Salaan kadib, siday howshu ku billaabatay caadi ma'aha. muuqaalka afar daqiiqa oo kaliye ayaan ka daawaday Xaalku suu noqon Allaa oge - bal aan mashquulka kasoo boxo.. Qisada Jacaylka'e Xamdi & Xaybaro Foogaatay Wargaysyada Caalamkaa maanta soo qaatay..
Masha Allah aniga Xamdi qurux goonan u jeclaa Yusuf na goonan u jeclaa oo sidu uga muqda you Modishu Got Talent wuxuu aha the best jaaj , aad ban ugu farxay iney is la shaqeynayan wey isku qorxoon yihin isaga a wa sar iyaduna wa fariid wan isugu duceynaya labadooda waxan idinku casumayaa meel cusub ee an Liido beach ka furaye Yusuf iyo Xamdi Bilan ila so xiriira beautiful couple masha allah
masha alaalah wllkay xaybaro and washay hamda bilan wan idin jrclahay markasta farxadinaa lkn hamda walaqaba wlahi xaybaro isku sobaxaysan lkn wllinimo kaqalisan ayad isku haysan ale haysku kin dayo
Asxaabtayda qaaliga ah please janalkan Subscribe dhac ku siiya team xaybaro ua-cam.com/video/41Uavq5_Aa0/v-deo.html
😍😍😍😍😍😍😍😍
Salaan kadib, siday howshu ku billaabatay caadi ma'aha.
muuqaalka afar daqiiqa oo kaliye ayaan ka daawaday
Xaalku suu noqon Allaa oge - bal aan mashquulka kasoo boxo..
Qisada Jacaylka'e Xamdi & Xaybaro Foogaatay
Wargaysyada Caalamkaa maanta soo qaatay..
Abdiaskari guuleyso walaal
Kkkkk
Masha Allah aniga Xamdi qurux goonan u jeclaa Yusuf na goonan u jeclaa oo sidu uga muqda you Modishu Got Talent wuxuu aha the best jaaj , aad ban ugu farxay iney is la shaqeynayan wey isku qorxoon yihin isaga a wa sar iyaduna wa fariid wan isugu duceynaya labadooda waxan idinku casumayaa meel cusub ee an Liido beach ka furaye Yusuf iyo Xamdi Bilan ila so xiriira beautiful couple masha allah
Filimkaan ma aqaan waxaan ku tilmaamo from galkio buntland
Maasha allah waa filimkaan ugu jeclahay filimaantina noodo badiya horayna nogusoo galiya ani masugi karo runtii filmkan xalqada xigta horay nogu so galiya horey usocod wcn inshallah😘😍💋💕🌹❤️🥀♥️💖💞🎊🎉
Masha allah haybaro iyo hamdi waqti wacan walaala aan jeclahay iinoolaada❤❤❤
I support xeybro nd his team
Am in kenya 💞
I alwyz support yusuf xaybaro nd hamdii bilan wanisalamie wll
Qofkii ugu horeeyay
Keep going. My dad aan jecelahy
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walalkey Yusuf xaybaro horay usoco
😀 Adi lee jilayo adi lee Comment Ka bixinayo miyaa
Guuleyso walashay qaliya hamdi axmed cali
@XAMDI BILAN AND YUSUF XEYBARO IYO GEESI IYO INANTA KALE FLIMKAAS WAA KA BAXASATEEN WALIBA SIFIICAN🙏
wooow mansha allaah 💕❤❤👍👍👍
Waaw xaybaro iyo xamdi bilan ❤❤❤❤❤axsan jiliin 🌷🌷laakiin allh calaf ha isugu kiin daro hadaan idin dhoho miyaan idin dhibay waayo waad isla kiin jeclhy❤❤❤ waad isku soo baxaysaan 🌷🌷caafiya
Kkkkkkkk walashed ayu kubaxay so ma Ahan Hada waba diyar
Hhh aduunyo hada walshed ayu qawa cadhi maahan
Www masha allaah xaybaro xamdi waala qabaa maahane ku dhagso baan ku dhihi lahaa waad isku soo baxaysaan waan ka helay sidaaad ujisheeen😂😍
Yaa qaba qoftan walaalo
Wwwww saaa u jishen waaba ni romeystay sidii inaa run isku jeceshihiin❤️❤️
Www ma... si ashx leh o qurux bdn ayad noguso gudbeysen mahdsanidin dhmntin 🥀🏵⚘💮💮🌸💐🌻🌺
Best film eva ... from hargeisa
Mashaa Allah Dad an jeclhy
Yuusuf Xaybaro And Hamda Billan
Absolutely incredible story
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
Waaxaaydaro iyo XAASKIISA Hambayo
Wakaa dadkaygi love u guys hamdi iyo yuusuf jacaylka aad jilaysan ood no rumaysan ban jeclhy wn isla kin jclhy darle
Hhhhhh labadan aqirka wey isgursan donan ninka wey iska furidonta wad arkidonta from USA 🇺🇸🙏❤️
Hahahah commatigaag markaa arkay Caawa Waxaan arkay hanbalyadooda from Australia 🇦🇺 ubah Adiga horta ma lagugu yaacay Mise waa May mkkk
@@cumarcabdi5953 walaal ayaathaamahaa walaasheed bilqer axmed wayee midui gursathee
Mansha Allah tema aan tageero guuleysta keep going 💯💯💯💯💯👌👌👌
Mnsha allh wllkey xaybaro iyo wllshey xabmdi bilan wan idinjclhy hore usocda
Masha Allah dad qaali ah
Masha Allah nice
Waaaw caawa jacaylkiini waguleysta y xaybaro I yo Xamdi 🤣😘
Masha allh. Walhalha. isajecl. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯
MashaAllah ha waaro jaceyl waad isku nuuraysan xaybaro iyo xamdi bilan
M.A dad jiliinka ku wanaagsan keep going saaxibayaal
BOQORADA CODKA XAMDA BILAN❤️✌️
Xamdi iyo xaybaro aad idiin taageeraa wallaalo is jecel jiliinkiina kahelaa msha allaah horey usocda
Yuusuf wll waxaan kuurajeynaa hor mar fiican inshaa allaaah
Mashallah walalaha isjecel ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah yusuow indr armey idiin dhabowdaa sidii qaali iyo raage 😍❤
My favorite song shaadiyo iyo abdifatah baan maqlayaa, hurdaa u dhaboowdey
Masha Allah hore usoco team xaybaro 🥰🥰🥰🥰
Mansha Allah jawu wacan bashal wacan
I hope this love is for real.you guys make perfect couple.
Wow manshaalh ♥️♥️💕🙌
Ma allaah abid isku faraxsanaada xaasidkana allaha idinka haayo
Masha alaah horay usocda
Tiim isha kafaeta aszaab isjecele ❤❤❤❤❤❤
كل فتنه عندنا كيف.🤣🤣🤣💐🌺💐🍂
Waaaaw waaaaw Masha Allah qurux
Masha alah wlhi wan kahelay asxan filin
HAYBARO IYO XAMDI WALAHI WAJIAYAAL AAN CAADI AHAYN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
M
Masha Allah wad iskunoreysin
Keep going
true store aad baan u jecelhy walhi waa arin muhiim ah
Pppppppppp inaba cadi ma aha wlhi. kaftan in ey jcyl dhab ah tahy umaleyaybee hhhhhhh
Filim somali saan lo jilay wali maarkin waad ka bax saten hab jiliinka ❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖
Nuuur calaaa nur ubaxyada❤️
Romantik qatar
Mshalah aqyaarey Hamdi Bilan sida hufan ey ujishay Bogaadin wxey mudantahay awards yusufna 2aad waye bilkheyr & geesi naga adkeya hhh
yuusuf xaybaro. Team isha karta waan ku tageraa brother xamdi Bilan Jah ❤️Boon dheere Libaax ❤️
Wooow moqal ancadi hay bilawga wan la dhacay xaqiiq xamda iyo xaybaro wan idin wataa dadqaliy
Inta ila aragtay xaybaro inu luuqadii reer xamarka u ku ciyaaray like dheh
mansha alah keep going xamdi bilan io mr xaybaro
Masha
Wow aniga late ba imadaay so romantic walahi ❤❤👍
M.a wxaa kahely heesta aniga mowjad kalaan gly wxan xasuusty mtnkyga Allow iidaa my noloshyda❤
Muqalka wa cajiib runti wan idin wata❤❣
Thanks
Na fatilia sana ngoma yenu LAKINI amuimbi kiswahili love somalya
Yeah inavutia Sana Lkn utapata ya kiswahili usijali
What are you doing here hahaha
Alleh Farxadiina maqado🌹 ...💑...🌹
M.a caadi maha xamdi bilan iyo yuusuf xeybaro hora usocda walalayal❤❤❤
Wll xaybaro Abwaan geesi ma isdagaasheen saxiib bad Ahaydene 😭🤝🤝🤝🤝🤝
hhhh walaahi bilkher iyo geesi shafto xun lokacey wlhi xamda and heybaro keep going
Yuusuf iyo xamdi dad qaali ah cadawgiin u noolaada
Wwww mnsha allah team shidan
Wow amazing beautiful couple I ejected I love you both of you keep doing 😍
I enjoyed
Wlhi sidas iskugu sobaxeysin mshlh, mxas isku ficneden
Bilkher abbaayo mcn wan ku jeclhy qaali dumar adi yo xamdi cadey noladaa igu salamaa xamdi iyo bilkher iyo xaybero
Wawaa cadi mahana
Candi biln xabaro
Geesi ilfuur nimadaadi walaga reystay😂
beryahan abwaanki idinkuma arkee ma isfahan waaa baaa jira sxbyaal
Inta ila maqashay inay bisd ka ag ciyayso like iisara
masha allah
Waaaw masha alaah
masha alaalah wllkay xaybaro and washay hamda bilan wan idin jrclahay markasta farxadinaa lkn hamda walaqaba wlahi xaybaro isku sobaxaysan lkn wllinimo kaqalisan ayad isku haysan ale haysku kin dayo
Wooww wow m.A ❤❤❤💯💯💯💯💯❤❤❤🙏🙏
WOOOOOOOOOOOOOOOOOOW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Keep going bro
mashallah lawada qofod waan iska jeclahay dad wanagsan❤️❤️❤️
woow saan u sugaayay riwaayadan qaybta 8
War Nyanyuurta idin baryaysa Bal wax wax u tuura intaad iskujeedaan. Sadaqo marabtiinoo?
Keep Going
Xayaati iyo Xamdi caadi ma ahan jeceelka aad soo bandhigteen dadkii Ayaad jeceel ku beereysaan kkkkk wwww
Nin keeedii aaway anaaba maseeray
😂😂😂😂
MashaAalaahsiwanaagsanbaadubaashaasheen
♥️♥️♥️
Waaaaaaaaw😍😍😍😍😍😍😍😍
Ah yawey kan okale yan ubahan lahaa🥰
Bil khayr me
Woow! Happy day, madax wareer way inkaheren, iska baxshala
Naf jacayl hoyo allaa dhibay
Top❤️
Kkkkkkkklkkkkkkl walhi Bilkheyr iyo Geesi waa 2bo xeyraan waxaan sugnaaba waa qeybtii 9
Mashaaaaaaaaaaaaaaaa
Xamdi waa la qabaa baa la yiri!!
yaa xamdi qaba? Ma Xaybaro baa qaba? war yaa ii sheega? I want so bad please
Ninkalaaa qalab odalka kamqan alpi
Hamdi garob Waye
@@Abdisadik28774 Laakin markaa waxay ahayd xaas
Way dhici karta waxan maqlay nin xiliban aya Mar qabay
@@Abdisadik28774 Kolay hada waa joogtaa haddii aad ku bixi 🤣🤣
Musiga iyo cod ka musica ayaa dheeer
Jaceel aan caadi eheenaa igu beerteen jiliin macaan badan walaaahi
👌👌👌❤️❤️❤️❤️💯
Waaaaaaw mnshlh manta waa mubarak sorry xmdi hadaysan naga xayirnan wlhi Kon tan keedan 50 dhiibi lahan kuwii waa laga Fakaday lkn xaybaro wllo xmdi salan boqor toyo IGA garsiih
❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣