MAXAMED MAAME - HABLIHII DURIYADA OFFICIAL VIDEO 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Ereyada- Sidiiq Jiir
    Laxanaka- Maame
    Music - Furinle
    Camera- Haashi mahdi & Yonez crown
    Directed & Edited -Yonezcrown
    Production - Afro Furinle Waqal
    Action -Gobaad Baarcad & Awo Shacni

КОМЕНТАРІ • 364

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio  6 місяців тому +201

    Gob damiirku hagayaay,
    Diinta ruux ku ababtaay,
    Tusaalaha Dadnimadaay,
    Dugsi dhiga jacaylkaay.
    Sharaftii dalkaygiyo,
    Hablihii duriyadaay,
    Diwaanka quruxdiyo,
    Duntii reer Hargaysaay.
    *******
    Dumarkii jannada oo,
    Ifka dunida kaligeed,
    Dalxiis loo yar keenoo,
    Daanshood ku joogtaay,
    Yaa ku daawad oo qudha!
    Dirka dhaqan wanaagaay,
    Daalo ubax ku yaalaay,
    Dayax bixiya nuurkaay,
    Iskii dahab widhwidhayaay.
    Degmadaad ku dhalatiyo,
    Waxaad dunida dheer tahay,
    Deegaanka bilicda leh,
    Duntii reer hargaysaay.

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 6 місяців тому +99

    Halkan waxaan ka salaamaya Hablahaygii reer sheikh isaaq Ee quruxda badnaa waxaan idiin leeyahy Nolooda waligiin inader❤

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 6 місяців тому +29

    Duntii reer Hargeysay❤️❤️ Sharaftii duriyadaay ♥️ eeshcala Naag rer hargeisa markadtahy heestu macaana🫶🏻❤️😂

    • @user-qv4gz7zk5n
      @user-qv4gz7zk5n 6 місяців тому +1

      Haa wallah walal big love my 💚🤍❤️

  • @fatimahabdul4329
    @fatimahabdul4329 6 місяців тому +37

    Billion likes. Hablaha reer hargeisa iyo duriyada iis muujiyaa

  • @irshaadtj7828
    @irshaadtj7828 6 місяців тому +57

    Rer Hargeisa gobonimo from ciyaal xamar❤

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 6 місяців тому +72

    Please meeshaan kadaayo magaca qiimaha bdn ee nabiga Salalahu calayhi wasalam 😢😢😢

  • @MuxiyodiinYuusuf-ld5hb
    @MuxiyodiinYuusuf-ld5hb 6 місяців тому +38

    Wllo ku Sali Nabi mohamed

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 6 місяців тому +30

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏

  • @ikrofaiz6638
    @ikrofaiz6638 6 місяців тому +24

    Wan ka hayaa jidhkaygi ❤❤❤❤ anigo duntii reer hargeysa ah

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 6 місяців тому +21

    Reer sheikh isaaq H,Awal sacad mouse nuux ismacil dintii reer hargeisa ❤

    • @user-ej4hx8np9f
      @user-ej4hx8np9f 6 місяців тому +1

      ❤❤Nuuxyadii xalaasha ahyid ragii sharfta lahaa ee somali fool dhaqshda baray
      From jb

    • @Mariamitio
      @Mariamitio 6 місяців тому +3

      Love Nuuxiyada ❤❤❤❤ from JB

    • @MunaClaahi-ku7tp
      @MunaClaahi-ku7tp 5 місяців тому

      Jàh😂

    • @Aadan-kk9cf
      @Aadan-kk9cf 2 місяці тому

      Ma adigaa lagu baray markaa​@@user-ej4hx8np9f

  • @abdirasakfarah.mohamed8433
    @abdirasakfarah.mohamed8433 5 місяців тому +7

    Duntii reer hargeisay Abwaanka heesta sameeyey Respekt

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 6 місяців тому +7

    inamadeydii sharaftii korkiina ha ahaato hees iyo badh no qaaden hadana nahay Hablaha hargeisa ku dhashay ku korey ku barbarey ku bartay kuna shaqaysta ❤️

  • @user-qv4gz7zk5n
    @user-qv4gz7zk5n 6 місяців тому +10

    Markad tahay gabadh reer Hargeisa 💚🤍❤️qurux badna inad dhageysato heestan noolow maame 🎉

  • @Ameinchannel
    @Ameinchannel 6 місяців тому +32

    Hablaha duriyada 💚🤍❤

  • @Apwaanka_Duriyadah
    @Apwaanka_Duriyadah 6 місяців тому +6

    Somalilander jacaylka heesta sidaan u dhagaysanaayay waxan moodayayba inaaan anuuuh sameeyay heestan❤❤❤

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 6 місяців тому +111

    WaqalStudio Always Thee Best🔥✌️🎥🎶

    • @KhadarIsmaciil-ed8fr
      @KhadarIsmaciil-ed8fr 6 місяців тому +1

      Wara😅

    • @Yaxye_production
      @Yaxye_production 6 місяців тому +1

      Muuqaalka sidii heesaha umad duubin ZHp Inaga yara hagaaji inta wixi ka dambeeya oo monium wax la duub ZHp ninkaas baa gacan laga taagee

    • @canbephotography1527
      @canbephotography1527 6 місяців тому +1

      ​@@Yaxye_production excactly true

    • @canbephotography1527
      @canbephotography1527 6 місяців тому +1

      effectigii maslad mideeye ayaa ku jira 😂😂

    • @Yaxye_production
      @Yaxye_production 6 місяців тому

      @@canbephotography1527 miyad waalantey isago qaylaya ayuu hagaajiya malaha wan yaabeyba ileen waa lakala duwaa bahashee😅🤣

  • @suldaankhadarMohamoud
    @suldaankhadarMohamoud 4 місяці тому +4

    reer smaliland waan idin salaamay yaa jecal wadan kiisa lake saara cidii igu raac san

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 6 місяців тому +16

    Wxn sigara u Salamya wilashayada Isaaq wlhi san idin jclhy kuwi ila Dhashay ❤

    • @dalaiblob5073
      @dalaiblob5073 6 місяців тому

      Way inaga mudanyihin waxasoo amanay ina dul dhigeen illahay hayno xiftiyo

  • @KHADARHASANKhadarhasan
    @KHADARHASANKhadarhasan 6 місяців тому +26

    Ku sali nabiga scw ❤❤❤

  • @asmaahmedosman5525
    @asmaahmedosman5525 6 місяців тому +11

    Fanaan HABAR AWAL ah oo SACAD MUUSE AH keeb going Inaadeer

  • @user-xp2yx5hr1s
    @user-xp2yx5hr1s 6 місяців тому +16

    Nabiga ku sali waa jice🎉🎉🎉❤❤😊

  • @thequeen-kn4bq
    @thequeen-kn4bq 6 місяців тому +16

    Daalo ubax ku yaalay🎉 wow from sanaag❤

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr 6 місяців тому +18

    Only hablaha duriyada 💚🤍❤

  • @ikraammohamuud1514
    @ikraammohamuud1514 6 місяців тому +7

    Sharftii dalkaygiyo Hablhii Doriyad Diwaanka qorxday Duntii Hargysa 🎉❤

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 6 місяців тому +11

    Waqal studio layaab layaab ❤😊

  • @hibakahmed3413
    @hibakahmed3413 6 місяців тому +7

    Jah duriyada m’y dhiga from gabiley

  • @Hotho-kaaYa
    @Hotho-kaaYa 6 місяців тому +12

    Aywah Hablihi Duriyada🫶❤️

  • @ExcitedLaboratory-mn7or
    @ExcitedLaboratory-mn7or 5 місяців тому +2

    My queens landers isaaq hablihi sharafta qaranka xuuralcaynti dunida reer hargaysa iyo landers isaaaq nolaaada❤❤❤

  • @samiyaahmed5982
    @samiyaahmed5982 6 місяців тому +7

    Only sacad muze❤

  • @hajimubbarig228
    @hajimubbarig228 6 місяців тому +10

    Hablaha duriyda❤🎉🥰

  • @farxiyomuxudin8304
    @farxiyomuxudin8304 6 місяців тому +5

    Cod isteel qurux intaba waad isku darsatay m.a hormar wacan wll❤❤❤

  • @abdiazizyare6741
    @abdiazizyare6741 6 місяців тому +5

    ❤hello hablihi isaaq love ii saar dhex yareey

  • @ailover5719
    @ailover5719 6 місяців тому +4

    Hees walba Wuu somailander samyan Calanka Somaliland ee quruxda badan soo dhiga

  • @MUBAARIGBULSHAAWI
    @MUBAARIGBULSHAAWI 6 місяців тому +9

    Isaaq❤ GARXAJIS Ciidagle liiban ciise ❤

  • @gerogia890
    @gerogia890 6 місяців тому +7

    Waqal always on top keep up with the good work ❤❤

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 6 місяців тому +1

    Yaa ku dawadeh oo qudha Duntii reer hargeizayyyy gapadh Lander haka Ahaatoh Ama mazhedah ukah tag 😩❤️‍🔥💍👸🏼

  • @user-xp2yx5hr1s
    @user-xp2yx5hr1s 6 місяців тому +2

    Ilahay ha inga yeelo ku wi adeeya anbiga ku saliya scw scw scw swc scw scw scw scw csw scw ❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @Sadik_sdk-47
    @Sadik_sdk-47 6 місяців тому +3

    Mame❤the best légende ☝️💯👏👏👏

  • @user-cn8me6xd9h
    @user-cn8me6xd9h 6 місяців тому +6

    Waa la yaabay inadeer ❤

  • @nasrinali2996
    @nasrinali2996 6 місяців тому +1

    Weeh weeh waxani hees lama odhan karo magac kale halo raadiyo thnkz mame yare habo qaaliyow duntii reer hargeisay awladul casima wayka gudomeen habo ❤️🫶

  • @mullaaxoahmed7541
    @mullaaxoahmed7541 6 місяців тому +2

    Hablihii duriyadaay sharfta dalka 🇭🇺🇭🇺 kuwan ka beermay❤❤

  • @user-ls8kw2qb2m
    @user-ls8kw2qb2m 6 місяців тому +3

    Hablihi sacad muse❤❤❤❤

  • @user-rc2yf1kn7r
    @user-rc2yf1kn7r 6 місяців тому +3

    Only inan G36 oo ciidagale ah baa heestan u qalanta

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 6 місяців тому +3

    Hablaha Somaliland
    👇gather here

  • @nazhaad8823
    @nazhaad8823 6 місяців тому +4

    Omg duntii reer hargysa is muujiya❤❤

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 6 місяців тому +4

    Hablaha reer hargaysa ❤
    Waqal The Beast 🔥

  • @user-qq3pq3di8w
    @user-qq3pq3di8w 6 місяців тому +1

    Daallo ubax ku yalaay🎉 Jah Thnks you inader maxamed yare ano Daallo kaa soo salamaya❤❤❤

  • @isakahmet
    @isakahmet 6 місяців тому +1

    Hablahayagu waa cajiib walahi, We are very proud sidaad sharaftada iyo tiinaba u ilaalisaan.

  • @maxamedcadnaanxaajiraage2465
    @maxamedcadnaanxaajiraage2465 6 місяців тому +3

    Only boqoradahii shiikh isxaaq💚🤍❤

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed 4 місяці тому +1

    Allow inamadayada noda say no jecelyin noo ilalinyan naxarista🥺🤍💚❤️🫶🏻🤴🏻

  • @mustafaabdiawad7527
    @mustafaabdiawad7527 6 місяців тому +2

    Habalah duriyaad sharfaydi dhigina ugu sareya ❤

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 6 місяців тому +3

    🤍 hablaha duriyada dalkayga Somaliland ❤ wajale gabiley hargeisa Burco berbera sanaag cayn❤❤isaaaqiya 😂

  • @Salmish12
    @Salmish12 6 місяців тому +3

    Duriyada ❤

  • @cabdiraxmanmuxumed8696
    @cabdiraxmanmuxumed8696 6 місяців тому +2

    Somalilandernimo❤ duriyada Curadkodi from ❤ Toljece

    • @farduussiyad1785
      @farduussiyad1785 6 місяців тому +2

      Duriyada curadkeedu waa AYuub shkh isixaaq 🎉

    • @Mariamitio
      @Mariamitio 6 місяців тому +1

      Thank you from guri dambeyska reerka. Abdirahman Shekh Isaxaaq ❤❤❤❤❤

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 2 місяці тому

      ​@@farduussiyad1785ayuub magaaduu curad u yahay e toljecla curadka ree sh.isxaq ah wll

  • @MohamettRenzo
    @MohamettRenzo 6 місяців тому +2

    Waa idin salaamey inti hargeysa ka soo jeedo from koonfur galbeed❤🎉 4:29

    • @saxar6675
      @saxar6675 6 місяців тому

      Ma qoladii aanu ilmaadeerka ahaynba biyomaal ahmed,waanu kaaqaadnay inaadeer

  • @user-zk1nf1gi2u
    @user-zk1nf1gi2u 6 місяців тому +1

    Hablihii loo heesaya meeshaaa is keen maxaa dhacay is muujiya ❤

  • @Mohmett_Durran
    @Mohmett_Durran 6 місяців тому +2

    Kuwa Sharfteena Ka Masuulka Ah Wa Hablahayga💚🤍❤️

  • @amintos8963
    @amintos8963 6 місяців тому +2

    Hablaha duriyada 💚🤍❤️. ❤️‍🔥

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 6 місяців тому +1

    Thanks inadeer waa ka hayna hadan nahay duntii reer hargeisa❤️🫶

  • @zackroozey1357
    @zackroozey1357 6 місяців тому +4

    Kama kaftano HablahayaGa zharaf ku noolada❤❤

  • @IsmailMusa-qc9js
    @IsmailMusa-qc9js 6 місяців тому +2

    ALL SOMALILANDERS LIKE

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 6 місяців тому +6

    Duriyada hadee burco kujirin ebar waa

    • @hoodoadam7187
      @hoodoadam7187 6 місяців тому

      Hrgyso dhan weye mayna kujirin cuqdadba idin dishee

    • @user-zk1nf1gi2u
      @user-zk1nf1gi2u 6 місяців тому +1

      Rer burco waan nahay Lakin casimadena bilan magaceda markan maqalo maryahan tuurna from UK

  • @YonisSaid-m2z
    @YonisSaid-m2z 2 місяці тому

    From majerten waan jeclahy Hablaha duriyada Wllhi Waa Gob😢❤

  • @clshakuurxiimaaye5213
    @clshakuurxiimaaye5213 6 місяців тому +1

    Waqalka duula is not easy 1.19M comen song🎉😮

  • @QabuulMaxamed-po3tg
    @QabuulMaxamed-po3tg 6 місяців тому +1

    ilahayow Ramadanka cafimaad iyo nolol nagu gaadhsii yaa rbi ❤😊

  • @SAAPIRIIN4991
    @SAAPIRIIN4991 6 місяців тому +2

    Maame ❤

  • @CabdiCali-n5i
    @CabdiCali-n5i 6 місяців тому +2

    Hoyga fanka hargeysa caddy waan u xisay

  • @amein_hazan4
    @amein_hazan4 6 місяців тому +2

    Meel wLpaaad Joogtaan Sharaf KunooLada HapLahaygi ❤️😍🫶🏻

  • @user-oc6sd7kj6b
    @user-oc6sd7kj6b 2 місяці тому

    The best fanaanka codka qurux siid❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdamaxamed7998
    @xamdamaxamed7998 6 місяців тому

    Wlh markaso kale wan iska ilmeeyaa ❤️‍🔥wadan kaygiii inolada 🌹hablahaygiiii duriyada 🙏❤️‍🔥

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 6 місяців тому +2

    Only Hablaha Duriyada💚🤍♥️🩸⚘💯💯👑

  • @user-wk9tb5ci3w
    @user-wk9tb5ci3w 6 місяців тому

    All wuxu naga beeray wiilaal nagu faanay❤❤❤❤❤❤alxamduliila

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 6 місяців тому +3

    Hablaheenu waa sharafteeni 🟢⚪️🔴

  • @SuhurMohamed-it5uo
    @SuhurMohamed-it5uo 6 місяців тому

    Is mujiya duriyada hargaysa from hargeis ❤

  • @RuunIbrahin
    @RuunIbrahin 2 місяці тому

    Soomaaliland jir oo joog❤❤❤❤❤

  • @AsmaMohamed-u7z
    @AsmaMohamed-u7z Місяць тому

    From burco ❤hablihi durayada ❤dhiga ❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 6 місяців тому +1

    Jah dhiiga sharaftii duriyadaaay ❤😩

  • @mustafaahmed2871
    @mustafaahmed2871 6 місяців тому

    woow maame the best singer at the moment, maxamed cumar saalax

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 6 місяців тому

    Mame Habo alle haku dayo ilaa shalay heestan waan ku soo ceshanayaa alla inamadena hees qaliya ugu abal guuda

  • @GuuleedAlvez-pn3ez
    @GuuleedAlvez-pn3ez 6 місяців тому +1

    Maxamed maame the legend

  • @user-nz7ey5rb7j
    @user-nz7ey5rb7j 6 місяців тому +1

    Jah king’s hargeisanimo ❤️🤴🤴🩸💯

  • @saeedlover2457
    @saeedlover2457 6 місяців тому

    Hablaahi duriyadaay duntii Reer Hargeysaay ❤️

  • @AMBACK1122
    @AMBACK1122 6 місяців тому +1

    Waqal studio the best you tuber

  • @Yaxye_production
    @Yaxye_production 6 місяців тому

    Waa wax kale heestani
    Mohamed maame 🎵
    Waqal studio 🎙 🔥

  • @SpliTStory2024
    @SpliTStory2024 6 місяців тому +1

    duriyadii hablahii reer sheekh isaaq

  • @user-wg4xo4md4x
    @user-wg4xo4md4x 6 місяців тому +1

    Umada fisqiga kadaaya subxanallah ❤❤

  • @mabarigmaboofficial5223
    @mabarigmaboofficial5223 6 місяців тому +2

    Layaab Layaab

  • @user-xp2yx5hr1s
    @user-xp2yx5hr1s 6 місяців тому +3

    Jumaca Mubarak ❤❤❤❤

  • @HAMZIKMOHAMETH717
    @HAMZIKMOHAMETH717 6 місяців тому +1

    Nebiga igulla salli scw scw ❤

  • @guleedcali3258
    @guleedcali3258 6 місяців тому +1

    Hablahii Arab meyee ismuujiyya ❤

  • @dajiyaabdirahman2735
    @dajiyaabdirahman2735 5 місяців тому

    My dhiiga Thanks Allah haku xafiido my dhiiga 🦁🩸🫶

  • @Abdillahi.1
    @Abdillahi.1 6 місяців тому +1

    maame in the house😮😊🎉❤

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 6 місяців тому

    Sharaftii duriyadaay Wayyy Thank you maxamed maame❤

  • @user-xp2yx5hr1s
    @user-xp2yx5hr1s 6 місяців тому +1

    Dunti reer hargeisay❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤😊

  • @user-xs9hi7mx9c
    @user-xs9hi7mx9c 6 місяців тому

    hablihii duriyadoow love uh hppyl❤from dhulbhnte ❤😂

  • @UmaymaUmaymaqadan-zf5wv
    @UmaymaUmaymaqadan-zf5wv 6 місяців тому

    Maame fanankeni marina inadeerkey wan kaa heyna❤

  • @user-et4xe6my1x
    @user-et4xe6my1x 3 місяці тому

    The Queens of Duriyda

  • @MaarigMaxamed27
    @MaarigMaxamed27 6 місяців тому +2

    heesaha waxa Ka macaan qu aanka

  • @nadrahnourahnalka3487
    @nadrahnourahnalka3487 6 місяців тому +1

    Harga geeys ❤only duriyadaa girls🩸

  • @Boqoroqurux5451
    @Boqoroqurux5451 6 місяців тому

    Ala ilmaderyaal cisi iyo Sharaf ku noolaada adiga noo Soo post gareeyey iyo fanaanka❤ jah way duriyadaay❤