DHIBAATADA HAYSATA HOYO CUSUB... NEW MOTHER STRUGGLES

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • #somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/...
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    DEODORANT :
    - Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals....
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

КОМЕНТАРІ • 82

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  Рік тому +7

    - SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! Also Available in Djibouti +25377120650
    - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: ua-cam.com/channels/HavJHRtHYXotLOWfXgo67Q.html
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc

    • @habonaden2080
      @habonaden2080 Рік тому

      @Naz Ahmed what do you thing about ** WARDA XAASHI NINKEEDA** c est une femme qui a fait un poeme sur la poligamie

    • @aishaadam7473
      @aishaadam7473 Рік тому

      Abaayo intee ka nooshahay?

    • @oulaelmi8907
      @oulaelmi8907 Рік тому

      Kuwi djib miyaay dhamaadeen nasteho

    • @aishaali9102
      @aishaali9102 Рік тому

      Abayo ilmaha maxa ku kala fogesaa contraceptive pills waxan ka qadey hormonal change zaida please hada wax igu cawin karto

    • @hoodoabdilaahi1920
      @hoodoabdilaahi1920 Рік тому +1

      Nastooxo kala korinta ka soo hadal waa noo muhiime

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Рік тому +5

    Mhdsnid Nasteexo qurux... 👍💯❤️👍Caqli iyo talo qurxan baad siisey hooyadaas cusub.👍💯❤️ Wxn jeclahy mrka aad tiraahdo... Naftiina ha iloobina.❤️👍.. Ana wxn ku darayaa... Naftiina uun ku tashada dumarow, Dhalmada yareeya, oo dhaqaale sameysta.

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Рік тому

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shenkeronabdirahman7227
    @shenkeronabdirahman7227 Рік тому +2

    I am not hooyo cusub but i have been there alxamdulilaah now i am 5 kids hooyo masha allah walagaga gudbayaa ❤❤❤

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf Рік тому +3

    Currently have an 18 month old. My biggest struggle was her sleep and eating. Looking bad she drank and ate normal amounts but I was so use to mommas over feeding their babies and how us Africans see fat babies as healthy babies so I think I created some anxiety around meal times for my baby and myself. But Alx now I’m letting her eat all her foods on her own with little assistance and I see a worlds difference in her appetite. I also use to wake my baby up at night to “dream feed” but that doesn’t work for a baby who is a light sleeper so I stopped around 7/8 months and her sleep improved. I want to teach her to fall asleep on her own now.
    Also, surprisingly cosleeping actually worked for us from like 3-9 months and baby and I finally got better sleep compared to the first few weeks of her life. However, it’s such a hard habit to break so in retrospect I honestly should’ve thugged it out and look for more alternatives lol.

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Рік тому +1

      Thank you for sharing your experience. I wish cosleeping worked for us because it’s such a beautiful bond to form with your kid. But yes it’s also very hard to break…

  • @yasminebusiness
    @yasminebusiness Рік тому +1

    Mashaallah houno, ta bien dit jazzakallah kheir, mais moi j'accoucher 2 fille par césarienne la grande elle à 5 et la petite elle a 2 ans et demi, j'étais seule pour s'occuper c'est pas facile mais alhamdoulilah magnifique expérience Mashaallah, continue comme🥰

  • @laylaahmed7318
    @laylaahmed7318 Рік тому +3

    May fvt UA-camr keep going hno

  • @nastehahassan2633
    @nastehahassan2633 Рік тому

    Hey Naz please talk about postpartum hypothyroidism,depression, fatigue, slow weighloss and diet

  • @umualma2451
    @umualma2451 Рік тому +1

    Mansha allah wllo anigu labo habloda ban dhalay labad midna waligay qolkayga ma seexin intay yaryaren aniga qolked laseexna jiray markay midkasta gaadhay 6 bil kaligod seexiye caruurta in la baro qolked waa wax fiican ilmaha in labaro cuntada inay yagu cuna waa wax fiican ilmahu waa mihim inu barto inu dharkisa xidho kaabisa so qato cadaydo waxso dhan waxad samayna karta markad tahay hooyo routin leh ilmah waa umuhima inu routin yeesho ilaahay hooyo kasta haw fududeyo caruur in lakoriya ma hawla yar maah ilaahay caruurta hayno xafido ❤❤❤

  • @Qurbajoog
    @Qurbajoog Рік тому +1

    MashaAllah tala fiican aa siisay❤ aniga waxaan ugu dari lahaa. Abayada in aay caawin wey diisato lamanaheeda. In aay istakoorin (not to isolate) dadka warkooda ha dhagrysan adiga aa og waxa cunigaaga u roon.❤

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Рік тому

      Wa ruun walaashey 🤍

  • @bushraali6164
    @bushraali6164 11 місяців тому

    Mashaa Allah abaayo ilaahay haku barakeeyo❤

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Рік тому

    Maashaa allh my allah protect you sis , you have explained well , my son was the same he couldn’t sleep first six months and our community use to tell me its ok , 😢 .

  • @TT-gw5cj
    @TT-gw5cj Рік тому +1

    Good advice ❤!

  • @fatimasiciid5992
    @fatimasiciid5992 Рік тому

    Maashaa allaah

  • @qaliaden2469
    @qaliaden2469 Рік тому

    Merci pour le conseil nasteho je suis une maman le nom que toi mais j'allaite aussi ma fille de 3 mois je dors pas bien aussi

  • @Qurbajoog
    @Qurbajoog Рік тому

    MashaAllah video caadi maahan
    Beautiful advise❤ so wise ❤

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 Рік тому

    Mahadsanid mashaa alaah

  • @abdioduwa2678
    @abdioduwa2678 Рік тому +1

    Mansh allh walashy❤❤❤

  • @qalidumar6908
    @qalidumar6908 Рік тому

    Thanks xppti runtii wax ahay hooyo cusub wiliba umal ah wax fican kafa iday 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @farxiyomoha4523
    @farxiyomoha4523 Рік тому

    Thank yu

  • @maqdishassan4443
    @maqdishassan4443 Рік тому

    Thanks abayo

  • @Qurbajoog
    @Qurbajoog Рік тому +3

    Let me watch cause mamma gotta make dinner 😂

  • @alhamdulillah4998
    @alhamdulillah4998 Рік тому

    Mabruuk Naz. Topic aad u muhiima.
    22 sano ka hor ayaan canada ou dhaley.
    2 biloo oo adag ayaan la marey inanteyda. Hurdo la aan ani iyo baby.Djibouti ayaan nassiib dib an ugu noqdey nassiib, waayo djibouti ayaan ou noolaa.

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 Рік тому +1

    Asc wll ilme cunadiisu fiicantahay jira sanad iyo badh misna 10kg ah maxaa xal ah plz ila tali wana ilmihii kowaad❤

  • @aichahoussein8196
    @aichahoussein8196 Рік тому

    MachAllah hn

  • @kaahiyeabdi892
    @kaahiyeabdi892 Рік тому

    Wooooow

  • @iqraabdullahielmi8783
    @iqraabdullahielmi8783 Рік тому

    Masha allah naz waa talo muhiimsan aniga gabadhayda waa 13 bilood waxa icaawiyay waa marka ilmaha uu gaaro 2 week ku tababar hurdada ukala saar maalinta iyo habeen ka sidee?
    Waxaad sameyneysaa marka uu 14 maalin joogo maalintii iftiin ka haka qarin shanqarta wax walba waa dhawaqa waa caadi lkn markey qoraxdu dhacdo habeen kii iftiin ka ka ilaali oo mugdi ka dhig qolka sidoo kale shanqarta iskuna day inaa seexisid habeen walba sidaas ku samee haka kala jarin wuu baranaya ilmaha yar waqtigas inay hurdada tahay

  • @fadumodadow9042
    @fadumodadow9042 Рік тому

    Masha allha

  • @samatarfarah217
    @samatarfarah217 Рік тому

    Ameen yaarabi

  • @Hafsa_forever
    @Hafsa_forever Рік тому +1

    asc naz hope you all are doing well alxamdulilah,im doing OMAD i cut out almost all carbs and im doing protein fat and close to 20 net carbs my fat is almost 100g protein about 80g and my blood sugar is dropping i think of quitting but then i think it’ll pass right now i have chills and feeling like im a feather 🪶not to mention fatigue!! lol im thinking is keto safe😢! been doing it since saturday!

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Рік тому +1

      Salam sister. You need to supplement in minerals. Get yourself keto minerals from Amazon or any health store. You’re experiencing keto flu… you’re losing lots of mineral which is normal when you’re first doing keto or any low carb diet. For now, try to add a little bit of salt in your water (for sodium intake) and take potassium and magnesium if you already have it at home. But take sodium and you’ll feel instantly better. Insha Allah let me know how you feel! You can do this!

    • @Hafsa_forever
      @Hafsa_forever Рік тому

      oh i have potassium scared to take it,long story short my sis was hospitalized for taking too much lol,i t take magnesium and salt in my water im scared of my blood sugar dropping too low as its now 3.1! it’s craz

  • @maymuunahmed3176
    @maymuunahmed3176 Рік тому +1

    Abayo aniga xitaa dhibkas waa ihestaa baby kega ma hesto waxuu jiirtaa 4 month waa nah ilmaha huurdada fududa waaye thanks
    your advice

  • @farxiyomoha4523
    @farxiyomoha4523 Рік тому

    Masha allah wali maguursan lknbwax badana ka faaidey marka guuesado insha allah❤

  • @khadijashire672
    @khadijashire672 Рік тому +1

    Hooyo inaa nqoto dulqaad bey rabtaa wana ka gudbeysaa wax kasta caloosha u buuxi hadii adiga ku nuugo adigu fat badan cun hooyo cusub bn ahey 15 mounth baby😍

  • @deigamohamed707
    @deigamohamed707 Рік тому +1

    ❤❤❤

  • @rahmakibwana6641
    @rahmakibwana6641 Рік тому

    Assalam aleikum,I like watching u but I don't understand Somali...pliz translate

  • @samiraADAM1yusuf
    @samiraADAM1yusuf Рік тому

    Masha allah ♥️♥️

  • @saidanasser1688
    @saidanasser1688 Рік тому

    Merci pour le conseil je suis une maman d’un bébé de 3 mois et je suis kao🍼🍼🍼

  • @nafisodahir7936
    @nafisodahir7936 Рік тому

    Mahadsanid wll marki ugu horeysey waaye coment kuso qorey lkn marwalpo waku dawaada

  • @neimadolar2572
    @neimadolar2572 Рік тому

    Ma fille elle a 10mois, j'allaite 3a4 fois dans la nuit et elle dors avec moi walah je suis fatigué je dors pas bien inshallah je vais essayer d'arrêter de ne pas allaiter pendant la nuit...
    merci beaucoup huno pour le conseils bisous

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Рік тому +1

      C’est vraiment difficile… je te comprends walahi. Bonne chance walaashey 🤍

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 Рік тому

    Wll masha Allah saa noga faidaysay aniga waxa leyay sadex ciyala ka ugu wayni waa 3 iyo bar habanki oodhn waa kaca cano isii bay dhahan wllhi waa daly hada siinwayana way ooyayan ila aan siiyo masexanyan

  • @lovelove-ds3cj
    @lovelove-ds3cj Рік тому +1

    Asc I so ducaya in ilahay ii fuduyo foosha hadan sugayaa ilmihii igu horeyay

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 Рік тому

    Wcs mashaa Allaah tabaara kallaah Abaayo mahad sanid Talofiican weeye hooyo cusub sifiican bayii u Anfacayiisa. Hawarayiisan dad koodhan waatalo fiican nasteexo mahad sanid Abaayo

  • @mahadofarah4692
    @mahadofarah4692 Рік тому

    Habdhaha ayagaa diida iney qaataan dababarka nurse guriga ugu imaadto

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt Рік тому

    Asc waxan hooyo 10 dhashey walaahi sadkasta wadhali jiri hadana cidna ima cawinjiri waxan ku noolahay dalaka
    Sacudiga jida hada 16sano madhalin oo waducuwe ilmaha abayud waa qeelo badnay

  • @Muna-yusuf
    @Muna-yusuf Рік тому

    Masha allllh

  • @abdirahman4872
    @abdirahman4872 Рік тому

    Nas Axmed 👸😇

  • @mahadofarah4692
    @mahadofarah4692 Рік тому

    Ilmaha calooshiisa waxbadan ma qaadto every 1 hour need inaa quudiso maaliqariibta siiya idinkane iskadaa basbaaska iyo cuntooyinka dhibaayo caanaha naaska mida kle ilmaha daaciya daacada air gas uso gata markas babyga 2 h wuu kajifayaa

  • @mssworld2023
    @mssworld2023 Рік тому

    Aniga xitaa hoyo cusb ahy allh noo dhibyareeyo

    • @ifrahcumar4352
      @ifrahcumar4352 Рік тому

      Dhib majirto hooyooyinkeen caw markadhalaan washaqaysanjireen hadaad wax iskadareento quraan aqroso

  • @nimcoadam1260
    @nimcoadam1260 Рік тому

    Asc walal wax badan baan kaa faaiiday khayr Alle ha ku siiyo . Wll waxaan ahay hooyo cusub ilmo 3bilood jira ayan haystaa alxamdullilah . Lakin wll naasku iga diiday waayo markaan dhalay ayaa musaasad layga hor siiyey taasina waxay igu keentay warwer badan . inaan seexan inaan isaga uun ka fekero . dadkoo marba hadal igu yidhaahda . ilmaha haduu naaska waayo nafaqo daro ayaa ku dhacaysa . ma koraayo . Waxaasbay igu yiraahdan ana maskxdaa ii xanuunta . iminka naaskii caanihii way yaraadeen isna ma cabaayo . Markaa wll ilmaha wax dhibaato ah ma ku keeni kartaa mahadsanid wll

  • @Zameryyy
    @Zameryyy Рік тому

    Suaal walalo ma qolkiisaad toos u seexisaa mise intad qolkaga ku seexisid ayaad qadaa oo aad qolkiisa gaysaa answer please thanks walashey

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Рік тому

      Qolkiisaa toos u seexiya wllo. Tadabaadki ugu horeyeh uu diidayeh lakin markidanbeh uu iskala qabsadeh.
      Isago 6 billood baan sidaas an sameyeh… kolee bah adi u ilmahaagu ka weenyahay 6 billood wakhti badan be qaadan intu barto makhsinkii sa. Lakin u wad oh uu la qabsan doona insha Allah

  • @xamdacali368
    @xamdacali368 Рік тому

    Wn so marayi xalada nasey marka figiradasna wan kula qaba wayo wn sameya wanan ku gulayistay

  • @qisaswacibra
    @qisaswacibra Рік тому

    Abaayo aniga ilmahayga canavar formula ah ma jecla hooyo waana mahayga kowaad bottle 🍼 ma qabsanaayo caanaha naaska kuma filna maxaa sameeya wllo

    • @ifrahyussuf1164
      @ifrahyussuf1164 Рік тому

      wlhi abayo aniga xitaa kulamid ayn ahy hooyo cusub ayn ahy sidada okale cunugteyda masasad ima qabsaneyso naaskna kuma filno

    • @qisaswacibra
      @qisaswacibra Рік тому

      @@ifrahyussuf1164 wlhi waa dhib waa dareemi karaa

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Рік тому

      Haa wa dhib wllo. Waxaan ku la talin laha intaad cuntid cunto fat iyo protein badan leh. Isku day na shah caraway (fennel seeds) laga sameyeh. Caanaha naasku badiya

    • @qisaswacibra
      @qisaswacibra Рік тому

      @@NazAxmed Mahadsanid wllo mcn

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +1

    mamadas hadayna habrenki seexanaynin ,maalinti ha seexato,shaqada guriga ha yarayso,,xaajiguna waa inuu ilmaha la hayo

  • @ignafarahmohamud6513
    @ignafarahmohamud6513 Рік тому +1

    Habeenki naaska ku mira marar badanbu so saca seen mirta naska uga daya

    • @hodanabdi2508
      @hodanabdi2508 Рік тому

      Abyo anaa kulma mid ah habeen buu soo kackacaaa naaska aan kumiraa caano dhan wuu diiday

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Рік тому +2

      Waxa kale oo aan siinayey wiilkayga caanaha naaska oo keliya. laakiin intaanan seexan waxaan ku quudin jiray cunto wanaagsan iyo caano naaska. Dhawr todobaad ka dib waxa uu bilaabay hurdo habeenkii oo dhan alxamdulillah.
      Waxaan sidoo kale kugula talin lahaa inaad cunto fat badan si caanaha naaskaagu u qanciyaan ilmaha.

  • @munaharun645
    @munaharun645 Рік тому

    🥲🥰👌👌👌👌💯💯

  • @jamalabdi1339
    @jamalabdi1339 Рік тому

    They taking a advice wrong people

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 Рік тому

    ❤❤