Hodan cabdiraxman waan jeclahay dear illahay Somaliland ha noolaato dhamaan hanbalyo xidigaha geeska Ka soo ifay noolaada Somaliland dalkayga iyo dadkayga waxan u Rajaynaa nimco horumar iyo farxad inaad Ku waartaan cadaegiinana Alle ha jabiyo
Somaliland ha noolato waan ku faraxsanahay inaan qarankan u dhashay qofkasta oo qarankan u dhashayna ha ogaado inuu u dhashay mid ka mida waddamada africa ugu xadaarada iyo ilbaxanimada fcn alx ilaahow islaamnimada iyo somalilandernimada nagu dil oo nagu noole❤
From muqdisho🇸🇴🆎️🦁Hambalyo Shacabka Somaliland🇭🇺🥰dad aan jecel nahay Hadaan nhy Gobtii Banaadir🇭🇹🆎️🦁❤Happy 18may Duriyada🇭🇺🥰Hodan👸 abdirahman❤si qaasa RESPECT🤘🏿Hadaan nhy Shacabkii Hirshabeele🇱🇸🦁Meel Fog baa inoogu taal The only one👸
Woow inta kufaraxsan inay dib usoo laabtan XIDIGAHA GEESKA Jacayl iisaar🩸❤😁
Aniga Rer Puntland ahay Somaliland waa jeclhy ayeeyday baa aheed Hooyoday Aayaded Aan Jeclaa Ayeeyo Halimo Cigaale Shidaal Allaah u Naxaristo Aamin 😭🙏 Gacantayda Calanka Somaliland ku Xidhan🥰🥰🥰🥰
abaayo somaliland iyo putland walalo aniga putland adunka ugu jecelahay from hargaysa
Thanks wll
Somali o dhanba walalo wda dhashay idhalay ah oo is jecel Alle nabd iyo jcyl badn ha sii dhex dhigo cadawgana haka dhex saro
Khadiijo mahad sanid intii najecel oo dhan madaxay noosaaran yihiin wllo sharafey
Thanks 🙏
Waaw boqoradihii Codka Hodan cabdiraxmaan asma love Ugbaad Aragsan 💚🤍❤
😢😢😢😢😢😢somaliland waxay hestan fananiintan xidigaha geska ah wlhi aniga somaliland xidigaha geska ayaa ibareen wayo heeskoda aan jeclahay somalida kale waxad dheertihin xidigaha geska 😢😢😢guul xidigaha geska
😂😂😂Hhhh ciyaal bd tahaan umaleynaya somaliland siyaad bare dhulka la jareene cidwalba taqaan
Huuno wlhi waa dhar anigu xidigaha geska ayaa ka bartey somalind
@@najmacabdi5366 dee markaa imikuunbaa naaskii lagaa daayay sow maaha quruxey kkkk
Say masha allah wall
SOMALILAND HOYGII FANKA EE HARGEISA OO WALIBANA WAAWAYNKII HEESAYAAN IYO CHANNELKII SOOMAALI U WAYNAA. MAXAAD SUGAYSAAN CIYAALKOOW LIKE SAARA 🇮🇷
😂
Guul solilad hppy 18 may
walhi waa hees aad u qiimo weyn xidigaha geska com back❤❤❤❤ somalind guul from ogadenia ❤
Thank yuo wllshay qali 🥰🥰🥰
Waw masha allah inan murtida macnha hadlka fahmaysa ayd tahy
Jamhuuriyada somaliland waa muqadas happy 18may❤️💚❤️💚❤️💚💚💚❤️❤️💚❤️❤️💚
Fananin Heer caalami 🌹🌹 Hodan c,raxman hanti qaran ayaad thy💕
Hodan cabdiraxmaan ma hargeysa ayay timid mansha allah waan jecelahay Hodan bilan❤️❤️
Wax kasta waxa iiga daran gabdhaha qawaan oon xitaa gabarsaar uxirnayayn subxanalaah ilaahow umada jidka fcn kusoo hagaaji🤲
Boqoradii codka hodan abdiraham dheere allow aduunku waa maalmee ku daaa ugbaadyar iyaduna kama dhacdo asmi way ku dhex dhuumanysaa xaga codka😂❤
Hodan abdirahman meshey kujirto wa hubal wa dawana one love Hodaney🥰🥰
Hodan cabdiraxman waan jeclahay dear illahay Somaliland ha noolaato dhamaan hanbalyo xidigaha geeska Ka soo ifay noolaada Somaliland dalkayga iyo dadkayga waxan u Rajaynaa nimco horumar iyo farxad inaad Ku waartaan cadaegiinana Alle ha jabiyo
Laxanka hore ayan u ogaa inay hodan abdirahman saarayso 😂🧡
Laxankii Hodan c/raxmaan
Kakakakakak waar waa Artist women walee codkii macaanaa laxan ku darso !!!!
Hodan Abdirahmaan uunbay daawanayaan dadku Waa walaahi siday u heesayso banu aadamka ayaa alle hibo kala siiyay…ilaahay ha u daayo hibadeeda
Wwwww laxan cajiiba hodan abdirahmaan maamada fanka soomaliyeed 🥰
*Xidigaha ⭐Geesku waa cududa iyo awooda ay somaliland dheer tahay soomali inteeda kale waxay gayiga Somaliland ugu jiraa Halkii Waaberi ugu jireen soomaalida*
*XIDIGAHA GEESKA* ❤🙏
❤❤❤❤❤❤❤
👍👍
😂😂😂😂😂 wll jabuti haaku darin anagu kooxda 4 march baa jirta madaxwayna iyo dalka uu khasas fanan caan kunjira sida amina farah wabar
Lkn 4 march ma gadhayaan xidigah geesku waa kuwo lag yaqano dafah dunid o dhan 😍😍😍😍😍
@@charkokhadar2558 kooxda cid tagana majirto reer Djibouti moyaan. Hada aniga igu horeysa dhowr jeer ayan ku noqday sidan u xasuusto xaqiiq
Huray usoco walalaheen Somaliland from putlan Somali ya 🇸🇴
Thnx wllo quruxey
Happy 18may somaliand dariska from jigjiga
Thank yuo wll 😍😍
Hodan abdiraxman laandheere laandheere dhalay keep going my sister
Somaliland ha noolato waan ku faraxsanahay inaan qarankan u dhashay qofkasta oo qarankan u dhashayna ha ogaado inuu u dhashay mid ka mida waddamada africa ugu xadaarada iyo ilbaxanimada fcn alx ilaahow islaamnimada iyo somalilandernimada nagu dil oo nagu noole❤
From muqdisho🇸🇴🆎️🦁Hambalyo Shacabka Somaliland🇭🇺🥰dad aan jecel nahay Hadaan nhy Gobtii Banaadir🇭🇹🆎️🦁❤Happy 18may Duriyada🇭🇺🥰Hodan👸 abdirahman❤si qaasa RESPECT🤘🏿Hadaan nhy Shacabkii Hirshabeele🇱🇸🦁Meel Fog baa inoogu taal The only one👸
Wadku mahadsantay lakin wll fadlan hakala qadin reer somaliland wa hal ☝️🥰
Laxankii hodan clrahmaan aaaaa
Naaa waadsi daysatay wll
Love U❤ Somaliland walaheen nabada allaha idin siyaadsho✊from caasimada somaliyed
Somaali oo dhan baa isjecel ee Alle cadawga ha ka qaad somaaliya
Allah idinkana madaxweyne wngsan ha idin dooro o horumar idin horseeda iyo amni dhamaystiranba inshallah somali wa wllo
@@abdiganiidris860 aaamiin wll qli🙏
Illaahay somali meel ay joogaanba ha xafido, oo ha ciseeyo, insha allaah
Fanaaniin waawayn + waqalkii hirgalay + hoygii fanka wax wayn baa meesha Ka socda 🟢⚪🔴🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💕👑🙆
My brother and sister Somaliland happy independent 18 may 💚🤍❤from Djibouti 🇩🇯🥰☝🏽😍🙏🏼
Thnx wllo
Laxanka Hodan Abdirahman. This woman is a legend
MASCHALLAH Xidigha Geeska very good song Hanolado Midnimo HANOLADO SOMALILAND GUUL IY0 GOBANIMO from DJIBOUTI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Xidigaha geeska wayso laabatay awoodeedu iyagon qabiil isu kala qaadayn yaanla odhan somailand qabiil weye imika wxso fananin ah 2 qof kaliya isaaq ah wanan wada jecelhy dhamantod wana dal somali oodhan wadaagto kii iska saara moyane❤❤❤
Sadex baa isaaq ah walal Ugbaad aragsan asma love Ahmed arshe
Samaroon mursal muuse iyo Hodan Abdirahman
Darood. Anshax iyo ciro
@@sahixubi5498 anshax waa akisho dir weeye asma samaron maha miyaa
@@Boqoradda May maaha asmi wa sacad muuse wllo ninkeeda ah samaroon ciiltire
Hodan A.rahaman wxan waad ku taagtaagsatey 🟢⚪🔴 kashiyo laab idinka nahay 18 may
Xidigahan mar walba dad cusub bn ku arkaa yaaab
Hodan na gormey timi
Khadra gormey ka baxdy
Asma wey xijabty MashAllah
Hodan waa fanaaniintii xidigaga geeskaba lagu bilaabay iyada iyo khadraba
Hadana labaduba waykawada tirsanyihiin ee heestanuunbaany khadri kujirin
Hodan c/raxman waligeed ayey ka mid ahayd xidigaha geeska wax ku cusub meesha kuma arko
Hye nimankana
Queen of voice Hodan Abdirahman Queen of East Africa
Hala Yaa Hala xidigaHa Geeska song somaliland naga gadan 🙌✅
Macnaha heesta fahma waxa iskugu tagay fanaaniin iskugu jirta isaaq samaroon ogaden akishe micanaheeduna somaliland qabiil maleh ka daaya qabyaalada❤️ viva Somaliland ❤️
Diroo dhan ayaa iskugu tagtay miyaad ujeedda
@@wardichannelforeducational228 isaaq dir maaha qashinyahow
Somalilandbaan kash iyo laab idka nahay ujeedo waan wada dagnaa bahasha yaan laysku koobin
@@Suusuumo isaaq hadaa ma garac baa nayaa dadka nasabnimada ha uga ciyaarin isaaq wa dad asalkii direed ah!!!
@@wardichannelforeducational228 dir iyo daarood oo dhan ba wllo haa
Hodan Abdirahman maalinta ay fanka ka baxdo ayaa anigana iigu danbaynaysa hees aan dhagaysto🥺❤️❤️
Kula mid baan ahay
Hodan meeshay ku jiro wa laga dareemaya shacniga
Hopy18may iyogeeska
Hodan abdirahman iyo mursal muuse meeshay joogaan Dab 🔥🔥
Xidigaha Geeska Furaha hodan baa uhaysa Show Inta hodan maqantahy lama Arko hodneey waa layabay😂✌🙋♀️
Waxay haysa iska yar
@@hodanyusuf8397 meshabo iyada shidey
Hodan jacel ee uu qabto xidigaha geeska iyo inay ka mid noqoto ayeey uso hajirtay
@@hodanyusuf8397 Hodan way kawada caansantahay
Garaadka laga koraa kasmada waa lagu dhismaa inaa kufto waa qadaree✌🇸🇴
laxanka boqordiii codkaa hodan cabdiraxman
Xidigaha geeska wacaay so nooladan markay hodan abdirahman timaado
Hodan Abdirahman naagta fanka xoog ku xoraystay❤❤❤❤
Xoog kumay xoraysane way udhalatay oo waxay kasoojeda Aanina & c/raxman
Xidigaha geeska is back❤
Hodan, Ugbad, Iyo Asma
Somaliland baan kuli dhamaan kash iyo laab idiin nahay! Ilaahow reer Somaliland dhamaantoo ilaali
Love you so much my country ❤️❤️❤️💚🤍❤️happy national day somaliland 🥰🫶xidigaha geska 🌹💖fananin qali ah thanks 🙏 ❤️from jönköping Sweden 🇸🇪
Vem frågade dig?
1M marku gaaro Vediogan Like iisara🙏
Xidigaha geeska are baaccccck love inta ku faraxsan 🥰✊
DadkaYgii Iyoh DaLkaygii’yow Iga GudooMa SalaaN Aad U QiimO BaDaN. ❤️❤️❤️
Isku tiirsanaantu Wa wadada GuuSha.
BaLan’teenu Wa Wadda’jirr.
Wow xidigaha geeska Calankoda ma liico masha allah Fananin Sharaf iyo Akhlaaq leh oo an social media lagu dhex Arag ayago Dad ku dhagan Axsan fanaanin
Happy 18 May to all Somalilanders. Viva xidigaha geeska specially Hodan what a legend 👏
Another level #Horn_Stars keep going guys 🌟 💯
our beloved country Somaliland 💚🤍❤
Kaaftooonkuna waaa is bixi 🥰🥰🥰WAQALKA with XIDIGAHA GEESKA
Wow hormuudkii fanka xidigihagii geeska👏
Happy 18 may Somalilanders💚🤍❤
hodan abdirahman waa mbappe ga fanka yaa igu raacsan
Ayy hanblyo heer somalind from muqdisho hodan laxanka ay samaysay laxn wuu dhafay m.a
Hodan Abdirahman 😍😍 soo jiidasho cajiiba ayey ledahay habilihii kale iyada shiiqaysay hodan bilan ❤️
Adiga iyada ku wa la shiikhiyeyba hblo somaaliyeed uun ok
Laxanka hodan abdi rahmaan another livel weeyi
Best one Xidigaha Geeska♥️
Bakal cirro my boy
Our Countray JSL
From G.Raga
Qabiilnimo waa kadeed wuxuunbay kalagurtaa qaranakayga Somaliland💚 🤍❤️ hore usoco jammhurida barakaysan Allow kudhowr hadheelinyin waligaa❤️❤️❤️
Hodan &Ugbaad🎤🎧🎵
Ooow Rugcadaagii soo rogaal celi miyaa sheekadu👌 ♥️♥️best song inaad kufto waa qadare inaad heee woww wow😍😍😍
Legend is back ahmed wali Furinle 😎
Waqalka onfire pro🔥🔥🤙
Ugubad aragsan iyo hodan caadi ma ahan
Ugbaad aragsan nice style🤙🏼
Mashalllah cooming soon happy 18may somaliland 💪 💪 💪 💪 💪
Asma Hodan 🎤
18 may coming soon♥️♥️♥️
Xidigaha geeska soo laabasho wacan 🔥❤🤠
xidiguhu marky hodan u timaado dar dar bay la so baxan ya ila arkay
Ha iyaga ba idhi way dadaal badantahy
Alxamiisatada weyn Hodan cabdiraahman wey iga gadan tahay heestu viva somaliland ❤️❤️❤️🙏
Waqalka 🔥👏🏻
Somaliland ha nolato, we are proud of our nation and its resilient people . Alhamdulilah.
Mashalllah best hees hore usocda xidigaha geeska shaqo wacan shacabkan qabiilku daashay hala naco qabiilka qofka dadka kugu xiga dadka kugu neceb hadane qabiilba labada ordaya
Masha a allaah Hodan C/raxmaan runtii waa qof jirta oo shidan nool
I love you all, be united as a nation.
I love my motherland too ( Somaliland).
💚🤍❤️🟢⚪️🔴💪💪💪👋👋
. In
Qaranku wakee
@@khadarcabdi1189 waka somaliland yaala qaran
SSS 💙💙💙💙💙💙💙💜💜💜💜🤎💓💓💓💓💓💓💓
Somaliland horey usoco I love my country somaliland ❤
masha allah ax yaa fananin dhamatin guul iyo gobnimo 💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯🙋🙋🙋🙋🙋
XIDIGAHA GESKA soo rogal celi
#Somalilland💚⭐❤️ Naga badan😍😍
Form buntlaan ilove somalin
Happy somaliland national day from United Kingdom from Barnet guul iyo goganimo my motherland 💚❤️🤍💚❤️🤍👍🏴🏴🏴🏴
i love my motherland of SOMALILAND😍😍😍😍😍😍
Furinle Mucjisada Music Da 🎶 🎹
Waaw xidigaha geeska iyo fananada keliya eandumarka katagero hodan cabdi raxman happy 18 may 💚💚🤍🤍❤️❤️🥰
somaliland stars are comeback on time🎹🎸🎹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ILLAAHOW Noo xafid dalkayga somaliland 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
#HAPPY_18_MAY_2022
Hodan Cabdiraxmaan waa fanaanada ugu cod ka macaan qarnigan waxay leedahay cod dahabiya Mansha allah
Hodon Abdirahman my favourite f.singer ❤
Happy Somaliland national day, from Melbourne Australia 💕💕💕
I soo dacwood inder 😋😂
@@mursalmaxamed1666 😂😂 garacow
In an i8 to 8
Jamuuriyada barakaysan Soomalind ❤❤❤❤
Hodan Cabdiraxman iyo Asma Love
Waa Laba Hablood Oo Garadka Ka koray , oo wali xishood Ku sii jiro
Balse tankale ee Madax Qawan iyo diraca Khafiika Xidhan wali Caqliga kamay korin
Happy 18may dhamaan umada jamuuriyada somaliland 💚💚💚⚪⚪⚪❤❤❤💋💋🌍🌍
Happy 18 may my country ❤
Hodan abdirahman ❤❤❤❤❤💯💯
Hees qaran u jeeda 🥰sido kle boqrda ugbad ujeeda salan sare hawada kuso marinaya
5:58 Codki Yurub Mahamed Cabdi ( Yurub Geenyo Codkeeda kadhex maqlaya 😍😍 Heestu wa ToP cadi mahaan
Haaye meeday laakin
www m.a reer soomaaland howga fanka io suugaanta soomaaliyeed
Laxanka hodan ayan u daawanayaa qaran wax la dhahaa ma jiro walaahi.
Habar Awal ayaa biishata qaranka dheef
♥️♥️♥️♥️♥️Somaliland Waaw Guuul iyo gobonimo Hore soconaya🎼🎼♥️♥️♥️
Masha Allah xidigahaygii hadana hodantaydii nolada
Xiddigaha geeska inta jecel ha isoo raacdo❤❤🙏
I love my country lkin majoogo🥺from🇱🇷