Xogta uu General Indha Qarshe siiyay Dr Enow Iyo Sarkaalka Xabashigii uu soo qabtay lala xidhay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 11 місяців тому

    INDHAQARIYE INTUU WAALLI YAHAY QOONKU WUU BA'AYE, QURBUHUU KA GALAY SAMATARKII NOO QORSHAYN JIRAYE.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GAASHAANLE CUKAASHE MARKUU INDHAQARSHE MARKUU TALIYAHA CIIDANKA AHAA DULMIGII UU KU SAMEEYEY CIIDANKA XILLIGII SH SHARIIF, WUXUU AHAA CUKAASHE GAASHAANLE REER BELWDWEYNE AH OO DULMI LAGU XIDHAY

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 11 місяців тому

    Cabdunaasir Xaaji xaashi

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 11 місяців тому +1

    🥺🥺.🥺🥺 Rabbiyoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 11 місяців тому +2

    Indha qarshe maqaadan billad sharaf ee wuxuu kuqaatay billad GEESI ee Dr.Enow haloosheego.

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 11 місяців тому

    Kuwii afweyne hor bodbodi jiray ayad ahayd

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 11 місяців тому

    Ayaandaradaa eeg afweyne sameeyey geesiyada sidaas u galay

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 11 місяців тому +1

    Ma la hadashay marka kuwa go'aanadii waagaa gaaray iyo waxey u go'aansadeen? Mise hal dhinac baad ka wareysatay?

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 11 місяців тому

    Cabdillaahi Yuusuf iyo Ciro ayaa saraakiishii qarsoodi iyo cadaanba ku laynaysay. Raadi markii ay bilaabeen inay ciidamadii ku jiray jiidda Hore ay kor meer ugu tageen oo tiro 11 ah ku xulanaayeen, ka bacdina ay laynaayeen.

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 11 місяців тому

    AFWEYNE BARE MUXUU KA HAYAA ?QABRI MA GALAY ASBA ?MEE WIXII UU DIFAACANAYEY ?HALKEE ALLE KA IS LAHAA HORTAGI MEYSID

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 11 місяців тому

    Waar beenta jooji wuxu ahaa taliye guuto axmed maxamed cashuur wuxu ahaa isaaq faqash ayad ahayd