Barnaamijka Waxsoosaarka Warshadaha | Dhaqida Digaaga | Astaan Tv | 2020.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @hanadmohamed7989
    @hanadmohamed7989 3 роки тому +5

    Wariyaha waa wariye aad u nafiif ah khibrad leh masha alah hadad qoraalkayga aragto zxb aad baad u mahadsantahay waxaa tahay qof aqoonta wariye nimo leh

  • @saiab7963
    @saiab7963 3 роки тому +2

    Dr Mubarak Excellent record Experience of poultry industrial.
    Wishing you the Best.
    Made in SOMALILAND

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 роки тому +2

    Allahayow shacabka reer Soomaalilaand barakee, oo walaalee .
    Shacabkii ayaa wadanka dhisaya oo maalin walba fikir iyo warshad cusub keenaya. Madaxdii xagay la’dahay hantidii dawladda way liqeen, shaqaalihii eex iyo qabyaalad ayey ku kala qaybiyeen. Allahayow madaxda noo soo hadee oo wanaagga ummadda iyo qiimaha wadanka tus. Aamiin.

  • @haldoorqaran9671
    @haldoorqaran9671 4 роки тому +6

    SUXUFIGANI WAA NIN AAD U QIIMO BADAN QAABKA U SUAALAHA U WAYDIINAAYO AAD BAY U FAAIDDO BADAN TAHAY MAHADSANID WALAAL

  • @nasirnaska3533
    @nasirnaska3533 3 роки тому

    Hal suaal oo iga dhex guuxaysay ayaa aad ii soo jiidatay12:05 mint thank u wariye

  • @xafsoahmed9732
    @xafsoahmed9732 4 роки тому +2

    Mansha alaaah waka faideytey mahsanid

  • @danalaysis3324
    @danalaysis3324 3 роки тому +2

    Dr ma iska sheeganayaa mise anaa moodo beedhka 4 bil 5 bil ayaa ooli kartaa ayuu dhahay mana ahan caadiyan marka baydhka digaaga ay dhasho 28 maalmood ayey aali karaysaa

    • @maxamuudildab4316
      @maxamuudildab4316 3 місяці тому

      Hadii uu yaalo meel temperature kiisuka haboon yahay, sida talaagad oo kale

  • @qeyrfaafiye6991
    @qeyrfaafiye6991 3 роки тому +3

    Nio magaalada muqdisho looga baahan yhy ee keena digaaga ama warshadaha

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Рік тому

      Dee idinka ma gacmahaa la idin hayaa wax laguu soo waarido ayuunbaad rabtaan rer muqdisho dhiiga isku fura oo samaysta wax waqooyi uun wax haka sugune

  • @MaxameIbrahim
    @MaxameIbrahim 8 місяців тому

    Masha allaaha❤❤❤❤

  • @MohameeJirde
    @MohameeJirde 4 місяці тому

    Asc saxiib aad ayaan u Xisabiye nayaa arinkaan

  • @abshiradan200
    @abshiradan200 3 роки тому

    Waa rabaa inaan dgaqaleeyo

  • @dahirmacalin1426
    @dahirmacalin1426 2 роки тому

    Walal qaabkee loo tiriyaaa???

  • @adennunowali
    @adennunowali 2 роки тому

    Waxan raba nabarka Dr muse culdon poultry

  • @adennunowali
    @adennunowali 2 роки тому +1

    Asc wll

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 4 роки тому +1

    Beedka cas aniga runtii ilama dhadhan wacna

  • @hamdakhadar2388
    @hamdakhadar2388 Рік тому

    asc

  • @sadiiqyareofficial9910
    @sadiiqyareofficial9910 Рік тому

    千丂尺千卄ᗪᗪᘜ千ᗪ尺丂乇山丂ㄒ卄乃爪千卄乂卂卂山山乇e҉r҉t҉g҉

  • @samadorco1925
    @samadorco1925 Рік тому

    Asc wll