Yaaa sallaaaam wlhi abayayal Waxaa tihiin dad dhaqankii aaad uhaysta waliba dadka anoo kala ah o fahmayo dhaqanka gobaladas aad ayan uga helay xasusta gela shekoyinka iyo ariga Waxan kudarsana hamdi dadka like usar commentigoda si ay uga helan dhira galim
Halkan igala socda asxaabta waa channelkiinna labaad..Yaah!!
Asc salaamay xamdi iyo bilkhayr habeen wanaagsan
Adaba UA-cam laguugu talagay wadka soo daahday welcome
Number e soqor abayo
Bilkhayr waan kaa helay xagee kala soo xiriiraa
Number e soqor abayo bilkhayr axmed
Kkkk keep going 😂😂😂
MasyaAllooh, ana from Indonesia ❤❤
Keep going m,a Xamda Queen and bilqeyr Ahmed Love u more.....
Xamdi
Bilan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰👍🤝❤❤❤
mansha allah Gabdho dhaqanka yaqaana aaba tihiin 😍❤️
waligay.ma.arkin.xb.oo.timoqaawan.xijabnaantu.washaf❤❤❤❤❤❤❤
masha allah wlhi waaxa tihiin aniga iyo wllshy anjeclahay xasustii walashay ayan xasusti manta imadhawo labo wadan ayaa kala adnay ayada kenya ayey jogtaa aniga neh sweden 🛫😭wlhi halsano ma arakin 💋 wanjeclahay wllo isjecel
Hamda bilan badiyahaan ari Ku wada raciy jirnayba lakiin bilkhayr waligeed badiye may tagine wayna ka badisaa badiyah maxa sababy
@@axmadibnukarkar4751 🤣🤣
Bayo walaasha kenya joogto anigaa walaal u ah adigana Alle ha ku xifdiyo
@@umu-maahircali3871 uma maahir labarkaga miyaa isiin rabtaaa hhh
@@axmadibnukarkar4751 hhh ha ku sheegin boowe
xamdi bilan quruxba ku dhamatay qalanjo hada maqli jirtay watana masha allah ilxun kuma aragto quruxay
Xamda cadey boqoradeena adi maa dislek laguu quraa mcnto ilove you
Aadoo weyn yaa uquura dheh boqor ilahay
Asxaabta xamdi bilan iyo bilkheyr waxaa idin leeyahay meeshiina ka sii wada howsha meesha waa meeshiina guuleysata boqortooyada ahmed cali🌏🌹🌹🌹💟💟❤❤❤💟♥️♥️♥️💋💋💋💋👭👭👭👭👭👭
M,allaah indhaha nuurkooda allaha idin xifdiyo xamdi iyo bilqeeyr 💋💋💋❤❤❤💯
Asc xamdi bilyan iyo bilkheyr waan idin salaamay aad baa nooga qosliseen Alle haidin xifdiyo
Xamda bilan wad qurux badan tahay
Mayee tu saaid wayn tu yar heee rakaataysay kanfariidsan iga dheh.rag iyo dumar.lamaane wiil iyo gabar iga dheh. Mashalah.naag ama dumar waatuutan.
Xamdi bilan qosolka Aya ku hiista 😁💋😍✌️
Bilan iyo bilqar wanga qoslisiin xifdu allh 😘❤💯
Boqorada codka iyo quruxda xamdi b
Allaah wlhi xasuus igaliseen ilma nimadii NAAYAA DABACOOW NEYLAHA HADIDIN 😅😅long time🤏
Mmsh Alhaa wllo quruxbadan batihinn.
Masha allah sisters keep going 👍👌😂🎆🇸🇴👏🙏😘🥰🥰🥰🎆🎁🎁😍😍😍
Xamda bilan waan ku tagera from buntland horoy usoco wllo
Mataanayaasha keep going
Hees jeceyl ah ayan kuu dhiibi rabay
Xamdi bilan iyo bil khayr qosl iguma hari🤣🤣
Man sha Allah wall mcn xamdi Bilan Aadban ku tagera yaqe Xamdi dawacana waan Arka hayaaaye🤣🤣🤣🤣
Keep going guys
Hablahan ma walaalaa
Masha allaha Sister 🌺💯💯🌺🌺🌺👌👌👌👌👌
masha allaah horey usocda walalahey alle ha idin xifdiyo
Masha Allah hamda iyo bilkheyr hor mar wacan 🥰🥰🥰🤩🤩🤩😘
Yaaa sallaaaam wlhi abayayal Waxaa tihiin dad dhaqankii aaad uhaysta waliba dadka anoo kala ah o fahmayo dhaqanka gobaladas aad ayan uga helay xasusta gela shekoyinka iyo ariga
Waxan kudarsana hamdi dadka like usar commentigoda si ay uga helan dhira galim
Mansha Allah two beautiful sisters isha baxarka
Keep goin xamdi bilan taageere ween kuu ahy mar walba
Masha alaha walalaha,is,jecel,hormar,wacan
Xamdibilan boqorada aan taakeero
.s.a.w.ma ashaalaxaa..alaxaduulilaxaa.xaadaxa.naa ga'a.xaaritee.waakaasite.aamirigaa..iilaaxaayii.II sii ka alaa.wamaasaxaataxyii
Xamdi bilan gabdha jcla
Wwwww Love your
Xamdi bilan waan kahela sheko xariirka waxaan soo xasuutay markan yara
M.a walaalahey xamdi iyo bilqeeeer hambalyo keeep going
Wlhi idin jeclahay xamdi bilan iyo bilkhayr love idin ku ahay
Asc asxaabta maasha alah walahi waxa isoo xasuusiseyn waagan iskoolka dhiganayi marka cadey 🤣💕👌🙋♀️
walahay SOMALIDU waa isku dhaqan dhamaanteen is ma lahayn shekoyinkas ayey carurta muqdisho hayaan hakala duwanato lahjadu lkin waa isku mid Dubai ayan idinka so salamaya codkinana waa malab runti
Masha alllah keeb going Gabdho qali ah ❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Wcs queens horo usocda gul I.a ❤❤💯
Hamdi qofkasto siduuu kulaha i love u maskaxada fuuto ayey nogotey
Waan idiin saaray like and subscribe❤️ fursad aan ku daawado videoga ayaan haystaa maxaa yeelay UA-camraydii gabdhahanaga fadeexaynayay ayaa unsubscribed soo dhahay😁 keep going our sisters🙏
Mar labaad ayaan Ku soo laabty labadiina waa idin taageeraa wlhi xamdi bilkheer
Geelu geel gel fuley gaari maayee haka dabo fulo
haayey dhaaydii geelaa iidhigaashane daalidoonoow haiga dabadhiman hh hees howleed
Mansha ALLAH asal. Walal miyad tihiin
Xasuus igaliseen
Maasha allah keep going
Mnsha allah walalo is jcl horay usocda
Masha allha wlo isa jacala xamdi iyo bilakhayra
Masha Allah xamda qurux badan qofka makeup ku mariyay mar walba ka marso wlhi si qurxu badan buu kugu nariyaye
Masha Allah ❤❤❤❤💋
Masha Allah abaayo qali 😍😍😍😍😍😍keep going
Xamdi bilan kkk😂nus boos maxa waye hal boos an xamar weene kaaseena🤣😍
My sister walshaamiyaaa masha Allah xamdi bilan axmad iyo bilqeer axmad masha allah
M.a allha ha idin xafido sis
Anaa xasuusta shekoyinkaas😄😄
M.a keep goining
Walhi waad keenteen biilkhaayr iyo xamada bilaan
lovely,እወድሻለሁ፣ስልክሽን፣ላኪልኝ፣ሙቃድሾ፣አብረን፣እሄዳለን፣ወንድሜ፣ሙቃድሾ፣አለአኤስሀመዲብሌን።
Masha allah abayayaal maisla dhalateen Noosoo jawaaba
Ha apyo way isla dhasheen xamdi bilan aa yar
From abwaan geesi
HOrta hadeer xagee kala aadeen
mashaa laalh my xabiibti inoolow inbdn
Alla hamda bilanaaa ani cml waye kulahaaaa 😀😄😁😆😅🤣
Fananin antaagero ❤❤💯💯
Mashlh asxpta ❣❣💘💘♥️♥️
Masha Allah, was shidan tihin
Masha allah walalaheey ❣❣❣❣
Masha1 Allaah wada nureysan
Team xamdi bilan
Dheg dheer eedaday bah ahyde iga xishooda soomali maxamedey
gobolkay kasoo jeeday wll
No , hadan wax murti hees bilaa musig dhaanto dhaqan iyo hido soomaeliyeed, buraanbur codkaygoo mashalah ah nafsadeydaan is keenaa, sharci iyo diiniyen ma shd nooladna.shshubasho iyo lalabasho ma aqbalo mana qaato, naago inta laga dheeraan karo waa laga dheeraadaa lays jiraa, farxad iyo wanaag lsyskuma quuree.
Keep going xamdi bilan👍👍👍👍
Oky mash allh
Xamdibilaney wad isku badisey
masha allh wll qaliah xamdi iyo bilqayr
Hallo hamdi and Bilkhayr
Keep going
Bilkhyr fanny waaaye horey usoco abaayo
Manshaalh walal isjecel♥️♥️♥️👌
Koop going
Xamdi bilan jilidsa ciyaalnimada bilkhayr ayaa ka badiso
M.a
Xamdi ilove
My sister quruxleey ayaatahy
Hamdi ahmed Ali salaamulhi ☆☆☆♡♡
Mashallaha gabdhana qali ah❤❤❤❤
man shallah
Wllhy qoftaa talenti bay leedahy Dislike bay qof kle mehradiisa saara lee dahay ana like iisaara bay leedahay daahir yaa shamis
masha Allah
Waan kusalamay xmdi bilan islaanteyda weyn
Mashallah hamdi qurux nolow👍👍👍
Bilkher waa kuu xiisay
Xamdi iso qabo
Yes xamdi nolow wall
Xamdi ani kuma aqan lkn waxban kuu hayaa
Xamdi wankutaakyera nabar (1
Masha Allah aad a u'shidantihiin