Masha Allah habo waliga manta wax fcn sheegtay habaryar wa hooyo naas lahayn Aniga iyo Farxiyo habaryar bad no tahay only bicidyahan mj kale waxba Kama galin samsam si fcn yay habaryarahed o garab istaagen gabadha reer bicidyahan Masha Allah we love you ❤❤
Maamo malyuun diric diric dhashay iga dheh waa hiil cad oo aay kugarab istaagtay gabadheeda habaryarta u tahay Alfanaanad Farxiya Kabayare Maamo malyuun waxaay tiri ina Adeertay aan aad u Jacelnahay baa ii dhashay warkaas waa war gobonimo leh,Maamo malyuun salan sare waan kuutaaganahay.
Mr. Dalmar had to decide between being a man who is not entirely a man, and being a gentleman man. He chose the former just like his cousin Mr. Dayah DubNuurshe...!
Mama malyuun dulmiga dadka kuma taageerto weligayna maan arag maanta ka horow malyunay naagtaasi way kibirtay oo way qooqan tahay dalmarna in badan bay eryanaysay maanta haduu heesaheedi orgida oo ay isaga u qaadi jirtay so xasusiyey maxad wiilka ku haysata miyu caayey wax labadooda ka dhexeeyey bu so xasusinaya iyo waagay isku xoqi jirtay iyadaana gardaran maxay arooska walasheed dadka sanka uga marmarinaysa naagtani way waalatay maalin walba qof bay is haystan dadka amaan sii ku dheh oo runta usheeg farxiya belaayo caashaq
Mama malyuuneey intaas oo sano ayaa social media ku jirtay dalmar beri hore ayay ahayd uu dacaayadaynayay laakiin arinta arooska farxiyo uu tagi waayay waxaa ku lug leh hodan Abdirahman oo dumaashi u ah dalmar yare haduu tagi waayay arooska xaaakiisu inay tagto ayay ahayd si ay farxiyo u garab istaagto
ASC HABO HUBSIIMO HAL BAA LA SIISTAA HORAY LOO YIDHI DALMAR HADA SAAN UMA DHALINYARA VIDEOGAAS WAA MAR HORE DAD BELO ABUUR AH BAA HADA KA DHIGAYA O8 SOO GALIYEY EE WAX HUBSO SHUKRAN QAALI
Mama malyuun ka xishoo dalmar. Isagu ma Samayn codkaas. Waa wax la is kor saaray. Rag labadoodaba cadow ku ah ay sameeyeen Oo is kor saareen sawirkiisa iyo codka dalmar
We support and love our daughter Farhia thank you auntie Malyon
Malyuneey walaahi Farxiyo’s kabayare reer bixiidyahan habeenkii arooska waa soo garab istaageen waana naag ku dhimata oo jecel waana naag dadka iska celisa
MashaAllah Tabaraka dhiiga ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉farhiya kabayare 🎉abti mcne noolow cadowga ilaahay hakaqabtay 🎉🎉❤❤
SHURUNSHUUR SHIIIQAALEED DALMAQ YARE FARXIYA KABAYARE WAA ISAGA FILAN TAHAY
Weyka fiican tahay farhiyo hero hero❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah habo waliga manta wax fcn sheegtay habaryar wa hooyo naas lahayn Aniga iyo Farxiyo habaryar bad no tahay only bicidyahan mj kale waxba Kama galin samsam si fcn yay habaryarahed o garab istaagen gabadha reer bicidyahan Masha Allah we love you ❤❤
Waaaaaw mama malyuun waan kusalamay saas ayaan karaba dhiga biyo ma ahaan ❤❤❤❤❤
Manshallah Mamo dhig badan..wlhi hila maahee Dulmiga iyo qof lagu isugu tago ayad necebtay thanks
👍💯💕👌❤️💕
Maamo malyuun diric diric dhashay iga dheh waa hiil cad oo aay kugarab istaagtay gabadheeda habaryarta u tahay Alfanaanad Farxiya Kabayare Maamo malyuun waxaay tiri ina Adeertay aan aad u Jacelnahay baa ii dhashay warkaas waa war gobonimo leh,Maamo malyuun salan sare waan kuutaaganahay.
Mansha Allah 👍 👍 👍 👍 👍 tabarikalah Allah ha ku xifdiyo melada molada jogtanba Allah ha ku xifdiyo amina amina yaa rabi ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Habo, Hooyo karti bdn maama malyuun wn ku wataa hooyo mcn.
Farxiyo naag nool oo reer abtiyaasheed jecel manahallah ❤
Hiilla Cad oo Aan Geed Loogusoo Gabban Ma Dhacdaa Haa Waa Dhacdaa Kulahaa Maamo Malyuun Strong Women Weeye.
Mom Malyuuna waa haber yare aan la gaarin ❤❤
Farhiyo runtaa lagu nacaa runta lama gabato jid cad ayey dad ku dhigee😂😂😂😂😂
Masha allah aad bey u nasiib badan tahay oo habayaro wanaagsan siiyay gabadhena
Mama malyuun , waa mar hore oy ay isku fiicnaayeen anaa intaan la yaabay dib ka ogaaday
Waxaas kaa habaryar mashaa Allaah ❤❤❤❤
Mnsh Allah halkeeda dhigtay. illahay baa runta jecele waay isu raacaeen asaguna Hodan ayuu u naageeyaa
Masha allha maamo alle ha ku xafido ❤❤❤❤❤❤
Waxay ku haystaan waa naag nool oo run sheega ah wa cunina farxiya
Asc shadirad weeye farxiyo guuleyso habo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰💘💞💜💜💜💜♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Wcs walshey MMS masha allhhhh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤❤
Hiilo xaq ah waaye tan guuleyso mms❤
Mr. Dalmar had to decide between being a man who is not entirely a man, and being a gentleman man. He chose the former just like his cousin Mr. Dayah DubNuurshe...!
Farxiyo iyo samsam waa Gabdho boqortooyo dhashey Yaa taabankaro
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Saas weeye mms waxad wadato waanu kula wadana❤❤
Masha Allah ❤ habo 👑🥰🥰
WAA MARHORE MAAMA MALYUUN😢😢😢
Malyuuneey u hiili farxiyo waa diracad ayaga dhan ka wada codkarsan kana cod macaan.
Waa marhore habaryar waxaan wilkaas waxaas kama suurtoowdaan kaleeexo
Waa runtaa maamo malyuun..dalmar inuu intaa ka xishoodo ayay ahayd
Nin gabadh caayey raganimo kadheer
Maamo malyuun gobgondhashay
Kaba yare dad badan aye ciishe jah mamo malyun jwp fcn siisay ❤❤❤
Blood sticker then water 💧 damar waxba maxeerin I hope inuu raali galin kabixiyo inshallah
Dalmar gabadhan ma haysto vedio waa bari hore wuu la kaftamayey
Mashallah ❤️❤️❤️ h
Wcs Masha allaah Maama Malyuun suuban ❤❤❤ waa sax wlh Xaaraam Caleeyhu Dalmar Bidaar Fool xumo weeyne dheh Baaa asagu is Fiiriyo markow Farxiyo Kuba yare Caayayo
Farxiya lama gaarikaro, waa qof qaali ah
Asc mama Malyoun You are right 💯
Kabayare ❤❤❤❤❤👸
Geesiyad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Laba sano kahor waaye wareysiga dalmar yare xiligaas best friend ey ahaayeen iyada xitaa wey ku qosleysay hada maxaa looga dhigaa farxiyo kabayare iyadaa waalatay cid usoo jawaabtay majirto
Habaryar karti badan❤
Mama malyuun dulmiga dadka kuma taageerto weligayna maan arag maanta ka horow malyunay naagtaasi way kibirtay oo way qooqan tahay dalmarna in badan bay eryanaysay maanta haduu heesaheedi orgida oo ay isaga u qaadi jirtay so xasusiyey maxad wiilka ku haysata miyu caayey wax labadooda ka dhexeeyey bu so xasusinaya iyo waagay isku xoqi jirtay iyadaana gardaran maxay arooska walasheed dadka sanka uga marmarinaysa naagtani way waalatay maalin walba qof bay is haystan dadka amaan sii ku dheh oo runta usheeg farxiya belaayo caashaq
Waa ebarkiis kan mar horan arkay wuxuu caloosha ka qabay ayuu tufay
Xawo run
FARXIYA KABAYARE WA KUN KAROONN FARID
Geesiyaad mms halka kahaay hilada❤❤❤❤
Masha Allah ❤❤❤
Maryun qurax ❤❤❤
Mama malyuuneey intaas oo sano ayaa social media ku jirtay dalmar beri hore ayay ahayd uu dacaayadaynayay laakiin arinta arooska farxiyo uu tagi waayay waxaa ku lug leh hodan Abdirahman oo dumaashi u ah dalmar yare haduu tagi waayay arooska xaaakiisu inay tagto ayay ahayd si ay farxiyo u garab istaagto
Afarahan sii wangsan baa oo la socota Nagtaa dalmar hodan waa isku rer lakiin isaga Maxaa kagalay dalmar yar wiji😂ma leh
@@xoriyoadam6118 nin naagi wado kaa waaban maayo tankale sooma ogid dayax Dalnurshe iyo farxiyo markay is qabteen way uqabsoomi waysay dalmar Farxiyo’s marka xarashkaa ku batay farxiyo
Haye aman hala diyo kaba yare hadi kale wanu sowada galayna xeebtaaa
Mama inaad aragti dheertahay baan kumoodayay ninkaan maadan ufiirsan gacmaha laaladyada hadalka dhaqdhaqaaqiisoo dhan dumar inuu lasookoray waad dareemeysaa marka ninamada aad sheegasid magaran. Ogow dhaqankaas cidna kumaceydo isagoo saas uliita
Eedo waad degdegtay waxaasnah qabiil baa ku qaaday Dalmar yare Markii uu Kabayare jilayoh way wada kaftamayey waaba 2000 Kii waa waa hore ee Dhakuuro Iyadaa waalaan hadii aan Arooskooda loo imaan why iyada Mayga u qabsatay
Hahaha 😆 go back to sleep & take your medication 💊, no one invited them
Dalmar yaahoo !!!!!!!!
ASC HABO HUBSIIMO HAL BAA LA SIISTAA HORAY LOO YIDHI DALMAR HADA SAAN UMA DHALINYARA VIDEOGAAS WAA MAR HORE DAD BELO ABUUR AH BAA HADA KA DHIGAYA O8 SOO GALIYEY EE WAX HUBSO SHUKRAN QAALI
Saan U filayeey video gan Mama Malyun ilove you ❤❤❤
SHEKHASHU WAA ADEGAL DAROOD DALMARYSRE DAYAX FHAD YASIN FRAX RER RER U ADEEGA DAN U HAYSTA WAYA
Walhi farxiyo dadnimda daarood Ka keentay in habardaya cadowga ciil
Codka dalmar waa intey sxbka ahaayeen lkn wadar iyo waxid yaa waalan farxiyo maxaa uwada wada suray wa su,aale
Magaciis wa igoyay inyar ka dibna dalmar yare dhahysaa aaa mamo malyuun subanaaa😂😂
Mama malyuney intaad Farxiyo kabo Yare u hiillineyso soow kaagama fiicneyn inaad kala dhex gasho oo aad nabaddon u noqoto labadooda
❤❤❤❤❤
Waxani waa bari horo mama malyuney ha dagdagin wax hubso dalmar ma hadlin ba
❤❤❤❤❤❤🙏🏻🙏🏻🙏🏻💋💋💋💋💋💋💋💋💋
Waa lays dagaalaa ceeb maleh laakiin dalmar wuu is ceebeeye sidi naagihi ayuu udhaqmay nin rsga oo naag la caytamaya maahin ragtime uff
Wow hhhhhh
Naa dhaqanka hawiyaha baro labo hawiye dhexdooda kuma qaado ee laangaabad ka ahaw meshaas.
Sow tii ma tihid dadkoo dhami marki ay ku diideen iyadoo ku garab istaagtay caay ugu abaal guday! Naa ma adigaa qof ah gunyahay guntu dhashay.
Farxiya nin iyo laba looga cabsan maayo dadna wey leedahay ee meelahaa baroorta la aad views yuusan kaa galine
Habo farhiyay gulayso mj xitaa Ma naqano samsam iyo farhiye ciidi soo faragashata gees ha laga maro
Waa runtaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mama malyuun ka xishoo dalmar. Isagu ma Samayn codkaas. Waa wax la is kor saaray. Rag labadoodaba cadow ku ah ay sameeyeen Oo is kor saareen sawirkiisa iyo codka dalmar
Mamaa ruutaan kugu jeeclaahaay raak iyoo dumaar laa ismaadhaamoo riyaa laguwaadaajiiraa
Dagmar waa xaasid farhiyo wey ka maseereen waa doqon nicmo waa lo ee iska dhigayo dad bahal. Dalmer waa dabaal bidaar ween oo dawon ah shaley taa farhiyo la heeseesay doqon farhiyo waa farjiyo isma bedashow doqonoow nimoo naa geisha dalmer😂😂😂😂😂😂
Habaryarteed mahadaad noqotay soo adigii baalaha ka rifi jiray
Edo dalmar yar habaryar baa u tahay hoyadi waa Ogaden codkaas waa been waxaas waa marhore waxaas wiq wiq tana walug sameeye
Beeni maxay tartaa farxiyo kabayare codkeedu waa unique farxiyo codkaaga waa laga massayrsanyahay.
❤❤❤❤❤queen Mms
Keba tugsada certa keebana bidaqada tuuga keebaana intaba uah kiilogagudba dhiiqada wabiga lasexiyaa shegadi buyo ilbuul wabigiqaday leyla luulaa iigasidaran hoo hoo sululux musikada igusorac jega warega ahay sharif jeeg yusiya dulsaran soomali cidamade isbortagee
Manshallah farxiyo kabayare hbo guuleyso
❤❤🎉
Mms❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Warhooy farxiyo aashuun kuadinmaaha laba boqortooyo ayeey kadhalatay waxaad namaste ku ogaan Karting iyad 50 leeya ayaad latirsa needs aan farxiyo waaxur intaadan kaadideeda Ayaan Idina cabssiin isaga hara isagahara waan Idiidigay
Wu ciyaraya dalmar wa mar ey isku ficnaye o ayada lakaftamaya
Dhiiga biyo ma ahan
Nin sidee loosoodhacayaa maxoolaa ninka afar ayaa ubanaan hadoow awoodeeda leeyahay naagihi waaba dabaaloobeen naagkasto waxeey moodaa ninka ineey ayadaleedahay oo mafaraqeeda ayoowkujiraa yaaxayawaaniin
Walaga yaban somalida waa masiibo inay sareen dalmar yare inuu codka sareen
Team Farxiyo ❤❤❤
Kabayare xaqiiqdii rer abti geed way jeceshahay
Farxiya kabayare haday maamo malyuun dabada laga shay hiil uma bahana
Xeebta maama malyuun lama daliikaro
❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤
Mama malyuun
🙏💯💯
Dalmar maradaa ka dhacdey
benaleh ouf
Ka dhici gabadha prgida wasakh da ah maamo malyuun nooloow
Xeebtaada lamagalii karo