Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Xasan Shiikh xildhabaan xil ka qaadi karo ma jiro ee waxay ka baaranayaan lacag ,waa niman isbaaro u taalo baarlamaanka
kkkkkk sandhereh haku riyon xasan shiiq inuw xilka katagoho qabyalisteh
Xildhiban lacag bey rabaan somaliya u danaynmayan
Moshiin wax la dhaho ma jiran yaba ka qaban tugadan xildhiiban ma ahaan
Yaarabbi Xasan Nadhaafi,Dalkoo Nabadqaba
War dameerkaa gurguurte,waddanka in laga qabto waa muhiim hadii kale meel xun oo aan laga soo noqon karin ayuu kala dul dhici doonaa.
Shiiq shariif waa halteyga ugu horeeya isbadalka looga hor imaanayo xasan shiiq oo yiri maba idin aqaanba mucaaradoow cid idin dhegeyseena maleh
Shiekh shariif iyo C cabdi shakiur soo labadii badda iibsatay maa ahayn maa iyakaa dhaamo gurguurte?
ilaaheey kabach
BARLAMAN KAMA JIRO WA NIMAN MUSUQMASUQ XAD DHAAF AH BARTAY
Xasan xaaraan hala waso xataa jihaad iyo dhimasho haloo diyaar garoobo
Goofkiisa qof iibsanaayo faraha ha laga qaado, Hg meeshii katimid ha ku noqoto, Xildhibaanada qaylinaayo Goboladooda ha aadaan Buuq iyo Dood looma baahno
Waa la ridi karaa ninkan khatarta ku ah dowladnimada
Santiago beentaa walllaaahi
Waxa aad sheegeyso waxba kamajiraan adeer Sharif iyo Inashakuur Muqdisho Waxa aykayihiin Big Zero Reer muqdisho Neecaaw aad uwanaagsan Ayey heleen (Shariif Doorashada Xaza iyo Xassan Ayaa u Diiday Al Shabaab) Sirmaqabe Saab ayaa Biyaha U Celiya Seydaan Shariif Allahey baa kashifay Shartiisa laakiin Sandheere Waankuogahay in aadan jecleyn Al shabaab Walaal Hataageerin Sheydankan Qaraabo anagaa ah Waankanasaney Al shabaab
xasan meesha halaga tuuro inshaa Allaah
Shariif iyo kuwa lajiro waxay siyasadoda ku so ururtay afahayeen shabab niman udoodayo qawariija
❤😂❤❤🎉🎉😢🎉😂❤😂😢😮😢😂❤😂
xasan xil laga qado waxey ucabadayan waa lalush xasana laluush intu ku bixin laha ciidanka bur iyo sabayad iyo odkac logu samenaya
Asc Santaagow wadku mahadsn faafinta wararkaaso kale ee lagu casilayo hassan sheekh.●santaagow hawsha allaha ni garab kale.Mooshin iyo bananbaxyo halaga bilabo mogdisho iyo goboladoda somalida oo dhan , iyo waliba yurub,mareykanka,iyo 5 qaaradoob . Aduunka oo wada dhan. Hambalyo santaagow. Aad u faafiya banaanbaxyada
Wasaxsanyhaxasan
Xasan horor. Wadanka ha laga qabto. Xasan dhiiqo xaraash wadan
Waxa adan hubin laguma dagdago wariye ayad tahay ha deg dagin
Xasan Shiikh xildhabaan xil ka qaadi karo ma jiro ee waxay ka baaranayaan lacag ,waa niman isbaaro u taalo baarlamaanka
kkkkkk sandhereh haku riyon xasan shiiq inuw xilka katagoho qabyalisteh
Xildhiban lacag bey rabaan somaliya u danaynmayan
Moshiin wax la dhaho ma jiran yaba ka qaban tugadan xildhiiban ma ahaan
Yaarabbi Xasan Nadhaafi,Dalkoo Nabadqaba
War dameerkaa gurguurte,waddanka in laga qabto waa muhiim hadii kale meel xun oo aan laga soo noqon karin ayuu kala dul dhici doonaa.
Shiiq shariif waa halteyga ugu horeeya isbadalka looga hor imaanayo xasan shiiq oo yiri maba idin aqaanba mucaaradoow cid idin dhegeyseena maleh
Shiekh shariif iyo C cabdi shakiur soo labadii badda iibsatay maa ahayn maa iyakaa dhaamo gurguurte?
ilaaheey kabach
BARLAMAN KAMA JIRO WA NIMAN MUSUQMASUQ XAD DHAAF AH BARTAY
Xasan xaaraan hala waso xataa jihaad iyo dhimasho haloo diyaar garoobo
Goofkiisa qof iibsanaayo faraha ha laga qaado, Hg meeshii katimid ha ku noqoto, Xildhibaanada qaylinaayo Goboladooda ha aadaan Buuq iyo Dood looma baahno
Waa la ridi karaa ninkan khatarta ku ah dowladnimada
Santiago beentaa walllaaahi
Waxa aad sheegeyso waxba kamajiraan adeer Sharif iyo Inashakuur Muqdisho Waxa aykayihiin Big Zero Reer muqdisho Neecaaw aad uwanaagsan Ayey heleen (Shariif Doorashada Xaza iyo Xassan Ayaa u Diiday Al Shabaab) Sirmaqabe Saab ayaa Biyaha U Celiya Seydaan Shariif Allahey baa kashifay Shartiisa laakiin Sandheere Waankuogahay in aadan jecleyn Al shabaab Walaal Hataageerin Sheydankan Qaraabo anagaa ah Waankanasaney Al shabaab
xasan meesha halaga tuuro inshaa Allaah
Shariif iyo kuwa lajiro waxay siyasadoda ku so ururtay afahayeen shabab niman udoodayo qawariija
❤😂❤❤🎉🎉😢🎉😂❤😂😢😮😢😂❤😂
xasan xil laga qado waxey ucabadayan waa lalush xasana laluush intu ku bixin laha ciidanka bur iyo sabayad iyo odkac logu samenaya
Asc Santaagow wadku mahadsn faafinta wararkaaso kale ee lagu casilayo hassan sheekh.
●santaagow hawsha allaha ni garab kale.
Mooshin iyo bananbaxyo halaga bilabo mogdisho iyo goboladoda somalida oo dhan , iyo waliba yurub,mareykanka,iyo 5 qaaradoob . Aduunka oo wada dhan. Hambalyo santaagow. Aad u faafiya banaanbaxyada