"Tuulo Daarood degen yahay Raisul Wasaaraha ma tagi karo,Madaxtooyada muxuu ka dhex qabanayaa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 141

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 2 години тому +11

    Waligay nin ka geesisan ama ka caqli badan. Oo ka wadanisan majiro Cabdulahi sh xasan. Masha allah

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan 4 години тому +14

    Waa runtaa waa runtaa runtaa xasan allow nadhaafi aamiin aamiin

    • @sumeyahusseinibrahim4624
      @sumeyahusseinibrahim4624 3 години тому +1

      Dalxoye guul Shawabka ayu saray wlhi bilahi farmajo iska daaf Shawab usare Cunaqabatan ayu saray jubala d

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 2 години тому +2

      dalka ma waxaad utaqaan inta reerkiinu dago cawaan awalba dameer caqli kama sugaayn. Dalxpreeye kuye dalku ma inta abgal ama hawiye dagaad utaqaan cawaan xabaalo qote waa fashilmay

  • @shamsoahmed5167
    @shamsoahmed5167 3 години тому +8

    Cabdullaahi sheekh waan nin wadani ahoo qabyaalad iyo tuuganimo iyo nin jeclaysi aan aqoon waa runloow markasta xaqiida jirta sheega damujadiid kooxda xasan shiikh wakhtigii ay mucaradka ahaayen waxay isku dayeen in ay dillaan mar bay dhawaceen illaahay ayaa badbaadshay wuxuu 8stah8laa inuu madaxwayne noqdo.

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan 5 годин тому +8

    Cabdulahi sh waa runtaa maa shaa alaah mahadsenid xasan waa tuug waa shaydaan waa beenale xasan allow nadhaafi aamiin aamiin aamiin mar 2 mahadsenid

  • @Gla277
    @Gla277 3 години тому +4

    Cabdulaahi sh xasan waa wadani

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 3 години тому +3

    Allaya cisag runsheg bad tahay mashaa allah mr abudullahi shiiq hassan

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 4 години тому +4

    Cabdulahi Sheekh waa Nin Diin leh ❤❤

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 Годину тому +1

    Cabdilahi sheekh waa dadka inay hogasmiyaan dalku u baahanyahay.

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 години тому +2

    QABIILKA HALLA IS KA DAAYO HANA LA HESHIIYO GACANTA HANAW LAIS QABSADO DAD WALALO BAA TIHIN 😢😢

  • @KhadijaAbdikariim
    @KhadijaAbdikariim 3 години тому +4

    Ninkan waa nin dagan. Intellligentina ah

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 3 години тому +2

    ABDULAHI sheikh hasan wa aqoonyahan Somali president u qalma samatabixinta umadana u taagan allaha ku xafido

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 5 годин тому +3

    “Asalaamu Calaykum “
    Mudane Cabdullahi sheikh waa Nin indheed garad ah oo danta iyo Mustaqbalka umada u naxaya!
    (Run ayuu sheegay waana ku mahadsanyahay)
    Great leader always says the truth!

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 4 години тому +1

    Alla Ninkaan waan jeclaa ! Good -
    Guy , Nin Caqli badan oo Aan -
    Qabyaalad Aqoon buu ‘Ahaa ! inay
    Dileen baan mooday ! Muddo ma-
    Arkin ! Allaah yaxfid ❤

  • @CadeGude
    @CadeGude 3 години тому +1

    Ilaahay mahadii c/lahi sheekh
    Waa noolyahay
    Wadani
    Geesi
    Aftahan
    Isku reera manihin lkn waa
    Nin aqoon diin akhlaaq leh

  • @jaaleanas2334
    @jaaleanas2334 51 хвилина тому

    Cabdulaahi caag horta xageed ku ogeed wisiirkii koofur galbeed duunyo geel aa uti badaalsan dadne cabdulahi caag

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow5413 2 години тому +1

    Soomaaliya waa inlaga mamnuuco Suudka ileyn doqonwaliba wey iratay

  • @aliabdullahihassan3320
    @aliabdullahihassan3320 54 хвилини тому

    Mnsha Alaaa ninkan wa siyasi
    Nin waqica og weeye Ana is doranaya nin xassan ka yeli mayo kurssia wd Baneen sanaakaan ku haray insha Alaa

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 4 години тому +2

    Dastuurka waa la dhameeystaraa waxaana dhameeystiraayo xildhibaannada oo u xilsaaraan.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Годину тому

    Abdilahi shiikh Hassan waa nin qaran wlh 2008 ban magalo north England Northampton kula kulmay waa ehlu sharaf jecel Somali 🇸🇴 jecel we salute you 🫡🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍

  • @omargass-o5y
    @omargass-o5y 4 години тому

    Abdullahi sheikh Hasan waan salamayaa runtii waa nin kahadla xaqiiqda qabiilna nadiif ka ah.indhoweyd aragiisa waalawaayey xataa waxaan islahaa tolow ma HSM baa godkii jilicow kuritey. Wallahi waan farxay kolkan caawa sawirkiisa arkay. Maashaa Allah.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Годину тому

    Geesi dhalay ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 2 години тому +2

    Stop qabyaalada iyo qabqabta tuugyahow warlord ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 години тому +3

    xasan mametelo daarood wa erey khalada waxayna tusin in soomalidu dowladnimo waxba ka agoon war madaxwryne wuxu metela xata xayawaanka duurjoogta iska masuul ka ah war heede hawiye halabaro dowlad waxaytahay

  • @herifmr5430
    @herifmr5430 4 години тому

    Cabdulaahi sheikh guulayso.
    Wellcome back analyst's politics

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964 3 години тому

    Xanuunaa juiro caafimaad Allaha keeno

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 4 години тому

    Cabdulaahi Sheekh Xassan well come back.

  • @XasanAadan-e7z
    @XasanAadan-e7z 4 години тому +2

    Wuxu cadeeyay fikirkii daarood ee faasidka ahaa Somali anuxukuno lakiin anaga namaxukumi karto baastar hawiyaa idika aqbali wankaxumahay!!!!!

  • @samadoontv2811
    @samadoontv2811 3 години тому

    Cabdi laahi sheikh Nin Aan Runta ka Gaban qabyaaladna ka Hufan Alle ha sharfo

  • @mohamedalibile4672
    @mohamedalibile4672 2 години тому +1

    Odey weeyn oo amxaaro ka dhex hadleyso uma xuma 😂😂😂

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 3 години тому +1

    side ku kentay inad tira Jubb land iyo Puntladn way qsbsan karan doorasho, Mudishana lagama qaban karo , maxa ka qaldan ninkan ku noqon mayno wadadi hore

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan 4 години тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul somalia mahadsenid

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Годину тому

    😂😂😂😂😂😂 I like 👍 ku wii gurigiisa ka shaqeeyn jiray kkkkkk Wlh waa run

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 3 години тому

    Waa runtiis.
    Xassan iyo xamse wuxuu caqliga usoo noqondoonaa kolka la gaaro 2026

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Годину тому

    Nin kaan waa nin qaran Somali 🇸🇴 jecel

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 3 години тому

    Wa Raysalwasare ee msha kaba qabiil

  • @JimmyWabari
    @JimmyWabari Годину тому

    Absolutely xamze jilba dheere waa in uu is casilaa

  • @SaciidXasan-xh4zz
    @SaciidXasan-xh4zz 4 години тому

    Masha allah

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 4 години тому +2

    ,siyasiyin laga dhex hadlayo cabdulahi waa isago kofurgalbed xil kahayo joowher kursi udontay nin siysada kaluntay

  • @abdirahmanali3499
    @abdirahmanali3499 4 години тому +2

    Xasanow soobax kubixi mahayo

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 4 години тому +1

    ,dadkan waa doowlad diid kuwa qaladka isu doortay lama hadli karane warhooy xasan xilka kama dhaman

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 3 години тому

    Abdullah Sheikh Yarkan u sheeg Inta wadatashi ah eey Dhusamareyb 3 jeyr Muqdisho intas oo shir xiligi kheire/Rooble magacabistii Gudiyadii inta Tanazul oo qaatay, Heer uu Deni iyo kuwa kale uu iyaga uu fursad waxa dalka lagu bad baadin karo aan lagu kala tsgeyn nidamka dorashada hadii eey dii deyn Dorashadii qof iyo codka ahayd ee mamulkasta labo.degaan Dorasho si tijabo.ah looga qaban karay.

  • @Muhumedjimale
    @Muhumedjimale 4 години тому +2

    Hataa hadii ay daarood diidan dorashada qof iyo cod ah waa balan inay mugdisho kadacdo

    • @Darwiishdaweeye
      @Darwiishdaweeye 3 години тому

      😂 saa ma umalay naysaa in marba wadan la booqan doono ,oo gaalada iyo carabta ,calankan🇸🇴 tuugsi looga soo qaadan doono hhhh

    • @amranosman1102
      @amranosman1102 Годину тому

      Muqdisho somaliga miya marka? Wa awood qeybsi wadanka.i hope in qabyalada laga weynado

  • @CadeGude
    @CadeGude 2 години тому

    Waraysigan in Loo dilo ayaanba
    Kabaqayaa
    C/raxman c/shakuur iyo shariif
    Iyo c/lahi laftiisa
    Reerahay ka dhasheen ha ilaasheen ragan

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 3 години тому

    ASC viva7up Caawa cabdulahi ahna samigay Haybna aynu is xiggno caaaaaaaaawa kaliya isku mowqif nahay
    Xamsa tuullo daarod ma teggi Karo yuuuu
    Metal sax
    Waxaaaaa
    Yimid Qufe Qabri Qaxiye mid dhintay iyo mid nool
    Xasan an xishoo XAlufeye ah tallo
    XAlufeye WA in la xirraaaaaaaa
    Lalna xisabtama Xasan iyo xamsa

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 4 години тому +2

    Oo hada ninkan xisbiga uu sameystay ma waxuu rabaa in uu caadifadaan aan arkayno madaxweyne dalkeena uu ku noqdo? The true sign of intelligence is not knowledge but imagination like a this! Nabadeey

  • @mahamedomar3474
    @mahamedomar3474 4 години тому

    Xasan xame uf magax x somaliya ma wado wa eber faaruq

  • @252Somalia
    @252Somalia 3 години тому

    Abdullahi Sheekh Hassan is not easy 😂😅

  • @abdulmo4704
    @abdulmo4704 3 години тому

    Siyaasi culus,,,,kusoco libaax isiiiiiiii sisinta iimey

  • @AbdirahmanMuumin-q2h
    @AbdirahmanMuumin-q2h 4 години тому

    Sxb waxaad wareysatay nin siyaasi ah oo jawaabaha heli og Abdulahi Sh Xasan

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 3 години тому +2

    Kan waa daba dhilif aarmaajo naga tag nacald kugu dhacdaye

  • @ahmedabdule-r2e
    @ahmedabdule-r2e 4 години тому

    Wariyasha xamar joga wax walboy ayago u jeeda bay iskadha tiraya wuu arka xasan iyo sida uu soomali u galay markasu wariye dhexdhexada oo saxafad xor sided u hadlaya ader afaheyen xasan sheekh batahaye oro iska dhig makarafonka

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Годину тому

    Libaax isku kalsoon aftah ah waxbadan ka og Somali 🇸🇴

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 3 години тому

    Xamaligii Oo dhan waa is keenay.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 3 години тому

    Xasan halaga badbaaddiyo waddank,

  • @mahamedomar3474
    @mahamedomar3474 4 години тому

    Xasan mudulood jaariyad u joogta darood xaguu ku arkay maba yaqaanan waana wax aan la aqoon darood ima xisaamsana inu raysalwasaare matala yahay kumana ay darin taariikhda madaxdii darood wa marxuun dhibtay mar hore

  • @afey1021
    @afey1021 4 години тому +1

    Intii Farmaajahaaga laga diidanaa ayaa Xamza laga diidan yahay

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 4 години тому

    kuwan waa jidiyo jaha diid xasan wuxu qaban karo ayu qaban teendhada afasyoni soo xamar mahan hadii dhuusamareb latago soow horumar mahan

  • @abdullahisahal3939
    @abdullahisahal3939 4 години тому

    siyaasiyeenta hawiye sideedaba maskaxdooda siday u shaqaysaa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 годин тому +2

    War ninkan ma joogaa waaw somaliya lobiqimayo

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 4 години тому +1

    Xamse waa ra’iisulwasaaraha qaranka soomaaliyeed, qabiil ma u baahno. Qabyaaladda waa waxaad ku fashilantay. Ilaa waagii cabdullahi yuusuf ayaad joogtay.

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 3 години тому

      RA'ISALWASAARE QARAN HADDUU YAHAY WAXAA SHAQADIISII LAWAREEGAY MADAXWEYNE QABIIL , MARKAASUU WUXUU NOQDAY MASAWIR MEEL KU TIIRSAN

  • @drxudayfiaxmed3008
    @drxudayfiaxmed3008 4 години тому

    Xassan dhiiqo onean vote iska daaye xaafada u ka dagan yahay mirinaayo xata matagi karo xage doorshada taala

  • @MohamedIbrahim-ue6px
    @MohamedIbrahim-ue6px 3 години тому

    C/Laahi caawo karbaash culus ayaad kudhufatay xasaan xarash ayo hamza marxoom iyo wariyaha kuwaresanaayo

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 4 години тому +3

    Dalkaan doorasho qof iyo cod waka dhacesa daba dhilif danbo iyo daneste siyaasi xun waqtigisa waa dhamaday 😂

    • @maslahisse-kr2nr
      @maslahisse-kr2nr 3 години тому

      Dawlad xumadu Markay gurigaaga Soo gar garaado Baad dareemi doontaa

    • @Bulshodhamaanteed
      @Bulshodhamaanteed 3 години тому

      @@maslahisse-kr2nr anaga doolad somaliyeed aya heesana ma nihin cadowga luuqyada ku xiran doolad diidka ah 25sano

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 3 години тому

      Doorasho qof iyo cod micnaheeda horta inaad barato ayaad ubaahan tahay

    • @mukhtarhagar4344
      @mukhtarhagar4344 3 години тому

      AMASON AABA VILLADA ILAALISE XAGE DORASHADU KA DHACAYSA KK DAL XOR AH OO NABAD AH BAA DORASHO KA DHACDA KK XASAN IYO XAMSE GAROWE IYO KISMANYO MA TEGIKARAAN YEY DORASHADA QOFKA AH U QABANAYAN CEEB CALEYK HADALKA YUSAN SIDA XAARKA KUU QABAN😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 3 години тому

    Hadal Nin Raaged ku hdl oday dalan aya thy kana llxda madaxda Nacala sinjiyada io Sojedkaga kuyalo

  • @AbdiwaliAhmed-w6m
    @AbdiwaliAhmed-w6m 2 години тому

    Wlh ninkaan waa nin degan wax saxana wuu ka hadalay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 годин тому +1

    2011kii iyo manta inta udhaxeyso ciidanka Jubbaland ka dagal lamayey aa xoreyey dowlad na udhisey maxay yihiin mid da kale shabab ka afgoye ma dowlad ayey kubiiren miyaa

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 4 години тому

    xildhiibanda waqooyi iyo kuwa xalasha oo wadankan badbadiyay oo unaxay marki kuwa xildhiibano loga yeray xafadoda kuwas soomaali baldahaba ayey nogu jiran anago dhalin yarada codkena sineno insha alah

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 3 години тому

      WAQOOYI WAX LAYIRAAHDO MAJIRTO , SOOMAALILAND WAA DOWLAD GAAR AH DOWLADDA BEEN-ABUURKA AH EE MUQDISHO KA JIRTANA WAXBA KAMA AHA.
      SHAKHSIYAADKA XAMAR INTA LAGA URUURSADO LALEEYAHAY SOOMAALILAND AYEY MATALAAN WAXAY MARKHAATI KATAHAY WAXA MUQDISHO LAGU HAYO SIDAY UYIHIIN BEEN-ABUUR IYO WAX MAGAC-
      UYAAL AH OO CAALAMKA IYO SOOMAALIDABA LAGU BILILIQAYSTO , HAL QOF OO KAMID MA IMAANKARO MEEL SOOMAALILAND KAMID AH ILAA AY YIRAAHDAAN WAAN KA BAXNAY XILKII BEEN-ABUUR AHAA EE AAN KA SHEEGANAYNAY EE DOWLADDA SOOMAALILAND HANACAFIDO

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali 4 години тому

    Faylku waa sidiisii lakin c/laahi ayaa is badalay kkkkkk wiilka yar allow waxfiican u siyaadi!!!

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 4 години тому

    Warier warka siyasiga wasaxan yahay ee ha wareerin

  • @qodaxdhuuni5332
    @qodaxdhuuni5332 3 години тому

    Somali ilaah baa u maqan.
    To Hassan Shiekh.
    "A bad leader can take a good staff and destroy it, causing the best employees to flee and the remainder to lose all motivation".
    That is why Puntland and Jubaland fled. The rest of us "Somalis" we lost all motivations.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 4 години тому

    In kastoo qabiil uusan wax fiican ahayn soomaalina uu wajigaan u yeelay waxaan is leeyahay xamz waa nin daacad ah daacadnimadu haday xad dhaaf noqoto doqonimo ayey u ekaataa soomaali baana horay u tiri meel waa laga muuqdaa ama waa laga maqnaadaa marka xamze waa inuu isaga tagaa meesha xassana ma ahan nin u qalma madaxweeyne tusaalena waxaa kuugu filan rabi wuxuu siiyey nin mudiic u ah oo wuxuu u diraba sameynaya marka asagaa xun siyaasadna aan wax ka aqoon

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 4 години тому

    teedhada waxey dhalesa xildhiiban nin ki soo xulay uyeranayo marabno wax dadban xasan latartama imanka isgiliya

  • @Abdullahidekowkossar
    @Abdullahidekowkossar 4 години тому

    Ya akh almuxtaram waa runta tuulo darood xmse luga dheere material karo.

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 3 години тому

    Waa ogadeen ma matalo daaroid

  • @fatmag4592
    @fatmag4592 4 години тому +3

    Waryaa hee waxaad tahay tabaqoodhi waxtahay gumeyste uadeege waxaadtahay loomadhama yaa aqliyar ood waxaas usheegi saaxiib xanuun xasan iyo xamse ayaa kuhaya

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 4 години тому +1

    War heedhe xamaza iskasoceyariya

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 3 години тому

    Wariye HSM Degmoyinka Muqdisho hauqabto Doorasho tusale noqoto,Farmajo.waxaa uu soo dhisay dalka Amnigisa kuwa khawarijta hubki loogu dhiibay in eey ka hawgalaan xasiloni Dalka 19sano.aan xeryaha kabixin.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 4 години тому

    Mahdi guuleed iyo maareye waa muwadinin dalkan usoo shaqeyay oo shacabka soomaaliyed xaq kule ilaa dacwadi kenya badena kadifacayay anga dooraneno

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 3 години тому

      Laakiin Soomaliland matagikaraan ilaa ay toobadkeenaan oo cafis kadalbadaan madaxda soomaaliland.

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 3 години тому

    Cajiib sanad kasta ma khilaf ayan ku jirayna! loma dhama iyo dasturka wa qabyo miya ku jirayna

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 5 годин тому

    niman yahow qof iyo coda la adaya xasan la tartama

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 години тому +1

    Xamze waxba nama metelo haysta idinkaa ku shaqaystee

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 37 хвилин тому

    Qabilo hada laga xilibaano badan yahay aya hadi cod iyo qof la aado meesha ka biixi

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 4 години тому

    doowlada xuududaha dalkey usocotay

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 2 години тому

    Kuligiin waa laydin xiri wax aad gashaan ma leh

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 5 годин тому +3

    Guul Dalxureeye❤️❤️❤️❤️Guul Somalia🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌

    • @Thebattleofthehorn
      @Thebattleofthehorn 5 годин тому

      Dal xaraashe mooryaan

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 4 години тому

      Dal xaraashe liita meel uu ku fiican yahay ma leh been isu sheega

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 годин тому +1

    kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂 wa runti xamse muxu yahay wa nef xasan kiriskh booy u ahe

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Годину тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂 waa runtii

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 2 години тому

    Wariyahan waxbarasho ha lo diro

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 2 години тому

    Muxu ka dona tulo darod waba reysalwasere soomaali

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 години тому

    Famaajay ku wareereen waa habeen iyo dharaar

  • @bby6
    @bby6 4 години тому

    Wa runta siyasi Hassan xata matagi ceelbur iyo baladweyne inta udhaxaysa isma dhaman Hassan qabuure faagte iyo Hamza maqaar saar runti

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 4 години тому

    xamse dadki soo dirta diidna waxay ku diden muxu isaga iyo madaxweenhisa isula shaqenayan walalyal xamse soomaali ayu udhartay xasana magacabay maqalad ayu gala xasidnimada daya

  • @mohamoudm.mohamed1884
    @mohamoudm.mohamed1884 4 години тому

    War ninkaan C/shiekh rug cadaa muda lama arag runtii wa nin hadal cad runtana kagaban

  • @khalifdahir9121
    @khalifdahir9121 2 години тому

    Farmajo ciidan wuu geyay balse duulan kuma qadin nidamka kajira kismayo.

  • @MohaCade-v1l
    @MohaCade-v1l 4 години тому

    Tuulo matago saxweeyeh?

  • @XasanAadan-e7z
    @XasanAadan-e7z 4 години тому

    Hadaanu xasan daarood Malin maxwayne daarood siduu hawiye umatalikaraa??

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 2 години тому

    War heedhe doorashada soo aad

  • @LudwigStolzmann
    @LudwigStolzmann 4 години тому

    Daarood maxay Farmaajo ku diideen?

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 4 години тому

    😂😂 wa funny som siyasiyintoda o dhn rag io dmr🤣🤣

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 4 години тому +2

    siciid dani soow tuu kushubtay axmaad madoobana soow tii qalad isku doortay niman yahow xasan haka cabsane latartama marabno wax dodban