN BEER TA MADAXWEYNUHU HORO HADLEY KUMA TAALO WALIGED BA WEY JIRTA JIRTAY
QOF GEEDEBLE JOGE BIYO LACAGTOD LAGA QADA MA JIRTO
SI CADHAYSAN BUU U HADLAYAA XILDHIBANKU IYO HANJABAD
Waar xan xildhibaan maahee wixiisu fact maaha waa kaalay muranee. Waxaasaa cashuurtii wadanka iska cunayaa. Xildhibaan maahe waa ubu murqaan.
Waa tahy qof maskax daciifa
iska hadlow ina igare.
4400200ma