Walaa daahir illaahey ka cabsada jini xoolo looma qalo waa kufri weeyn ee illah uga cabsada walaal waxaa ka wanagsan in suuratu baqaro laguna ağrıyor aayad kursiga ha aqristo
Hasbuna Allah anu ma wakil. WARYA DAHIR WA XARAAAAAM! HA BIXIIN LACAGTA JINKA LAGU QUDINAYO. XASBUNA ALLAH. PLEASE IGA GARSIYA DAHIR CALASOW. CHOCHI CHOCHI WA SHIRKI.
Maxamed Dauud ogow Allah unbaa ku caafinkara. qoladan in ay ku sixraan bay rabaan ee ka baxso. Magisku waa shirki.Allah ayaan ka magan galay umuurahaas oo dhan.
War waxaas waa shirki yay aakhiro ku seejin quraan akhriso ,subxaanallaah ma illaa xadkaa bay dadku jaahil yihiin ,inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajicuun
Bismilaahi sidii loo socday Qurafaad malaysku Raacay War quraan Sara bis jini ma Cunto kasiinaaa Bismilaahi Dahiroow ka bax waxaan Maxkamada bis waaye Waa qeeer beeshay
War ilaahay ka baq waa tuugo ilaahay caafimaad weydiista alaah ka baqa sixir ka hadeey kuu wadaan aaqiro war waa beenroo beentood caafimaadka alaah ku kalsoonow adinkana ale alle ka baqa shirkiga s iska daaya
Waar ha udhiibina timihiisa walaahi wuu sihrayaa again subhaanallah shaydaanku wuu codsado lama siiyo quraan baa lagu akhriyaa oo lagu gubaa Waar joojiya waa xaaraane hasiinina ugeeya shuyuukhda diinta iyo sunaha ayaa wax lagu daweeyaa
Qalanjo ina ader habartan horteda & gadasheda war u heynin candho iyada waxas ku shaqeysata qurafadkas diina ma taqano e magaca hoyada & ayey Asha how shegin iney ka kor baxdo rabtey si ad magacyada ugu shegtid ha aminin waxas wa shirki wilkas maxamed daud hawada ayey ka qabsaden bal wuxu leyahay magacagan ku qala Allah swt magacisa wax lagu qala big shirk wax dhayo ma jiro waxas wa dambi ma leh uf
Dahir alasow iyo kuwaan la joogo oo xirta u ah waa jaahilin magaca Ale Mooye magac kale wax laguma goowraco magac Allah kaliya ayaa lagu gowraca dahir wuxuu dhahay magacaaga marki lagu gowracayo ayu dhahay
Dadkaani waa maxey waxa ay ku hadlayaan, aawey Quraankii Illaahey laysku daweyn jirey, war Illaahey aamina oo Quraanka Illaahey daarta oo akhrista,
Allah ka cabsada war miyadan dad muslimah ahayn Subxanallah ma saaxir bad war kiisa rumaysan waxas wa shirki
Subxaanalah ilaahey ma ogola in jin xoolo looqalo ee ruquyo saara
Dad sixiiroole ah waaye ka bax sada kuwan
Subxanallaaah maanta ma waxa jira dad jahiliina o aan aminsanayn quranka illhey amisan sixira laso bixiyaa Subxanallaaah
Ha u dhiibin cidiyaha iyo timahaada hadey ku sixri rabaan. Ilahey talo saaro Mahamed Daa'uud hadii aad Mumin tahay. Caafimaad Ilahey ayaa haayo.
Ilaahey kacabsada shirkinga dhaafa sixirka suuratul baqra ayaa ka adag ee halugu aqriyo
Subxanallaha beenta badanaaha shirkigiga dhaafaalle kacabsada
Daahiroow arinkaan haku fududaan shirki waaye subxaa allaah
Walaa daahir illaahey ka cabsada jini xoolo looma qalo waa kufri weeyn ee illah uga cabsada walaal waxaa ka wanagsan in suuratu baqaro laguna ağrıyor aayad kursiga ha aqristo
Hasbuna Allah anu ma wakil.
WARYA DAHIR WA XARAAAAAM! HA BIXIIN LACAGTA JINKA LAGU QUDINAYO. XASBUNA ALLAH. PLEASE IGA GARSIYA DAHIR CALASOW.
CHOCHI CHOCHI WA SHIRKI.
dad dad dhibo alle haku rido kansarka kiisa aan daawada lahayn
حسبنا الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل
Maxamed Dauud ogow Allah unbaa ku caafinkara. qoladan in ay ku sixraan bay rabaan ee ka baxso. Magisku waa shirki.Allah ayaan ka magan galay umuurahaas oo dhan.
Hadaan lagu guursan weligaa caruurta miyaad soo xadey
Subxanallah saaxir miyaad aaminaysaan, qur'aanka Ilaahay ayaa dawo ah ee Shirkiga iska daaya.
Xasbunallah wanicman wakiilan waxaas ha samaynina illahay aamina qur.aankaa ku filan insha.allah
Aayat kursii ka adag
Bismilaahi
Raxmaani
Raxiiim
Qayladhaaan wawareeey
Subxanalaaah
Xataaa xishoood majiro
Subxanalaaah
Subxanalaaah
Subxanalaaah
War waxaas waa shirki yay aakhiro ku seejin quraan akhriso ,subxaanallaah ma illaa xadkaa bay dadku jaahil yihiin ,inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajicuun
بسم الله الرحمن الرحيم
Waxaaas waashirki illaaheey
Kabaqa subxaanallaah
Ninkan ruqia sharia ha lagu akhriyo Allah noo sheegey . Jin geel loo qalaayo waligey ma maqlin subhanallah
Walaal wilka iskadaaya Hadi ad kucaysreysaan
Walaal Allaha ku cafiiyo
Acuudu bilaahi minashaydhaani rajiim bismillaahi raxmaani raxiim
Acuudubillaahi 😢😢 waaxay waxasi uf haday caadi u waalayaan kan
WAXHADDII LAGOWRACAYO MAGACA ALLE AYAA LAGU GOWRACAA MABANANO INCIDKALE LOGAWRACO GAWRACU WA .INLAGA FIRSADAA WABILAHI TOWFIIQ
Waar hada lagu sixrayaa ee iska ilaali hilaahey kacabso oo quraan isa saar
Subxaanallaah ilaahow xishoodka hannaga qaadin
Maxamed da uud haduu sii go ay😮😮waxyidhadeen calaq balotageya iyo jinba lacasuumeya warhagaalobina sixir sixir laguma daweeye
Subxanallaha
Waaawareey. Hadayba. Sirxoyan. Alaaow. Nabadbadi
Subxaan allaah warka hoos udhiga sisir uhadla
Waxan wa quraafad e quraan isku aqri acuudu billahi ilahow adan ka megen galay xasbunallah ya alaah
Magaca Allaah SWT un bax wax lagu qali kara big shirki waye waxa cad dadkas mesha gabran in ay waxba kala ogeyn
Laa ilaaha ilalaah xasbunallah war dadkan maxay ahaayeen ilaahay kacabsada ilaahay maxaa uga caraysiinaysaan
Qof diinta wax kabartay idiinkuma jiro Illaahheey u laabta
Asalamu caykum dhamantin
Waa lagugu dheelayaa
Subxanalaah sixirku waa jiraa laakiin qur aan aqrista waxa saaxirku idinyiri hasamaynina ha ha aaminina mingis waa baadil mabanaana xoolaha jinka looqalaayana mabanaana iska jira waaxaaran
Yaahuuuuuu
Ilaahey kabakha oo u laabta
Si fiicaneey u waaleen walhi waar waqtigiisuu dhimanaaye hasii halaaginine jinni xoolo looma qalo hadeeroow si fiican u sixraahe
Bismilaahi sidii loo socday
Qurafaad malaysku Raacay
War quraan Sara bis jini ma
Cunto kasiinaaa Bismilaahi
Dahiroow ka bax waxaan
Maxkamada bis waaye
Waa qeeer beeshay
Subhanallah Allah aa boqor ah , qofna boqor ma ah
إتق الله حيثما كنت واتبع السيئة الحسنة تمحها
War ilaahay ka baq waa tuugo ilaahay caafimaad weydiista alaah ka baqa sixir ka hadeey kuu wadaan aaqiro war waa beenroo beentood caafimaadka alaah ku kalsoonow adinkana ale alle ka baqa shirkiga s iska daaya
Subhanllah 😢 magacaga lagu gowraca aa 😢qurafad iyo shirki
Waa sixran dhimasho marada cad
War adinkaaba saaxiriin ah
War shirki waaye
Cabdi xakiim br mey nabayaan
Kadaaya hadaa lagu sixri rabaa hayaay
acudubillah dahiir alasow sixirkii lagu sheegi jiray wakana
Only ruqya
subxanallaah ya rabi walle waa yab wallahi wa dacad😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Barnaamijkaan mabanaano
Xoolaha laqalaayo
Aawey culumada
Maxamed daauud ishiisa arkaa musqushu raacinaa shuunka kkkkkkkk
Waar sizirku wuu jiraa walh black majic laisameyay alle icaafiyay alx
Cidiyaha iyo timaha seelooga guraa way sixri rabaan
❤❤❤
Waaba ciyaal suuqiin meesha leyskugu keenay
Dad. Waaweyn. Oo qurunkaas ku hadlaayo meesha dadka munkarka suuliyo majoogaan miyaa
illahay ha cafiyo
Xasbiya Laah
😂subhaanallah xaaraan waaye in jini xoolo looqolo
War waxes waa xaaraan 7 qadmo saara iyo suqyooyinka leysku cilaajiyo
Ninkan dadkana waaaly
Waa xaaaraan waxaas
gabada ayu raba inu cudurka mahamed daud kuwa rejiyo show
Waar ha udhiibina timihiisa walaahi wuu sihrayaa again subhaanallah shaydaanku wuu codsado lama siiyo quraan baa lagu akhriyaa oo lagu gubaa
Waar joojiya waa xaaraane hasiinina ugeeya shuyuukhda diinta iyo sunaha ayaa wax lagu daweeyaa
Ilaahay kabaqa
Dahir iyo xulufidisuba waa wada saxirin shawadin maxamed daudo Allah weyney talada hudibo oo surat baqarah iyo hadkarta haqriso weysana kujog that’s it walahi waxey kusheygayan waa nigiis waa sixir ee hakudaqaqin caafimadka Allah haya ee sheydan hahuqalin xoolo
Waa warey
Allah Ka cabsada
Subxanallh
Acuudu billahi mina shaydaani Rajiim, shirki iyo shaydaan baadka shaqaynaysaa. malaha idinkaaba dadka tago waban idinka shakiyey.
Shirkiga maa iska dhaaftaan
Yaaaa
Daahir waa dimbi in xoolo loo qalo mini ee culumada la tashta😢😢😢😢
Haweye is daweee
Kkkkkkkkkkkkk
Minkis ayaa hayah ninkaan
waxa wanaagsan in wiilkan quraan badan lagu aqriyo hadii mingis xoolo loo qalo waqti welba jinkii wu duqeyna wiilkan ale haka qabto
Waar ilhaahay ka baqa amisha nin ma waxa bay ka sixri jirtay
Maxa lo gubaya timaha iyo cidiyaha takale maxa xoolo lo qalaya ninka bac haku xirina
Qeyladhaan waawarey ilaheykabaqa
istaaqfurullaah..
Waxas illah kama raali ahan waa arin shirki ah jini xoolo loo qalaayoaxa waaye
Qalanjo ina ader habartan horteda & gadasheda war u heynin candho iyada waxas ku shaqeysata qurafadkas diina ma taqano e magaca hoyada & ayey Asha how shegin iney ka kor baxdo rabtey si ad magacyada ugu shegtid ha aminin waxas wa shirki wilkas maxamed daud hawada ayey ka qabsaden bal wuxu leyahay magacagan ku qala Allah swt magacisa wax lagu qala big shirk wax dhayo ma jiro waxas wa dambi ma leh uf
Walaahi kuwaan daraama waa dhameeyeen.
Waa kufri iyo naar camalkeed ee cullumada warraysta
Waxaan aqlaaq xumaaa uf
Warhaday sixrayaan ninka masking kaah dhiba cusub hasiyaadinina waalahayvhaday cidiyo kudhahaan iyo wax lamidah sida dharkkisa dhidiidkaleh haday sixrayaan jinkuna kuwaasoo kale waa burcada jiniga😂😂😂😂😂😂
Ninka mahal Ada guriceel magaceeda buudhulka kagaley ee ayaanle aqas war waxaas yaa umadankaqabto
Dahir alasow iyo kuwaan la joogo oo xirta u ah waa jaahilin magaca Ale Mooye magac kale wax laguma goowraco magac Allah kaliya ayaa lagu gowraca dahir wuxuu dhahay magacaaga marki lagu gowracayo ayu dhahay
Daahiraw. Ilaahay. Ka baqa. Waxaad. Kahadlaysaan. Waal xaaraan. Wiilka. Quraan saara. Mashaydhaan. Baad. Xoolo. Uqalaysaan. Ood lacagta. Intaa le eg. ku. Bixin. Ilaahay. Ka baqa. Diinta. Wax. Kama. Taqaanaan. Miyaaa yaa. Alaah. Ma. Waalanti. Hiin
حراام. حراام. لا يجووز.
Suufiyo sixir sixir laguma furo ee quraan ku daaweeya
Caawa uun buu timaweynti
Shaqadodi bilabay dahir calasow
Anigoo katagay salaad wardi nadaafad Mingis la igala hadlay alx heer waxaan gaaray aan gurigaeyga cadar kusoo masaxo wardi salaad alx jin wuu jiraa alloow heshiis nagala dhig yaa allaah
Inbadan diidanaa ilaa aan waalan gaaray ax ax ax
acuudubillaahiminashaydaanirajiim..
Waxaan Maqli jiray Wuxuu Soowado iyo Wabiga kee Wayn