XIDIGAHA GEESKA-DHIGA QORYAHA-(OFFICIAL VIDEO)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • Ereyada:Sidiiq burmad
    Laxanka:Ustad Beele
    Music by:Furinle
    Production by:Afro,Waqal,Furinle

КОМЕНТАРІ • 85

  • @mohamedabdi2443
    @mohamedabdi2443 Рік тому +9

    Isaaaqow habar habartan iska daaya oo dantiina raacda, nabigana ku saliya scw

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Рік тому +7

    Fanaaninta qaranka guuulista guuul Somaliland 🤲😇😇😇😇💪💪❤❤❤❤❤❤

  • @shaaficiaadam1184
    @shaaficiaadam1184 Рік тому +3

    Hees Macaan weeye Abwaan Burmad baa ku Amaanan oo maskaxda inoo Tuujiyay 😊

  • @rahmanour3541
    @rahmanour3541 Рік тому +2

    Illahyow adaa iga dhigay somalilander ❤😢🎉from proud of my country qabiil allaha naga masaxo

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 Рік тому +5

    Ma jiro qiil dhiig u daato qoryaha dhiga dhalinyaro ❤

  • @abwaannasto4400
    @abwaannasto4400 Рік тому +9

    legend come back abwaan sadiq mo burmad
    iyo xidigihii bulshada somaliland

  • @mohamedabdi7406
    @mohamedabdi7406 Рік тому +4

    Xidigaha geesiyada qaranka Somaliland noolada 💚💬❤💪

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay Рік тому +7

    Xidigaha geeska is not easy 😊😊

  • @KhaalidXuseen-te4ic
    @KhaalidXuseen-te4ic Рік тому +1

    Siddiiq maxamed Burmad heesihiisu waa,wadni iyo waano

  • @wardixaji1297
    @wardixaji1297 Рік тому +1

    Xidigaha geeska alle ha idin xafido dhamantin ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shambal-nm4fh
    @shambal-nm4fh Рік тому +1

    Abwaan sidiiq alleh haku sharfo cumamad xagaygta kagatimi
    Xidigaha na waxaan leeyey mawduuca heesta yo hays wafawaan qaranimadu oonkawado habdhaqaqa koob kaciyarkina wayo waxaynu dhayayayna dhawacena😢❤

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 Рік тому +2

    Fanaaninta qaran geesiyaal qaran 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @abdiwahab9989
    @abdiwahab9989 Рік тому +2

    Markaan qasdigiina eego
    Ma jiro qiil dhiig udaato 😢

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 місяців тому

    My marnaba no hoos xidigaha geeska 😊

  • @ahmedthayto388
    @ahmedthayto388 Рік тому +1

    Qoryaha dhiga dhalinyato😢 xalkeena. 🙏

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Рік тому

    Sadiiq Burmad waa abwaan ummadeed.

  • @mohamedabdijalil478
    @mohamedabdijalil478 Рік тому +1

    waad la raagteen beri hore heestan maxaad usoo saari weydeen 👍👍👍👍👍👍✋

  • @kamacle_yare49
    @kamacle_yare49 Рік тому +3

    Keep going fanaaninta qaranka ❤

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 Рік тому +1

    Fannaaniinta Qaranka somaaliland noolaada wlloyal

  • @AbderzakSABRI
    @AbderzakSABRI 10 місяців тому

    Balan waxaanu ku qaadney inaan soxidho xududa somaliland❤

  • @Sakariye291
    @Sakariye291 Рік тому +1

    Maasha alh xidiga

  • @user-xr2xv6wj7w
    @user-xr2xv6wj7w 7 місяців тому

    waxaloo bahanayahy abwaan somalilad eehore

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 Рік тому +1

    Xidigaha geeska 🎉🎉🎉

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 5 місяців тому

    Isaaqow dhiga qoryaha dhexdiinna .

  • @suleimanahmed7977
    @suleimanahmed7977 Рік тому +3

    Gx Nikko heego uma baahna kk

  • @ugaaskacidda499
    @ugaaskacidda499 Рік тому

    Xidigihii geeska ma intaan ayey kusoo koobteen?

  • @hamsemaxamad-ic1tl
    @hamsemaxamad-ic1tl 11 місяців тому

    Abwaan.sadiiq burmad

  • @Cabdi_Macalin
    @Cabdi_Macalin Рік тому +1

    Dhiga qoryaha dhalin yaroooY😢

  • @xamdiyasin
    @xamdiyasin Рік тому +1

    Xidigaha geezka

  • @user-br8jq3vv9d
    @user-br8jq3vv9d Рік тому

    Nin an Dhiigi Habarti dhiig ku Darin MW ma noqdo

  • @raxmaahmed171
    @raxmaahmed171 Рік тому

    SOMALILAND ❤🎉

  • @hamdaheego-ix7mo
    @hamdaheego-ix7mo Рік тому +3

    Siidhi waynbaan sidanaa ee qori maaha😭😂

  • @damalhadhsade3042
    @damalhadhsade3042 Рік тому

    Xidigaha madaxa noo saarantihiin

  • @farhanismail9609
    @farhanismail9609 Рік тому

    Abwaan Sidiiq Burmad Abwaan Waad Ka Soo Baxday Intii Aad Bulshada Ku Lahayd...
    "Qoryaha Dhiga Oo Xalkeena,
    Oo Waala Isdabaqabtaaye Qaybaha Sii Nool Badbaadsha.

  • @abdisamedahmed702
    @abdisamedahmed702 Рік тому +2

    Waar siidhi wayn ayaanu sidinaa

  • @samaqeeys
    @samaqeeys Рік тому

    Dagal cunug kuma dhasho ee wuu ku dhintaaa 😭😭

  • @malyuunilkacas
    @malyuunilkacas Рік тому

    No calaacal sidiiq burmad

  • @aslimed5476
    @aslimed5476 Рік тому

    Ugbbad quruxeyy kalikaa maxad micro u qadatayyy😊😊😊

  • @ahmedmaxamed2962
    @ahmedmaxamed2962 Рік тому

    Dadaw qata wanada oo dhiga qoraha

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Рік тому

    Intiba majajilo ruwayad lashegay cidan leeshegi

  • @Supr93
    @Supr93 Рік тому

    You know way stroll

  • @maxamedabdi4322
    @maxamedabdi4322 Рік тому

    MUUSE JUUDAN WAXAAS U SHEEG NIO 😡🤬🥱

  • @jamaali976
    @jamaali976 Рік тому

    Qoriga dhigo qalinka qata

  • @NajiipjamalHassan-ci5si
    @NajiipjamalHassan-ci5si Рік тому

    Alle Rali hay inga noqodo

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Рік тому

    M.first ☝️

  • @waberinouria1307
    @waberinouria1307 Рік тому

    Dakar

  • @Mrstealyourgirl604
    @Mrstealyourgirl604 Рік тому

    🎉🎉🎉

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Рік тому

    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @eng.areytechannel
    @eng.areytechannel Рік тому

    Xidigihii Gawska maxaa xiligan usanqadhay !!

  • @kingckfamilyflog3051
    @kingckfamilyflog3051 Рік тому

    ❤❤❤

  • @alis_media
    @alis_media Рік тому

    1:22 ❤😊

  • @liibaanfoos7693
    @liibaanfoos7693 Рік тому

    Qoryo ladhigimaayee wax iska celiya daba wayn hataagina e gunyahay

  • @sakariyemuuse1377
    @sakariyemuuse1377 Рік тому

    Dhiga qoryaha tolkay garxajisoow😢

    • @Abwaan_Qarayare
      @Abwaan_Qarayare Рік тому

      Diidnay, dib u dhigi maynee ama qaata ama qaxa 💥💥💥

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому

    Wolow uu yahay qasaare dagaal kula qoomaymeyo HADAN WA FICIL QURUUMO DHEXDOODA KA SOO QARXAAYEYE 😢
    Colaad qoom ba ku waaya Bulshoy qangadhadoda
    Qaynuunkiyo kal danbaynta

  • @d0lejamac959
    @d0lejamac959 Рік тому

    Hes
    😢😢😢😢😢😢😮😮😅

  • @amiinasaid8899
    @amiinasaid8899 Рік тому

    Adeer dhigiina waad ka naxaysaam lkn Wiilashi dhulbahte dhigoodu micno malahayn Waa idinkii Amusnaaye kkk

  • @seeraar12moh84
    @seeraar12moh84 Рік тому

    ❤❤

  • @Live-walbe-duube
    @Live-walbe-duube Рік тому

    Somaliland waa prank inta ila qabta gacanta taaga

  • @daakirabdi7318
    @daakirabdi7318 Рік тому

    😂😂😂 qoryo ma sidano waa siidhi wadin sidee😂😂😂

  • @Weris01
    @Weris01 Рік тому +2

    Yaa base saqda dhexe idin so kiciyay🤣🤣
    Is dejiya wll umada yaan la baqo galin dhib ma jirtee😂😂😂

  • @jaamac101ify
    @jaamac101ify Рік тому

    thanks

  • @muniirosman6389
    @muniirosman6389 Рік тому

    qoryo la dhigayo ma Jiraane Iska qayilaad taga 😂😂😂

  • @elmiismo201
    @elmiismo201 Рік тому +1

    Mouse biixi u sheega 😂😂😂😂

  • @aadancabdisandheere2844
    @aadancabdisandheere2844 Рік тому +1

    Qoryaha imika uun bad na xasuusiseen ee qaata qoriga

  • @Abdiqaaliqtamaan
    @Abdiqaaliqtamaan Рік тому +1

    Fanaaninta Wa xariifin yaan dagalka gala laidindhihin ayay rabaa😂😂😂😂

  • @user-wn6km6hr2g
    @user-wn6km6hr2g 8 місяців тому

    😭😭🙇✍️🧑‍⚖️🤝😢

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 Рік тому

    Bal car nakalasaara tuugo 🧐😉😡🎊💙😳💖 💖🎊💙💖🌺🌺💙💖😜✌️

  • @HasanMaxamud-dn6it
    @HasanMaxamud-dn6it Рік тому

    Sx

  • @wadkanafta7943
    @wadkanafta7943 Рік тому

    Qori la dhigayaan jirin iidooroow😂

    • @yasmin-ix2qp
      @yasmin-ix2qp Рік тому

      Baal hadhiigiin waxad kuqaadoo 😂😂

  • @user-nu2xb1sz4y
    @user-nu2xb1sz4y Рік тому

    Waar dee kuwani waa copy gii xidigaha ee ka daa kalmada xidigaha maxaa kaa qaldan hhh

  • @mahaddempelekp9509
    @mahaddempelekp9509 Рік тому +3

    Wixii dagaal diyaar u ahow like isaar

  • @ragadhexe.5743
    @ragadhexe.5743 Рік тому

    Sool markii dagaalku ka socday maalin miyay heeseen ?! waa maya , hadda maantana qoryaha la dhigi maayee ka yaaca meesha

  • @Apdihakim_mohamett
    @Apdihakim_mohamett Рік тому

    niikadan yaa qarash gareeyey muusow naska kaaya eeg nio shandho ayan ka dhigayna madax toyadee❌💣🖕

  • @laxawofficial3693
    @laxawofficial3693 Рік тому +1

    Waar waad na ceebayseen nacalaa idinku yaalee waaxay calaacalku yaa sameeyay heestan
    Sidiiq burmad ama cabdilaahi xasan geney
    weeyi kolaybee
    Hooyadiin wasee calaacalka naga joojiya😂😂