DEG-DEG Dawo madaxweynaha s.land lagu xidhay imarad muse biixi God ku riday ciro arin layable..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 38

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 20 годин тому +1

    Imaradku Mid walba wuxu siinayaa lacag uu qabiilada kale ku dilo... Mxa naga galy ha khaniisaan hdey rabaan madax ku sheegta horgalada u ah shisheeyaha...
    Imaradku wuxuu fuliyaa danaha Mareykanka iyo Yahuuda.

  • @nimjohara6335
    @nimjohara6335 15 годин тому +1

    EEBO soomaali heeshis'ah oo nabad kuu wada nool.

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 22 години тому +3

    Waxaa shirqool udhigey Emarad,muuse,riyaale, Abii axmed, allah ka soo celiyo

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 19 годин тому

    Excellent journalist .
    This is true !
    Maxaa hadaba Soomaali la gudboon !
    Soomaalidu waa dad fiican oo Ilaahay siiyey dhul qani ah oo cimilo fiican leh .
    Hadii ay isu timaado oo ay tashato , shaki kuma jiro in ay noqon lahayd iska daa wax kale oo , Global Leader for a short period !
    Hadaba , Islaanta Odeyga wax loo saarye , maxaa inagu direy waxeena oo aynu ugu hanqal taagaynaa wadan shisheeye iyo wax yaalla halkaas !
    Wonderful !
    Thanks.

  • @AbdirizakmohamedAbdilaahi
    @AbdirizakmohamedAbdilaahi 23 години тому +1

    Waa meesha soomaaliya laga dumiyo waqtigi farmaajaa laga raystay

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 19 годин тому

    Imaaraaat yuhuud cudud kuleh ha arkina qamiiska dheer
    Somaali gacan ku jirtaa

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 19 годин тому

    sodhwow wala ihliy koxfdo guuuuul daarrrod guuuuuulesty❤❤❤❤

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 19 годин тому

    Imaaraadku waa ibliis u xilsaaran inuu burburiyo wadamada muslimiinta ,sidoo kale dhamaan Qowleeysatada soomaalidu ugu wacdo madaxweyne yaal isaga ayeey rakaato ugu jiraan markaa ayaan dhow ayuu soo laabanaa asigoo buusbuusan yes man eh sidii xasan sheeq.

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 День тому +1

    Imaaraadku wuu soo wasaa odayasha😂😂😂

    • @MEl-t5i
      @MEl-t5i 23 години тому +1

      😂😂😂😂

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 20 годин тому

    Warsamow puntland dhul iyo bad midna ma sii. Umana soo waddo.
    Imaaraat.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 20 годин тому

    Immaradka waa Cadowga Islamka ee kooxdan Berbera ee Gaalada Immaradka shacabka waa in lawada qabto.Ciddii Sali ah oo mamul.ama Muqdisho kuwa jooga ah Immaradka ayaa looga yeraa Cirbad ayaa lagu dhuftaa Galmo.ayaa lagu wada sameya sawir ayaana laga qaada iyo.hawenkooda,Immaradka waa Gaalo maanta yuhudda Billion lacag ah oo dhulka falastine lagu qaato.

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 19 годин тому

    EMAARAD KALA JAJAB SILIC IYO DHIBAATEY NALA RABAAN KALGACAYL UGUMEY YEERIN
    WAANA YUHUUD ISA SO QAAWISAY
    CIRO HOGAANKA GELA LAGU HOGAMIYA LAGUSO XIRANAYAA WANA SIXIR
    MAADAMA UYAHAY NIN WADAAD AH
    ISKA QABOOW
    EMARATKA CUQUBADEENA ALAAH KU RIDO AAAMIIIIN

  • @wamuajani54
    @wamuajani54 18 годин тому

    waala rakaateynayaa saxiix✅100% 😂 waana la rukaasayaa 😂 waana la layli barayaa ✅😂 GPS na waa lagu soo xiransyaa, si aanu wadada mar la yiraahdo aanu uga leexan😂😂 Ninkii Hoyga maafiyada aada waa u saas

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm День тому

    war danahaga qabso la xidhay leyne ma waxba la iska xidha mida kale Halke ku aragtay madaxweyne la xidhay 😂😂😂

  • @KIFAAX666
    @KIFAAX666 22 години тому

    WAAR ILAAHAY BAANU IDINKA MAGAN GALAY .

  • @mudiali719
    @mudiali719 День тому +1

    Emirates iyo Ethiopia ineey cadoow yahiin, libia Sudan, Somalia kuli weey baabiyen isaaq fudeed iyo ficil xun dila mar kasta ilaa 1988 kii talo xumaa heesa,

  • @SakariyaShigow-o5e
    @SakariyaShigow-o5e День тому

    Emirates ku somaliya danta eey ka leeyihiin waa in eeysan weligeed istaagin waanu ujabnaye
    Madoo neeso in somaliya Shidaalkeeda iyo qeeyraadkaba eeysan soo saaran
    Ayhuudana loo gacan geliyo ugu danbeen
    Carabtoo dhana haku kala badnaadeen laakin waa isku raacsan yahiin in somaliya la burburiyo yahuudana loo gacan gelsho.

  • @maleikaali3848
    @maleikaali3848 15 годин тому

    Asc alaaylhe waa ruunta Emirate wuxo nacebyahay giiritaanka Somalia waa cadow

  • @AxmedshirAaden
    @AxmedshirAaden День тому

    Emaaraadku way wasaan madaxda soomaaliya xasan dhiiqoba sow ma aydaan ogayn

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 19 годин тому

    Waxand hubin hasheegin ma ogin inay wax ku sameeyaan mida kale sidee ku qarinayaan may sheegaan oo xidhiidhka u karaan oo dacweeyaan soomalidu

  • @XaaliMahamed-h4j
    @XaaliMahamed-h4j 23 години тому

    Carabiyi.hade.fa.ido.ledahay.falastin.lama.gumeesten.oo.yuhuud.lugta.uma.qabten.mana.manjaxabiyen.waxaana.kadanan.kuwaa.hoos.ordadaya.oo.sheeganay.soomaali

  • @hanathajo313
    @hanathajo313 23 години тому

    Madaxda somalida wa laso jubeya lagana duubaa 😂😂😂😂😂

  • @Reaperfreddy
    @Reaperfreddy День тому +1

    ASCW WALALE MA DHIHI KARO ILAHAY HA U NAXARISTO LAKIIN WAXAN KUU SHEGAYA IN UU KAWANKA SARAN YAHAY, XIMARATKU WAXAY HAYSTAN QALAB MASKAXDA BANI ADAMKA LAGU KONTROLO MARKA CABDIRAXMAN CIRO QALABKII XASAN SHEIKH LOSO GALIYAY, AYA ISAGANA LOSOGALINAYA SI WIXII LARABO LOGADHAMAYATO

  • @AhmedAli-nt3es
    @AhmedAli-nt3es День тому

    Walasoodubeeyni markaas ayaalasoodiri
    EEsuga

  • @jinniiyojaan
    @jinniiyojaan День тому

    Qasarka madaxtooyada ayuu joogaa. Wa marti, carabiner martida aad ba u qadiriyaan

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 День тому

    Somali wadankeda kagu diray intay carabta udabdhaqayan bay mel kadhacayan

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 22 години тому

    ❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱👍👍🇸🇴🇸🇴❤️🥰🥰

  • @AaminoCabduqadir-w8n
    @AaminoCabduqadir-w8n 20 годин тому

    Carab maxay uxiranaysaa jaskisu kahadlay kumale xarig carab qof soomaaliyaa

  • @SiciidCali-t8k
    @SiciidCali-t8k 19 годин тому

    Caayo

  • @SiciidCali-t8k
    @SiciidCali-t8k 19 годин тому

    Nitooow waxkuhadal nagadaa nacdad

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 22 години тому

    Madaxda Soomaaliya iyo kuwa baahan imaaraadku waxay u diyaariyaan rag dab saara, videona way ka duubtaan. Kaddib waa loo shidaa. Wixii ay doonaan bayna ka samaystaan dalalkooda. Xususta xasan xaraash sida ay u garaaceen markii uu tagay. Maantana waa hal u irmaan

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk 19 годин тому

    Asc sannnnntako

  • @Cash-u8s
    @Cash-u8s День тому

    Adiga mxa ka khuseyeh

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 21 годину тому

    Been badanaa carabku kaa soo dhac

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa День тому

    Beenaale Beenaale dhalay