QARAAM CHANNEL
QARAAM CHANNEL
  • 67
  • 32 443 884
Habluhu Waa Walaalahaa (Kaban) || Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
HEESTA: HABLUHU WAA WALAALAHAA
EREYADA: ABWAAN BAASHE IBRAAHIM
(WARAABE CADDE)
LAXANKA: DAA'UUD CALI MASXAF
KABANKA: DAA’UUD CALI MASXAF
LUUQDA: SAHRA AXMED JAAMAC
__________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html
Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.html
Heesaha Maxamed Mooge: ua-cam.com/video/iUZSPkAlzqk/v-deo.html
Heesaha Sahra Axmed: ua-cam.com/video/QJ2Avwbe2Uw/v-deo.html
Heesaha Qalinle: ua-cam.com/video/az5FoHjxW2o/v-deo.html
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta een soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay ku jirtayba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing the channel
In this channel I upload some of the old school Somali classic music from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can about the music and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
Also, presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand to young ones), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who passed away and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and share with those who are interested as well.
Thanks.
QARAAM CHANNEL.
Переглядів: 36 392

Відео

Dadka Ha Iska Waynayn (Kaban) || Maxamed Aadan Dugsiiye & Faadumo Axmed Dhimbiil || HD +Lyrics
Переглядів 160 тис.2 роки тому
HEESTA: DADKA HA ISKA WEYNAYN EREYADA: ABWAAN IBRAAHIM SH. SALEBAN (IBRAAHIM GADHLE) LAXANKA: CABDIRAXMAAN CALI XIRSI LUUQDA: MAXAMED AADAN DUGSIIYE & FAADUMO AXMED DHIMBIIL EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.html Heesaha Maxamed Mooge: ua-cam.com/video/iUZSPkAlzqk/...
Hab i Sii Ma Ceeb Baa?! || Xaliimo Kh. Magool & Axmed C. Cigaal || HD +Lyrics
Переглядів 327 тис.2 роки тому
HEESTA: HAB I SII MA CEEB BAA?! EREYADA: ABWAAN YUUSUF XAAJI MAXAMED DUBBE (YUUSUF QURBAAWI) LAXANKA: AXMED CALI CIGAAL LUUQDA: AXMED C. CIGAAL & XALIIMO KH. MAGOOL RIWAAYADDII: HAGARDAAMADA GUURKA HORTA YAA KA MASUUL AH? 1981 EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.html...
Ha Dagan Nimcooy (Kaban) || Yaasiin Axmed (Digfeer) || HD +Lyrics
Переглядів 184 тис.2 роки тому
HA DAGAN NIMCOOY YAASIIN AXMED (DIGFEER) AHUN EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.html Heesaha Maxamed Mooge: ua-cam.com/video/iUZSPkAlzqk/v-deo.html Heesaha Sahra Axmed: ua-cam.com/video/QJ2Avwbe2Uw/v-deo.html Heesaha Qalinle: ua-cam.com/video/az5FoHjxW2o/v-deo.html...
Cududdayda Sii Daa! || Xasan A. Samatar & Sahra A. Jaamac || HD +Lyrics
Переглядів 196 тис.2 роки тому
HEESTA: CUDUDDAYDA SII DAA! EREYADA: ABWAAN CALI CILMI AFLOW LAXANKA: USTAAD AWEYS ABUUKAR GOOBBE KABANKA/ CUUDKA: AWEYS ABUUKAR GOOBBE & SAALAX QAASIM NAAJI RIWAAYADDII: HABLAHA MAANTA IYO NIN U HOLLADAY GUUR (1983) EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.html Heesaha M...
HAKABA (Maay) || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
Переглядів 529 тис.3 роки тому
HEESTA: HAKABA (MAAY) EREYADA: SAHAL MACALLIN CIISE LAXANKA: SAHAL MACALLIN CIISE LUUQDA: XASAN AADAN SAMATAR EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.html Heesaha Maxamed Mooge: ua-cam.com/video/iUZSPkAlzqk/v-deo.html Heesaha Sahra Axmed: ua-cam.com/video/QJ2Avwbe2Uw/v-d...
Dulmiga Caashaqa Ka Daa || Axmed Gacayte Yuusuf || HD +Lyrics
Переглядів 360 тис.3 роки тому
HEESTA: DULMI CAASHAQ EREYADA: ABWAAN MAXAMUUD CAWIL CISMAAN (TUUNYO) LUUQDA: AXMED GACAYTE YUUSUF LAXANKA: AXMED GACAYTE YUUSUF EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.html Heesaha Maxamed Mooge: ua-cam.com/video/iUZSPkAlzqk/v-deo.html Heesaha Sahra Axmed: ua-cam.com/vi...
ARRAWEELO / ODAY BIIQAY || Axmed Mooge Liibaan & Xaliimo Khaliif Magool || HD +Lyrics
Переглядів 21 тис.3 роки тому
HEESTA: ARRAWEELO/ODAY BIIQAY EREYADA: ABWAAN XUSEEN AW-FAARAX LAXANKA: CABDILLAAHI QARSHE LUUQDA: AXMED MOOGE & XALIIMO KHALIIF RIWAAYADDII: HOOBAL IYO IBLAYS (1969) EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.html Heesaha Maxamed Mooge: ua-cam.com/video/iUZSPkAlzqk/v-deo.h...
Ii Sheeg? 1969 || Cumar Dhuulle & Maryan Mursal || HD +Lyrics
Переглядів 205 тис.3 роки тому
HEESTA: II SHEEG? EREYADA: ABWAAN XUSEEN AW-FAARAX DUBBAD (JUBUQTAANI) LAXANKA: AXMED KAARSHE LUUQDA: MARYAN MURSAL & CUMAR DHUULLE RIWAAYADDII: HOOBAL & IBLAYS (1969) EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.html Heesaha Maxamed Mooge: ua-cam.com/video/iUZSPkAlzqk/v-deo....
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
Переглядів 1,6 млн3 роки тому
HEESTA: ADDUUNYO EREYADA: ABWAAN CABDI AADAN XAAD (CABDI QAYS) LAXANKA: CABDI QAYS LUUQDA: MAXAMED MOOGE LIIBAAN EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.html Heesaha Maxamed Mooge: ua-cam.com/video/iUZSPkAlzqk/v-deo.html Heesaha Sahra Axmed: ua-cam.com/video/QJ2Avwbe2Uw/...
Gugeenii Waa Kaa Samaadee || Muuse Ismaaciil Qalinle & Canab Diiriye Ileeye || HD +Lyrics
Переглядів 104 тис.3 роки тому
HEESTA: GU’GEENII WAA KAA SAMAADEE EREYADA: CABDIRAXMAAN XASAN CABDI (ABUU RAAS) LAXANKA: CABDIRAXMAAN XASAN CABDI LUUQDA: CANAB DIIRIYE ILEEYE & MUUSE ISMAACIIL QALINLE RIWAAYADDII: MURUGO & MACAAN (CURINTII AXMED S. BIDDE) 1973 EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.h...
Anba Kula Mid Baan Ahay (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan & Xaliimo Khaliif Magool || HD +Lyrics
Переглядів 389 тис.3 роки тому
HEESTA: ANBA KULA MID BAAN AHAY (KABAN) EREYADA: ABWAAN AXMED SALEEBAAN BIDDE LAXANKA: USTAAD JIIM SHIIKH MUUMIN KABANKA: USTAAD JIIM SHIIKH MUUMIN LUUQDA: MAXAMED MOOGE LIIBAAN & XALIIMO KHALIIF MAGOOL (AHUN) RIWAAYADDII: LAACA ARAGTAYE LAAGGA MA OGTAHAY (1974) EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html Xasan Aadan :ua-...
Dhabta I Saar || Saado Cali Warsame & Maxamed Aadan Shamuuri || HD +Lyrics
Переглядів 64 тис.3 роки тому
HEESTA: DHABTA I SAAR/DHINACA I SAAR EREYADA: ABWAAN YUUSUF MAXAMED MUUMIN (YUUSUF YARE) LUUQDA: MAXAMED AADAN SHAMUURI & SAADO CALI WARSAME (AHUN) RIWAAYADDII: YAA U WANQALAY WAKHTIGA? (1986) EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL 1. Qaaci xul ah: ua-cam.com/play/PL853KEcb27iLkLfhk-1gtahUFA0S_ShQM.html 2. Xasan Aadan :ua-cam.com/video/6j-6LfVWhyg/v-deo.html 3. Heesaha Maxamed Mooge: ua-c...
Aabbe & Hooyo (1973) || Jooqle Shire Ciyaar-Jecel || HD +Lyrics
Переглядів 29 тис.3 роки тому
HEESTA: AABBE IYO HOOYO EREYADA: ABWAAN AXMED SALEEBAAN BIDDE LUUQDA: JOOQLE SHIRE CIYAAR-JECEL RIWAAYADDII: MURUGO IYO MACAAN (1973) EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL Heestani waxa ay ku billaabmatay oo hordhac iyo sheekada guud ee ay ku saabsanayd ahayd Riwaayaddii caanka ahayd Murugo iyo Macaan ee lagu asaasayay kooxda Onkod Allifaadii Abwaan Axmed Saleebaan Biddde. Jooqle oo 13 j...
Ninka Booli Cunay || Marwo Cabdi Axmed || 1983 || HD +Lyrics
Переглядів 67 тис.3 роки тому
HEESTA: BEER JACAYL AMA NINKA BOOLI CUNAY EREYADA: ABWAAN XASAN X. CABDILLAAHI (X. GANEY) LAXANKA: AXMED GACAYTE YUUSUF LUUQDA: MARWO CABDI AXMED (1983) EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka. Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbin...
Qunyar Soo Soco || Xasan Aadan Samatar iyo Shamso Cumar Axmed || HD +Lyrics
Переглядів 98 тис.3 роки тому
Qunyar Soo Soco || Xasan Aadan Samatar iyo Shamso Cumar Axmed || HD Lyrics
AXAD (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
Переглядів 109 тис.3 роки тому
AXAD (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD Lyrics
TAWAAWAC || Shamso Cumar Axmed|| HD +Lyrics
Переглядів 470 тис.3 роки тому
TAWAAWAC || Shamso Cumar Axmed|| HD Lyrics
Sidirigam! (1974) || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
Переглядів 230 тис.3 роки тому
Sidirigam! (1974) || Xasan Aadan Samatar || HD Lyrics
Afka Lagama Sheegto || Khadra Daahir Cige || HD +Lyrics
Переглядів 139 тис.3 роки тому
Afka Lagama Sheegto || Khadra Daahir Cige || HD Lyrics
Ha Warwarin || Cabdi Xasan Dige || Hees Jacayl ah || HD +Lyrics
Переглядів 1 млн3 роки тому
Ha Warwarin || Cabdi Xasan Dige || Hees Jacayl ah || HD Lyrics
Caano Iyo Nabad || Khadra Daahir Iyo Cabdiqaadir Jubba || HD +Lyrics
Переглядів 293 тис.3 роки тому
Caano Iyo Nabad || Khadra Daahir Iyo Cabdiqaadir Jubba || HD Lyrics
Laqanyada Jacaylka || Cabdiqaadir Jubba & Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
Переглядів 37 тис.3 роки тому
Laqanyada Jacaylka || Cabdiqaadir Jubba & Sahra Axmed Jaamac || HD Lyrics
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
Переглядів 1,5 млн3 роки тому
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD Lyrics
Ma Geel Baa Kuugu Dhalay? || Yaasiin Axmed (Digfeer) || Kaban Deggan || HD +Lyrics
Переглядів 175 тис.3 роки тому
Ma Geel Baa Kuugu Dhalay? || Yaasiin Axmed (Digfeer) || Kaban Deggan || HD Lyrics
Ha Derderin Carrada! || Faysal Cumar Mushteeg AHUN || HD +Lyrics
Переглядів 412 тис.3 роки тому
Ha Derderin Carrada! || Faysal Cumar Mushteeg AHUN || HD Lyrics
Diiggaa Habeenkii || Maxamed Axmed Kuluc AHUN || Garnaqsi || HD +Lyrics
Переглядів 28 тис.3 роки тому
Diiggaa Habeenkii || Maxamed Axmed Kuluc AHUN || Garnaqsi || HD Lyrics
Oon Baa Biyaha Loo Cabbaa || Daa'uud Cali Masxaf || Kaban || HD +Lyrics
Переглядів 129 тис.3 роки тому
Oon Baa Biyaha Loo Cabbaa || Daa'uud Cali Masxaf || Kaban || HD Lyrics
Jaaheeda Nuurka Leh || Muuse Ismaaciil Qalinle || Jacayl || HD +Lyrics
Переглядів 807 тис.3 роки тому
Jaaheeda Nuurka Leh || Muuse Ismaaciil Qalinle || Jacayl || HD Lyrics
Qalbi Nabar Ku Yaallaan Qaboobine || Hees Jacayl ah || Maxamed Aadan Shamuuri || HD +Lyrics
Переглядів 64 тис.3 роки тому
Qalbi Nabar Ku Yaallaan Qaboobine || Hees Jacayl ah || Maxamed Aadan Shamuuri || HD Lyrics

КОМЕНТАРІ

  • @MaxamuudBadal
    @MaxamuudBadal Годину тому

    Heesaha somalida boqolkiiba 60 garxajisbaa let ayaan u malayn

  • @MaxamuudBadal
    @MaxamuudBadal Годину тому

    Heesaha somalida boqolkiiba 60 garxajisbaa let ayaan u malayn

  • @AlikaysaAli
    @AlikaysaAli 19 годин тому

    Hargaysa Ma somaliland ba laga taqaanbaa

  • @AlikaysaAli
    @AlikaysaAli 19 годин тому

    Xususow

  • @AlikaysaAli
    @AlikaysaAli 19 годин тому

    Cabdikarin Ahmed moge igaadgsiiya

  • @SiciidCabdilaahi-m1p
    @SiciidCabdilaahi-m1p 20 годин тому

    Inkasto qab wayntahay qadanaya nacasnimo😢😢😢😢

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 21 годину тому

    M.Mooge Liiban AUN dad badan ayuu uqalbi hadlay! Aduunyoy xaalkaa ba' nin raga waad ciishay ood ka hiilisay mid nacasane waad uhiilisay! Aduunyada saas iska ah ninka raga ah waakan aan kaniyad jabin rajadiisa ilaa uu kadhabeeyo uuna kagaaro himilooyinkiisa, October 2024.

  • @NuurSalax-e6s
    @NuurSalax-e6s 21 годину тому

    1974 xasuus nin jiraa garanaya😢😢😢aduunyooy xaalkaa ba'

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 22 години тому

    LIKEDSS

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 22 години тому

    SHARE

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 22 години тому

    SHORTS

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 22 години тому

    LEGETA

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 22 години тому

    LIVES

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 22 години тому

    LIKE

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 22 години тому

    LIVE

  • @hodotani9935
    @hodotani9935 День тому

    15/10/2024 10:10pm Habeen jimce tagay sabtina soo socoto insha alllah khayr

  • @MaykalLeeli
    @MaykalLeeli День тому

    Berbera 1984 yaraan xuusqaliya 14jir baan shaa

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 2 дні тому

    Ereyadii Maxamed Jaamac Kayd !AHN.

  • @AbdiKarimAbdulkadir-d5x
    @AbdiKarimAbdulkadir-d5x 2 дні тому

    Das salaam

  • @MDheer-ty8uw
    @MDheer-ty8uw 2 дні тому

    Gar xajis Somaalida qabiilada ugu hibada badan ugu fanaaniinta badan ugu murtida badan

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 2 дні тому

    Aduunyooy Aduunyooy Aduunyooy Aduunyooy Aduunyooy xaalkaa b'a 👏 Erayada badankood ma fahmayo 😅

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 3 дні тому

    Heestan Miyuusigeeda ayaan aad uga helaa, aad buu u tayo sareeyaa waa cajiib ashqaraar sida loo farsameeyay Musiibada ugu weyn ee nagu dhacday hadaan Soomaali nahay waa inuu fankaasi naga baaba'ay.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 дні тому

    Cawl

  • @madey-zf9hf
    @madey-zf9hf 3 дні тому

    Xuddur, the real raxaweyn hub. Lovely land, people and language. Born in dayuuro, my farm was in Fajeer burale and watering from Maandheere shallow wells. Studied quran with macalin Harun AUN and Huddur primary school. Reminding my days. Thanks to Allah.

  • @Cabdicabdulahi-i1y
    @Cabdicabdulahi-i1y 4 дні тому

    Waranka igu dhacaaye Halistii wax yeelito Jacaylkan la weerahay Walwalkiyo dhibaatada Kuma waari doonee Binti cumar gacal sallamulah dadka waa wayn galkio puntldnd somalia 🇺🇿✊️

  • @MaxamadCisi-b9q
    @MaxamadCisi-b9q 4 дні тому

    Scw scw scw scw scw scw 🎉🎉🎉

  • @caydaruussheedaal3560
    @caydaruussheedaal3560 5 днів тому

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @Fahmowarfaa-yx7mb
    @Fahmowarfaa-yx7mb 5 днів тому

    Scw

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 5 днів тому

    HEESTA: OON BAA BIYAHA LOO CABBAA EREYADA: CABDALLA YUUSUF HANUUNIYE CODKA, LAXANKA IYO KABANKABA: DAAUUD CALI MASXAF

  • @MubarkClaahi
    @MubarkClaahi 5 днів тому

    Heestu inba cadima ah 8:31

  • @ahmettvaarah1842
    @ahmettvaarah1842 5 днів тому

    Dhawaan inigoo lottery buuxinaya ayaan heesta dhagaysanayaa.

  • @AdamJamaGANACSADEWEYN
    @AdamJamaGANACSADEWEYN 6 днів тому

    10/2024 likes comment 😂❤

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 6 днів тому

    Laba sano kadib waykan haddana.😂

  • @AyaanFarxaan-i9l
    @AyaanFarxaan-i9l 7 днів тому

    Afka lagama sheegto adigo jacayl arag ❤

  • @SiciidIsse-zj8dm
    @SiciidIsse-zj8dm 7 днів тому

    Oo so noqnoqashada haa iga moodiness nacasnimo 😢💔

  • @HidayoAbdulahi
    @HidayoAbdulahi 8 днів тому

    19/10/2024 ❤

  • @Ibrahimbillow32
    @Ibrahimbillow32 8 днів тому

    20/10/2024😢😢😢😢

  • @AmedIbraahin73
    @AmedIbraahin73 9 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @CrasaqcwahapCrasaq
    @CrasaqcwahapCrasaq 9 днів тому

    1988😢

  • @Abdirage-zq1mg
    @Abdirage-zq1mg 9 днів тому

    Waayahay Warkaasaa igala

  • @Abdirage-zq1mg
    @Abdirage-zq1mg 9 днів тому

    Kaw anigu maqori baan kugu hayaa waar ilayn anagaa wax aragnay

  • @Abdirage-zq1mg
    @Abdirage-zq1mg 9 днів тому

    Uqsumu bilaahi in aanaan weligay gabadh qasbin ee wax kale sheeg buuraha qotomana dee saaka Dee saaka ragii ilaahay usameryey ayuun ban kamidahay jooji ilameerayso dadku haku maqlaan wax sheeg

  • @AAMIINCABDI-p5o
    @AAMIINCABDI-p5o 9 днів тому

    Scw scw❤ scw❤,scw❤ scw ❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw scw❤scw

  • @capdi-rahmaanhaazhi9317
    @capdi-rahmaanhaazhi9317 9 днів тому

    Saban horre wxa jirayy o zugnaa Gabadh kheyli sidatoo saafiyoon Sekeddooda dhaafayn Sanadahana wxa dhacay Subax tii ku aragtaba Beribayy zhp ku ledahay Waa qisada iyo farqigaga u dhexeeya hablihii horre iyo hablaha sabanka maanta Illahow khaatumada khayr noogu khatin🤲

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 9 днів тому

    Hadraawi caadi mahan alaha unaxariisto lakiin hees waxaa leh fanaanka

  • @abdirahmanhassan-h5r
    @abdirahmanhassan-h5r 10 днів тому

    Alleh swt haw Naxariisto eedo sahra axmed jamac aamiin

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 днів тому

    dumaarHaween dumar Qatroisliina liina iyada lagayga soo dhawaystoo badanbadan YariisEey Nicmaturabi Nicmaturabi

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 днів тому

    Familyyyyy Systems, Qatrosliina liina liina cadayyareey fariidad ba laga yirah ,Noshaydu iQas ah Nicmaturabi nicmaturabi mooye

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 10 днів тому

    Adduunyooy xaalba annoo la yaaban 100 dollars oo mid walaalkay ah ii soo diray oo aan ku gubay 1 bil annoo ka caraysan oo is oranaayey 100 dollars 💸 hayso isku Celceli 3 bil ama 4 bil 😢 Waxaa la kulmay mid ilmo adeer nahay oo qurbahaa ka yimid oo hal maalin ku gubay 100 dollars 💸 weliba wax kale u sii baahday annigana 1 bil ka yaabanaa inaa ku gubay asigana hal maalin buu ku baashaalay wuxuu sii leeyahay waxba uma arko Adduunyooy xaalkaa ba 2 kala bariday kala warla.😢😢😢😢😢

  • @muusecaliaxmad821
    @muusecaliaxmad821 10 днів тому

    18/10/2024 Khamiis barqo ah Muqdisho Malin anu sugayo kala gadoonka waayo xanuunodda an ilawi doonin iyo mid an Rejo iyo naruuro anka dhowrayo. Galabti carraabada Marku gees uyara baxo