XILDHIBAN MAXAMED ABIIB KILLERKA S/LAND WAA + MADAXWAYNAHA ANAA DOORTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Please Subscribe for more Videos
    Copyright Protected @Adnan Show
    Produced By @Adnaan Show
    #ADNAANSHOW #SUBSCRIBE
    Contacts
    Facebook @Adnaan Abdi Sahardid
    Snapchat @Adnaanshow
    Instagram @Adnaanshow
    You Can Contact By all Business enquiry
    Wedding Events Video Music

КОМЕНТАРІ • 46

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 Рік тому +5

    Wadha maan waa geesi garab waayey hala taageero Abiib hore u soco geesi

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 Рік тому +3

    Masha allah Smart guy, Ayaan ashuur Aad bay u mahadsan tahay dad qiimo leh bay keenta, halyeyadii reer somaliland so dhawada.

  • @bariiyomanta2886
    @bariiyomanta2886 Рік тому +3

    Halyay qaran ayad tahay

  • @abdidaaha3467
    @abdidaaha3467 Рік тому +3

    Nolow mohamed abiib

  • @HASSANBIDARSITANI
    @HASSANBIDARSITANI Рік тому

    ninkaan waa inaa loo dhiibo qaranka soomaliland! muuse tuug hala xiiroo waayoo dalkaan u muusuqay!

  • @aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231

    What a wonderful speech mashallah mashallah the best of the best somalia politician

  • @abdikarimyacin2931
    @abdikarimyacin2931 Рік тому

    Mohamed Abib et un nouvel president de somaliland

  • @musehersi1384
    @musehersi1384 Рік тому

    Manshallah waa dadkii loo baahnaa laakiin kuwaa uu u doodayo ee masaakiinta ah ee bakhatiyaaya een waxba haysan ayaa hadana qaar ka mid ihi caayaayaan laakiin ku dhaaf odhaahdii caan baxaday ee AHUN Gaariye ee ahayd yaa miskiin adigaa bakhatiyaayaan u doodayaa

  • @syberhyper6156
    @syberhyper6156 Рік тому +2

    Madaxa wyenhna mustaqbalka❤❤❤🌿🍀

  • @SamiaIbrahim-qr2ph
    @SamiaIbrahim-qr2ph 11 місяців тому

    Mohamed. Abib. Cuulle

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 Рік тому

    Kkk xaqiqdi muse bixi xarif waye habib visa free ayuu soo siyaay sida uu umashquliyo muse wuu ogyahaay xilibanada in ayaay jecelyihin dhofka

    • @musehersi1384
      @musehersi1384 Рік тому

      Ma bixiyo visa odaygaa aad sheegaysaa aqoon daraa ku haysee Ayaan cashuur ayaa sponsor garaysay iyo Somali week

  • @yaasinabd4958
    @yaasinabd4958 Рік тому +2

    Masha allhaa xilidhibaanada wn indin sallmay labadiina For dijbouti waa idin waTaaaa

  • @Lascanod.
    @Lascanod. Рік тому +1

    Halyay karan 🌸👏👏👏

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 Рік тому +1

    All what you saying is 👍 and I hope you be come a persendent one day insha Allah

  • @AmiinIbrahim-k2b
    @AmiinIbrahim-k2b Місяць тому

    Libaax weeyaan

  • @shabcaanahmed140
    @shabcaanahmed140 Рік тому +2

    Waar been waynaa. Haday daacad kaa tahay Maxaad Maxamuud Xaashi u taageertaa oo aanu ka war hayno hadardaamadii uu dalka baday. Ma Muuse Biix ayay Cuqdad gaarihi kuu haysaa.

    • @mustafemohamed7132
      @mustafemohamed7132 Рік тому +1

      Kuwuu u hadlayo ee hadana caayaya ayaad kamid tahay waanu sii sheegay inuu kuu dulqaadanayo kkkkk

  • @abdikarimjibriir6837
    @abdikarimjibriir6837 Рік тому +1

    شجاع محمد ابيب يوسف

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 Рік тому +1

    Masha Allah very good 👍 and intelligent man keep going

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Рік тому

    Istus yibir ilaa
    Yibir

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 Рік тому +2

    Great mind, mA❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 Рік тому +1

    Masha Allah keep going

  • @mohamedismailoubeicheali
    @mohamedismailoubeicheali Рік тому

    Machallah il est très intelligent

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 Рік тому

    🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @gulledburhan-Djibouti-155A
    @gulledburhan-Djibouti-155A Рік тому

    ASALAMUALEIKUM mohamed abuib i think he can word president of somaliland,because has his function to all somaliland driver inchahalah

  • @awil849
    @awil849 Рік тому

    Xildhiban wa runta dakhatitu dadkay layeen afwayne mudilin.Adiguna jilida yare.Cut down the drama alittle bit.

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 Рік тому

    War mahayo m r ruqi,😂war hindi iyo meel walba corrupt wa jiraa ,somali wa laga daran yahay,ee qabyal iyo kala danbey laan baa ina dishodey 😂

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 Рік тому +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @craxmaanaxmed9125
    @craxmaanaxmed9125 Рік тому

    Waa sidee Abiib meesha ma wuxu meesha utagay sheeko iyo cayda madaxda iyo tijaarta kani dhan uu usocdo lama gara nayo

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 Рік тому

    maxamed abiib 😀wlhi waa halyey umada Somaliland usoobaxay❤

  • @sadoyusuf7946
    @sadoyusuf7946 Рік тому

    Masha Allah noolow waa runta👍👍👍💯💯💯

  • @canbecabdisamad4820
    @canbecabdisamad4820 Рік тому

    Masha allah maxamed abib guulso

  • @asmamahamed6976
    @asmamahamed6976 Рік тому

    Ma dhintaan🤣🤣🤣🤣

  • @Booowe
    @Booowe Рік тому

    Mashallah

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 Рік тому

    Kkkkk

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 Рік тому

    Kkkkk

  • @abdis70
    @abdis70 Рік тому +1

    Afnooli wuu hadlaa, Eyna wuu ciyaa.Hadal buu hayaa iyo Aflagaado- He is part of the problem not part of the solution- Sheekadiisu kama duwana tii Fadhi ku Dirirka. Qofku marka ay ka muuqato inuu keligii wax fahmayo, keligii caqli leeyahay lalama shaqeyn karo mana noqdo wax Xaliye.Waa Af-Miishaar Qaylo badan.

    • @fankaiyosuugaanta5548
      @fankaiyosuugaanta5548 Рік тому +1

      Walaal ma waxaad tahay Sacad muuse? Walaal run iigu jawaab. Walaal waxaan wadaa cilmi baadhis kusaabsan Soomalida iyo qabyaaladda. Mahadsanid.