GABAYGII SAYIDKA HUURAALE ALI AADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 305

  • @Ina-Maxamed
    @Ina-Maxamed 2 роки тому +27

    Kuwii hoyga diinta u noqdiyo hanad shirshooraaleh.❣️
    Garaad Maxamuud, Naalaye Axmed Bahriighaye From Qalcaddii daraawiisheed Ee jiidali

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 2 роки тому

      Garaad waan ku salamaay

    • @DUplogS
      @DUplogS Рік тому

      Maxamud garaad .ugaadhyahan .naalaye ahmed cali naalaye bahriig haya
      Sidaas dheh

    • @AbniWasalama
      @AbniWasalama 10 місяців тому

      Abni,wasalama

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 10 місяців тому +2

    Ninkaan somali af iyo adin meel bu saaray

  • @gaashaanducaale8806
    @gaashaanducaale8806 5 років тому +59

    Rag is heeray haadko wax gigay heego dirirteda
    Kuwa diinta hoyga u noqdiyo hanad shirshora leh
    ✊Garaad shirshoore

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 3 роки тому

      Nacam shirshoore habarwaa

    • @testermailer4130
      @testermailer4130 3 роки тому

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk intaas mawaxaa usoo qadatay qabiilkaaga ayaa lagu amaanayaa miyaa

    • @geelewarsame8240
      @geelewarsame8240 3 роки тому

      @@maslahhash2624 shirshole ma isaaqba

    • @hmacaan
      @hmacaan 3 роки тому

      @@geelewarsame8240 waa qabiil dhulbahante kamidah Shirshoore

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 2 роки тому

      Shirshore waa 85% of Dhulbahante clan

  • @daahiryare463
    @daahiryare463 5 років тому +22

    gabaygan waan maqli jiray isagoo qof walba dhanku doono u adeegsado oo yidhaahdo sayid maxamed aya sida yidhi lakiin isagoo sidan u nidaamsan ma arag Thanks Zxb #Hagaan umad

    • @QaRaafi0
      @QaRaafi0  5 років тому +3

      Mahadsanid sxp

    • @cosobyuusuf2979
      @cosobyuusuf2979 5 років тому

      Hogaan wadan laakiin ciwaanka waad khaladay wuxuu ahaa huuraale CaliJaamac iyo huluq. dameer baa leh buu ahaaye Cali Aadam ma ahayn. Waligay saasaan umaqli jiray.

    • @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
      @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782 2 роки тому

      Waxaasoo gabay wuxuu tirin.seyidku.ninkaa cali jaamac oo gabayo usoo tiriyey

    • @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
      @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782 2 роки тому

      1922 buu dhintay ilaahay hawnaxariisto

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 3 роки тому +32

    Kuwa diinta hoyga u noqdiyo hanad shirahooraa leh
    Garaad faarax❤️

  • @AbdifatahYuusuf-dg8ru
    @AbdifatahYuusuf-dg8ru 5 місяців тому +1

    "Rag is heeray haadkoo wax gi'gay heego dirirteeda .
    Kuwii diinta hoyga u noqday iyo hanad shirshooraa leh"❤
    "Haddal run ah daraawiishta iyo wali hanuunaa leh"❤

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 9 місяців тому +1

    Cidagalle,waa,rer,kii,jabiyay

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 місяців тому +1

    Abni,wasalama

  • @Aj-sx9wl
    @Aj-sx9wl 4 роки тому +13

    Nio Duqeen Reerkayga Waxba Uma Reeban Markasta Iyaguu Gabayada ku Dacayadayn Jiray Sidaasoy tahay Hadana Wan Tageera wlhi Alleh Ha u Naxariiste Geesi Geesi DhaLaybuu Ahaa

    • @Aj-sx9wl
      @Aj-sx9wl 4 роки тому +1

      @@odaykasheekee6929 waa Runtaada Sxb Legend Ayuu Ahaa wlhi Alleh Ha u Naxariistee

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 4 роки тому +3

      Wllhy anigaba reerkanaga wuu laayay lkn hadana xqqdi wan jecelnahay sayidka Allaha unaxaristo

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 2 роки тому

      Qof lamida Somali muu so marin…

    • @daudgoala
      @daudgoala 9 місяців тому

      Mashallah intaa hadaad qirtay sidaasooy tahay geesi soomaaliyeed oo darwiishaad tahaye ogoow

    • @bahjaibraahiim238
      @bahjaibraahiim238 7 місяців тому

      😂😂😂 rerkagu wa kuwer

  • @muxiyoali6228
    @muxiyoali6228 4 роки тому +7

    Reerka Hbar yoonis
    waan ka yaapay
    cid walba way isa soo
    qabteeN walHi wa raga
    ku Wooda adaG

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 3 роки тому +1

      Ninka sayidku ugabyaya wa cise muse

    • @cescoxaad9364
      @cescoxaad9364 3 роки тому +1

      war ali jamac habil waa ciise muuse rer wacays ninkasay isku gabyi jiren oo berbera kaso eryay

    • @muxiyoali6228
      @muxiyoali6228 3 роки тому

      @@cescoxaad9364 dee anba kuma odhan
      waa cidkale ee Habar yoonis mooyee inta kale kabaHa ayuu la maray

    • @AbdulaahiMukhtaar-f1m
      @AbdulaahiMukhtaar-f1m 2 місяці тому

      Habar yoonis kabaha ayuu ladul maray si

  • @bashiircumar4613
    @bashiircumar4613 5 років тому +12

    Allah ha u naxariisto sayid maxamed cabdule xasan geesi la dagaalamay 4 guumaysi 3 Europe ah iyo mid african ah xabashida somali ayaa cadawga u helisay deedna waa kii yidhi anigaan labda daar tan hore daraja moodayna anigaa doortay dariiqii rasuulka SCW

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 11 місяців тому +1

    Sayidka wxaa laga sheega cali sharmaake kaso warama ayuu yiri ,kolka waxaa loogu sheegay , nin ilkaha magar kuleh oo dhalfo wayn
    Kolkaasu gabaygii , ugudaray Huurale cali jama iyo hulush dameerbaa leh .

    • @MohamedAbdi-i6f
      @MohamedAbdi-i6f 2 місяці тому

      Cali Sharmaake maaha Cali Jaamaca qisadaa leh ee gabayguna sheegayaa.
      Ninka gabaygani ku socdaa waxa la odhan jirey Cali Jaamac Haabiil, wuxu ahaa abwaan Ciise Muuse ah oo reer Berbera ahaa. Waa ninkii Ina Cabdile Xasan u tiriyey gabaygii " Safar waa la tabantaabin jirey lama tayiisayne. Isna turuqyaduun buu jaraa timirta cuurtaaye. Ma Talyaanigaa baa Mahdi ah tanina waa yaabe.
      Cali Jaamac Haabiil gabayadiisa caanka ah waxa kamid ahaa kii dugsiyada lagu dhigan jirey markii la adeegsan jirey manhajkii hore. Waa gabaygii baroordiiqda ahaa ee loo garan-ogaa Gocanayaa Mooyi, uun kamid ka ahaa "Lix hal oo u wada gaar ahaa gocanayaa mooyi"

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 місяців тому +1

    Ragi,maye,muse,waydi,ima,hungrisan

  • @farhanhaji8392
    @farhanhaji8392 Рік тому +2

    HUDHUQ DHEERIDAYDIYO HALKUU KU ARKAY HOOSTAYDA
    MA HAWEENAYDII AAN QABAA HOOGE LALA YAABYE.
    Allow kuu naxariiso abwaan cali jamaac haabiil suntii kaga ilmaysiisay sheekh isku sheegii dadka gaalaysiin jiray, dhaca dadkana xalaayaystay ee ina carro.

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 місяців тому +1

    Muse

  • @rabiicyare8501
    @rabiicyare8501 4 роки тому +19

    Gabaygan Zayidka Abwaan Isaaqa oo habarAwala ka keenay (CaliJamacHabil),
    - Huuraale CaliJaamc iyo huluq dameerbaa leh.
    Cali wuxu ugu jawaabay
    - Huluq dheeridayda iyo siduu ku arkay hoostayda
    - Ma haweenaydii aan qabaa hooge laga yaabye🤣

    • @werzema-apdy
      @werzema-apdy 3 роки тому +2

      zayidku wuu ka dhici jiray cali jamac haabiil

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 3 роки тому +1

      @@werzema-apdy 🤣 nacam

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 роки тому

      @@sjg87 islaam,nimo ninkaan kugu dhaqayn muu,minnimo khaasa gaal maxasta ku dhawra ood magansata dhaama
      wax kasta ha ahaado nin bili aadam
      laysuma dhiibo hogay haweenba lagu ogaa

    • @roodaguhaad5297
      @roodaguhaad5297 Рік тому

      Hhhhhhhh

    • @farhanhaji8392
      @farhanhaji8392 Рік тому

      ​@@sjg87 waa caqligaaga sababta oo ah sayid ma sheekh buu ahaa mise shaydaan?
      Nin kasta oo caqli leh wuu ogaa wuxuu waday in aanay shareecada meel kaga jirin balse siyaad bare ayaa taariikh reeraysan oo been ah dhagaha idiinka buuxiyey ood run moodeen.
      Cali dhuux aadan baa yidhi:
      Allah akbar eedaanku waa kaa af iyo been
      Ashahaaday gaalkuba waa ehelu naarkii
      ..
      Markaa sayidka cali dhuux iyo cali jaamac haabiil ayaa diinta uga dhawaa iyagu dad muslimiin ah may layn manay gaalaysiin.

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 місяців тому +1

    Abni,wasallama

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 місяців тому +1

    Abni, wasaĺama

  • @Maxamedoneten10
    @Maxamedoneten10 Рік тому +1

    kuwa diinta hoyga u ah iyo hanad shirshoora leh[Dhulbahante]

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 Рік тому +2

    Sayid Siigeyste Ragga Guska weynbuu Jeclaaaaa

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Рік тому +2

    Nin caayay oo u gafay qabiilo Somali ah, ee hadana la leeyahay geesi buu ahaa cajiib. Maxaa qaldan ??

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +4

    Awowe sayid Mahamed abdile Hassan allh ha unaxariisto halyay Ogaden ah😥🤲

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 5 років тому +13

    Cali jamac habiil
    Waa ninka sayidka Ka yaabiyay
    Waa ninka uu ugabyaayo

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 роки тому +24

    Haraga uraya muusa carihii hoodhin jirayba leh 🤣🤣 waaryaa muusa carra like igu qabta sayidka naftaa ukeenteene

    • @mohamedkhadar9830
      @mohamedkhadar9830 3 роки тому +1

      waanu dhoofin jiray bahalka somalida anaga ugu ilbaxsanahn hh

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 3 роки тому

      @@mohamedkhadar9830 hhhhhh

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 роки тому +3

      @@mohamedkhadar9830 Shaqa sharaf leh. 🤣👐

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 роки тому +1

      @@guledfarah8610 😅😂
      aar indhaha i ilmeeyey walhi😅😅🤣😅🤣😅🤣😅🤣😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😅😅😅😅😅😅😂😅😂😅😂😅🤣😅😂😅🤣😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅🤣

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 роки тому +1

      @@buuxciise1382😂😂✋🏽 waan ku salaamay saaxiib, ramadaan kariim.

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 місяців тому +1

    Abni

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 місяців тому +1

    😂🎉

  • @Decoz292
    @Decoz292 4 роки тому +19

    Kuwa diinTa hoyga unoqdiyo hanad shirshooraa lEh
    Ugaaz /Garaad shirshooRe 😚

  • @AbdimajiidMohamed-vv1vo
    @AbdimajiidMohamed-vv1vo 13 днів тому

    "Gadh hunguriga Habaryoonis iyo; Herer nin joogaa leh!"
    "Hilib uraya, Muuse Carrihii; hoorin jiray baa leh!"

  • @barisamaadtv5176
    @barisamaadtv5176 5 років тому +14

    Habaryoonis majeerteen warsangali Iyo Qaybo Dhulbahante Kamida Afartaa Reer Sayidka laysma Tusijin waana Sida kamuuqata Gabayada Sayidka aan inbadan ka arkay

    • @cabdallecawilyoohiye5182
      @cabdallecawilyoohiye5182 5 років тому +1

      Intaa aad sheegtayba in ka badan ayuu sheegay saydku

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 роки тому +1

      @@somalidhalada9610 Gondo gooye ayey ogaden ku kala tageen.

    • @adenhersi4127
      @adenhersi4127 2 роки тому

      Nio gabayadiisana reer kayaga reer hagar kama reebo oo u dhaaranayo. Gurase iyo iljeex oo walaalo ahaa oo reer cadile ahaana kama reebo. Waxaan u maleynayaa waa rag darawiishta is ka celiyey. Bah hararsame iyaguna meelo badan ayey kaga jiran. Anigoo aad uga xun in qabiilo la caayo , waxaan aad u jecelahay af soomaali iyo suugaanta u sayidku adeegsanayo. Nin somali ah oo murtidaa leh weli ma dhalan. Xaga dadka, xaga dhirta , xaga bahalaha, xaga , xaga cimilada, xaga xoolaha,xaga dhabka ( hubka) xaga taariikhda , meelkasta specialist ayuu ku ahaa . Cool iyo cadaawe kaa shax.

    • @daudgoala
      @daudgoala 9 місяців тому

      Iyo ugaadeen oo dhan

  • @anwaromar5542
    @anwaromar5542 5 років тому +14

    qabriga ilahay ha u wasiciyo janoyinkada Rabow ka warabi

  • @hadraawialihussein9789
    @hadraawialihussein9789 3 роки тому +5

    Gabaygan oo lyrics iso qora ilaahay misaanka aakhiro ha adinku daree walaalyl

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 3 роки тому

      Miisaanka Aakhiro sheegeysaa waa maxay ummad dhan aanu dhulkooda arag ayuu caayay.

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 9 місяців тому +1

    Isaq,maxuu,kayadhi

  • @abdifatahaadan9931
    @abdifatahaadan9931 4 роки тому +7

    Gar hunguriya habaryonis iyo herer nin jooga leh rag waa kii wax damaaciya sayidku wuu ka yaabay reer tolkay hy taarikhdu ma qariso geesinimadoda

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 роки тому +2

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 4 роки тому +1

      Gar hunguriya habaryonis iyo herer nin joogaa leh. Ma amaanbaa mise Waa cirweyni? Meeshan cid kale oo uu amaanay majirto oo aan dhulbahante iyo naftiisa ka ahayn

    • @ahmedseidhassan5147
      @ahmedseidhassan5147 3 роки тому +1

      @@Tasniim1 2baxuba amaanta wy uqalmaan 🥰🥰

    • @ahmedseidhassan5147
      @ahmedseidhassan5147 3 роки тому

      @@Tasniim1 2baxuba amaanta wy uqalmaan 🥰🥰

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 роки тому

      @@ahmedseidhassan5147 2dee?

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 5 років тому +6

    Allaah haw naxariisto sayid maxamed waxaa Somali maanad haysata ayuu ka gabyaayey

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 4 роки тому +9

    Adeerkay awdahir af qarshe alow u naxariiso waa codkisi halaasiga ahaa

  • @dhakalaf
    @dhakalaf 4 роки тому +20

    Sayidku cidda keliya ee uu gabaygan ku amaanay waa Garaad Shirshoore Habarwaa (Dhulbahante) iyo naftiisa lol

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 4 роки тому

      Qurji laba hariiryood leh iyo heer dhulbahantaa leh
      Intii habar Majeerteen ah iyo halamash naagaa leh

    • @dhakalaf
      @dhakalaf 4 роки тому +3

      @@AhmedAli-fb7ub Tuducaasi waa been qolyaha Internetku sameeyeen. Waxba kama jiraan. Isla hal gabay reer kuma amaaneen kumana caayeen.
      Hawa beena Soomalidaa, hadafka raacdaa leh
      Hadal ruma Daraawiishta iyo, weli hanuunaa leh
      Ragga diinta hooyga u noqdiyo, hanad Shirshooraa leh

    • @FarahBarud
      @FarahBarud 4 роки тому

      @@AhmedAli-fb7ub qaybtaa waxaa sameeyey gabaygii waynaa ee gabay xayirka calanka u siday laakiin hallan kuma jirto

    • @somalidhalada9610
      @somalidhalada9610 4 роки тому +3

      @@AhmedAli-fb7ub
      Labada tuduc ka sare Cali Jaamac Haabiil baa leh isagoo Dhulbahante ku caayaya.
      Markaa Sayidka ayaa u jawaabay isagoo Dhulbahante difaacaya ee saa u fahan sxb.
      Lkn ka hoose sayidkaa leh. Ka sarena isagu ma leh ee Ina haabiil baa leh isku gabay ba maaha

  • @dhakalaf
    @dhakalaf 4 роки тому +13

    Awr hadduu heeryada ka rido Hoogay Arab baaleh 😂😂 Sayidku imtixaan buu ahaa

    • @Boqoradda
      @Boqoradda 11 місяців тому

      Maan fahmin wuxunka wado 😂

  • @hdirie
    @hdirie 5 років тому +10

    Gabaygani xasuus bui igu leeyey , anoo yar baan dhagaysan jiray.
    Aad baad u mahadsantahay walaal!.

  • @abdinasiib4903
    @abdinasiib4903 4 роки тому +5

    Ciisaha bakhtiga hiigayiyo
    Haqay midgaan baa leh

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag2293 4 роки тому +10

    inta habar majeerteena iyo halamash naagaleh

  • @Abuumascuud2020
    @Abuumascuud2020 6 років тому +7

    Jazaakallaahu khayran

    • @QaRaafi0
      @QaRaafi0  6 років тому +3

      mid lamida wll

  • @ajchannel4221
    @ajchannel4221 5 років тому +5

    Ujeedka gabaygu waa Cali jaamac haabiil oo ay is hayeen seyidka Marka halkaa iska sax aad cali aadan ka dhigtay

    • @QaRaafi0
      @QaRaafi0  5 років тому +1

      Waad iga saxantahay

  • @caddeeye
    @caddeeye 5 років тому +8

    Hilba qudhuna gadabuusrigii haysan jiray baa leh ....cid uu ka tagay ma leh

  • @success607
    @success607 Рік тому +1

    Isaaaq habar yoonis rag ayaanu u aaaminsamhy hadAnu nahy darood
    Lkiiin kuwa kle gun aan dad ahyb

  • @abdishakurabdi1844
    @abdishakurabdi1844 Рік тому +2

    "Xididimo haboonteed ninkii lagu hirtaa'baa leh.
    In'aad luquntaa hoogaamisiyo hodaasho ciilbaa leh.
    Rag is heeray haadko wax gigay heego dirirteeda, kuwii diinta hoyga u noqdiyo hanad shirshooraa leh."

  • @cmrbaldhere2912
    @cmrbaldhere2912 5 років тому +5

    Maashaa allaah waa gabay

  • @Decoz292
    @Decoz292 4 роки тому +14

    Raga diinta hoyga unoqdiyo hanad shishooraale
    Dhal darwiiisH

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 4 роки тому

      Qurji laba hariiryood leh iyo heer dhulbahantaa leh
      Intii habar Majeerteen ah iyo halamash naagaa leh

    • @xassanharagaa7192
      @xassanharagaa7192 3 роки тому

      shirshoore ma qabiilba walaal misse nin mgcis tnx u

    • @herzamandamutluolsunzaidda9147
      @herzamandamutluolsunzaidda9147 3 роки тому

      @@xassanharagaa7192 wllo shirshoore habar wa dhulbahnte

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 4 роки тому +2

    Huuraale Cali Jaamac iyo huluq dameerbaa leh ayay ahayd maxaad ugu bedelaysaa Cali Aadan?

  • @israabdi7671
    @israabdi7671 5 років тому +9

    😭😭😭😭 halyeey ilahy haku naxriisto

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 5 років тому +2

    Huuraale Cali jaamac iyo huluq dameerbaaLeh

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 5 років тому +8

      Hhhh ninka u guskisa wax ka shegaya wa isaaaq habar awal ciise muse

    • @rzacck
      @rzacck 3 роки тому

      Ninkii uu ninka u diray wax iin ah oo uu ka sheego wuu ka waayay
      Kadib intaasu ka sheegay 😅😅😅

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 2 роки тому +1

    Inta habar xabushed iyo hoolif dacawa leh wllee wax bu nagu dhigay hoolif muxu ka waday sayidku

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 7 місяців тому

    Nin caytamaya baa balo laga dhigaya

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 роки тому

    Habarjeclo siyaasadii dacawada lagu xamanjiruu odaygu cadeeyey (wixii habra xabuusheeda iyo hoolif dacawaa leh)

  • @Yonis5
    @Yonis5 3 роки тому +1

    Cali Aaden ma aha waa Cali Jaamac

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 9 місяців тому

    Reer uu caaye sayidku

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 роки тому +2

    Seyid maxamed cabdule xasan

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 5 років тому +11

    Nin isaaaq ah ayu guskisa ka gabyey hhhhhh

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 роки тому

      Been haysku sheegin

    • @houseinabdillahiabdi8182
      @houseinabdillahiabdi8182 4 роки тому +1

      @@caashaqalbi882 lkkkkkkkk waa run nin isaaq guskiisa ayuuka gabyay

    • @mohamedyare3826
      @mohamedyare3826 3 роки тому

      Kkkkkkkk imtixaan caadiya thy

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 роки тому

      @@houseinabdillahiabdi8182
      huluq dameerkayga maxa tusay haweneydan qabay miyaa hooga laga yaabye jawabti c j h

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 роки тому

      @@mohamedyare3826
      huluq dameerkayga maxa tusay haweneydan qabay miyaa hooga laga yaabye

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 4 роки тому +1

    Huuraale Cali Jaamac weeye meeshu ee Cali aadan maaha iska saxa

    • @QaRaafi0
      @QaRaafi0  4 роки тому +1

      Gacantaa ku dhacday maandhow

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 4 роки тому +1

    Qurji laba hariiryood leh iyo heer dhulbahantaa leh
    Intii habar Majeerteen ah iyo halamash naagaa leh

    • @khadijakhadijaismail4278
      @khadijakhadijaismail4278 4 роки тому +2

      Tuducan aad la wareegaysid oo marba reply kusoo qoraysid kuma jiro gabaygii sayidka dhulbahante nimankii Daraawiishi ku tiirsanayd bay ahayen sayidkuna waligii gabay uu ku maagayo matirin gabaygana qabiilada oo dhan wuu ku caayey iyaga mooyee waakan leh.RAGII DIINTA HOYGA UNOQDIYO HANAD SHIRSHOORAA LEH.halgabay sidee qabiil inta lagu amaano hadana loogu caayaa caqli laawoow tuducan been abuurkaa qolyaha masayrsanbaa meelahaa kaga qayliya lkn taariikhtu iyadaa is qorta

    • @ahmedseidhassan5147
      @ahmedseidhassan5147 3 роки тому

      @@khadijakhadijaismail4278 thanks runtaad ucadaysay wlhi Inka yare duduca beenta an gabayga KU jirin lawareegay lkin tuduca danbe waa sax ee majeerteen kn dhulbahantena ninkay sayidka gabayga isku ficltamayn ba dhulbahante KU caayaya

  • @sharmarkeali9291
    @sharmarkeali9291 5 років тому +7

    hamuun aan ba'ayn iyo hunguri lala hadaaqaayo
    warsangeligu haybtuu yihiyo horor dugaag ba leh

    • @QaRaafi0
      @QaRaafi0  5 років тому +1

      Kkkkk

    • @abdulmusa8134
      @abdulmusa8134 5 років тому

      Gabaygu waa kii dayidku laakiin muunaafiqiin baa waxna qabiilkoodiina ceetiikaduway qabiil kalena ceebtee dhakada usaaray

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 3 роки тому

      kkkk nio zayidku englishkana muu yaqaabnay wa isgan yiri horor dugaag baa leh eraygas horor wa english micnahedana wa wax cabsi leh oo laga argagaxo

  • @hdiriegames7582
    @hdiriegames7582 5 років тому +4

    Gabayga meel khalad baa kaga jira miyaa mise waa laba gabay oo lays dhexgaliyay?!
    Siduu gabayga "H" ugu wado ayuuunbuu soo dhexgalinayaa "C"
    Wuxu odhanayaa:
    "Cabdi dheere cudud aan wax tarin ciise dhamal baa leh"
    Intaasi gabayga ma ku siyaadaa?!!!!

    • @QaRaafi0
      @QaRaafi0  5 років тому +4

      Sxp H Dire gabaygu waa siduu ina soo garay . Ama odayaashii soo tabiyeen . Waa laga yaabaa inuuwax ku jiraan lkn wa siduu ugu Qoranyahay Buuga Diiwanka Sayidka . Ee uu Qoray Ow Jaamac Cumar Ciise . Ninka ku luqaynayaa waa Dhaahir Afqarshe . Ruuxiisu Darawish buu la kulmay waa nin aad ugu xeeldheeraa Gabaya Sayidka . Alle ha u wada Naxariisto

    • @hdiriegames7582
      @hdiriegames7582 5 років тому +1

      @@QaRaafi0 waad mahadsantahay walaaal!!!

    • @jaama20
      @jaama20 5 років тому

      @@hdiriegames7582 wuu wareersanyay ee kuma jiro tududucaasi, oo habar indho l'a ayaa garan karta

    • @hdiriegames7582
      @hdiriegames7582 5 років тому

      @@jaama20 ma anaa wareersan ?!!😠😠😠

    • @wajirmemo2883
      @wajirmemo2883 5 років тому +1

      Tuducaaa waa jeebkaada ee sidaan baa gabaygan ku jirta
      "Haarti been ah hugunaan wax terin ciise dhamal baa leh"
      Inkasto isaga qudhiisu qaldan yahy

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 2 місяці тому

    WAXAAS AYAY WADAAD KU SHEEGAAN DAAROODKU 😅😅😅😅 NASABIYAD CAAYGA WAA ARIN AAD U XUN

  • @axmedyaasiinbancawlcawlkad2064
    @axmedyaasiinbancawlcawlkad2064 4 роки тому +2

    bancawl iyo bawr nin waliba ha is hafree anuba le gobonimo iyo aftahanimo iyo deeq golo jogsi dookh wanaag san nin wal8ba ha is hafree anuunba le

  • @aragti6060
    @aragti6060 5 років тому +5

    horta ina abdalla xasan reer aanu caayin male. ilaahbaa inaga qabtay, haile salasse oo kalu noqon lahaa.

    • @QaRaafi0
      @QaRaafi0  5 років тому +3

      Sxp Sayidku Guubabo dadkii Gumaysiga la socday buu caayi jiray

    • @aragti6060
      @aragti6060 5 років тому

      @@QaRaafi0 ....wallee hhhhhhhhhhhhhhhh.

    • @aragti6060
      @aragti6060 5 років тому +1

      @@inasayidabdule2251 ...dadkoo dhan buu u gabyay,,markaa dadkoo dhami waa daba qoodhi.

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 4 роки тому

      @@QaRaafi0 saxp gabaygu ma intaas

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 4 роки тому

      @@QaRaafi0 zxp gabaygan ma iiso qori karta fadlan hadraawi191@gmail.com gmailka igu soo dir

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 4 роки тому +3

    Waa tix dii uu ku ceeboobay Ina cabdille xasan Markuu yidhi Huraale Ali Jaamac iyo Holoq dameer baa leh,
    Xaguu ku arkay holoqiisa???? Kkkkkkk

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 4 роки тому

      Hhhh waxa la yudhi isagoo meel toga u kaadi tegay baa la arkay isago qaaean gabaygana intaasa loo cuskaday

    • @QaRaafi0
      @QaRaafi0  4 роки тому +1

      Kkkk somalidi xasarad ma weydee warkaas baa loo keenay aayidkii

    • @abassaden2565
      @abassaden2565 3 роки тому +2

      Basaasku dirsaday aya ninka ceeb an ka ahyn ilkaha cas iyo mel uu kukaadiyay oo dhulka qoday usotabiyay sayidka. Huuro iyo huluq wa saas

  • @Anshax641
    @Anshax641 10 днів тому

    Muuse care habar yoonis maxa logareebay😅

  • @bahasanemauwzayid2663
    @bahasanemauwzayid2663 4 роки тому +1

    Gabaygan wax badan baa lag saaray wax badan waa lagu soo daray.

  • @maxamedabdi4950
    @maxamedabdi4950 3 роки тому +1

    Hanaan quruxdan haashar gobed hugun dariqaa leh

  • @apdikarimsantooz9437
    @apdikarimsantooz9437 Рік тому +1

    Hadu awrku heeryada ka rido hoogay arab baa leh😂

  • @sadaqomar5640
    @sadaqomar5640 4 роки тому +1

    cali jamac wuxuu yiri ,muuminimo nimaan kugu dhowryn muslimnimo khaas ah gaal aad maciinsato maxasta ku dhowr aya dhaama.
    seyidka aya diray nin dabalgal kusoo ogaado wax ceeb ah cali Jamac lakiin nasiibxumo wax iin ah malaheyn aan aheyn huluq dameer

  • @abdirahmansahal8041
    @abdirahmansahal8041 2 роки тому

    Gadh hunguriya habar yoonis iyo herer nin jooga leh ninkaa hereer jooga yaa garanaya

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 місяців тому

    Abniwasallama

  • @mustafaegal9772
    @mustafaegal9772 4 роки тому +3

    Awrka marku heeryada tooro hoogay Arab baa lah hoogay kkkk

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 3 роки тому

      @@xudayfinasir7858 Gabaga meelo badan baa isaaqu bedelay, hargqurun m,care, iyo hoogay arab baa leh ,waxay sax ku tay heegan arab baa leh

  • @adannuur4180
    @adannuur4180 3 роки тому +1

    Subscriber

  • @cabdallecawilyoohiye5182
    @cabdallecawilyoohiye5182 5 років тому +4

    Gabaygan saydku wuu ku ceebeeyey ninka uu caayayo wuxuu ku caayayaa gus weynaan isagoo Leh HUURAALE CALI JAAMAC HODHOQ DAMEERBAA LEH

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 5 років тому +2

      walowse ilkaha dabarkiyo alaabtaa weyn ee raggu labaduba wax lagu faanaba yihiin caliba waatuu uga jawaabee uu yidhi
      hudhuq dheerideyda halkuu ku arkay
      ma hawenaydii aan qabaa hoogee lala yaabye hahahahaha

    • @keysejama5286
      @keysejama5286 4 роки тому +3

      Oo Gus weynaantu ma ceebaa?

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 роки тому

      @T dots realest war waa been

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 роки тому

      Qolomu aha huralhzi

    • @werzema-apdy
      @werzema-apdy 3 роки тому

      @@kibirbadan5554 isaaq,habarawal

  • @nabadoonmazmaz1681
    @nabadoonmazmaz1681 6 років тому +4

    Huraale cali jaamac iyo holoq dameer baa leh
    Ee maaha cali aadan ee halkaa iska sax
    Odey

    • @QaRaafi0
      @QaRaafi0  6 років тому +2

      Sax weye sax gacantaa malaha ku dhacday . Gabaygu waa cali jamac haabiil

    • @shaaficimustafe2740
      @shaaficimustafe2740 5 років тому +1

      Nabadoon Mazmaz

  • @mohamedomar8675
    @mohamedomar8675 2 роки тому

    Approach

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 5 років тому +6

    waar ina carre seed ma gabyi jirine ha dawakhina ingiriis hoostay ka wada socdeene bal aflaantan dadka loo dhigayo daya hahahaha Cali jaamac haabiil-na meel buu saaray isagiyo qawlaysatadiisii

    • @abdimalikweliabdi4063
      @abdimalikweliabdi4063 2 роки тому

      Cuqdad udhimo idim alle

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 2 роки тому

      @@abdimalikweliabdi4063 Idan Alle u dhiman weynaa oo nala hareer marshaa.

  • @abdishakurabdiqadermuse6808
    @abdishakurabdiqadermuse6808 3 роки тому

    CIISEHA BAQTIGA HIGAYIYO HOGEY MIDGANBA LEH ISAQI HARAG QURMUUN HEYSAN JIREY EE HOLIN JIREYBA LEH

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 5 років тому +5

    Allah ha u naxariisto

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 роки тому +3

    Sayidka allah yaraxma habaryoonis hunguribu ku cayay sababtuna waa inay ingiris usoo raacday lkiin kuwa aanu waxba kaso qaadin waa habarawal

    • @BP-si2ww
      @BP-si2ww 4 роки тому +3

      Cali jaamac habrataa miyuu kufsaday ?

    • @caliculinhochanel5445
      @caliculinhochanel5445 4 роки тому

      @@BP-si2ww huuro iyo hadal aan waxba tarinbuu ku sheegey

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 роки тому +1

      Gabaygan sayidka nin habarAwalaa ka keenay waana ninka kaliya ee sayidka ku runta u sheegi jiray cid kastana wuu caayey lkin adigu jnaad doqon thy waxa kuugu daliila nin cirweyni lagu caayeybaa thy oo in la amaanay u qaba🤣

    • @werzema-apdy
      @werzema-apdy 3 роки тому +1

      Ninkan uu gabayga u tiriyey waa nin habar awal ah

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 роки тому +1

      @@caliculinhochanel5445
      gabayga ninku u tiriyey wa habar awal ciise muuse cali jamaac ninka keliye sayidka iska celiyey weye
      hogay haweenba lagu ogaa adeer inanyaro qayrka ah laysuma dhiibo

  • @abdirisaqahmed4973
    @abdirisaqahmed4973 2 роки тому

    Gabaygan oo qoran halkee laga heli karaa

  • @xamsefaysal9293
    @xamsefaysal9293 2 роки тому

    "gar hunguri ah habar yoonis iyo herar nin jooga leh "
    ilaa sheekhaashtii muun dhaafin Gabyaagu 🤣😂

  • @beeshareerabokoraxmedbaaru3232
    @beeshareerabokoraxmedbaaru3232 4 роки тому

    waar hogaamiye sayid cabdile xasan iyo hogaamiye warsame kamadage iyo bulaale baarjex lkn hogaamiyihi hore soomaliya sayid cabdile xasan ana hogaamiye axmed yaasiin xasan

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 2 роки тому +1

    Ninkasi muusa carre kamu xishoon

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 9 місяців тому

    Cidagalle,iyo,arab,nin,ka,midi,darawiish,kama,mid,noqon

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 3 роки тому

    Qofka gabaygan soo geliyey ajar miyuu heleya,?

  • @xamaasahmed841
    @xamaasahmed841 5 років тому +2

    Walee garxajis ninka nafsibu ka galay

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 роки тому

      Haa wllo

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 3 роки тому

      Naftii ilahaybay ukeenen siiba habaryoonis markii dambana yagaa soo gaba gabeeyay

    • @cescoxaad9364
      @cescoxaad9364 3 роки тому

      ninkan uu gabyaya waa ali jamac habil ciise miuse

  • @maxamedaadan1623
    @maxamedaadan1623 3 роки тому +1

    Haradigeedbaale😆😅

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 9 місяців тому

    Cida,galle,muxuu,ka,yadhi

  • @nabadoonmazmaz1681
    @nabadoonmazmaz1681 6 років тому +4

    Hanad shirshoora leh tuducaas ayaad mooda inuu maqan yahey

    • @daahiryare463
      @daahiryare463 5 років тому +2

      Nabadoon Mazmaz wuu sheegay ugz, kuwa diinta hoyga u noqdiyo hanad shishooraa leh

    • @cosobyuusuf2979
      @cosobyuusuf2979 5 років тому +1

      Kuwa diinta hoyga. unoqdiyo hanad shirshooraa leh.

  • @daadirey576
    @daadirey576 Рік тому

    Huuraale Ali jaamac kkkkkkkkkk

    • @AxmedXasan-c2i
      @AxmedXasan-c2i 3 місяці тому

      Khaniisnimo ina cabdule xasan baa leh hhhhhhh

  • @beeshareerabokoraxmedbaaru3232
    @beeshareerabokoraxmedbaaru3232 4 роки тому

    kkkkkkkk banka cawsha axmed yaasiin xasan

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 4 роки тому

    Cadaabtii allah geeyo wuxu aha dhiig cab sidii cali dheraha shbb okale

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 4 роки тому

      ISTAQFURULAAHI dheh oo cibaadeyso aduunka Waa laga tagi

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 3 роки тому

      Dadka dhintay waxba lagama sheego. Wixii uu camal falay Sayidku Allaah ayuu la hor tagi lkn adigu inaad u ducaysaa kuu wanaagsan

    • @herzamandamutluolsunzaidda9147
      @herzamandamutluolsunzaidda9147 3 роки тому

      Adiga ilhay hakugu fogeeyo sa wuxu yimi dhulkna somaliyed oo wiilashi koofi Alexander joon loola baxay jahil bthy markas buu halkgamay nacasew

  • @shadiaquen2008
    @shadiaquen2008 3 роки тому

    Hilbo qudhana gadabarsigi quursanjiray ba leh 😂😂😂😂 kyo maru dhaho way ooyayan cid dilaysna lama arkeen

  • @abdirahimabdi6748
    @abdirahimabdi6748 5 років тому +1

    Ben bu sheegaya sheeydanka walan

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 5 років тому +1

    Cadaabtii Allah geeyo shabab oo kale bu aha

  • @jaama20
    @jaama20 5 років тому +1

    waa iska been gabaygan muu tirin , ina cabdalle xasan na maba gabyi jirin

    • @engmustafahassan3945
      @engmustafahassan3945 5 років тому

      Sayidku gabyi ma jirin aaa

    • @jaama20
      @jaama20 5 років тому +1

      @@engmustafahassan3945 nacam ma gabyi jirin , weligiina ma gabyin waxan aad maqashaa waa gabayadii daraawiishta oo dhan ,

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 5 років тому

      jaama20 hadii aadan aqoon u Lahayn sayidka waxaa ficnaani lahyd in aad iska aamusto because waa ku ceeboobi thank you 🙏

    • @jaama20
      @jaama20 5 років тому +2

      @@inasayidabdule2251 aqoontiisu waxba ii tari mayso , se nin iga badiya taariikhda Daraawiishta ma jiro , walaa adiga walaa aabahaa Idaajaa iyo beentii la malmaluuqay 1976

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 5 років тому +1

      jaama20 waxaan ku arkaa nin maseersan marka iska streeska iska saar asc

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 місяців тому

    Abni ,wasalama

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 місяців тому +1

    Abni,wasalama