CABDI HANI & HODAN ABDIRAHMAN | JINDHASHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2020
  • Cabdi Hani, Hodan, Abdirahman, Xariir, Xiis, Suldan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
    Artist: Cabdi Hani & Hodan Abdirahman
    Song: Jindasha
    Lyrics & Melody: Abwaan Saalax Doonyaale
    Music: Bulshawi Beatz
    Cameraman: Nuuradiin Dugsiye & Waqal
    Editing by Waqal
    Produced: Afro Waqal Furinle Production
    Xariir, Miss Xiis, gulleed simba, Ugbaad Aragsan, Mursal Muuse
    Jindasho Translated:
    Abdi Hani:
    Kalgacaylkan dhiigii iga jaqoo iga xidhay Jidiinka
    Ayaa naftaydii jirabayoo jaalkay iga reebay
    And I suffer from a blood-sucking love that has shed my very flesh
    Whose troubles entrappe my soul casting me from my peers

    Hodan:
    Caashaqan dadkii iga jar waan kuu janjeersadaye
    Mana joogi karo aawadaa jiifna maan holo’e
    Ohh, love casted all others aside for its you with whom I am truly committed
    Its due to your love that I cannot wait nor can I get a wink of sleep

    Abdi Hani:
    Sidaad adigu ii jamatay Waan kuu jindhanayaaye
    And in the same manner you yearn for me is the same way I crave for you
    Hodan:
    Ma jaleeco ruux kale adaan jaari kuu ahaye
    I couldn’t glance others except for you I would be your servant
    Abdi Hani:
    Jimsigaad ku taal Iyo wadnaha jiirka oogada’e
    Aan jahayno caashaqa nin kuu jeel qabaan ahaye
    You love is anchored to my heart and soul and all across the skin upon my flesh
    And now let us guide our love for I am a man with a burning desire for you
    Hodan:
    Qalbigii adaa jiitay iyo jaaha aragiiye
    Aan jahayno caashaqa anba Waan ku jecelahaye
    And it is the radiance of your sight that draws my heart closer to you
    And now let us guide our love for I love you the same way as you
    Copyright to Waqal & Afro Media Production

КОМЕНТАРІ • 978

  • @bulshawibeatz
    @bulshawibeatz 3 роки тому +313

    Another Hit collaboration by my sister Hodan Abdirahman & Abdi Hani Hashi from Bulshawi Beatz & Waqal Studio, Lyrics and melody by my brother Saleh Donyale, Sound recorded by my lil bro Shidane... LET’S GO!.

    • @mishki2810
      @mishki2810 3 роки тому +7

      inanka musica casriga ugu tunka wayn bulshawi waa layaabay.

    • @xogsugan1842
      @xogsugan1842 3 роки тому +7

      Wax bilad loo dhiibo ayaad tahay pro

    • @maxamudyusu25yusu84
      @maxamudyusu25yusu84 3 роки тому +3

      the only Boss bulshawi

    • @kingabdimalik3372
      @kingabdimalik3372 3 роки тому +3

      @@mishki2810 wll qali Subscriber isaar plz

    • @kingabdimalik3372
      @kingabdimalik3372 3 роки тому +2

      @@sacadali1284 wll qali Subscriber isaar plz

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 3 роки тому +400

    Yes legend is back ✌️

    • @yartiireergalmudug5835
      @yartiireergalmudug5835 3 роки тому +1

      Abdala Jamaal Vlogs we’re waiting vlogs from Xamar Cadey Abadalow😉😉😇

    • @adamallaale9221
      @adamallaale9221 3 роки тому

      Abdala Jamaal wxan Filaya Inan Casimada Kugu arkay haben dhaweyd Agagarka Sayidka Dobiyadi Hhh
      Wan ku Sugeyna Inad Vlogs Cusub Noso sarto ✌🖐

    • @asmacaabi9195
      @asmacaabi9195 3 роки тому

      @@adamallaale9221
      0
      0
      0

    • @zamiakalid9000
      @zamiakalid9000 3 роки тому

      @@yartiireergalmudug5835 ........mm mason w

    • @khalidcabdi7516
      @khalidcabdi7516 3 роки тому

      Abdale jamal taageera busca from Gabiley

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 3 роки тому +4

    Heestan yaa daawanaya kadib markuu cabdi hani fanka ka baxay ✌️😎

  • @qaaliqurux9378
    @qaaliqurux9378 3 роки тому +27

    Jacaylka aan uqabo Allah (swt) Rasuulkiisa (Scw) iyo Midkan Hoyadeey Uqabo Midaan ahayn oo Waraaya inuu jiro maba moodo wallaahi ❤❤❤💞

  • @hodanomar4381
    @hodanomar4381 3 роки тому +343

    Adigoo Aamusan ayaa aqrineysaa qoraalkeyga waan ku jeeda ee isgaro like soo hurguf🤣😍

  • @mojeeztoh4364
    @mojeeztoh4364 3 роки тому +6

    Hadaad daawanaysid cabdi hani markuu fanka ka baxay kadib ugu ducee in ilaahay ka cafiyo🤚🤚

  • @nasriabdale4552
    @nasriabdale4552 3 роки тому +184

    Waar nimanyahaw haddaydun dad islaama tihiin oo ilaahay garanaya naga daaya like tan aydun ilaahay iyo rasuulka naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee aad ku raad sanaysaan iyadoo meesha aynu ku jiraa ay tahay madal heeseed oo aynu wada ognahay waxay diintu ka qabto

    • @munaabdi8862
      @munaabdi8862 3 роки тому +1

      Waa wax aad loola yaabo subhan Allah

    • @anjilahamid4791
      @anjilahamid4791 3 роки тому +1

      Sowmaha 😒😒

    • @istapraqzun4303
      @istapraqzun4303 3 роки тому

      Wllhi ma aragtay ...dadkas waa kayabay ciil igu dileen

    • @saamiyafaysal4267
      @saamiyafaysal4267 3 роки тому +1

      Wa runtaa abayo anba wan layabay like isaar bay dhahayan allaan kagu dharshe yago badan kodu ciyaar ka dhiganaya

    • @maariyahassan5171
      @maariyahassan5171 3 роки тому

      Wlhy waan runtaa wll been maad sheegin waan ka yaabay waan udaayaba anigu coman akhriba

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 3 роки тому +49

    Qofkasta Oo Qoraalkayga Arka Waxaan U Rajaynaa Guul iyo Gobannimo Aan Dhamaad Lahayn insha allah 🥰🥰🥰🥰
    Abdihani Xaashi Iyo Hodanka Abdirahman waan Idinka Hayaa Walee heesta
    #Team_Waqal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @safisubaan3868
    @safisubaan3868 3 роки тому +32

    Queen Hodan Abdirahman never stops to impress me wallahi! Her voice, style, dance & everything!👌🏾 Confident in her own skin👸🏾 black is beautiful! ❤️

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому +17

    Team hodan abdrihaman Ismuujiya Shaxshax iyo isbedel laso baxday Waqalka wala yabay 😍 Iyo cabdi hani xaaaaaaashi Cabdulaahi 2hours iyo 23k above wow Score waali ah

  • @ridwaan9157
    @ridwaan9157 3 роки тому +31

    *Hoygii fanka iyo dadkii fanka* 🇭🇺
    *Cabdi hani & Hodan Abdirahman*

  • @fathiahmed3575
    @fathiahmed3575 3 роки тому +8

    Waxaan aaminsanahy inay million iyo kabadan gaarayso cabdi hani haashi abdillahi fanaan somaliyeed waanu ku xiisnay lasoo laabo saxadaadii fanka 😍❤🌹💯

  • @Hanad1972
    @Hanad1972 3 роки тому +6

    Hadii aad adigoo gacanta bidix ku haya aad daawaneysid share ta igu qabo heesta sanadka hodan abdirahman iyo Abdihani the legends ayaa is Heley wow wow wow waxba lagama qaban karo waqal studio horumar wacan.

  • @cabdiraxiincali9370
    @cabdiraxiincali9370 3 роки тому +3

    Heesti uga danbysay ee cabdi hani intaanu ka fadhiisan fanka. Waa lagu xiiso doona zhp

  • @izumi4954
    @izumi4954 3 роки тому +22

    NaagTa KalIYe Midibkeeda Ku Faanta ♥️🕊Hodan Apdirahmaan ♥️

  • @CM-fg7rt
    @CM-fg7rt 3 роки тому +26

    music;100%
    lyrics;100%
    melody;100%
    video;100%
    editing;100%
    subtitles;100%
    waa la yaabay waqal studio iyo hoygii fanka hargeisa hore u socda

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 3 роки тому +25

    🔥Heestii qarniga cabdi hani and hodan Waxan soo xasuustay heesahad wada qaadi jirteen 2013 👌👌🔥

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 3 роки тому +191

    Inta Hargiesa u taqaan hoyga fanka soomaaliyeed✋❤
    👇

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +55

    I Can.t wait wLHi My Fav Singers 🌠🔥🌍
    #Abdi_Hani XaasHi GoLden Voice 🖤🥀🌍
    #Hodan_AbdiraHman inanta uGu codka Mcn HabLaHa SomaLiEt 🇮🇹🇮🇹

  • @faay2757
    @faay2757 3 роки тому +10

    Hoyga fanka somaliyed hargaeysa❤💭💚✌
    Hodan cabdi iyo cabdi hani nii wataa❤
    From muqdisho cdey💙

    • @sakirepere8256
      @sakirepere8256 3 роки тому +1

      Somaliland hargeysa Hoyga fanka 💚🤍❤

  • @awsharre3296
    @awsharre3296 3 роки тому +1

    Heesta meerisyada ugu horeeya waa jiifto caadiya laakiin dhextaalka iyo meerisyada danbe waa gabey waana inta dhadhanka macaan heesta u yeelaysa. In labada badood la isku daro oo la laxameeyo ma aha wax loo bartey tixduna way jabeysaa. Already 10x abwnka, musicianka, laxamistaha iyo fanaaniintaba.

  • @abdisamedomer9368
    @abdisamedomer9368 Місяць тому +8

    06 /06 /2024 who is watching

  • @salmabila6099
    @salmabila6099 3 роки тому +9

    hadaad arakayso heestu iyadooo English ah inay hoosta ku qormayso intay leeeyin hayla dhaafin like ta plz🙏

  • @aliyaaabdirizak2185
    @aliyaaabdirizak2185 3 роки тому +9

    Dadkeygi leyga berow Abdi Hani Hashi Boqorka Codka iyo Hodan Abdirahman Boqorada Codka Hees iyo badh weye can’t wait 1million views my legends libaaxa Fanka 💉💯

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 3 роки тому +6

    Ayy intaa ila sugaysaN heestan ismujiya🤗
    Abdihani hodaN abdiraxmaN💕......
    WaqaL studio 🎥📸

  • @hamzenasir3733
    @hamzenasir3733 3 роки тому +10

    Hodan abdirahman salan sare gesiyada sanadka
    Tageraha wlshy hodan Like saara 👍

  • @abdirahmanahmed1896
    @abdirahmanahmed1896 3 роки тому +5

    Viva inta tagerta hodan Abdirahman 👍

  • @nasabboy3580
    @nasabboy3580 3 роки тому +3

    Abdihani xaashi abdillaahi wuxuu sheegay inuu fankii isaga baxay gebi ahaan ba aan u ducayno inui illahay wax ka khayr bdn ugu badalo wlloyaal❤

  • @axmednagaansheofficial2356
    @axmednagaansheofficial2356 3 роки тому +4

    Inta heestan soo raacday marku c/hani kabaxay fanka like ta

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 роки тому +9

    Ayy Dadba is hely🤍❤💚 hodan cabdiRahman and cabdihani 🥰
    Waqal WStudio another level 🔥

  • @guledneero4014
    @guledneero4014 3 роки тому +16

    Wuxu soo wado waqal studio Iyo webiga yaa Weyn🌸😊🎧🎤❤

  • @djpolo687
    @djpolo687 3 роки тому +19

    Another level inta heestaba aan daawanayay ee xaga hoose ee translat un eegaysa liketa dhac ku siii😁😂

  • @mohamedabdulkadir5438
    @mohamedabdulkadir5438 3 роки тому +6

    Heesti ugu dambeysy ee uu Abdihani soo qaaday iney tahay inta og Like igu sharfa 🥰

  • @asmajama5720
    @asmajama5720 3 роки тому +13

    Laba fanaan✊ oo aan fankuuga aad u taageero keep going ❤️❤️❤️❤️💋🌸

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada3142 3 роки тому +11

    Another level waqal studio 🔥 laba legend abdi hani and Hodan abdirahman Somali iyo ajaanib heestan waa fahmayan 🔥🔥🎤🎤

  • @cawralamuse5402
    @cawralamuse5402 3 роки тому +2

    Sadex cisho kabacdi marku fanka kabaxay ayaan dhagaysanayay heestan 1/10/2020 sacada 6:35 malin khamiisa ankara ayaan joogay

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 3 роки тому +15

    *Waqal*
    Hodan: ma jaleeco ruux kale
    Adaan jaari kuu ahay
    Abdihani: jismigaad ku taal
    Iyo alla wadna
    Jidhka oogada
    An jihayno caashaqa
    Adaan kuu jeelanee
    👇🤗🙏💣💜

  • @yacquub1630
    @yacquub1630 3 роки тому +112

    *Hoyga Fanka*
    *Iyo*
    *Waqal Studio*
    *Waa La Yaabay*
    *Like Saara Somalilanders* 🇭🇺

    • @abshirdirir1437
      @abshirdirir1437 3 роки тому +5

      Dhig calanka talyaniga lahe 😏rero dhano oo bilaa calani 😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌

    • @yacquub1630
      @yacquub1630 3 роки тому +2

      Calankan rag kalaa samaystee dib ugu noqo schoolka calankaaguu talyaani sameeyee

    • @abshirdirir1437
      @abshirdirir1437 3 роки тому +1

      @@yacquub1630 ma calanka Somalia 🇸🇴 adeer maxamed cawale liiban baa sameeyey maan gaab ka kaam tahey w*se bal idinka ya idin sameeyey copy baa tihiin ictiraaf raadis

    • @yacquub1630
      @yacquub1630 3 роки тому

      Siilkii walaashaa wase calankan aad la ordaysaa waa maradii shaydaan caabudka west florida(#Bonnie #blue🇸🇴)

    • @abshirdirir1437
      @abshirdirir1437 3 роки тому

      @@yacquub1630 walasha Maka malaasanyahey 😏 dhila ku xaarte midan kle maxaa calankeena ku gaarsiyey calan laawin

  • @ridwanfarhan9636
    @ridwanfarhan9636 3 роки тому +10

    Hodan abdirahman Boqorada fanka❤

  • @jurejpio3555
    @jurejpio3555 3 роки тому +7

    Iney Hees isla qaadaan Hodan iyo CabdiHani inta qof ay ila sugaysy ismujiya👌💯

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +2

    Abdihani Hashi Abdillahi And Hothon Abdirahman Best Song I Can't wait this Song Waqal wstudio Thans Sir😂

  • @Xmax__Gamer
    @Xmax__Gamer 3 роки тому +13

    Our Legends Hodan Qarniyo
    iyo Cabdihani Aduuun ♥️👌❤
    The Best Voice, Music
    and Editing director.
    Waqal wstudio Horumar
    Wacan guys shaqao wacan👌😍♥️

  • @awalali8074
    @awalali8074 3 роки тому +54

    1M inay gaadhyso maygu raacsan tahy,haday haa tahay like saar ✌️👍
    🖌️

  • @naazirnaazir5781
    @naazirnaazir5781 3 роки тому +1

    Wwwww like la dhaca intu cabdi hani heesayo fanku ma dhamanayo iyo hodan ina wabari

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic 3 роки тому +1

    Abdi hani waanu ku xiiisi doona codkaagi macaana. Alle khayrkaad u dhaqaaqday hakugu anfaco

  • @kkfldlldkkfldlld4539
    @kkfldlldkkfldlld4539 3 роки тому +31

    HEESTAN BARYAHAN WAA LA SUGAAYEY CABDIHANI XAASHI IYO HODAN C/RAXMAAN

  • @cabeycr6088
    @cabeycr6088 3 роки тому +58

    I can't wait this song waqal another level good job geep going

    • @nightcrawler6469
      @nightcrawler6469 3 роки тому +4

      What you can't wait!🤣 you're already streaming the song

    • @msmohamed7947
      @msmohamed7947 3 роки тому +1

      Night crawler yo I was about say that Wlhi 😭💀

    • @pharthuzdiamond8476
      @pharthuzdiamond8476 3 роки тому

      @@nightcrawler6469 😆

    • @Omar_daneeye
      @Omar_daneeye 3 роки тому

      @@nightcrawler6469 heesta live ahaan loosoo galshaa umaleena😂😂😂😂

    • @TUFAAX411
      @TUFAAX411 3 роки тому

      @@nightcrawler6469 This person hasn't been paying attention to ESL lessons, lol

  • @mohamedbilacademohamedbila7029
    @mohamedbilacademohamedbila7029 3 роки тому +1

    Ubanee Ka banee
    Sanadkani waa Sanadkii
    Hodan apdirahmaan
    Abdihani hore u socda
    Waqal idin aaminsanaY🙏

  • @schakadx324
    @schakadx324 3 роки тому +16

    Those kids who don’t understand somali Read the subtitles this song is for you guys ✌🏾✌🏾

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +11

    Laba fanano favorite kaygaa 🇸🇴🥀😍✊🏾🍯🤴🏾🧕🏾

  • @Simmran
    @Simmran 3 роки тому +9

    Wooooow this amazing Waqalstudio i knew it you will make us Known in the global let the world see somalis songs meanings and the wisdom it carries Keep the spirit TEAM WAQAL 👍👌 Super A.Hani & queen.Hodan✌

  • @Idileey9
    @Idileey9 3 роки тому +1

    Ma jaleeco ruux kle adaa jaari ku ahay 💕🤤❤️ qalbigi adaa jiitay way jaaha aragiiye aaan jaheeno cashaqa anbaa waa ku jecelahaye😭😭💯❤️

  • @nimcoayaan6197
    @nimcoayaan6197 3 роки тому +2

    Hoygii fankiyo fanaaninta hargeysa hadhwanaag iyo waqal studio alow noo dhowr❤⚪💚❤⚪💚

  • @MsFatimaB88
    @MsFatimaB88 3 роки тому +10

    This is wonderful. Please upload more of Somali music videos with English subtitles 🙏🏾❤️

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +8

    13 minutes 4.8 views. Like 886 and 115 comments. Keep going team waqal studio zanadkan fanku hargeisa ayuu ka zhidan yahay runtii

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 3 роки тому +2

    Hodan abdirahman 2014 ila hada tagero lambar 1 ayaan ku ahay wlshy qaali malin un waan is arki donaa afkada caano macaan lagu qabay

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 3 роки тому +4

    Wwwwwww iska hees looma heeso hodan abdirahman iyo abdi hani dadkii fanka lahaaa ❤❤❤❤

  • @sbcproduction398
    @sbcproduction398 3 роки тому +5

    Wwaaaaaaw somali Anether level wlhi fankeeni uu tagay mar hadii subtitle loo yeelay go forward team waqal🙏📍

  • @gabalfilms973
    @gabalfilms973 3 роки тому +59

    Somaliban ahay sanku neefle usareya muslinimadana kufana alx

  • @nimcomohamed2266
    @nimcomohamed2266 3 роки тому +41

    Inta hodan taageerta like

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 3 роки тому +2

    Waa la yaabay Abdi Hani Hodan Abdirahman & Waqalka duula 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Somtiktok252
    @Somtiktok252 3 роки тому +3

    HIMILO LYRICS KA DAAWO HEESTAN IYO KUWO KLE BDN OO LYRICS AH WLL NASOO BOQDA
    CABDI HANI IYO HODAN ABDIRAHMAN ❤❤

  • @Glowing-Glam
    @Glowing-Glam 3 роки тому +3

    What a song! Hodan has always been my favourite musician. Nolow inta ey nolol jirto❤❤

  • @n776zlol2
    @n776zlol2 3 роки тому +1

    Ila caadaanki ba qushucay bulshawi mashall horeh usoco englis wa gud

  • @muniiraupdimiir8937
    @muniiraupdimiir8937 3 роки тому +28

    Dirsle inu kaso hadlyo inta oga like igu QabtA😁😁

  • @afrahabdi9981
    @afrahabdi9981 3 роки тому +10

    Hargeysa Hooyga fanka somaaliyed 🙏🏿

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +6

    Still listening to this soothing vocals 😌
    Hodan Abdirahman × Cabdi Hani Xaashi

  • @abdifatahmo9931
    @abdifatahmo9931 3 роки тому +1

    Hodan Abdirahman heeswalba ooy qaado sidii wax ay inaga iibisay ayaan ugadanaa

  • @abdihashiabdilahi2199
    @abdihashiabdilahi2199 3 роки тому +34

    Inta Sugaysey Cabdi Hani iyo Hodan Abdirxmn Abdihani Mudo Kabacdi Igu Sir Weyaan Caashaqu Kabacdi Inta I Fahansan Like Dhac ku sii Hahahahah😍

  • @farhiahaji5645
    @farhiahaji5645 3 роки тому +4

    Me first hees kala kacsan abdi hani iyo hodan 1love❤ like👍

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 3 роки тому +14

    Heestan markay 1 million Gaadho like dhac kusii Commentkyga.

  • @Hanad1972
    @Hanad1972 3 роки тому +2

    Hodan Abdirahman & Abdihani waaaw layaab waxii cusub dadkaa jecel styleka waan ku haysanaa and waqal studio keep going guys

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 роки тому +8

    Naagta hodan naagta kaliyee codkeda nagaha ku dhaftay😘😘

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed6830 3 роки тому +4

    Waqal ninka kaliye fanka somaliyed aduunka tusay hore usoco wll
    Hoyga fanka somalida
    HARGAISA cadey😘😘

  • @maxamedcabdi7129
    @maxamedcabdi7129 3 роки тому +3

    Wixii ka helay like👍

  • @somalitwins9681
    @somalitwins9681 3 роки тому +1

    Inta og inuu fanka c.hani ka baxay👍

  • @Hashiim-ahmed
    @Hashiim-ahmed 3 роки тому +2

    Oh inti sidayda ka heshay like isar blz

  • @yuusufmohamedabdi4780
    @yuusufmohamedabdi4780 3 роки тому +6

    Waa channelka kaliya naga bareejeyn karo Aduunka Ee aan Millions Gaadhsiino Team Waqal Hormar Wacan Bro👏

  • @aizerman3917
    @aizerman3917 3 роки тому +3

    ruug cadaagii soo rogaal celi legend apdi hani and hodon
    like akhyrii💘

  • @ikraanniita1968
    @ikraanniita1968 3 роки тому +1

    Ishcallaa hees 😙

  • @abdiaziizfagac2595
    @abdiaziizfagac2595 3 роки тому +1

    Inanka musica casriga ugu tukan weyn leh bulzhawi waa la yaabay🥰🥰

  • @najiibyaska9389
    @najiibyaska9389 3 роки тому +5

    1milyan hodan and cabdi hane garaysa 😉

  • @rahmaraaxo4311
    @rahmaraaxo4311 3 роки тому +6

    Hodantayda caashaqa hodan bilan hargysa wad shidy fanaaniinteedii 😍❤️😍

  • @duubledarwiish3873
    @duubledarwiish3873 3 роки тому +1

    allow adaa cabdi hani soo hadeeyee annana nanacsii fanka

  • @mohamedsiradabdi5176
    @mohamedsiradabdi5176 3 роки тому +1

    Woow waa labada aan fanka hadda jooga ugu jeclahay labadan abdi hani iyo hodan sharaf

  • @ijaabo9434
    @ijaabo9434 3 роки тому +3

    Mansha allah❤ hodan c/raxmaan midabkeeda💎 weligaa💋 diyano ha iska marin xppti 💕

  • @Abdiichanelll
    @Abdiichanelll 3 роки тому +8

    Team drisleeeeeeee lasooo macaane rectin ka❤🙏

  • @laylamohamed3071
    @laylamohamed3071 3 роки тому +2

    Cabdi hani 100billion like u sharfa❤❤

  • @kingdahir8527
    @kingdahir8527 3 роки тому +1

    Waqal the best Chanel 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘😘😘

  • @maniirasaleeban8472
    @maniirasaleeban8472 3 роки тому +9

    Masha Allah keep going waqalkayga dhamantinpah iyo mustafe saleebanba 😊😊❤👌👍

  • @fankachannel
    @fankachannel 3 роки тому +11

    Layaab Layaab Waa Xulki Xidigaha
    Soodaa My Legend Waqal Studio

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet 3 роки тому +2

    Hobalka Canka Masraxyada looga horay Abdihani hashi & hobashi hormuudka dumarka Hodan abdirahmaan sida qaluubteeda ugu raxeesan alle ha idin sharfo aduun & aakhiro Nabad & jacel kunolaada
    Hargeisa waxe sosartay Ilmo Moge Qalinle sahro ahmad
    jamac khadra dahir cige digfeer m.s.tubeec wuline sidi be no madandalineysaa hooygi xadarada & hormarka hargeisa ciil ha mudan from mogdishO

  • @abdidanjire5018
    @abdidanjire5018 3 роки тому +1

    Dadkii fanka xaqa u lahaa weeyeH ✌️✌️✌️

  • @adamali2035
    @adamali2035 3 роки тому +7

    Hodan abdirahman dhere iyo abdihani Xashi Abdilahi TRUE LEGENDS ❤❤👏

  • @rid9160
    @rid9160 3 роки тому +6

    Hees macaan literally vibing to the Music.
    I love that they added subtitles ☺️ finally a somali song where I can understand the whole song.

  • @mohamedibraahim9359
    @mohamedibraahim9359 3 роки тому +2

    Hodaanteena back comm😍🤩

  • @muniirofficial9805
    @muniirofficial9805 3 роки тому +1

    Hablaha qurbaha heesahooda
    Wuu ku naaxaa dee cabdi hani
    Hodan abdirahmaan
    Farxiya fiska
    Amina afrik
    Intaba heeso top ah ayuu lasoo saarey
    😁😆😁

  • @Ahmed.dahir10
    @Ahmed.dahir10 3 роки тому +3

    Waaa laba fanaan ooo Legend no ah wlhi labadaba waaa igu qaali 💔

  • @z012y
    @z012y 3 роки тому +89

    *Subtitle-ka hoose ha akhristaan*
    *Saaxiibadeena Taiwan* 🇹🇼🇹🇼
    *Hoyga Fanka Hargeysa* 🙌 💚💬❤️

    • @manaldhalgobeed4255
      @manaldhalgobeed4255 3 роки тому

      😂😂😂😂😂💯💯

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 3 роки тому

      😂😂😂 wlhi ma nooli

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 3 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣shp meshad ka fikirtay fogaa alla manooli 😆😆😆😆😆😆

    • @amriya3587
      @amriya3587 3 роки тому

      ❤❤❤❤❤

    • @abdishakurawl1773
      @abdishakurawl1773 3 роки тому

      😂😂😂😂

  • @abdifatahali4455
    @abdifatahali4455 3 роки тому +1

    Waqal studio keep going broh hore marwacan wllo abdi hani iyo hodan abdirahman 4k