Heesta: Qodob Su'aala || Magool, Axmed Mooge, Maryan Mursal iyo Cumar Dhuulle || Balwo Lysrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 56

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 роки тому +22

    Waa Qaali Nabaduye, nin qummaati ugu leday, oo khushigii ugu meel maray, ninkii colaad soo maray ayaa garanaya, dhulka iyo cirka ayaa kugu soo yaraanaya, tolow yaa nabad keena baad is odhanaysaa, iyo illeen nabaddu nimco aan la ogayn bay ahayd, habeen waa ina madoobe, dadna wey iska hurdaan

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 3 роки тому +1

      Waa qaali nabada waxaa dhageysa wiil 20 sano aan gaarin oo is buucan loo dilay takano yaraanta waxaa usii dheraa inow qasoo jeeday qoos ahlu kheer Walalkii ka ween waa sama fale aan qabiil aqoonin waxna bartay wax bartay markaa leyahay diinta ka wada ileen aqoonta diinta ugu muhiimsane

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 5 місяців тому +1

    Aun inti dhimatay waberi inta nol cimri dher cafimad leh alaha siyo amiin

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 роки тому +13

    My favourate singer
    Axmed mooge liibaan legend

  • @sowmedia8396
    @sowmedia8396 3 роки тому +2

    Waa maxay bililiqadu heesta alaah ha u naxariistee xasan sheekh muumin baa sameeyay qofka soo galiyayow danbi baa kuugu jira

  • @AbukarHassanMuse
    @AbukarHassanMuse 7 місяців тому +1

    Wa hesihi hore oo qatarta ahaa

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 4 роки тому +12

    Walle halkaa waxaan ka arkaa inta nooc ee ay soomaalida u kala baxdo.
    -Nin qabweyn iyo nimaan uba qabin
    -Kan qoslaayo kan ku qoonsaday
    -Ninka quut jecel kan aan u quureyn..

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 роки тому +4

    Allah Yarhamuh Raheem sadexdiinaba
    Maryan Mursal alle Comrigeeda Hadheereeyo Amiin

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 3 роки тому +5

    Ruufiyaanada maantey ayey kahadlayaan waqtigaa. Tiirka toogasho in lageeyo ayaa waajib ah ninkii ama naagba oo basaas iyo dabadhilif u noqdo waddan kale oo kasoo horjeedo Soomaaliya

  • @abdiali7666
    @abdiali7666 4 роки тому +6

    Wow I Afay Fanan o qaaliya aya qaadaya my favourite Fanan Ahmed mooge alow ku naxariso

  • @axmedseexanwa277
    @axmedseexanwa277 Рік тому +1

    Ereyada heestan waxaa lahaa abwaan xasan sheekh muumin alaha unaxariistee taariikhda dadka hakaga ciyaarin xiishoo ceeb weeyi waayo waa inaan ilaalino dhaxalka ay inooga tageen abwaaniin teenii somaliyeed, abwaan walba waa inaan qorno wuxuu leeyahay oo sax ah

    • @Sooftage
      @Sooftage 2 місяці тому +1

      waa bililiqo cadiya

  • @hamzeabdie2701
    @hamzeabdie2701 5 років тому +10

    Waad ku mahadsantihiin sida aad heesihii hore oo LYRICS ah noogu soo gudbisaan
    Halkaa ka sii wadda
    Like iyo subscribe badan baan idiin rajaynayaa ❤✋

  • @salahudyneabdi183
    @salahudyneabdi183 3 роки тому +2

    The kings of somali music...Cumar dhuule & Axmed Mooge...Queens..Halima Magool & Sohadha Ali..AUN kuligood..

  • @Ontira23
    @Ontira23 3 роки тому +4

    3/9/2021 baan dhgesanayaa hbn ku waa jimco
    Saacadu 2:06
    Allaah u nxriisto fanaaninteena

  • @khalidkeynaan
    @khalidkeynaan 2 роки тому +1

    Waa qaali nabaduyee
    Ninkii colaad soomara garnaaye

  • @jinniekercheval9980
    @jinniekercheval9980 3 роки тому +9

    2021 still listening so proud of been Somali Nation.

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 роки тому +8

    Heestan xasan Shiikh Muumin baan kh aqaanay ee hala soo hubiyo.
    Boqortooyo

  • @abdallagullwarsame2464
    @abdallagullwarsame2464 4 роки тому +4

    Thanks ya akhi noo soo aruuri heesaha kuwi hore, inta dhimay allaha u naxariisti, fanaaniinti hore taf bey ahaayeen

  • @jibriilabdishakurali614
    @jibriilabdishakurali614 Рік тому

    Nin qabweyn iyo
    Nimaan uba qabin
    is qaniinayee
    hays qaddariyeen.

  • @abdulkadirkadiye646
    @abdulkadirkadiye646 11 місяців тому

    Magool for ever

  • @Qalinle11
    @Qalinle11 5 років тому +11

    Heestan hore waxan u arki jiray iyado xuquuqdeeda la siinayo Xasan Sh Muumin. Bal se caawa ka hor ma arkin iyadoo Xuseen Aw Faarax lagu sheegayee, ma hubiseen arrintaas? Balwo Lyrics?

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 4 роки тому +1

      Waar wax la hubiyey ma jiraan ee waa liqsii uun iyo hebelbaa lahaa ayey ila tahay.

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 3 роки тому

      Haa walaal waa sidaa Ahun tee Xasan Sh. Muumin baa iska leh.

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 2 роки тому +1

    Waa qodobsuaashiyo

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 4 роки тому +8

    Asc heestan ninkii alifay si fiican ha loo raadiyo Anigu waxaa maqley waxaa lahaa alla ha unaxariistee abwaankii abwaanada xasan sheekh muumin. Hadii loo baahan yahey in cadayn loo hello hala wydiiyo hibo nuura Maryan mursal oo labaduba maan nool yihiin si aynu u ogaano cidii lahayd heestan oo ayaan cidkale ugu imaamadin.

  • @jinniekercheval9980
    @jinniekercheval9980 3 роки тому +2

    Yaa salaam murti waataa

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 роки тому +1

    Heesihii waayo waayo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 роки тому +1

    Waa hees Murti Iyo Tayobaleh wallahay

  • @anisoadow4817
    @anisoadow4817 4 роки тому +4

    Ereyadii xasuun ow faarax dubad
    Laxankii cumar dhuule cali
    Luuqdii magool m.mursal cumar dhuule m.mooge

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 3 роки тому +5

    Heesta waxaa iska leh Cali Sugule, sidaa waxaa sheegay Maryam mursal

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 3 роки тому +3

    Afka hoyo macankisa bal eega iyo waxa hada socda qurbaha kaliya laguma jabin ee dhulkii xitaa kuwa jooga wa halaaben

  • @ayuub999
    @ayuub999 Рік тому

    Yay khaniista nugaal ugu liita iyo qoysaska hayntoodu hoosayso oo edebta xun kitaabka sixir Daniel jooga misna last dabo jooga academy nin uga soo baxay sida loo waso khaniisiinta ..by..cabdi qaadir Wayne waa
    Cabdiqaadir ah walaahi 17 khaniis ninka
    Wasay

  • @ahmedtabit
    @ahmedtabit 2 роки тому

    waw so nice waxasa hes laga dhaha

  • @craxmanxuseenmuuse9094
    @craxmanxuseenmuuse9094 3 роки тому +2

    Waxaaan rabaaa heesta miidaani dhega maleh yaaa sameyay

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Рік тому

    Wakhtiga Isqoonsiga Qabweynida Qabiil Sooca Fanaaniintu qabkan hees ahaan talantaali Wakhtiga bal eega.dhinac waa C dhuule iyo Maryanmursal( xaga kale
    Magool iyo Ahmed Mooge Cajiib

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam 2 роки тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adangaas524
    @adangaas524 3 роки тому +1

    Nice song

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 2 роки тому

    Waqaali nabadiyo

  • @mkyser64
    @mkyser64 Рік тому

    Woff waxasa hees laga dhahaa Eryada Aun Great duncarbeed
    Fananinta Aun omar dhuule Aun xaliimo khaliif magool Aun Ahmed mooge liibaan iyo maryal boqorda masraxa maryan mursal
    Cuudka AUN omar dhuule

  • @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
    @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 2 місяці тому

    WAA QAACIDO AMA FORMALO WAQTI IYO WAAQIC WALBA LOO ADEEGSANKARO!! DAGAALKI QABOOBA BAANU KU CABIRNEY!!
    LANA TARNUMEY!!😀

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 2 роки тому

    2022

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 5 років тому +2

    Aniguna waxaan maqlay inay wadajir u lahaayeen xuseen aw Faarax Dubad iyo Cali sugule cigaal AUN intooda dhimataye malaha Hibo maxamed uun baa ka nool

    • @shaaficecishqi8739
      @shaaficecishqi8739 4 роки тому +1

      Kuwan heesta qaadaya hibo kuma jirto waa magool iyo maryan mursal dumarku , ragguna waa axmed mooge iyo cumar dhuule AHN

    • @soulehassan
      @soulehassan 4 роки тому +1

      @@shaaficecishqi8739 ruwaayaday hibo ku jirtay,dhamaadkii 60kii, awal waxbaan toostoosin jirrey se hadda markuu ninwalboo ama da'diisu ha waynaato ama hayraatee isgoo aqoon u lahayn fanka iyo suugaanta soomaaliyeed ama lagu bilaabin afkii soomaali ga waa iskuulkiiyoo uu wax sheeg sheego ayaan ka gaabsaday,dadka qaarna waxaad moodaa in ay qabyaalad ku xushaan fanaanka halka waqtiga yagii cod,qaab-masraxeed,qurux, dookh iyo wixii lamida aanku taageeri jirney, hadda se Allaah ha sahlo dhanwalba.

    • @deeqsiwarsame324
      @deeqsiwarsame324 2 роки тому

      Maaha labadaba waxa Erayada heesta iskaleh AHN Abwaan Xasan Sheekh muumin Gaafane

  • @fareyjiimka4593
    @fareyjiimka4593 Рік тому

    Kkkkķk

  • @abwaancabduraxman2217
    @abwaancabduraxman2217 4 роки тому

    Waayo maxaan loo qireen

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 роки тому

    yaa abuuray kafirka ilahay mxu ilaha ko noqon o0 lago garan in uyahay naxaris badane