Gabaygii R A Y I D ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 чер 2014
  • R I Y I D
    ....................................................
    Rayid Daraawiishtu waxay u taqaanay dadyowgii xukunka Ingiriiska ku hoos noolaa Berberana laga maamuli jiray
    ..............................................................................
    Aw Jaamac Cumar wuxuu gabaygan ka qoray Cabdi Yaar Cali Guuleed 1945-kii
    ......................................................................................
    Waxaa ku luuqaynaya Aw Daahir Af Qarshe
    .................................................................................
    Ujeedada Gabayga
    Raaciyadii Ingiriiska ayaa xarunta daraawishta usoo diray ergooyin badan oo isdaba joog ah kuwaas oo codsanaya in loo soo celiyo geel daraawishta u gacan galay.
    Sayid Maxamed oo ergooyinkaas u jawaabayaa wuxuu tiriyey gabayga R A Y I D
    Sollas Media

КОМЕНТАРІ •