Kalsoonida Nafta - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 275

  • @Yussuf__11
    @Yussuf__11 3 місяці тому +1

    Sheikh mustafe xaaji ismaciil xaaji haruun allaha cimriga haku dhereyso sheikheyga 🥺❤️

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 5 років тому +15

    Mindset keyga aad ayaa u badashey sh mustafe cimriga allah ku barakeeyo 💯💯💯

  • @shukriali3911
    @shukriali3911 6 років тому +219

    Mashallah mashallah hooyo Mustafe Xaaji Allaha Weeyn oo Awooda leh dartiis baan ku jeclahay waxaan ahay hooyo 70 jir ah oo ku nool dhul qabow qalbigaad inurisaye qabriga Allaha kunuriyo Ducadaan waxaan kugu qoray gacanteyda waayo waxbaan qori jiray waagi hore Wabillahi Towfiiq

    • @yahyeilkacaze8583
      @yahyeilkacaze8583 6 років тому +9

      Maashallaah amiin Hooyo macaan

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 6 років тому +5

      Masha Allah anigana isoo duceey fadlan thanks

    • @issackmad6113
      @issackmad6113 6 років тому +5

      Maashlh hooyo. Noo wada soo duceey

    • @abdurrahmandahir8387
      @abdurrahmandahir8387 5 років тому +12

      Masha.allah.waasheekh.xaqiiqada..kahadlaaya..hadaad.muslintahay.like.sii😂😂😂😂😂

    • @yonisneymar5040
      @yonisneymar5040 5 років тому +3

      Abdurrahman Dahir maxa ku qososhay marka walal ?

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 2 роки тому +9

    Wllahi videogan wuxuu ubaahanyhy subtittle in loo sameeyo video aaad ugu qiimo badan dadka muslimiinta somalida kelia maahan sheekh mustafe very intelligence man 🧠🙏 💯💯

  • @adoontiallah1960
    @adoontiallah1960 4 роки тому +3

    SHEEQ MUSTAFE X ISMACIIL WAXAA TAHAY SHEEQ QALBIGA INOO NUURIYO XAQIIQDII ALLAHA WEEYN HANUGU KULMIYO ALLAAH HORTIISA IYO JANADA UGU SAREEYSA YAA RABB AAAMIIIN AAAMIIIIIN ❤❤❤❤

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 Рік тому +1

    Msha allah sheekhanaaa mústafe xaaji Ismail allow jndiii kee allow noo xfdi ❤💯

  • @abdikadirshidow2756
    @abdikadirshidow2756 4 роки тому +5

    جزى الله خيراالشيخ مصطفى عن أمة المسلمين ونفعنا الله بعلمه.

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 4 роки тому +4

    our role model nabiyulah wa xabiiibulah maxsmad scw scw scw ❤❤❤❤
    sheikh mustaf😍😍😍❤❤❤❤

  • @muniitainaahmed2859
    @muniitainaahmed2859 5 років тому +8

    Masha Allah tabarakalĺah whli muxaadiiradan markan dhagaystay xasiilooni ban dareemay alle haku dhaawro wllo sheekh Mustafe

  • @yazinchannel2552
    @yazinchannel2552 6 років тому +11

    Waxad tahay waxalogu dayado sheikh mustaph thank you

  • @deganahmedali
    @deganahmedali 5 років тому +8

    Manch Allah barakallah
    Sheikh mustafe haji Ismail harun
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdimahadyusuffarax2883
    @abdimahadyusuffarax2883 6 років тому +22

    Alle cimriga caqliga iyo cimigaba haw barakeeyo sheekha

  • @aminaaliyasin2893
    @aminaaliyasin2893 3 роки тому +1

    Masha allaah sh musdafe xaaji haaruun allaah ha ku jana fardowso hakaa waraabiyo 🤲

  • @hassanabdul7583
    @hassanabdul7583 5 років тому +5

    mashaa Allah sheikh mus tafa baaraka Allah

  • @kadardirie7665
    @kadardirie7665 2 роки тому +1

    15/7/22 Sheekh mustafe alle raali hakaa ahaado caqliga dhalinyarada ayaad dhistaa🖤!

  • @ustaadnasrudiinismaelomarr1842
    @ustaadnasrudiinismaelomarr1842 5 років тому +2

    mashaa allh baarakallahu laka rabi haku xafido cilmiga iyo aqliga aaqirina naxriistiisa hakugu geliyo janadiisa sheeqa alle dartiisa ayaan ujeclahay nabigana wuhuu lee yahay qofka qofkuu jecel yahay ayaa lala soo xaadariyaa allow inugu kulmi jannada dhexdeeda inshaa allh asc

  • @sophy20233
    @sophy20233 Рік тому +1

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤️

  • @ebrahinaalin9251
    @ebrahinaalin9251 5 років тому +6

    Masha Allah sheekh mustafe xaaji ismaacil haruun

  • @abdinajiibahmed770
    @abdinajiibahmed770 5 років тому +5

    masha Allah alle cimriga iyo caafimadkaba hakuu siyaadsho sheekh mustafe xaaji Ismacil Haarun

  • @ismailsiciid3985
    @ismailsiciid3985 5 років тому +3

    Ilahay ha Ku xifdiyo shiikhyaasha oo dhan oo diinta fidiya ilahay anagana hanaga dhigo kuwa qaata aamin yaarabi oo Ku dhaqma

  • @amiinaaadan2103
    @amiinaaadan2103 5 років тому +4

    Maaaaaansha allaaaah allaha kuxafido sheekh mustafe cimriga allaha kubarakeyo

  • @somalipirate8577
    @somalipirate8577 6 років тому +11

    His MY Favorite Sheikh ❤️
    Allaha Khayr Ku Siiiyo

  • @amishaahmed9164
    @amishaahmed9164 5 років тому +2

    💕❤️Illaahow niyadayda waxa ay jeceshahay in aan Muslimka sida ugu fcn aan oo u gudbin karo ugudbiyo ee rajadayda ii rumee 🤲🤲🤲 💕❤️Yaa allh 🤲🤲🤲🤲🤲💕❤️
    Adigana sheikh mustafa jazakallah tack så mycket 💓
    Qof weliba oo ah adeeha islaamka Cimri dheer iyo cibaado suuban allha siiyo 🤲🤲🤲🤲
    Anagana kuwii ku Cimri qaato allha inaga yeelo 🤲🤲🤲

  • @xamsemaxamed3329
    @xamsemaxamed3329 4 роки тому +1

    Illaahaw sheesh mustafe cimriga udheeree

  • @akuunakeetu
    @akuunakeetu 6 років тому +4

    Masha Allah ilaahow cimrigaaga barakeey Allah haku xifdiyo wallahu kheyru xaafid

  • @sacadomar3154
    @sacadomar3154 4 роки тому +3

    Masha allah sheekh mustafe
    Alle hku barakeeyo

  • @simandagan5924
    @simandagan5924 5 років тому +1

    Sheikh allah ku janeeYo cilimaga iyo cimirigaNa allah ku barakeeYo.

  • @user-be8yl4fu5m
    @user-be8yl4fu5m 4 роки тому +4

    Masha allah Dr mustafa
    Sheikh allah ku barakeeyo

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 6 років тому +8

    Jasakallaahum kheyr sheikh, Dhowr marbaan dhegaystan Muxaadiradan waa mid qiimo badan runtii allow kheyrka na waafaji aakhiro iyo aduunba.
    Kalsoonida nafta iyo xasiloonidaba alle dhamaanteen haw sugee.......#AAMIIN

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 5 років тому

    Jasaaka Allaah kheeyr yaa sheeq Mustafa xaaji Ismail, cimriga iyo caqliga Allaah ha kuu barakeeyo janatul firdoows Allaah ha inagu kulmiyo, Aamiin yaa rabi

  • @malyunshirwa1407
    @malyunshirwa1407 5 років тому +4

    ASC SH. Mustafe X . Ismaaciil masha alaah❤️

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 5 років тому

    Hasbuk Barakallahu Fik Jazakallahu Khayr Sheikh Mustafa
    Ilahay SWT ha inaga dhigo kuwii aduunyo iyo aakhiraba Guulaysta. Ameen
    Allah SWT
    Istaqfurullah
    Subhanallah
    Wal xamdulilah
    Wala ilaaha ila laah
    Allāhu Akbar
    Muhammad SCW

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 3 роки тому

    Muxadaradan in badan ayaan daydayay.

  • @daganinamuhumad2963
    @daganinamuhumad2963 6 років тому +13

    Maasha allh jasaaka allh qeer sheekh mustahfa xaaji ismaaciil haaruun

  • @hassanyare9138
    @hassanyare9138 4 роки тому +1

    Alle hakaa abaal mariyo dhiira galinta aad nagu dhiira galiso in aan nahay hurmuuddka nolosha & qolada gudbineeso massege. waa isku dayeenaa ustaadii insha Allaah

  • @liverpool201071
    @liverpool201071 4 роки тому +1

    JAZAAKA LLAAHU KHEYR

  • @muxiyadiinmaxamuudmuxiyadi8570
    @muxiyadiinmaxamuudmuxiyadi8570 4 роки тому

    Kalsoonida NAFTA sheekh mustafe

  • @abdiwakilceero5034
    @abdiwakilceero5034 5 років тому +8

    Ax iLaaHay raaLi hakaa ahaado iLaahaydarTii kuu jecLahay wlHi

  • @nadabashir2129
    @nadabashir2129 5 років тому +5

    Msha all la taliyaha nolosha Sheikh mustava
    Wx badan baa nolosha iga bartay xyaaki laah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 років тому +6

    Masha'Allah. Waa runtaa Sheekh Mustaffe.. jazakallah khayrn...💕

  • @mohacoloow3217
    @mohacoloow3217 5 років тому +4

    masha allah allah cimri dheer ku siyo

  • @nasromahad7550
    @nasromahad7550 4 роки тому +1

    Jazaakalaahu kheyr sheekh jizaa

  • @drmohamudqasim7860
    @drmohamudqasim7860 4 роки тому +1

    masha ALLAH sh mustafa ALLAH ku xifdiyo walaal

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 4 роки тому +1

    Jazaakklaahu khayrain sh mustafe alle hakh xafido caawa laga bilaabo waaa dhaqan gelinaya muxaadirada rabi waxan ka baryayaaa inuu ducada ii aqbalo oo model u noqdo islaamka

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 7 років тому +16

    mashallah sheikh mustafa jazakala khyir allah cimirga iyo cilmiga haku siyaadsho

    • @sihamgenyo
      @sihamgenyo 6 років тому

      Scw

    • @sihamgenyo
      @sihamgenyo 6 років тому

      Masha allah jazakalah khayr badan

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 років тому +3

      amina musa' amiin InshaAllah. Sh Mustaffe, Waxaan ku jeclahay, Cilmi iyo Caqli, Intabo, Ilahba Siiyey MashaAllah. Waa reer Magaal, Shiikhaan Aduunka iyo Akhirabo, Sifiican Ayuu oola Socdaa.. Ilahay habarakeeyo, Sheekheena, amiin.. amiin amiin..

    • @shuushuu7495
      @shuushuu7495 6 років тому

      AMATALLAAH 2020 waa runtaa wll xaqiiqdii sheekh mustafe wuxu iskudar sadey aqoonta cilmiga Diiniga iyo ka Duniwiga. Waana sheekha aaan ugu jclahey culimada somalida.
      Waa sheekha aan follow gareyo majiro sheekh somaliyeedo kale oon u dhageysto muxaadaroyin kiisa sidaan udhageysto sheekh mustafe.
      Aad baana u jclahey macnaha ( DAR ILLAAHEY BAAN U JCLAHEY ) sidoo kale waxaan aaad u jclaan lahaa inaan arko/lakulmo xitaa khadka waan ka waayey Ciwaanadisa iyo melaan kala xidhiidhaba ee ILLAHEY HA BARAKEEYO ADUUN IYO AAKHIRABA AMIIIN AMIIIN

    • @ibrahimali2860
      @ibrahimali2860 6 років тому

      suuratuisrasheehkumal

  • @faysalxusen3799
    @faysalxusen3799 3 роки тому

    Manzlhhh
    Zhekh mustfe alle yaxfid ku taageera
    Alle dartii kuu jeclhy wlhi ♥️♥️🥀🌺🌻

  • @mustafaaadan7803
    @mustafaaadan7803 5 років тому +10

    ماشاءالله الله يحفظك شيخ مصفي

  • @onlylove1662
    @onlylove1662 5 років тому +1

    Illaahay ha kaa ajar siiyo

  • @khadirahassan6262
    @khadirahassan6262 4 роки тому +3

    Jasaakallaahu KhayraN 😭ShekH 😊

  • @nanaamamaa2089
    @nanaamamaa2089 6 років тому +4

    Mashaa allaah sheeq mustafa xaji ismaaciil

  • @abdikaniabdirahman8073
    @abdikaniabdirahman8073 6 років тому +6

    Masha Allah shekh mustafe

  • @adnanasir4160
    @adnanasir4160 4 роки тому

    Allah ha ku xifdiyo shekh mustafa xaaji Ismaciil haaruun

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 5 років тому

    Mnshalah Sheekh mustafe haaruun ilaaahay qabriga ha kuu nuuriyo iyo qabrigaba iyo aqalbigaba

  • @madiinashiiq9882
    @madiinashiiq9882 4 роки тому +1

    Jisakallah qeer shiiq ajir allhakaasiiyo

  • @abdihakimsalahmohamed4457
    @abdihakimsalahmohamed4457 3 роки тому

    Jasakallahu khayr sheikh

  • @sahraabdille9519
    @sahraabdille9519 4 роки тому +1

    Jazakallah khayr sheekh mustafe

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 роки тому

    Allahuma barik
    Sheikhana

  • @malikhirsi2238
    @malikhirsi2238 5 років тому +3

    Mashallah sheikh mustfa

  • @muhammadsalal8830
    @muhammadsalal8830 5 років тому +2

    My favorite sheikh
    Mnshall

  • @bushrochannel6978
    @bushrochannel6978 5 років тому +6

    Masha Allah sheekh mustafa

  • @aishabashiir4849
    @aishabashiir4849 5 років тому +3

    Mansha Allah Sheikh Mustafe Alle haku Xafido

  • @cabdiraxmaangaas1301
    @cabdiraxmaangaas1301 4 роки тому

    Xafidu Allah shiikh mustafe ilaahey janadiisa fardowsa alle haku geeyo

  • @waamaamaalmonoloshu2878
    @waamaamaalmonoloshu2878 5 років тому +3

    Thank you sheekh ilaahay hakaa abaalmariyo

  • @somalimedia215
    @somalimedia215 6 років тому

    MaN sha allh sh nustafe
    Alle haKa ajar mariyo
    KalmadaHan qaaliGa
    Aad nozo gudbizay✋

  • @faysaxasan8485
    @faysaxasan8485 6 років тому +2

    mansha alah ale cilmiga hukuu siyaadsho cimriga hakuu dheereyo aamin aamin

  • @albashirabdi9438
    @albashirabdi9438 5 років тому +5

    Mashallah jzkhu sheik mustafe ❤

  • @sadiyoyuusuf6705
    @sadiyoyuusuf6705 4 роки тому +2

    Maanshaallaa shiiq mustafa thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍

  • @dooqaadadooqaada4170
    @dooqaadadooqaada4170 4 роки тому +1

    M.a Allah ha ku xafido usdad jasakalahul qera

  • @bushrobishaaromohamoudabda173
    @bushrobishaaromohamoudabda173 6 років тому +1

    mashallha yaa sheekhanaa allha ha ku xifdiyo

  • @umunagaadibrahem8431
    @umunagaadibrahem8431 6 років тому

    Maaha allah allah ku siyadsho cilmiga iyo cimriga sh mustafa

  • @s9m3_
    @s9m3_ 2 роки тому

    Waxaan aminsanahy ninkan waa hadiyad aad u qaliya oo illahay Somali uu so diray Alxamdulillah , jazaak Allahu khayr Sheekh

  • @axmedsaalax416
    @axmedsaalax416 7 років тому +8

    mansha allah ilahay cimrigayga shiikh ha kuu barakeeyo

    • @duniaadan8950
      @duniaadan8950 7 років тому

      Axmed Saalax adff

    • @israazamed6699
      @israazamed6699 5 років тому

      Ilahay ha iiga dhigo sidada oo kale hadii kamana ubadkayga insha allah far ilahay ayant ku jecelahay

  • @cashaaxmed22
    @cashaaxmed22 4 роки тому

    jazakumullaah shiikh mustafe x ismacil haaruun

  • @Mahmod-m7r
    @Mahmod-m7r 4 роки тому +2

    2020 2030

  • @blackwhite6721
    @blackwhite6721 5 років тому

    Masha allaah masha allaah sheeg mustaf allh dartius ayaan ku jeclahey walaahi muxadaroyiinka aad ayaan uu jeclahey wax badan ayaan ka fahmey hadaladaad ilaah janadiisa alllh nagu wada kulmiyo inta

  • @nimcohassan4261
    @nimcohassan4261 5 років тому +1

    Alle haku xafido sheikh

  • @sooraanyare3672
    @sooraanyare3672 4 роки тому +4

    Maasha Allah 🌷🥰💗

  • @ahmedfarah3232
    @ahmedfarah3232 6 років тому +2

    Jazakallah Khayr Sh Mustafe

  • @abdifitahbotanahmed5667
    @abdifitahbotanahmed5667 5 років тому +1

    M.a Oh Allah keep this shiikh and thanks

  • @filsanmustafe7051
    @filsanmustafe7051 4 роки тому

    Mashallha alle hakuu naxariisito aduun iyo aakhirapa jasaaka laahu khyrn

  • @hamdadagantadagan3124
    @hamdadagantadagan3124 5 років тому

    maan shaa allaah allow noo xifdi sheekhyada soomaliyeed

  • @candimaxamedsigaale5643
    @candimaxamedsigaale5643 4 роки тому +1

    Maa shea allaah

  • @xmdixiis5371
    @xmdixiis5371 5 років тому +10

    بسم الله ماشاء الله تبارك الله عليك صدق الله العظيم ألله يحفظك و يحميك و يخليك و يسعدك و يعطيك العافيه أللهم امين يارب العالمين امين
    جزاك الله خيرا امين إن شاء الله
    يا شيخ مستفي شيخ أسماعيل شكرا ألف ألف ألف شكرا ❤❤❤👈❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @nuuraabdaillahi6544
      @nuuraabdaillahi6544 4 роки тому +1

      Masha allah sheekh mustafe allah hakuxiftiyo akhiro iyo adunka

  • @khaalidhonest7080
    @khaalidhonest7080 5 років тому

    Sh mustafe jasaakalaahu khayr alaahay naarta hakaa xoreeyo cimigaagana ale hakuusiyaadiyo

  • @maxamedxuseen3298
    @maxamedxuseen3298 3 роки тому

    Masha allah sheq musdhafaa Alle hakuxafido🥰alle dartii baan kujeclahay

  • @sahrayousuf706
    @sahrayousuf706 4 роки тому

    maanshallaah illahay haku barakeeyeo ,haku dhowro caqliga ,cilmiga iyo caafimaadkaba,illahay dartii baan kuu jecelahay.

  • @asxaabiazxaabi1089
    @asxaabiazxaabi1089 4 роки тому

    masha allah shiikh alle hakaa abaal mariyo wacdiga diiniga ah iyo dadaalka aad diinta u hayso jasaaka laah

  • @deeqaaxmed9133
    @deeqaaxmed9133 5 років тому +1

    Masha allaah alle haku xiftiyo

  • @intasamahajecelwllkod9112
    @intasamahajecelwllkod9112 3 роки тому

    Man sha Allah

  • @suldandilib1233
    @suldandilib1233 5 років тому +1

    Mashallah waxaan u baahanahay inaan waxbadan ku laabano Diinteena ayadaan wax ku noqon karnaa

  • @msundusmohamed8201
    @msundusmohamed8201 5 років тому

    Sheikh musta xaaji ismaaciil xafidahul Allah

  • @khadrafmohamed4076
    @khadrafmohamed4076 5 років тому +1

    Karammala allaahu wajhag sheekh

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 роки тому

    Mansh Allah Sh mustafe alle haku barakeeyo

  • @saafimohamed4923
    @saafimohamed4923 5 років тому +2

    شكران شيخنا

  • @abdilahiserbia633
    @abdilahiserbia633 5 років тому +1

    Ilaahay haku barakeeyo

  • @nafisomuusecumar7660
    @nafisomuusecumar7660 4 роки тому +1

    M.a sheekh xafidulaah♥️

  • @abdirahmanmohamedqaxiye9292
    @abdirahmanmohamedqaxiye9292 6 років тому +3

    Masha alllaah shiikha alllaah ha xiftiyo

  • @azhaweriyaraya7850
    @azhaweriyaraya7850 5 років тому +3

    Masha Allah

  • @ibrahimmohamed8961
    @ibrahimmohamed8961 6 років тому +3

    Mashaallah ilaah haku xafido

  • @barrelyrics3811
    @barrelyrics3811 4 роки тому

    Mnsha allah jazakala khayr sheikh diintu waa furaha nolosha