General indhaqarshe adeer tariikhda hada iyo tan soo socoto ayaa kuu xiso doonto kuuna xiisidoonto allaha kuu dhowroo amiin amiin wadami dhab ah dalka dadka iyo diinta suuban 🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳✅❤️
Reer konfureed is waraysanaya uma xumid bal wuxu ku leeyahay 2kun ba konfur laga qoray mariyuhu mu waydin maxaa waqoiyi looga qori waayay?taariikh kala duwansho oo xiligaa soo taxnayd ayaa jorta taas baa diidaysa midnimo danbe.
Adeerkay Sarreeye Gaas Dahir Adan Elmi - Indhaqarshe Halyeey qaran cimri dheer iyo cibaado suuban insha Allaah 🇸🇴🙏🏽
Waan ku farax sanahay Inaan daawado taliyaheygi hore ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed daahir aadan cilmi indhaqarshe taariikhdaan faca weyn ee uu ka hadlayo waxaan kaloo ku farax sanahay Inaan ahay qof ugu horeeyey ee daawaday qeybta koowaad
25:14 😭😭😭😭😭😭😭 Allow u naxariiso Askartii ku shahiiday dagaalka. Abti Indhaqarse cimri dheer iyo Caafimaad baan ku rajeeyay. Aamiin.
General indhaqarshe adeer tariikhda hada iyo tan soo socoto ayaa kuu xiso doonto kuuna xiisidoonto allaha kuu dhowroo amiin amiin wadami dhab ah dalka dadka iyo diinta suuban 🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳✅❤️
Aad baan ugu mahad celinayaa taliye Indhaqarshe. Halyay halyay dhalay weye. Akhara iyo aduun ba sharaf !!
Masha allah. Madaxweyne Xassan Sheikh waa inuu cidankii qibrada lahaa inuu soo cesho.
Xasan Imaaraadka iyo Jabuuti baa waalay...Muxu Turkey Heshiis Milateri ula gali waayey?
kkkkkkk xasan kuwii ladhisay buu laayay wuxuu dhiso daaye
بارك الله
Illaahay ha xafido Jen. INDHO QARSHE, xabashada markay maqasho magaciisa wey isku kaadin jireen, sidaan ku maqlay
Janaral insha qarshe umada waa kaa dharagsantahy madaafiicdii goobta ee xabashida jabiyay inaad hogaamineeysay nooloow walina qibradaada laguma maarmo
Maanta moraalka ciidanka somaliyeed aad bu usareya waanan ka difacaneyna dhulkayaga Ethiopian
Dahir Aden cilmi indha qarshe wA nin geesi ah madaficda aad uyaqaan
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.
Waxaan kaloo umahad celinayaa aqoon yahanada uu ugu horeeyo Dr baafe iyo dhamaan bahda dhaxal reeb
Wareysiyada nuucaan ah noosoo badiya dhaxalreeb mahadsanidiin
27:26 allaha unaxariisto dhamaantood gaar ahaan abtigeey xaashi ali rooble oo ahaa nin ciidanka somalida kudhex lahaa sharaf iyo karaamo
Qadiyad adagna lahaa.
Aamiin Allah ha uwada naxariisto.
Lions 🦁
Waa waraysi uu ku duugan yahay xog-mihiim ahi.
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsan.
Waa Romel-ka ama paton ama montegomerga ingiriiska ee Soomaaliya
General Indhoqarshe manta malin ay Ciidanka Xooga dalka soomaaliyeed uga baahi badan yihiin Shakhsi khibradaas leh ma jirto
Waraysigani wax muhiim ah kuma jiraa, taliyuhu xataa wuu garan waayay darajada uu xalane sitay hadana waxa uu leeyahay geesi ayuu ahaa
Xalane aun
Waxaa igu maqaala ah inuu Dable aha
Nin aad u da'yarna ahaa
oo markaa 600 ookun baa dhintay ciidankii soomaliya miyaa waayo 250kun buu gaadhay buu yidhi markii dagaalka laga soo noqdayna 190kun buu ahaa markaa 600ookun baa dhintay alle haawnaxariisto waa,shuhaado dalkooda udhibtay axax maanta hayaad ogaan lahaayeen dalkaay udhinteen in mooryaan dumisay ilaa hadana aay haaystaan oo daba dhhilif miidhan moqdeen
Hada ayaa loo baahan yahay Indha qarsho
Waa in uu fahmaa madaxweynaha
Qabyaalada xasan nin aan magiciisa qori aqoon reer baadiya Ayaa taliyaha ciidanka ah iyadoo in ragaan noolyihiin
Indha qarsho halyey qaran
Dadki sida u dagalamay waxay ahayen isaaq wlhi
2012 ilaa 2016 baa adeerkay oo ay jeneral idho qarshe isku tababar ahaayeen wakhti badan isku shaqo ahaayeen iiga sheekayn jiray ilahay labadoodaba haxifdiyo waxa walaalo ka dhigay difaaca dalka xata isku reer maaha lakin waxa ay ka soo wada gudbeen khataro aad ufarabadan
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.
Xakin fara goye
Kaan dhalo kuu sii dhalo ayaan kula dardarmaya inanu khaladkan galnay 1960 een dawladnimadaydi ku babinay oo kale inanay galin!!!😡 SOMALILAND FOREVER👋
Waxuu uqalmay in wasirka difaaca laga dhigo laakin qabyaalad baa idin heysa dowladkasta somali mar uu xilibaan beeshiisa udooran lahaayen xilibaan farmaajo iyi fahad iyo qoor qoor baa musuq maasuqay oo waa arin taariiqda xusidoonto jaahiliinta qabyaaladesan oo dalka burburiye waxba uma hagagi doonaan ayagana marka wadan wada qabyalad xil la iskugu dhiibayo oo taariqda iyo qibrada lagu eegen halka ethopia ee wasirkooda difaac kadhigtaan nin halgamaa ah oo dagaladi somaliya iyo itoobiya soomaray halka somaliyana nin qurabaha gaari tax kuwadi jire ee kadhigaan wasiir iyo taliye ciidan ama nin ganacsade
Geesiyaashii Somaliyeed guuleyso adeer Allah cimriga iyo caafimaadka hakuu siyaadiyo ua-cam.com/video/CEw6u1BOM_k/v-deo.htmlsi=K5Nc-uGkL6mXYeKI
Waxuu ahay hogamiye madafiic
Somaliland scouts dhe not Somali scout. Si xun wax u sheeg saaxir waa ka daranyahay
Reer konfureed is waraysanaya uma xumid bal wuxu ku leeyahay 2kun ba konfur laga qoray mariyuhu mu waydin maxaa waqoiyi looga qori waayay?taariikh kala duwansho oo xiligaa soo taxnayd ayaa jorta taas baa diidaysa midnimo danbe.
Waa cuqdadeysantahay ma taariikhduu been ka sheegaa ninkaan hargeysa iyo xamar waa iskugu mid doqonyahay