Ali xaraare iyo Yaasin abukar Allah ha idin barkeeyo Caliyow rag dad Badan diley ama danbiyo waaweyn kalay Ayaa Hargeysa dhex jooga markaa Qof dhan oo wadankisii imanayey looku diiday dad baad cayday miyaney ka hor imaneyn xoriyad qawlka mise meeshu waa Africa waxaasi kama shaqeeyaan . Libaan Alcadaala sama talis waxaa I leenahay wax yar Samir inshaallah Caleemo qoyan iyo Ubax baa laku so Shaeen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caawa london ayaan ku qayilayay. aad ayaan ugu faraxsanahay inaad soo gasheen. mirqaanka iyo programkan waa isku macaan yihiin. maalinta aydaan soo galayn ma qayilno.
Hargysa waxa Jira arrinkuso kordhy, ganacsato isku shegya oo ciyala suqii hargysa jogty .isku dubarity oo hargysa dhaqnxumo Ku fafiya, sidii campainka Aya lo so baxaya kokasa la leyhy shaqsi so caya, war dhaqnxumo ayd hargysa Ku so kordhisen lacgta ad hargysa Ku walysan dadka danyarta ah EE hargysa joga. U qaybiya, magalda walida Ka Daya, malinba hebel so babiya, waydinka arkaya halky maryso, wey soconysa, malinba nin cusubi Aya la kenidona tawnka.
Somalia yeey🇸🇴 carurtiina ka sarta ciidanka xassan sh waa qacinul wadan jaajuus ah imarad YAHUUD ETHOPIA KENYA 🇰🇪 🇬🇧 🇺🇸 dalkii waa iibsaday xassan sh VILA FAMILY CALI GAAF VILA ALSHABAB ROBOW TIKTOK WAJIIS BASHIR SALAD toosa Somalia 🇸🇴 yeey
Waaryaare xasan sheekh waa nin clever ah xasan waxa uu hadaladan aan madaxweyne ku hadlin uu meel public ah uga hadlayo uu mar xaafadiisa iyo faan micno daro ah marna hooyooyinka canaanayo waa wax uu uga tala galay xasan waayo xasan qiyaano qaran ayuu sameeyay heshiiskii Ankara tan labaad xasan ciidamadii jubaland uu diray 200 ayaa la dilay xasan haday helaan rag sharciga yaqaan oo wax bartay awoodna leh waa dil toogasho ah sidaa darteed ayuu umada xaafadihiisii ula aaday si aan loo soo qaadin heshiiska Ankara
Ceergabo uu ka dhacay kawaran gojacadana malinti somaliland lagu jabiayay usato faraxan ayuu qada dhigayay ilmaderadi darood dagli goblaka sanaag inay ku jabeen Ceergabo bana laga safeyay uu ogayahy wanu kafhacay
Bal waalidan eega ninkan warsangali ee gado ka sheekaynaya iyadoo ceerigaabo lagu kala qaxay aadbu uga hadli laha ceerigaabo hadii isaaq laga saari laha lkn waxa uu uga aamusanyey reerkiisi ayaa laga saaray 😂😂
Start at 4:20
Ali xaraare iyo Yaasin abukar Allah ha idin barkeeyo
Caliyow rag dad Badan diley ama danbiyo waaweyn kalay Ayaa Hargeysa dhex jooga markaa
Qof dhan oo wadankisii imanayey looku diiday dad baad cayday miyaney ka hor imaneyn xoriyad qawlka mise meeshu waa Africa waxaasi kama shaqeeyaan .
Libaan Alcadaala sama talis waxaa I leenahay wax yar Samir inshaallah Caleemo qoyan iyo Ubax baa laku so Shaeen
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caawa london ayaan ku qayilayay. aad ayaan ugu faraxsanahay inaad soo gasheen. mirqaanka iyo programkan waa isku macaan yihiin. maalinta aydaan soo galayn ma qayilno.
Aniguna sido kale Ethiopia 😂😂😂😂😂 barnamijka mirqaanka
Rabiyow Somali meel walba wagubanaysa alahayow u gargaar
Liiban samatalis aad iO aad ayuu Ciro ugu dadaalay. May ahayn in la celiyo 🌹
Axmed Madoobe waa lasoo Qabanayaa Si Dhaqso Ah ❤
Kaalay so qabo waliba waxba haka soo tagina adinkoo dhan imada take you're time
Muufo mataalo dhimbilo ayaa muufo lagaaga dhigi so soco😂😂
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Liiban Alcadaala Waa Ninki Riday muse
Muxu ridi karaa inanka yaree bilaa akhlaaqda ahi
Soomaalia ilaahay baa umaqan
Mahadsant walaalkey cali xarare iyo yasin yare 😂😂😂😂😂
Xasan qarashoow waa qabiili qabiilka aaminsan oo duli ah
Subxanala somaliya ala u Jira
aad ayaan uga xumahay hore ayuu iiga dhamaaday. waan idinka mahad celinayaa shaqada wanaagsan oo aad noo haysaan.
Baardheere anigaa ka imid,sheekadaasi naguma socoto jaalle.
Waa cajaayib - K - SYDA
WCS Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Senior Journalist CALI XARAARE La Daadihiyaha Barnaamijka YAASIIN ABUUKAR & Bahda SATV Runtii Waa Kaftan Aad U Xiiso Iyo Qosol Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleysta Inshaallah
Hhh kaftNaka lobogwyey e🎉e Cali xararar 😊😊😊
Qof walba oo ka gudbayo buundada,Luuq ganaane,buundada Baardheere iyo buundada Buurdhuubo waa in uu lacag bixiyaa,dadka lokalka ah waxay noqonaysaa free, ajaanibta ayaa la cashuuri doonaa,sidaa ayey noqon doontaa,siday ila muuqato.
Aslaamucaley iska daashirkiga bisinkiyo burdaha waashirki yaasiinow !
110 Laba Iyo elmod anaa Ka med EH.
war yeeee miyad ka hadashid meshad ka timid iyo ceergaabo , marna ka hadli meysid maxaa jira
Xassan sh qabri boob dhul boob lacag boob bad boob agoon boob ciidan xasuqe dumar iibshe saudi 🇸🇦 VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN BILILIQO
Xasan Shiikh Cadawgiisa iyo Xaasidkiisa ilaahay Ha Jebiyo Aamiin ❤
Xaasid ma leh, qof xaaran quute ahi
Good news
Doomo ayaan suubisanay,waa is dabarnay,reer Baardheere iyo reer Buurdhuubo,Xasan gurguurte waxbo ugama baahnin,buundooyinkeena annagaa dib u dhisanayno.laakiin qofkii isticmaalayo lacag ayuu bixin doonaa.
Somali qof qabiil kamaran maleh. Ali Xaraare waa qofka an laha amu yara dhaama. Farmajo oo reerkisa sidu uu taageri jiray, Madobe hada sidu uu taagero, SSC sidu uu taagero, iyo sidu HSM uu macarada. Cajiib...
Caliyow Ceeeigaabo war naga soo sii ciyaal tiktok waan ku wareernee...????
Annaka oo reer Gedo ah ayaa difaacayna Axmed madoobe
Caliyoow iyo yaassiin wn idin.salaamayaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caliyow madax weymaha masaajidka iyo mikrofonkaba halaga ilaaliyo
Asc calow wallahi shaqadadii ma hayside maad loooyar noqtid
Axmed madoobe lama dagaalamayno,Xasan Gurguurte candhuuftiisa dib ha u liqo,yaa dabbaal ah oo dadkiisa lagu diraa.
Mr
Harare
Waan kusalaamay
Kaba siidarane hablahii cariishyada deganaa ogama uusan harine Cagaf Cagaf ayuu kamariyay😮
First comment
Nabsigii faysal baa ku dhacay
😂😂😂😂😂
😅😅😅😅 badaw lacag helay xayeysiis xumaa 😅😅
Waa sax gobolka gado xaq bay u leeyihiin dowda somalia reer gado waxba uma qaban
Runtii Xasan Sheekh wax weyn baa ka khaldan, waana NasiibDaro in uu u faano Danyarta Somaliyeed!
Madaxweynaha taladada wa diiday halkii bil ee nasiinada😂😂
Asc abti cali nolow imbadan
Cali xaraare iyo yasin yare,, well done 🙏nice program
Ali xarare waa niin dhagax waaninaaya ama faariin u diraaya hadana bal wad.
Miyaad ceerigaabo ka dhacday intaad xasan shiekh kunmeraysanyso
GUUL GUUL GUUL SSC, ALI HARARE IYO YAASIN KA HADLA CEERIGAABO ISKA DAAYA HASSAN SHEEKH WAA MADAXWEYNAHA SOMALI .
Warsengeli xageed ku ogtahay Calow.
Xoreyad qoolka waa furanya
Dakal Iyo Max kareh
Maxaad uga hadli weydey Ceerigaabo
Xassan Magafe iyo xulafadiisa sheeko qabiil ayay wadaan mooyaane wasiir wax barasho iska daaye Nabad Sugid dagaal kaqeybgaleyso waligey mamaqal arakti aan arko iska daaye Ciidan nimana Gaashaanle Sare ayaan kugaaray😂
Xassan awoor umada Allah haka qabto😢
😂😂😂😂😂😂 xasanaa wallaahay gacan baan u taagay xataa Islaamihii waa u jawaabayaa, aar xasanaa waa Faam Guutaale oo madaxweyne inoo noqday cml
GURUUBE TIGTEE FARAX C/DULQADIR IYO SANBALOOSHI
Below Ali ayaa tahay
Cosob inta ay ku cayaartayDowlada Somalia ma so marin
Ali. Xaarweyne. Maxaad. Uga. Hadli. Weyday. Dagaalka. Ceerigaabo. Ee. Hartigii. Kibirsanaa. Lagu. Xasuuqay. Tuugyahaw
Caliyow halala taliyo ayaad leedahey xasan ma taqaanid talo aan tiisa aheyn ma yeelo waxyaabaha la yaabka leh kuma u qaladamine waa ku talgaley.
Xayeesiinta Naga so gaabiya please wa maxay wacdi cml Aye xayeesiin inoga dhgeene
YAASIIN YARE MAAH MAAHII WUU SOO FAHMAA?
Cali waan ku salaamay barnaamijkaagana aad baan ula socdaa sxb berigii laas caanood dagaalku ka socday aad baad u qaadaa dhigi jiray laakiin ceerigaabo waad ka aamustay cali siday wax u jiraan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Warka halkeed ka keentay caliyow 😂😂😂😂😂 wa mid mirqaan
Xasan sheikh wa beenaale, beenaale wa kha'in, musuq, dhiig daadiye iyo wax kaasta o xun, Ilahay umadda ha ka qabto
Waa suubisanay buundooyinkeeni.
This week Mr Ali is ignoring something closer to home. I wonder why
Axmed madoobe inuu isku shubay doorashada waxaa udheer inuu ciidanka uusoo weeray ,habartii indha la’aanta aheyd ee dad cunimada ku darsatay weeyaan
Asc cali xaraate waa ku mahadsan tahay barmamijyada aad nosoo gudbiso madaxwaye saxan sheekh maxamuud runta ayaad u sheegtay balse maqaadan doonaa
Beenala foolay ah Farax Abdulkadir ku ma jiro arinta Gado umana xil sarno Ilaahay ka baq
Tarambe ka warranty dhagta markii la gostay
Hargysa waxa Jira arrinkuso kordhy, ganacsato isku shegya oo ciyala suqii hargysa jogty .isku dubarity oo hargysa dhaqnxumo Ku fafiya, sidii campainka Aya lo so baxaya kokasa la leyhy shaqsi so caya, war dhaqnxumo ayd hargysa Ku so kordhisen lacgta ad hargysa Ku walysan dadka danyarta ah EE hargysa joga. U qaybiya, magalda walida Ka Daya, malinba hebel so babiya, waydinka arkaya halky maryso, wey soconysa, malinba nin cusubi Aya la kenidona tawnka.
Odayga xasan ah wuxuraba nasasho way wagabobat
Cali goojacade labaad baa dhacee maxaad uga hadli wayday cali dhexdhexaadka haka tegin
Kuwa dhagaysana. Ee waliba doortay. Ayaa kadaran
Dhuxulayste waa lawasayaaa ✅
war Ali hareeyd ka heshoowd Odaga waa u Jeeydna Sido noqday 😂😮😅😂
Somalia yeey🇸🇴 carurtiina ka sarta ciidanka xassan sh waa qacinul wadan jaajuus ah imarad YAHUUD ETHOPIA KENYA 🇰🇪 🇬🇧 🇺🇸 dalkii waa iibsaday xassan sh VILA FAMILY CALI GAAF VILA ALSHABAB ROBOW TIKTOK WAJIIS BASHIR SALAD toosa Somalia 🇸🇴 yeey
Waaryaare xasan sheekh waa nin clever ah xasan waxa uu hadaladan aan madaxweyne ku hadlin uu meel public ah uga hadlayo uu mar xaafadiisa iyo faan micno daro ah marna hooyooyinka canaanayo waa wax uu uga tala galay xasan waayo xasan qiyaano qaran ayuu sameeyay heshiiskii Ankara tan labaad xasan ciidamadii jubaland uu diray 200 ayaa la dilay xasan haday helaan rag sharciga yaqaan oo wax bartay awoodna leh waa dil toogasho ah sidaa darteed ayuu umada xaafadihiisii ula aaday si aan loo soo qaadin heshiiska Ankara
Ceergabo uu ka dhacay kawaran gojacadana malinti somaliland lagu jabiayay usato faraxan ayuu qada dhigayay ilmaderadi darood dagli goblaka sanaag inay ku jabeen Ceergabo bana laga safeyay uu ogayahy wanu kafhacay
Maxaad u dawan hadu sidaas yahay 🤔
Dhilaa kudhashee nagala tag beenta& cuqdada xarmajo hoyadaa ha waso
@geranuke Daroogada iska daa oo Rabi gaa unoqo waxaad lasoo fadhidaa daroogaan cunaayaa bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi
Codkii Shacabka Somaliyeed Maaha Hadalkaagan Wabyaaladaysan Cali Xaraarow ❤
FAKASH ALI WAA FUTO WARSENGENI 😂😂😂😂😂STOP YOUR DAROOD LIES
Bal waalidan eega ninkan warsangali ee gado ka sheekaynaya iyadoo ceerigaabo lagu kala qaxay aadbu uga hadli laha ceerigaabo hadii isaaq laga saari laha lkn waxa uu uga aamusanyey reerkiisi ayaa laga saaray 😂😂
Maxamed Siyaad ilmihiisa sowmaaha kuwa 35 sano kadib Dadka dhulalkooda dhacaya😂
Ugaas Ilmihii Siyaad Barre Ma ahan Ee Siyaad Barre Walaalihiis Waaye Dadka Dhulka Ceelasha Ku Haystaa
Doomo ayaan suubisanay,waa is dabarnay,reer Baardheere iyo reer Buurdhuubo,Xasan gurguurte waxbo ugama baahnin,buundooyinkeena annagaa dib u dhisanayno.laakiin qofkii isticmaalayo lacag ayuu bixin doonaa.
Nio comment iska yare maxa ka si ah 10 comments ayaad qortay oo isku mid ah
@buraale134 xoogaa Baan xanaaqsanahay IGA qallee sxb.