Ii Sheeg? 1969 || Cumar Dhuulle & Maryan Mursal || HD +Lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 53

  • @moibnucarab4720
    @moibnucarab4720 3 роки тому +15

    Heesi waa heesihi hore
    Habdhaca iyo hanankuna
    Halbeeg bay ulahayen
    Layskama hatacayne
    Sida kuwa haatan joogo kle

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 5 місяців тому

      Hada he's murti fican inta badan lama qado

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 2 роки тому +4

    Cumar dhuule Ahun legendary a, codkiisu Wuu ku saaqayaa!!!

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +5

    Raxmaanku haw naxariisto AHUN Cumar🤲

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 місяці тому

    Allaha unaxristo abwaa xuseen oow faarax iyo cumar dhuule cali mahdi

  • @cabdiraxmaancabdillaahi-9
    @cabdiraxmaancabdillaahi-9 3 роки тому +5

    Xuseen Aw Faarax ma ahayn ee waxaa sameeyay Cabdillaahi Cabdi Shube.

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 3 роки тому +10

    Axya hees dagan oo ku haboon jawiga Manta ka heeyna #Qaaraam walal kun jeer Mahadsanid Aun Dhuule Mama Maryan cimri dheer i.a

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 роки тому +3

    RAXIMALLAAAH CUMAR MAHDI DHUUUUUUUUUUUUUUUULE

  • @naaji_mp
    @naaji_mp 3 роки тому +7

    Walhi waa xasus qaraami keep goin💘

    • @naaji_mp
      @naaji_mp 3 роки тому

      ua-cam.com/channels/uhWVP6CsNZb_B-SkAu5xMQ.html 😇 kusoo yaca asx abta

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 6 місяців тому

    Waa hees hal xiraale wada ah.

  • @mukhtaarmaxamuudciise3787
    @mukhtaarmaxamuudciise3787 Рік тому +1

    Waxaan dhegesanayaa 19 ogtobar 2023 casimada dalka Muqdisho

  • @AhmedTimacaddeMuxuďiin
    @AhmedTimacaddeMuxuďiin Рік тому

    Raxamatullahi Celeyhi Cumar dhuule Cali

  • @AhmedAli-ic1xf
    @AhmedAli-ic1xf 3 роки тому +4

    Alle ha unaxariisto

  • @subayrxaydar7824
    @subayrxaydar7824 2 роки тому +1

    2022/10/26 9:26pm
    Hapeenimo khamiisa
    Badhan sanaag somali
    Xaafada horseed aaga masjidul faaruuq
    Ilahow ku naxariisay

  • @liibaannuur8384
    @liibaannuur8384 Рік тому

    Iyadoo run ayaa first day waayo waayo🎉

  • @mokhtargarre
    @mokhtargarre 3 роки тому +6

    Second replay😆

  • @mrjaalleshow5324
    @mrjaalleshow5324 5 місяців тому

    tan hees waa dhaaftay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:48 0:51 0:51 👍👍👍👍👍👍👏👏👏✯❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @jaallebulsho3367
    @jaallebulsho3367 3 роки тому +2

    Heestan wa underrated

  • @liibaannuur8384
    @liibaannuur8384 Рік тому

    Iyado run ah aafirsaday

  • @jose-iy2zg
    @jose-iy2zg 3 роки тому +5

    First reply 2021

  • @XuurAfcade
    @XuurAfcade 2 місяці тому

    Cajiib

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 5 місяців тому

    Heskan macno weyn ku jiro maryan mursal logu talo galay

  • @cabdalleboss3973
    @cabdalleboss3973 8 місяців тому

    Heestan anoo yar hooyo u shidi jirey oo way jecleyd

  • @isaakali1948
    @isaakali1948 3 роки тому +4

    Heestani waa wax kle wlahy axyaa hees

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 9 місяців тому

    Suuugaan.👉.Tilmaaan

  • @liibaannuur8384
    @liibaannuur8384 Рік тому

    ❤and iyo and naxaris alaasiyo

  • @Football-bo6jj
    @Football-bo6jj 3 роки тому +4

    Sxp kuwo jeceel Anosoo radi 😅😁🙏❤️

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 8 місяців тому

    Waa ,xamar,

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 роки тому +3

    Wwwwwww. M. A. Cumar. Dhuule. And. Maamo. Maryan mursal. Legendz. Alhyaraxmuka. And maamo. Alhku xfdo ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Yaasiin aburaas

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Yaasiin aburaas watch

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 5 місяців тому

    Hadal ka da weyno lagu dodi karayo o dawo ahan ku Leyahay dahabo u firso dhulka waxan uso degin cirkana daro ku laheyn e dulo I sheg dhulka waxan uso degin cirkana daro ku laheyn fid merta weyan iyada u jawabay hadal ka da weyno dib u bari donta wa xerka dunida dahirow u firso cudur ki ku dorshe dadku helana an dilin an dawo laheyn I sheg doqonimo weyan dhaha isaga u jawabay wa iga dignine wa iga dardaran dahabo u firso Waxa socodka dinka leh dabeyshana ka orod badan an dalin I sheg dayaxa wayan iyada u jawabay dabar kiyo hogan ka dabaal jogto weyan Waxa leysku dagayo dahirow u firso wax dugaga raco durkana ku hoydo dad la modo I sheg danyer ka weyan isaga u jawabay waxi lagu dadalo o dacad lo yahay dariq loma wayo xidigaha korkena ah midan ugu Dan Leyahay doneyno I sheg calankena weyan darur so hilac diyo Rob xalay to da ay ban deg deg ugu riyoday dahirow u firso qof dibiryo la jifo gajana la il daran didayo I sheg wa dumar ka urka leh iney ur ledahay caden

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 8 місяців тому

    Waa,waa,somaliland

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 8 місяців тому

    Waa,buti,lnd

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 5 місяців тому

    Wax dugaga raco durka ku hoydoo dad la modo I sheg danyer waye wax somali la modo somali racsan darod ka weyan gurkena didayo maryan mursal cise botan wa nag nasab nimo lagu fano dhalatay maxamuud gorgarte hawiye waye

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Hees kan meqa radinayay dahaboy u firso

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 9 місяців тому

    Doood ????.isweydaaarsi.💃dahabo👁fi
    I
    I
    R
    Si
    🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷 1:40 😢u0
    P
    😊😊😊

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 8 місяців тому

    Somali,land

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 5 місяців тому

    Cudur ki ku dorshe dadku helana an dilin dawo laheyn I sheg doqonimo weyan aun cumar dhule cali heskan dahabo u firso dahirow u firso sual waye iyo jawab

  • @maxamedaadan8760
    @maxamedaadan8760 Рік тому

    sahra dawo 😅

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 8 місяців тому

    So.mall,land

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Hadalkaaa.da.weynooo.lagu.doodikarayooo✍️✍️✍️🎊🎊🎊🐾🐾🐾🐾🃏🃏🃏🃏🃏🃏🃏🌈🌈🌈🌈🌈🎡🦇🦇🦇🦇🦇🦇🦇kamidweeyi🏺🏺🏺balse.ufiirso.sawidan.weeyi.ila.hubi To.wasaarada warfaafinta.ee.sland

    • @yaasiinaburas8110
      @yaasiinaburas8110 Рік тому

      Yaasiin aburaas

    • @yaasiinaburas8110
      @yaasiinaburas8110 Рік тому

      Yaasiin maxamed jaamac

    • @yaasiinaburas8110
      @yaasiinaburas8110 Рік тому

      🌍🍣duni.♥️🏺ufiirsovvvvvvdabaal..joogto🏊‍♂️🏊‍♀️🏊‍♀️🏊‍♀️🏊‍♀️🏊‍♀️

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 9 місяців тому

    Doood ????.isweydaaarsi.💃dahabo👁fi
    I
    I
    R
    Si
    🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷 1:40 😢u0
    P
    😊😊😊