WAREYSI KOKO GURIGEEDA KUN DOLLAR AYAY KU DEGANTAHAY MAXAY QABATAA? SUAALO KOKO KU SAABSAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,8 тис.

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +1288

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @MaryamHussein-gy3pl
    @MaryamHussein-gy3pl Рік тому +40

    Next Ceyda.
    Iyadana Allaha ubarakeyo inta heysanna waxey jclyihiin oo nafahoda uwngsan Allaha ku asturo🤲❤️

  • @YaskaBuulle
    @YaskaBuulle 11 місяців тому +7

    insha allah waan rajeynaa inaa shaqeysto hdii koko cml noqdo ❤ koko bule dar alle ku jaclhy wlshey mcn

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 Рік тому +29

    Haa hadii aan maleysia aan joogi lahaa guriga koka waan dagi lahaa wuuna uqalmaa lacagtaas Masha Allah part two amiira qurux ka dhig

  • @dinorealist1633
    @dinorealist1633 Рік тому +67

    honestly speaking Koko is not easy masha Allah tabarakallah

  • @Hajicaska
    @Hajicaska Рік тому +71

    ILahey cimri dheer iyo cafimad Ha KusiiiYo adiga aqrinaya qoralkan ❤❤

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Рік тому +1

    Koo Koo quruxey waa ku jeclahay xagee kaala Soo xiriiraa please isoo sheeg ❤❤

  • @MaxamedmustafeCabdi
    @MaxamedmustafeCabdi Рік тому +3

    Prank kusoosamee koko Asad intii iguraacsan like isaara

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Рік тому +1

    M.a alle hakuu kordhiyyo ganacsigag

  • @manamhajji6456
    @manamhajji6456 Рік тому +1

    Asad plz nolosha Malaysia video nooguso samey

  • @mohmmedtahliil-eu5qy
    @mohmmedtahliil-eu5qy Рік тому +2

    Koko allah Haku xafido keep going amazing sister❤❤❤

  • @MaxamedmustafeCabdi
    @MaxamedmustafeCabdi Рік тому

    Kaga intee kudagantahay Asad noosheeg intii iguraacsan like nosara

  • @NimcoMuhumed-cw4lq
    @NimcoMuhumed-cw4lq Рік тому +3

    mashallah ❤ noogu xijisii amiira qurux ishallah🥰🥰

  • @asmarashid3074
    @asmarashid3074 Рік тому +1

    Wll amiira ku xigsi plz 😢

  • @SalmaAdanabukar
    @SalmaAdanabukar 8 місяців тому +1

    Next adna

  • @raxmoabdi6341
    @raxmoabdi6341 Рік тому +13

    Keep going asad ❤😊

  • @Fowsiahassan
    @Fowsiahassan Рік тому +3

    Yeah of course Wan ku dagi lahaa 900$ an above first time waxay ku xiraynthy dhaqalahaga 🥰 tan kle Guriga allabtisa ay diyarsnthy Ayan dagi lahaa warer LA'aan waa LA naxaa🤣 salan sare wllkei
    Asad an koko next Amiira qurux I.a🥰

  • @umalkhayrumalkhayribro-lw4lu
    @umalkhayrumalkhayribro-lw4lu Рік тому +1

    Ala arimaheenu muxu hadl music galiyey 😂😂😂😂😂

  • @asmarashid3074
    @asmarashid3074 Рік тому

    Hadaad ujeedo magaca nabiga scw ❤ like saar

  • @DAARULKHEYR1234
    @DAARULKHEYR1234 Рік тому +541

    Caawey dadkii jeclaa nabi Muhammad scw ❤

  • @AminoAmino13
    @AminoAmino13 Рік тому +270

    2 year iney koko dagnato ugu tala gashay lacag wax ugu baxeyso $21,600 😮 wllked dartis oo jmcda u dhow u dory . Gabdha ilalsha wilalow❤❤❤

  • @AmranMustafe-n5t
    @AmranMustafe-n5t Рік тому +30

    Hadii aan ronta ka hadlo aniga 8 caruur ayan nahey waxan kujinaa 3 qol markii lagu daro hooyo &aabo 😢waxan dhibnaa 120. Dolr sas ay tahy qof ayaa naga bixiyo lknsa ani waxan jaclahy in aan ani lacgtaas aan dhiibo wax wlbo aan sameyo mr uun shaqo wn helaa insh Allh 😢

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 Рік тому +293

    Adi gurigaaga noogu soo sameey house tour inta ugu raacsan
    👇

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 8 місяців тому +43

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw ❤☝️🕋♥️

  • @xadiis24
    @xadiis24 Рік тому +786

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +279

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw😍😍😍😍

  • @UbaxMuxidiin-l1g
    @UbaxMuxidiin-l1g Рік тому +286

    Walaalayaal adduunka waa laga tagi doonaa ee Ilaah halaga cabsado, nebigana halagu saliyo scw. ❤😊

  • @saacidyare9194
    @saacidyare9194 Рік тому +14

    Laba qol oo jiiingad ah ayaan deganahy waan $60 alx illhey ayaana mahad iskaleh

  • @himilo101
    @himilo101 Рік тому +162

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +81

    Hal mar Ku sali Nabigeena Mohammed( ﷺ ) oo alle SW 10 jeer Magacaada ha xuso
    Asad Hagio🔥 👍

  • @guledrage8086
    @guledrage8086 Рік тому +39

    Maashallaah Asad waan ku salaamay waa Sxbkaa Guled oo kaa soo salaamaayo Australia 🇦🇺. Waa barnaamij qurux badan. Malaysia waa meel aad y qurux badan gaarahaan KL. Fadlan noo soo badi video noocaan ah ama quruxda KL dad badan baa xiiseenaya inay usoo dalxiisaan. Thanks brother 🤗

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Рік тому +334

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤ 📿🕋❤❤

  • @SumayoAbdullahi-sb1ui
    @SumayoAbdullahi-sb1ui Рік тому +15

    Labada Gabar San ugu jeclahay malesia koko and amiira Insha Allah mardhow malesia ayaan imaadayaa waxaan rajeynayaa inaad isoo dhaweysaan

  • @sabirinabdi688
    @sabirinabdi688 Рік тому +95

    Inta arimaheena house 🏠 rabto love ❤

  • @Najmo602
    @Najmo602 Рік тому +36

    Msha Allah waxa filayaa ineey family maalqabeen ah kaso jeedo alle ha ubarakeeyo ayaan leyahay intan heysana alle ha siiyo insha Allah ❤😊

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +28

    Mashaa Allah koko
    Guri qurux badan oo wanagsan, Alle ha idiin barakeeyo, Aamiin Aamiin❤❤

  • @xamdadhalgobeed7960
    @xamdadhalgobeed7960 Рік тому +143

    Alllh tobanka maalmood ee soosocda nabad hakugu gaadhsiyo khayrkodana hayna waafajiyo dhmntenba ❤

  • @Naamir03
    @Naamir03 Рік тому +5

    War haaye lacagtu ha ii danbayse, Gabadhan maxay ka shaqaysaa, Asadow Caawa dhan su'aashaas kaa sugaynay, Naga tag waqtigad naga ride⚠️

  • @abdirahmaan1233
    @abdirahmaan1233 Рік тому +52

    Waan idin salaamay dadkii duhurkii hurdada lagu qasbi jiray😢😅✋

    • @abdirizakmohamedabdinur5134
      @abdirizakmohamedabdinur5134 Рік тому +1

      Waa kaa qaaday✋😂😂

    • @deeqamohamed3695
      @deeqamohamed3695 Рік тому +1

      Wakaqaday gawadii iguqasbi jirte weyjogta ilahey hanodeesto walashey mcn ❤😂lkni markas adunkan ogunici jire😅😮

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +3

    Qofna wax uu cuno ayuu heysan
    Qofna inta xoolo helay ayuu hadana ku faano
    Wa addunyo qiima beeshay!!!!

    • @abdrihman19
      @abdrihman19 Рік тому

      Waa lashaqatstaa kufaan hadaad rabto

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +256

    Koko' s House 🏠 Amazing Masha Allah Queen Keep going ❤️

  • @Black_wolf159
    @Black_wolf159 Рік тому +11

    Mashallah shaqada ilaahay ha u barakeyo koko iyo inti muslim ah o shaqo haysata xalaala. Farxad ku nolow🫶🏾

  • @munabarre6738
    @munabarre6738 Рік тому +67

    Inta rabta CEYDA inuu next noqdo ismuujiya😅👌

  • @Abuujeylaani43
    @Abuujeylaani43 Рік тому +24

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤

  • @mariamanka4687
    @mariamanka4687 Рік тому +63

    mahadsanid asad mida xigto amiro qurux kaso dhig ya ila qabo fikirkas

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Рік тому +15

    Mashaallah tabarakaallah walalkey Asad Hormar wacaan wll qalii guuleyso wll qalbi wanagasan so qabo wll king ceyda cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suban Allah idin siiyo aamiin aamiin 🤲🤲team 27 Allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹💯💯👍

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 Рік тому +100

    Maansha allaah gabar markee waxbarato waa iska sidaan waa iney kugu daydaan gabdhaha kale keep going sister❤❤❤

    • @daniaali8716
      @daniaali8716 Рік тому +3

      Yeah been maaha 😊

    • @NajiibCrpio-dj5nx
      @NajiibCrpio-dj5nx Рік тому

      Lkn somalia waxba meysan ka baran😂😂

    • @kamaalhasan1229
      @kamaalhasan1229 Рік тому +4

      Kuma xeran which country AA Ku study greyneysidee waa adiga iyo dadaalkaga io foonista hamigaga ❤ kaliya adiga wax is bari Karo mise dalka joog ama dalka baranka joog

  • @ahmedibrahim1318
    @ahmedibrahim1318 Рік тому +6

    Hadii koko guriga ay ku degan tahay $900 bishii
    Meherkedu muxu noqonaya tolow koko isn't easy 😅😅

  • @apdinaasirahmett9232
    @apdinaasirahmett9232 Рік тому +39

    Asad Ammiira qurux pranki ku soo samee adigoo ku odhanaya aan is guursano Waxaan rajeynayaa inaad fikirkayaa igu aqbilo doonto🙏

    • @cabbaneofficial9702
      @cabbaneofficial9702 Рік тому +5

      Amiira hadey Comentiga aragto ka warn wixiba sow ma oganyso😂

  • @fathiacabdi
    @fathiacabdi Рік тому +54

    No subtitles how am I supposed to understand their content? Not to forget that koko is my favorite 😍

    • @Amanijamac
      @Amanijamac Рік тому +11

      learn somali simple😊, it’s all about visiting Koko’s new apartment/house in somali, she preferred furnished since she works and can’t hunt for furnitures, the rent is $900 dollars, nor specified if that was malaysian or usd, but kinda sounds like it’s USD to me, Koko mentioned she is in malaysia for 11 yrs, she lived on of the apartment complex that was shown on the screen for 4 yrs and another one for 3-4 yrs, she said her plan for living in this house/apartment if for 2 yrs be if she finds something better she will move on 🥰 her current home is 3 bedroom, one is for her, one for her brother hassan one for their office, and bathroom, i think asad mentioned 2 bathrooms but i didn’t hear when she said it has 2 bathrooms, he asked the most expensive apartment complex/home she loved and the rent? she said it was $1200 i think their rent cost was in USD based on my somali understanding 😀she has a lot of books some still in a box but the ones in the living room shelf was in no particular choice it’s just stories and something that she can pick quickly, she said her choice for choosing a place is based on 1. the amenities like gym, swimming pool, playground etc since you might be bored staying home 2. close to the locations she is interested going
      that is all i can remember hehe hope that helps

    • @fathiacabdi
      @fathiacabdi Рік тому +10

      @@Amanijamac mahadsanid walal, just because I said i didn’t understand them, it doesn’t mean I don’t know somali language, alhamdullilah luuqadeyda waan aqaana iyo inka badan but ciilada waa maqal la’anta some of us are deaf who wants to be part of our society but that same society we want to part of doesn’t acknowledge us, it’s a sad reality
      Thank you once again for interpreting everything 😊

    • @omrklnn1749
      @omrklnn1749 Рік тому +2

      @@fathiacabdi oh sorry wll sabar i.a

    • @radybwoy7548
      @radybwoy7548 Рік тому +1

      ​@@fathiacabdifunny atahy wa lahay😂😂

    • @fathiacabdi
      @fathiacabdi Рік тому +1

      @@radybwoy7548 ado kale aya no badan wlh ilahay haku wanajiyo

  • @zakariyeahmedothmaan-vm2rb
    @zakariyeahmedothmaan-vm2rb Рік тому +42

    team 27 is not eazy Asad hagio guul baan ku rajeen 🦁🙋‍♂️

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Рік тому +11

    Masha allh koko nolshada allh haku qurxiyo anigo guri fartuun happy cml ayaa dagi lahy sababto ah lacgta iga badto maskiin ayaa si lahy mafhmty si aa aqiro ugu shaqysto allh hano rumeyo riyadeena aamiin aamiin yarbi

  • @ciisejk
    @ciisejk Рік тому +51

    Allah is one ❤قل هو الله أحد ❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +22

    Asad hagio
    Cafimad iyo farxad waarta
    Aamiin Aamiin yaa Allah❤

  • @MUSCABINHO
    @MUSCABINHO Рік тому +42

    Allaahumma salli ‘ala Muhammad;
    Wa-ala aali Muhammad;
    Kama sal'layta ala-Ibraaheem;
    Wa-ala aali Ibraaheem;
    Innaka hamee dum-majeed

  • @yusraibnumoha8524
    @yusraibnumoha8524 Рік тому +12

    Masha allah koko waa gabar wxbarty hadana shaqaysato alle haku xafido abaayo👸🏻❤️❤️❤️

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 Рік тому +82

    MashaAllah naag nool, interview ka qaad Koko waxay soo baratay iyo waxay ku shaqeyso haday macquul tahay

    • @sarrenhagi1549
      @sarrenhagi1549 Рік тому +5

      Ceeb waye lacagte ku sheqeyso inlawaydiyo I am sorry waa ka amusi waye

    • @marceloverro711
      @marceloverro711 Рік тому +2

      @@sarrenhagi1549 Naag Weyeh Nin Maha Inoo Waydiiya MushaHaRka 😂

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 Рік тому +4

      ​@@marceloverro711 naagta mxa lo weydin mushaharkeda idinka hda diiden anaga neh wn idinka daranahay no weydiis😂

    • @peacenharmony2034
      @peacenharmony2034 Рік тому +1

      @@sarrenhagi1549 waxaan ka waday shaqadeeda not mushaharka

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Рік тому +12

    Koko waxay unooshahay sidii boqortooyadii ❤masha allh weyshidantahay noloshada ku bashal sxb ❤❤❤

  • @heifaabdinasir
    @heifaabdinasir Рік тому +18

    Horta guri qaali iyo raqiis kumn firiyen muhiimda wa ina ku qanca mesha dagnhy iyo inu icajabgaliyo 👸🏻✨️team 27 asal ayn ahy Wana idinku xeranhy horey usocda guul bdn idin rajeyn✨️🤌✍️✍️✍️

  • @YusufHassan-nn4nz
    @YusufHassan-nn4nz Рік тому +16

    Masha Allah Koko’s House 🏠..is Amazing 🤩

  • @adnahassanfarah
    @adnahassanfarah Рік тому +18

    Ani baqiila ahay Guri Kiro qaali ah inta ka bixin laha Alaab qaali ah aya dhigana Wexeyga ha ii qurxanadan 😂😂😂

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 Рік тому +2

    Shaqa aan shaqadaadii ahayn baad haysaa asadaw
    Kusoo laaabo shaqadaadi sxb

    • @rahmohasan
      @rahmohasan Рік тому +2

      😂wax igu fikira adaan Kama arkay😂 mxa naga galay qof gurigiiza io nolozhiiza qaaska ah😂

    • @ridwanmohamud5134
      @ridwanmohamud5134 Рік тому +1

      @@rahmohasan dee waxyaalahaa waan ka xanaaqa wlhi aniguba
      Weligay kama sheekayn qof aduunkiisa iyo noloshiisa ma baadh badho
      Qofta wuxu haysto alle haysiyaadiyo kuwaan haysan alle wax khyr qaba hasiiyo

  • @filsanabdixakiinjamacjamac4737
    @filsanabdixakiinjamacjamac4737 Рік тому +13

    0:17 walal asad wan ku jeclahy sidar ale ah waxan kuriyoday adigoo socda ane aan kula kulmayo Rabiyow rumey riyadaas❤

  • @miskiabdirixman5410
    @miskiabdirixman5410 Рік тому +4

    AMiiro The House Next🥲🦋

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi Рік тому +14

    Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maanjr9570
    @maanjr9570 Рік тому +3

    Wxaan aahy 20 jir ka adak bir 1 dollar 💰 wato Yaa igu qadhani 😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉😂😂😂😂

  • @ahmedcadaawe9812
    @ahmedcadaawe9812 Рік тому +10

    Wll waa iga codsi melaha hesaha ku jiraan nebiga scw wll ha keenina xabiibkeena sharaf aan u hayno xabiibkeena muhamed

  • @Amanijamac
    @Amanijamac Рік тому +77

    For those who asked the english:
    the Vlog is all about visiting Koko’s new apartment/home,
    she preferred furnished since she works and can’t hunt for furnitures, the rent is $900 dollars, not specified if that was malaysian or usd, but kinda sounds like it’s USD to me, Koko mentioned she is in malaysia for 11 yrs, she lived on one of the apartment complex that was shown on the screen for 4 yrs and another one for 3-4 yrs, and another 2 places, she said her plan for living in this house/apartment if for 2 yrs but if she finds something better she will move on 🥰 her current home is 3 bedroom, one is for her, one for her brother hassan one for their office, and bathroom, i think asad mentioned 2 bathrooms but i didn’t hear when she said it has 2 bathrooms, he asked the most expensive apartment complex/home she lived and the rent? she said it was $1200 i think their rent cost was in USD based on my somali understanding 😀she has a lot of books some still in a box but the ones in the living room shelf was in no particular choice it’s just stories and something that she can pick quickly, she said her choice for choosing a place is based on 1. the amenities like gym, swimming pool, playground etc since you might be bored staying home 2. close to the locations she is interested going to and from,
    that is all i can remember hehe hope that helps
    ❤Lots of Love KOKo and Asad Hagio ❤❤❤❤

    • @shuaip_mohed
      @shuaip_mohed Рік тому +7

      i think u forget 2 things that was the main important thing she chooses this apartment , it's so close hassan's university and the place that she works

    • @munira7854
      @munira7854 Рік тому

      Thanks now I understand it better

    • @Amanijamac
      @Amanijamac Рік тому

      mahadsanid walaal

    • @11naa44
      @11naa44 Рік тому

      What does she do for work ?

    • @shuaip_mohed
      @shuaip_mohed Рік тому

      @@munira7854 who knows

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 Рік тому +70

    Masha’Allah she is leaving luxury life. May God bless her work

  • @Yasin.Hassan.Mohamed
    @Yasin.Hassan.Mohamed Рік тому +1

    11 sano ayay joogtaa guriga ugu badnay waxay daganayad 4 sano kiradiisuuna waa 1200 bal waa imisa 4 tii sano kharashka ku baxayya ?
    Halkii sano waa 14,400 bal 4 sano waa meeqa ,
    14,400×11= 158,400 bal qiyaas dalkeena hadday ku bixi lahyd lacagtaas ?
    7 sano se ee soo hadhay waa meeqo kun oo dollars ?

    • @Yasin.Hassan.Mohamed
      @Yasin.Hassan.Mohamed Рік тому

      Lakin dalka hadi aay jokta lacgtas balse waxaase xaqiiq ah Koko ma sameyn leheyn hadii ay dalka Joogi laheud sawabtoo ah Dalka ma la han wax shaqonoo xisaad qofka ugu raaxeysan karo mise ku bixin karo qarash intaa la eg, marka hadii aay ka shaqeysaneyso Malaysia wa qasab in kiro aay dagnaato intaa in ka badanna ay bixiso. Ee walshey Guuleyso Alle caafimaad kaaga hakuu ziyaadsho🤲🤲

  • @aarshecilmi2819
    @aarshecilmi2819 Рік тому +38

    Koko isn't easy 😂

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Рік тому +6

    Maliasia umma soo socodo jamacad ka dhigo aan islaha lkn arimo owgood i quick sxp 900$ 1bil. U unbliveple. Wllbi kama bixikarro ilahay faraj khayr qabbo ha noo furro aamiin❤❤

    • @mudanhassan6339
      @mudanhassan6339 Рік тому +1

      Wll waligaa waxad UA-cam ka Aragtay ha Aminin Malaysia Anaa ku noolan jiray 8 sano oo kamil ah somalidu wax bay buun buuniyan isku day inaad wareysato Ardey wax ku sobartey Malaysia ama hada ku nool

    • @CabdiMalikyare1
      @CabdiMalikyare1 Рік тому

      ​@@mudanhassan6339ok

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films Рік тому +10

    Garab igu si inaan noqdo youtubr wll muqalka aan soo dhigay so dawo hadu ku qanciyey waxke iisaar 😞😞😞😞❤️‍🩹

  • @abduqadirmohamed7662
    @abduqadirmohamed7662 Рік тому +1

    Waar asadow nimcadaas dadka ka qarsada yaah waxajira maanta dad aan awoodin ineey iska bixiyaan kirada guuriga oo bilaa badan kiradooda lagu leeyahay marka ilaheey umahad celiya

  • @nimcoaxmed9308
    @nimcoaxmed9308 Рік тому +25

    Ilahayow adiga oo cagahagu ku socda itus oo wheelchair ka kacay ilahay ayan ku baryayaa yaa rabii iga aqbal 🤲

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910

    inta jiifka ku daawaneys veidogan rag 👨& dumar 👩waan salamayaa
    waxba repaly ha isoo galin 🎉😅🎉

  • @razakovicglobalmedia6773
    @razakovicglobalmedia6773 Рік тому +11

    Koko My Gwal❤ . Challenge Eyy Kujirin Maba Firsado . Team 27❤

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Рік тому +30

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️👈🏻

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 Рік тому +1

    Wadan mesha mayaline wadan dadow baa kaxooti sidan ugu nahay

  • @najmosuusan3357
    @najmosuusan3357 Рік тому +15

    Guriga koko caadi maaha ❤❤😂😂😂

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Рік тому +5

    Wow koko walhi way idhiiri Gali saa plz noosoo badi barmaamijyadan midi labaad koko wax ay baraty time ay shaqaysaa waan jacelaaan lahyn inaa noosoo duubto Thnkz you ❤

  • @cumer_bigfa
    @cumer_bigfa Рік тому +216

    the best person ever the most knowled geable and the most shine All Alaah created is prophet scw 🧠❤😢

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Рік тому +37

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱.

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Рік тому +6

    Masha allh asad xajiyow allh haku bargeyo koko maskiiney waa jecelhy allh haku xafido ayda iyo walalkeet meshe jogan farxd ku nolada no so qawo ceyda

  • @FaisaFaisa-h4w
    @FaisaFaisa-h4w Рік тому +12

    Kusali nabigeena muxamad scw scw scw❤❤❤❤

  • @Salman-ti6jm
    @Salman-ti6jm Рік тому +10

    Wow KOKO she is my Favorite Gwl i really like the way she is Acting Alwyz camon my gwl u really Deserved to live that house ❤🎉

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Рік тому +6

    3qol 900dlr ka soo yaaca anaga 4 qol 130 dlr ayaanu ku degenahay malaysiya xaal qaado😮😮😮

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Рік тому +5

    Europa ano jooga xata 500 xata guri kuma dagin yaab yaabkiis can say mansha allah sister 🎉❤

  • @XamdiMuqtar-e3w
    @XamdiMuqtar-e3w Рік тому +9

    Next time is foosiya because waligiid lamarken gurigiida❤❤❤

  • @Xati-ve3tg
    @Xati-ve3tg Рік тому +3

    Malaysia way dhul gariir badan tahaye xaa kor kaas Ku saarey koko shimbir matihidee abaayo 😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +20

    Keeps goings my brothers and sisters asad hajio and koko another's levels home's 💯💪👍❤

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 7 місяців тому +2

    I don’t believe it for $ 900 dollars 😂😂😂😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +12

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @abdelrahimabdalla3309
    @abdelrahimabdalla3309 Рік тому +7

    900$ waa iska normal lkn waxa u fiican koko Guri macqul ah lacagta aya ku badan guryaha see u kala qaalsan yihiin aye u kala fiicanyihiin magalada aan daganahay Selangor waa 4 qol iyo labo musqul meel lugu cayaaro meel lugu qubeysto baraak ayu leeyahay o kaligeey isticmalayo waxaana ku daganahay 1536$dollar maleysia is not easy 😷😷😷😜😜😜

    • @caashocali3053
      @caashocali3053 Рік тому +1

      msh alaah ilhey haku barakeyo anaga alaha nasiiyo jiingad daganahy

    • @abdelrahimabdalla3309
      @abdelrahimabdalla3309 Рік тому

      @@caashocali3053 thanks walashay mcn Amiin insha allh waa laga bixidona

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Рік тому

      ​@@caashocali3053 😢😢 ilaahay waxa ugu fican haku siiyo aduun iyo aakhiraba walaashay

    • @caashocali3053
      @caashocali3053 Рік тому

      @@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 dhib mlhn waxwalbo cfimdka kamuhiimsan alx

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 Рік тому +15

    The best Somali UA-camr who wins all team 27 I love you team 27

  • @hudaahmed4639
    @hudaahmed4639 Рік тому +2

    Asad Beryahan wuxu bartay inuu rap ku bilabo😂

  • @najmoladan
    @najmoladan Рік тому +6

    King ceyda soo qabo asad
    Inta rabtid inaa ceyda lasoo qabto like 🥰🥰🥰🥰

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +7

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @hodoosman9602
    @hodoosman9602 Рік тому +7

    amiira qurux house tour plz

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Рік тому +6

    Koko cadey waa gawar aad iyo aad u qalbi wanagsan nxt soqawo Big legend iamk 👌❤️