Af Daboolka (Ft. AbdiHani Yurub Suldaan Hodan Anshax Nadiira)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @aarmaanta
    @aarmaanta 4 роки тому +549

    Thank you Waqal, amazing job #AfDaboolka

  • @mohamedeidbuux2969
    @mohamedeidbuux2969 4 роки тому +332

    Hadaad nabiga jeceshahy like isaar

    • @carabaytopubg5281
      @carabaytopubg5281 4 роки тому +1

      Casuur Official k

    • @murzal31
      @murzal31 4 роки тому +4

      Waar MEeshA Hees ka baxaysee nabiga hakeenin

    • @ssimanumumustaq7148
      @ssimanumumustaq7148 4 роки тому +3

      Nabiga scw scw views ha ku raadin meel naag heesaysa iyo meel aan munaasib ahayn miidna ha soo dhigina

    • @lein9427
      @lein9427 4 роки тому +1

      Hadan like sarin macnahedu maha inan nabiga nencahay?
      Comment io like magaca nabiga haku raadin

    • @fahiimosheekh579
      @fahiimosheekh579 4 роки тому

      Isku xishoo fdlan nabiga like haku raadin

  • @Xamda3714
    @Xamda3714 4 роки тому +257

    Inta aminsan in heestan lalasoo Habsamay Like Igu Qabta 😁

    • @faatinali1673
      @faatinali1673 4 роки тому

      Cove19 wuu so labtay

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 4 роки тому

      Faatin Ali yaaaaaaaaa🤭

    • @samiiroqurux4850
      @samiiroqurux4850 4 роки тому +1

      @@umuraage2984 Melaha qaar laga shegaaye inuu soo laabty abyo😄

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 4 роки тому

      Samiiro Qurux😭😭😭😭😭

    • @ApdiKaniOsman
      @ApdiKaniOsman 4 роки тому

      Hestan xili hore la rabay 🤦‍♂. Too late

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 4 роки тому +80

    Waqal studio in the building👑
    Thankz zxp sidaad mar kasta aad fanaaninta somaliland💚🤍❤
    Iyo fanaaniinta soomaaliyeed ee kaleba aad uga dhisto dhan walba🙏🥰👌
    Ninka kaliyee fankeenii soo shac saaray🔥

  • @nunebiyami5069
    @nunebiyami5069 4 роки тому +27

    Muqdisha iyo djbouti Maxa fankii kahelay tolow.......ever hargysa💪❤️💯

    • @mohamedbilacademohamedbila7029
      @mohamedbilacademohamedbila7029 4 роки тому +6

      waligeedbay caynadaa hayd waanaY haan doonta harmuudka hargaysi

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 роки тому

      @@mohamedbilacademohamedbila7029
      Mango usame Si cajiba
      ua-cam.com/video/3HVFK5BMSVI/v-deo.html

    • @saharasimanyartajogadheer4873
      @saharasimanyartajogadheer4873 4 роки тому +1

      @@mohamedbilacademohamedbila7029 🤣🤣hadana shartii mad nogu fanaysaan dad naga cilmi badan isaqland 👏

  • @sowdiinabeela5892
    @sowdiinabeela5892 4 роки тому +98

    Yurub geenyo geenyda codka originalked la timid waa aminsanhy wllhi😅😭❤

    • @hassanmahamud9658
      @hassanmahamud9658 4 роки тому

      Mucaad Tv soomaali saan u tuugsanee weligey ma arkin inaad soomaali tahay ma u maleynaayi OROMO maa tahay is cadeey

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 роки тому

      Mango usame Si cajiba
      ua-cam.com/video/3HVFK5BMSVI/v-deo.html

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 роки тому

      @@mucaadreacts Mango usame Si cajiba
      ua-cam.com/video/3HVFK5BMSVI/v-deo.html

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 роки тому

      @@hassanmahamud9658 Mango usame Si cajiba
      ua-cam.com/video/3HVFK5BMSVI/v-deo.html

    • @somowfahimoofficial7471
      @somowfahimoofficial7471 4 роки тому

      Sowdiin please subscribe iisaar codsi xayaati 🙏🙏🙏🙏

  • @abdifatahtube5720
    @abdifatahtube5720 4 роки тому +166

    _Inta caafimaad ku dawanysa ama ku daawaty alleh ha_
    _u siyaadiYo inta xanuusanysana alleh Ha Caafiyo wll_ _subscribed iLaahy dartii igu Caawi oo plz ii saara🙏 ❤_

  • @nasabboy3580
    @nasabboy3580 4 роки тому +1

    Abdihani xaashi abdilaahi wuxuu sheegay inuu fanka isaga baxay gebi ahaanba aan u ducayno in illahay wax ka khayr bdn ugu badalo wlloyaal❤

  • @abdifatahtube5720
    @abdifatahtube5720 4 роки тому +262

    Adiga adiga arkaya Qoralkaygan illahay Farxad Iyo
    Nolol Badan ha ku siiyo WalaalaYaal 😔 Fadlan Channelka subscribers ii saara plz🙏🏻❤️😔

  • @mudanehamse6527
    @mudanehamse6527 4 роки тому +26

    Muuqaaladan oo kale inoo soo bediya, Fanku waa wacyigalin 🙏❤

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Mudane wll qali adoo ralia please subscribe igu caawi mahadsanid

  • @safisubaan3868
    @safisubaan3868 4 роки тому +29

    Hodan Abdirahman & Suldaan Seraar need to make a song together! way isku so baxayaan dhanka faanka 😍😍

  • @LibaaxkChannel
    @LibaaxkChannel 4 роки тому +1

    Ilaahow may roob doon ahaato heestu xitaa. Waa iska dhagaystaa haduu musiga furinle u tumahayo.
    Axadkaa musigiisa waa iga gadanyahy. Rer har geysow hadaa danbaabysan anagana na danbaajinysaa aa wax micno leh kuwada danbaabnee furinle ka soo wada tunta

  • @kkfldlldkkfldlld4539
    @kkfldlldkkfldlld4539 4 роки тому +170

    Wallee fanaaniinbaa iskugu timi
    Cabdihani xaashi
    Suldaan seeraar
    Anshax
    Hodan c/raxmaan
    Yurub geenyo iyo
    Nadiira nayruus

    • @hoyomcnbbe6331
      @hoyomcnbbe6331 4 роки тому +2

      Kkfldlld,

    • @ayanomer9456
      @ayanomer9456 4 роки тому +1

      In million years I never thought hees qamahaga dhaqo ladhaho inay soo bixi aduunyoy xaalka ba

    • @wardasoyaan3891
      @wardasoyaan3891 4 роки тому +1

      ayan omer hhhhhhhh

    • @Degaliah
      @Degaliah 4 роки тому +1

      ayan omer tana way dhacday 😂😂hadeed waxwalba filo 2020 durustu bixiyay ayay kamidtahay ya allah naga dulqaad

  • @asiyaamunabdilahiibrahil8237
    @asiyaamunabdilahiibrahil8237 4 роки тому +1

    Fananita sharafta leh guriga dan aya dadka kasarisa guryaha qofna xanunada uma baxene danta sarisa dad ilahayo naga dul qad amin😥 inoloda fanantityidi qali ah 🥰🥰🥰🥰LOVE YOU SO MOCH ❤

  • @raageshire9300
    @raageshire9300 4 роки тому +19

    Waaa wacyin galin wanaagsan fananiita qarniga horay u socda ❤

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 роки тому

    Ilahay haynga hayo ee aynu maqalno wacyigalinta dadkyga somaliyedow madax adayga iska daayo thnks fananinta qimaha badan ee heesta isku heshay

  • @nasramohamud3764
    @nasramohamud3764 4 роки тому +35

    Hodan c/rahman suldaan serar waa idiin wata❤❤❤

    • @cismaancabdi2818
      @cismaancabdi2818 4 роки тому +1

      Abdi hani iyo Geenyo xagaad ku ilowday ilayska shida fankan casriga Ah

    • @xaawokhaliif279
      @xaawokhaliif279 4 роки тому

      anaa kugu raacsan

  • @aamiinjeesto2455
    @aamiinjeesto2455 4 роки тому +63

    Waqal studio keep going pro💯❤👏👏

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 роки тому

      ua-cam.com/video/3HVFK5BMSVI/v-deo.html

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 роки тому

      @@mucaadreacts ua-cam.com/video/3HVFK5BMSVI/v-deo.html

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 роки тому

      @@mucaadreacts Mango usame Si cajiba
      ua-cam.com/video/3HVFK5BMSVI/v-deo.html

  • @heegomuuqdheer1
    @heegomuuqdheer1 4 роки тому +12

    Imika maad leedihiin guriga jooga😂😂markaad show yadiinii qabsateen😂anyway waaaw song😝

  • @mostafezhaficiofficial9026
    @mostafezhaficiofficial9026 4 роки тому

    Waqal is the best studio in hrgysa Somaliland

  • @abdikhaliqofficial6198
    @abdikhaliqofficial6198 4 роки тому +5

    waqal studio muqal sameeyaha ugu wanagsan gayiga somalida
    aadban idinku hambalyaynaya
    marwalba guulaysta saxibayal😘

  • @abeyadan9845
    @abeyadan9845 4 роки тому

    Mshllh damantin madaxa ayd isarantixin fananin somaliyet aya tixin sithokale waqal studio salan sare 🙏🙏

  • @muxiyomedieproduction6396
    @muxiyomedieproduction6396 4 роки тому +47

    Gobti hargeisa iyo fanaanintii gayiga 💚🗯❤

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 роки тому

      Mango usame Si cajiba
      ua-cam.com/video/3HVFK5BMSVI/v-deo.html

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 4 роки тому

    Wa marki ugu horeysay tariikhda intaas oo fanaan oo culus oo somaliya hees kasoo wada muuqdaan ❣️🙏

  • @hamdaahmed3769
    @hamdaahmed3769 4 роки тому +79

    Guriga nadiira nayruus joogta waa kii rasmi iyo farxaan yare🤣🤣

    • @sihaammohamed7991
      @sihaammohamed7991 4 роки тому +2

      Ha wlahi wa ila argty😂😂😂

    • @queenoftheyear2477
      @queenoftheyear2477 4 роки тому +1

      Hhhh funny kaligeen un inn u jeeda umalenye😀😃😁

    • @faizamohmud7180
      @faizamohmud7180 4 роки тому +1

      Yes waa isagi

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 4 роки тому +3

      Hamda guryaha dhexdeeda waa kala taqaane fanaanintu waa walaalo qabiil midab makala celiyo hargeysana waa united somali city

    • @msrentertainment8711
      @msrentertainment8711 4 роки тому

      naaguhu camalkale mahaysan miya???

  • @ismailmo7707
    @ismailmo7707 4 роки тому +1

    Waa Hees Waqtigeedii kasoo dib dhacday yeelkadeede
    Wax wanaagsan bad samyseen Waqal Family
    ✌👏👏👏

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 4 роки тому +15

    Reer hargeisa is muujiya ilma deerayaal❤❤❤

  • @farahigal9159
    @farahigal9159 4 роки тому

    I lahlay dadkeen kuwa waxa maqalo kadhig
    Amiiin miiiin

  • @zhiinecamaar122
    @zhiinecamaar122 4 роки тому +5

    the best fanaaninta somalida talo wax ku oola keep going dhamaan inta ka qayb qaadatay🤙🖐✋LIKE

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 роки тому

    Legend aar maanta iiga muuqda meesha dj subeer darmar yare dhaaman xidigaha geesta horey usoco dabool gashoo gurihaga jooga waqal studio horey usoco

  • @faay2757
    @faay2757 4 роки тому +12

    Af dabolan dahab maqli jiray
    Weyba dhacdy❤🏃‍♀️

  • @daahircadceed3526
    @daahircadceed3526 4 роки тому

    khadar waqal and mustafe saleeban Libaan Dahir Heesta Dadka ka shuushaqeeyay ayaa tahiin One Love🙏🙏🙏

  • @fatimah25
    @fatimah25 4 роки тому +15

    Yurub geenyo with out makeup and still gorgeous 🔥💋

  • @mohamedmohamoud1696
    @mohamedmohamoud1696 4 роки тому

    Thanks waqal dedaal dheerad ah ayaad wadaa

  • @khalidhajihazan3453
    @khalidhajihazan3453 4 роки тому +28

    ABDI HANI BESTY FANAAN WAAN WATAA

  • @abdiazizali9702
    @abdiazizali9702 4 роки тому

    Siday wacyigalintu muhiim u tahay, ayey wakhtigeeduna muhiim u yahay. Waa lala soo raagay fariintaan.

  • @deckmohjama5959
    @deckmohjama5959 4 роки тому +14

    AbdHni Yurub Anshx Suldaan Hodan Nadira Dad QiimoH LeH Keep going
    intaH TagerzaN Like DhaC kuH ziH

  • @saakircilmi6085
    @saakircilmi6085 4 роки тому +1

    Waa fariin cafimaad waa inlagu dhaqma ilahay hainaga ilaaliyo intu ku dhacayna Alle ha caafiyo

  • @fadumopurco2229
    @fadumopurco2229 4 роки тому +44

    Suldaan seerar iyo yurup genyo waan wata

  • @sirsamale546
    @sirsamale546 4 роки тому

    Anshax waa fanan jira oo dareen muujinaaya wllhi 🙏🙏💜🔥💜💯

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 роки тому +5

    Heestan looma Kala Hadhin Legend^s baa iskugu TegeY🎧🎤❤
    WaqalStudio💋

  • @cabdiladiifaxmed5736
    @cabdiladiifaxmed5736 4 роки тому

    Nadaafadu waa wax mar walba looga baahan yahay qof kasta in lagu wacyi geliyo cudur iyo cudur la aanba
    Thanks a lot

  • @nasramohamed1172
    @nasramohamed1172 4 роки тому +6

    Inta ila araktay Nadiira nayruus inay joogto gurika Rasmi like iisaara 👍

  • @alihanash9986
    @alihanash9986 4 роки тому

    Wacyigelin haboon oo weliba wax ku ool ah.
    Sharp wacan
    Mahadsanidiin

  • @amanyedd8432
    @amanyedd8432 4 роки тому +43

    Hodaneey hurdada waan u bogay qurux walahi malinti somalid snap ay ka hadleysay sariirti ay ku fadhidey weyaan

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Abaayo quruxay adoo raaliya subscribe igu caawi mahadsanid

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 4 роки тому +3

      Waa gurigeedii

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 4 роки тому +1

      Mahado Muhubo mashalah dookh cajiiba leedahay wiilki mursal xata midabka sariirtu yeedhey mashalah isu waara

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 4 роки тому

      muna and filsan Chanelle wan ku saarey wll

  • @asmahappy4846
    @asmahappy4846 4 роки тому

    Thanks waqal studio iyo fanaaniintuba👏

  • @naxowofficial1337
    @naxowofficial1337 4 роки тому +12

    War heeedhe Qamarki fanka maxa uguso dari weysen.
    Ya ila qawo 🤘

    • @Xikmaawi77
      @Xikmaawi77 4 роки тому +1

      *Xidigiihii baa maraya abti*

  • @AF-mk6st
    @AF-mk6st 4 роки тому +1

    Inta suldaan seerar markey argeen soo yactey like dhac kusiiiii

  • @mostafeshine4k809
    @mostafeshine4k809 4 роки тому +85

    waad La soo HabzaanTen Lkn waan ku dhaqmeyna TaLadina🕵️‍♀️🕵️‍♂️👷‍♂️💫💥💥💥💣💣💣💦💦

    • @nema2647
      @nema2647 4 роки тому +1

      👏🏽👏🏽👏🏽Fariid

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed896 4 роки тому

    Wa caabuq galayo qof da,aweyn qudh geynaye.......iney raaciyaan caruurta u darano ayey aheyd guri cidna joogi meyso wayo dadkeenu hantiilayaal maaha si kastaba fariinta idinka qadaney keep going xidigaha 2020

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 4 роки тому +7

    Fanaaniin aan jclhy🥰🤩 Markuu dhamaaday maad nogu soo heyseesaan😜 Alxmdulilah 🤲🤲 kabogsany

  • @zeinabmohamed5468
    @zeinabmohamed5468 4 роки тому +1

    Hees dardaaran bulshooy sifican udhageysta fanaanin wada llagend iskugu tagey meeshaan ,waqal stadio iyo furinle music production dad oculus 💯💯💯💯

  • @yusufmohamed5858
    @yusufmohamed5858 4 роки тому +17

    walax walax inta ku dhex aragtey muqalka ree instgram😂

  • @cirkagal956
    @cirkagal956 4 роки тому +1

    Heestan wakhtigi loo bahna way dhaaftay laakin waqal adi eed kuma lihid hawshadi waa gudatay horay u soco.

  • @ayaanlemohamed9448
    @ayaanlemohamed9448 4 роки тому +31

    Sawtu Rahma yurub geenyo boqorada codka ayaan wataa 20220

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 роки тому +3

    Waa leysku raacay boqorada fanka casriga hodan abdirahman ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugbaadmalpoh670
    @ugbaadmalpoh670 4 роки тому +130

    Nadiira gurigi rasmi rays inuu yahay intii ila fahnty🤣😅

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 роки тому +2

      Hhhhh waaa isagiii😂😂

    • @husseinmuktar143
      @husseinmuktar143 4 роки тому

      Wllo subscribe isaar 1k waxyaraa iga dhiman
      ua-cam.com/video/mwmESJNcKZE/v-deo.html

    • @husseinmuktar143
      @husseinmuktar143 4 роки тому

      @@nimcoayaan6197 wllo subscribe isaar 1k waxyaraa iga dhimn
      ua-cam.com/video/mwmESJNcKZE/v-deo.html

    • @farxiyaelmi6020
      @farxiyaelmi6020 4 роки тому

      Anig kul arkye

    • @husseinmuktar143
      @husseinmuktar143 4 роки тому

      @@farxiyaelmi6020
      ua-cam.com/video/kHr4QdWpKSA/v-deo.html

  • @maxamedqaaje1395
    @maxamedqaaje1395 4 роки тому

    Hoobaladii caanka ahaa , fanku hargaysa , yaalla 👍
    Allow carona hanaguso celinin 😥

  • @esramuse2140
    @esramuse2140 4 роки тому +47

    Aaway youtuberadii heesta kala kiciya oo reaction kasoo bixiya from hoygii fanka hargeisa cadey

    • @husseinmuktar143
      @husseinmuktar143 4 роки тому

      Wllo subscribe isaar 1k waxyaraa iga dhimn
      ua-cam.com/video/mwmESJNcKZE/v-deo.html

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 4 роки тому

    Hestan waxee memories u tahay 2020 Corona virus...waa xalad kala guura 😌😌
    War afdaboolka gashoo gurigaaga joog🙏🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖

  • @bildhaanstudio4281
    @bildhaanstudio4281 4 роки тому +26

    Somaliyeey walalyal like baad igu Harqin waydeene maydkayga hadh ma u jiidaysaan waligay 200 magaadhin

  • @ifraaxxasanmaxamed5743
    @ifraaxxasanmaxamed5743 4 роки тому

    Walal yqiinta waa muhiim allah ayaan aaminsanahay waxa ku qorn maseegaysid

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 4 роки тому +26

    Inta hodan codkeda ka heshay like ta iisara

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 роки тому +4

    Hodan abdirahman waa leysku wada raacay inay tahay boqorada fanka cod keeda waaa wax kale wlhi masha Allah ❤❤❤❤❤❤

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 4 роки тому +2

      Yurub geenyo zawtu rahma inanta fanka calankiisa sida
      Hodan muhashada codka weeye
      My FV singers♥️

    • @mohamedhamse1061
      @mohamedhamse1061 4 роки тому +1

      yurub maxamed abdi ayaanu u aqoonsanhy boqorada codka

    • @mohamedgacal7809
      @mohamedgacal7809 4 роки тому +1

      @@mohamedhamse1061 adiga kaliyaa aaminsan ileyn cadifadaa kula degtay

    • @mohamedhamse1061
      @mohamedhamse1061 4 роки тому

      @@mohamedgacal7809 nacas bad tahy labadeena adiga caadifad hadlaya hadaanad qabyaaladayste ahyn sida umad fakartenba hodan iyo yurub wllhy hodan ban taagera lkn yurub wa boqorada codka sida laangaab cuqdadaysan hayla hadlin naagyow

    • @mohamedgacal7809
      @mohamedgacal7809 4 роки тому +1

      @@mohamedhamse1061 qaniis kii ku dhalay was adigaa cuqdad kula degtay aniga sideydaba waqooyi kama soo jeedo midaas la soco adigaa qabiil laguugu habay hodan abdirahman waa fanaanad soomaaaliyeed maahan fanaanad reer lee yahay aniga yurub waxba kama sheegaayo lkn hankiinu ha dhaafo reer hebel

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 4 роки тому +17

    Walee fanaanin Qaaliya ayaa isku arkay
    1: sawtu raxma Yurub geenyo
    2: Hodan apdirahman
    3: Cabdihani xaashi
    4: Abdirizaq anshax
    5: SuldaaN seerar
    6: Hobolkii qamar sugani ayaa Ka maqan bas.

    • @sahrabilal2633
      @sahrabilal2633 4 роки тому

      Nadiira ku jirto

    • @ridwantimo4164
      @ridwantimo4164 4 роки тому

      @@sahrabilal2633 taas iyo Ka keeyow dhahaba fanaanin Uma aqaano anigu asaga model Ayan u aqana ayadana Dance,rad

    • @sahrabilal2633
      @sahrabilal2633 4 роки тому

      @@ridwantimo4164 ok wll

    • @ismahangobaad5380
      @ismahangobaad5380 4 роки тому

      @@ridwantimo4164 HaH wlhi lkn QaMaR BaY AHaYD iNaY KuZo DaRaaN🤔

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 4 роки тому

      Aar Manta maxa ugatagtay fananka fanaaniinta edeb Anshax iyo fariin quruxbadan fananka kaliyoo gudbiyo weye

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 4 роки тому

    Marka la leeyahy heesuhu waa wacyi galin waa markan. Keep going fanaan soomaaliyeed 💯💯💯💯💯

  • @abdisalanmohamed4459
    @abdisalanmohamed4459 4 роки тому +23

    Nadiira nayruus iyo hodan 🔥🔥♥️🌹💎

  • @hassanahmedjama321
    @hassanahmedjama321 4 роки тому

    Legend kii weynaa AarMaanta Ayaa ii Muuqda.

    • @husseinmuktar143
      @husseinmuktar143 4 роки тому

      Wllo subscribe isaar 1k waxyaraa iga dhimanua-cam.com/video/mwmESJNcKZE/v-deo.html

  • @mariaahmedmacaf3156
    @mariaahmedmacaf3156 4 роки тому +68

    Dadkii layga beray Rer somaliland guulaysta💚🗨❤💋❤👏

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 4 роки тому +1

    ,afdaboolka gashada soomaalaay ilaahay ha ina badbaadiyee💓💗❤🧡💗💗💓💓🧡❤

  • @abdifatahabdulahi6578
    @abdifatahabdulahi6578 4 роки тому +3

    intaaaaaaaaan wali muqaalka sugaysa ismuujiya

  • @abdigouled343
    @abdigouled343 4 роки тому

    Waa hees asal ah lakiin waa mid wakhtigeedi aad uga dib dhacsan. Hambalyo hobolada qaadaya dhamaantood.

  • @boqran2974
    @boqran2974 4 роки тому

    Markiiba Waan gartay laxanka Abdi Hani 🥀❤️

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 4 роки тому +5

    Boqorodii tiktok walax walax waan kuwata
    Legend aa maqan qamar

  • @abdisamadzacimka1345
    @abdisamadzacimka1345 4 роки тому +1

    Suldanka geeska wan ku watah 🙋🏼‍♂️🎧

  • @quruxleydahargaysa7415
    @quruxleydahargaysa7415 4 роки тому +13

    Haygii fanka Iyo fanaaniinta Somalida Somaliland 💚🤍❤️ Fanaan aan tagin fanaanba ma noqdo

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +1

    ❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟
    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 4 роки тому +9

    Heestan waqtigeedii wey kasoo Daahday.

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 4 роки тому +1

    waa hees La iskugu tagey Rag iyo dumar waayeen
    Waa heesa aan Ka helay iga dheh jimcaa la soo daaye yeelko 😂👍👍👍👍👍waqal studio Salaan saree

  • @Osobalii
    @Osobalii 4 роки тому +6

    Yurub geenyo 😍❤️

  • @EngrAbdihamid
    @EngrAbdihamid 4 роки тому

    Afdabolka gasho.. Abwan Fiili salan sare .. hambalyo waxaad ka qayb qadatay heesaha wadaniga ah ee taarikhda galay.

  • @kingmk7615
    @kingmk7615 4 роки тому +48

    Qamar sugani maxad ugu soo dari wardeen
    Qamar ayaan jecelnahay

  • @omaarabdi99
    @omaarabdi99 4 роки тому +2

    Suldaan saraar iyo Yurub Geenyo codkoodu waa original no filter waan wataa ,✌️✌️

  • @mohamedabdi-gl6cv
    @mohamedabdi-gl6cv 4 роки тому +16

    Nadiiri miyanay Joojinay is Waalki Ileen Wataa Dadkii Qimaha lahaa Lasoo heeste😁😁

    • @maraamahmed7705
      @maraamahmed7705 4 роки тому

      Gacmihina maydha rer xamr yaa ufasirayo 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @maraamahmed7705
      @maraamahmed7705 4 роки тому

      Hodan cabdirahman wa kuwataa

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 4 роки тому +4

    Walax walax ban arga ❤️ afdaboolka isku ogada 😷😷😷😷😷

  • @stayhappychennel7808
    @stayhappychennel7808 4 роки тому +10

    Tageere Yurub Geenyo Io Anshax Ban U Ahy Hdii aad Igla Siman Tahy Like

  • @sayidlow
    @sayidlow 4 роки тому

    Sanadkan sanad wanaagsan ma ahayn dad isjecel baa kala tagey kuwii janada kukulma allah nagadhigo wllyaal😢

  • @mucashaqasomaliyeed1350
    @mucashaqasomaliyeed1350 4 роки тому +19

    Walax Walax 🤣ayaa ka muuqata muqaalka
    Waar Heesta looma Kala hadhin wlhie 👑🙏 😂🔙Hargeisa fan nooLeeya 💟💕 Cadwoga ma ciiL baxo Casima 👑

  • @commentdiyaarsan3141
    @commentdiyaarsan3141 4 роки тому +1

    Fananiin bdn io Dj subeer ku jira ❤☺😍👍

  • @ISRAADVISUALS
    @ISRAADVISUALS 4 роки тому +8

    To be honest
    I was here because of suldan serar lmao..i jus like him hahahah

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 роки тому

    Xulkii fanaaniinta iyo waqal💟💟

  • @mrali9963
    @mrali9963 4 роки тому +4

    waxa laga yaaba inaad ilawdeen, liiska muqaalka Aar maanta magaciisa halagu daro.

  • @cazkinho
    @cazkinho 4 роки тому

    5 ta fanan iyo waqal tnkz. Horo usocda

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 роки тому +7

    Suldaan iyo geenyo best weye wlHi ❤💯✊

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 4 роки тому +1

    Somaliduu coronavirus xanun kaa daran oo qabyalad laa dhaaho illahay haka dulqaado amiin soo qooro walalayal 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 4 роки тому +13

    Waar fanaaniin caanah is helay Sowtu Rijaal Abdi Hani Xaashi Sowtu Raxma Yurub Geenyo Suldaanka Geeska Muhashada Codka Hodan Abdi aRahman Abdi Risaaq Anshax Nadiir Nayruus

  • @nasriinsomaali4937
    @nasriinsomaali4937 4 роки тому

    Wow fanaanin aan jeclahy
    Hodon abdi raman
    Suldaan seraar
    Yurub geenyo
    Nadiira neyrus
    Abdi hani
    Abdirizak anshax
    Iyo Abwaan aanjeclahy
    abdirahman fiili
    Iyo farsame yaqanka faraha fudud
    Waqal iyo furunle salaan sare aan hawada idin somarenaa dhamantina

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 роки тому +35

    *Suldaan Seerar
    *Yurub geenyo
    *Abdi Hani
    *Hodan Abdirahman
    *A/ Anshax
    *Nadira Neyrus
    *Aar Maanta
    *Dalmar Yare
    *Dj zuper 💖💖

  • @ciyaalwaaberitv7888
    @ciyaalwaaberitv7888 4 роки тому +1

    Inta somalinimada jecel🇸🇴🇸🇴 ilaahay ha xafido

  • @mehdiabdi4631
    @mehdiabdi4631 4 роки тому +6

    Hadaanu qamar suugani ku jirin
    Waxba faraxalanmayne naga taga
    Ilmaderayal😢

    • @husseinmuktar143
      @husseinmuktar143 4 роки тому

      Wllo subscribe isaar 1k waxyara idhimn
      ua-cam.com/video/mwmESJNcKZE/v-deo.html

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 роки тому +1

      Wllhi anaa kula qaba fikirkaa 😡😡😡😡😡😡awey qamar suugani 🕴🤴♥️🥰⚘🍁