Wallaahi waxaa ayaan daro ah in ay somaaliya madax kayihiin niman aan maqasha yaryarba lagu aamini karin? Subxaanallaah ilaahay ha naga soo gaaro.aamiin aamiin aamiin yaarabi
waaba ku wareernaye madaxwayne Xasan kan hada taliska haya, ma ahan Xasankii shalay mucaridka ahaa, ayan is iri ana, ee laba Xasan aya jirtee anaga ha na wareerinaha, nimanyahow warfaafiyeenada ahi, plz😮😮
Ninkii kursigaas ku fadhiistaaba ajaanibka ayuu u dacwoodaa kow laga soo bilaabo Cabfulaahi yuusuf Sh shariif Xasan sheikh Farmaajo Xasan sheikh Wax hada bilowday ma aha. Waxaana sabab u ah shaqsi Kasta wuxuu rabaa inuu mooryaanimo iyo xukun jacayl dartiis masiirka umada soomaaliyeed la siisto lacag,mansab iyo keligiisnimo. Political hungry wolf
Aaminad lagaagama baahno sheeko ayey ku timid hadad wax fahmeysid wa hadaan rabo inan baxo Farmajo o I sameysay offer ah 20 million ayan ka yeeli laha e Xasanow iga leexo
Nin maamul gobleed ah iyo madxweynaha qarnka inad isla bar bar dhigtan aaba meel dhac iyo isku dir qabilda somliyed ah dadka leh xasn waa qabliiste dadka ugu daran yahay una waxba u qabnba waa dadkisa dhinac waliba dadkisa waxba uma qabn warkayga muhimkisa waxa waye somlida sharciga iyo dawldnimda ha fahmn Somli Mid ah wax ka fiicn lama arkyo Somli Is raca kala qaybinta iyo qabiilka Dhafa hadi kale cadowgina idnka faidaysan dona
Cali xaraarow waan ku salaamay waxaad moodaa in aan is ognahay oo kawada hadalay arinkaas. Arinkaas oo ah in ku fekeray dhawr jeer sidee magaca Somali isaga bedeshaa oo meel kale u aadaa meelaha aan ku fekeray aan is aad New papai guinea laakiin waxaan maqlay dad cunaan waxaan armaa lagugu cunaa adiga waa dhul barwaaqo ah waxa meelaha aan is u guur oo iska dhiib Rwanda waxaan us ilayn waa africa e armay ka dhacdaa tii 1994kii
A great man ❤peaceful Somalia we needs that...and i am from garissa Kenya 🇰🇪 and I am yussuf gabane Mohamud
XASAN SH WUXU KU RIYODA QABILKA INU KU JANO GALO SUBXAANA
Badda sln iyo puntland ìyo lyfta green keebùu ogolyahay sheekhu waa xasane
Xasan Shiikh must go
Waa dhimatay dawlada xamar joogtaa
Kaftanka siyaasada waa idin salaamay Ali iyo yaasiin ❤❤❤
Iswaafaji shay iyo maantà
WALAAHI DALKAAN FEDERAL KUMA HAGAAGAYO. MAAMULKII TPLF AYAA FEDRALKA NOO KEENAY CID WALBANA WEY OGTAHAY. QAB QABLAYAASHII MARKII LAGA ADKAADAY EE MAXKAMADUHU DALKA QABTEEN WAXAA NALOO SAMEEYEY NIDAAM KALE OO LA MID AH KII QAB QALAYAASHA OO AH IN QAB QABLE KASTE DEEGAANKIISA KA TALIYO OO LA MID AH SIDII HORE, MAANTA MARKII AXMAD MADOOBE LUGU YIRI DOWLADDA SOO RAAC WAA KAAS QABIIL USACAB TUMAYA, WELIBA INAGA OO OG SIDA UU KISMAAYO KU QABSADAY. DAAROOD IYO INTA CAQLIGA USAAXIIBKA AH WAA INEEY OGAATO DHIBKA KOOFURTA KA JIRA UJEEDKIISA WAXA KA DAMBEEYA NIMAN REER GALBEED AH OO UJEEDKOODU TAHAY KOOFUR DHIBKEEDU HA SOCDO SI SOMALILAND LOO AQOONSADO ETHIOPIANA DANAHEEDU U HIRGALO SI BADDA SOMAALILAND QEYB LOOGA SIIYO, SOMALIND IYADA WAXAA KA GO,AN MARKII AQOONSI LASIIYO IN ETHIOPIA SIDAAS BAD KU HESHO. KHILAAFKA MAANTA JIRA WAA MID AAD UQOTO DHEER, WAXA DABKA HURINAYA WAA YUHUUDDA XALANE DEGGAN EE DOONEYSA IN ETHIOPIA BAD HESHO
Run sheeg Allah ha ku dhowro
Follow up from garissa Kenya 🇰🇪 and I am yussuf gabane Mohamud
axmed qadiyadisa maibsado dabadhoon ciilan ilkayar hacsbado😂😂😂👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
Horta qadiyad ma leeyahy wa wada been wxuu sheegsyee
Ciidamada dowlada federalka somalia dhulkooda haka baxaan waa denbi wayn
Absolutely 💯 ✅️
Unc goormay dowlad noqonee hadayba madax ku socoto horta lugaha dhulka ha dhigto
Waa nasiib daro in Wiilasheena Qorya la isu dhiibay
May dhahaan ma dagaalameeyo mana dileeyo wiil Soomaali ah🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿🇸🇴
Yaa Allaah Soomaali maxaa helay
Ma wiilashiibeey qoryo isugu dhiibeen!!
Marna waxaa lgi dilaa waa shabaab
Marna waxaay leeyihiin
Is dila🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿
Wallaahi waxaa ayaan daro ah in ay somaaliya madax kayihiin niman aan maqasha yaryarba lagu aamini karin? Subxaanallaah ilaahay ha naga soo gaaro.aamiin aamiin aamiin yaarabi
Because wa xooloh an xaalaalahan illka sare ba xaaranshey
Madaxweynihii Mr xasan sheekh ayaa tegeey Kenya, & Ethiopia, & Tanzania & Imaaraka .
DAAYEER CI MAAGGAN!!!!!!❤❤❤
Waxbana kama jiraan labaatan melyan oo u balanaqaadey farmaajo wa waran wxbana ka jirin wana been
Wariye cali xaraare ma gaas baa haya wuu sii yara dhamaanayaa jidhkiisa alaha caafiyo
LOL. LAGA YAABEE !!!. ILLAYN WAA NIN BADDAAS KACSAN DHEXJOOGEE OO SIYAASADDA SOMALIA LA YIRAA.😅
Sharafdarro kama xishoodaan Dam Jadiid😢😢😢
Qosalkas inaba caadi mahan
Dowlada faderaalka iyo barlamaanka waa in ee xiraan odayga xassan guur guurte
Kaniwaa madaxwaynihiihore kan imikakagobasan ookasharciyaqansan😂😂😂
Xasan Sheekh waa qarac xaaraami ah
Faham. meesha waxay u dhawdahay xadka kenya , kenyana gacan saar la lee dahay Ahmed Madoowe. Somalia waxay. u dhaqmeesaa dowlad. maha cayaal suuq.
ASC Cali Adigo Rali aahi Wiilka waxa ka ficani Yasiin Ninik ladhahu
Waa beelow axmed madoobe waa doonfaar baan badan sida garguurte farmaajo ma ogolo laaluus iyo wax isdaba marin mana aha tuug farmaajo xabiibul malaayiin waa somali dhab ah
Ciidamada viiva
XASAN ABGAAL WAA DOQON AAN DOOWLADNIMO WAXBA KA AQOON HG AYAA MEESHA KU HEEYSO DAMEERKA MOXOGA CUNI JIREY
Horta ma shala iyomanta kebada saxantahay xasanow mase waraka waxankasoqadan duge xarakadhacaya
Anigaa doonaya ummadan Somalida inaan ka dheeraado
Adiguba markaad lacag taadato afkaagaad xidhataa ,walee axmed waxba ka helimaysid xassana hadalkiisaba daa,,,waligaaba meelcidlo ah ka qayli,,
😂😂😂 Ali haye kii shalay maheysaa Haa kii maantana hoo 😂😂😂
waaba ku wareernaye madaxwayne Xasan kan hada taliska haya, ma ahan Xasankii shalay mucaridka ahaa, ayan is iri ana, ee laba Xasan aya jirtee anaga ha na wareerinaha, nimanyahow warfaafiyeenada ahi, plz😮😮
Isagoo aduunyo joogo ayaa ilaahay horteena ku ceeebeeyey. Aakhiro haduusan ka tooad keenin warbaa haysta. Ninkaan international ayuu naftiisa ka gatay.
Kuligood. Waa. Tuug. Illahayow. Kuligood. Nadhasfi. Oo Belo u soo. Dir
ASC XAMSE Iyo marooro waxay isku haystaan waa waxay hore iskugu ogaayeene keebaa ballankii ka baxay?
CALI XARAARE DHARKA UU XIRTO YAA U SOO DOORA
Hee?
Axmed Geeda-Naar Dhuxuleyste Waa La Soo Qabanaayaa waayo Waa Kansarka Siyaasadda Somalia. Sc.
Ahmed Madoowbe Wuu Joogin Wuuna Joogi Doonaa. Guul Ahmed Madoowbe from Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Axmed wax maga ciisa dhib ukeenayo masameeyo waa nin sharaf leh markad leday maadan diideen maku haysaa laaluush uu dhaaf saday dalkiisa
waa xanuun ina haysta hadaynu saamaali nahay sideen uga baxnaa laakiin.
Farmaajo markaas waqtigii sii wuu kadhamaaday waqtiga markuu kaadhamado tastuurkana waxkadhimanyihiin doorasho qof iyo cod masameenkartid waayu tastuurka qabyo ayuu ahaa mrkaa suurtagal ma aha
ASC WALAAL MR XARAARE ADIGAAN MAQLINE MD AHMED M ISLAAN ARIKAASI WAA SHEEGEY IN 2OOOO MILYAN FARMAAJO QAADO YIRI OO UUDIIDAY 2 HADUU QAADAN LAHAA SIDA REER KAADA WARSENGENI UGU BAHDILAN YAHAY CEEYRI GAABO BAA KUMADE UGU BAHDILAAN LAHAA JUBALAAND TAASNA WAADIIDAYA MD AHMED M ISLAAN MD FARMAAJO BAARABAY INUU TOLKII MAREEHAN U IIBIYO JUBALAAND TAASINA MADHECEEYSO ADIGAAN WAXAA TAHAY NABAD IYO NOLOL WABILAAHI TOOWFIIQ
Kani yari khuukh iyo khaakhda mar kaste ku haya ma hargab ayaa haya
LOL, YOU NEVER KNOW IT IS SOMALI POLITICS. WAA DHACAA KUF.😅
Siyaasi. Soomaaliyeed. Mada a. Maleh. Maalimba. Meesha. Hungurigu. Ka galo ayey. U hadlaan
Write mahadsanid
20milion KISMAYO NIN HEYSTAA KA FIICAN ADIGA ANKU SUALE NINKA 20 KA BIXINAYO KISMAYO MUXU OOGA BIXIN HAYAA WAXAASO LACAG AH MIDAASA MEESHA KU JIRTAA AYADANA EEBOW
Booska yasiin midkani yar miya lagu bedelay😂😂😂
Qabyalad waxba lagu kala qaybsada lkn qabiil ka faaida ama ku hodma ma jiro, qaranki, nabadgelyo iyo horumar ki dariiq wa la baal maray
Ninkii kursigaas ku fadhiistaaba ajaanibka ayuu u dacwoodaa kow laga soo bilaabo
Cabfulaahi yuusuf
Sh shariif
Xasan sheikh
Farmaajo
Xasan sheikh
Wax hada bilowday ma aha.
Waxaana sabab u ah shaqsi
Kasta wuxuu rabaa inuu mooryaanimo iyo xukun jacayl dartiis masiirka umada soomaaliyeed la siisto lacag,mansab iyo keligiisnimo.
Political hungry wolf
Asc
Waa ku salaamay. Waad iga qoslisaa mar kasta aad baad u mahadsantahay. Ma kuu soo diray xasan labo fiidiyo oo cusub?
inn NIMAYAHAW WAXAAN WAX QOFWEYN KU HADLAY MAAHE 2DA XASAN MIID BAA AI AH
Aaminad lagaagama baahno sheeko ayey ku timid hadad wax fahmeysid wa hadaan rabo inan baxo Farmajo o I sameysay offer ah 20 million ayan ka yeeli laha e Xasanow iga leexo
😂😂😂😂😂Ilyas inta ay yaqanee way dhaftay
Ali somali aad taqaanay wey dhamaatay
Hadii aad munaafiq maqlijirtay waakan xasan munaafiq dhagtiisa iyo afkiisa ismamaqlaan
Nin maamul gobleed ah iyo madxweynaha qarnka inad isla bar bar dhigtan aaba meel dhac iyo isku dir qabilda somliyed ah dadka leh xasn waa qabliiste dadka ugu daran yahay una waxba u qabnba waa dadkisa dhinac waliba dadkisa waxba uma qabn warkayga muhimkisa waxa waye somlida sharciga iyo dawldnimda ha fahmn
Somli
Mid ah wax ka fiicn lama arkyo
Somli
Is raca kala qaybinta iyo qabiilka
Dhafa hadi kale cadowgina idnka faidaysan dona
Saasey naqaydaa doqontaa dhagaysta
Hasan wuxuu rabaa inkonfur qabsado sida dictoor rabaa
War wuu sheegey kunaqo hadaladii wagaa wuu sheegey waagaa
Qaybta Xamse iyo Kenya la xiriirta daa qiiro jabaan iyo baroortii orgiga😂
Horay wu u shegay lakinse inu wixi hore ka hadlo ma aheyn 😂
barasafoorku ismoqif nahay waa wax laga naxo adoomtii ilaga tacweyo oo naga qabta liyiraahdo axmed madoobe
Ahmed cumar jees mohamed farah caydid siyad bare xasan sheik farmajo haza isu eka sheekadu
xamse wa doqonka ugu liita oo ugu bakhtisan oo ugu xun dowlada federalka
Madaxwaynahaa ka horeeyay oo uu Xittaa Qaadkaan jaraynaa ugu han jabay
Badan biyo laan haysta usoo shaqeey
Xaraare qabiileyste
Waanu tilaabsanay viiva dal xureye
Hadda waa ninkii yiri siyaasadda inaan ka cibaadaysto usoo galay
Adeer qof weyna wa tehe mx wa waxa kahadleyso 😢
ASC WERIYE ALI XARAARE BEENTA JOOJI OO DADKA BEENTA KADAA CIIDAN JUBALAAND KA BAXSANAYO MAJIREE 2 SOMALI QABIILKA LOO KALA FADHIYAAYE CID CIDKALE U TAGEEYSO MAJIRTEE BEENTA DAA 3 HADAAD NIN RAGATAHAY ORODOO DHULKAAGAA IIDOOR KA XOREESO 4 SIDA DHULBAHANTE DHULKIISII U XOREEYSO
Waa runta Ahmed madoobee daraadi buu isku dhiibay itopianka iyo abiye 😂😂😂😂😂kkkkkkk waalee fuley xasan dhiqo
Benale ayadthay waxadan ogeyn bad Ben ka shegeysa jubaland musharka wey bixisa benta joji
Ali haraare maan gaab
Bahasha hadba dhinac baad utuureeysaa adeer. Laakiin doowlada mandateka heeysata iyo nin aan wax sharciyad ah heeysan ma ahan wax leeys barbardhigo
Walahi caloow caawa waad gadantay😅 Nina weyn.
Wuu dhahay lkn waad huruday ayaan umalayn
Waa inlaat nagu dhacaday
Maxaad Faramaajo uga dhigeeysaa nin dhintey oon is difaacikarin. Faramaajo iyo Xasan waa laba tuugo.
Hassan waa nin aan heshood laheyn oo haddana jaahilnimmo ku darsaday.
Wixii u kadiiday farmaajo buu rabaa in isaga lagayeelo
Afhayeenka farmaajo
Qaaabka aad uga hdlooso xta waa qabyaalad😂
Aniga. Waxan. Dhihi. Lahaa. Dhulka. Waa na. Deeqaye. Maad.hishiisan😂😂😂😂
Axmed Madoowe Al Amxaarı waa Fıdnada Ugu Ween & Bala'da Madoow Dowladnımada Soomaalıyeed ku hor gud boor ın ka Badan Nus Qarnı ....
Cali xaraarow waan ku salaamay
waxaad moodaa in aan is ognahay
oo kawada hadalay arinkaas.
Arinkaas oo ah in ku fekeray dhawr jeer sidee magaca Somali isaga bedeshaa oo meel kale u aadaa meelaha aan ku fekeray aan is aad New papai guinea laakiin waxaan maqlay dad cunaan waxaan armaa lagugu cunaa adiga waa dhul barwaaqo ah waxa meelaha aan is u guur oo iska dhiib Rwanda waxaan us ilayn waa africa e armay ka dhacdaa tii 1994kii
Ninkan reerwaqoyi afsomali ma yaqaano afkiisa ka fakaday dheh maahan ka fakatay dumar bey noqoneysaa markaad sidaa u dhigto marka qoraalka iska sax
Amaaah kulahaa. 😂😂😂
Waar cali Kan qurufta haya sidii dameerka ee ad is ag dhigtay waa maxay Mise COVID buu qabaa😅
Barnaamijkii fadhi ku dirir
Nin aan talin jirin hadii uu taliyo waa saas
Odagan ha’iskanafiso waa Dhibane 😂
Ahmed Madowe waa taliye ween. Wax dilikaro ma leh. Idinka ha ku dhamanina
War rin ku muxuu xog hayaa say tahey buu udhigay
Cali Xaraare dib badana 😅😅😅
Isagu afkiisa ha,isku xukumo
CALIYOW SHEKADAS WAXBA KAMA JIRAAN CIIDAN GOOSTAYNA MA JIRO IT'S PROPAGANDA
Ninka badooba ah ee sirdoonka Ethiopia manta kula kulmay qarsoodi ayaad qabiil ku taageereysaa way kaa dhamaatay saaxiib
Farmajo maxey isku heysten axmad wa kansar kismanyo afdubtay
Axmed wuxuu taaganyahay somalia dawlad majirto nin walba maqaaxidiisa hashito
Qoodh iyo xero Arin meesha ku jira mahayn Arinkaa oday axmed iyo labaatanka milyan Calow Agna hal gabaday ninuun baa Garta Adna dubihii garta waad ku dhufatay
wallahay waarun axmed madoobe wuuku qaldamay inuu sacadaan farmaajo beenka sheego
Sanad ku darso iyo maku darsanaayo kee saxan