BARNAAMIJKA KOOXDA XIDIGAHA GEESKA CIIDA 2017 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • XIDIGAHA GEESKA
    CIID SHOW PROGRAM BORAMA 2017
    WARIYE SAGAL MUSTAFE

КОМЕНТАРІ • 838

  • @umuayman793
    @umuayman793 7 років тому +39

    waaan jeclhy markasta inaa dawado heesaha ay soo saraan xidigaha gees from Mogadishu ama na naca ama na jeclada anagaa idin jecel

    • @nasiibaabdikariim9332
      @nasiibaabdikariim9332 7 років тому

      Umu Akram anaguba wan idinjecelnahay walal ciyaalka halkan hadalada xunkuso qora labada dhanba inama quseeyo

    • @caziizacatoosh7755
      @caziizacatoosh7755 7 років тому

      Umu Akram xbt looma dhama aflagaadada meel walba wayjoggan dad wuxun caalaqa oo san cidba jeclayn marka raali noqo hadi aad aragto wax aad dhibsato

    • @tayasiir3129
      @tayasiir3129 7 років тому +1

      Umu Akram we love you two hbte

    • @hamzaaden7174
      @hamzaaden7174 7 років тому

      Umu Akram aniga ila soo xidhiidh aniga sida raga kaa yeelayee

    • @umuayman793
      @umuayman793 7 років тому

      thnx dear brothers ❤❤

  • @dhawrsancaqil9746
    @dhawrsancaqil9746 7 років тому +123

    rabbiyow khadra iyo mursal isku daa iyo dhaman inti is jecelba saxiibayal amiiin u dhaha walahi halka ad ka aragtan ayuunban ka arka hadana khadra wa gabadh degan karti iyo dulqad leh marwo ah odaygeda ilahay tugoyinka hawga qabto 😍😍😍😍😍😍😍inta tageerta mursal iyo khadra like ta hala bakhaylina jacaylka darti 😗😗😗😗

    • @tayasiir3129
      @tayasiir3129 7 років тому +1

      Asma Uae 😂😂😂😂😂😂ilahy tuugoyinka Ka hayo qosol bad igu dishy wlhi

    • @dhawrsancaqil9746
      @dhawrsancaqil9746 7 років тому +2

      Tazmeen Abdi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wll aduunki tugoyin ayaa qabsaday rabi hawga qabte runti gabadha qalbiga ayaan ka jecelahay ilahay reerkeda haw dhawro

    • @hassanadan464
      @hassanadan464 7 років тому +1

      Asma Uae 😍

    • @tayasiir3129
      @tayasiir3129 7 років тому +5

      Asma Uae hhhhhhhh Walee tugooyinki Ba so badanaya Ameeen Hbte 😘😘😘😘

    • @ilwaad9413
      @ilwaad9413 7 років тому +4

      Mursal iyo khadraan barnaamijkaa u dawanayaa jacaylkooda allow isku daa inkastoy xidiguhu kala dhicin

  • @fatimaelmiali7298
    @fatimaelmiali7298 7 років тому +102

    waligay Hal like ah ma helin dadkan waan siiyaa anaa udanbeeyee
    lacg inigu qorimaysee
    Bal kuwada halanyaabee

  • @ahmetthashi1225
    @ahmetthashi1225 7 років тому +23

    intii xamda Queen😍 tagerto liketa ha ila dhaafina, Labo bilood kadib ayaan La aqal galayaa insha allah😍❤😄👈

  • @abdifatahahmed7782
    @abdifatahahmed7782 7 років тому +57

    Wixii reer Borama ah ee somaliland aaminsan like ila booba. Haka naxdo qadaad wayntuye

  • @aminaahmed6900
    @aminaahmed6900 7 років тому +26

    say u nuurayaan walahi dad dacada waaye wajiyadoday ka muqaneeee mnshalah nolada reer smlnd from muqdisho

  • @nanuartahmed2099
    @nanuartahmed2099 7 років тому +35

    Taageero buuxda walle uma dhalan somaliland lkn hadana waa dad wada xadaariyiina waana waxad ku dhaaften somali oo idil guuleysta xidigaha

  • @aminaahmed6900
    @aminaahmed6900 7 років тому +23

    yakheey kuwaan gacanaan u taaagay waa lagu dabo daala bes walahi waa la dhacay inaba cadi mahan barnamijka beelo

    • @hassanabdi7242
      @hassanabdi7242 7 років тому +13

      amina ahmed kkkkk... aad walhi kuwani caadi maaha.. lascaanood ayay joogan iida danbe

  • @aitojuujuule7922
    @aitojuujuule7922 7 років тому +28

    Aarshe iyo Aragzan ayaa wataa 😍😍😍😍somalliland tagtay tollahi qadaadwaynta tusa iyagaa yurub geenyo ugaynayee

  • @MohamedOmar-ls8bq
    @MohamedOmar-ls8bq 7 років тому +12

    Heesta ugu shidan anigu waxaan siiyey XAMDA QUEEN,
    Qofkii igu raacsan LIKE.

  • @mohamedidiris2692
    @mohamedidiris2692 7 років тому +10

    ninkan aaarshaan anu ka yaabnahay ma mahamed mogaaa bLaayaysanaa ilmuhu viva xidigaha

  • @habonxaji1039
    @habonxaji1039 7 років тому +24

    Reer Somaliland jecliyaa xaragadooda iyo murtidooda horay usocda guulaysta

  • @aitojuujuule7922
    @aitojuujuule7922 7 років тому +172

    waykan iga walle xidigaha haday xataa fanka daayan ana UA-cam daynayaa ee like ta isoo amahiya

    • @mustafekaroone7258
      @mustafekaroone7258 7 років тому +13

      Aidarøuz Abdirahman me tooooooooo wale viva xidigaha geeska noolaada waligiin cadawgiinuna ha jabo

    • @happyahmed9629
      @happyahmed9629 7 років тому +9

      Aidarøuz Abdirahman kkkk isku mid ba nahay walee

    • @king-rb2mo
      @king-rb2mo 7 років тому +4

      Happy Ahmed t

    • @happyahmed9629
      @happyahmed9629 7 років тому +2

      vigg vig ❤

    • @fadumo.jama11jama4
      @fadumo.jama11jama4 7 років тому +1

      Aidarøuz Abdirahman wacad alee xariif tahay

  • @hajjihamseahmed9587
    @hajjihamseahmed9587 7 років тому +126

    hadii u timi halkan
    in aad akhriso dadku
    waxay qoreyn like
    igu qabo hhhh

  • @ayaanmm4387
    @ayaanmm4387 7 років тому +10

    Asma Love inta tagerta like igu qabta ilmaderayal viva somlilanderska😍😍😍

  • @leylaseid6273
    @leylaseid6273 7 років тому +20

    Khadra silimo ehlu caashaq wlhi markaan daawado jacaylban dareemaa ciduu is hayona ma garto yaap ❤️❤️❤️❤️big love marwo khadra cabdi silimo sharaf iyo cizi kunoolow

    • @xiisxarago5031
      @xiisxarago5031 7 років тому

      Leyla Seid
      cishqi baad dareenta jcyl ma dareentid e

    • @maxamedaxmed9564
      @maxamedaxmed9564 7 років тому +1

      Leyla Seid hhhhhhhhhh anigaba iska kay jeclow dee markaa 🤣

    • @leylaseid6273
      @leylaseid6273 7 років тому

      Maxamed Axmed de niyaw kusoo beeg wakhtigaa waayaee 🤣🤣🤣

    • @leylaseid6273
      @leylaseid6273 7 років тому +1

      Xiis Xarago horta wuxuun iga dheh inaan dareemo magaca doonto ubixiyo loool

    • @xiisxarago5031
      @xiisxarago5031 7 років тому +3

      Leyla Seid
      hhhhhhh hayee cishqi baan u bixiyay

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 7 років тому +18

    Viva Xidigaha Geeska Hanti Aan ku Faano..God bless Somaliland..Ameen.

  • @zoyamukhtaar6399
    @zoyamukhtaar6399 7 років тому +36

    Alla maxaan inbadan sugaynay Lkn way fekerenoo Markay Barnaamijyadii kale kala degeen bay Soo daayeen Allow idin daa Xidigaha geeska Love u Intà fekerka ila qabta Like isaara

    • @khalidali4780
      @khalidali4780 7 років тому

      zoya

    • @khalidali4780
      @khalidali4780 7 років тому

      waa runtaa maskax ayay isticmaalaan barnaamijyadii badhaasukha ahaa markii la wada daawayday ayay soo daayeen

    • @zoyamukhtaar6399
      @zoyamukhtaar6399 7 років тому

      KHALID ALI Caynkaa weeye wl

  • @ilaaqfaarax4216
    @ilaaqfaarax4216 7 років тому +6

    Inta jecel fanka xidigaha geeska like isara from muqdisho

  • @maroodijeex6565
    @maroodijeex6565 7 років тому +115

    25 second oo ay ku jirty youtube waxan noqdey qofkii 9aad ee daawada markaa sxpyaal like ii saaaara

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy1515 7 років тому +6

    #Borama xarunta fanka balwada aqoon ixtiraamka ilbaxnimada hadaad aaminsantahay hadaad jeceshahay hadaad tahay qof maruun rabo inuu arko ama arkay LIKE ku sharaf pls

  • @simanayanle6730
    @simanayanle6730 7 років тому +16

    umadu like badana bn anaa isaraa cida darteed😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @suubanmagan9475
    @suubanmagan9475 7 років тому +11

    Noolaadaa xidigaha geeska dhamaantiin waanu idinku faanaa inta AF SOOMAALIGA KU HADASHA oo dhan heesihiinu waxay xambaarsan yihiin murti iska dheh maaha ee waa miisaman yihiin wayna qanciyaan waad ku mahadsan tihiin ciid wanagsan

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 7 років тому +7

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
    xidigaha geesku intay jiraan magaca somalina wuu sareeyaa
    👊

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 7 років тому +39

    waligaa like ma cuntay??? wixii reer somaliland only garanaya..hadaad like cuntay xaguu kasoo baxaa?

    • @MohamedOmar-ls8bq
      @MohamedOmar-ls8bq 7 років тому +3

      TruthTellerMan
      kkkkk ma dabagaale ayaanu nahay markaanu Like cunayno.

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 7 років тому +1

      TruthTellerMan wan cabay anigu wale😁😁

    • @nuuriyenuuriye895
      @nuuriyenuuriye895 7 років тому +1

      TruthTellerMan wan cunay wlhi sxp kkkkkkkk xilliyada roobku soo baxaa geedaha agtooda

    • @TruthTellerMan
      @TruthTellerMan 7 років тому +4

      SOOMAALI kkkkkk sxb waaad iga qoslisay

    • @ayaanmm4387
      @ayaanmm4387 7 років тому +1

      maye unlike ban cunay😂😂

  • @sharmaakesiciid1693
    @sharmaakesiciid1693 7 років тому +17

    waan ku faraxsanahy barnaamijkan madaama borama lagu qabtay waanan so dhawaynaya barnaamijku waa shidanyahy hambalyo xidigaha 👏👏

  • @wardaaxmed8265
    @wardaaxmed8265 7 років тому +6

    kooxda Aduunka Ugu Qaalisan Waa Real Madrid Kooxda Fanaaniinta Ugu Qaalisanina Waa Xidigaha Geeska Well Done Heeso MacaaN iyo Style Aan Caadi Ahayn 👌👌👌

    • @NeYmaRJR-oy9xt
      @NeYmaRJR-oy9xt 7 років тому

      Warda Axmed Barcelona xagee ku ilowday

  • @abrominmoabdullahi5863
    @abrominmoabdullahi5863 7 років тому +5

    Tolhay reer Binu hashimaw go aywada galeen wala wayntii yaa reer isaaq al qurayshiyaw ii boobsiiya like ta dee

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 7 років тому +13

    wooooow kooxdii kooxaha xidigaha geeska koox gaadhaysaa ma jirto waa kooxda kaliya ee heesta ay soo saaraan ay gaadho with in seconds somalida

  • @adamyusuf1765
    @adamyusuf1765 7 років тому +3

    Ilaahay Isha Cadowga ha idinka leexiyo, Noolaada Xiddigaha geeska viva Somaliland

  • @sakariyegarbo7297
    @sakariyegarbo7297 7 років тому +9

    Axyaa alla yacizak XIDIGAHA GEESKA
    Lkn waxa la tabay #C.hani_xaashi cidi ila tabtay an tusno intan like u hayno Come on guys

  • @waxankubarbaaraydalxora9453
    @waxankubarbaaraydalxora9453 7 років тому +82

    fanka Murti Iyo Xigmada Afsomaliga Waxay Tala Hargeisa iyo Somaliland Xidigaha Geeska Waxay Dib Usoo Nooleyen Fankii
    somaliyeed Tageero Buuxda xidigaha Geeska Like Halaygu Qabto From.JigJiga Tolaay reer Abtigay Ree Hargeysaw Waynaka Hadaba Waynakaa

  • @saarasiciid7428
    @saarasiciid7428 7 років тому +7

    rays hotel shax shaxdisa cidii igu racsan like ayan ugu fadhiyaa

  • @nafisabaashe2484
    @nafisabaashe2484 7 років тому +5

    Mnshalah xidiga geeska shidnan udaa wn tageera wllalyalow mnta igu horysa codsi like igu qabta blz

  • @ahmedisse7963
    @ahmedisse7963 7 років тому +2

    Anigu waxaan siiyey Xiddigaha Geeska No: 1 sababtuna waxay isku darsadeen Muusiggii iyo Codkii iyo waliba iyagoo muujiyey Koox wixii lagu yaqaannay oo ah UNIFORM ama Dhar isku eg -waa koox dhamaystiran waa QAACIGII RUNTA AHAA - ee lagu yaqaannay Muusiggii waa kii hore oo Soomaalida lagu yaqaanay Maashaa allaah Caadi ma aha waxaanan leeyahay Halkiina ka sii wada

  • @mustafekhadar5693
    @mustafekhadar5693 7 років тому +17

    inta BK gaar u taagerta like ii saara plz

  • @nasiromarabdikick2202
    @nasiromarabdikick2202 7 років тому +3

    we love xamda qu een ayay ka shidan thy

  • @nouhahmed7743
    @nouhahmed7743 7 років тому +12

    Waar horta like tan baase loo xiiqsanyahay maxaa laga helaa walalayaal bal cilmigaa iga jaahil saara. Anaga wax aragnay ta waaweyn ban wax ku fahmaaye ha ila yaabina.

    • @jigrekaler2497
      @jigrekaler2497 7 років тому +7

      anigu maan garan sxb waxa lagu hayo like ta ay ciyaalkii ku waashen malaha inagan garanayne lacagba lagu hela

    • @hajimohamed5289
      @hajimohamed5289 7 років тому

      way ka qabsatay un ee waxba kama jiraan

  • @samoosmedamoud8868
    @samoosmedamoud8868 7 років тому +6

    waxaan ku noolahay Somalia runahaantina waxaan aad u tageera xidigaha geeska oo ah fanaaniita qarniga waxaana usabab u ah abaanka hassen saleeban duxul labsalax oo ah run ahaantii abaanka qarniga 😍😍⚘❤😘

  • @mametamein5119
    @mametamein5119 7 років тому +7

    hhh wlhi qadad waynta #caloshay timo kuleyin #malax aya ka buxdo dislike inta sartaY wa iyaga rer #somalilnd taas ogaada😂

  • @amiinabdsalan351
    @amiinabdsalan351 7 років тому +15

    anaa ka mida ahaa dadkii goobjooga ka ahaa xaflada qiimaha iyo qaayaha mudan like ta badiya

  • @samoosmedamoud8868
    @samoosmedamoud8868 7 років тому +1

    run ahaantii waana dad jecel somalinimada waxay dadku iska abuuran oo ah been laga sheeganaayo ah nooladan yaga iyo meeshay ku noolyihiin oo ah somalilnd💖💖💖💖💖😍😍❤⚘👑

  • @gaasiradalmar7628
    @gaasiradalmar7628 7 років тому +1

    SI gaar ah abwaanka ayaan anigu u salaamaya iyo kooxda oo isku duuban iyo waliba SAGAL oo aan leeyahay tabiye fiican baad nootahyee rabi ku taageer wll

  • @nuradiinhaybe2517
    @nuradiinhaybe2517 7 років тому +10

    abwaaaan laabsalah hogaamiye ruuxiya sln sare adiga iyo xidiguhuba

  • @qaaniyaofficial2714
    @qaaniyaofficial2714 7 років тому +1

    Yaa salaaam kooxda aan ku faano ee xidigaha Geeska jira oo jooga intay nololi jirto wan idinku faanaaa viva xiddigaha geeska.

  • @muhammadg2913
    @muhammadg2913 7 років тому +17

    asc asxaabta waxan ku waynaday bilaa zxbad ee like isaar si aan u halo zxbad igu qliya

  • @ricardoben5404
    @ricardoben5404 7 років тому +5

    xidigaha gezka kox jirta
    wixii heesa la qaadi lahaa idinkaa qaataY

  • @abdirisaaqciise356
    @abdirisaaqciise356 7 років тому +15

    wlle rer waqooyi laantood waa abaaar nolaada sugaan cidna idiguma gaadhe
    from ddsi

  • @dhdhfufhfhchchdhducjfjfjcj872
    @dhdhfufhfhchchdhducjfjfjcj872 7 років тому +6

    waaaaaw xidigaha geeska noolada waligiin hasan dhulux laabsalax rabbi haku dhawro viiva xidigaha geeska

  • @malmo4235
    @malmo4235 7 років тому +16

    Lamaanayaashi Markay Isku Burureen Oo Kuwa Single Ka Ah Sida Xamda Queen Iyo Axmed Aarshe Iyo Dhowr Kale Ay Meel Aay Qabsadaan Waayeen Hadaa Intaa isla Fahanay Dee Like Ta Igu Soooraa😂😂😂😂😂😂😂

  • @ricardoben5404
    @ricardoben5404 7 років тому +6

    fanaankii fanaaninta ka maqan meezha cabdiraxman odaY waY tabtaY meezhu wlee

  • @waayelkajaqafsada322
    @waayelkajaqafsada322 7 років тому +9

    Mansha allaaah kooxdi fanka viva xidigaha geeeska viva Somaliland💘💘💘💘💘💘

  • @khaalidsheekh2416
    @khaalidsheekh2416 7 років тому +44

    hala ii camiro
    faraxda ciida dardeed like ha la igu saaro

    • @cabdisodhawow515
      @cabdisodhawow515 7 років тому +14

      ax wlhy waan ooyey abwaan laabzaalax allow waalidka xaqooda ka tus

  • @ednayusuf2240
    @ednayusuf2240 7 років тому +2

    waaaaaaaaaw wlee abwaan lab saalx iyo dhamàn kooxda xidgah geeska waan idku faanaa qaranka s/land waxad wu tihiin muraayad laska daawodo isha cadawgu hay din ka badbaadiyo ninka iska hadlaayaba hayska hadlee wlee fankii somaliyeed boodhkaad ka tunteen

  • @adamyusuf1765
    @adamyusuf1765 7 років тому

    Maan shaa allah marba marka ka dabaysa kooxdu way sii xuub siibanaysa , iyagoo Abwaanadoodii , Murtidoodii , cododkoodii , musigoodii , laxankoodii , Farshaxankoodii , Naqshadoodii , Muuqaalkoodii iyo Taageeradoodii kolba kolka ka danbaysa Kor u sii kacayaan , Noolaado oo cadowgiin ha jabo . Viva Xiddigaha Geeska

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal2281 7 років тому +5

    xidigaha fankoodii fagaaraha ku caan baaxay haala xidigaha geeska !!!!! inta jecel like

  • @happyahmed9629
    @happyahmed9629 7 років тому

    aarshe fanaan wuu quustay hessaga waan ku haysta congratulation quruxow best song inshallah talo song galda iyo libtaadna kuma hayo qof gaare guulay umagan tahay run guusha rabiba ku haya iyo dadaal

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 7 років тому +1

    War xidigihi geeska waa jilcen umada somaliyed bayba cawa dhahen
    Halkaas kaga ahaya xidigo we love u

  • @aarzoomalilanderdhalada4965
    @aarzoomalilanderdhalada4965 7 років тому +28

    hadaad neceb tahay qadaad wayn like igu qabo dhashii soomaliland

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 7 років тому +2

      Aar zoomalilander dhalada 😝😝😝😝😝

    • @mojimjames7263
      @mojimjames7263 7 років тому +2

      dadku waa Somali waana walaalo, waa la kala go i karaa wax cadaawada ma jirto viva hargaisa viva moqadisho viva Djibouti 3 wadan oo Somliya is jecel wada saqeeeya, caayda inaga daaya

  • @abbe6438
    @abbe6438 7 років тому +1

    Omg GASHAMO AYUU ISOO XASUUSIYAY IYO BELEDKAAN KU BARBARAY ALLE IMA DILO ANIGOON KU LAABAN GAASHAMO CADAY ❤️❤️❤️

  • @samsamdheeman5908
    @samsamdheeman5908 7 років тому +4

    yurub markay dawto way qomamayn yurub hada waxay u eekatay walawaynta ay ku biirtay xitaa labis xumida hhhhh quruxda iyo hablaha labisada quruxda badan iyo kooxdii oo isku duuban gulaysta xidiagah inta tagerta like waa xagiina😍😍😍😍

  • @xalimocaday5121
    @xalimocaday5121 7 років тому +6

    xidigaha geeska ka naxow NAFTA waa waan idinku fanaa dadkeygii

  • @saedpzhe4454
    @saedpzhe4454 7 років тому +4

    ❤Xidigaa geeska Fanaaniinta Tooshka Usida Fankiii soomiliyeed ❤
    GUULAYSTA ❤❤❤

  • @farahjamac7276
    @farahjamac7276 7 років тому +2

    wooow inba caadi maha xidigaha geeska noloda wn soo raagaye iike iisar hadii lay haleelo

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 7 років тому +6

    waaaaaaw xidigaha geeska waa kooxda kaliya oo shidan heeso macaan iyo muuqaal qurxaan ayaa looga bartay noolaada

  • @regiesalvatierra7282
    @regiesalvatierra7282 7 років тому +12

    Waxan layabay waxii isaqa like ii sara hhhhhhhh isaq ma wax lagu dawarsado like ayuu noqday
    Maxamed BK inta tagerta like Ta igu qabta

  • @msdiamondsomalilanders
    @msdiamondsomalilanders 7 років тому +3

    woooooooooooow mashallah Xidigaha Geeska Stylka quruxdina iyo Heesihina Cid Gadhaysa walhi ma jirto Intan Fananiin Arkay Odhan Idinka Ugu Shidan Marwalba
    Jiraa Oo Jooga Waligin

  • @prettynimco629
    @prettynimco629 7 років тому +4

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️xidigaha geeska afrika magaca igu filaan jaceyliya dadkeyga hanaan wanagooda 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @tayasiir3129
    @tayasiir3129 7 років тому +8

    Umada like isaarta uun haysa ma lacag bey Ku heshaa tolow gacantiii baaba na daashy San u like garynayne intaasna sadaqo Hày ahaato 😏😏😏

  • @ayaandegen3038
    @ayaandegen3038 7 років тому +1

    MASHA ALLAH HANBALYO XIDIGA GEESKA WE LOVE YOU 😍😍🌹❤️ HARGEYSA WAA HOYGA FANKA HADAD IGU RACSANTAHY PLZ MAKE LIKE

  • @rayfarrah4130
    @rayfarrah4130 7 років тому +7

    Once again Horn Star are on fire agan and again. Top Somaliland musician and all Somali speaking countries. noolada

  • @zakiabdi8617
    @zakiabdi8617 7 років тому +2

    waxay ku leedahay sagal mustafe ramadan ayaa laga soo baxay waana la soo cibaadaysanayey markaa dadku waxay u baahan yihiin heeso istaafurulaaha yarta yaa qabta talow

  • @k_naanburcaawi3950
    @k_naanburcaawi3950 7 років тому +1

    rer xamarki no comen hhhhhhhhhh ya salam xidigaha geesku nacabka geed dheer bay saaaren alla yacisak fani wa hargeisa fanaanina wa xidigaha ha biqlayso 😂😂
    calayk calayk💚💚💚💬💬💬❤❤❤

  • @abdicasiis5128
    @abdicasiis5128 7 років тому +13

    hayaaay garaceeey maa iga soo horayseeen

    • @mataabkaxajiyare7983
      @mataabkaxajiyare7983 7 років тому +6

      kkkk haa waa kaga soo horeyna 😂😂😂

    • @moahmed5769
      @moahmed5769 7 років тому +2

      Abdi Casiis ma maseyrtay

    • @ilaaqfaarax4216
      @ilaaqfaarax4216 7 років тому +1

      Intii isaaq eh like aan karabaa from muqdisho

    • @ilaaqfaarax4216
      @ilaaqfaarax4216 7 років тому +6

      Lkn yaab xidigaha geeska markaan fiirsado jeceel meel uu iga soo galy aan aqoonin aa igu dhoco

    • @hodancali2928
      @hodancali2928 7 років тому

      Hodan cali

  • @ahmedhazenadenmadar5857
    @ahmedhazenadenmadar5857 7 років тому +7

    soomali wxan dheer nahay aya ah xaaji cabdi waraabe iyo xidigaha geeska ilahay cimriga iyo caafimaadka haydin dheereyo

  • @waxankubarbaaraydalxora9453
    @waxankubarbaaraydalxora9453 7 років тому +15

    xidigaha geesku Waa Waalidka Fanka 2017 Ilaa Intay Jiràn Ahanayan Waligedna Ree Abtigay Ba Hido Ulahaa Somaliyey Halaga Xishoodo Ree Somaliland Waa ilbaxeena Wlhi

  • @diredawaethiosomaligirl1693
    @diredawaethiosomaligirl1693 7 років тому +3

    ❤️❤️woow khadra sinimo sawta goobtiba jacyl kadhigtey eshcala lamane lamane sinimo naag nool iga dheh allow wixi is jecel xasidka ka dhawr anagana noo kas lol😀xidigaha geeska ❤️👏👏👏

  • @aitojuujuule7922
    @aitojuujuule7922 7 років тому +10

    laabsalax fadhiga looga kacayaa wasiirka dhaqanka iyo fanka

  • @germanytoday4245
    @germanytoday4245 7 років тому +62

    hadaad daahir calasow necebtahy like iisaara 😅

  • @mahamed77gadafi2
    @mahamed77gadafi2 7 років тому +4

    ax ax heesta xamda queen baan ladhacay runtii waxalad gabdha somaliyed aad ulasodarista xalada ay kaheestay xamda kinaal

  • @hanaindho6224
    @hanaindho6224 7 років тому +3

    eesh qiyaasa wxba ka dhacay meesha noolada xidigaha qaranka somaliland 😘😍😍😍😍

  • @naimaabdi3459
    @naimaabdi3459 7 років тому +1

    masha allah xidigaha geeska noolada my dadkayga laabsaalax noolow inbadan cadowgaagu cadaabta haku dhaco

  • @axmmedali9157
    @axmmedali9157 7 років тому +12

    sidaan u sugayay hadad ila sugayseen like halaygu qabto

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 7 років тому +3

    inkaar waalid aduun iyo aakhiro ma harto walle ilahow baariyaal naga dhig dhamaanteen

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 7 років тому

      Cadnaan Montolivo aamiin wallaal kolay waad tahay

  • @supermant9022
    @supermant9022 7 років тому +7

    aar mesha mala dhex seexday
    like ta kuso yaaca inta iga danbaysa

  • @abasyusuf534
    @abasyusuf534 7 років тому +1

    Cidna igama is soo horeen am number xidigaha geeska inta kecel suulka dheer iigu dhejiya like 😂

  • @hamseessa2569
    @hamseessa2569 7 років тому +5

    laykada ugu horeya

  • @alihassanali7655
    @alihassanali7655 7 років тому +6

    War Somalidan Maxay Ahayen War Fuck Clain Meeshan Waa Goob Loogu Tallo Galay Bashaal Iyo Heesaha Ku Raaxayso Maaha In Ad Keentaan Isaaq Iyo Like Isiiya War Isku Xishooda Caruurtan maxay Ahayena

  • @zoyamukhtaar6399
    @zoyamukhtaar6399 7 років тому +3

    Styleka Queen Yaa ka helaaa Sidayda

  • @abdirisaaqciise356
    @abdirisaaqciise356 7 років тому +2

    xamada wllhi naagtan love ku ahay 😍😍😍😍

  • @moahmed5769
    @moahmed5769 7 років тому +5

    quruxi waxay taala xidigaha geeska mansha allah noolada

  • @qozaliyoxarapo9736
    @qozaliyoxarapo9736 7 років тому +1

    MacHa AlLh XiDiGaHa Geeska
    NolaDa intaY NolaLi jirtOH
    inta #caBdiHaNi taptaY like isar plz and plz

  • @momkhadanawdahir8231
    @momkhadanawdahir8231 7 років тому +3

    all barmaajiydii ciida waa kii ugu quruxda badanaa igu midhaha laxanka music fhinca walwalba axzan barmaamuj xidigaha geeska madaxda fanka nolaada

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 роки тому +1

    Ale ha unaxariisto maxamed miir xaji/3/9/2021 hadad aragto qoralkeyga uduceya 😓😓

  • @happyahmed9629
    @happyahmed9629 7 років тому +3

    xamda queen ❤💋 walee waad iturjuntaa mar walba tiwn xxbti

  • @mustaphecaqlisame8605
    @mustaphecaqlisame8605 7 років тому +1

    wow qofkii 9 ee daawadaa ahay
    one love xidigaHa Geezka

  • @zultanzomali910
    @zultanzomali910 7 років тому +3

    mashala Kooxda Xidigaha Geezka Dar ilaahay ayan idin JeclahaY wlhi
    intii Dar ilahey ujecel like igu Qapta

  • @cccibnuabdillahi2711
    @cccibnuabdillahi2711 7 років тому +2

    abtiyalow hablaha somliland qrxona i love kuligiin i am from puntland gabdh idinka so donnya kwrama😂😍😍

    • @cadaani7573
      @cadaani7573 7 років тому

      Masud Ahmed adeer hablahayaga yutube iyo coment lagama cashaqo waxana guursada oo boqol geela ka bixiya nasab laam dhera ah lkn daarood yaryaraha mj ma guursado mana gayo aan ka ahayn og iyo dhulos oo iyaga aan is dhafsano dumarka la soco camu

  • @madaammadaam3884
    @madaammadaam3884 7 років тому

    Xidigaha geeska La.aanti abaar fananiin qaliya ina tihiin 3cisho sugaynay barnamijkan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maandeeq2246
    @maandeeq2246 7 років тому +1

    nice xidigaha geeska ciid mupaarak cabdiraxmaan oday aaway sanadkaan