Muxuu u dhiman wayay maa wadaana 😂 Khaalid binu waliid 100 dagaal ka badan dhex jibaaxayay baa sariir ku geeriyooday ee geerida alle baa hayo qofki waqtigiisa dhamaado baa dhinto ee muxuu u dhiman wayay wax laguma qiimeyo caqli yarida meesha kala tag
Ilaahay ha u naxariisto jeneralka
Muxuu geesi dalkaan soomaray lkn aanan ka faaideeysan Ilaahay ha u naxariisto Generaal Maxamad Nuur Galaal
Somalia 🇸🇴 guuuuuuuuuuuul
waad mahadsantihiin waxaan rajaynayaa inaad noosoobadisaa barnaamijyada noocan oo kale ah ee ku saabsan taariikhda dawladeena
Ilaheey haku naxaristo qalad iyo sax ba ilahey haku naxaristo cawa waxa ka nol ayaba iska yaar ilahooow unaxariso dhamantod
Alaha kuu naxariista geesi dalkiisa difaacay
Qaybta xigta soo dadagiya fadlan waraysiga genenka
Alle naxariisti jano haka warabiyo
Allaha u naxariisto generalka
Mnsha waaye waraysigaada qiimo badan, somalidii wanaagsanayd ee walaalaha ahaa
Mahadsanidiin shabeele TV qeybta 2aad waaye waxaa idinka sugno
Allaha u naxariisto general galal
يو كنا عظماء
Aadbay muhiim ugu tahay jiilka burburkii ku indhaqaaday iyo jiilasha kadambeeyaba inay wax ka ogaadaan taariikhdan dahabiga ah.
2024
Gen😢
❤❤❤❤
M.a
😭😭
AUN jaral galaal warausigan waxaa filayaa
Inuusababay dika la dialay jananka maxaan maqlay in itobiya kadanbaysay qarixi uu ku dhintay
Duqaan faan badnaa laba xidigle anoo ah aa figrad keenay kulahaa
qiimaha uu ulahaa hdaa ogal lhyd dagalkii 77 hdlkaas dhan madan soo qori lhyn waa nin ay itoopiyo wax wlbo ku bixisay sida ay u dilan
Kkkkkk waxaan aad ugu guuxay kalmadda uu gen.maxamed nuur galaal uu adeegsaday oo ah xayle selassie inuu " faahim ahaa" 😅😅😅 micnaha nin tala qaata ayiu ahaa....taasoo dhaliil u ah abaan duuliyihiisii dambe iyo madaxeeynijiisii dambe maxamed siyaad barre oo taladii ka bixitaanka 1978dii ka dhaga adaygay talooyin badan😅😅😅
Waxay ahaydba war bixin xiiso leh ayey ahayd
War bal ninkaas wuxuu ku sheekeeyo....ma maxamed siyaad barre baan ogeyn inaadm sirdoonka milatariga laguusoo tababaray?
Ninku faylkaaga tababarka ayuu hayey ee nin iska gabgable ah ma ahayn
😅😅😅😅 kii yoow usheegaa buu kunleeyahay😅😅😅war maxamed siyaad barre askari sare ayuu ahaa oo heerar kala duwan soo mara....adna waa laguu baahnaa oo sarkaal tabar gaar ah oo xagga sir doonka ayaad ahayd oo lagaama maarmin....beelaha maxamed siyaar kabaqayeyna kama aadan dhalane adaa fulay iska ahaa....lkn maadan caqli xumayn😅😅😅😅
Odaygu waa isku dhexyaacay waxbadan buu qaldayaa waayo ciidamada somaliya waxa uu ahaa 60000 isna sodan kun buushegay
BEENLOW MARKHAATIGIISA AYUU FIGEEYAA, YAA LALA GARNAQSANAYAA. HADDII DADKII LA DOODILAHAA WADA DHINTEEN NINKANI WAA LAGU KHASAARAY
Adiga amxaar bad tahey amxaarna hadal uma furna
@@mohamedelmi8104 KKKKKKLKKKK. WLL ANIGA CID ALLA CID AAN AHAYBA IMA GARANSYSIDE SIDEED AXMAAAR IIGU TILMAANTAA, WAXAA KU HAYA XANUUN QABIIL ALLAAH HAKAA BOGSIIYO, GALAAL WAA NINKII CIIDANKA SOOMAALIYEED MARKUU DIRIRDHABE KU GUULAYSTEY OO AY AXMAARADII U KOLONYAYSATAY XAGGAA IYO ADDIS ABABA KU AMRAY INEY CIIDANKU DIB UGA SOO BAXAAN ILLAA MAANTANA KU ANDACOONAYA ZAADKII AYAA NAGA GO'AY. INQILAAB HOOSE AYUU WADEY. MAALINTIO KENYA EASTLEIGH KU QABATAY ISAGOO DACAS XIDHANNA WAA KII KU CALAACALAAYEY CIIDANKII SOOMAALIYEED EE XOOGGA LAHAA HADDA ISAGAA GACANTIISA KU BURBURIYEY. WAA JANAN LAGU QASAARAY RAGGA UU WAX KA SHEEGAYO OO DHAMMI WEY DHAAMEEN
Muxuu u dhiman wayay maa wadaana 😂
Khaalid binu waliid 100 dagaal ka badan dhex jibaaxayay baa sariir ku geeriyooday ee geerida alle baa hayo qofki waqtigiisa dhamaado baa dhinto ee muxuu u dhiman wayay wax laguma qiimeyo caqli yarida meesha kala tag
@@mohamedmnur4670 anigoo Doodaada ixtirmaya Walal nala wadaag xogtaas aad sheegyeyso cadaynteeda ma qoraal ama video ba Mahadsanid
Labo isma dhaame Weeye In ladaawadona Ma Mudna