Episode 12: Naf-la Hadal |Self-Talk|Kabasho|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Naf-la hadalka aynu ka dhaxalnay xilqaddii 11aad waa sidee inuu noqdo, ayaynu is- waydiinaynaa xilqaddan 12aad. Dhagaysi wacan.

КОМЕНТАРІ • 185

  • @ruwaidaayaan7472
    @ruwaidaayaan7472 2 роки тому +42

    Beautiful message, i don’t normally comment on UA-cam videos but this is my first time seeing Somalia content talking about life and understanding childhood trauma I always wondered if our community could have knowledgeable people like this Generous sister. I like her calming voice and the way she is explaining things. Our generation needs more like you 👏👏 #Somaliaexcellence

  • @dheemandaahir6059
    @dheemandaahir6059 2 роки тому +37

    Yaraanteydii waxan dhihi jiray rabiyow maxa aduunka i kentay😢😢😢😭 to day cidna jacel iyo naxariis kama rabo anaa isku filan is jecel🥰

  • @osmanmohammed2982
    @osmanmohammed2982 2 роки тому +20

    MaashAllah TabaaraKAllah. Brother and sisters please pay attention to this sister. She is a genius. She has a message. A message to heal. A message to rescue a message to transform . SubxanAllah it is a calling. Listen carefully to what she is saying.

  • @Bashe12
    @Bashe12 2 роки тому +29

    Walal Hamda Hussein adaa mahad celin iyo maamuus naga mudan annaga
    Qalbiya badan ayaad biya qaboow ku shubtay alle hakaa abaal mariyee.
    Millions mahadsanid.❤

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 роки тому +6

      Ku Mahadsanid daawashada iyo falcelinta quruxda badan 🙏

    • @khadraindhauroon5474
      @khadraindhauroon5474 2 роки тому +2

      Abayo ad ayaad icawisay ilaahay ha qayr an dhamanaynin ha ku siiyo.

    • @aishahassan2738
      @aishahassan2738 Рік тому

      Walhi aad aye ii anfacen waanooyinkan xili aan u bahamaa waliba

  • @Hikma251
    @Hikma251 2 роки тому +8

    Waxaa ila quman anigu Guri kasta OO soomaaliyeed in ay dhageystaan waayo qofka kasta waa uu Iska dhax arkaaaa Allah aqoontaada kuu xafido mid aad jano kugashana Allah kaaga dhigo.

  • @macalimadfirdowsa1
    @macalimadfirdowsa1 2 роки тому +7

    Markasta oon xalqad cusub barto naftaydaan wax badn oo dhibayey ka ridaa wax cusubna ku kordhiyaa

  • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv
    @AsmaJibriilismaciil-ti1hv 2 місяці тому +1

    Wllo mahadsanid alle caqliga iyo cilmiga iyo cimrigab ha kuu barkeeyo❤

  • @naimamire1248
    @naimamire1248 2 роки тому +14

    Shukran Abyoh🙏 cilmiga pyschology of islmic And pyschology of health wn jeclahy inan bartoh lbdaba insha allah mr un wn ka dhabyn

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 2 роки тому +5

    Ku mahadsanid walal hamda casharada qiimaha badan ee ah ruux banashada iyo dhaymada nafta ee aad mar walba nala wadaagto Allah swt haka abaal mariyo.🙏🏾❤️😭

  • @abdikhaliq1920
    @abdikhaliq1920 2 роки тому +7

    “When you have something to say, silence is a lie.”
    Keep up the good work. 👍👌You’re indeed contributing something valuable to the community.

  • @saamiya272
    @saamiya272 2 роки тому +6

    subxaanalaah what a genius person you are hamda!
    maansha allah
    maantaa iigu horaysa channelkaaga malaha afar saacadood ayaan dhex qaadayey casharada channaalkaaga waana afar saacadood oo caqiibo leh...
    keep up walaal trouma healing ayaan kuligeen u wada baahanahay waayo soomaalida badankeed waxay soo wada mareen child abuse...
    waxaan u baahanahay xamdoo badan..
    mahadsanid walaal

  • @mohamedyusuf8108
    @mohamedyusuf8108 2 роки тому +5

    Hamda Hussein wllo thank you so much
    May Allah reward
    illahay ha u naxariisto aabe iyo waalidiintenba

  • @sarahaden8314
    @sarahaden8314 2 роки тому +1

    Xamdow barnaamijkaaga waxaan arkay hadda laakiin beri hore inaa arkaa ii fiicnayd hadda qof wayn baan noqday diinti ayaan wax ka bartay wax badan oo culays ah waa iga degeen barnaamigkaaga waxaad moodaas inaad ka sheekaynsyso noloshaydi oo dhan. Hadda xoogaa yer baa igu danbeeyo waxaa ku nafisay barashada diinta iyo adkaarta allah dad badan ayaad anfici doontaaa hore u soco illaahay ha kaaa ajar siiyo aamiin

  • @katiac8085
    @katiac8085 2 роки тому +3

    Masha allah Hamday waxa taabatay boog dadka intooda badan ku taaley oo lo baahna in la iftiimiyo Alle ha ku dhafo caqliga iyo aqoontaada

  • @osmanmohammed2982
    @osmanmohammed2982 2 роки тому +7

    It is a an inside out approach. She has a message to heal snd transform the self

  • @fatimaabdilahi2785
    @fatimaabdilahi2785 2 роки тому +6

    Masha allah wllo hamda waxaa tahay gabar aad u caqli badan ilaahey cilmiga cagliga hakuu kordhiyo

  • @moe689
    @moe689 2 роки тому +16

    I really like your shows and the way you present! Thanks for sharing your knowledge!!!

  • @coladcuri3495
    @coladcuri3495 2 роки тому +12

    MashaAllah gabadh aqoon leh ba tahay but waxan umalenaya topics fara badan inaad halmar kawada hadalyso waan wareray

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 роки тому +11

      Taxanuhu wuu isku xidhanyahay soo wada dhagayso maku wareeri doontid Bi’dniLaah 🙏

  • @hebagurey4254
    @hebagurey4254 2 роки тому +3

    Hamda alle hakaa jizaa'i siiyo dhiirigelintaada iyo guubaabada wanaagsan xag diin ahaaneed iyo xag maadi ahba.
    Mahadsanid wllo❤

  • @hafsaali4719
    @hafsaali4719 2 роки тому +1

    Xappty mudo dheer baan channel..kaga ku xiranahay dabcan waxaan u aaminsanahy in uu yahay mid ey qeybaha kala duwan ee bulshada soomaliyeed ey ka faaiideysan karaan si ay uga kabtaan xanafyada iyo xayiraadaha dhacdooyinka nolosha una helaan dheymo ku dheehan awood ogaal nafeed❤❤🙏🏼
    Waxaan kaa codsanlahaa qaali intaad xalqadaha kabasho ku jirto inaad ka soo hadasho xanuunada nafsiga ee suragal...tahay iney dad bdn la daalaa dhacaayaan haderadaan ama cudurada laga dhexlo abusive and toxic relations.... attentional seekers...saameyntey bulshada ku leeyhn ..iyo dhamaan noocyada domestic abuses..ka kala duwan❤🙏🏼
    Love you dear sis alle dartii🤎👸🤎

  • @sulekhaomar7890
    @sulekhaomar7890 2 місяці тому

    MashaAllah tabarakAllah ❤

  • @eckeibreezybwya4035
    @eckeibreezybwya4035 Рік тому +1

    Wllshy ayaaad isku magac tihiin wlhi hamdaaay ayadana sidaaan camal ayay mar weliba ii dhiirigelin jirtay Alle ha idin xafido🤲😘

  • @jeyje5157
    @jeyje5157 2 роки тому +6

    Thank you for giving mindset
    Ilaahey haka Abaalmariyo Sister

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 роки тому +4

      Ameen walaalo , ku Mahadsanid daawashada iyo falcelinta quruxda badan 🙏

  • @najmaabdullahi4208
    @najmaabdullahi4208 2 роки тому +1

    Walhi ilmo ayaa indhahyga ka socta waayo xamda waxaan garnlaa meel ay ka imdeen aay isheegtay I bartay lacglaan subxnlah waa qof ilhay isoo diray inay noolshayd badsho ilove u sister ilhay haku xafido oo jantufardawsa haku geeyo adiga iyo waliidaka

  • @sadoessa1596
    @sadoessa1596 2 роки тому +2

    Allah swt naxariisto janntul fardowsa Allah hageeyo aabe hbo raxmatan waasican filjanah aamin yaa rabi

  • @amiirsheeno7781
    @amiirsheeno7781 2 роки тому +6

    Xamda mahadsanid walaal. waxaan jeclaan laha inaad mar kasoo hadasho “ manapulation-ka iyo gaslighting-ga.”

  • @Tiinaa-dl1hx
    @Tiinaa-dl1hx 7 місяців тому

    Shukran hamda hussien ❤🙏

  • @eagleeye6457
    @eagleeye6457 2 роки тому +9

    Masha Allah tabaraka Allah, ❤ waxad mooda in haduun dadkenii cagta saareen dhabadii horumarinta iyo horu socodka dad iyo dareenba. Illaahay haka abaal mariyo cilmiga iyo casharka caqliga kabaya eed dadkaaga lawadaagtay. Keep going sister 💪

  • @zahrozaid8292
    @zahrozaid8292 2 роки тому +1

    Yasalaam culees badan baa iga dajisey huuno shukran

  • @abdihassan3036
    @abdihassan3036 2 роки тому +1

    Allah haku sharfo wll waa barnamij muhiim ah oo ay yartahay inaad aragtid cidka hadlaysa waana meelaha Ugu badan ee bulshadeena somaliyeed Ka ildarantahay waxaan aaminsanahy boos weyn oo banaana inaad buuxisay MAHADSANID.

  • @xaawosiciid122
    @xaawosiciid122 2 роки тому +7

    Ilahy caqilaga iyo awooda haku barakeeyo abaayo♥️

  • @daacadmahamed5888
    @daacadmahamed5888 2 роки тому +2

    Really fantastic. Wa marki kobad e an so booqday chanelkan , xaqiiqdi waa waxad ka hadashay wax nafwalba u baahantahay. Waxan ku rajaynayaa hormar wacan sister 🙏🖤

  • @ahmedbarkhad5265
    @ahmedbarkhad5265 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad Hamda Hussein .

  • @iam_caano
    @iam_caano 2 роки тому +1

    I'm glad you sister
    Allah u naxariizto aabO jannada alaha geeyo

  • @mohamedabdi6447
    @mohamedabdi6447 2 роки тому +3

    Maskaxdaada qaangaadhka ah cilmigana baratay aad bn udhageysty oogana faaiideysty run ahaantii waxaad ogaaneysaa in nolashu naga da,a weyntahay waxwalbana kheyr ka dhaxbuuxaan lkn waa cidii eebe waafajiyaa anyway sister horey usoco naftaadaad aamintay waana kugu dayaneynaa insha allah

  • @user-dy6wl5xl9q
    @user-dy6wl5xl9q 2 місяці тому

    Masha.Allah Allah haku barakeyo wlshy

  • @munabardaale4313
    @munabardaale4313 2 роки тому +2

    Masha allah ❤❤

  • @sharrmarrkeismail1657
    @sharrmarrkeismail1657 2 роки тому +3

    Mahadsanid Walal Hamda Waanu Ku Tabnaye Jimcihii Dhawaaye 😁

  • @nicmahomar6749
    @nicmahomar6749 2 роки тому +1

    Shukran, ustad Hamday..💌

  • @nazli3465
    @nazli3465 2 роки тому +1

    Wll wlhi ma garanyo sidaan kugu mahdceliyo oo kuugu gudu abaalkad ii gashay sidaad ii fududeyso ood iishegtay waxwalaba gudaheyga ku jira rabii haku abal mariyo hana ku jeclado mahdsanid❤❤❤❤

  • @zahraismail2007
    @zahraismail2007 2 роки тому +1

    Masha allh abyo. Sida quruxda bdn aad wax u soo gudbinaysid baan la dhacay

  • @hkay980
    @hkay980 Рік тому +1

    Message well delivered - communication per excellency

  • @cicekcicek7972
    @cicekcicek7972 2 роки тому +1

    Maasha alh hadan sii dayn karo way ii fiicnaan lahayd bal ma awoodi ilahwsairka iyo dulqad isii geri iguma dhicin lakin arimo kale ayaa ixanuunjiyay alan u tala saaraaa insha alh

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 2 роки тому +1

    Tanku you abaayo wllhiaad bad iicawisay ❣❣darsigaan in uu i anfaco ayaan rajaynayaa

  • @abdiazizahmed27
    @abdiazizahmed27 2 роки тому +1

    Hamda we love you sister. ilaahay cilmiga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo❤

  • @ridwabilan9260
    @ridwabilan9260 2 роки тому +1

    Hamda hessein caqliga iyo cilmiga alaha ku barakeyo gacalo

  • @saffamaxamuud2359
    @saffamaxamuud2359 2 роки тому +1

    Thank u wllo aad buu ii cawiyay barnaamijkaagani

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 Рік тому +1

    Asc abayo hamdi wlhi Maa qan waxan kugu qiyaso waxaa tahy qof ilahy balaqo usiyay waxay so gudbineso inay dadka sificn ugu bogtan wlhi markaa ku dhegesanayo waxan adaa markaa kaligay ahay san udhuxo warkaaa waxbadan baan kaa barty ilahy misank xasandka haku saro abayo sheikh mustafo xaji cismancil markaa dhagesto muxadaroyinkisa naxaris iyo daganan iyo sheikh Cali xusein jabuti wlhi qofka sadaxad waa adiga inbadan shukran walal

  • @sadoessa1596
    @sadoessa1596 2 роки тому +1

    Maashaa Allah habo Allah yaa cizak

  • @mohamedhusein2591
    @mohamedhusein2591 2 роки тому +1

    Anigaya igu dhacadtasi gabadhayda oo 3sano jirta ayaa u dhimatay xanuunka cancerka waxan qaba hadan arko dhakhtara cabasi 😭 alx iilahayow adiga islama naga dhigay

  • @sabrinmohamed2611
    @sabrinmohamed2611 7 місяців тому

    MashaAllah tabarakaalah wlal Alaha kuxifdiyo si wanaagsan ayan message kaga qalbiga uga dareemay thank you wlal

  • @hamdagesey-sf5iz
    @hamdagesey-sf5iz 6 місяців тому

    Thank you so much ❤

  • @aymanal-said6596
    @aymanal-said6596 2 роки тому +1

    Manshallah 😊 your voice only is therapeutic

  • @fatimaaragsanfatimaaragsan7
    @fatimaaragsanfatimaaragsan7 2 роки тому +1

    Mhdzanid wallahy
    Hamda hussen

  • @deeqosman930
    @deeqosman930 2 роки тому +1

    Maansha Allah, inantani waa fariid.

  • @hodankaarshe2168
    @hodankaarshe2168 2 роки тому +2

    Shukran Hamda🙏 Caaway ayaan kugu soo biiray, Thank u again 😊

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 2 роки тому

    Jazakallahu khyr qaali

  • @Khaleif7
    @Khaleif7 2 роки тому

    Masha Allah Wlaal Hamda Hada Ayaan janalkaaga Si kadis ah indhaha ugu dhuftay guuud Ahaaan barnaamijyada Qiimaha Badan ee Aad Soo gudbisana waaan la dhacay runtii
    Mahad balaadhani hakaa Gaadho Wlaaal

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP 2 місяці тому

    Wll allah haku sharfo aduun iyo aakhirapa

  • @sagalismailahmed6820
    @sagalismailahmed6820 2 роки тому +1

    Shukran gaclo 🥰

  • @sulaimanbashiir5923
    @sulaimanbashiir5923 2 роки тому +2

    Mahadsanid.

  • @Naturepe
    @Naturepe 2 роки тому +1

    Manshaa allah Walal UA-camkaga Waxad Kuso Gudbisa Barnamijyo fcn Sido Kale Bulshadana u Fiican Halka MuQal oon Fiirsaday Yaa dhaama 100 MuQal Oon So Fiirsaday Marka Sida Adigo Degan Barnamijtada ku wad Guul In shaa allah

  • @somalimedchannel1968
    @somalimedchannel1968 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @leilahussain637
    @leilahussain637 2 роки тому +3

    MashaaAllaahnTabarakaAllaah
    JazakaAllahu kheyran ❤️

  • @sulekhaomar7890
    @sulekhaomar7890 2 місяці тому

    Thank you wllo ❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 роки тому +1

    Masha Allah, mahadsani💯💯💯👏👏

  • @osmanmohammed2982
    @osmanmohammed2982 2 роки тому

    Critical self examination. It needs a lot of courage

  • @Lovelyyy-i6v
    @Lovelyyy-i6v 2 роки тому +2

    I love your podcast so much dear. ❤ mahadsanid abyo qali

  • @dhudigaboze1389
    @dhudigaboze1389 2 роки тому +4

    Maxaan jeclaan lahaa inaan kusoo hor fadhiisto si aad wx badn igu sheegto 😭

    • @russelljackson4014
      @russelljackson4014 2 роки тому +1

      Wax badan Aqri wad is ogaaneysaa wll mesha jogtid iyo waxa ka maqan 🥰

  • @saraabdillahi6210
    @saraabdillahi6210 2 роки тому +1

    Masha Allah cimriga iyo cafimadkaba Alle haku barakeyo wlo 🥰

  • @saffamaxamuud2359
    @saffamaxamuud2359 2 роки тому +3

    Oooh Waxaan Iska dhex arkayaaa inay maskaxdayda iyo qalbigayga xusuuso xun oo ku kaydsani aan inta badan ku dhibo dad igu xeeran oon iyagu waxba ii geysan

  • @fardawsasayleci1005
    @fardawsasayleci1005 2 роки тому +3

    Afkiba juuqda gabay waxa tahay gabadh cajiba I get amazed sida aad hadal ka uratibayso xulitanka erayada iyo mawduuca oo nolosha ku salaysan caruurnimo sheegideda laga xishoodo!!

  • @souheibsahal9224
    @souheibsahal9224 2 роки тому

    Thank you jazak Allah khaire

  • @BarwaaqoAhmed-mk4te
    @BarwaaqoAhmed-mk4te 3 місяці тому

    M.a is isbadal weyen ban dareemaya intaan kugu xidhnaa mahdsanid qalpi❤

  • @zaynabmohamood9985
    @zaynabmohamood9985 Рік тому

    Amazing thank you Walal I’m going through a journey

  • @abdirahmanmohyadiin2133
    @abdirahmanmohyadiin2133 2 роки тому +1

    Taxanahana waanu isku baranay waxa kale oo aanu kaa rajaynaynaa in aad Ramadantana mid kale in aad inoo bilawdo walaal

  • @heersare2373
    @heersare2373 2 роки тому

    Masha Allah xilqadba xilqada ka dambeysa waa looga baahi badan yahay halkan

  • @shukriabdi9342
    @shukriabdi9342 2 роки тому +1

    ما شاء الله caqliga iyo cilmiga ilahay hakuu barakeeyo

  • @hafsomataan463
    @hafsomataan463 2 роки тому +1

    Masha allh Alle ha ku xifdiyo xamady

  • @Iamabddi
    @Iamabddi 8 місяців тому

    Mahadsnd habo🎉❤

  • @halimobakar6579
    @halimobakar6579 2 роки тому +1

    Masha allah Jizah ka, Allah kheyran ukhtii🥰🥰🙏💯

  • @asiyamuse2023
    @asiyamuse2023 2 роки тому +1

    Alleh abaalka jano ha ka dhigo wllo 🤲😔

  • @ibadofarah7152
    @ibadofarah7152 2 роки тому

    Mansha Allaah maansha Allaah 💗💚💗💚💚💗

  • @Ahmed-kw7rf
    @Ahmed-kw7rf 2 роки тому +2

    Hamda waxaad isku egtihiin gabar suudan ah oo layiraagdo hadiil oo ku guulaysatay akhrinta carabiga

  • @user-gb4pt3vb4s
    @user-gb4pt3vb4s 10 місяців тому

    Mashaa alaah walaal waxaad soo gudbisaa fariimo dareemo gudeed ku salaysan oo qiimo leh runtiina ay ku yartahay bulshada soomaliyeed cid muuqaaladanoo kale soo gudbiya runtiinwaan kugu amaanayaa rabina hakugu garab galo

  • @yuusufxareed7625
    @yuusufxareed7625 2 роки тому +2

    Hamda hussein jasakalah wlal qlli dar allah❤

  • @munacabdirude2238
    @munacabdirude2238 Рік тому

    mashlh maskaxdada iyo cilmigada allah hakubarakeeyo xamdaay abyo❤❤❤❤

  • @mulkimohamed2058
    @mulkimohamed2058 2 роки тому

    Masha Alaah, Jzklaahu khayran xabibty

  • @ismahandegan2054
    @ismahandegan2054 2 роки тому +1

    Mash Allah xamdeey nolow

  • @inasheikhahmed2118
    @inasheikhahmed2118 2 роки тому +5

    From suheib Sajid

  • @gamallaf4350
    @gamallaf4350 2 роки тому +1

    Bravo 👏

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 2 роки тому

    Mnsha allah wll allah (s.w.t) ha ku dhowro tnkz hamda

  • @ayanyussuf5435
    @ayanyussuf5435 2 роки тому

    Mashallah tabarkaallah Allahuma barik sis

  • @safaamaxamuud7935
    @safaamaxamuud7935 2 роки тому

    Jazakallaaah sister 👸😘

  • @wacdiiyow
    @wacdiiyow 2 роки тому

    Walaal qali wax aad u qiimo badan baad nalasoo wareegtay inoosii joogtee walaal.

  • @Dagancabdi4063
    @Dagancabdi4063 Рік тому

    Thnks

  • @iqrasuleiman583
    @iqrasuleiman583 2 роки тому +1

    I Iove you quen wax badan ka faida nolozhayeda adiga darata ama hadalkaaga ayaa badlaye waxaad mooda inaad naftayeda ka shekayenayeso🥺

  • @mukhtarkheyr7158
    @mukhtarkheyr7158 Рік тому

    Masha allah thanks abaayo

  • @hanedbillionaire3550
    @hanedbillionaire3550 2 роки тому +4

    Video waan download greystey waayo waa albaabka nolosheydi dhimatey 😔 😟 🙁 😥 😞

  • @user-pj9nu2vd5i
    @user-pj9nu2vd5i Рік тому

    Mahadsanid apayo ❤