SUBXANALAH: AABA DAHIR IYO MARWO KHADIJO OO MUSIIBO KUDHACDAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok Cadaalad
    ●tik tok Challenge
    ●tik tok Sadaqo
    ●Tik tok Qaraaxo
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE

КОМЕНТАРІ • 54

  • @Khalidrasta99
    @Khalidrasta99 8 годин тому +1

    Jakatoore Legendry aka Ganacsade Dahir allasow kuwaan Jukaatalo ayay kuugu wadaan Iska fahan Team Abbe Dahir Saan maa u danbeesay Abe dahir kuyeh Group fiq fiq naga bandheey boss Waa Cadaalad

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 10 годин тому +2

    ALLA ABAABA DAHIR WAXA MADAXIISA DEGEY TUGAAN HARGEYSA DAHAB KU XADEY IYO LACAG

  • @aminguled1138
    @aminguled1138 12 годин тому +2

    They don't appreciate one another subxallaaha

  • @nouradekanoura3164
    @nouradekanoura3164 15 годин тому +3

    Wa bentoda lacag bilachay barten

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 12 годин тому +4

    Been waxay barteen lacag bilaasha oo loo diro

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 10 годин тому +2

    Kuwani was idiin soo shaqo tageen daahirow Isla saar waatiga hanooga qaadin

  • @user-bp7fc2pk6w
    @user-bp7fc2pk6w 7 годин тому +2

    Daahir dadka an dad ka mudan caawi please

  • @mmuuseofficiall1458
    @mmuuseofficiall1458 12 годин тому +3

    Kuwan waa tuugo doqoma waxay modayaan inay dadka khaldikaraan 🤣

  • @samiaelmi
    @samiaelmi 10 годин тому +3

    Waa ruwaayadii waa madeys adduunyadu 😂😂 dadkuna weey matalayaan 😅 waa laba dibjiir

  • @saidnoor9609
    @saidnoor9609 10 годин тому +1

    ASC DADKAAN WAA NIN IYO NAAG BEENAALE AH DAHIR CALASOOW JOOJI BEENTAAN OO DADKAAN JOOJI WAA DAD SOO SHAQOTAGAY

  • @faraxcali9761
    @faraxcali9761 5 годин тому +1

    Wlhi Kuwan waa xaaraaabe marba filim ay ay soo dhigayaaan 😂😂😂😂

  • @princcessabdi7031
    @princcessabdi7031 10 годин тому +3

    war waa tuug kuwani nagada warkooda

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 9 годин тому +1

    Sheekadan legend le fahmikaro Aaba daahir iyo Abti waa labo tuuko o cabtoy ah marna mobelka marna boorso o lacag kujuro iyo basabor waa dad lacag bartay lacagta marke kadhamaato filin aya laso Alifana Aabo daahir aya lasowaca daahir candho aya dadkaan haleeyay lacag ayu baray lacagtaan umada masaakinta sadaqesaneeyso meel fiican ugu sadaqe dad dhebaatesan aya jiro lacagahaan la aruurinayo umad dhibaatesan o jidadka jiifo aya jiro melahas ugu sadeqeey dadkaan lacagta aad barteen kadaaya wax yer kadib Aabo daahir aya maqle😷😷😷😛😛😛

  • @abasasad5637
    @abasasad5637 11 годин тому +2

    Kuwaa waxay barateen sida lootug sado

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 15 годин тому +1

    War kuwan waxay yihiin waan ku wareeray waayo maxaa lagaga tala gali karaa gabadhiise away waxay barten lacag marka waa shaqo waxan iyagaa samaynaya howshan sidaan aamin sanahay

  • @Nightmarenextdoor
    @Nightmarenextdoor 9 годин тому +1

    I don't think so, they just used to getting free money.

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 Годину тому

    DaahirDahab ciyaalo badan ooagoomo aya caawin kartaa see wax ujiraan ninkaan iyo naagtaan (musiibo udhiman majirto ) ayagoo 30 jiro tuugsanaya yaahoo !!!!!!!!!!shaqo udir labadaba

  • @HalimaAli-nt9wq
    @HalimaAli-nt9wq 6 годин тому

    Waa film la soo wada dhisay

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 10 годин тому +1

    ninku waa fajiile weyn naagtuna way ka daran tahay waa 2 laadar oo is helay

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 5 годин тому +1

    Waa tuuga is og been nagadhaaf😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 10 годин тому +1

    iyo make upkeedii baa boorsada ku jiray kkkkkkk

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 12 годин тому

    Adigu daahir ma sadaqaysaa

  • @Maria28832
    @Maria28832 8 годин тому

    DAHIR DAHAB LABADA CIYAAL SUUQ YEEY KU WALIN MARKA WAXBA KAAMA GALIN HA SHAQEYSTAAN GAARIGA RAADIYA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 10 годин тому +1

    ALLA BEEN BADANA WA QAIN TUUGA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 години тому

    WA QALAD IN BASABOOR LO SAMEYO

  • @ubahadan6538
    @ubahadan6538 8 годин тому

    Way habaarab yihii dahiroow iskadaa

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk 7 годин тому +1

    Kkkkkkk Kkkkkkkkk musiibo idinku dhacdey been badan war waa mooryaan sida wax loo habaysto ay fahmeen

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 12 годин тому

    Watqadii laguugu soo diray keen

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 8 годин тому

    Daahirow Kuwan Buri , Eri waa shufto
    Cidna ma afgaranayso adigaa waalay waxaa khadiija ayaa filimkaa ka danbaysa Daahirow Reerkaasoo meel degan ayaad lacag bartay oo waashay please Kuwan soo afjar waxani waa sheeko aan dhamaad lahayn 😮😮

  • @XaawoMaalin-j8f
    @XaawoMaalin-j8f 5 годин тому

    Etoobiya doolar waka suuqmadoow

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 7 годин тому

    Salaan sare Aaboo Daahir. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 Годину тому

    Shaqaysta xamar shaqaa taalo 😂😂😂😂😂

  • @ifraaxcumardahir3068
    @ifraaxcumardahir3068 10 годин тому +1

    Alla been badana ķu waan

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 15 годин тому

    Waa la sixray 😂

  • @hawoali120
    @hawoali120 7 годин тому

    Wad isku ereyden maxad alxamdulilahi udhihi weyden wadinka haben iyo malin buuq kujire 😢

  • @hamzamahamud6815
    @hamzamahamud6815 11 годин тому

    ALLAAH ulaabta oo astaqfarta badiys

  • @khadijasaleh7131
    @khadijasaleh7131 6 годин тому

    ASA hadalkooda waa run hotel Ada dadka see do ayagaa dad ku soo diraa oo xado

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 години тому

    ITOPIANKA WADANKEENA SO GALO QOF QABATO O LA XISABTANTO MA LEH

  • @SahraJuube
    @SahraJuube 8 хвилин тому

    Been badanaa ma 🇪🇹 dad lagu dhacaa

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 9 годин тому

    Adoo aabo qaba ninkale aabe dheh waa aduun macaankii ka dhamaaday

  • @mohamedabdi7908
    @mohamedabdi7908 15 годин тому

    Waxad dhahda ayan daro aya nugu dhacdey må åh musibo

  • @dahaboali8452
    @dahaboali8452 56 хвилин тому

    Sida loo qaraabto buu yAQAANAA

  • @Sawsan-gb7ir
    @Sawsan-gb7ir 9 годин тому

    Somali ku celi naagta ninkana gadar ha lagu celiyo

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 15 годин тому

    Sababta ma kuu sheegaa qof Africa jooga ayaad lacag u diraysaan maalin kasta si ay u helaan lacag bilaash ah Smart waa in ay sameeyaan ahahahahah been aan dhamaanayn

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 години тому

    SHUFTO WAYE

  • @Sawsan-gb7ir
    @Sawsan-gb7ir 9 годин тому

    Don’t send them

  • @nouradekanoura3164
    @nouradekanoura3164 15 годин тому

    War qolodani kartiyin badana

  • @NorAreys114
    @NorAreys114 11 годин тому

    Waa tubaakiiste yaal waa been wlhi waa lacag cirka lagu galay

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 11 годин тому

    Beenay ku nacay . Yaaaahuuuu

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 12 годин тому

    Waxan been badanaa

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 15 годин тому

    Kuwaan waa beenaalayaal

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 12 годин тому

    Been

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 12 годин тому

    Beenta

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 9 годин тому

    Kuwaan sheekadooda cusboole ey noqotay