Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Ascwtb run badanaa ilaahayow kuu naxariiso,soomaali jihaadka ayagaa waligoid dhabar jabin ku saneeyay.
Allow kuu naxariiso
Alla run badanaa illaahayow naxariisti janno kaa waraabi wuxuu ahaa Halyeey Geesinimo iyo xigmadba isku darsaday wax waliba oo manta dhacayana horuu usaadaliyey Sayidkoo kale lama helaayo walahi hooyadii dhashay kuma qasaarin Laandhere gaal iyo islaamba isbaray buu ahaa"Wuxuu Yiri. ........ Anigaan labada daarood tan hore Daraja moodeyn "
illahay ha unaxariisto seyid maxamed wuxu ahaa boqorkii maansada💯
sayid maxamad alaha u naxariiste
Allow kuu naxariisoAamiin aamiin
Alha unxriis geesi geese dhalay ogaaden ayaa laga helaa geese gaal naceb
اللهم صلي وسلم على حبيبك سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
~Mufti sheekh ah maamule xurmale macallinkii diinta~Madxaf kaydsan taariikh mugliyo, mahadkii ciiddayda~Murtad laaye gaalada makale, cadowga meel saare~Mujrim dooxe tuugada mirjiye, maagashada diide~Masiir dhiciye gobannimo mucliyo, muunad ila doone~Mucjisadii ilaahay arladan, maalin ugu deeqay 3 dariikhda soomalidu leedahayAxmed godane Axmed guray iyo maxamed cabdile xasan
Axmed godane gaaal bu aha ❤
9:40 damcaysaan
Odayga rag adag baa helay diintiibuu ku siri kari waayay
Mahad sanid wll
Jabraiil
😁😁😁😁😁taaariikhdii daroodku ii doorka ku duraan Waana mid la buunbuuniyay intii uu af Wayne haystay wadanka
adigu taariikh maxaad gashaa waxaadba leedahay dadka ku hadla afka somaliga , sayidkana gabayadiisu saykoolaji ahaan waa dhiikar iyo somalinimo uu u hayo isaaq oo lagumaysanayay, iyo sida somalidu aysan halgan hubeysan ku wajahayn ingiriiska ku darsoo lacaq qaado maya, nadaxtinimo qaado maya, kadib waa Maadh muller
Inaad soo badiso LA rabay
Kuwaa dhirta jiidhay baa awoowe yaasha ah
Allow unaxariiso soomali waligeed nin karmeedka wax lama qabato ayagoo ka tabanaya wax yar oo ay kala hishiin karo
Shaydaan maxmd c.lle xasan waxuu ahaa argagxiso
Beenaale nebi bay ku sifeyen taarikhda beenta ah ee darood arlada marsaday ee dawladi kacaanku buun bunisay kdaygan walna bay nebi oo.kale ka dhigen tuug geela dadka ka xada ayuu sha
Ceeb ceeb yaan lagu maqline
David magacaGa ka garan ina ingiriis sinji kuu galaY wxaana ka gubanaYsa dabkii idin gubaY ee darawish
Mayd canaante.
Waa xanuusan tahaye allha ku caafiyo
Addeer London libereyga ayay taariikhdiisa taalaa ,ingiriis oo uuladagaalamayay ayaa qiraya Taariikhda layskama sheegto sxb
Ascwtb run badanaa ilaahayow kuu naxariiso,soomaali jihaadka ayagaa waligoid dhabar jabin ku saneeyay.
Allow kuu naxariiso
Alla run badanaa illaahayow naxariisti janno kaa waraabi wuxuu ahaa Halyeey Geesinimo iyo xigmadba isku darsaday wax waliba oo manta dhacayana horuu usaadaliyey
Sayidkoo kale lama helaayo walahi hooyadii dhashay kuma qasaarin Laandhere gaal iyo islaamba isbaray buu ahaa"
Wuxuu Yiri. ........ Anigaan labada daarood tan hore Daraja moodeyn "
illahay ha unaxariisto seyid maxamed wuxu ahaa boqorkii maansada💯
sayid maxamad alaha u naxariiste
Allow kuu naxariiso
Aamiin aamiin
Alha unxriis geesi geese dhalay ogaaden ayaa laga helaa geese gaal naceb
اللهم صلي وسلم على حبيبك سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
~Mufti sheekh ah maamule xurmale macallinkii diinta
~Madxaf kaydsan taariikh mugliyo, mahadkii ciiddayda
~Murtad laaye gaalada makale, cadowga meel saare
~Mujrim dooxe tuugada mirjiye, maagashada diide
~Masiir dhiciye gobannimo mucliyo, muunad ila doone
~Mucjisadii ilaahay arladan, maalin ugu deeqay
3 dariikhda soomalidu leedahay
Axmed godane Axmed guray iyo maxamed cabdile xasan
Axmed godane gaaal bu aha ❤
9:40 damcaysaan
Odayga rag adag baa helay diintiibuu ku siri kari waayay
Mahad sanid wll
Jabraiil
😁😁😁😁😁taaariikhdii daroodku ii doorka ku duraan
Waana mid la buunbuuniyay intii uu af Wayne haystay wadanka
adigu taariikh maxaad gashaa waxaadba leedahay dadka ku hadla afka somaliga , sayidkana gabayadiisu saykoolaji ahaan waa dhiikar iyo somalinimo uu u hayo isaaq oo lagumaysanayay, iyo sida somalidu aysan halgan hubeysan ku wajahayn ingiriiska ku darsoo lacaq qaado maya, nadaxtinimo qaado maya, kadib waa Maadh muller
Inaad soo badiso LA rabay
Kuwaa dhirta jiidhay baa awoowe yaasha ah
Allow unaxariiso soomali waligeed nin karmeedka wax lama qabato ayagoo ka tabanaya wax yar oo ay kala hishiin karo
Shaydaan maxmd c.lle xasan waxuu ahaa argagxiso
Beenaale nebi bay ku sifeyen taarikhda beenta ah ee darood arlada marsaday ee dawladi kacaanku buun bunisay kdaygan walna bay nebi oo.kale ka dhigen tuug geela dadka ka xada ayuu sha
Ceeb ceeb yaan lagu maqline
David magacaGa ka garan ina ingiriis sinji kuu galaY wxaana ka gubanaYsa dabkii idin gubaY ee darawish
Mayd canaante.
Waa xanuusan tahaye allha ku caafiyo
Addeer London libereyga ayay taariikhdiisa taalaa ,ingiriis oo uuladagaalamayay ayaa qiraya
Taariikhda layskama sheegto sxb
Mahad sanid wll