SUBXANALAH: GABAR SI XUN LOO SIXRAY OO MAXKAMADA KA YAABSATAY IYO ASTAMAHA SIXIRKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok Cadaalad
    ●tik tok Challenge
    ●tik tok Sadaqo
    ●Tik tok Qaraaxo
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE

КОМЕНТАРІ • 38

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 13 годин тому +1

    Subxanallaah illhow cadowga sixirka kuwa isticmalo illahow inaga qabo inaga xijab shartoda bismillahi rxmni raxiim yrabbii Montana nageli

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 День тому +1

    Ituu joogaa shiikha dahir waa la wada jiran yahay ❤❤❤

  • @nooralihaj9130
    @nooralihaj9130 День тому +2

    Qofkas.asagaa.ka. dhib badan maanta..mana.liibanayo.
    Sura.baqaro.daar.mar.walbo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому +1

    GURIGA KU AQRI ALBAQRA ILAHEY AMIIN

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День тому +1

    Waala waada xanunsan yahay waalhi subxanllh subxanllh yaab

  • @abbdll
    @abbdll День тому +2

    Ninkaan suldaan eh dadka halaga qabto. Nin dhahaayo wixii kugu dhacay ayaan ogahay. Walee dadka waa masaakiin.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 День тому +1

    Today, in the age of social media everything is believable.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому

    BISMILLAHI RAXMANI RAXIIM

  • @SahraIsmaaciil-y6u
    @SahraIsmaaciil-y6u День тому

    Sheekh suldaan lambarkiisa I sii daahiroow waxaan ahay gabar talk rabto

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ruqiyocali-mj3sl
    @ruqiyocali-mj3sl День тому

    Daahir.wll isodor.nabrka.shiiq suldaan

  • @abbdll
    @abbdll День тому +1

    Kkkk quraan aan sax aheyn maajiro. Kulahaa isisaar quraanka saxda ah. K

  • @SamiraDuala
    @SamiraDuala 15 годин тому

    Xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 День тому

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiin

  • @TheKachumbari
    @TheKachumbari 10 годин тому

    Number of the sheekh/sultan

  • @ibrosabdule5219
    @ibrosabdule5219 День тому +1

    Dadkaan dhan MA taaagan yihiin iyaaaaaa

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 14 годин тому

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah Salaamaad kuli aafada . Illahey ha iqaabo kuwa umada dhibaaya.Mida la II geystey hadii aan ka hadlo .Qofna administration maayo.
    Habaara in illahey dadka dadka Sixirka Iqaabo oo ay dhaayaha, Lixaad ay ka fariistaan.Surtu Duqaan waa 44.Qari mudo hal bil.Habeenkii 3 jeer Caadi baad u arkeysaa Qofka Ku sixirey.

  • @muwaarakgroup655
    @muwaarakgroup655 День тому

    Ninkan sheekh ma ahan sixiroola waaye

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 12 годин тому +1

    Queen abayo iyo guriceelow kheeqa nambarkisa isiiya fadlan rer awow gayoow wn xanun snhy grb isiiya allaha idin sharfee

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480 Годину тому

    Subxan.Allah

  • @fowziaabdi9487
    @fowziaabdi9487 8 годин тому

    Subxana llah

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480 Годину тому

    How.Don.u.peoples..Now?

  • @anabbile386
    @anabbile386 День тому

    Subxanaallah 😢

  • @mahadmahad1055
    @mahadmahad1055 8 годин тому

    Dumarkoo dhan sheekha lambarkiisa ayey raadinayaan!!! Ma wada xanuunsan yihiin talow?

  • @maimunhassan4640
    @maimunhassan4640 8 годин тому

    Anigagagabarbsaigajiiransadxsanoolabarkiid

  • @SahraIsmaaciil-y6u
    @SahraIsmaaciil-y6u День тому

    Talo

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 День тому +1

    😂😂😂😂 kan shiikha yaa waxa dhan u sheegay 😂😂 waxas waa been nin kan waxba ma ogee yusan idin walin waxas ha aaminina

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 14 годин тому

    Surtu Ancaam iyo Adkaarta laasim.Wardi .Xusuni muslimaka kor ka xafid ducooyinka ku yaal..
    Dadka kuu dhow baa ku dhaacaya.Hadan Suuqa kuu galaya

  • @abbdll
    @abbdll День тому

    Kkkk ninkaan siduu ku ogaaday inuu Jin yhy. Dadka wax aanan lahubin yaan loosheegin.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому

    INEY TABATO MA AHEYN

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 14 годин тому

    Ha la dilo kuwa wax sixira sida diintu sheegatey.

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 День тому

    Gubna waxaad heshay

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День тому

    Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo acdubilh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому

    GURIGEYGA DAD MA KENO KAMERA AYAAN UGA XIREY GES KA GES INTAAN KA AHEYN MUSQUSHA IYO QOLKA JIIFKA

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 21 годину тому

      Dadaalka io Taxadarku wa MUHIIM WLaL lkn YEYsan shaki zaid ah kaa noqon oki,
      DADKAN HADA jogaa wa umad wada xasidiin ah ayy ubateen in LA dadaalo OO adkaarta LA aqristo Aya ka adag cidkastana an laso dhaweesan,
      Alle ha xafido

  • @raaxonuur9
    @raaxonuur9 День тому

    Waa beenale kani sidu ku ogaaday qofka m daa,uud sixray ilahayba wax og

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 12 годин тому

    Asc wr wbr sheekh dahiro dumaashi I sii number ka sheekha please xanuun baa I haya xaley oo u dambeysay waxaan ka baqay in wadnahu I istaago igu CAAWI number ka