Masha allaha ilahay ayey mahad u sugnaatay iga soo Hor saaray videogan caqiibada leh waa markii u horeysay ee aan products kan aan imaado shiikh khadar markan arkan kuso cararay waxan rajaynayaa inuu ilahay ii fududeeyo ku dhaqanka erayda iyo cilmiga aan ka qortay mawduucan rabi ajarkeeda idinkana ha idin siiyo🤲❤
Sh khadar badeed si adag ayuu noola hadlay hadaanu dhalinyarada nahay, Alle hanaga dhigo kuwii ku camal fala,waan u madahadnaqaynaaa madari podcast,sidoo kale waxaan u mahad naqaynaa sheekha dhamaantiin ilaahay ha idinsiiyo ajar iyo xasanaad
Sh alle haku barakeeyo. Waanad ku Mahadsantay sidaa Qurux badan ee aqoonta leh Eed inooguso jeedisay barnamujka. Sh waxaan kaa Codsanaynaa inaad inso badiso barnamujka 🎉
maasha laah wa xalqad wanaagsan oo qurux badan .Waxaan soo jeedinayaa ustaad inaad u kala qaybiso qaybo ,2 saacadood oo hal mar ah waxaa ka wanaagsan iyada oo dhowr qaybood laga dhigay mahadsanid.
Laba Saac oo Dahab ah illaahay ha barakeeyo Shiikh Khadar Badeed iyo Shiikh AbdiCasis
Qofkii ugu wanaagsan oo waxbadan ka faaiday aad umahadsan tihiin kala talooyinka nasiiyay iyo kan inoo soofadhiisiyay
Fiyuus milyan u qalmay iney daawato waa muuqaal qofwalba wax ka faaiidayo🎉
Masha allah wll rabbi idin maamuus labadiinaba waan dhamaystay waxbadan ka faa'idaystay,laakiin wixii dambe noo soo yara gaabi muuqaallada wuu dheeraade.
2 sacadood baan dhamaystay, aqoon badan baan ka faaiday, jasakalaah khayr
💗
جزاك الله خير 🎉❤
Walal ilaahay sw hakaa abaaliyo runtii waxad inoo keentay sheekh aad uqiimo badan❤ sh khadar badeed runtii kaalinta uu dhallinyarada ugu jiro waa kaalin ay ku badhaadheen dhallinyaro badan🦋
Ilaahay sw haka abaaliyo 🤲🏽
كلُّ فكرةٍ تحتاج إلى أربعةِ أشياء حتّى تنجح ١= الإيمان ٢= والإخلاص ٣= ثمّ الحَماس ٤= والتّضحيةُ لها الإمام حسن البنا
Masha allaha ilahay ayey mahad u sugnaatay iga soo Hor saaray videogan caqiibada leh waa markii u horeysay ee aan products kan aan imaado shiikh khadar markan arkan kuso cararay waxan rajaynayaa inuu ilahay ii fududeeyo ku dhaqanka erayda iyo cilmiga aan ka qortay mawduucan rabi ajarkeeda idinkana ha idin siiyo🤲❤
Walo jasaakalaahu khyr inaad noo soo xusho maalinba labeenti wadanka jasaakalaahu khyr wlo macalin khada badeedna alle ha barakeeeyo waa aqoon yahan wayn jasaakalaahu khyr maclin waxbadan ayaan ka faaidayna wlo adiga oo ah barnaamij daadihiya ahina jasaakalaahu khyr
Mansha allah tabarakallah sheekh khadar waa cajiib ilahay haku barakeeyo runtii waan garan wayey goortuu dhamaday Podcast-guba
Sheekh abdiaziiz ilahay haku barakeeyo hawl adag ayaad umada u haysaa runtii
Ilaahay ha barakeeyo sheekha.
Jazakallah illaahy abaalkina jnadda hakadhigo, cilmi badan waan ka faiiday🙏🥰💯
Walal waxa soo qabataa prf mubaarak aar Allah ku barakeeye wll
Maasha allaah wll nosoobadiya
Maashaa allaah
Masha allah
Manshalaah sheekha ale ha barakeeyo runti waa mawduuc aad ufcn
Ilahy haka awaal mariyo wllo
Podcast waqtiga xata ma dareemin
Wax badan ayaan ka faaiday
Horay u soco wll
Masha Allah barakoooba ❤
Mashallah sh khadar badeed iyo ustaad madari allaha idin barakeeyo shaqo aad u qiimo badan ayaa bulshada u haysaan. wax badana waan ka faaiiday.
Jazak allhu khayr ustaad
Aad iyo aad ayaad u mahad Santahay sheekh alle hakaa abaal mariyo annagana alle hana garadsiiyo wax Sheegaaga wanaagsan .
Wuxuu ilahaay ii qaddaray, in aan dhamaysto Xalqaddaas talooyinkaa iyo dardaaranka isugu jirta.
Sheikh Khadar Badeed iyo C/casiis Jasaakumullaah khayr.
Sh khadar badeed si adag ayuu noola hadlay hadaanu dhalinyarada nahay,
Alle hanaga dhigo kuwii ku camal fala,waan u madahadnaqaynaaa madari podcast,sidoo kale waxaan u mahad naqaynaa sheekha dhamaantiin ilaahay ha idinsiiyo ajar iyo xasanaad
Sh alle haku barakeeyo. Waanad ku Mahadsantay sidaa Qurux badan ee aqoonta leh Eed inooguso jeedisay barnamujka. Sh waxaan kaa Codsanaynaa inaad inso badiso barnamujka 🎉
Sh khader Waa dadka dhif iyo Naadirka ah innagu ah ee koobsaday aqoon iyo Xikmad is huwan Sheekhan, illahay habarakeeyo e,
jasakallah sheikhamaa
Mansha allah wll madar alle haku barakeeeyo runtii waxaad noo keentay runtii ustaad aad uqiima badan iyo mawduuc cajiiba alle haku barakeeyo
Mashalah alle cilmiga iyo caqliga ha usiyaadsho shiikha,adigana sxb alle ha kaa abaalmariyo
maasha allah
جزاكم الله خيرا
جزاك الله خير وبارك عمري
Sh. Ilaah habarakeeyo iyo dhaamaan inta isku howshay in ay dhalin yarada wax u faaideeyaan runtii wax bdan oo aan lasoo koobi larin baan ka faaidnay
Sheekh khadar badeed alle cilmiga cafimaadka caqliga haw barakeeyo waa sheekhyda aan ugu jecelahay inan markasta dhegaysto
Waad mahadsantahay sheekhanaa ❤❤
Zhpdy ifarah khadar abaheed❤
Wallhi aad ban ugu faraxsanahy alx, sido kale alle hakaa abaaliyo.
Xaalka dhalin yarta Soomaaliyed maad dhahdid dhalintu waa isku duruufe.
Waxa cajiib ah Habka uu usoo xushay shakhsiga, su’aalaha iyo barnaamijka dhamaantii,, way adagtahy in tv wayni intaas oo kale ummada usoo kordhiyo ,,ilahy wll 2diinaba ha idinka abaal mariyo
Sh aan jecelahy wlhi❤
Runti suurad aan 1sicin aan ku aqriyo ayaa maanta 2saac layga sameyay kwrm waa bila cilmiga quraanka tafsiirka I.a aan barano culuumta tafsiirka I.a❤
Xalaqadan ta kadanbaysa yuusuf shaacir noo soo fadhisiisi insha allah
maasha laah wa xalqad wanaagsan oo qurux badan .Waxaan soo jeedinayaa ustaad inaad u kala qaybiso qaybo ,2 saacadood oo hal mar ah waxaa ka wanaagsan iyada oo dhowr qaybood laga dhigay mahadsanid.
MAHADSANID wall
@@MadariPodcast
Ar yaan la yeelin madariyoow barnaamijku wuxuu ku qurux badan yahay in aan la kala goo gooyn, war waa codsi yaan la kala jarin ❤❤❤
Adiga iyo inta kula midka ahba wll videoga kudul dhufo kadib eeg xalqada inta aad ka hesho waa googoos marka xagaas laga eego
Laakiin anagu sidanbaanu kufaraxsanahay madari podcast haka duwanaado UA-cam ka caaadigaa waayo waa podcast
Wuxu u qalma millions views wallah
sheekh su'aalaha ku yara adkee wax marka lashiilo ayay wax ka soo baxaan
Ascm wll
Roberto carlos aar shiikhu waa ciyaalkii hore😂
Aleh miisanka xasanadka hawgu daro
channelkan maaantay helay 1 daqiiqo ka dibna waan ka helay
Magaranayo hadii aad commentigan aqrindoonto. Markahore waan idin salamey waxaan idinka dawanaya Canada ontario muuqaalkan aad baan uuga heley wadadkan aad barnamijkan kusocasuntey runtii waa qof maskaxdisa iyo afkartiisu aad usareyso wumahadsanyahey dadka noocan ah ayaa bulshadena kabuuxa lakin yaa dibada usosarikara! Waxaan idinkudarsan idinko mahadsan barnaamijku waa mid ad usareeya lakin mawduuca ku ilaaliya in aad inbadan lagabixin wadmahadsantihin runti.
Waan aragnay fariintaada.
ku mahadsanid taladaada, insha allah waxa aan ku dadaali doonaa in xog-waliba ay qaadata waqtigeeda.
Vediowyadu dhaadheeraa sxp noogaagaabi 40 daqiiqo .
mahadsanid fikradaada wall
jakzlhau khayrn