ABDIRISAQ ANSHAX | GAR JACAYL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • Copyright to Waqal & Afro Media Production
    Artist: Anshax
    Song: Jacayl Garmaqaadataa
    Lyrics: Ibraahim Cajaa'ib
    Melody: Abibakar Carab
    Music: Mawliid Xasan Faarax
    Cameraman:Mustafe Saleebaan Liibaan daahir Khadar Waqal
    Editing by:Mustafe Saleebaan
    Produced: Afro Waqal Furinle Production
    Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan Anshax abdirahman,

КОМЕНТАРІ • 3,2 тис.

  • @cabdirisakanshax
    @cabdirisakanshax 4 роки тому +2387

    WAXAAN UMAHAD CELINAYA DHAMAAN INTII KA QAYB QAADATAY HEEESTAN IYO DHAMAN TAAGEERAYAASHAYDA

  • @ayanali8164
    @ayanali8164 4 роки тому +114

    Anshax inuu heesihisu talent uu usameyay hadad aragty like isaadh wllo👍

  • @cabdirisakanshax
    @cabdirisakanshax 4 роки тому +586

    ERAYADII OO DHAMAYSTIRAN HALKAN KA ARAG
    Intaad geeriyod dilootay
    god dheer awgaa uhoyday
    intaad geeriyad ku reebtay
    garaad kiisu uu halaabay
    hadii lagu geeyo gole xumaha guudkaaga ahaan ma geeydaa
    wanaago abaal guud ma gali karta Jacyl gar ma qaadataa
    Inte gabar golon goleysa
    gubtaan yada hayso qarisay
    Goonida kaligeed dudaysa
    gawaan raac ciil la luuday
    Olol ka gubayana la goohday
    gar sheegad dibnuhu shiix galaane intaaso gafad gashaaye
    Jacyl gar ma qaadataa
    Garo oo dhaqan waa maguuran
    intee geesi gabar jeclaa
    gacmuhu ay maran yihiin
    guuyaba lahayn rerkoodo
    geel iyo farda lagu xidhay
    guurkiisi halkaas ku lumay
    Jacyl gar ma qaadataa

    • @Xamda3714
      @Xamda3714 4 роки тому +7

      Mesha anshaxow meesha
      Muqaal cod iyo laxanbanu kaa haynaa lkn erayo ma jiraane
      Hesaha dambe eryada naga soo xul ❤

    • @Khallo_22
      @Khallo_22 4 роки тому +4

      Eyeyada waa ku haystaaa anshaxow walahay abwaanka Ereyada ku sameeYa waa ku haystaa waaYo ereYo dhalin Yaro ma samaynYo ereYada waa ereYo waaweyn dhilinta imiku Fahmi maYso

    • @mohamedfaysal1381
      @mohamedfaysal1381 4 роки тому +5

      Caafi Tv erayadan inabada caadi maaha balse waa erayado aan dadka maanta badidoodu fahmay waa asalkii hore

    • @hussainahmedsaed917
      @hussainahmedsaed917 4 роки тому +2

      walala anshax heestan waa hees ka tarjumeyso dhaqankeena io waliba wax socoda oo nolosha dhabta ah fanaan buuxa wallhi 🙏🙏🙏🙏😭❤️

    • @sakariyesunaariofficialcha2971
      @sakariyesunaariofficialcha2971 4 роки тому +1

      Codkaaga waxpa lagama qabankaro macala jilitaanka

  • @mohamedismail8560
    @mohamedismail8560 4 роки тому +88

    Yurub maha Dubai maha Americana maha
    Waa jamhuuriyada barakaysan iyo buurtiii daalo 👌
    Waqal legend ✋

    • @munobashiir6768
      @munobashiir6768 4 роки тому +1

      Mayee waa hooyadaa siilkeedii maxad noogusheegi🖕🖕🖕

    • @gafoteyusuf5430
      @gafoteyusuf5430 4 роки тому +2

      @@munobashiir6768 aal waxay caydu wll

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 4 роки тому

      @@gafoteyusuf5430 naag cuqdadeysan weeye

    • @gafoteyusuf5430
      @gafoteyusuf5430 4 роки тому

      @@rahmahussein6666 hhh waan dareemay

    • @hamsehazard5662
      @hamsehazard5662 4 роки тому +1

      @@rahmahussein6666 Waar dumarow gabadhan hooyada caayaysa waa qadaad weyn way Ka xuntahay😃 sorry ayaanu leenahay waad ogaydeen dadkaad xasuuqdeen cuqdadana la dhimo.🖐🏽

  • @walaalmaax806
    @walaalmaax806 4 роки тому +152

    Anaa u horeeya wligayna 50 like ma helin bal like iisaara maanta✌❤

  • @z012y
    @z012y 4 роки тому +37

    *Ereyadii ugu cudoonaa* 🇭🇺
    *Iyo dhulkii barakaysnaa*
    *Abdirisak Anshax shaqo culus*

  • @xasankorontoofficial6279
    @xasankorontoofficial6279 4 роки тому +262

    Anigu anshax waxaan u doortay fananka sanadka 2020 yaa igula raacsan like isku muujiyaa

    • @asmaladancumar9217
      @asmaladancumar9217 4 роки тому +3

      Xasan koronto
      Anaa kugu raacsan
      Waliba waa fanaanka kaliye soo bandhiga bilicda wadanka
      Mnsha Allah❤😗

    • @xasankorontoofficial6279
      @xasankorontoofficial6279 4 роки тому

      @@asmaladancumar9217 walshay xaqiiiq halkad jogta ku salaman thy

    • @hoyhoy2885
      @hoyhoy2885 4 роки тому

      Xasan koronto
      Ana kugu racsan pro
      Walhi wa fanan ad ula socdo

  • @ayuopupdyweli1122
    @ayuopupdyweli1122 4 роки тому +311

    Ilhy Ubad khyr qaba iyo guur aan dhiplahayn hkusahlo like iisar wll

  • @amiirbouh7549
    @amiirbouh7549 4 роки тому +120

    Gopolkii awawgeY ku aasna
    Sheikh isaaQ allaah Yaa raxma raxamiin awoowo duriYadii xalaashi ahaYd awoowgeen uduceeYaan
    👇👇

  • @abdishakuurmuhumed7445
    @abdishakuurmuhumed7445 4 роки тому +78

    Ani dhulkan quruxdisa io bilicdiisaa isoo jiidatay allow aanan dhiman anoon arag dhulkn wllayal aaminta iiraciya ❤

    • @mulkimohamud3053
      @mulkimohamud3053 4 роки тому +1

      Amiin amiin

    • @abdiwelisiciidguray4835
      @abdiwelisiciidguray4835 4 роки тому +5

      Sanag carigaabo fasaxayga ugu horeeyaa aniyo xaskaygu isku balan sanay waana urumayn riyaadaa
      From Qatar Doha idinkasoo salanayaa
      Reer daaalo🙌

    • @kawzarlucky4149
      @kawzarlucky4149 4 роки тому

      amiin

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 4 роки тому +65

    ANSHAX FANAANKA SANADKAN
    FANAANKA XIDIGAHA GEESKA
    BEST LAGEND JIROO JOOG WAQAL WSTUDIO BEST CAMERO AND EDITOR
    INTA IGU RAACSAN LIKE ISKU MUUJI

  • @rayaanaragsan5339
    @rayaanaragsan5339 4 роки тому +26

    Wlhi ninkan waa tgey yaa ila arky
    One love anshax wax micno leh ka hadlaaa alle ha dhawro🤩🤩😘😍😍😍😍😍😍🤧😍

  • @shaaficiibrahimabdi-mawelo3022
    @shaaficiibrahimabdi-mawelo3022 4 роки тому +121

    Intii igu raacsan inuu Anshax yahy fananka qarniga like ii saar pls

  • @FilmKoob
    @FilmKoob 4 роки тому +214

    Hooyo ifka hibo ku nolow aakhirana halki roon aamiin hada tiri like😋👇👍

  • @hamsehlane7570
    @hamsehlane7570 4 роки тому +16

    Intii heestan markay daawatay dhaqankeenii laqiirootay 😢😢 like igusharaf

  • @daadirdaahir447
    @daadirdaahir447 4 роки тому +60

    Wlhi blhi dumarkena somali waan jecel nahay waligeyna waa jeclaan doonaa allaha noo xafido

  • @updaleupdinasirpato8767
    @updaleupdinasirpato8767 4 роки тому +155

    Apdirizak anzhax fananka qarniga cidi igu racsan like ta

    • @abdia730
      @abdia730 4 роки тому

      Simply natural talent

  • @rayaanaragsan5339
    @rayaanaragsan5339 4 роки тому +36

    Reer sanaag 💓💔💞
    CeerigAabo
    Wlhi imaan doonaa snaag dhmn aduunka Somaliland ugu jeclahy gaar ahaan sanaag from burco zoo dhaweyn wcn wlhi waa dad aad u fcn dad bdn ka aqaana❤❤❤❤❤❤❤❤❤💟💟❤💞

  • @zuhuurzafi809
    @zuhuurzafi809 4 роки тому +228

    Best song 👍👏My sweet home Sanaag❤ Asal cergaban Ahe Like dhac si 😂❤❤

  • @abdifatahabdalla7488
    @abdifatahabdalla7488 4 роки тому +59

    Anshax inuu fanka soomalida gilgilay inta ila qabta like ta ha ila dhaafinina 👍👍💯

  • @asmasaed1203
    @asmasaed1203 4 роки тому +27

    Waqal Studio Waad Ku Mahadsan tihiin Wadanka Sida Aad Quruxdiisada Noola Wadataagtaan🖤🌸💘☺
    Fankana Waxa Quruxiya Bilicada Wanaagsan
    Anshax iyo Gobolkii Cagaarnaa Sanaag Somaliland❤

  • @abdirahmanyare7674
    @abdirahmanyare7674 4 роки тому +246

    Abdirizaq anshax iyo suldaan seerar
    Fanaaniinta sanadka inay yihiin
    Like ii saar

  • @fadxewanasar5827
    @fadxewanasar5827 4 роки тому +77

    Sanaag hoyga quruxda reer sanag like sara👍

    • @commentdevil4016
      @commentdevil4016 4 роки тому +1

      My gobolkayga viva sanag 💚⚪❤ gobolka aan ku dhashay

  • @ismaildannan4567
    @ismaildannan4567 4 роки тому +1

    Ashax waxad tahay fanaanka kaliya ee maanta ay dhalinyartu u baahantahay inay ku daydaan. Waqal furinle afro . much lve.

  • @mahamoudaydiid1598
    @mahamoudaydiid1598 4 роки тому +35

    Wixii reer sanaag ah hala idin arko ilmaderayal❤️

  • @abdiwahidhassan7947
    @abdiwahidhassan7947 4 роки тому +29

    Sanaag hooyadii quruxda
    Boqorka fanka cabdirsaq anshax
    Best studio waqal
    Walayaabay

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 4 роки тому +33

    Inta quruxda Gobolka Sanaag ila aragtay like saar 👍👍👍👍

  • @sollywoodmovies9219
    @sollywoodmovies9219 4 роки тому +58

    Goobtu waa Dalka Somaliland gobolka sanaag magaalada ceerigaabo siiba Buurta daalo
    Jamhuuriyada barakaysan ❤✊🏻

  • @yuusufmohamedabdi4780
    @yuusufmohamedabdi4780 4 роки тому +65

    Heetan markay 5M gaadho like ta ha ila dhaafin wallkayow Waqal❤️

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 4 роки тому +19

    Muuqaalka quruxda badan dhulkii hooyo Somaliland 🔥🇮🇹😍

  • @abdirisakyusuf2689
    @abdirisakyusuf2689 4 роки тому +193

    wlhie hadan akhriyo like waan saarayah waad dhaaratee saar like😂😂

    • @l1bxn
      @l1bxn 4 роки тому

      Ffs 🤦🏾‍♂️😂

    • @thestrongperson519
      @thestrongperson519 4 роки тому

      Waataad ku xoodhaa😂

    • @idilomar7021
      @idilomar7021 4 роки тому

      Kkk wll saa maxd nogu gashay dibadanaa waan kuu saray 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

    • @zafariosman4272
      @zafariosman4272 4 роки тому

      Ani mha qofka dhaartay waxaa dadka hku sirin wax soo qor hdii waxaaga lga helo waa lgu saari like ta hdaan lga helina dislike

    • @sahrasaqadhi8243
      @sahrasaqadhi8243 4 роки тому

      Dhaarta si qalden u qorneed makuu saaraayi

  • @atariishojacaylofficial4575
    @atariishojacaylofficial4575 4 роки тому +144

    Reeer sanaaag idinma hayo😚😚😚 somaali weyn inta comment aragta liketa hayla dhaafin💖💖💖

  • @hamzeabdilahi1561
    @hamzeabdilahi1561 4 роки тому +51

    Muuqalka gobolka sanaag dalxiiska somaliland
    Jamuuryada barakeysan ♥️

  • @Ameaba
    @Ameaba 4 роки тому +106

    Anshax inti heestisa sugaysay like isar 💯

  • @nimoyarofficial7164
    @nimoyarofficial7164 4 роки тому +138

    Anshax iyo suldaan ayaa hada haysta gayiga somalida inta igu raacsan 👍 like

    • @hanaandhalad2842
      @hanaandhalad2842 4 роки тому +1

      Nimcaan hilaac iyo xariir axmed ku dar

    • @saidhoygajacaylka6588
      @saidhoygajacaylka6588 4 роки тому

      Fadlan subscribe ii saar wllo qaali idinkoo raali ah

    • @abdirisakkhadar9502
      @abdirisakkhadar9502 4 роки тому

      Waa anshx qamarka iyo guuuled iyo suldaanka 4ta inan ayuu fanku u shidanyayay

    • @mohamedaden7548
      @mohamedaden7548 4 роки тому

      For me anshax

    • @Jarmalka1251
      @Jarmalka1251 4 роки тому

      Waa Anshax, Xariir, Qamar iyo Nimcaan
      Fadlan Subscribe dhac iigu sii.

  • @moahmed9729
    @moahmed9729 4 роки тому +14

    This man is on the Fire 🔥🔥and he shows us how our culture and our country❤💬💚beautiful is. keep going brother #Abdirisaaq #Anshax

    • @halimamohamed9350
      @halimamohamed9350 4 роки тому

      Because he is from the Makhir coast the cultur land of the Somali people. History always shows who you are Allahuma Barak . The only Sultant the British found in the North = true heritage

  • @asqarpoi8351
    @asqarpoi8351 4 роки тому +34

    Alla ya cizak anshax io waqal
    Diractorku waa 100%
    Meesha lagu jilay 100%
    Musica 100%
    Camero manka farahu ka fududyahy alla ya cizak
    Editing kal io lap
    Waqal waan idin wataa gar io gardaro
    Heestana way qarxee markay million gaadho ha laysoo qabto🔥🔥❤⚘✊

  • @hajialidahable439
    @hajialidahable439 4 роки тому +34

    Anshax inu yahay xidiga sanadka ma isku racnay
    From HARGEISA SOMALILAND❤

  • @anabmohamoud1815
    @anabmohamoud1815 4 роки тому +4

    Ala meeshu qurux badanaa somaali land allaha usiyaadiyo hormarka iyo nabad galyada anigu hargaysaan tagay 2012 wahahay aduunka meelna kuma doorsadeen umana dhalan lkn waa walaaladey 💝💝💝💝💝

  • @Hooyojacayl9321
    @Hooyojacayl9321 4 роки тому +44

    Qurbe ama dhul fog hdad ku noshay si raaxo leh hlkn uga daawo dhulkga hoooyo💞💞wwwww My home somaliland city 💚⚽️❤️💚⚽️❤️💚⚽️❤️💋💋💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 4 роки тому +176

    1M intaanay gaadhin imisa like ah ayaa lasaarri karaa comment'gan

  • @shukrialimohamed1696
    @shukrialimohamed1696 4 роки тому +5

    Fan nooleye anshax
    Ninki dhaqankisa ku faana ❣
    Waa nin io badh wllhi

  • @suleekhacabdilaahi4872
    @suleekhacabdilaahi4872 4 роки тому +37

    Jamuuriyada barakeysan dhulkeeda Manshallah buurta daalo

  • @bashiirabdihirsi1099
    @bashiirabdihirsi1099 4 роки тому +78

    Inti Buurta daallo rapta inay mar tagto like isaar👍

    • @fadumofarah5187
      @fadumofarah5187 4 роки тому

      waxaan rabaa inan daalo shibibiris buurta somaliland ugu dheer aan tago insha alh intaan taandhadayda iska
      qaato

  • @Xasuusmedia
    @Xasuusmedia 4 роки тому +11

    Inta qiraysa inuu Anshax yahay reer magaal kusoo heesa dhaqankiisa halkan saar 😘😘

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 роки тому +279

    Maha Europe maha america waaa Daalo sanaag region somaliland sweeet home
    ManzhalH ha socoto bandhiga qurxda iyo indha doogsiga geeeyiga somaliyeeed
    Somaliland ✊💚💬❤

    • @marwogopaadmg1272
      @marwogopaadmg1272 4 роки тому +5

      Maansha allah dhulkayagii

    • @andregamming3536
      @andregamming3536 4 роки тому +6

      ma hoyadaba somaliland ka dhigtay wa puntland ader

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 4 роки тому +1

      Amiir qayz mayee Adiga Hooyada Ka dhigtee Tag Wataaze In Qodha Kulul futata Lagaa Galinyaaye

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 роки тому +10

      @@andregamming3536 😜😉kula caytami maayo ani lkn somaliland waa somaliland cidna dhulkeed ka sari mayso

    • @yasminahmed6863
      @yasminahmed6863 4 роки тому +4

      Waa Sanaag buurta Daallo Allow wadanka no barakey

  • @apdrahmanqanciye2003
    @apdrahmanqanciye2003 4 роки тому +42

    MalmaHan cabdirisaq anshax inu a kacsan yahay hadad ila aragtay like

  • @elifabdi.5333
    @elifabdi.5333 4 роки тому +129

    Subxanallah meshan qurux bdna😭😭😭waligy rer somaliland matagerin lkn wlhi plhi hda kadib aniga kow ka ah o marqati idin noqon inad wadan noqon kartan nimcan no ilaliya guul ayan idin rajeynaya walalayal😭😭😭🙏🙏

    • @lebronjames3368
      @lebronjames3368 4 роки тому +5

      Wll soo dhwoow. Daalo anaa ku dhashay

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 4 роки тому +11

      Masha Allah aniga waligay wan tageri jiray somaliland wlhi xasid nimada ma ficna walalada hor markoda walagu farxa mar in an dalxis uu taga jeclahay insha Allah

    • @abdihassan894
      @abdihassan894 4 роки тому +1

      @@faizadakash5590 Masha Allah welcome wllo. Hadeey adiga iyo will ka sida uu fikirteen ee wanagsan Somalida kale xasiid ka ku ah Somaliland uu fikiri lahayeen yaguna hora mar beey kaadhilahayeen lakin xaasid ka ku badan xasid na meel ma kadhoo

    • @abdulahidholayare3099
      @abdulahidholayare3099 4 роки тому

      Balan hadaad timaado anigaa ku gaynayaa meeshaad rabtaba waliba miilo halkan ka sii qurxoon oo biyo ka shubmaan

    • @dmohamed
      @dmohamed 4 роки тому

      Like darteed miyaad dhul Soomaaliyeed u kala qaybinaysaa, qolfoof caqligu maran yahay.
      *_BRAINLESS*_!

  • @Mubo-Music
    @Mubo-Music 4 роки тому +25

    2020 way adagtay in hees sidan qiimo uleh lasoo saaro. Muuqaal cod iyo xikmadba. Shaqo wacan dhaman inta ka qayb qaadatay heestan iyo kooxda Waqalba👍🏽❤️

  • @cabdijibaar6528
    @cabdijibaar6528 4 роки тому +20

    Fananka sanadka 2020 iyo 2019 in uu yahay anshax ma isku racnay😍😍😍

  • @Geesitoosan
    @Geesitoosan 4 роки тому +11

    Laxan. 💖💖100/100💚💚
    Music. 💖💖 100/100💖💖
    Midho.💖💖 100/100💭💭
    Muqaal. 💖💖100/100💚💚
    Cod. 💖💖 100/100💖💖
    Qiso.💖💖 100/100💚💚
    Iyo mobile ka an kudawanaayo hhhh oo isna another level ah
    I love it.
    ❤💭💚l

  • @shuiphsn1253
    @shuiphsn1253 4 роки тому +27

    Fanaanka sanadka inaa loo doorto anshax qofkii igu raaacsan like ha isaaro💞

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 4 роки тому +31

    Yeeli maayo aniga ugu horeeyga #like isaara hadii xaasid nimo u dhimo

  • @adenkadra3036
    @adenkadra3036 4 роки тому

    Waaw eshcaal hees horumar wacan fananka iyo waqalba wadiiqo horumar ayaad marysaane halkaa kaga haya 👏👏👏👏👏👏👍👍👍🏅🏅🏅🏅🏅🏅

  • @garyaqaanahmedilkacase4085
    @garyaqaanahmedilkacase4085 4 роки тому +39

    Sanaag gobolki bilicda anshax iyo seerar way ku mahadsan yihin soo duubista muuqalada quruxda badan

  • @fatumaabdulahiahmed8729
    @fatumaabdulahiahmed8729 4 роки тому +21

    gobolkaygi sanaag weliba buurtii daallo sanaag soomaliland❣🦋🖤🦋❣

  • @curuboofficial6206
    @curuboofficial6206 4 роки тому +1

    FaNaN Nolosha WaX BadaN Ka FaHmayA Keep Going Brother AnshaX

  • @naasiregeh665
    @naasiregeh665 4 роки тому +29

    Ma Aha Egland Ma Aha Filand waa Sanaag Region Od somaliland
    War kalaaya nala dalxiisa Waa Gobol caagaar naye like Dhac kusii Ya
    #Nacalaaa Sheydaan Kuyaale
    Haddi Kle hee Ankala Anka😁😊

  • @HamdiMSN
    @HamdiMSN 4 роки тому +8

    Hees inbandan aan sugayay mashallah gobolkaygi saneeg waleh ano dhul dheer jiraa halka ka taaba ,
    Anshax waad masantay wlloh sida aad no kuso jishay
    Waqal thank wlloh sida muuqal wanagsan nogu so diyarisey waan idin salamay dhaman umada somaliyeed 👉🙏🙏🙏👈

  • @curadkareermed9804
    @curadkareermed9804 4 роки тому

    Mazha allh abdirasaq anshax fanan la hubo👏👏👏👏wlhi waxad na xasusay hidiyo dhaqanken waa in lagu mahad celsha thanks 👍👍👍👍

  • @barwaqoomar8737
    @barwaqoomar8737 4 роки тому +62

    Masha Allah jamuuriyada Barakaysan aomaliland Allah nimcada haydiiin siyaadiyo dad gobaa tihiiiin😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😇😘😘

    • @hamsesmart8010
      @hamsesmart8010 4 роки тому +1

      Amiin

    • @abditz7425
      @abditz7425 4 роки тому

      Aomaliland meel cusub miyaaa?

    • @الأميرهالصغيرهً-ل4ظ
      @الأميرهالصغيرهً-ل4ظ 4 роки тому

      abdi Naasir waabad aragtaa inuu somaliland u jeedo

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 4 роки тому

      @@الأميرهالصغيرهً-ل4ظ Xage kutaala somaliland calankeda iyo taarikhda la aqoonsaday ma i shegi karta ya amiirati saqiira ? 🤔😁

  • @zureer5014
    @zureer5014 4 роки тому +31

    ceeri Gapo Somaliland💚💬❤
    MansHa Allah😍❤

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 4 роки тому

    Abdirasiiq Anshax 2020 Album Cajiiba ayuu fanka la soo galay Mana kala Dhacaan. Waxa kaloo iyaduna Cajiiba muqaalkan Quruxda badan ee lagu fara yaraystay 👌✔

  • @HamzEMoH4
    @HamzEMoH4 4 роки тому +26

    Mee Duriyadii somaliyeed love igu qabta wllkiin💋💋💋

  • @hafsayousuf3025
    @hafsayousuf3025 4 роки тому +48

    Wlhi sidaan usoo orday heesta inta sugaysay like inader ha dhaafine like😂

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 4 роки тому +24

    AWRKA kelidii Fanka Somalida Ku Dhex Doobya
    ABDIRIZAQ ANSHAX 🔥🔥🔥🔥
    Inta Igu Raacsaneey Like Isku Muujiya.

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 4 роки тому +32

    Buurta Daalllo ya kahelay quruxdeeda🔐😍🌎

    • @Bb-zm4pj
      @Bb-zm4pj 4 роки тому

      Waa ikan 😂😂✌

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 4 роки тому +29

    Anshax inuu fanka somaliyed waxbadan ka badalay inta ila aragtay like ta iisara 🥰🥰❤

    • @Bulqaasacademy
      @Bulqaasacademy 4 роки тому

      Haaa aad iyo aad heesihi awal 100k ma dhaafi jirin hdana waa arggaa

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 4 роки тому

      ASC FADLAN SOO BOOQDA OO KUSOO BIIRA CHANNEL KAYGA AAN KUSOO BANDHIGO XIRFADAYDA KALA DUWAN QURXIN,TIMO,& MAKEUP, DHIIRI GALIN, IWM WLCCCC ALL 🌹💖🌹💖🌹💖 WAAD KA MAQSUUDI DOONTAAN🌟🌟ua-cam.com/video/riZsr_YLvgU/v-deo.html

  • @zahalxazan112
    @zahalxazan112 4 роки тому +13

    Waaw meeshu waxad mooda india lkn waa jumhuuriyada BarakaysaN ee somaliland waqal studio waa best editing alfanan anshax hore usoco

    • @halimamohamed9350
      @halimamohamed9350 4 роки тому

      Waa Puntland

    • @halimamohamed9350
      @halimamohamed9350 4 роки тому +1

      M Ali hahaaaa. Waa la yaqaanaa Dhulka Saltanadeed yaa leh e raali ahaadaa. Ma wersengeli bad xukuuntaan. Waa Somali weeyn viva.

    • @vr7643
      @vr7643 4 роки тому

      @@halimamohamed9350 Daalo wa caro isaaq indr ha qaldamin Warsangali gobolka sanag laba magalo ayu ka dagaa Badhn iyo Dhahar hadaynan is yeelyeelayn wa ognahy

  • @muhiyodinali2426
    @muhiyodinali2426 4 роки тому +77

    *Inta reer sanaag ee aragta buurtii daalo like ii saar👍💯*

  • @asmaladancumar9217
    @asmaladancumar9217 4 роки тому +15

    Abdirisaaq anshax
    Fanaanka kaliye soo bandhiga
    Bilicda wadankeena
    Waxan sugaynaaba waa
    DIRISLE CABDI
    R...

  • @ak7vibes691
    @ak7vibes691 4 роки тому +1

    Fanaankan wa mid ku daysho mudan, sida u dhanka iyo xikmada u ilaaliyo, wa macalin isaga iyo directorska la shaqeeya mashalah tabarakalaah 😍👏👏👏👏👏👏

  • @caqlikoriye593
    @caqlikoriye593 4 роки тому +19

    Musigga 100%
    Labiska 100%
    Ereyada 100%
    Muuqaalka sanaag 500%
    Agaasinka/director-ka 100%

  • @mascuudhadraawi9244
    @mascuudhadraawi9244 4 роки тому +17

    Waligeeye hale like xitaa ma heline i caawi All Legends 😭💯💯💯

  • @mohamedsalahisse7900
    @mohamedsalahisse7900 4 роки тому +1

    Woow Gobolka Abtiyaashay Warsangali Sanaag Qurux badanaa I wish innaan mar booqdo Insha allah

  • @beeldaajesaadik2782
    @beeldaajesaadik2782 4 роки тому +36

    somaliyey muraad baa leeyehee iisoo duceeya in, ilhy isiiyo ilahow dadka hamiga leh u, sahal hamigooda 🙏

    • @luulomar7674
      @luulomar7674 4 роки тому

      Insha alah adga io inti muslim o murad leh ilaah ha sahlo

    • @hardertheneve8614
      @hardertheneve8614 4 роки тому +1

      Ilaahay kuma siiyo orod oo maskidka tag

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 роки тому

      @@hardertheneve8614 Cadow laba maahan😡😡🖕

    • @abdikaaffi
      @abdikaaffi 4 роки тому

      Ilahey HakU Sahlo Wll Qli

    • @ayanmuuse4620
      @ayanmuuse4620 4 роки тому +1

      Ilaahay muraadkaaga haku Sahlo ilaahay waxaad ku faraxdo hakula kulmiyo iisha Allah khayr

  • @abdilahihusseinofficial2458
    @abdilahihusseinofficial2458 4 роки тому +63

    Daalo
    Daalo
    Daalo
    Daalo
    Ethiopia ayay qaar badani odhan doonaan weeye halkani

  • @abdirahmandahir4405
    @abdirahmandahir4405 4 роки тому +4

    Anshax❤🙏. Qaab jiliinkiisa aad ii soo jiitay,hab jiliin waa looga haray🙏❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +20

    Masha aallH qurux badanaa wadankeenu😍😢ilahow nabad noogu celi sanag somalilnd 💚🍧❤🌏👑💉🥀🌺😘miss you so much my MOTHERLAND

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 роки тому

      Badray xagee ka dhacdey horta wll🤔🤔😥😭

  • @cms1333
    @cms1333 4 роки тому +12

    Wooow sanaag somaliland
    Reer sanag like
    Amazing video thanks waqal

  • @trkofficial9724
    @trkofficial9724 4 роки тому

    Waw inaba cadi mahan #Amazing wlhi mezhan iney dhulka somalida meel kamid tahy waba rumeyzan la ahay waw ezhclaa #erayada laftooda maxuma waa eradii dhaqaanka mahan ciylka xafda #Amazing
    #Waqal Studio
    #Alfanaan Anzhax
    #Teamka wax jilaya
    #Abwaanka
    #mozhizhinka
    #Laxamaystaha
    Dhamntiin jagaaa tihiin
    #keep going

  • @najmahassan7403
    @najmahassan7403 4 роки тому +22

    Cabdirisaaq anshax baryahan heeso waaliya inuu lasoo baxayo hdaad aragto like dhac ku ziii🥰

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 4 роки тому +25

    Abdi risaq anshax
    Jacayal faqiira
    Jacayal reer miyi
    Maltari jacayal galay
    GARAR JACAYL
    Waxab lagam qapan karo

  • @xaliimoyusufibraahim2908
    @xaliimoyusufibraahim2908 4 роки тому +1

    Www hesta wxa kasi qurux badan mesha lagu duupay tolow waxagee meshan😱💞💞💞💞🎧🎶🔥👌🏻

  • @macalinkashidan3005
    @macalinkashidan3005 4 роки тому +75

    Intii quraanka kariimka jecel like iisaara

  • @dhancadesaed6959
    @dhancadesaed6959 4 роки тому +34

    Inta SanaaG iyo anshax taagerta likE plz💚🗨💞

  • @hannaabdulkareem2198
    @hannaabdulkareem2198 4 роки тому +1

    The legend ilaahay baan idinkudhaarshee bal heesta intaad iska dhaaftaan muuqaalka bal eega legend ubaahan dhiiri galin waqal iyo fanaan anshax labdiibu hore usocda i like it this video

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 4 роки тому +27

    mnsha Allah tabarakalah gayigeena somaliland meela tuuro maleh min bari ilaa galbeed💚💚💚👀👀👀❤❤❤❤

    • @updulrazackibrahim1214
      @updulrazackibrahim1214 4 роки тому +1

      somaliland tu maxay ahyd somalia weyaan bakhadaay🇸🇴🇸🇴

    • @abdulahishire1666
      @abdulahishire1666 4 роки тому +5

      @@updulrazackibrahim1214 kaalay neefyahow sii soomalia
      Somaliland weeye sanaag

    • @nefezjamaal9859
      @nefezjamaal9859 4 роки тому +4

      Ciyaalkan Dey Abti Meeshu waa Somaliland Somalia Maxay Ahed uff

    • @hawaarojacaylkufjokdsduujd2960
      @hawaarojacaylkufjokdsduujd2960 4 роки тому +2

      💚💭♥️

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 4 роки тому +4

      @@updulrazackibrahim1214 Siilka Hooyada wase #Somalilland 💚💬❤Ayaa idin talisa diid Ama yeela Hooyada iyo Somalia da sheegayso wase 😏

  • @aflah491
    @aflah491 4 роки тому +6

    Cabdirizaaq anshax jamhuuriyada fan misic abwaano iyo director lagu gaadhi waa 💚💚💚❤❤❤

  • @wacdistudio
    @wacdistudio 4 роки тому +16

    Qisadan anigay ugu dhacday 😭😭marki aan inan an jeclahay cideedi idhaheen lacag mahaysatid 😭😭 kadib jeebkayga aya i ciilay ax 😭😭😭 wali waan jeclahay ❤️😭😭 axx 🙏🙏🙏👍

    • @khadija3399
      @khadija3399 4 роки тому

      Illahay xoolo badan haku siiyo oo ha isu kiin keeno🤲🏾🤲🏾

    • @cicfantastic6699
      @cicfantastic6699 4 роки тому

      Iska dulqaado kape inaa mid kle oo wanaagsan taaas aad heshaa laga yaabaahe

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 роки тому +85

    Wow meeshan sidaan qurux badan sanaG❤ inay tahy
    Like zaar👍inte rer cergaabo🙇‍♂️🙋‍♀️

  • @nadiamohamoutofficial1613
    @nadiamohamoutofficial1613 4 роки тому +8

    Manshalllah gobtu waa burahaaa sanaag cerigabo somliland🌍👏

  • @nuurazagal9873
    @nuurazagal9873 4 роки тому +28

    Msha allah Dalkayga Somaliland iyo gobolkii Sanaag Quruxdiisa waa la yaabay alle ha noo barakeeyo dalka 💚💭❤

    • @Mo_Haa
      @Mo_Haa 4 роки тому

      Su'aasha aan is weydiinayo ayaa a ( waqal )
      Maxay love ugu saari wayday inta maca somaliland soo qaaday🤔🤔🤔🤔

    • @abdulahigaraad6992
      @abdulahigaraad6992 4 роки тому

      Sanaag hooyadaa miyaa somalilan siisay

    • @abdulahigaraad6992
      @abdulahigaraad6992 4 роки тому

      Adeer wa dhul harti

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 4 роки тому

      @@abdulahigaraad6992 hmmm o hada ya leh

    • @Shabco_qaadi12
      @Shabco_qaadi12 4 роки тому

      @@abdulahigaraad6992 badhan iyo las qoray ka sheeke meshan wa daalo xta riyo kma timadan

  • @nourcarloz9999
    @nourcarloz9999 4 роки тому +26

    Reer cergboy liketa ha ila dhaafinina🙏🙏

  • @dj.rockets
    @dj.rockets 4 роки тому +4

    Waqal Studio Walayabay Abdirisaak Anshax another hit ✊🙏❤

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 4 роки тому

    Gobolka Somaĺia🇸🇴 ugu quruxda badan ee Sanaag ayaa lagu jilay heesta keep going bro anshax

  • @Baliil2022
    @Baliil2022 4 роки тому +147

    2M marka ay gaareyso imisa like ayn gaarayaa comment gan dadkygow

  • @hamzemohamud3504
    @hamzemohamud3504 4 роки тому +86

    SOMALilaNd Rer MahA QaBiiL mahA Waa QaraN TashadaY💚⚪❤VivA sanaaG DaaLL0 GOBOLkA DALxizkA cerigaaB0

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 4 роки тому +6

      waan Run 😏

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 роки тому +6

      Waa run walee calanki ba iiga dhex muuqda videoga💚🤍❤

    • @waayeelcilmi5023
      @waayeelcilmi5023 4 роки тому +2

      Benta ma ahan

    • @dheman1418
      @dheman1418 4 роки тому +2

      Masha allaah warun 💚💬❤👏👏👏

    • @xareed1
      @xareed1 4 роки тому +2

      waaa runtaaa 💗💗💗

  • @agabaardjib4070
    @agabaardjib4070 4 роки тому +4

    Wow beautiful I love my people from Djibouti😍🇩🇯

  • @aminabib8771
    @aminabib8771 4 роки тому +7

    Sanaag wax dhaama lawaa ceerigaabo SOMALILAND ❤️❤️💭💭💚💚VIVA, 🏆🏆🏆🏆🏓🏆🏆🏆