SAXAAF WALAALKIISA OO SUSU SOO DOONTAY AROOS ||PRANK SUSU QURUX ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 313

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  Рік тому +102

    Vedio gan soo daawo ua-cam.com/video/CiGx-SqMUzI/v-deo.html

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 Рік тому +51

    Qofki ugu horeeyey AAN KUSALUNO
    NABI MAHAMED SCW

  • @sohanahmedibrahim9613
    @sohanahmedibrahim9613 Рік тому +70

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭

  • @faatimamursal3691
    @faatimamursal3691 Рік тому +283

    Inta Aroska neceb soraca🖐😂😂😂😂

  • @IbtisaamApdalla-mo9sd
    @IbtisaamApdalla-mo9sd Рік тому +18

    Adoonka waxan ugunecbahy in liiarooso lakiin waxaan jeclhy in arooskale aado hhh inta arooska Neceb ismoojiya like Sara 😭😃❤️😘

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Рік тому +34

    Ilmo qaloocan aa kasoo dhex baxaayo😂😂😂Sumaya she's funny

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +72

    Ramadaanka Allaha nagu gaar Siyo cafimaad iyo cumri Dheer oo Cibaado suuban inshaallah amin Ha ka tagin ❤❤❤❤

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Рік тому +57

    😂😂😂😂😂Wlhi Susu Waxay I soo xasusisay Wagan yara oo kale Nin diid aan cadi aheyn waaye gabdha ha loo dhafo ha bashaashee👌👍👍 beautiful family ❤allaha idin xifdiyo Adna hooyo mcn nagu salan Ayaantan wey noo goysaye Manshallah 🙏 keep ging dear🧡

  • @khadiijoosmaan1999
    @khadiijoosmaan1999 Рік тому +28

    Waligiis yaanles dhexgalin ilmo qaloocan kasobaxaayo kulahaa suusu midkiinta dhulka lagasheen wlhi 😂😂😂😂😂

  • @asmaseadmss_jungkook9796
    @asmaseadmss_jungkook9796 Рік тому +29

    Adnaay Allan kugu dharshe susu iyo fatma prankeda soo badih

  • @MEERa_Abdallah
    @MEERa_Abdallah Рік тому +67

    Wallahi wan sugaye susu oo prank laguna sameyo😂💗... fatma ku so xiji plz😩❤️‍🩹

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Рік тому +20

    Keeg going sister Adna channel ❤❤❤❤

  • @bushro4474
    @bushro4474 Рік тому +15

    Naayaa amiiro gabdhahaa jugta kadaa balyo gacan wayn😂😂

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 Рік тому +9

    Gabadha daaya guur yey ku deg degin, wax ha barato

  • @mahatibrahimadan7588
    @mahatibrahimadan7588 Рік тому +7

    Gabadhaan go'aanka adag malaha waxaa jira nin ay jeceshahay oo aan lala ogayn balanta ayeey adkaynaysaa marka waa fariid.

  • @boqordakaftanka1603
    @boqordakaftanka1603 Рік тому +18

    Hhhhh ilma qaloocn aakasoo baxayo kulahaa🤣🤣🤣😂

  • @wr34419
    @wr34419 Рік тому +9

    I like her reaction keep going

  • @kalidhassen4721
    @kalidhassen4721 Рік тому +47

    That, I suppose, is an example of a human rights violation. Shows how a family forces their daughter to marry a man without knowing anything about his background. Wishing you all luck. Please take this as an example rather than personally.

    • @greasy1502
      @greasy1502 Рік тому

      Chill nigga😂 acting like woke farah blm

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Рік тому +3

      Exactly the force marriage is bad

    • @caaqilkakampala1448
      @caaqilkakampala1448 Рік тому +1

      Ma adigoo nin Rag ah ayaa sida feminist u hadleesa la qaniisba tahay 😂😂😂

    • @dhudiyeey
      @dhudiyeey Рік тому +1

      @@caaqilkakampala1448 micnaha hdi xuquuqda gabdhaha laga hadlo oo ladhaho yaan laqasbin gabdhaha qan**s layahy miyaa?

    • @xamsekombitar6436
      @xamsekombitar6436 Рік тому

      @@caaqilkakampala1448 war waan ka yaabay human rights kulaha😂😂

  • @qalbiuroonizmail2495
    @qalbiuroonizmail2495 Рік тому +13

    Inti jifk kudawati like sara

  • @Qalanjosadee
    @Qalanjosadee Рік тому +22

    Wlhi 😂waan qoslaay ano xanaqsaan adawadaay ❤i love you guys

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +14

    Keep going Adna mid ma tihid 😂😂sorry susu miskiin weeye

  • @zaamiyafuaad293
    @zaamiyafuaad293 Рік тому +5

    Miskinta sumaya wadka gashaten lkn Amiira qurux dhibadana😂😂

  • @sumeyashariff3605
    @sumeyashariff3605 Рік тому +3

    Amira funny waaye😂😂😂😂😂😂”qolkan cariri baa kabexeee” kulaxa🤣🤣🤣💔

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 Рік тому +11

    Hhhh I love ❤ 😍 pranks wIIhi adna iyo saxaaf mashaallaha mashaallah ❤ 😍 ♥ 💖 💕 💙 ❤ 😍 ♥ 💖 💕

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 Рік тому +12

    Amiiro dhibley gabadha dhaaf 😂😂😂😭😭😂

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 Рік тому +10

    quruxleeydan anaaba jaclaaday run run lee maigu dartaano famali aan taageero aad tihiina

    • @zakiashire9759
      @zakiashire9759 Рік тому

      Ani iyo adi nh 😂

    • @salahmoalim2664
      @salahmoalim2664 Рік тому

      zakariya saaxiib bal waran maxaad heey saa bal warka keen hee

    • @zakiashire9759
      @zakiashire9759 Рік тому

      Zakia dheh I am gril 😂

    • @salahmoalim2664
      @salahmoalim2664 Рік тому

      sorry me sist haye iiwaran hee maxaa cusub dhankaada zakia waan ku soo dha weey nayaa

    • @ramla-kf49db3h
      @ramla-kf49db3h 6 місяців тому

      ​@@salahmoalim2664 maxa shukansigan gaabagaabeyda ag 😅

  • @sharmarkeabdi-rk3nm
    @sharmarkeabdi-rk3nm Рік тому +10

    Amiira dhibley wayo😂😂😂😂

  • @almubarakherbal7067
    @almubarakherbal7067 Рік тому +4

    Wa lugu tuma hog lughu jidaa kulaha amira 😂😂😂😂😂

  • @guledibrahim7571
    @guledibrahim7571 Рік тому +18

    Hhhh I love this prank wlhi and Amira is so funny 😂 😂😂😂😅

  • @Aishamaxamed-s8r
    @Aishamaxamed-s8r Рік тому +1

    Walaahi sumayo pranksi yaasheeda waa cec lahay noo soo bade plz😊

  • @queenlast9867
    @queenlast9867 Рік тому +5

    Marabi marabi waa diide 🤣🤣🤣sumyo funny aa tahy wlhie🤣🤣🤣🤣

  • @jawaahirhassan4290
    @jawaahirhassan4290 Рік тому +3

    asc abyo fidiyoga dadka ajnabiga ku sameeynseysi xijaabka kusoo celi please 🥰🥺🙈

  • @Cumarfaruuqcabdi
    @Cumarfaruuqcabdi Рік тому +1

    Adna io amiira umad ma ahan wallahi😂😂😂😂😂😂colosha ixanuunty wallahi

  • @xafsakiin1096
    @xafsakiin1096 Рік тому +2

    Owal miyaa gabar haa dhihi laheed😅😅

  • @nimcadheeman
    @nimcadheeman 5 місяців тому +1

    Amiira mid maha guri weyna dagi kulaha😂😂

  • @lakisaed6784
    @lakisaed6784 Рік тому +13

    Way ogtahy inuu prank yahy sababto ah camerada bay aad ufiirfiirin teda kle marada bay celceshan 🤣

    • @siman_mohamad
      @siman_mohamad Рік тому

      Xata mecrofan e wadtaa e somali ma amine🤣

    • @suldaantimacade8338
      @suldaantimacade8338 Рік тому

      Haa walahe camerada albaabka ay talaa waa fahane ee waa maawelis

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +10

    Waa iga qoslisay hooyo calwiyo waaba is dhaqday 😂😅😅

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 Рік тому +4

    Ilmo qalucan kasoo dhex baxaayo kulahaa 😂😂😂😭😭😭😂

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 Рік тому +14

    Adna dhib badana arooska Barako waaye kulaha 😁😁😁😁

  • @ifrahhassan2511
    @ifrahhassan2511 8 місяців тому +1

    Ani Amiiro le igu daran abshir kulhaa😂😂😂

  • @awad1816
    @awad1816 11 місяців тому +2

    Masha Allah beautiful family ❤❤❤

  • @Shacniqurx
    @Shacniqurx 8 місяців тому +1

    Family ka qosl badn ma arg 😂😂😂😂

  • @gawarwardey4932
    @gawarwardey4932 Рік тому +4

    Prankigan run ayu iskubadali doona inta ilaa og

  • @karimaaomar
    @karimaaomar Рік тому +32

    Ilmo qaloocan!! Sumaya she’s funny 😆❤️

  • @ibrahimshidane2755
    @ibrahimshidane2755 Рік тому +4

    Qofke ugu horeeryay oo daawo ❤

  • @maryanlibaan1774
    @maryanlibaan1774 Рік тому +4

    Ilmo qaloocan aa kasoo baxaayo kulahaa 🤣suusu🤣 funny😅😅

  • @bushramohamed9297
    @bushramohamed9297 Рік тому +6

    Ilmo qaloocana so baxayo kulaha 😂😭😂

  • @sahronuur7234
    @sahronuur7234 Рік тому +7

    Wlhi amiira funny m.a FS wllalha qurux

  • @kiinniini8437
    @kiinniini8437 Рік тому +2

    Amira dhibleey waaye

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +8

    Qof aan prank kigaan ka helin like ma saari karo ❤️😂🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @nimcocali3748
    @nimcocali3748 Рік тому +1

    Amiiro fani waye wllhi

  • @anasmacalinabuukar1251
    @anasmacalinabuukar1251 Рік тому +6

    Fatma kusoo xiji 🥺 please 🙏

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 Рік тому +9

    Adna umadeena ma ahan kulaha Halahaan maxa suugoosaa 😂😂😂😂

  • @hindanour8832
    @hindanour8832 Рік тому +1

    Amira qosol caadiya waye🤣🤣🤣🤣

  • @sahroadam5570
    @sahroadam5570 Рік тому +8

    Amiiro dhibley🤣

  • @halish751
    @halish751 Рік тому +1

    Xog kulahaa amiiro Dhib badanidaa😂😂😂😂😂

  • @naciimomuxudiin3460
    @naciimomuxudiin3460 Рік тому +4

    ilma qaloocan soo baxa kulaha😹😂

  • @aaminomaxamed5927
    @aaminomaxamed5927 Рік тому +1

    😂😂😂😂amiro dhib badana qolkan yariskaaka bexe qolwena deegee kulaha

  • @zupeirgeming4348
    @zupeirgeming4348 Рік тому +1

    Gabadha iidaya Anaa isugaysaye😂

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Рік тому +7

    🤣🤣🤣🤣🤣😂 susu Funny waaye

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Mashaa Allha adna abyo mcn faduma ku samey prank please 🙏

  • @safamaxamed273
    @safamaxamed273 Рік тому +11

    Prank dadkan halaga barto🥰😅

  • @somalihennachannel4357
    @somalihennachannel4357 4 місяці тому

    Amiro waa ruufiyaan 😂 oo funny ah

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Рік тому +3

    Masha allah family aan jeclhy hore usocod wngsn❤

  • @Sabuujatulux
    @Sabuujatulux 2 місяці тому

    Amiira hadii walashay ahaan laheed hadaba way thee jogtay iga qasilaheed ar amiiradeena dhib badanaa

  • @asiilosiidow2413
    @asiilosiidow2413 Рік тому

    Amiira gacantaa kaa horeesaa beh wllhi wlasha we dulqad bdnthy ani hadan ahan lahay mid kdrana kuu galin lahaay😁😂😂😂😂😂😁🤣🤣😁😁

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 Рік тому +2

    Ma rabi😆

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 Рік тому +2

    AMIIRA IYO ADNA CADI MATIHIIN GAWADHA KA LIXDA

  • @ladanhussein3812
    @ladanhussein3812 Рік тому +5

    Zuzuu fariid 😂

  • @farahmohamoud6417
    @farahmohamoud6417 Рік тому +1

    adna naag walann😂😂😮

  • @Aawa497
    @Aawa497 Рік тому +1

    Amiira gacan ka hadal taqanaa ileyn🤣🤣🤣

  • @Somaligirl25
    @Somaligirl25 Рік тому +1

    Ala meqa mre saan igu dhacday weli run 😫

  • @marwoismacil8199
    @marwoismacil8199 Рік тому +3

    Amiino kadaa gawadha faraciyaarka

  • @nasromuqtaar-gt7qv
    @nasromuqtaar-gt7qv Рік тому +5

    Wllka naqso kulahaa😂😂😂

  • @mulkibishar3305
    @mulkibishar3305 Рік тому +2

    Amira kulha abshira 😂😂

  • @salmomahamedhusein1604
    @salmomahamedhusein1604 Рік тому +1

    Sumayo waa nin neceb socda miskinta nafta yar nin ma qadi kadhe amanka siya adna😂😂

  • @somalihennachannel4357
    @somalihennachannel4357 4 місяці тому

    Waa ooylahy hadday labadan walaalo i ahaayeen 😭😭

  • @MuslimahTiktok
    @MuslimahTiktok Рік тому +2

    Allahumma barik feek.

  • @craxmaanmustafa529
    @craxmaanmustafa529 Рік тому +32

    Hhhh I love pranks wllhi

  • @fatmaandruwaya6908
    @fatmaandruwaya6908 Рік тому +1

    Abayo adno gaabrtaan ka leexda markisto ninaa laguugu daraa lee maa ku jireesiin inkastoo prank tahay hadane ka dhaafa abyo 🥺

  • @wardabaawazir627
    @wardabaawazir627 Рік тому +2

    Maskiin susuu Mr wliba ayada le miya prnka lgu sameynaa miina kuso sameya

  • @MariahGurey
    @MariahGurey 9 місяців тому

    Susu funny weye walahi ilmo qalocana kaso baxa ku lahaaa😂😂😂😂😅😅😅

  • @MohamedAli-mo3ru
    @MohamedAli-mo3ru Рік тому +3

    Hhhhh halgu Daro saxaf wlkiis 🤣🤣

  • @sayid5352
    @sayid5352 Рік тому

    adna dumashi.gabadha iidaya ana jecel anana gursanaye insh alah

  • @ayaanizmaciil3326
    @ayaanizmaciil3326 Рік тому +1

    FadNa ku sooo sameee

  • @anisaahmed1747
    @anisaahmed1747 Рік тому +1

    All amiir dulmi bdn wlagu jiid kuallah to gurig ijogt caml waye kkkkk

  • @apdirahmanmahamed4911
    @apdirahmanmahamed4911 Рік тому +1

    Amiiro mucjiso gabarta ka leexo

  • @aishdaud-xm8xo
    @aishdaud-xm8xo Рік тому

    Wah family ga dhan wada eeeeeee eeee

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Рік тому +1

    Adna gabadha ha murjinina ka daaya waxeysan rabin barankiga ka daaya

  • @maalikibnumaalikmaalik6329
    @maalikibnumaalikmaalik6329 Рік тому +1

    Amiiro waa funny wlhi

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Рік тому +5

    Qof prank lagu samenayo o micraphone ugu jiro ku socda hee wani wataa

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Рік тому

    MashaAllah xabibti

  • @NasteexoDaauud-o7e
    @NasteexoDaauud-o7e 6 місяців тому +1

    Only like

  • @BatuuloJeylani
    @BatuuloJeylani Місяць тому

    amiira 😊

  • @SAYNABAbdirashiid-iv9kc
    @SAYNABAbdirashiid-iv9kc 6 місяців тому

    Horta cimran maxasulwelada kudhagan uxira uf

  • @MohamedAli-mo3ru
    @MohamedAli-mo3ru Рік тому

    M.asha alaah FAMil is wato

  • @asmamustaphe4132
    @asmamustaphe4132 Рік тому +10

    Wali ma waxa jira dad prank yada dawada 😂😂

  • @alishaaaqurx6742
    @alishaaaqurx6742 Рік тому +4

    8:34 fake prnk😂

  • @TeamSamia27
    @TeamSamia27 Місяць тому +1

    Lamo ka lamo abaa😂😂😂

  • @axmedosmaan566
    @axmedosmaan566 Рік тому +1

    fadma baranki kusosameey