Wll tageero ku ahywllhi mobile yar ka dhageysan jiray manta mankan mobile yeshay zaaid ku dawada pls nashiidada dhamanka magaceeda wll Wan Wayay saan u radinayay pls wll
Ifiyow ma xasuusata maalin aad muqal kamid ah qiso yinka ga nogu dhex shegaysay in sriaynku yihiin dad wanagsan oo durufuh haystan ee hadan somali nahy si ficn lo wanajiyo hada waxn dhacaya markan arkay wan soo xasuustay hadlkaas ❤ I whish the peace and harmony😢
Wlhi inta aanu ku jecelnahay in ka badan ayaan ku jeclaan hadaad noosoo badiso video yada ku saabsan taariikhdayada islaamka iyo dhibta wakhti xaadirkan muslimiinta lagu hayo Xor baatahay waanuna jecelnahay dadka xorta ah hadaanu nahay muslimiin waadna fahmi kartaa weedhaas miisaankeeda ❤❤❤
Dagalka aan ugu jaclahay 77 waba ku raxeysta in kasto nala jibiye taas Kama dhigno in iska Dhibnay taas shacar fican aan ku fana labteena ku qoran 🇸🇴🎤🕌
Wlh blh niyada kuhayay inan kuso qorana wan rabay inaad video nogo sodiyariso bilow ila dhamaad dhacdoyinki sriya lkn hada ayan arkay wana ku farxay wlh ano qisada dhageysanin ayan qoralka so qoray xamasad darteet kunjer mahadsanid walaalahen farxada Allaha uziyadsho insha Allah 🙏🏾🙏🏾🙏🏾
Waakan kanaalka walaalkeen aan taageerno 👇
youtube.com/@abdirisakwarka?si=vOqcPJWwHtZQOQbE
Qisooyin ka hackar 😊
Ifiyow aniga ayaa saa id ku taa geernaa plz dad kle Naga naaf Noh
Wll tageero ku ahywllhi mobile yar ka dhageysan jiray manta mankan mobile yeshay zaaid ku dawada pls nashiidada dhamanka magaceeda wll Wan Wayay saan u radinayay pls wll
Ileys sxb igula soo xidhidh
Ifiyow ma xasuusata maalin aad muqal kamid ah qiso yinka ga nogu dhex shegaysay in sriaynku yihiin dad wanagsan oo durufuh haystan ee hadan somali nahy si ficn lo wanajiyo hada waxn dhacaya markan arkay wan soo xasuustay hadlkaas ❤ I whish the peace and harmony😢
Haa wlh warun
Ifiye taageero number 1 kuu ahay wllhi
Mashallah waa decomentry aad ufaaiido badan laakiin waxaa katagtey in hada mucaaradki dhan midoobeen oo ay dhiseen xukuumad kumeelgaara mahadsanid 🎉❤
First coment❤
Ilaahayoow sideey Syria uga baxday dagaaladii sokeeye soomalia ay ka baxdaa dagaaladaan qabyaaleysigaan yaa rabi 😢😭🤲😪🥺
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Masha Allah cawa lee video an ka helay soo dhigtay ilahey gusha ha u dhameys tiro Suriya falastiin iyo dalalka islaamka oo dhan
Allah muslimnta ha xoreyo❤❤❤❤
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Saan usugayey inad noogaso diyarisid barnamij Tnx wllky ifiye Allah ku barakeeyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ifiyow waan kusugaayay in aad mar siiriya ka soo hadasho please boowe xab siyadiina in la furay noo soo sheeg❤
صلو على النبي محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤
Allah akbar
Tnka afiye good news❤
الله اكبر 💪
Caawa I'm first💃 ifiyow mahadsanid syria 🇸🇾 wn u baahnay thankz wll❤
Thanks brother documentary sii wad pro alle kheer haka siyo wll 🎉
Mr Ifiye.
10/10🔥🔥🔥
Xili fiican ayaad noo soo diyaarisay mhdsanid ifiyow
Walee waan xasuustaa kenya -
Xataa ‘ waxan xasuustaa in budo -
Cad uu Hubka Khatarta Ah oo -
Mamnuuca Ah lagu Ay ku layanayeen! Alx Allaah Aya mahad
Leh ❤❤❤❤❤❤
alle haku sharfo legend❤❤
Wllhi waan kaa sugaayay qasidaan
Video waa copy 😂 nin arba ah ayu kasoo xaday
200k is coming soon❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Asc ifiye nuur iyo teams
Waxay socona 200k fadln sub insha allah
Maashaa allh waa mahdsantahy
Keep going ifiye
Wax badan oo isaga kay qasnaa ayaan fahmey mahadsanid Ifiyoow.
Aaamin ilaahow dhaman muslimka ugargaar
Thanks bro may Allah bless you
Guuleyso sxb sre❤❤❤❤
Aamin yaa rabi😢😢😢
Suuriyaanka dhanba waa sunniyiin aad ALLAH UGU XIRAN HABEEN IYO MAALIN
thanks baroh ❤
Waa mahadsanthy taliye
Yaa Allah ugargaar muslimiinta qasatan reer gaza iyo suniyiinta suuriya🤲
Keep going❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid ifiyow
Wlhi inta aanu ku jecelnahay in ka badan ayaan ku jeclaan hadaad noosoo badiso video yada ku saabsan taariikhdayada islaamka iyo dhibta wakhti xaadirkan muslimiinta lagu hayo
Xor baatahay waanuna jecelnahay dadka xorta ah hadaanu nahay muslimiin waadna fahmi kartaa weedhaas miisaankeeda ❤❤❤
First ❤
Mahadsanid ifiye show waxa tahay youtuberka kaliya een si buuxa utaagero platform kasta uu leyahayna aan follow dhaho😍
First❤
Pls mashiidada😢😢😢😢 magaceeda
wow mid kaan sugey mahdsanid zxb
Ifiye waligaa qißooyinkaaga muusiga kàilaali aniga aad ayaan udhagastaa
Keep going
Ifiyow legend waanaga garbaxday laakin ani waxaakahelaa qisooyinka dhaca panki iyo kabaxsa shada xabsiyada igu qaado vedio ga dambe kuxiji❤
Noo soo badi
Mashallah magadsanid wallk
Suuriya ardu qisas sham insha allah wey guleysan
Allahumma aamiin wariye jisakAllah khair
Wll aan isguursanno❤
Sheekada bilow ilaa Iyo dhamaad waan ka socde wax inta ay dhacaayeen
55sanonayey si xanuun badan ushahiidaayeen 😢😢😢😢
Ifiyow sxb kasoohadal xabsiga sedneeya ee Syria
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Ilaahow Muslimiinta ugargaar
Aa way qisooyinka hackark❤❤❤
Sxp wankutaageera❤❤❤
Waa ikan sxb ifiyow 🖐️🖐️🖐️🖐️
Ustaad mahadsanid
You're legend bro.
Zxp ifiyow waan ku tageera walhi❤
Wllhi qisadan wasugaye ina kasohadshid
200 subscribers wax yar ayaa ka hartay masha Allah sanadkina waxa ka hartay 19 day's
Videogaan waxaan ka faaiidey in Hisbullah munaafiqiin iyo lugooyo islaamka loosodirey yihiin mahadaaniid ustaad
Sxp xabsiyaalka sheeka gaar nooga soosamee
Thank you ❤
Mahadsanid codkaaga lagama sheekeenkaro
🎉❤❤
guulayso
Legend aada kuu taageera broderr qisooyinka dagaalkii 77 iyo xabsiyadii soomaaliya maxaabiistii kuubanka aheyd ee lasoo qafaashay barisamaadkii joga sheekee 🫡
Dagalka aan ugu jaclahay 77 waba ku raxeysta in kasto nala jibiye taas Kama dhigno in iska Dhibnay taas shacar fican aan ku fana labteena ku qoran 🇸🇴🎤🕌
Ifiye so samey qisada مازن حمادة❤
Sxp iifiyoow nio sxp maalin nasoo horfadhiiso noloshaada oo dhan nooga sheekee sida youtubereda kale aan Ku ogaano sxp guulayso from boorame 🎉
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ala maxan manta dhan ku sugay
Scw scw scw scw
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤
Wlh blh niyada kuhayay inan kuso qorana wan rabay inaad video nogo sodiyariso bilow ila dhamaad dhacdoyinki sriya lkn hada ayan arkay wana ku farxay wlh ano qisada dhageysanin ayan qoralka so qoray xamasad darteet kunjer mahadsanid walaalahen farxada Allaha uziyadsho insha Allah 🙏🏾🙏🏾🙏🏾
Ifiye.
Waan kaa filaayay inaad kasoo hadleysid
Pls nashiidada dhamadka magaceeda melan ka raadin malahan wllke a ifiyow nashiidada ino sheg
Thanks walalka
Walaahi waa runtaa ifiyow iney shiicada marwalbo muslimiinta dhabar jabiso lkn dadka qaar ayaba u maleyo iney garab siineyso muslimiinta
Naga soo biir
Amiin Amiin yaa Allah
Wad ku mhdsanthy mowduuca waqtiga galisay sxb
Ok
Tnx
Shiicada waa buunsho qurmay diin Islam maleh mana tukadaan NIJAASADA ISKAMA MEYRAAN AKH
Wcs libaaax
Pro xabsiga sidnaya akso hadal
Walaal
Yuy
Pls mashiidada😢😢😢😢 magaceeda 31:25 😢
Allah allah wlhi wanka sugay 😢 xaly waxa ka sexan wayay wllkena mazen hamada😭sidey u ciilen iyo siduu u oynayay ya allah 😭
Nashidada u danbeysa magaceed
Maya aniga faldamiyeed ka ila so wadaaaag hlka ka so helo sheekoyink plz ileysow english iyi arabic
Xisbu allah koox fcn baa umaleyn jireyy magacooda ku giimeyn jirey belse hadaa bartey dhabtooda😣😬
😭❤🥰😘😍
Aniga waxay ilatahy khaladka dhan waxaa iska leh shirkada aad bay masuuliliyadoodoodu uliidatay
Ifiye wlla fcn thy hadalku wuuba ku dhibayaye😐
الله اكبر سوريا