Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Maxamed Salebaan Tubeec Ahun | Hodan | Cilmi Boodhari | With Lyrics CC/Subtitle

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 лют 2014
  • #caweyskadalmar
    If you want lyrics just click CC Caption
    FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
    Google+ goo.gl/ujFnUz
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram goo.gl/xNluhu
    / dalmar_d

КОМЕНТАРІ • 1,9 тис.

  • @sucadshugri5559
    @sucadshugri5559 2 роки тому +239

    Waxaan daawanay 20022 farta taag allaah Naxxariisto maxamad Saleeban Tupeec jannadal fardawsa allah geeyo Ameen😭😭😭😭

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 Рік тому +195

    Heestan miraha macaan dadka dhagesanaya 2023 farta taag aan uduceyno maxamed saleban tubeec allow ku naxariiso 🥺🤲🏼💗

  • @aqonyahanabdizalamhereri7443
    @aqonyahanabdizalamhereri7443 4 роки тому +114

    Anagoo afarsano wada hadlayny oo aad ujcl ayay Aayar iga dhaqaaqday habeen dhawyd sobob La xidhiidh noloshayda oo isbdl wayday Dhinaca dhaqaale (lacagey dadka kala labeeyay) lkn aniga noloshayda way isbdli doonta insha Allah uuma baqayo mustqbalkayga ilaahay ayaa iihaya

    • @fartuunabdisalam1005
      @fartuunabdisalam1005 3 роки тому +1

      Dhib malaha wll waa adunyo

    • @i.ismael4330
      @i.ismael4330 2 роки тому +1

      Dhib ma leh bowe gayaankaa way buuxaan ❤️

    • @ipticaad8547
      @ipticaad8547 2 роки тому +1

      2022 adunka sidu ku aha shely manty maku yhy wllo wqtigu wu iska orda😭

    • @wiilkanasiibkavangoal
      @wiilkanasiibkavangoal 2 роки тому +1

      Wan ka xumahay sxp is adkeey nolasha wxa jeceshahay kuma siineso maalin uu malinkey rapro hanoqote qoftaaz wey kuso laban donta hdii jclkaga dhap uu ahaa

    • @hodanelmi5891
      @hodanelmi5891 2 роки тому

      waxan rajeyna iney noloshadi is badashay wll

  • @aal-rl2pb
    @aal-rl2pb 5 років тому +811

    Yaa igu racsan tubeec inuu yahay fanaan somalida dhan wada jeceshahay

  • @updyzhakour4234
    @updyzhakour4234 6 місяців тому +84

    Heestan yaa 2024 soo gaadhay❤😢

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 2 роки тому +29

    Hadaad daawaneyso adigoo Soo Aqriyey qisadii jeceyl Hodan iyo Cilmi Boodhari like dhac kusii Una duceey Alle haka waraabiyo janadiisa. Tubeec boqorkii Codka
    allayaraxma 🤲

  • @nimcn77
    @nimcn77 Рік тому +253

    Anyone 2023 or 2024 This Masterpiece?

  • @mohazovar2883
    @mohazovar2883 4 роки тому +161

    Hadad kacarotay mursal faladagan iyo fartun balbalarka oo ad dip ugu solabatay libaxyadi hore codkoda inu kuqanciyo like saar legend

  • @fahad_cigaal
    @fahad_cigaal 2 роки тому +31

    Boqorkii jacaylka Cilmi Boodhari
    Iyo Boqorkii Codka Tubeec
    Allow labadaba unaxariiso 🤲🏽

  • @iamqueenrayan9119
    @iamqueenrayan9119 3 роки тому +89

    Hesta dhagesikeda kma dharko wlhi 2021 ya ila mida😪👑👑👑❤💔💔💔💔💔 jclku wa wax jira wlhi

  • @ahmedashour8177
    @ahmedashour8177 3 роки тому +23

    “Aabo teerisi waa gooni maree cishqi keenayaa, badow waa ninkii naareed sidii geel doo lamirinaaya”.
    Aaboow taras (iskaalo) baa ii xidhan oo farxad i galinaya, badaw waa ninkii danbas sidii geel (doo) laba farood loo marinayo.
    Waa lahjad gaar ah oo Calaawaha reer Berbera ee Boqorka Codku ka soo jeedo ku hadlaan.
    Sheekadan waxay dhacday mar uu Saleebaan Tubeec (Maxamed Aabihiis) isagoo turub ciyaaraya aabihii (waa Tubeec’e) u yeedhay. Saleebaan oo dhowr taras i xidhan yihiin oo haysta fursad uu danbaska saaxiibii ku mariyo isna isku difaaco yidhi erayadaa.
    Ilaahay sadexdoodaba ha u naxariisto.
    Amiin

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye Рік тому

      Xaggeed/yaad kasoo xigatey, walaale?

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 Рік тому

      @@GalowGobiye internetka qof Berberadii hore ah baa qoray laakiin wey wada yaqaanaan sheekada

    • @MohamedAhmed-su7gh
      @MohamedAhmed-su7gh 3 місяці тому

      Nin wax badan Ka og 2024

    • @farxiyoaxmed1493
      @farxiyoaxmed1493 14 днів тому

      Ereyadu wa hindi ma aha soomali

  • @abdullahimaxamedcali3164
    @abdullahimaxamedcali3164 Рік тому +28

    bal inaan habaar qabo Maxa hodan iwaadarshey 2023 ya iladawa naya✊🏻❤️

  • @dahiryusuf1585
    @dahiryusuf1585 3 роки тому +84

    2021 cidii daawanaysa ismuujiya ilahy ha u naxariisto tubeec u ducee like saar

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 роки тому

      Aamin

    • @qanijacayl5784
      @qanijacayl5784 3 роки тому +2

      Allaha u Naxariisto isaga, Dauud Cali Masxaf. Aamiin
      Fadumo Cali Jaamac (Nakruuma) oo iyaduna Maanta oo ah
      Axad 21/2/2021 ku Geeriyootay Xamar.
      Eebe ha u wada Naxariisto Dhamaantood & Muslimiintii Geeriyootay. Aamiin
      Axada 21/2/2021
      London, UK

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 роки тому +1

      @@qanijacayl5784 Aamin

    • @zuzaanofficial9868
      @zuzaanofficial9868 3 роки тому +1

      Hadaa dawaday

    • @khalidkhalidmed6752
      @khalidkhalidmed6752 3 роки тому

      Sharma.boy
      ..

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 2 роки тому +33

    War yaa ila dhageysanaayo heestan 2022 the best lyrics and the best fanaan all somali ( ilahey ha u Naxriisto Amiin yaa Alaah)

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 Рік тому +6

    Qoraalkan ama faaladan waxaan rabaa inaan tuso wiilkaaan dhalo
    Insha allh mucaad mahamad shaafi
    Allow janada nagu kulmi inta faaladan aan qoray akhrinaysa
    Waa hbeen sabtiya 03/6/2023
    Waxaan ku suganahay jigjiga intranational hoteel

  • @hamzikofficial
    @hamzikofficial 3 роки тому +30

    2021 kadip yaa dip uugu soxiisay
    Halkan dhac dhac kusiipal from 🇩🇪

    • @MohamedAhmed-su7gh
      @MohamedAhmed-su7gh 3 місяці тому

      2024/4 Aya dib ogo soo labtay from 🇬🇸 wako salamay hadaa noshahay lipx😮😮😮

  • @ahmedaj6264
    @ahmedaj6264 5 років тому +177

    2019 waxii fiirsanaaya like ii saara

  • @salmaali3886
    @salmaali3886 4 роки тому +32

    Hablayahaw halkii I qoomanayd baad I qabateenee
    Qalbigaan dawaynaayay baad qac iga siisiinee
    Haddii illin wax qabanayso oo aadmigu Ku qancaayo
    Amma qurux la daawado inuun lagu qaboobaayo
    Anniguba qadraan soo arkiyo qaararkii hodane
    Inaan eebbahay idin qatalin qariya laabtiina
    M S Tubeec boqorkii codka AHN

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 роки тому +54

    #Gaabooye..
    Garac iyo tumaalbad gidi nagu tilmaanten
    Hadii aan goaynana na gargaari maysaan
    Gabooyiyo midgaanbad gacalkey ku sheegteen
    Gabdhihii iyo habeen kala guursan maynad
    Gabigiin tiraahden
    Wax gunoo la liidad gacalkey ku sheegten
    Gabdhahay gudaan iyo gudmahay qoraan baad gefnalooka dhigayaa
    Timahay jaraan bad nagu gaasiraysaan
    Oo nagu gaba gabaysaa
    Gabooyaha ilaahbaa guudkood xirsaare
    Gidigood adoomaha gullaa abuuroo
    Gaal iyo islaanba gulleheen u qaybshoo
    Ma og tahay garaad laawe.
    Ma og tahay gabooyaba gullaa abuuroo geed lagama soo helin

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 роки тому +2

      Waan ogahay wllkayow anigu Ilaaha macbuudka ahna waxn ka baryayaa in dhibaatadaa soomali ay ku hayso Ilaahay ka dulqaado wakhti wakhtiyada ka mida Taariikhda madow waynu masixi doonaa.

    • @shucaybmohamed4117
      @shucaybmohamed4117 4 роки тому

      @@rabiicyare8501 iam not gabooye

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 роки тому

      @@shucaybmohamed4117 garty waa dad inala mida uun wll ilhy ha ka dul qaado dhibaatada

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 роки тому

      @@rabiicyare8501 😭😭😭😭😥😥😥 ilaahay walalheen dulmiga haka dulqaado

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 роки тому

      @@shucaybmohamed4117 😭😭😭😥😥 ninkarameed xigmad ayaad ku cabirtay dadkaas walalaheen ee la dulmiyey

  • @Nada-ir9ok
    @Nada-ir9ok 5 років тому +335

    2019 ya dhagaysanaya like isar

  • @miskishidane4167
    @miskishidane4167 4 роки тому +23

    Soomalida dadxun waye anigii dhamaay ee batariga saa aragtay ugaracayey halmar xitaa like iima saarayan😭😭

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 3 роки тому +23

    Heestan kama daalo 2021 yaa ilaa wadanayo ilahay uu naxariisto marxuunka🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @habilosman3164
    @habilosman3164 Рік тому +18

    22/06/2023 fiid 19:09AM, Listening this Masterpiece in my room back home, alone and depressed, going through one of my hardest year ever.
    Everything Will turn ok insha'Allah 🤲

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Рік тому +1

      Take care InshaAllah everything will be alright.

    • @nb44-sq7br
      @nb44-sq7br Рік тому

      dhabar adeyg muuji lph, malin mugdi malinne iftiin dunidaaba u sameysan

    • @abdirashidahmed7758
      @abdirashidahmed7758 11 місяців тому

      Iftiinbadan ayaa danbeeya wll take care and stay positive
      From Albuquerque New Mexico
      🇺🇸

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 10 місяців тому +1

      Sorry gacal. I hope you are doing good right now 💖

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 5 років тому +48

    لك الرحمه والمغفره ..... تركت ذكري خالده في قلوب كل الصوماليين واصبحت مصدر الفخر لهم

  • @baryarevic6160
    @baryarevic6160 6 років тому +63

    Heeso wa kuwan iyo waxa hada la qaado old is gold hora lo yidhi waayo wayo maxaan ku mirqamay hestan long live my ppl soomali oo dhan makala jecli hadii gumaystihii inoo kle bixiyey magacyo badan calamo badana inesiyey dhamantiin wan idin wada jeclahay alle wanagena ha iskeen tuso

  • @xamsewadani4729
    @xamsewadani4729 2 роки тому +31

    Walaahi Heestan waa Hee Aan Aad u Jeclay 😭😭
    2013
    2014
    2015
    2016
    2017
    2018
    2019
    2020
    2021
    2022 AYAAN. DAAWANAAYA WALAAHI GEESTAN WAXAAN DAAWQDY IN KA BADAN 100 KUN OO JEER 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ayhanhussein9635
      @ayhanhussein9635 2 роки тому

      Maskiin🥺
      Intas dhan xusus ku nol matahay

    • @abdishakurmessi2872
      @abdishakurmessi2872 2 роки тому

      @@ayhanhussein9635 😰

    • @xamsewadani4729
      @xamsewadani4729 2 роки тому

      @@ayhanhussein9635 Haa saxib Walaahi inan is Jacleem Ayuu Abaheed Qasab ku Guuriyay

    • @xamsewadani4729
      @xamsewadani4729 2 роки тому

      @@abdishakurmessi2872 😢😥😓

    • @ibtisaamc.fitaax1741
      @ibtisaamc.fitaax1741 2 роки тому +2

      Markasto Dawatid DAMBI kudhibaya adun iyo Akharo Aya kukordhayay sababto ah waa hees heesna waa xaaaram Walal Marka waxan Rajaynaya 2023 iyo wxi kadambeya inadan Dawan oo katawbad keento👍

  • @ikranabdillahi978
    @ikranabdillahi978 4 роки тому +179

    Yaaadawanaya 2020 like saaar hadaaa dawanayso

    • @nuraaden3653
      @nuraaden3653 4 роки тому

      Anigah 2020 April Adnaa waan ku zLmy wll

    • @suhuursuhayra3986
      @suhuursuhayra3986 3 роки тому +2

      Inaan like ku saroh wxd nasiib uyelatay 2020 habeenki ugu danbaysay💝

    • @MohamedAhmed-su7gh
      @MohamedAhmed-su7gh 3 місяці тому

      Dib ayan ogo soo labtay waqtigan hadaa noshahay wako salamay 2024/4 🥰🥰

  • @asaidiyare7563
    @asaidiyare7563 2 роки тому +3

    Anigo 4 sano laa socdo oo aad uu jecl ayey iga tagti wlhi hestan markan hada arkaay wan oyay Alla dumarka Arxan darana King of the voice m,s,tubeec Allah ya raxma 😭😭😭

  • @MohamedAhmed-su7gh
    @MohamedAhmed-su7gh 3 місяці тому +8

    Hadaa iga dambeso love iisar 2024/4 🥰 wako salamY

  • @yasinnasir8642
    @yasinnasir8642 5 років тому +227

    Marki iigu horaysay aan maqlo waxaan ka maqlay hooyaday mcn ayadoo jikada Ku jirto oo qaadayso
    Allow noo xafid waalidkeena

  • @alihasanofficiall585
    @alihasanofficiall585 4 роки тому +332

    Hadaa 2020 dawaneso like isaar waa cajiibe

  • @Nizarsenior
    @Nizarsenior Рік тому +35

    I speak fluent somali today coz of listening to old somali classics,it made me retrace my roots,what a beautiful language I missed on my younger days❤

    • @neimamohamed9200
      @neimamohamed9200 Рік тому

      Keep going dear 🎉

    • @himilo650
      @himilo650 Рік тому

      Same i didt at forst understand now i am fluent

    • @mohamedsuldan9982
      @mohamedsuldan9982 Рік тому +1

      Maxaad oo gu qori ways waysay falcelintaasan hadaad luqada fahantahy

    • @sucudmuxumed715
      @sucudmuxumed715 10 місяців тому

      Anigaa si sax ah ugaranaya baydkaasi
      Waxaweeye ( abuteeri waa kuuni mare cishqi keenaaya dadaw waa likiyo naare sidii geed loomarinaya
      1 abuteeri ==waa waranka afka birta ku wata
      2 kuuni mare = isku talagala aan ahay kuugu dhacay
      2 cishqi keenaayaa isku dhufo waran sikutalagal ahyn kugu dhacay oo cishqi keenay ayay lamidtahay labadaa
      3 dadaw waa( likiyo-naare )sidee deeg looo marinayaa == likiyo waa deeg dawo ah naarna waa dab ( macaan iyo qadhaadh oo kale )
      Waa sidaa waran gudaha kaaga dhacay oo
      Sidee geed dawo ah loomarina yaa ilay waa dawo xanuun isku jira maxayelay qalbiga dawo ma bogsiiso wuxuu tabayo mooyee..
      Hawhada maan sixin iga qiimeeya

    • @fs292
      @fs292 6 місяців тому

      Sadly it is diminishing, no education for the new generation. Broken Arabic, Broken English, Turkish!!

  • @issesouleiman5309
    @issesouleiman5309 4 роки тому +5

    Waxaan xasuusta anigo yar baan ka qayb galay bandhigga showgan oo ka dhacay wadanka Jabuuti 🇩🇯.
    illahow ku naxariiso Al fanaan Saleebaan Tubeec iyo dhamaan fanaaninta soomaaliyeed ee xijaabtay. Hadda waxaan ku noolahay dalka faransiiska 🇫🇷

  • @abdulazizabdul1001
    @abdulazizabdul1001 6 років тому +47

    I remember my Hoyoo loved to sing this song.Im getting Goosebumps listening to it now.

  • @dalhagaaje6660
    @dalhagaaje6660 4 роки тому +6

    War tubeecow markaa dhimatay Allah ha kuu naxariistee fankii waxaa kufsaday nin la yidhaa faladagan iyo balbalaarka fan kaamuu dambeynin aakhiro ka soo habaar,.

    • @misspamba1
      @misspamba1 4 роки тому

      Walahi fariin culus baad xabaashi ugu dirtey 😉

  • @Malia849
    @Malia849 3 роки тому +112

    When even listen to this song I remember my mother may Allah grant her jaanu ameen

  • @daadahiye5927
    @daadahiye5927 2 роки тому +6

    Inaan fahmo erayada waxay igu qaadatay tan iyo maalinkii aan maqlay heesta waxaan is lahaa soomaligan intee lagaga hadlaa thnks 🙏

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 6 років тому +3

    Umalayn maayo tubeec oo kale inuu soomalida ka dhalan doono King ov voice greatest of all time ❤

  • @musadempelle788
    @musadempelle788 4 роки тому +3

    Heestan anigoo ilmo ah ayan maqli jiray xili an kudhex noolaa meel ay askar tolka ah ay daganyihiin oo intey iwacan ayey ifarisin jiren mesha ay kuqayilayan hadana waxan dhegeysanayaa 2019 dhamadkeydii muqdisho ayan kusuganhay ilahow unaxariso boodhari iyo tubecba😭❤❤

  • @ajaajinaajaajiina106
    @ajaajinaajaajiina106 4 роки тому +49

    Hadhka galay
    Hurdadu way
    Xuntee hoohey
    Maxay seexshay
    Bal inan habaar qabo
    Bahja ali nuur maxaa iwaydaarshay
    🥰❤🌹

    • @rooblehhersiroobleh8071
      @rooblehhersiroobleh8071 4 роки тому

      Taas waa tuma.sidas inoo gashau kk

    • @ajaaaajiiina9384
      @ajaaaajiiina9384 2 роки тому

      Sanad kahorbay ahaay 🥺🥺🥺

    • @amiiraarale3121
      @amiiraarale3121 2 роки тому

      hye wll bahja xldeda kwrn ma isgursaten mise

    • @qadrasuleiman
      @qadrasuleiman Рік тому

      Warka isii bahja maheshy😮😂

    • @Mahadale
      @Mahadale 10 місяців тому

      ​​@@qadrasuleiman anaa bahja aabeheed ah, waa u diiday bahjo😂

  • @ahmedcabow8672
    @ahmedcabow8672 3 роки тому +8

    14 sano kadib cwa oo ay 2020/09/30 tahay ayaan kasoo wardoonay heestan
    Sidaad aduunka nooga farxisay rabbi jannooyinkiisa hakaaga farxiyo.

  • @ezrouchruush8818
    @ezrouchruush8818 4 роки тому +14

    🙇🙇🙇Waxan dhageysnyaa 13January Monday 2020 Anoo xanuun jcly drmya😥😥😥Alleh haku naxariisto Tubeeec

  • @ciiseshabbele9230
    @ciiseshabbele9230 4 роки тому +13

    *jcyl an u qbo qofta an aduunka u jclhy baan u soo radiyey heestan waayo aniga iyo eyda oo ad kulafog waliba mudo dheer an is arkin inkasto dal iyo debad kala joogno jacylkaagu daaiman aniga igu dul nool yahy sumayo* 😩♥️

  • @ahmedadan5877
    @ahmedadan5877 5 років тому +9

    2019 bisha 8aad oo laba cisho la. Ayaan dhagta ku hayaa wan ka dhargi la ahay, Boodharigii labaad baan ahay ee waanan gabyin oo kaliy😓😭😭

  • @abdisamedabdullahi7565
    @abdisamedabdullahi7565 7 років тому +7

    Wan jeclahy heestaan
    Hodan
    "Hordadu wey xunte hoqay ma xey seexshe"
    Waa meshaan ugu jeclahy
    Love Tubeec

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 років тому +28

    jaceylkii cilmi Boodhari jaceyl xanuun ayu ahaa😭😭

    • @alisakaawa1142
      @alisakaawa1142 5 років тому +4

      😢😢dadka qaarna hader cayaar bay ka dhigteen Dadna way udhinteen😢😢 Oh shit

  • @sultanbihi8899
    @sultanbihi8899 5 років тому +33

    Astaaan Qurux badan oo matalaaad fiican u ah fanka iyo jiritaaanka soomaaliyeed alloow u naxariiso🙏

  • @kunejnr2745
    @kunejnr2745 5 років тому +7

    25/7/2019 ..... 12:35Am hawen qamis aah ....... An dageysanaya anigoo jogoo dalka Kenya qaas ahan Garissa county...... Allah hanaxaristoo Mohamed saleban tubeec

  • @galoolgeesood7428
    @galoolgeesood7428 2 роки тому +40

    King of voice, The somali Greatest artist of all time 🐐

  • @baariyeyyy
    @baariyeyyy 3 роки тому +44

    7:30 subaxnimo 10/11/2020😥💔 ayaan dhagesanaya😥inti iga dambeso like isara

    • @ciiloow9451
      @ciiloow9451 3 роки тому

      ani sheikh ah xit😁

    • @Mazim_izmail67
      @Mazim_izmail67 3 роки тому +1

      22/2/2021 an dhageysanya wan kU zalmeY♥️🙏

    • @baariyeyyy
      @baariyeyyy 3 роки тому

      @@ciiloow9451 😂😂👈

    • @baariyeyyy
      @baariyeyyy 3 роки тому

      @@Mazim_izmail67 wan ka qaday wll

    • @ciiloow9451
      @ciiloow9451 3 роки тому

      hadda👂

  • @King_AkTV
    @King_AkTV 4 роки тому +9

    Generation ka hada jira hews maxey ka ksayaan 😢
    1981 xasuus ayeey igu leedahay heestaan markaa teenka ahaay💙

  • @faaizahiir7241
    @faaizahiir7241 Рік тому +9

    Legend we never forget about you 😢mohamed suleiman tubeec ✌🏽🎉❤️2023😩😢

  • @crytocrew2932
    @crytocrew2932 2 роки тому +40

    I occasionally listen to this. It awakens memories. Alle haa u naxaristo Maxamed Salebaan Tubeec iyo intii geeriyootay

  • @sumayraciwal9983
    @sumayraciwal9983 5 років тому +8

    😍😍😍😍😍wa heesta an Dunida ugu jeclahay waxan maqlay markn jiray Kenya da'deydu ay aheyd 9 jir

  • @mariamaxmed1438
    @mariamaxmed1438 4 роки тому +72

    2020 yaa qofki iga danbeyo oo firsanayo like haila dhaafin

    • @farxiyomaxamed1275
      @farxiyomaxamed1275 4 роки тому +1

      Ana kadanbeyo

    • @nuraaden3653
      @nuraaden3653 4 роки тому +1

      Anigah 2020 walipa bizhii Afraad manta 30 kedi waan ku zalmy adan

    • @mariamaxmed1438
      @mariamaxmed1438 4 роки тому

      Farxiyo.mohamed iyo nuuro adan wad mahad santihin walalhey ad ban idin jeclahy

    • @nuraaden3653
      @nuraaden3653 4 роки тому

      @@mariamaxmed1438 sidoooh kle wlll samirah Adan 😍

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 роки тому +1

      Anaaa kula dawanayaa

  • @mohammeddahir7985
    @mohammeddahir7985 4 роки тому +20

    Cawa waan mirgaayo muxibadii baa iigaysay inan intiinaba like ini siiyo
    Like igu gabta 🤣😍😍

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 7 років тому +4

    Waaa heestii boodhari hodan u sameeyey alle ha unaxariisto tubeec iyo cumar dhuule and boodhari

  • @haye496
    @haye496 4 роки тому +20

    Dad Waa Dadkii Hore Hadalna Waa InTuu Yidhi, Old is Gold

  • @ahmedsahalabdisalan5896
    @ahmedsahalabdisalan5896 2 роки тому +1

    Waa heesta ugu jclhy inaa dagesto marka jymka joogo👏👏hadana commentigan gymka kaso dex qoraya almost 5 yrs baa dageysanaya oona marna kaa xiisa dhicin hestan

  • @cabdicasiisjirde926
    @cabdicasiisjirde926 2 роки тому +2

    Aun maxamed saleeban tubeec waxa uu ahaa fanaanka ugu codka macaan namber one ayuu galay tartan la qabtay bari hore somaliduu hore waxay odhan jireen sawt raxma oo micnaheedu tahay inuu cod aad u macaan lahaa🥰🥰🥰

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 роки тому +2

      Erayagaas waa cay ama aflagaado. Ahun dad xaasidana baa ku cayaay.

    • @cabdicasiisjirde926
      @cabdicasiisjirde926 2 роки тому

      @@caweyskadalmar wll aniga cay igama aha alle haw naxariiste balse soomalidii hore ayaa ula baxday

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 роки тому

      Ulamay bixin qof aanan rabin hada halkan ka sheego oo dhintay Ahun baan maqlay inay u bixisay, waxayna ahyd fnaanad. Aniguba jiilalkii hore baan ahay, waxaan maqlay erayaga 1979 ama 1980

  • @kinzykoshin6360
    @kinzykoshin6360 5 років тому +38

    My "HOOYO" her favourite song👌😄
    "harga galay hurdada wey xuntahee hoqey mxaa iseexshay.
    Bal inaan habaar qabo mxaa HODAN iweydaarshey

    • @kaafibeyhani
      @kaafibeyhani 3 роки тому

      Hooyo marki laga tagay miyey qaadi jirtay.
      Sorrrrrrrry....huh......🤣🤣😌🤕😌😌😌

    • @xamsewadani4729
      @xamsewadani4729 2 роки тому

      OO Cadaa.

  • @tuugtuugdhalay7744
    @tuugtuugdhalay7744 3 роки тому +4

    Harka galay Hurdadu weey xuntahee
    Hokhay maxaa iseexshay
    Bal inaan Habaar qabo
    Hodan maxaa I weedaarshay
    Legend tupeec waaq magantiisa ahoow aaaboow

  • @ozilyas
    @ozilyas 23 дні тому +1

    I am here all time every year for this masterpiece 🎉❤❤

  • @faizamohamed4491
    @faizamohamed4491 5 років тому +13

    Naxariistii jano allaha kaa waraabiyo tupeec😢😢😢

  • @buqariyepma8719
    @buqariyepma8719 5 років тому +13

    OLD IS GOLD,,,,,,
    Heestan Anigoo yar baan ka maqlay marka iigu horaysay RADIO Aabeheey ka dhaqeysan Jiray BBCda Afka somaliga kubaha

  • @huskajuniorhj2096
    @huskajuniorhj2096 4 роки тому +64

    2020 yaa dawanaya love isaar ado mahadsan

  • @yuusufaxmed4781
    @yuusufaxmed4781 4 роки тому +2

    7 may 2020 khamiis habeen ramadaana 8:54pm waxaan fadhiyaa kaabada gurigayaga waxaan galay xusuuso badan waxaan rajaynayaa himilooyin aan higsanayo inaan rumeeyo allow ii suurta gali ..allow u naxariiso boqorka codka maxamed saleebaan tubeec..

  • @IFIYECHANNEL
    @IFIYECHANNEL 5 років тому +149

    WALI HEESTAN YAA DHAGEYSANAYO 2019 !!!!!!!!

  • @khadarabdikadir9564
    @khadarabdikadir9564 6 років тому +3

    Ilahay ha u naxaristo our legend tubeec nd xasuus bodhari caku ma. Hodan ii weydaarshay

  • @mohamedyussuf5006
    @mohamedyussuf5006 10 місяців тому +6

    Old is gold best singer Somalia greatest of all time tubeec big respect

  • @qanijacayl5784
    @qanijacayl5784 3 роки тому +1

    Allaha u Naxariisto isaga & Dhamaan Muslimiintii Geeriyootay.
    Aamiin
    Fadumo Cali Jaamac (Nakruuma) Maanta oo Axad 21/2/2021 ku Geeriyootay Xamar.
    Allaha u Naxariisto Dhamaantood.
    Aamiin
    Axad 21/2/2021
    London, UK

  • @MoAamiin-oq6vq
    @MoAamiin-oq6vq 2 місяці тому +3

    Tuesday 14 May 2024😢❤

  • @ahmedashour8177
    @ahmedashour8177 3 роки тому +9

    Waan jeclahay heesaha Soomaaliga gaar ahaan kuwii hore sababtoo ah aabahay iyo hooyaday baa Soomaali ka dhashay. Aniga ha i weydiinina

    • @jawahirhaaji
      @jawahirhaaji Рік тому +2

      Haye ma ku weydiinaayi 😂😂😂😂

  • @abdikadirnoor5095
    @abdikadirnoor5095 6 років тому +4

    Asc somaliweyn Masha Allah horto waxan u duceneyna maxamed saleban tubeec the king of voice Ilahi janada fardowso ilahi ha geeyo wlhi uma maleyn doono maxamed saleban qof codkisa gari karo uu saan jiran ifka mana sobixi wlhi qof cod macan ayu laha

  • @mohidiinabdulkadirbulus6057
    @mohidiinabdulkadirbulus6057 3 роки тому +5

    Wlhi waa heesti ugu horeysay ee aan dhageysto canjalad ayey aheyd wan xasuusta 🥰

  • @abdimutaalmiyir58
    @abdimutaalmiyir58 3 роки тому +4

    Waan ka danqadaa markaan arko fanka iyo suugaanta soomaalida oo sii dabar go'aya.

  • @fardusm.d5261
    @fardusm.d5261 6 років тому +18

    Mahamed saleban tubec
    Allah hkuu nxaristo.

  • @adandre4796
    @adandre4796 2 роки тому +8

    Ilahay ha ku naxaristo adeero. You left us with beautiful music. His music has a conscious feeling. Deep meaning behind it.

  • @bigciid5378
    @bigciid5378 3 роки тому +19

    Heestan markaan dhageysto anigoo waligay jaceyl qof u qaadin
    ayan jaceyl dareemaa mxay tahayna 😥😥😥😥😥

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 4 роки тому +6

    aniguba qadran so arkiyo qararki hodan inan ilah idin qatalin qariya labtina aun boqorki cidka great song gabaygi bodhari waye bal inan habar qabo maxa hidan i weydarshey

  • @yusufeid7996
    @yusufeid7996 3 роки тому +2

    Aniguba qadra soo arkay iyo qaararki hodane inan eebabey idin qatalin qariya laabtiina
    allayacizak xiligaas lee jcl jiray wlh waxaan hada jiro waa xiiso iyo khiyaano 😢

  • @shaymamohamuud3552
    @shaymamohamuud3552 3 роки тому +5

    8:10 habeenimo 16-2-2021 ayan daawanayaa 🥺🤦‍♀️ Inta iga Danbeysa Val Like iisaara🌺

  • @apdullali9846
    @apdullali9846 Рік тому +1

    Heestan ilaa yaraanteyda wan dhageystaa ...king of voice Tubeec ilaahey ha unaxariisto ....Masterpiece song 🔥🔥🔥🇸🇴❤️

  • @qordheeremohamed9770
    @qordheeremohamed9770 2 роки тому +1

    Xiligaan hestaan dhagaysanjiray hadi daimond la isiin lahaa kuma badasheen xaladan xiligaa kusugnaa true love

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 3 роки тому +5

    🥰♥️legend maxamed suleeban tubeec😘 14.02.2021😂😍😍 habeyka jaceylka dhageysan kkk

  • @abdifatahali197
    @abdifatahali197 5 років тому +144

    Waxa dhagaysanaya 2 hbnimo magalada Edmonton ee Canada ,hada shaqo kasoo baxay oo jidka isku sii dhaafinaya

    • @qoomaalyare6715
      @qoomaalyare6715 4 роки тому +3

      Hhhhh wlhi waa cajiib anigana hada ayaan shaqo kusii socdaa waana labadii habeen nimo

    • @mehdiodowa9594
      @mehdiodowa9594 4 роки тому +2

      Waxan daawanaya 2:01 Hbnimo Imika shaqo ka imaday Aniguna akhi🌺

    • @abdizalmberbera2267
      @abdizalmberbera2267 4 роки тому +2

      Wxan dhagaysanaya 3 00 10 ka dhiman ka kadib wax akhris

    • @kismaayoofficial1826
      @kismaayoofficial1826 4 роки тому +6

      Jubbalnd ayaan jooga sxb sare cawaa jaceyl keygii ayaan kala harnay😭😭

    • @abdifatahali197
      @abdifatahali197 4 роки тому +2

      @@kismaayoofficial1826
      Ha u bixin shp dumar maaha wax laga dabo ordo ,qof ka wacan ayad heli doontaa ha is raacin. Wakhtiga ku caawin doona bro .Be strong man u got this.

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar  5 років тому +115

    Hadaad rabto Lyrics click CC Caption | If you want lyrics just click CC Caption

  • @daahiraxmed6923
    @daahiraxmed6923 3 роки тому +30

    Asc soomaliyey waan idin salaamay yacni waxaan salaamay waa soomali aniga waxaan aqriyay commantiga dadka soo qorayo ani waan qiirooday somali mel kasta ey joogto ummad alle isku heyb isku hadal isku dareen kadhigay saas ey tahy waan ooyaa 😭😭😭😭marki aan arko annga oo sabab la,aan sii kala firxaneyno 5 gees ee soomaliya ladhihi jiray manta 15 caln ayaa katagan waxaan xaq ulaheyn in ey dadka dunida kunool noosoo haajiran oon shaqo siino sory 😭😭lkn mey dhicin waxaan 25 jir meel kale uma socdo malinti aan dhameyo jamacada kulyad milatari ayaan adi si aan dalka iyo dadka uga tiro ilinta cadowga iyo cadow kalkaalka nabadeen isaga tirno salaamad nolo sharf leh oo idin xasuusiso kacbsiga alle ayaan idiin rajeynaa 🇸🇴🇸🇴👈

    • @nune12
      @nune12 Рік тому +1

      war sxp hadaa noshahay cimri dheer iyo caafimaad kuu rajeynaa hadaa dhimatay iyo hadaa xanuunsantahyna waakusoo duceynaa👮‍♂️

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye Рік тому

      Caawa anaa kaaga dambeeyoo wada akhriyey, Word document-na ku wada paste gareystay dhammaan Faallooyinka wax ku oolka ah kuwo heeska ku saabsan kuwo afkaar iyo Dhaqammo Soomaalida ka dhex jira xambaarsan, kuwo Taariikho kale iyo kuwo isu dareen gubin xambaarsan sida taadan oo kale.
      1:15 min ayaan soo heeskan daartay, faallooyinka dheegashadooda, suul saarkooda, guurinta qoraal keydeed ka sameyntooda, haatanoo aan halkaan marayana waa 3:53a welina kama dhergin heeska iyo Faallooyinka😍

  • @ilhanitaakuna6313
    @ilhanitaakuna6313 3 роки тому +4

    Alla hestan marka.mqlyy walashey iga weyn aya qadi jrty oo jecel hyay ana rufayan ban ku aha hoya ku dir diri jiry 😥hdn igalaha jecelka wuxu yhy wn ka hri la

  • @ayshaluula3309
    @ayshaluula3309 5 років тому +7

    Akh, yaakhayoo jacaylkii cilmi boodhari somaalideena Malaga helaa hada😭😭

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 3 роки тому

      Ilaahay cidna kuma rido kaas hadaan qofkuu jecelyahay aanu calaf ku lahayn.

  • @abdikariimaadamhussein2222
    @abdikariimaadamhussein2222 5 років тому +2

    Allow unaxariiso mohamed saleymaan tubeec janadii fardosa alleh hawaraabiyo boqorka codka ee qaranka iyo hobalada waabari

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 3 роки тому +2

    Allow kuu naxariiso🤲
    Sida ugu raaxeysto fankiisa ama heesihiisa, Aabo alle fardowso hakugu casuumo.❤🇸🇴🤲

  • @drsayaanbintuibrahim2929
    @drsayaanbintuibrahim2929 2 роки тому +5

    23=11/2021 🎶 heestani waxay so baxdey anago aan aduunka joogin hadana qalbiga dadka ayey ku noshahay

  • @fadxiapdilahi524
    @fadxiapdilahi524 4 роки тому +11

    Hdad ila dwanaso 2020th like isar tii Yarayd Jacylkedii Aya igu soo MaxanaYa wlhi 😓✋

  • @Abdallehmoha
    @Abdallehmoha Місяць тому

    Ani heestan Waxa ila cod macaan markuu cumar dhuule qaadayo❤❤❤ Allah unaxariisto 2daba

  • @liibaanliipato2945
    @liibaanliipato2945 3 роки тому

    Tubeeec harka galay hurdadu way xuntahe e hoqay maxay seexday bal inan habar qabo hodon maxa hodon iwaydarshay fan wa fankii hore heestan waa caalaacal

  • @mohamedhassa4360
    @mohamedhassa4360 2 роки тому +5

    Harka Galay Hurdadu Weey Xuntahee Hoheey Maxaa Iseexshay Bal inaan Habaar Qabo Maxaa Hodan i Weedaarshay.
    Tubeec Allow Kuu Naxariiso.
    22/2/2022

    • @abde5471
      @abde5471 2 роки тому

      Old is gold wlh marna lagama caajizi karo 😪
      Alla yarxama

    • @aligeoraphy3175
      @aligeoraphy3175 2 роки тому

      Qasara waye hurdada mararka Qaar.

  • @hamzaosman6666
    @hamzaosman6666 3 роки тому +42

    King of the voice we miss you may Allah give you his الرحمة

  • @billefarah7483
    @billefarah7483 2 роки тому +1

    Father maxamed saleebaan tubeec allah yarxamuka🤲💯 markastoo aan codkaaga maqlo waakuu duceeya ilaahay naxariis iyo jano haku siiyo🤲🤲💯😙🙁

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV Рік тому +1

    Gaalada sheekooyinkooda jaceeylka eh huuhaa eey u badanyihiin, balse dadkeena waa dhab waa wax dhacay oo waxaa joogo Somali run ugu dhacay jaceelka ee u dhintay sida sheekada Boodhari iyo Hodan ooy heestaan ku saleeysantahay.